TURJUMID: Itoobiya oo dawladnimda Somalia ku sheegtay Dawlad Kooxeed aan dalka katalin.

  Рет қаралды 18,743

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 268
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 Сағат бұрын
Doofarkan Rag loomahayo miyaa. Jaalee Siyad Eebow unaxariso. Aamiin ya Rabb
@ubahali783
@ubahali783 56 минут бұрын
Wey Siyaad bare Allah ha u naxariisto.
@prosl11
@prosl11 32 минут бұрын
@@dahirdubow8636 siyaad barre waa laa cunay
@hajiinacaddow9619
@hajiinacaddow9619 2 сағат бұрын
Halka aad leedahay wuxu yiri inaga ayey nala jirtaa! ! Maha wll mahan wuxu yiri ከኛ ጋር የተከሰሰ ያለ ሀገር ነው ! Waxa weye : way nala dacweysanyihiin! ...
@ArashiidFaarax
@ArashiidFaarax 2 сағат бұрын
Yes itoobiya run ayey kusheegtey dawlad koox tuugo ah haysato oo aan xalaal ahayn munaafiqii. Alle kadheeraaday
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 32 минут бұрын
MD Hassan Sheikh Waxa Kuu Sheega Run Hadey Ka Tahay Ethopianka inuu Somalia Cadow Ku Tahay sababta inu sheeg Ay Diyaarada Ethopian Airlines ay Hawadeena U Isticmaalan Markii Aduunyada kale Usocdaan sababta Dalkeena Utimaado sababta Safaaradooda Weli Ay usii Shaqeeneso Intaas oo dhan Ma Qaadka Uu ka Ganacsado Daraadeeda show ayuu inoo dhigaa Guurgurte
@amirjungel1503
@amirjungel1503 4 минут бұрын
Yahuda darodk cadowga somalida naceb ba tahy somali cushitik ma tahid hada ahaan laheyd side madan u fakirten naceb badan😏
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 сағат бұрын
Qabiilo is baac-baacsanaya weeye ee maaha dawlad qofkasta oo macquul ah wuu arkaa, garanna karaa.
@abdallabarre5288
@abdallabarre5288 2 сағат бұрын
Waxaa uu sheegayo dhamaan waa run aragtidayda waayo lax kasta shilalka ay is dhigto baa lagu gawracaaa. Soomaaliya iyada halkaas is dhigtay welina kusii socotaa
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 3 сағат бұрын
Inuu Axmaarkanu saa uhadlo xassan duuflle ayaa usabab ah
@fiileeymedia6032
@fiileeymedia6032 28 минут бұрын
Noocaada aya sababay lkn waxey adi ka dhibin naga dhibimeyso
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 2 минут бұрын
Walaahi xasan waa siyaasi umaba jawaabayo itoobiyaanka ama oromadan ooyaysa
@minursa02
@minursa02 35 минут бұрын
Xabashi iyo Somaali waa Walaalo kala hoyo aah, xiin iyo xaasidnimo isku hayaan. Jiira oo Nooladhaa, dulaalkaa iyo Bada idhiin ka badhaan.
@HRU20
@HRU20 2 сағат бұрын
ITOOBIYA SI WACAN AYEY U FAHAMSANTAHAY KOOXAHA KOONFURTA KU LOOLAMAYA.
@AbddiUhu
@AbddiUhu 39 минут бұрын
Somaliya waa magac ee wadan maha somaliya waa magac ay ku tuugsadaan qabiilo gaar ah ....ee maha wadan...
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 9 минут бұрын
Xasan sheekh waa geesi waayo oromo oodhan ayuu kaqaylisiiyay from awdal
@suadfarah5701
@suadfarah5701 Сағат бұрын
Waa runtiis, hasan sheekh muu eryo diyaarada, qaadkana joojiyo, lana heshiiyo, puntiland iyo ssc, dadkiisana mideeyo. Ihaahay xasa n soomasliyo ha dhaafiyo. Xabashida haloo midoobo dadka soomasliyeed ha isku tashadedn, Baarlamaan , raysal wasaare iyo madaxweyne ma jirto.
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p Сағат бұрын
.. Khalad ka waxaa leh ku wii keenay xasan duufle
@xiin1535
@xiin1535 Сағат бұрын
Qaadka AIDS baa laguu sooo daraaaa iyo hepatitis
@AbddiUhu
@AbddiUhu 36 минут бұрын
Hassan dhiiqo wuxuu aaminsan yahay in somaliya ay tahay magac ee aysan aheen wadan.. Hassan dhiiqo wuxuu aaminsan yahay in somaliya tahay magac Lagu tuugsado....ee aysan aheen wadan....
@fiileeymedia6032
@fiileeymedia6032 24 минут бұрын
​@@AbddiUhuwaxba ha calaacalin anaga dhulkeyna ma joogaan mana. No imaan karaan awalba idiinka qeybtiina hade ayey gumeysata waa taqaaniin gumeysiga orodo udaba dhaqa hasan xaafadiisa ayuu jooga kuna bishaareysta meel uu usocdo malaha nagu kala wada
@abdulfatahyusuf8669
@abdulfatahyusuf8669 3 сағат бұрын
Waa cadow wxa wanagsan maamul goboleed wa dhagar farxad ku dareemayaan itobiyanka wxu ou af gobaadsanaya wan jecelnahay somalia macnahaeedu wa dal aan necebnahay oo an rabno inaan qabsanno ugu dambeyn somalia ama an isku dirno taasi wa dhagarta amxaaradu qabto
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 50 минут бұрын
😂😂😂😂😂 oy hawiye dameer dalka ada dunshy
@fiileeymedia6032
@fiileeymedia6032 26 минут бұрын
​@@dilara-jj5yjhawiye inta ku jirtaaan ethopia wadanka ha qaadato koleey wax aynan idinka idiinka dhibin naga dhibi meyso caano kaligeey iga daadan maayo
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 18 минут бұрын
@@fiileeymedia6032 itoobiya anigu waan ahy adigu mxd thy cumar samater ba itoobiya xoreeyey o ay maanta u dabal dagan
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 4 минут бұрын
@@fiileeymedia6032 anigu itoobiya ahy adigu xge wax ku og thy waad saxan thy anad i hoos iman maadama aadan asalkii itoobiya ahyn next gumysi kle
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 сағат бұрын
Xasan dhiiqo shisheeye unugaylkiisa iyo ku kanaanta dadkiisa ayeey inoo arkeen oo way ugaadhay in ay sidaasi inoogu xadgudbaan inooguna jees jeesaan maafiyo biliiliqo uun kujirta ayaa dalkii cadawgii soojireenka ahaa ee laga ilaalin jiray ugacan gelisay sheekh shariif hadii uu ahaan lahaa kolla orom inamaanu haweyteen somali ilaahay hamideeyo aamiin
@faarahjama243
@faarahjama243 Сағат бұрын
Amxaarku wuu cabsaday baan filayaa kkk
@HousseinRobleh-wv5hl
@HousseinRobleh-wv5hl 3 сағат бұрын
Hadalka taliyaha waa runtii Somaliya waxdawlad layidhahdo malaha . Waa kooxo iyo qabiilo isbaacsanaaya
@MohamedqadarMahat-gc7jm
@MohamedqadarMahat-gc7jm 2 сағат бұрын
Itoobiya miyey nawad kajirta marka
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 2 сағат бұрын
Cuqdad laso taag now
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 2 сағат бұрын
Orodo u taag ha kuwase
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd 2 сағат бұрын
Adeer xasan sheekh xagee xukumaa, taliyaha ciidanka itoobiya ha qaldanaado,balse madaxweynaha soomaliya siyaasadiisu wasee, xasan sheekh waxaan kula talin lahaa in uu iscasilo, maanta oo bisha October tahay 09.10.24 wuxuu maanta tababar u soo xiray xerada balidoogle ciidan kamdos lagu sheegay oo reerkiisa hoose marka ma ninka ciidankii kala qaybinayo,xagee u wataa ciidankan dadkiisa, war waxaan kursiga habaneeyo.
@harsah863
@harsah863 20 минут бұрын
Waxaas uu Somalia ka sheegay oodhan waa runtii, waana liidnimo aynu isu gaysanay dawlad mahaysano, oo dad wax isu ogol ma nihin sidee laynoo qabsan waayaa markaa
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 2 сағат бұрын
Waa war xaqiiqa ah waa kooxdii ugu damiirka xumeyd somali
@shorttube507
@shorttube507 2 сағат бұрын
Aamus oromka tahy wase
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd 3 сағат бұрын
Allaahu akbar
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 сағат бұрын
Inuusan dawlad ahayn Xassan dhiiqo wuxuu ku faanayaa xiniinyo rag kale.
@elmidini1390
@elmidini1390 52 минут бұрын
Dameerkaan warkiisa wax macnaa malaha
@abdiali4626
@abdiali4626 Сағат бұрын
jananku run ayuu sheegay waayo xasan sheekh waanin raba inuu kuciyaaro dab 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍👍👍🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Сағат бұрын
Adiga qof kaa tahay waa oromo waye
@qadarrooble3919
@qadarrooble3919 Сағат бұрын
Oromo
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Сағат бұрын
Warya oromo waa xawasho xawasho waa dil ma fahamatay
@AxmaddeeqYuusuf
@AxmaddeeqYuusuf 2 сағат бұрын
Where is dowlad ma xasan iyo xaafdiisa ayaaa dowlad noqon
@ragbadanayaakamaqancaawasu8145
@ragbadanayaakamaqancaawasu8145 33 минут бұрын
Nin dhan oo janan sheeganaya oo sidaan u hadlaya walee oromo dad maahan waa eber meel lagu kala tegey waaye ethiopia siyaasaddeedii dhimatey hadalkiisuna inshaa allaah dadka somalida caadiga oo diintooda iyo dalkoodaba jecel ayuu mideynayaa inshaa allaah Kuwa hoostooda iyo kursiga hadda yaa ku fadhiya iyo hebel ama reer hebel caqligoodu ku simanyahay waxba lama weydiinayo inshaa allaah Guul Guuul somalia
@MohamedQooje
@MohamedQooje Сағат бұрын
Mnsha alh wanku farxay hadalka taliyaha Ethiopia viva Ethiopia walalhyo
@alinurhassan4481
@alinurhassan4481 3 сағат бұрын
Exactly 💯 gelan
@Bagagac
@Bagagac 3 сағат бұрын
MD xassn sh iyo gabro 2012 ayuu istooktay
@noorawdoll3128
@noorawdoll3128 7 минут бұрын
Aduunyooy xaalkaa ba soomaalida iyagaa halkaas isdhigay
@Wonders-of-Mother-Africa
@Wonders-of-Mother-Africa Сағат бұрын
Ethiopia Somali in eey baratay oo kala qaybisay oo damiirku dhintay intaadan madaxda kuwa sheeganaya aadan aadin Sabuurada iyo commmentiga fiiriya! Intaan Somali oo dhan la gaarin tanaba cadaynaysa in damiirkenu dhintay oo shisheeye saas ino kala qaybinayo. Ilaaahow ceeb astur, Somalina ilahay mooye qof kalo daawan kara majiro!!
@yahyemukhtaar-k4w
@yahyemukhtaar-k4w 3 сағат бұрын
madhawacaya midnimad somaliyed waxan nahay labadau laadood oo kalagaraa soomslilanda iyo somliya
@subeerabdiosmaan3808
@subeerabdiosmaan3808 Сағат бұрын
Taasi waa runtood qayb kamid ah ayuu mamulaa hasan sheikh
@BashirJibrilAxmed
@BashirJibrilAxmed Сағат бұрын
Wax run ah ayu ka hadlay dee gur gurte ma dawlad bu leyahay
@mohamedciisemohamed7766
@mohamedciisemohamed7766 2 сағат бұрын
Xamar dawladi kama jirto
@Somfox1
@Somfox1 2 сағат бұрын
Waar Xasan Sheekh miyuu Qaadka iyo Ethiopian airlines inaga Joojiyo!
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 Сағат бұрын
Ileen Gaal waa Gaal Garanwaayay Guulahay
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 3 сағат бұрын
ETHIOPIA WAA JIRAYSAA WAANA JIRTAA LKN MAAFIYADA XAMAR WAA DUMAYSAA
@ubahali783
@ubahali783 Сағат бұрын
Ninkani ma orombaa mise waa xabashi.
@CabdilovRabic
@CabdilovRabic 48 минут бұрын
Wa xabashi
@daarusalaamchannel1200
@daarusalaamchannel1200 Сағат бұрын
Tuugani waa uu ku faraxsan yahay waxa inagu dhacaya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 сағат бұрын
yacni itoobiya wadanka wabay qabsatay oo isasa siisay siday uhadleyso ee waxa haxala soomaaliyey aniga rayigeygu wa in iyagana dhulkoda laqabsado
@AhmedOlow-x7w
@AhmedOlow-x7w 2 сағат бұрын
Sidaas inuu noo bahdilo anagaa isagu wacan oo alle ka fogaanay, dambigeeni markuu batay, dulmigii caadi noqday, waxaa nalagu ciqaabay xasan sheekh, waa ma naxe aan naxariis lahyn.
@hajiinacaddow9619
@hajiinacaddow9619 2 сағат бұрын
Walal xaga turjumida dib usax! Erayada qaar mahan sida ad utiri?
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 сағат бұрын
WAA RUNTII XAGGEE AYUU XUKUMAA XASAN DHIIQO WADDANKII WUXUU KADHIGTAY XAAFADDIISA WAANA MOORYAAN SOO JIREY ILAA 1991KII
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 2 сағат бұрын
Orodo ha kuwase u tag Ethiopiankan
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 2 сағат бұрын
Sidii dumar u niiki oo oramada dad miyaa qorama sow ma ahan kuwa ahaa adoonta axmaarada
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 48 минут бұрын
​@@mohamedjamle7898 runta hdi lgu sheego hawiye ma ooyeysa😂
@bacadweynebarwaaqo7471
@bacadweynebarwaaqo7471 2 сағат бұрын
Waa sax dee
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 2 сағат бұрын
Orodo u tag ha kuwase
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 сағат бұрын
Nijaas khamri kasoo dhargay oo iska mantagaya hadalkiisu muxuu somali udhimi karaa faragelin iyo dhul booba iyagaa wade.e goorma ayeeynu faragelin kusameynay mase ina amni dhaamaan waa iyaga amxaaradii fulayada ahayd maalin walba hub kadhigista kusameyna ciidankoodiye oromo injireey ha isnadaafiso hadal kale uma furre.e wariye mahadsanid 🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇸🇴💯🍇☂️
@cabdifataxyasiinaxmed
@cabdifataxyasiinaxmed 42 минут бұрын
wadanka hanoodhafan bas dawlat maniye
@abdirahmanmoallimmohamed9967
@abdirahmanmoallimmohamed9967 2 сағат бұрын
Somalida ismataqano lakin gaalkan aya yaqana somalida,,يا الله عجبا عجبا عجبا إلى متى وحتى متى واين متى
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre 2 сағат бұрын
Wax an manta.aysameysay jaarnimada maki fiicantahay.jaarkaaga kala qaybiso ❤❤❤❤❤
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 26 минут бұрын
Inkastoom amxaarada necebahay hadana hadalkuu sheegay waa run . Daliil. Ma madax weyne somaliya baa mise waa madax weyne muqdisho? Xaguuse katalaiyaa.
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 2 сағат бұрын
Ninkani hadal bada nnaa maxaa dagaalka inagu wataba yaab baddanaa war soomaali dawlad maba aha ee yuu lahadli maba jirto dawladba maha hadda waxaa gar daran ama xoogg sheegan waa yaab yaabkiis xagay wax kajiraan 😅😅😅 fana waxba kama jiraan wax kasta oo lasheegayaa
@HasenAbdi-j8j
@HasenAbdi-j8j 2 сағат бұрын
Gaylan media waxad kasoo hadasha sababta ay la aamusantahey Afghanistan
@xuseenarab8119
@xuseenarab8119 2 сағат бұрын
Arbal waxaan fiiri suu uhadlaayo adogaan
@AbdikarinBare1234
@AbdikarinBare1234 Сағат бұрын
Somalia Bahdilad Intasi Ugu Filan
@Somfox1
@Somfox1 2 сағат бұрын
General Odowaa iyo General Biixi ha lasoo Celiyo si Oromo kan Burhan Jula meel inooga Saaran!
@MohamedSaid-hy1xr
@MohamedSaid-hy1xr Сағат бұрын
😂😂
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 46 минут бұрын
Mye xaliimo so celi 😂😂😂 mxy qabanayan
@BisleAbdi-k5t
@BisleAbdi-k5t 2 сағат бұрын
Itobiya download makajirta doqonyahaw warkas aqrinaya dowladba itobiya intay xukunta
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 2 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkllk FIQI Camay ayaa ugu wacan caydaas somalia haysata iyo aqoon la,aanta siyaasada ee ku habsatay somalia jkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@omarshassan9259
@omarshassan9259 2 сағат бұрын
Adiga markaaad wareysigan soo gudbinayso ma ogtahay inay curfiga somaliyed ka fogtahay
@sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej
@sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej 3 сағат бұрын
Kan maxaa laga qori dadkisi ayuu xasuqaye
@user-sq1vf5mb3c
@user-sq1vf5mb3c 2 сағат бұрын
Isaga.iyo.abiyu..miyayna.isku.qabiil.ahayn.mise.waa.waa.waa
@Xiirey2013
@Xiirey2013 2 сағат бұрын
Taliyahan waxuu kaxunyahay xubka somali usoodagtay cilmqaboo cadabta gal ❤😅
@abdullahadam1238
@abdullahadam1238 2 сағат бұрын
Hassan Shiekh Maamulkii Tigeree Ayuu la shaqaye san jiraye Dowaladii sii hore Maamulka abi Ahmed oramo Wuxuu u arkaa hassan Shiekh haraagii tigereega Hassan Shiekh immaaraadka ayaa keenaye balse hada masar ayaa gacanta ku dhige taye Immaaraadka dantuu kala haa hassan Shiekh uu Ka fushadaye
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n 2 сағат бұрын
Waarun xasan shiiq maxakumo soomaaliya
@osmanahmed3512
@osmanahmed3512 Сағат бұрын
Xasan xolo isaga ka masul ah wax walba o bahdil ah o lo geystay somali duli imanka laa o musuqmasaq ka dhamanayn
@alifarah5262
@alifarah5262 3 сағат бұрын
Gaylanow adigaaba aaminsan sidaa ay Ethiopia aaminsan tahay oo la mid baa tahay.
@SharifMaalim
@SharifMaalim 2 сағат бұрын
Wllx waay nomaati 😢
@truthhurts2085
@truthhurts2085 3 сағат бұрын
Beenta itobiya waan ku lalabona ee nosokob nacnacdiisa fadlan
@khada917
@khada917 Сағат бұрын
laaxin kuma jiro dhiiqo waa burcad maafiyo group xaafad ku haysta .
@eideidapdiwali3484
@eideidapdiwali3484 2 сағат бұрын
2023 ayaan zhpkay gaylan media kula taliyay inuu qabyaalada tabinteeda iska dhaafo taladii muu qaadan 2023 markii dagalka laas caano hader wuxu qaatay Taladii waana sbbta uu youtube kiisu xawli ugu socdo hada halkaas kasii soco zhp
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 45 минут бұрын
Dameer baad thy rabitankq hawiye miya rabtey inu wiil mj ka shaqeryo
@sagalshariif2023
@sagalshariif2023 2 сағат бұрын
waa runtii dee dowlad maxaa lagunoqdaa horta madaxweyne African lamida ilaaliyaan Xalane na wax looga yeeriyo dowlad lagumanoqdo dowlad waa mida wadankeeda bad iyo beriba control sha ciidankeedana kukalsoon xassan waa qabqable baaba,shay ciidankii yaraa ee wadanka losoo tabaray marka layaabi maayo inuu amxaar xun nagujees jeeso
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 6 минут бұрын
Xasan waa ninkii sadexaad ee itòobiya ka qaylisiiya kùwaasoo kala ah 1.axmed guray 2.siyaad bare 3.xasan sheekh taariikh ayuu dhigay
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 3 сағат бұрын
Dalkayga 🇸🇴 hanoolaato
@alifarah5262
@alifarah5262 3 сағат бұрын
Noolow walaashey inta comments aan aqrinayay kaaga ayaa ugu wanaagsan
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 26 минут бұрын
@@alifarah5262Adeerka Guurgurte Ethopianka keenay safaaradoodi xamar ka furan tahay diyaradooda ayaa xamar timaado Qaadka Keento hawadeena ayey kor Martaa oo isticmaashaa sababta intaa looga eryi waayey Iiga jawaab?
@sacadfaarax5620
@sacadfaarax5620 2 сағат бұрын
Burhanu he is right kaligii maaha aduunyadu max ay u taqaan soomaaliya failed state faaraxoow bal keen adigu dooda aad ku difaacaysid in ayna ahayn soomaliya sida uu sheegay burhanu.?
@XasanMaxamed-ei9le
@XasanMaxamed-ei9le 2 сағат бұрын
Waa.oram.laggmaysanjiray
@gsiswpq
@gsiswpq 2 сағат бұрын
waa dabo dhilf adiga ku shaqeyso
@mohamedsheililla7353
@mohamedsheililla7353 3 сағат бұрын
Askari ajnabi waxa uu ku hadlo in loo jawaaba ma aha. Dowladda Etobiya Addis Ababa ayey ku egtahay. Waddada keliya u bannaan waa daan-daansi aay ku doonayaan gacan ka dadalka looga hormaro si uu caalamka u arko in laga gardaran yahay.
@CountryCountdown
@CountryCountdown 2 сағат бұрын
Masiibo idiinku dhacdey itobiya
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 сағат бұрын
Dawlad kooxeed way tahay.
@a.j2428
@a.j2428 2 сағат бұрын
KAN WAA CABSADAY MASAR XAQBAY LEEDAHAY, ERITEREA XAQBAY LEEDAHAY ALAYLEHE WUU KALA FIREEYEY.
@abdirahmanmoallimmohamed9967
@abdirahmanmoallimmohamed9967 2 сағат бұрын
Saxibkey run an iskusheegne dool masonali kajirta????
@zainaa1649
@zainaa1649 2 сағат бұрын
HE IS WELL INFORMED IN SOOMAALI POLITICS😮. EGYPT WILL START TO FEEL SOME WINDS IT NEVER FELT BEFORE😂. DAAROOD DUAS ARE ACCEPTED BY ALLAH😊..IN THE COMING FEW MONTHS WATCH WHAT IS GOING TO HAPPEN IN EGYPT 😊. YOU DONT TOUCH MOST LOVED PEOPLE BY ALLAH AND LIVE A GOOD LIFE😮
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 2 сағат бұрын
itopiya somalia nabad ah ka shaqeyneysa waa cali dheere oo oroma noqday
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 3 сағат бұрын
Ethiopia waa runteeda
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 2 сағат бұрын
LKN OROMIGUNA WAA DADKA UGU LIITA SHACABKA ITOOBIYA WAXLAQAADANKARONA MAAHA XASAN DHIIQO ISNA WAX LAQAADANKARO MAAHA
@billeqabowsade6518
@billeqabowsade6518 3 сағат бұрын
Mshaakilka ugu weyn waa inaad ogan weyso waxa aad tahay halka aad joogto iyo waxaad u baahantahay XSH na waa qof aan la garaneyn waxa uu dalku u baahan yahay waxa uu raadinayaa wadadii uu ku joogi lahaa halkee ayuu joogaya dorasho uu ku shubto xisbiyo layiraa hawiyo darod iasaq ama raxan weyn macnaha hawiye asaa u taagan imisa musharax ayaa ama xizbi ayaa taagan miyey tartameen dadki ayuu kala dirayaa miyuusan aheyn kan itobiya u shaqeeya ileyn dalki ayuu dagaal gelinayee mase wa isu kenayaa ileyn anaa iri ayuu la taagan yahay balse halkee ku dhihi doonaa miyuu is weydiiyay
@fatmag4592
@fatmag4592 Сағат бұрын
Kani hilbcaydhiin buukasoodhargay aabahaa afkalaganaar
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 3 сағат бұрын
Ninkani wuxuu Diyaara u yahay Somaliadu UU tahaay ciyaal yareyare UU yadhiiye sidaa uu raaboo
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 43 минут бұрын
Waaa saxan yhy taliyaha ciidanka itoobiya somaliya waslada xaaranta e xamar baaa dumisenysa halooga tago😂
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 2 сағат бұрын
Dhulka ugu badan oo Ethiopia Xuduudka laleh waa dhulka daarood ka waana soodhaweyneynaa Ethiopia 😂😂
@abdifatahbarre849
@abdifatahbarre849 2 сағат бұрын
❌❌❌❌
@omarshassan9259
@omarshassan9259 2 сағат бұрын
Gaylan adiga ayaa aragtida itoobiya u shaqeeya sida dhabta
@shekhcalidharaar1914
@shekhcalidharaar1914 3 сағат бұрын
Nikii midgaan wax lacuno midgaan ayuu noqonayaa ama dhaqanka midgaan ayuu yeelanayaa siyaasiyiinta soomaaliyeed dhaqan xumadooda ayaa usabab ah inuu xabshkaas dalka soomaliyeed soo habeysto waa kuwii ayagoo dhufeysyadooda ku xaaraya aan ku garaaci jirnay saraakiishada beeraha lagu fali jiray ayaga naagahoda
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 3 сағат бұрын
Af ku qurun wayne meel hadanan meel dadnimo waa naga dhimatay
@Hadibalad
@Hadibalad Сағат бұрын
Hadalka ah Kooxda Xasan Sheekh wuxuu ka maqlay kuwiina nacaybka xasan kabuuxo!!! Ufiirso CBB da oo idil sidii cadawgii uhadlaaaaan
@sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej
@sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej 2 сағат бұрын
Yaaa kuu yeeedhay markaad somaliay sogalaysay
@LudwigStolzmann
@LudwigStolzmann 3 сағат бұрын
Abiya sookan maanta Adis iyo Jigjiga uun ka taliyo. Deegaanada Oromada maba tagu karo.
@sahruja5777
@sahruja5777 2 сағат бұрын
Amxaar qaraarsan muxuu Soomaaliya kaqaadaayaa .
@AxmedosamanFaaa
@AxmedosamanFaaa Сағат бұрын
Inaay ciidanka qaranka itoobiya ay sii joogaan cidna Lagala tashan maayo sababtuna xasan gurguuete xam'ar oo kaliya ayuu xasillin la,Yahay markii hore qabiil ayuu kusoo galee doorasho Kuma galin ee maalin aan la riyoonin
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 50 минут бұрын
Warkaasa imara waaa lgu kla tagy meesha
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 сағат бұрын
Waar xasan iyo ina geele iyo ertariyaba ciidamada awdal hakasoo dajaan anagaa wasna itoobiya
@SafaKhadar-ec1gw
@SafaKhadar-ec1gw 2 сағат бұрын
Lkn Ethiopian ku berbera ayay joogan halkaas ayay alaabta kala soo dagan
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Сағат бұрын
Jula.haduyiri xasan intusan werarnagusoqadin markahore hasugo abniga muqdisho anaguna wankucawinayna!! Waxaykucadaynaysa in itobiya anaywaxabniya kashaqayn unajogin somaliya inay caawiso ufiirso hadalka ah intanay nagusodulin kahor hasugto abniga muqdisho anaguna wakucawinayna??? Eraygas ayawaxwalba kashafinkara
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 3 сағат бұрын
Somaliya way waalatay!!. Xabashigaasi ma caayin ee xaqiiqda ayuu ka sheegay, Xamar bayna xukumin. Ta labaad waalideeda weerar ma qaadi karaan. Waalidooda iyagoo dagaal wax la galaya iska dhigaya itoobiya ayaa haddana Fiqi shalay lahaa waxan siinaynaa dekeda Hobyo, sidey yihiin markaa?
@dereya99ify
@dereya99ify 2 сағат бұрын
Xamar in naloo ka taliyo Waxaa ka fiican in Adisababa naloo ka taliyo
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,9 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 84 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 58 МЛН
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
MUDA scam, Modi in USA, Trump vs Harris | Hafta 504 FULL EPISODE
2:06:21