Burburinta ciidamada Xoogga dalka, ma qorshe ayaa loo qaatay mise Maareyn-xumo ayaa jirta?

  Рет қаралды 30,916

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер
@yussuf4913
@yussuf4913 13 сағат бұрын
Dhul, ciidan iyo haykal dowladeed loogu iman mayo Xasn Sheeq
@RoodoAbdi-gi8zr
@RoodoAbdi-gi8zr 13 сағат бұрын
Xukun ku waa kitaabka Rabi
@abdu5777
@abdu5777 12 сағат бұрын
Maanta xukun rabi bari haduu cali dheere qabsado waxee lo badali doona xukun taquudka isda kuwa khaliijaka ka jira korna islaam ka muuqato hoosna sida fircoon قال فرعون: ما أريكم إلا ما أري وما أهديكم إلا سبيل الرَّشَادِ؟ وعليه فالمعنى : قال فرعون ما أعلمكم وأعرفكم من حقيقة موسى وأنه ينبغي أن يقتل ، خوف أن يبدل دينكم ، ويظهر الفساد في أرضكم ، إلا ما أرى ، أي : أعلم وأعرف أنه الحق والصواب فما أخفي عنكم خلاف ما أظهره لكم ، وما أهديكم بهذا إلا سبيل الرشاد ، أي : طريق السداد والصواب
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 сағат бұрын
Waa shaqada imaaraat in la burburiiyyo Ciidamada Farmajo disay 5 sano
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 13 сағат бұрын
Ereyga madaxwaynaha oo aad ku celcelinayso waxaan Ka baqayaa inuu dambi kaa soo gaaro ninkaan madaxwayne xitaa isagu isuma yaqaano waa nin beeleed reerkiisa meesha u jooga aduunkana sidaaas ayey u yaqaanaan
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 12 сағат бұрын
Basaaska ugu horeeyay ee Somalia madaxwyne ka noqda
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 13 сағат бұрын
Siyaasada Geel-leyda, Goof-leyda ,Cows-leyda iyo Dameero-leyda Somalia Allaha ka qabto
@Caalim267
@Caalim267 12 сағат бұрын
Aqoonyahan noo fasir noo😅
@Nihal-z3q
@Nihal-z3q 12 сағат бұрын
Walal noo fasir😂
@Kingaliomar
@Kingaliomar 9 сағат бұрын
Wlhi wan fahmay 😅
@MaxamedCelmi-m3j
@MaxamedCelmi-m3j 13 сағат бұрын
❤illaahow❤ islaamka midka dhig aamin aamin aamin ❤yaa allah❤
@ApdaleApdale-j5z
@ApdaleApdale-j5z 12 сағат бұрын
ilaahayoow Somalia mideey oo cadawga kadhowr 😢❤
@KhadijoMuse-t8m
@KhadijoMuse-t8m 13 сағат бұрын
Thanks warkada wan sugaayey
@KhadijoMuse-t8m
@KhadijoMuse-t8m 13 сағат бұрын
Thanks ❤ warkada wan sugaayey
@homeh3455
@homeh3455 8 сағат бұрын
Xasan sh iyo wasiir tiktok lacag badan ayay kaga soo paateen imaaradka iyo ingiriiska bur burinta ciidanka
@7june2024
@7june2024 11 сағат бұрын
Waa niyabjab quus iyo magac xumayn
@Youmumshouse
@Youmumshouse 9 сағат бұрын
Haa wallahi niyad jab aya nagu rideen madaxda manta joogta gadaalban unoqonay meshan horay usocon lahayn 🇪🇹 ayaba noogu daran
@اسداللهالاكبر-ك3ق
@اسداللهالاكبر-ك3ق 13 сағат бұрын
❤masha allah gayllan media warkaagu waa waa noomuhiim waana kujecelnahay xaqiiqda ayaad noosoo gudbisaa ❤guuleeyso
@alisheikh1442
@alisheikh1442 9 сағат бұрын
Xasan xulufeye wa habeenki xale in cidan somaliyed logu imado
@MuxumedAxmedmaxamed
@MuxumedAxmedmaxamed 2 сағат бұрын
Gaaylan. Warka adi unbaankaadhageystaa. Aadbaad umahadsantahay
@abdi258sh
@abdi258sh 11 сағат бұрын
War somaliyey somalia somaali ayaa leh ee hassan sheikh malaha war somaliya hassan sheikh halaga badbaadiyo!! War hala badbaadiyo!!! War hala badbaadiyo!!!
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 13 сағат бұрын
Xasan anxibaatan kadanbeyn shacabka oo hurdahaa iyo hurgumoyin waa waaweyn oo hadhow an lamahadin doonin allow na badbaadi
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 12 сағат бұрын
Guul.falastiin iyo xulufadeeda kusaliya suubanaha scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw 4th
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 сағат бұрын
Falastiin xageed time ugu heshay iyadoo dalkaaga sidaan yahay
@abdinuurmohamed1825
@abdinuurmohamed1825 13 сағат бұрын
ma,aragtay laba sanad ee xasan sheekh isagoo xitaa halmar isagoo utacsiyeeynaya dhibaatada soo gaartay ciidankasoomaaliyeed
@XaydarYare
@XaydarYare 12 сағат бұрын
Si caqliyaysan marka lafiiriyo waxaani qorshe xumo waa ka dheertahay
@RobleAbdu
@RobleAbdu 4 сағат бұрын
Somaliya wa dimatey
@Youmumshouse
@Youmumshouse 9 сағат бұрын
Brother Umma foundation sii more sponsorship please Gaza aya lacag uguraan I donated and we need more people to donate xeeyeysin more ah sii Umma thank you bro
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 5 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢CIIDANKII QADHIN UGU ADEEGSADO BAY NOQDEEN
@maxmuudAdamafey
@maxmuudAdamafey 13 сағат бұрын
Allow somali ugargaar
@Youmumshouse
@Youmumshouse 9 сағат бұрын
Gurgurte Somalia inu meshan dhigo aya ka goanayd bro meeshan manta joogno meelan kasoo noqon karna iney tahay mafilayo May Allah SWT save our country and our people
@cabdallacamay3265
@cabdallacamay3265 9 сағат бұрын
Alxaqiiqa
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool 6 сағат бұрын
Inkaari haku dhacdo Xasan munaafaq waa musiibadii ugu wayneed Ee taariikhda Somalia 🇸🇴 soo maray subxaan 2k oo sano baddihii Itoobiya laga difaacayy ayuu jilbaha u haystaa inay free ku qaataan!!😮
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 10 сағат бұрын
Qarkod cidanki eretiriya south africa uso tahriibay anba arkey
@sahraabdi143
@sahraabdi143 12 сағат бұрын
Somalia Allah ha kugu dhiibo xukunka dad caqli u saaxiib ah,
@AbdiRahiimMohamed-uc4be
@AbdiRahiimMohamed-uc4be 12 сағат бұрын
XASAN SHEEKH CIIDAN QARANKA BAABINTIISA IYO DAL IYO SHACABKA DABARGOONTA AYUU KA SHAQEYNAYAA WAANA KU GUULEYSTEY SIYAASIYIINTII IYO DHAQANKII IYO CULIMADIINA WEY DAAWANAYAAN OO QABYAALAD BEY KU DIFAACAYAAN
@Nuuxkhaliifdashow
@Nuuxkhaliifdashow 12 сағат бұрын
walahi waa dhab arinkam
@MoKas-tp7mq
@MoKas-tp7mq 10 сағат бұрын
Waa in xilka laga xayuu biyaa
@Omarlibaax
@Omarlibaax 12 сағат бұрын
Garguurte Waa ninkii yiri in soomaaliya yeelato ciidan xoogleh waan ka soo horjeedaah waana sida hada uu u burburinayo
@Dubat-l9j
@Dubat-l9j 13 сағат бұрын
Hassan garguruta waamid bixwayey misharka ciidanka waa yaren rabaa
@abdullagull2943
@abdullagull2943 13 сағат бұрын
Haa!! Ciidan iyo hanti dowladeed noogu imaan meysiin. Dowlada soo socota ZERO haka soo bilowdo maadama xiliga noo haray uu yar yahay.
@ZakriyeDhamajo
@ZakriyeDhamajo 13 сағат бұрын
Waa la burburinya
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 11 сағат бұрын
Shaqo wcn ba socota niyow Anaa reer hebel ah by ka Dhaman waydee ???
@yussufahmed136
@yussufahmed136 7 сағат бұрын
Its very sad a country that doesn't I've a military base somalia military must I've a base in every region besides those peace keeping military camps
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar 13 сағат бұрын
Wasiir budland kadal iyo dani qurux😂😂😂
@saja9892
@saja9892 13 сағат бұрын
Xasan wuxuu dhaco miyaad la cuntaa 😂😂😂
@abdu5777
@abdu5777 12 сағат бұрын
😅😅
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 сағат бұрын
Damuljadiid waxaa keenay imaaraat waxaan socotto burburibta Ciidamada 5 sano Farmajo disaay
@MahadCabdinaasir-o4x
@MahadCabdinaasir-o4x 12 сағат бұрын
Ok
@AbdiRashidSuley-f4e
@AbdiRashidSuley-f4e 13 сағат бұрын
Xooga si qaldan aya loo isticmalay
@MohamedGure-zj2zr
@MohamedGure-zj2zr 13 сағат бұрын
Military maqabilba ama waa qaran Wayab😢
@abdiamoud2203
@abdiamoud2203 6 сағат бұрын
Majiro siyaasi soomaaliya dalkiisa daacad u ah dalkiisa dadkii iyo diintiisa toona daacad uma aha siyaasigu waa daalin
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 13 сағат бұрын
Xasan dhiiqo gudoomiyaha gobolka banaadir oo kaliya ayuu noqonaya waana jaajuus itoobiya ushaqeeya.
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
@MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz 13 сағат бұрын
Xasan dalkii iyo dadkiiba waa burburiyay ilaahay haka qabto dalka xasan munaafaq
@Limitless_enjoyablegames
@Limitless_enjoyablegames 2 сағат бұрын
Somalia 😂😂😂😂😂
@Farhanholland
@Farhanholland 10 сағат бұрын
Ninki shalay ciidanka KASO horjeeday oo Lahaa wiilkeygo odawayo ayaa madaxweyne noqdo waa nasiib daro
@hamzewayrah
@hamzewayrah 13 сағат бұрын
Sodaa
@MohamedIbrahim-vb3cu
@MohamedIbrahim-vb3cu 13 сағат бұрын
waa laburburinayaa 😂😂😂😂😂
@hassanmohamedmohamud8448
@hassanmohamedmohamud8448 13 сағат бұрын
Why
@abdu5777
@abdu5777 12 сағат бұрын
Waaxid iidoor 😂
@HassanHashim-ed8jj
@HassanHashim-ed8jj 12 сағат бұрын
TPLF wa xabasho ama oromo waxu xassan samenayo sheikh mohammed cabdi Rashad dhageso 30 years ago ayu kahadle dayuskan qabyalada lagu tagera ama lacagta lagu kenay
@abdiaziiz6097
@abdiaziiz6097 7 сағат бұрын
Wax argagixiso ladhaho ma jiraan waa shaadhki reer galbeedka gaalada 2001 keneen.
@MuktarMahat-e8j
@MuktarMahat-e8j 11 сағат бұрын
Hawiye,issack,issa madaxkayimade somalia inuhoruwatho habarteth ayeykatahay
@yussufahmed136
@yussufahmed136 7 сағат бұрын
Cidanka Somalia xara military samestan goboladhe mel walbo
@40Durkiya
@40Durkiya 9 сағат бұрын
Xasan waa fashilmay
@abdihodanali6021
@abdihodanali6021 6 сағат бұрын
Sick are you okay I think you sick?😊
@MuraadMahomed-p2p
@MuraadMahomed-p2p 13 сағат бұрын
1
@MuraadMahomed-p2p
@MuraadMahomed-p2p 13 сағат бұрын
1
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 11 сағат бұрын
Xeryihi ay kutababranayen aya lagu qarxinayey wa baba en halhalna lodilayey kuwikale shacabki bay dhacyan
@crisaaq3877
@crisaaq3877 12 сағат бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win 😢win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 13 сағат бұрын
Hsm wa agent cadawga shisheyaha u shaqeyo
@mustafaasalaam7488
@mustafaasalaam7488 12 сағат бұрын
Ilaahoow kuwii xasan noo keenay cadaabta ku fogee
@AhmedMuhumed-f5y
@AhmedMuhumed-f5y 12 сағат бұрын
Aamiun
@Mahamed-rg2rk
@Mahamed-rg2rk 13 сағат бұрын
Xasan miyaa ceeb yaqaanba waa bah dilan yahay shaqsi kaliita somaali kama dhalan
@BashirQalib
@BashirQalib 13 сағат бұрын
Odaygan lugaha godgodan yaa naga qabta ciidankii wuu niyad jabiyaye
@mahamedomar3474
@mahamedomar3474 12 сағат бұрын
Darood sow nin dameer wligii waday ma garan karo ccidan qaran
@Caydaruus-b2c
@Caydaruus-b2c 13 сағат бұрын
Hogaaminla aan baahsan weye
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 12 сағат бұрын
Erayga madaxwayne uma qalmo in lagu yero ma is tahilo odaggas
@AbdiKedep
@AbdiKedep 12 сағат бұрын
Asc
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 12 сағат бұрын
Xasan sheekh cidankii haybada laha oo laqalabeyay iyo amanadii umada ee madaxwayne hore farmajo.ku warejiyay wuu ba bi iya wa manaxe aan damir lahyn 😮😡
@Youmumshouse
@Youmumshouse 9 сағат бұрын
Farmaajo hadu soo noqdo xataa weey ku adkanaysa meshan joogno inuu dib noogaso celiyo only time will tell bro
@Somali-p7x
@Somali-p7x 12 сағат бұрын
Hassan Munafaq Horay buu olole ugu galay inaan ciidan xoog leh oo Somaliyeed lo bahnayn Wana sababta uu u burburiyey ciidanki dalka lo dhisay
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 9 сағат бұрын
Madaxweynaha waa fashil
@shaaficicali-x1i
@shaaficicali-x1i 8 сағат бұрын
Xasan baahane horta meesha iskama imaanin xasan baahane xilkaan waxa loogu dhiibay labo qodob labadasoo kala ah dalka soomaliya cir iyo dhul iyo bad inuu xaraasho qodobka labaad waa inuu ciidankii awooda weyna ee uu farmaajo dhisay nuceydonaan ha ahaadane inuu burburiyay taasina manta wax qarsoon ma ahan xasan baahane ninkii ka suga dalkan inuu iibiyo mahane qofkas wuxuu lamid yahay nin yiri ookale qof aaqiro jirta ayan marlabaad sugayaa iney sonoqoto
@CabdimaxamedFarax-s6p
@CabdimaxamedFarax-s6p 12 сағат бұрын
Rrr
@Remember1977
@Remember1977 13 сағат бұрын
Daarood wax fahan, ma far waawayn baad doonaysaan in wax laydiinku qoro. Xamar ninkii khayr ka suga waa doqon
@AhmedMuhumed-f5y
@AhmedMuhumed-f5y 12 сағат бұрын
Maxaa nalagudboon sxb marka ani waanyaabanahay wlh
@Remember1977
@Remember1977 12 сағат бұрын
@@AhmedMuhumed-f5y Inaan dawlad gaara noqono, War xamar baa wax walba qaadatay, hantidii ummada ka dhaxaysay shirkado hawiye ayaa qaatay, sida hormuud, salaam bank iyo Premier bank, diyaaradihii sidoo kale. Daarood muxuu hayaa? Awoodi siyaasada dibada ayaa nalaka dhigay, puntland waa la go'doomiyey, jubaland dagaal cad baa loola tagay, SSC aqoonsi waa loo diiday, maxaad sugaysaa ma dumarka in lagugu hor kufsado. War xasan inuu na gumeeyo ayuu go'aansaday.
@Huruuse-o5c
@Huruuse-o5c 12 сағат бұрын
Waar ciidan qaran & huuhaadan inta naga dhaaftaan, annagay hadhoow na inqilaabayaane, ku soo dhowaada mashruuca Muqdishada Cusub!!!
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 12 сағат бұрын
Abaarsoland ma ku qaadi weeysay?! From Baardheere /Jubaland
@mursalahmed7591
@mursalahmed7591 12 сағат бұрын
Adeer ciidan la burburiyay ma jirtee, darood ayaa siyasada ku burburay, cidankana dalxureye ayaa dhisay
@OsmanOsmash10
@OsmanOsmash10 13 сағат бұрын
Qabdayald ayaa ku dishay sorry magaca wariye waa dhintay
@Mjfarah114
@Mjfarah114 13 сағат бұрын
Runtu waa qaraar hadad xasan ku reer tahay bal inoo sheeg ciidamadii dhisnaa halkii ay ku danbeeyeen coosweyne masagogawaay maxaa loogu jabiyay hubkoodiina as u furteen mx raaskambooni loogu diray iyadoo afgooye Iyo balcad aan dowladu dhulka mari karin
@KhaliilYusuf
@KhaliilYusuf 13 сағат бұрын
Xaqiiqada miya qabyaalad ah ?
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 13 сағат бұрын
Adeer maxaa kuu muuqdo indha cadays la,aan dib I fakar
@RoodoAbdi-gi8zr
@RoodoAbdi-gi8zr 12 сағат бұрын
Ilaahay amarkiisa ool laqaato ayaa guul ah aakhirana Jano aduu
@hassanmohamedmohamud8448
@hassanmohamedmohamud8448 12 сағат бұрын
Nacasoow waxa laga hadlaya you can't understand doqon
Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u kacday | Qubanaha VOA
29:41
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 187 М.
Kaftanka Siyaasada 557 oo aad u xiisa badan
46:30
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 23 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН