'' Faratoon Tolkii Kama Hadhin Ee Wuu La Jooga, Cali Xaamudoow Fari Togdheer Bay Kula Xushaa ''

  Рет қаралды 8,558

SAHAN TV

SAHAN TV

Күн бұрын

'' Faratoon Tolkii Kama Hadhin Ee Wuu La Jooga, Cali Xaamudoow Fari Togdheer Bay Kula Xushaa '' Xassan Shahar

Пікірлер: 80
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 2 ай бұрын
Well done I salute all patriotic somaliland defenders
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 2 ай бұрын
Guul qaranka somaaliland
@munirkh
@munirkh 2 ай бұрын
Waa sax 💪🏾👍🏾
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
Well done 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@dojimohammed7796
@dojimohammed7796 2 ай бұрын
Hadalpa waa intaa shib iska dhe ❤❤
@warss11
@warss11 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@warss11
@warss11 2 ай бұрын
No more mini faqash
@AbdirashidMaxamed-s5g
@AbdirashidMaxamed-s5g 2 ай бұрын
warsamaw wll akhiro ayaa latagayaa ilahay ka baq siyasiyiintu iyagaa dadka isla dhacaya ilaahay ayaa xisabin
@warss11
@warss11 2 ай бұрын
Wll I was silent for over 2 years, I am 36 years old only I have seen is Somaliland flag with three colors red, white, green and I die for Somaliland. See what Ina Abib is talks about all the time. He does not deserve a place in Parliament House or else stay at home. We will find a better person! long live Somaliland ❤️
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Guuul somaliland guuul somaliland❤ guuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
DALKAN XEER ILAALINTA IYO MAXKAMADA HAGRADAY JEERLKA PARLAMANKA RAGA JOOGA HALAGU GURO
@nuhaliyusuf2438
@nuhaliyusuf2438 2 ай бұрын
Hassan Halkeedi ayaad dhigtay,waa runta in haldoorka lagu afbarto mahaa.Guul wacan.
@BintuSahraJamac
@BintuSahraJamac 2 ай бұрын
Wallaahi waa run views ayuu raadinayaa wixii caloosha u fadhiyayna wuu qarsan kari waa yay waa Isaaq-nacaybe
@axmadsayidismail4480
@axmadsayidismail4480 2 ай бұрын
Xildhiban aqoonle o samatalis ah aqooniyoindheer garadnimaba ilaahay ku manaystay wuxu mudanyahay sharaf
@abdimadobe8803
@abdimadobe8803 2 ай бұрын
Tolkii waayo ma isaaqbaa noo yara cadee
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr 2 ай бұрын
Xeerkeenu maahacidii hadasha ee dhexe ahayn lama ogola adeer noodaaya nabadaa wanaagsan
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu 2 ай бұрын
Ninkani ma xildhibaan baa se xisbigee kasoo baxay
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😂😂😢😢😮😮😅😅😊
@sahnim7481
@sahnim7481 2 ай бұрын
G.Faratoon waa nin ay qadiyadu ka runtahay sida G.Faysal Cali. Guul Somaliland ❤🎉🎉
@mashaallahallahhabarakeeyo8546
@mashaallahallahhabarakeeyo8546 2 ай бұрын
Waa runtii cali xaamud
@NuradiinMuuse
@NuradiinMuuse 2 ай бұрын
Madaxweynebiixi ha ilaaliyodhaarta
@ChimcaSulub
@ChimcaSulub 2 ай бұрын
Meeshan waa u dhamayseen ee shaqa wacan
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 2 ай бұрын
Xasan shahar saaxiibkay bay ahayd
@abdimadobe8803
@abdimadobe8803 2 ай бұрын
Kumuu dhaaran in dadkiisa la laayo ama la bahdilo
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 2 ай бұрын
FARATOON nama matalo, nooma maqna waa nin shaqo tagey😂
@soleimanguleid5320
@soleimanguleid5320 2 ай бұрын
Hilibkii mee kkkkkkk
@FardosFardos-u5j
@FardosFardos-u5j 2 ай бұрын
Well done sax
@NasirMo-fh3ff
@NasirMo-fh3ff 2 ай бұрын
Kaasi wuxuu ahaa ninkii habeeyey mahad danid habeeye.
@NuradiinMuuse
@NuradiinMuuse 2 ай бұрын
Somalia AWDAL
@abwaandaahir4775
@abwaandaahir4775 2 ай бұрын
?
@Fvv6677
@Fvv6677 2 ай бұрын
adeer runtu mafantaa sabxaan alaah ilaahay baaba yidhi runsheega fartoon tolkiis wuu kahadhay mana matalo
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr 2 ай бұрын
Cali dhamaantiin wuu idinka somali landersanyahay waadse kalifaysaan. Aaah
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr 2 ай бұрын
Isdhegeysigii ayaa idinka lumay
@hassanfarah1784
@hassanfarah1784 2 ай бұрын
OROM OROM DHALAY FARATOON MEY.
@nuradinali4156
@nuradinali4156 2 ай бұрын
Waad oyaysa ee ilinta iskatir!!!!!
@AidrosOmar
@AidrosOmar 2 ай бұрын
Maxamed abiib xasaanadiisa iyo isaaq maxaa kala heysta
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow 2 ай бұрын
Abiib qiimo male
@KhadarMaxamuud-hf6zy
@KhadarMaxamuud-hf6zy 2 ай бұрын
C.xaamud xaqiiqbuu ka hadlay waa la hadlaa looma hadlee shaharoow is hubso
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
runtu ma fanta ??????????? from saylac
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 ай бұрын
Munaafaq kala qaybiye
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 2 ай бұрын
Faratoon mucaaratka ayuu la shaqeeyaa iyo inata muuse ku xeeran waayo muuse waxa uu iska garan la,yey cida hareera fadhida ee xumaantiisa wada
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
CILI XAAMUD GARAACA O INA DHAAFIYE PARLAMANKU DHAKHTAR KII WALIDA MAHAAA
@abdifarah4301
@abdifarah4301 2 ай бұрын
Majiro waxa minoritya iyo majoritya ah waxa tahay qabiil dhaho issaq iya kuna waa samaron .
@VivaWNP143
@VivaWNP143 2 ай бұрын
kanoo miidhan walahi haday reer kulmiye caqli leeyihiin way iska qaban laahaayeen waayo dad uunbu ka dirayaa markasta oo ka kaxaynayaa
@hassanfarah1784
@hassanfarah1784 2 ай бұрын
MA DIIN BAA HAYSTAAN ,CARUURA LAAYE WADA ASAASAQA ,WAA NIN DAMEER LEH FARATOON WAA KABAQAAD ILMA ABAARSO KUDAAN OO DOQONA ASAASAQA ,REERKIISII AAN U TEGI KARIN .
@ihabdi4051
@ihabdi4051 2 ай бұрын
Assalaama Aliukum Ali waa kaa saxan yahay Faratoon tolkii way dayriyeen Malaha adigaa tol u ah Kulama joogno annagu hana nabin
@warss11
@warss11 2 ай бұрын
Wll I was silent for over 2 years, I am 36 years old only I have seen is Somaliland flag with three colors red, white, green and I die for Somaliland. See what Ina Abib is talks about all the time. He does not deserve a place in Parliament House or else stay at home. We will find a better person! long live Somaliland ❤️
@ibraahindawlad1534
@ibraahindawlad1534 2 ай бұрын
Beentiilabartay
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 2 ай бұрын
Waxaan bogaadinayaa difaacayaasha qaranka
@braziliano12
@braziliano12 2 ай бұрын
Odaygan ma dhulbahante jooga sowka gaar u baxay maxaad faratoon la difacaysa cali runta ayuu sheegay dhulbahante soo celi markaa hadal oday
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 ай бұрын
G/xigeen Xaamuud dadkiisii lamey dagaalamin S/land inta u wakiilka ah ee matalaya ee s/land dhinacood isku heysana isagaa kow ka ah waanu kumahadsan yaahay
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 2 ай бұрын
Waar waa lahayste fara toon waa duli mee reerkiisi xagee mareen muxuu lajooga hadba cidbaa lagu diraa sidii kelebkii qabo baa ladhahaa muxuu la joogaa
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 2 ай бұрын
Aamus faqash faratoon ha tago laascaanood tuug daaroodka ah hana dhaafo
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 2 ай бұрын
Ninkani ma OROMAA ? MISE WAA SOMALI?
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 2 ай бұрын
kkk waa qootiy waa reer oramada kaa midaha
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
CALIXAMUD SIDA HA WIYAHA GARAACA ERYA HATAGO HALKUU RABO KELABKAA KIBRAY ISAGA IYO INA ABIIBA GAADHI JIIDH SIYA GARACDA MEHER LA.AANTA KU DHASHAY
@FarxaanAbdinasir
@FarxaanAbdinasir 2 ай бұрын
Waar adigu cilmini ma lihid caqlina ma lihid hilibkaagi iibi
@YusufAbdi-y4i
@YusufAbdi-y4i 2 ай бұрын
Guddoomiye Faratoon waa halyey qaranimada Somaliland ku dheertahay. Cali Xaamud waa khaayin waana copy gii Cabdirisaq Khaliif, wuxuu ka mid yahay dadka doonaya inay dalkan dhibaateeyaan, waana la ogyahay. Waa in dalkan laga qabtaa dadka noocan oo kale ah ee beenta kitaabka ku maraya ...VIVA SOMLAILAND.
@kooxdagurmad-bandsomalia7667
@kooxdagurmad-bandsomalia7667 2 ай бұрын
Adeer C/risaaq khaliif niicda iyo khiyaaliga iidoor buu iskaga tagay ee iidoorrow wixiina walaaqda maxaa Reer SSC oo tashaday idin dabo-dhigay?
@djamamoumin23
@djamamoumin23 2 ай бұрын
Faratooon haa waa kahadhay Tolkiii ee maha been walaahi.
@abdikadirmohamed9169
@abdikadirmohamed9169 2 ай бұрын
Xoolo xoolo dhalay uraya tahe qaranku waa kee anaga wasna qaranka aad sheegayso
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 2 ай бұрын
Waar Kani muxuu shubaya ma muusa soo diray hadii runta laga hadla miyaa la waalan mirayada iska bixi oo xaqa arag nin ha arkine
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 ай бұрын
Bal cirka so dumiyaa reer awdaloow! Ya idka futo xuun!!
@abuahmed5748
@abuahmed5748 2 ай бұрын
Qabyaaladiiste ,Qarankiina Qudhmista
@ChimcaSulub
@ChimcaSulub 2 ай бұрын
Waar xasan sharaw dadka ka xishooda cali xaamud wuu saxan yahay meeshan Adiga iyo Adeerka ayaa baa bi iyay caqliguunu waa ka hargeisa u kale abtiriya dastuurku miyaanu qaban taani kaahin iyo muuse biixi buuni
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
Cali xaamudna waa in xasaanada laga qaadaa bal cida cirka soo duminaysa hala arko iyaga ayaa mushahaar ku qaata oo kuwii u soo halgamay ka qatan yihiin 😫😫😬😬😬👹👹👹👹
@NuradiinMuuse
@NuradiinMuuse 2 ай бұрын
Cali hantidaawdaayaamusharkaloogakenaarereyuhudimasiyaanl
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 2 ай бұрын
Aduu hiliblad tahay mxd mxd cid kasheegi neefaw iska amuus sarimadadi tag
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Ooyaaye isna wuxuu ku yidhi Faratoon “Aamus the hell you are” taa lafteeday ahayd in lagu anshax mariyo laakiin golihii baa wada afduuban maanta way u gaadhay Cali Xaamud inuu yidhaa Faratoonoow dadkaagii baad ka hadhay isagoo leh maad munaafaq cabdirisaaq khaliif raacdid waana ninka maamula ee hadalka u soo yeedhiya cali xaamud iyo ooyaaye iyo qaar kaloo golaha fadhiya. Faratoon SOMALILAND oo dhan baa dadkiisa ah waa in dadka reer somaliland taageero isu soo baxa ku muujiyaan cidda Faratoon yahay kuna cambaareeyaan o ku mudaharaada an cali xaamud ilaa uu is casilo
@Fvv6677
@Fvv6677 2 ай бұрын
fartoon waa damiir laawe tolkiis oo madaafiic ladhacayay ragii madaafiicda gobolkisii duminayay lafadhiyay duli fartoon akhs akhas
@CabdleCabdi-qj5ml
@CabdleCabdi-qj5ml 2 ай бұрын
Anigu waan ku xishoda adigu mala waad walantay xasan xaran cunaw
@kooxdagurmad-bandsomalia7667
@kooxdagurmad-bandsomalia7667 2 ай бұрын
Xaggee joogaan war ileyn iidoorku khiyaali kama dhamaadaan
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 2 ай бұрын
Idoor diktator waaye,samaronow xornimadiina qaata
@SuleymanAlinAbdi
@SuleymanAlinAbdi 2 ай бұрын
Xaasideentu ma aflaxdo
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 2 ай бұрын
Min xiniiyo lihi ma joogo xera iidoor oo dhulbahante ahi duligii oo miidhan baa ku hadhay wasaku waa horgalada ah
@Fvv6677
@Fvv6677 2 ай бұрын
kan beenawaas ka ah muxuu ahaa ma maantuuba fartoon amaanay akhs uf uf damiirlaawe
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr 2 ай бұрын
Cidi awdal uhadashaa makabcadii ayey dumisay xasan shahar waa xagjir waar naga jooja xumaanhadalka
@abdikadirmohamed9169
@abdikadirmohamed9169 2 ай бұрын
Faraton wuu ka hadhay qayrkii waana mayd uraaya
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Cabdirisaaq khaliifkii yidhi kitaabka been baan ugu dhaartay baa dadkiisiina halaagay ilaahayna ka go’ay. Faratoon dadkiisii runta ahaa buu la joogaa laascaanoodna iyadoo bayhooftay sideedii soo noqon
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 76 М.
Omwaana Wange Talina Gwalumiza Maama Wa Pretty Nicole Ayogedde
48:50
Executive Media
Рет қаралды 1,3 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН
HABARJECLO GUDAHAAN TAAGERTAY MUUSE BIIXI GUUL KULMIYE MASHALAAH
13:35
Taiwan Oo Dhakhtar Casri Ah U Dhisaysa Somaliland
14:11
SAHAN TV
Рет қаралды 165
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 25 МЛН