Farhia Kabayare "Heestii Hano Quluubteyda Official Video 2019

  Рет қаралды 2,384,315

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Farhia Kabayare "Heestii Hano Quluubteyda Official Video 2019

Пікірлер: 1 100
@maadcommunity590
@maadcommunity590 4 жыл бұрын
Fanaanada ugu qalbiga nadiifsan ee aan wax cuqdad laabta qofna ugu hayn ee qofka ay wax ka tabanayso si karti leh ula hadasho weeye kabta xaaji noolow cod eebe waa ku siiyay qurux iyo karti intaba❤
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Hhh tanba hadey uqdadley eheen qofkale maba jiro
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 жыл бұрын
@@salaaniofficial5654 🤣🤣 bent mhn
@kowsarmahad150
@kowsarmahad150 4 жыл бұрын
Beenta waaye waa fanaanad qabiil ooo reer baadiyaa
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
@@gobadgaredumarxitigtasaded7974 dadaka dhanba wexey uneceen waa qof isla weyn ayada xitaa fanka wey nacdey
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 жыл бұрын
@@salaaniofficial5654 walahi way uu egthy lkn anika hesaheda badana wn kahely dadna qabil bay kutageran iyadaba kamida dad ka qabilka udhinta ma ial argty mida hno
@suheybadil3960
@suheybadil3960 4 жыл бұрын
Kabayare is back🔥 Inta tageerto kabayare👍🏻 👇🏼🔵
@naimacadeyfilmschannel1168
@naimacadeyfilmschannel1168 4 жыл бұрын
I really like kabta hajii guleso abyo ashabata subscribe isra please thanks
@shushucalishushucali2462
@shushucalishushucali2462 4 жыл бұрын
Msha allah inolow qali dumar
@shushucalishushucali2462
@shushucalishushucali2462 4 жыл бұрын
Frxiyo waxan karawa adiga nabrkaga waxan ahay naga
@abdizealahmedy9919
@abdizealahmedy9919 4 жыл бұрын
Back 2.......
@faisenamohamed6651
@faisenamohamed6651 4 жыл бұрын
Mn shaallah
@infaymousson7426
@infaymousson7426 4 жыл бұрын
Ilaahow soo hanuuni waa mamo somaliyeede
@ruungacalboqoradiabuu3330
@ruungacalboqoradiabuu3330 4 жыл бұрын
Raaga naag naag iskama dhigan lkn naagtan nin nin ba iska dhigta
@simwaansiman1615
@simwaansiman1615 4 жыл бұрын
Infaymous Son aamiiiin yaa rabbi
@ugbadaragzancabdi5261
@ugbadaragzancabdi5261 4 жыл бұрын
Amien ilhy ha so hanuniYo
@traphead5149
@traphead5149 4 жыл бұрын
maria Abukar,s wife oo timaha hadii laiska jaro ma nin baa lanoqonayaa walaley.
@traphead5149
@traphead5149 4 жыл бұрын
maria Abukar,s wife meeqo nin oo timo dheer dheer ayaa jiro maa wax laga sheego alo alle.
@mdalnajashi
@mdalnajashi 4 жыл бұрын
لا اله الا الله محمدآ رسول الله
@laila9970
@laila9970 4 жыл бұрын
محمد النجاشيے MDalnajashi يمني
@user-fg4vb8bq5i
@user-fg4vb8bq5i 4 жыл бұрын
لا اله الا الله محمد رسول صلى على وسلم
@aymannajma4152
@aymannajma4152 4 жыл бұрын
Scw
@haldhaadumar3511
@haldhaadumar3511 4 жыл бұрын
Huno Halkani masajid maahee Ma meel kalo ku Ashahadato ayaad wayday ? Please wll Gooba macsidu ka socoto magaca ilahay Iyo Tawxiidkena Qaliga ah Hakuso Hadal Qaadin OK
@itsnormal3866
@itsnormal3866 4 жыл бұрын
@@haldhaadumar3511 laxowla wala quwata ilaa biLLAH
@salmaismaaiil7192
@salmaismaaiil7192 4 жыл бұрын
Kabayare cod tolmoon ood fahmyso ayay leedahy masha allh 👌👌👌👌
@djmwangaza286
@djmwangaza286 4 жыл бұрын
hi
@fahimasayid4135
@fahimasayid4135 4 жыл бұрын
Dadka sida khaaska udaremay heesta hadad tahy like isaara
@fahimasayid4135
@fahimasayid4135 4 жыл бұрын
@XAYEYSIIS IYO MADADAALO CHANNEL ku saaray❤
@Arafodore
@Arafodore 4 жыл бұрын
Fahiima Saalah I just like Queen Kabayare she has a unique voice❤️mashallah
@maryamaruunchannel6176
@maryamaruunchannel6176 4 жыл бұрын
Subscribe iisaar qaali
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 4 жыл бұрын
Fahiima Saalah walee anaad ii jeedaa abaayo
@xasancade1205
@xasancade1205 4 жыл бұрын
Wa hubal wad qosli donta prank call an caadi aheyn 😂😂😂😂😂kzbin.info/www/bejne/aZ7Umamsds56oKc
@saladdaacad9411
@saladdaacad9411 4 жыл бұрын
Anigoo hureen goorna Naftu teey u heeseyso Hamiga iyo go aan keyga Waxa ii hirgalin waayay Karona feriis weeye 😭😭😭😭😭
@abdijabarxabiib7594
@abdijabarxabiib7594 4 жыл бұрын
hhhhh tasaan been aheyn
@alphayassera7570
@alphayassera7570 3 жыл бұрын
Abwan Hestn Jawaptedi wa Laga Sugaya 😍
@missamiish1954
@missamiish1954 4 жыл бұрын
26.10.2019 anigoon hureen goornna naftu key u heeseyso hamiga iyo go’an keyga waxa ii hirgalin wayay hagrasho iyo xishood weeyee ❤️💯
@farhiahaji5645
@farhiahaji5645 4 жыл бұрын
Waaw kabta xaaji hees kala kacsan slma shanaana kabayare inta tageersan one love😘 like👍
@ayaanabdi8306
@ayaanabdi8306 4 жыл бұрын
Cadiimaha kabta xajii
@khadarafarah7943
@khadarafarah7943 4 жыл бұрын
Farhia Haji ani adiga kutageraba kwrn
@karti-soor
@karti-soor 4 жыл бұрын
Mash Allah tabarakallah Horta Hablaha Muruursde quruux Farxiya Kaba Yare Farxiya Fiska anigu Nin Reer Burco ahay runtii by the way!!
@hassankere8308
@hassankere8308 Жыл бұрын
💯❣❣❣💋💋
@abukaribrahim5590
@abukaribrahim5590 4 жыл бұрын
Inta kabayare tageerto oo aaminsan inuu Eebee siiyey ... Cod halaasi ah Like dac igu siiya
@abukaribrahim5590
@abukaribrahim5590 4 жыл бұрын
Asxaabey aadbad umahadsantiin
@abukaribrahim5590
@abukaribrahim5590 4 жыл бұрын
kabayare cod aan cidla la wadaagin ayuu Eeebee siyey
@ubuxjamac7854
@ubuxjamac7854 4 жыл бұрын
Mnsh allllh
@ubuxjamac7854
@ubuxjamac7854 4 жыл бұрын
Kabayare
@abukaribrahim5590
@abukaribrahim5590 4 жыл бұрын
@@ubuxjamac7854 haa walhi
@karti-soor
@karti-soor 4 жыл бұрын
MASH ALLAH TABARAKALLAH What a beautiful lyrics beautiful Farxiya Kaba Yare Hablaha Somali iyo Abwaanada ' Da' Yar ee Maanta
@hanihappy5281
@hanihappy5281 4 жыл бұрын
Mash Allah ilhy haku xafido farxiyo kabayare my sister qof dacad ah😍 mar walbo nolashaydah hees ku sabsan .ayey so sartah sii walbo oo ahay sandka nolow intii nolu jiirto cagtah xaaji
@Ishyfishyful
@Ishyfishyful 4 жыл бұрын
farhia kabayare gabadh qaliya oo cod illahay ku maneystay baad tahay qof xumato dhen laga maydhey baad tahay oo nadif'ah wixi ay garanweydo si an cabsi kujirn uga jawabta on lagaban cadifaad laga nadifiyey waxan kuleyahay hore u soco cod dahabley farhia dahab qali dumar
@abdikaniabdiabukar5195
@abdikaniabdiabukar5195 4 жыл бұрын
Inta snpka heestaan shidan loga diiday like dhac kusii😃
@hanahabonhoyadod5812
@hanahabonhoyadod5812 4 жыл бұрын
☝️☝️☝️
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 4 жыл бұрын
Wllhi waan ka Soo arkay markiiba you tupeka Soo galay Soo raadiyey👆👆👆👆👆👆👆
@umusafia1978
@umusafia1978 4 жыл бұрын
Hhhhhhh kor nagala socdaa nala dhahay yux cml
@ahmedjamal7309
@ahmedjamal7309 4 жыл бұрын
Quruxeey back ku xiisney
@ahmedjamal7309
@ahmedjamal7309 4 жыл бұрын
Lagu xiisey yeeah
@movies9791
@movies9791 4 жыл бұрын
The one and only singer in eastern africa😍😍 kabayre love u jir oo joog
@abdirahmansmart3896
@abdirahmansmart3896 4 жыл бұрын
Love you farhiyo this is one of my favorite songs. Appreciated
@zahraabdi4294
@zahraabdi4294 4 жыл бұрын
Well said
@kilwaabdi1803
@kilwaabdi1803 3 жыл бұрын
@@zahraabdi4294 qq
@cumarcalimakaraan5288
@cumarcalimakaraan5288 3 жыл бұрын
@@zahraabdi4294 Ll
@hassankere8308
@hassankere8308 Жыл бұрын
💖💖💖💞💞💞
@abdallamohamoudabdi4095
@abdallamohamoudabdi4095 4 жыл бұрын
Allaah intii kala maqan ha isku keeno ❤❤🤲🤲😭😭
@Wllenzo
@Wllenzo Жыл бұрын
Aamiin 😢❤️
@AminaMaxamed-ef4wd
@AminaMaxamed-ef4wd 5 ай бұрын
Sorry😢😢 aaamin
@Kbsl621
@Kbsl621 3 ай бұрын
Alle hakuusoo dhaweeyo
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Came-back Askariyadaydii 😂👏👏 Farxiya Kabayare 😍👏😍😍🎉 Ilove her ♥️from Hargaisa
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 4 жыл бұрын
I love farxiyo jiiro jooga ❤️😍❤️
@nimcocali1371
@nimcocali1371 4 жыл бұрын
ishcala hees ishacalaa steyl💋💋💋💜❤Boqortoyadii fanka way so labatay kabayare is back💋👈
@shirwacyare7798
@shirwacyare7798 4 жыл бұрын
Nasab labo ma ahan Waa farxiyo kabayare ❤️ abtii horay u soco laba Xaniinyood baad leedahay
@qadramaxamed6697
@qadramaxamed6697 4 жыл бұрын
I love you farxiya kabayare walashey😍😍
@hamzaneymarjr230
@hamzaneymarjr230 4 жыл бұрын
Woow Farxiya Kabayare is come back Codka 100/100👌 Music 100/100 Camera 🎥👌👌👌 iita Targera Farxiya Kabayare Like 👈
@mohmegan
@mohmegan 4 жыл бұрын
Yarka duubay heesta waa professional, heesta dhadhan ayuu uyeeley.
@saladdaacad9411
@saladdaacad9411 4 жыл бұрын
Wlhi caawo heestan 3 saac kabadan waan dhageeysanyy xaax jaceeyl xanuun waaye jaceeyl ruux haayo ayaa heestan fahmi karo 19/4/2020/03:25/ ii soo duceeya asxanta jaceeyl waa xanuun 😭😭😭
@nasraladan5080
@nasraladan5080 4 жыл бұрын
qof dartaa u hawshooday hadimo iyo lur haw gaysan 👌😍
@Ahmed_Sigane58
@Ahmed_Sigane58 4 жыл бұрын
Waa sidaasi
@adenhasen6513
@adenhasen6513 4 жыл бұрын
Waw she is one of the best vocalist in north amerca as well as has no complex waw be alife for ever sister
@khadarafarah7943
@khadarafarah7943 4 жыл бұрын
Wow!
@hananomar6915
@hananomar6915 4 жыл бұрын
Kabayare walee caadi maaha heesaahagu tanina waaba ka sii shidnatahy Viva girl maashala :)
@hooyomcn696
@hooyomcn696 4 жыл бұрын
Naag nool kabayare💪💪
@hoodosomaliland2945
@hoodosomaliland2945 4 жыл бұрын
kabayare kuwii igu horeyayay ee hargeisa kuguso dhawaysay waaa anaga
@deqaali5866
@deqaali5866 4 жыл бұрын
Shanaana kabayare the one and only 🔥🔥
@farhiamohamed3932
@farhiamohamed3932 Жыл бұрын
Anigo hurey gorna nafta key u heeseyso hami iyo go,aankeyga waxa ii hirgalin waye habrazhiyo xishood weye😩🥺2022/12/10 sanadkan bishii u danbeysay habeen axadi soo galeyso
@shadiaisse9780
@shadiaisse9780 4 жыл бұрын
Inta sugaysa in soo hesto farhiya oo timo leh like igu qabo 😂😅😍
@itsallaboutbeauty2346
@itsallaboutbeauty2346 4 жыл бұрын
SHADIA SHARAF 😂😂😂
@ruqiyasharif2157
@ruqiyasharif2157 4 жыл бұрын
The hair is killing the song
@libanmohamed6506
@libanmohamed6506 4 жыл бұрын
😂😂😂
@ruunruuhi1762
@ruunruuhi1762 4 жыл бұрын
The way she said #Hanashana qalbiga deeqay Wow kabta on point ✅❤️
@samsamxuseen2781
@samsamxuseen2781 4 жыл бұрын
Alle haka badobeyo codka ay ku hesayso ee quruxda badan alle haku xifdisiyo quaanka karimka ah anaga wadada. tosan la na gatan siyo amin itna igu tagersan like sar 🤲🙏
@naruuracaday148
@naruuracaday148 4 жыл бұрын
Inadertey Qurux noloshu Ku ma xumeeso farxiyaay cadawgaa unolow 😍😍😍😍😍😍
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 4 жыл бұрын
codkaan jecliyaa cod unik ah oo qofna la wadaagin queen farhiya dheeman iga hano qaluubteyda
@foosabuukar4227
@foosabuukar4227 4 жыл бұрын
Faraxsan quruxsan edebsan walhi gabadhan qurux iyo karti iyo aqli iyo wanag qof la mida waligey ma arag Masha Allah Masha Allah ilahoow ku xifdi
@mohamednalleeye869
@mohamednalleeye869 4 жыл бұрын
Naaagtaaan kabo 48 aaba ugu jiraaaane kabayare maxaaad ugu bixiseeen
@ahlaamcabdiqaadir191
@ahlaamcabdiqaadir191 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 se ku argtey meel xun fiiris thy hhhh
@infaymousson7426
@infaymousson7426 4 жыл бұрын
Subxaanallah hooyo 40sano kor u dhaaftay oo gabadheedii guur diyaar u tahay oo jeega xiiran waa wax ilaahay laga magan galo
@umumaazim232
@umumaazim232 4 жыл бұрын
Aragiyo horjoogaga Hiyikicisay laabteyda wooow 😘💍❤ axsan hees inta ayago jacl hayo dawanaysa like me
@quman1439
@quman1439 4 жыл бұрын
umu maazim jcylka waa nolol intii hysata alx ilhaw noo siyaadii ♥️🥰🥰🥰🥰
@ibrahimsaid5121
@ibrahimsaid5121 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣💘💘💘💘💘💘 intuu jclka runkayahay aaba iska yar majority of the pple been iyo huuhaa waaye jclkooda yaan laku sirmin gbdhoow
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 4 жыл бұрын
walaalayaal waa wax aad u foolxun in aan gabadh soamaaliyeed oo jeego xiiran daawano isla markaana hees dhagaysano allaah halaga baqo qof ka faaiidayo ma jiro marka aan dhamaysato qoomamoonbaynu ka dhaxlaynaa
@hamdouzhabdulmajid2793
@hamdouzhabdulmajid2793 4 жыл бұрын
Kabta haaji heeska aad iyo aad umacantahay nolow xabibti love you ❤️😘
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 Жыл бұрын
2020ki wage so baxde aa wiil a jecla u qore Anigoon hureen goorna nafta key u heeseso hamigiyo goan keyga waxa ii hirgalin waye habrashiyo xishood weye ❤ 😂 wuxu igujwbe ma fahmin 😂😂😂😂 qac baa iga yerte wagaaa 2023 wax darena heestan u mahaayo ileen jecelka wa laga bogsadaa 😮
@isackmohamed6610
@isackmohamed6610 4 жыл бұрын
im sure this song is gonna reach Million views within a month,,,,,,,,,,,,,,,,,,, queen of fanka soomaaliyeed,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, love u from the center of my heart
@hassankere8308
@hassankere8308 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🇩🇯♥️♥️♥️💯❣
@khadarcusmaan916
@khadarcusmaan916 Жыл бұрын
Kaahiye
@cat_106
@cat_106 4 жыл бұрын
Farxiyo kabayare waa qabiiliste. Heesaheeda in ka dhageysto ma istaahilaan. Ha taagerin qabiiliste.
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 4 жыл бұрын
Qabyaalada lama kla xigo somali oo dhan qabyaadeystaa ee laabta ka soco
@rahmaruuxi7413
@rahmaruuxi7413 4 жыл бұрын
Yousuf Abdirushidyare afka ha go san waa rune naagtan madaxa xun waa masibo😑
@enghabib7614
@enghabib7614 4 жыл бұрын
Qofkii ila arkay joogeda iyo jamalkeda jalaqsan like ha ii saaro😍😁
@user-xt1rs3ho8p
@user-xt1rs3ho8p 4 жыл бұрын
Jooga lee maa la eegaa jalaqsanaantii aaway weyba so kakantahaye nin camal jamaalna hashegin jeega xiir igadheh
@jirfe
@jirfe 4 жыл бұрын
Quruxdu suuqaay taalaa markay USA timi sidaay u ekeed waa lagaranayaa
@layloibraahin715
@layloibraahin715 4 жыл бұрын
😂😂😂
@ubahwarsame7693
@ubahwarsame7693 4 жыл бұрын
NAFTAAN DUGSANAAN DUXDEEDA HELNOO,AWLAAD DAHABAA NAFTII DEJISOO,WHAT A NICE SONG,DUMAROOW HEESTAAN KU RAAXEESTA O AWLAADA ALLE IDIN SIIYEY KU FARXA,KUWAAN HEESANE ALLAHA SIIYO.AAMIIN.
@sihaammoha7866
@sihaammoha7866 4 жыл бұрын
Gabadhan habada u ahay isma badalayso malin ba malinta ka dabaysa way Sii dhalali Habaryar horay usoco kabta xaji
@fathimustaphe3046
@fathimustaphe3046 4 жыл бұрын
Inta Jeceyladoodu heestan u soo direen Qalbigaa ini salaamay 😍😍
@ubahaddowmohamed2658
@ubahaddowmohamed2658 4 жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤ my beautiful Farhia kiip going
@safiamahad9906
@safiamahad9906 4 жыл бұрын
Heart touching song... Siduu ii halaakeeyay haduu herya kuusaaro kuguman haleeyeen😚😚😚😚😚 Niyadayda kuuheelan iyo ahna quluubtayda😘😘😘😘😘👍👍👍
@angelr720
@angelr720 4 жыл бұрын
wow!!! inaba caadi maaha kabayare😍😍
@luulalaki6957
@luulalaki6957 4 жыл бұрын
Qof dartaa u hawshoday hadimiyo iyo lur ha ugaysan👌👌💯💯. Jacaylkayga Markastoo aan arko siduu dadaal iyo dhib ugu marayo inaan lamaane noqono inta saas ufiiriyo oo jacaylkiisu igu siyaado baan qalbiga ka dhahaa walee intaan awoodo dhib iyo xanuun kuuma quuro kumana ciilo in shaa.Allah ❤️❤️allow noo rumee rajada anaga iyo inta nala midkaa oo raba guri islaam ah oo jacayl kudhisan inay taagaan🤲Aamiin
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 Жыл бұрын
hada ma isgursaten mise jeceylkan wa jamacad sadex sano sisocotey 😅
@knannasir8539
@knannasir8539 4 жыл бұрын
Absolutely this song It’s amazing Keep going Queen Farxiyo kabayare
@asmaguhad1155
@asmaguhad1155 4 жыл бұрын
Farxiya fariid Intuusan winter ku Soo galin bay ka gaadhey🤣😂 👍✅🥰❤️
@atirashobujaa4640
@atirashobujaa4640 4 жыл бұрын
Kabayare in de building boqorada hablaha love y mcny welcm bck🔥❤️
@rayanmogadisho8674
@rayanmogadisho8674 4 жыл бұрын
Walaashada ku jecel markay horumarkaga jeclato wa iska sidan Kaba yare hore usoco mataantadi nolosha bad heshaye ❤️❤️🥰🥰
@shuuriyeyare3023
@shuuriyeyare3023 4 жыл бұрын
Boqorada codka qarnigaan farhia kabayare best song Xogmaal media✌️🔥
@ILASOCOTV
@ILASOCOTV 4 жыл бұрын
Waxaan ku jeclahay farxiyo waa qof dadka gadal ka xaban hadi waxaa ka tabneso kugu dhaheso kalsoni buxada ledahay mash alah horay u soco my sister 😍
@fahadhamud9736
@fahadhamud9736 4 жыл бұрын
Taageerayasha dawlinimada soomaaliya ee clipkan daawanaysa like 🇸🇴❤️
@coffewithyusra7314
@coffewithyusra7314 4 жыл бұрын
Jecliya codkeda kabayare 💞💞💞💞👌👌👌👌👌👌👌
@dahranosman4446
@dahranosman4446 4 жыл бұрын
Waan ku jecelnahay qaali anagane
@ifraahmohameddaganmohamed1803
@ifraahmohameddaganmohamed1803 4 жыл бұрын
❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 4 жыл бұрын
Farxiyay ilaaahey kacabsaa waxan walugucadabaa wana luguxisabin donaa ilaahey unoqo oo xijabka qadaa oo katobad keen waxan cajalahada wixi xumaa od sameysina jijibiii ilaahey ha nawada hanuniyaaa
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 4 жыл бұрын
Fadxiya 👏👏 fanaanada koonfur ugu culus.
@kifaxalii4574
@kifaxalii4574 4 жыл бұрын
Naaagtaan waa naag ka qurux badan waligeey ma arag wlhi🙏💋 farhia kabayare toolka quruxdiisa baa tahaY ✌️ Halima mogaal adiga nobarajey runti🤦😘
@Muniba08
@Muniba08 4 жыл бұрын
Best voice ever🙏🏽🙏🏽
@barrelyrics3811
@barrelyrics3811 4 жыл бұрын
Farxiya hees aad u qurux badan abwan dhamays titan baaa sameyay mnsha Allah 💕💕💕💕greet song
@saciidothabit3482
@saciidothabit3482 4 жыл бұрын
Woowoowowowowowowowowow We love ina kabayare ❤❤❤❤❤❤
@bilanbarwaqo7957
@bilanbarwaqo7957 4 жыл бұрын
Qaaylo nagu warerisay Kabayare sida ine hees fiican soo wado camal yahooo Naa Hooyo tahay kaac is astur madaxan fiiqan nagq qarso qeer ilaah hakusiiyo iyo hanun adiga iyo anagaba amiiin 🤲🏻 Inshallah
@galmaycherhiansebabelkitdr6556
@galmaycherhiansebabelkitdr6556 4 жыл бұрын
Love you from Eritrea 🇪🇷 💋💋
@aliali-yf6dm
@aliali-yf6dm 4 жыл бұрын
Farxiya Kabayare wey Bislaaaatay inta igu racsan like Ku qabo hhhhh
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Oh inaba caadi ma aha hees macquul ah waaye 2019 October inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂
@abdiali2252
@abdiali2252 4 жыл бұрын
kkk inta murqanka ku dawaneysaa like ha isaren
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@abdiali2252 weey ku saareen
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@abdiali2252 😂😂😂😂😂😂😂
@MALABSADE
@MALABSADE 4 жыл бұрын
waliba stiin ahay
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@MALABSADE war istiinka leeba saqbar hees dhageeysto
@Kbsl621
@Kbsl621 Жыл бұрын
Wow farxiya kabayare East and West is the best voice
@Suhuur1
@Suhuur1 4 жыл бұрын
Farxiya kabayare ♥️
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 4 жыл бұрын
Kabta xaaji waxaan u ahay taageero buuxa horay fanka iftiinkiisa 👌❤️
@aarkamareexaan4085
@aarkamareexaan4085 4 жыл бұрын
ilaahay amarkii bilcaantaan cod buu ilaahay udhiibay, wallhi fanaaniinta dumarka ah no1 kabayare Ayaan siin lahaa. lkn maxay kaaga taal farxiyey ahyde faarax inay isu badasho wax yar baa ooga hadhsan.
@barbaartashidan110
@barbaartashidan110 4 жыл бұрын
kkkkk
@barbaartashidan110
@barbaartashidan110 4 жыл бұрын
😁
@ayaansugulle6085
@ayaansugulle6085 4 жыл бұрын
hhhhhhh faarax hhhh
@aminoadan1715
@aminoadan1715 4 жыл бұрын
Kkkkkk farax yaasha
@xorriyososo4955
@xorriyososo4955 4 жыл бұрын
Faarx kabayre ayey ku haboontahy😂
@nasriinofficial5785
@nasriinofficial5785 4 жыл бұрын
Inkasto halgaadisa cashaqa hamuuntisa wali qabo haraadkisa wooow erayale miya kujiro heesta kabayare fananad aan jeclahay
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 4 жыл бұрын
Inta daawanaysa janawary 2020 like taabta
@diritahmed6864
@diritahmed6864 4 жыл бұрын
Farxiy kabyare heestan waxay ka bariiqatay iyo hano quluubtayda kal madash baad dishay iyo qaybta labiska
@mahadok229
@mahadok229 4 жыл бұрын
www masha allah hees dhamestiran iyo codba xidigta qarniga farxiyo kabayare❤❤❤👍👍👍👏
@mohamedmuxuumed6495
@mohamedmuxuumed6495 4 жыл бұрын
mahad ok22 lyki
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 4 жыл бұрын
Waxaasaa cod ka ah farxiya kabayare🎤👌🎧. Camera manka waa legend 📸si Qatar ah ayuu u duubay heesta.
@sihamosman1315
@sihamosman1315 4 жыл бұрын
kabayar one and only❤❤❤❤❤
@abdullahiomar216
@abdullahiomar216 4 жыл бұрын
waan tageera farxiya kabayare waxan dhegaysanay malin khamis ah 6 february 2020
@Mursaljr25
@Mursaljr25 4 жыл бұрын
Qof dartaa u hawshoodey like share ha kale baqaylin Viva Somalia illahey quluibteena hamideeyo
@abdirahmansmart3896
@abdirahmansmart3896 4 жыл бұрын
Waan jeclahay. Waan taageera. Walashey Farxiyo kabayare. Codkeeda mcn Naftaa u baahan
@inamohamed2491
@inamohamed2491 4 жыл бұрын
Kabayare keep going
@abdallamohamoudabdi4095
@abdallamohamoudabdi4095 4 жыл бұрын
Kabta xaaji noolow I am happy because kabayare is back ❤❤❤👏👏👏👑👑👑
@bahjbeenmashegt1485
@bahjbeenmashegt1485 4 жыл бұрын
Keep going cod tolmoon KABAYARE💗❤💗❤
@istel3283
@istel3283 4 жыл бұрын
Farxiyo hees Qatar. Lyrics heesta inaba qaadi ka ahan. Well done💗💙💙🇸🇴🇸🇴✍✍
@farhiyamohamed1311
@farhiyamohamed1311 4 жыл бұрын
fananad Aan taagero Axsan cod👏 farxiya kabayare 💐❤❤❤❤❤❤
@sacdiyomohamed3386
@sacdiyomohamed3386 4 жыл бұрын
Heestan markan dhagestay jacel aan ogen baa I daremay ax yaa farxyo sister ilaah haku dhoro cod wu kugudhamaday 🔥🔥🥀
@maquuste1795
@maquuste1795 4 жыл бұрын
Farxia kobayare❤❤👈🔥inti taagera halkaan like saar🤔
@nimcohassan4261
@nimcohassan4261 4 жыл бұрын
farxiyaay waankutaageeraa gabar aankufaano ayatahy farxiyaay abyo timahaga sin xijaabna soxiro malin aaad codsooduubty codkagii wxaakamid ahaa fanka aniga waji kamalihi way igasoo dhamaatey waanrajynaya inad kadhabyso oo iskaga fariisato fanka wlshey aduunyadu waagabantahy alle haku hanuuniyo farxiya
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 4 жыл бұрын
Wwwwww fadxiya dheeman walle aniga oo an wali dawan heesta ayaan like ta ku tabtay 😘😍
@samiiracabdishakuur4588
@samiiracabdishakuur4588 4 жыл бұрын
mashalaah mashalaah Farxiya Kabayare Waa Qof Kalsoni Iyo Wanaag Isku darsatay I Love Farxiya
@WaayeelLyrics
@WaayeelLyrics 4 жыл бұрын
Qoftaan iyo Kheyre waa iga gadanyihiin👌
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 4 жыл бұрын
Wow farxiya kabayare horeye u socoo xabibit 💯💯💯❤️❤️❤️😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹💋💋💋💋💖💖💖
@asmiinaqueen985
@asmiinaqueen985 4 жыл бұрын
Niyadayda kuu heelan io hano quluubtayda😢🌹🥀🌷⚘🌺🌻💋♥️ Farhia kabaye🌷♥️
@ahmedabdirahman6020
@ahmedabdirahman6020 4 жыл бұрын
waxbo lgama qaban karo cod iyo erayo lagu laray laxan mcn
@munadalac1700
@munadalac1700 4 жыл бұрын
Gabdhaha murusade quruxda kujeclahay viva kabayare noolaada maqaar family curudka hawiye❤👈
@aymiabdi7573
@aymiabdi7573 4 жыл бұрын
Qofki wax dhb ujclaady un baa fahmi kara macnheeda🙏
@yaasirkhalif7540
@yaasirkhalif7540 4 жыл бұрын
fanka ciyarta kada heblayo kabayare e maqarkada durwaga iska fiqo
Farhia Kabayare Heestii Maqal Durbaanka Official Video 2020 4k
4:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 3,8 МЛН
FARHIYA KABAYARE 2012 ZAMZAM OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
16:30
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 40 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 39 МЛН
FARXIYA KABAYARE 2021 | JACAYLKA WAXAA SIYAADSHA | HEES CUSUB
7:31
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:44
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,8 МЛН
Farxiyo Kabayare Heestii Darajo Offical Video "True Story" 2020
4:37
Xogmaal Media
Рет қаралды 3,8 МЛН
Farxiyo Kabayare Hees cusub Calaacalka Aduunka Show Nairobi 2017
4:43
Curubo Films HD
Рет қаралды 264 М.
Farxiya Kabayare Heestii Sanad Guuro Aroos Official Video 2021
7:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 411 М.
FARHIYA KABAYARE - NAJIS OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:50
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,4 МЛН
Farhiya Kabayare Heestii Bahda Ayeeydeen Official Video 2021
7:19
Xogmaal Media
Рет қаралды 914 М.
Awale Adan iyo Faisa Dusiiye hees qaraami
9:43
dj Adhiile official
Рет қаралды 396 М.