Qaybta 2-aad ee magaalada xarunta jaadka ah ee Aaawaday, oo habeenkii aan laga seexanin.

  Рет қаралды 34,998

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 2 ай бұрын
❤❤❤ I'm Ethiopian American ❤❤❤ Thanks Mr hereri
@geeleisse4406
@geeleisse4406 2 ай бұрын
Abdisalanow daroogadan ha noo soo gudbin . Waa in aan umadeena ka wacyi galina geedka daroogada ah 👍
@Abdikhadir-oq9sj
@Abdikhadir-oq9sj 2 ай бұрын
Wa sax bro Wa bulshada loo soo gudbiyo ma aha.
@GuxayeGarmaqate
@GuxayeGarmaqate 2 ай бұрын
Da waa sax warshad mahee waa bulaacad iyo aafo nagu habsatay Lk. Dalkii ama somali oo idil nidaam iyo madaxda marka hore ubahan sixid weyn
@hussienhassan114
@hussienhassan114 2 ай бұрын
Illaahay baan idinku dhaarshaye ninka cunaaya caleenta halkaas lagu xidh xidhay ee heerar ka kala duwan martay sida dhididka dadka qaadaaya iyo dhulka lagu daadinaayo😢
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq 2 ай бұрын
Ku dar ka tunka ku sida ku dar nimankaa xidhxidhaya kolay may faraxalan waysana daa
@mohamed88466
@mohamed88466 2 ай бұрын
Waxa ka daran marka gaadhiga la soo saaro gaadhigu Mar ma istaago ninka qaadka ilaalinayaa kaadi uma dago oo jawaanada isagoo ku dhex jira ayuu ku dul kaajaa
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 ай бұрын
​@@Mustafa-ty8tqwalaahi waxan maglay kuwa fadhiya oo xirxiraya farahooda waa boog faraha madhaqdaan say ugu dhex jiraan dheecan ayaa ka socda kuwa u fadhiya waa isku jir kuwa gaalada oo saxaradaba iska dhiqin ayaa ku jira
@ABUKE8
@ABUKE8 2 ай бұрын
Waala maydhaa marka lageyo
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 2 ай бұрын
Dadka Qaadka ka shaqeeya waa Dadka ugu Dunta Wanaagsan Soomaalida hadii aad Gacan uga baahato waa Niman ku Garab istaagaya ilaahoow wax ka kheyr badan ugu badan Dadkaasi takale waa Bilaa Naxli iyo Cuqdad
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 2 ай бұрын
Been maana sheekin wlhi kuwa cunna xiddaa ayagoo waxba haysan bee ku saacidayaan haddaa caawinaas ugu baahato bahalkaan Ragga gobta ah baa ku badan waala la isku arkay xaqiiq mahadsanid!
@luvccupid
@luvccupid 2 ай бұрын
Waa sontey somail ku baabaydey 😢
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@mussasheikh143
@mussasheikh143 2 ай бұрын
Ninka duubaye video sheekada waa qurxiyey thank u
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq 2 ай бұрын
Maxamed waa nin macquula oo fahamsan dhibkiisa ilaahay shaqo dhaanta ha siiyo
@HoodoFarxan-m8w
@HoodoFarxan-m8w 2 ай бұрын
Ž
@mjabdinoor
@mjabdinoor 2 ай бұрын
Other than tribalism and lack of spirirtuality in the dean (religion and spirituality is not the same), Khaad is the reason why Yemen and Somalia is lawless. A country is either democratic or a dictator. Somali needs a dictator. A dictator that enforces the rule of law and transitions to a democratic rule in that same rule of law. Facts.
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 ай бұрын
Waji xumadooda iyo duliga iyo AF qaadhumka iyo elko laga wiswiso kuwa cuna qaadcune ayaa leeh akhirana malka u ilahaye siiyaaye u meel kheer ku jirin ku bixiyaaye waa lagala xisabtamaya
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@ramadancade8691
@ramadancade8691 2 ай бұрын
بعد ذالك mirqaam فصلو على النبي❤😂😂
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 ай бұрын
Scw😂😂
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 ай бұрын
Scw❤❤😂😂
@shamkehade5972
@shamkehade5972 2 ай бұрын
Scw😂😂😂😂😂😂
@qorshemaxamed5138
@qorshemaxamed5138 2 ай бұрын
Nimankaas qaadkii wuu ilko tiray niman qaadka samayntiisa looga sheekaynayo maaha😢
@Jacelow37
@Jacelow37 2 ай бұрын
abdisalanow 😂 waxbadan ayad haaay haaay haaay dhahday lkn manta halki laga isticmaali jiray ayad timid eraygu wa af oroma haaay haay haaye
@barakaalehmacdanta8007
@barakaalehmacdanta8007 2 ай бұрын
Thanks hereri ilove this qaat
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 2 ай бұрын
Abdisalam Hereri we need reportage like that.. This s fact
@muhanadfficial
@muhanadfficial 2 ай бұрын
Waa dad funny ah duni kale kunool
@layladheman6534
@layladheman6534 2 ай бұрын
Ilaahayow umada soomaaliyeed ka madoobe
@mohamedwarsa
@mohamedwarsa 2 ай бұрын
Abdisalamow waxaani ma xayaysiin jaadka ah baa?
@Mohamoud_1_YusuF
@Mohamoud_1_YusuF 2 ай бұрын
Wr ninkaas dhalinyarada wa legend si fudud ayuu shaqada dakada noogu sharaxay😂 waaba dakad caadiya meezhu
@laarij682
@laarij682 2 ай бұрын
Bari baan qaadkaas awaday cuni jiray mana ogeyn in meesha noocaas ah laga Alle ayaa mahadaas leh iga modooberyey
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 ай бұрын
Waxa la yiri kuwa fadhiya oo xirxira farahooda waa boog dheecaanbaa ka socda suntiisa boog ka dhigtay
@laarij682
@laarij682 2 ай бұрын
@@hawohosh9198 waa arin lags naxo
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 ай бұрын
Xoolihiiba a kuwanaa Daaqii ku cariiriyey..
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 ай бұрын
❤❤
@HuseenYee
@HuseenYee 2 ай бұрын
Qaadku waa ganacsiga koobaad ee somalida laga biiliyo lagana taajiro runta waa qaadku waa geed cajiiba oo wanag iyo xumanba wata. Lkn raga ku. Markey qeylayan ku shaqeynta umba ka badiyey qaadka
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Dadka Ahlu marqaanka ah Haddii Halkaan la Geeyo sidey yeeli lahaayeen?
@ibrahimmohamed9255
@ibrahimmohamed9255 2 ай бұрын
Geedkan Kenya ayu kabaxa qeyb wadanka Kenya kamid ahna wey mamnuuceen 😢......Somaliyey waxan iskadaya oo shaqeesta.....
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 ай бұрын
Dhaqalihi iyo dollarki somalida waa halku ku madhaye adunku waxu ku dadalan sidu dhaqali visa kor ugu qaadi laha somali inta yaar ee dibada laga soo shaqeeyo kuwa dalka joga qaad ku soo ibasada
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@leezilla9168
@leezilla9168 Ай бұрын
Abdisalaam wuu mirqaam’ay habeekaas 😂😂😂
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 2 ай бұрын
Very fantastic and lovely tree jaaaad
@Qarandhise
@Qarandhise 2 ай бұрын
3 saddaxada la soo dhakhso
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Wn sugayaye parte 2 ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Hererie parte 3 Inshallah ❣️ send
@FarhanReus
@FarhanReus 2 ай бұрын
Jaadku waa quud awliyo runtii waan jeclahay ilahay oo maar uun ige xalka
@suugaan
@suugaan 2 ай бұрын
Aawaadeey waa magaalada kaliya ee kiniisad ⛪ mukhbaarad nightclub iyo Hotel la seexdo aan lahayn 🇪🇹 .
@zubairgeele6377
@zubairgeele6377 2 ай бұрын
Maxamed wa nin oday ah macquul buu uu muuqda
@ClcasiisMaxamed-l4i
@ClcasiisMaxamed-l4i 2 ай бұрын
Wan ku salamaya
@MaxamedahmedMaxamed-oq7cs
@MaxamedahmedMaxamed-oq7cs 2 ай бұрын
Abdi salanaw wllo mata malinti horay ka so gudbin lahayd
@Burco.
@Burco. 2 ай бұрын
Sunta Somaalida 😢😢😢
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 ай бұрын
Muslimkii way u dhamaatay bilaa mustaqbal
@rashiid187
@rashiid187 2 ай бұрын
This is where somali hard earned money go to. We should ban this addictive drug
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 ай бұрын
SIDII DHUG,DHUGLEY, DHUL, DHEER MAREYSAA, DHAWAAQEYGA LOO DHAGEYSTAA.
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 2 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Suntah bah lo so rarah waa waxay kah qadan cansarkah caloshah
@YudufAl
@YudufAl 2 ай бұрын
Good
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 ай бұрын
Hargeisa is capital rrepublic of somaliland ❤❤❤❤
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 2 ай бұрын
Yarka wuu ogyahe mustaqbalka umadiisa inuu baabi’iyey
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Sidaan ayaa loosaaqidaa haddaad saaqidnimo rabto.
@axmedmaxamed5695
@axmedmaxamed5695 2 ай бұрын
ugh yaraan hadii aanay soomaalidu qaadka joojinayn waa inaan beeranno oo lacagta 120 million ay wadanka ku noqoto oo aanay dibadda uga bixin
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 2 ай бұрын
Wllhi waxaad naso tustay xaqiiqda somali lagu baabay ee ilaa hada laguso wado kala joogsi male ilaa lacagteenu joogsato mooye hawshani joogsan mayso
@ClcasiisMaxamed-l4i
@ClcasiisMaxamed-l4i 2 ай бұрын
C/salaan hareri dalmar
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
EEGA EEGA AYUU KU HAYAA WAA CAGDHEER 😂😂
@Raho339
@Raho339 2 ай бұрын
♥️❣️👌
@Arbehawd-ls6kc
@Arbehawd-ls6kc 2 ай бұрын
Waa drug dealers kulligood...
@Khaalid4220
@Khaalid4220 2 ай бұрын
Abdisanow is ilali meeshu wa Ethiopia yaan lagu taagine
@MahdiArte
@MahdiArte 2 ай бұрын
Haaya haaya meeshi laga isticmaalayay ayaad joogtaa Hareriyow
@HaabiilLove
@HaabiilLove 2 ай бұрын
Warqaaska iska meera soomaliyey kolay joojij meysaane qaadka oo liin iyo biyo kulul iskaga meera😅
@HuseenYee
@HuseenYee 2 ай бұрын
Isaaq qaad miyad beeranaa
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 2 ай бұрын
Ok
@abdirazaksiye
@abdirazaksiye 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkk haratida
@abdiwahidmursal6718
@abdiwahidmursal6718 2 ай бұрын
Abdisalam Hereri waxaas qaad ah ee la kalada wado somali umbaa cunto oo loo dhoofiyaa kadibna lacagta adag looga badashaa
@QadraAhmed-hg2lm
@QadraAhmed-hg2lm 2 ай бұрын
Subxanalah
@sakariyexiis6009
@sakariyexiis6009 2 ай бұрын
C/salaanow qalka farska maad na yar gaysid
@maamka07
@maamka07 2 ай бұрын
Subax wngsn
@Ladane2024
@Ladane2024 2 ай бұрын
Hal talo iga gaadhsii hereriyow dhalinyartu gloves ha isticmalaan
@guleit89
@guleit89 2 ай бұрын
Somaliland aya laga ibiya mirqaankana citiraaf ayu ka tusaa 😂😂😂
@ambassadorahmed3608
@ambassadorahmed3608 2 ай бұрын
Shaqo fiican baad qabatay
@MustafeyuusufHajjimustafe
@MustafeyuusufHajjimustafe 2 ай бұрын
Wariyahu.maqaadkaina.dishooday.ayuu.xayaaysiinaya
@ahmedismailmahamed5144
@ahmedismailmahamed5144 2 ай бұрын
WAA QURUUNTEE? 😀😀😀
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 2 ай бұрын
Gidafad iyo qashinkaasi ayaa somali laga kari la,yahay oo lagu saliday
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q 2 ай бұрын
Waar Abdi Abdillahi waa nin JIBRIL ABOKORA 🟢⚪🔴🇪🇹
@ABUKE8
@ABUKE8 2 ай бұрын
Haduu yaheyna maxad ka heleysa hada
@xamuudiabbakar4051
@xamuudiabbakar4051 2 ай бұрын
معاذ الله
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Cabdiyow waa sun Dadkeenaba waa lagu falay inooma baxo Waxaan ku boorinayaa ama farayaa in ay uska joojiyaan suntan kaynagu falay Stop stop stop waa sun waa poison iska daaya!!!!!!!
@MarianAMusse
@MarianAMusse 2 ай бұрын
Jaadka faedo malaha.
@Apdi_aziiz_moztaphe
@Apdi_aziiz_moztaphe 2 ай бұрын
MAXAA GACMO KALA DUWAN LAGU SOO QAB QABTAY 😮
@ABUKE8
@ABUKE8 2 ай бұрын
Way maydhaan marka magaalada lageyo
@mukhtarahmed-by5sz
@mukhtarahmed-by5sz 2 ай бұрын
Allahayow maxaa dagaal socda Hererina dhankanuu warkii qaadka galay Sheekhadina maxay tidhi Dumarow nin qayla ha guursanina
@engmohamedabdi7472
@engmohamedabdi7472 2 ай бұрын
01
@nasserbin-amin9176
@nasserbin-amin9176 2 ай бұрын
😂😂😂
@sadakhassannur1442
@sadakhassannur1442 2 ай бұрын
Waxaas lagayaba ay kula tumanayaan ma dadba cunaya
@ABUKE8
@ABUKE8 2 ай бұрын
Waala maydhaa marka magalada loo wado lageeyo
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Soomaalida sidaan ayaa dhulka looga qaadayaa. Qamriga iyo dhillooyinkii ayaa kusoo xiga.
@Cabdifataax-x9d
@Cabdifataax-x9d 2 ай бұрын
Fotadhagajenwatahay hatokugawatntd
@Yedo25254
@Yedo25254 2 ай бұрын
Drugs
@HoodoFarxan-m8w
@HoodoFarxan-m8w 2 ай бұрын
X
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Ай бұрын
Marqanmiinta somali 🤮
@abdirazaksiye
@abdirazaksiye 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkk haratida
Booqashadii Mahad Cabdulle iyo tijaabadii Moxoga, Qaybta 1-aad.
14:52
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 137 М.
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
Noloshii miyiga ee maal-qabeenka ku dambaysay. Dadaalaa uu gaadhaa.
40:40
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38
Majaajiliiste Diidan Nolosha Truck-ga iyo Waayaha Maraykanka
22:26
Hereri Media
Рет қаралды 198 М.
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН