Farhiya Kabayare Heestii Bahda Ayeeydeen Official Video 2021

  Рет қаралды 914,274

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Farhiya Kabayare Heestii Bahda Ayeeydeen Official Video 2021

Пікірлер: 773
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 3 жыл бұрын
Intiii ayeyo karis ah ismuujiya eyeyo mcn love you 💋💋💋💋
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Ayeeyo ❤
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 3 жыл бұрын
Ayeeyda uxiisa😪😪😪
@mahadkhalifcabdulahi9727
@mahadkhalifcabdulahi9727 2 жыл бұрын
Ayeeyo love
@jaamacnuur7035
@jaamacnuur7035 Жыл бұрын
Ayeydey faadumo ilaahow unaxariiso
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak 3 жыл бұрын
Ayeeyo koris hadaad tahay like hayla dhaafin walaal ♥🤗
@nashadmacalin3634
@nashadmacalin3634 3 жыл бұрын
❤❤❤💕💕🔥🔥🥰🥰🥰
@Hfs235
@Hfs235 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️😘❤️🥰😘 illahow ayeyaday xaliimo cawil unaxariiso
@aminaduale5302
@aminaduale5302 3 жыл бұрын
❤❤❤
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 3 жыл бұрын
Ala ha igo oysinin ayeeyo macaan iso korisay anagoo yar nawanin jirtay we iga fogtay walhi allow anigoo nawad qawo is ku geen geey
@fadumodiriye4940
@fadumodiriye4940 3 жыл бұрын
I love my ayeyo hooyo
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 3 жыл бұрын
😭😭😭😭 wlhi waan oyay markey ayeeyo xalimo tidhi illahay haw unaxaristo ayeeyo mcn xalimo😢😢😭😭😭
@shindesmohamed9347
@shindesmohamed9347 3 жыл бұрын
Aniga xita ayeyady Halimo aya ladhah lkni wey noshahy Alhamdllh .Illah haunaxaristo inti dhimatay
@quusiyeosman9856
@quusiyeosman9856 3 жыл бұрын
sorry sister
@bosteyoabdi7756
@bosteyoabdi7756 3 жыл бұрын
Ayeeyo halimo cigal waay noshahay
@ziaaalpani746
@ziaaalpani746 3 жыл бұрын
alle ha una xariisro
@shukrinasri6869
@shukrinasri6869 3 жыл бұрын
Wallahi same here my ayeyo mcn was called halimo and she passed away 😭😭😭
@sacdiaali4730
@sacdiaali4730 3 жыл бұрын
Inta ayeeyo koriska ah sideda oo kale allow ku naxariiso ayeyo fadumo 🥰🥰👍saar
@jamayare3568
@jamayare3568 3 жыл бұрын
Amiiin 🤲🤲🤲actually ani xitaa ayeyo koris ahay magaca ayeyo fadumo kawada simanahy illah ha unaxariisto ayeyonka
@annshirooh7572
@annshirooh7572 2 жыл бұрын
Asv
@hahabsaamin4236
@hahabsaamin4236 2 жыл бұрын
Aamin alla ya raxma dhaman Ayeeyooyinkeen qaaliga ahaa 😘😘😘
@sacdiaali4730
@sacdiaali4730 2 жыл бұрын
@@hahabsaamin4236 amin
@baacsiRADIO
@baacsiRADIO 3 жыл бұрын
Allow ayeyadey xabiiba caafimaad iyo cimri dheer sii anoo 35maalin jira ayey korintayda la wareegtay maantana ninka labatan jirka haldoorkana ah baan ahay Waa balan inan sidaad i daryeeshay anoon waxba ahayn inan maanta iyo beri garabkaada ha ahaan doonno I love you granma habiba Alasow❤️❤️
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
Wow!! Ayeeyo…Heesti Hore Xay Ahayd ‘Habaryaro’? Silsiladdii Bahadaa Weli Socota….. Heesahani Waa Special, Lamid Ma’ah Heesaheeda Kale, Waxay Oola Kala Baxday Codkeedii Dahabiga Ahaa, Ku Darsoo Laxanka & Ereyadaa Dareenka Leh. Waa Isla Kabta Xaaji..Marka Lagu Leeyahay Heblaayo Waa Hobollad Heegada sare gaadhay Waa Iska Sidan Oo Kale… Allahayow Balaayada Hareer Mari..
@newage1393
@newage1393 3 жыл бұрын
ABDI ASKARI legend we all love you keep up the good work best producer of all time
@kingadnan8128
@kingadnan8128 3 жыл бұрын
Mujaamalo qaan gaadhay! Runta u sheeg nio fanka ciyaarta ka daa dheh.
@ahmedhirsi3695
@ahmedhirsi3695 3 жыл бұрын
Waa run masha allah codkeedi la soo baxday.
@zaranor8813
@zaranor8813 3 жыл бұрын
Apti bn sugayaaa
@hassanmahamud5411
@hassanmahamud5411 3 жыл бұрын
Bakhti baad tahay Abdi askari tube
@samirasaid4276
@samirasaid4276 3 жыл бұрын
Ayeyo fadumo alloow ku naxriso hoygagana fardwsa haka yeelo 🤲🏽🤲🏽
@kafiyayasiin9574
@kafiyayasiin9574 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@ahmedmohamood8380
@ahmedmohamood8380 3 жыл бұрын
Alow farxiyooy balaayada ku hareer mari abti macaan qeer tirobadan ilaahay kaaba baryayaa
@samirasaid4276
@samirasaid4276 3 жыл бұрын
@@ahmedmohamood8380 aamin aamin
@fayrusmohamed9895
@fayrusmohamed9895 Жыл бұрын
Amiin amiin anigana ayeeyday isku magac ayeya ahayeen ilaahey ha u naxariiste amiin amiin
@samirasaid4276
@samirasaid4276 Жыл бұрын
@@fayrusmohamed9895 Aamin wlo shugrn
@amaladan5579
@amaladan5579 3 жыл бұрын
I love my ayeeyo, hooyadey 3 jir markaan ahaa ayeey umul raacdey ilahow kuu naxariiso, ayeeydey ayaa isoo korsatey ilaa iyo 11 jir iyadana weey dhimatey ilaahow ayeeydey faadumo u naxariiso markasto, ayeeyo waan guursadey caruurna waan dhaley I love you ayeeyo🥰💖💞💝
@luulsaid7809
@luulsaid7809 3 жыл бұрын
Wlh anba kula mid ban ahay hoyadey ano 3jir ah bey iga dhimatay ayeeyo marag alx eeda sfc iso korisay alx edadey adunka ugu jeclahay waligey eedo ma Oran hooyo mcnto Ayan irahda
@maasimismaaciil3483
@maasimismaaciil3483 3 жыл бұрын
Aamiin amiin wll ilaahy haw naxariisto
@nazmed8141
@nazmed8141 3 жыл бұрын
Waa oyey marka message kaga aqriyey ilahow meel fiican idinku kulmi .
@amaladan5579
@amaladan5579 3 жыл бұрын
@@nazmed8141 amiin macantoy, dhamaanteen, jecel iyo dardaarankii ayeeydey ayaa maskaxdeyda iyo qalbigeyga ka buuxo,
@ahmedkaafi8504
@ahmedkaafi8504 3 жыл бұрын
Illaahey hanadiisa ha idinku kulmiyo Walalo
@dheymanofficial7882
@dheymanofficial7882 3 жыл бұрын
Ayaydey yaanyo dusheda ku qaday igu korisaay wlhi allow idaaa oo ha dilin anon xajka geynin 😰😘
@queentv656
@queentv656 3 жыл бұрын
Aaaamiiiin abyo ana xanunkas daremoy ayeyadey oos ay so gurtey igu korisey lkn nasiib daro ano wax u qaban ayaa tii rabi ku timid wlhi marka arky qorkga said ayn ku daremey abyo alle kama qado ado ka xaj gudin🤲🤲🤲
@dheymanofficial7882
@dheymanofficial7882 3 жыл бұрын
@@queentv656 amin amin mcnbdney alle haunaxristo abyo waxaa samsysaa masajid la dhisaa hada aragtid sadaqo ugu daar ani wey I noshahy rabi cimri dheer ka siyee 🤲💖
@abdiazizabdulle7496
@abdiazizabdulle7496 3 жыл бұрын
Ka duceyso walal Waa fursad qaali ah
@dheymanofficial7882
@dheymanofficial7882 3 жыл бұрын
@@abdiazizabdulle7496 insh alah abwe mahadsnid
@minamina4318
@minamina4318 3 жыл бұрын
Allahuma Aamiin
@izzabella6491
@izzabella6491 3 жыл бұрын
Inta aan waligod ayeeyo iyo awoowe naxaristoda arkin aniga cml aan u duceyno🥺😢
@abdihakimhassan5256
@abdihakimhassan5256 3 жыл бұрын
Alllow unaxariso ayeyoo iyo awowe an uduceyno inta waligod an arkin
@soodamuhamedyalxow9530
@soodamuhamedyalxow9530 2 жыл бұрын
Anin
@caishomohamud3419
@caishomohamud3419 5 ай бұрын
Lakiin nasiibka dheernhy ayaan in hoyo iyo aabe no nolyihiin farxadna agtoda ku dareno ilahow nodaa nolashu ma dhamaystirna oo familygu dhamays ma noqdo abyo SAS u ogow 😢😢😢
@awodiamond4276
@awodiamond4276 3 жыл бұрын
Farxiya kaba yare fankeda laguma kHazaarin😂🥺hooYo habo ayeeyo 😍❤️
@maryamamohamed6104
@maryamamohamed6104 3 жыл бұрын
Eeda ka sugoya anih😂😂
@annshirooh7572
@annshirooh7572 2 жыл бұрын
Asc.mustafa
@deeqomohamed7377
@deeqomohamed7377 3 жыл бұрын
Masha allah inta jecel reer abtigood heeskaan la qiirooday like aan rabaa
@dekahaji
@dekahaji 3 жыл бұрын
I’m gonna cry 😢 Ayeeyo koris ayan ahay way iga dhimatay ilahayaw Ayeyday u naxariiso 😭😭
@nazleanmohammed6046
@nazleanmohammed6046 3 жыл бұрын
Same here wlhi inaan iska ooyo lee waaye ilaahow kuu naxariiso
@fayrusmohamed9895
@fayrusmohamed9895 Жыл бұрын
Ayeeyo lama iloobi Karo jeceylkoodana inta laguma soo koobikaro intii dhimatay janatul firdowsa rabbi haku irsaaqo inta noolna ilaahey caafimaad ha siiyo iyo cimridheer amiin yaa rabbi and Kabayare thanks adigana ayeeyo ilaahey hakuu xafido amiiiiin
@fiihimbashir6986
@fiihimbashir6986 3 жыл бұрын
Naag rer bicidyahan dhaleen walee dhalasho uma ciil qabto hbo mcn love u ♥
@salmaabdi4786
@salmaabdi4786 3 жыл бұрын
Ayeeyada loo heesayo wa geri koombe baciid yahan habaryaro aya loo qadey tookadan wa geri koombe
@fiihimbashir6986
@fiihimbashir6986 3 жыл бұрын
@@salmaabdi4786 wa isla meshi xabibti love Gari ♥coombenimo
@fiihimbashir6986
@fiihimbashir6986 3 жыл бұрын
@Official blxtube hhhh ma tiri
@xamdimaxamed3068
@xamdimaxamed3068 2 жыл бұрын
Inta ayeeyo kiriska ismuujiya Ayeeyo dadka kuu jeclahay Xanuunkana allow caafimaad kuugu badal😥🤲
@so4627
@so4627 3 жыл бұрын
Allow. Kuu naxariiso ayeeyadeey Xalimo Cigaal baa la dhahaa aruuriso ayee aheed 11 ay dhashay wixi ay dhaleen iyo wixii ehelkeedaaba waa ay soo korisoo soo xanaaneysay allow saa noo soo baxnaanisay adna kuu baxnaani cadaab allah kuma tuso hooygaaga janana fardoosa ka yeel
@Sukuna_thefraud
@Sukuna_thefraud 3 жыл бұрын
Way noshahay xaliimo cigaal
@shukrimohamed1999
@shukrimohamed1999 3 жыл бұрын
Allahuma aamiin
@so4627
@so4627 3 жыл бұрын
@@Sukuna_thefraud abaayo ayeeyday ayaa ka hadlayaa isku magac ayee yihiin farxiay ayeedeed
@Sukuna_thefraud
@Sukuna_thefraud 3 жыл бұрын
@@so4627 sorry wll illahay ha u naxariisto ayeyo
@rudwaaxuseen8486
@rudwaaxuseen8486 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH wlhi wan ku farxay hees reer abti lo qadayo 💖👸Farxiyo sharaf iyo ciso ku nolow Abid abyo mcney💖👸 Intii rer abti iyo ayeeyo Hooyo dhashey la so korey oo suuro iyo naxariis llagu so koriyey is mujiya like I saara
@rahmanmanka9709
@rahmanmanka9709 3 жыл бұрын
Hadatahay ayeeyo koris ha iladhaafin ❤️
@nataashaaaxmadyuusuf2064
@nataashaaaxmadyuusuf2064 2 жыл бұрын
Ayeeyinkay wan dhinten alle janadisa hake arsaaqo allow aamin😰😰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ayaanabdi2961
@ayaanabdi2961 3 жыл бұрын
Wlhi wan oyay wayo waxan ugahay ayeya macnka ay ladahay allhow ku naxariso ayayo mcn adiga iyo in tagleba
@fahmadubat4107
@fahmadubat4107 3 жыл бұрын
Kulamid ahay wan oyay runti Allow inodaaa
@ismciilabdi781
@ismciilabdi781 3 жыл бұрын
Inta ayeeyinkood jecel farta soo taaga💪
@ayaanabdi2961
@ayaanabdi2961 3 жыл бұрын
Wlle wax ahay ayeyo kuras marka wn jaclehay ayeyo allhow unaxariso
@FaadumoCabdi-rv6px
@FaadumoCabdi-rv6px Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ ilove ayeyo❤❤❤❤
@suatomar8434
@suatomar8434 3 жыл бұрын
Naagta kaliyee reerkoda heeso ka dhargisaY🤣
@efoot-ball845
@efoot-ball845 3 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhh naag baarjii sxp
@asmahassan7621
@asmahassan7621 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@neimaabdidheere4227
@neimaabdidheere4227 3 жыл бұрын
ahhhahaha dhashoodi ba kula jogta xata halkan🤣😂😂ayeynkeyg aman wkaa dhanyhin lol
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Hhhh
@rawaan220hassan9
@rawaan220hassan9 3 жыл бұрын
Inta ayeeyo goris ah like isaar hello ayeeyo goris
@camirsss3625
@camirsss3625 3 жыл бұрын
Allow ayeyo noda kabta xaji shugran hpo
@maxamedmaankacadde5616
@maxamedmaankacadde5616 3 жыл бұрын
Allow ayeeyo mcn noo dhowr
@aishomohamedabdi9831
@aishomohamedabdi9831 3 жыл бұрын
Illahay ha unaxariiso ayayadeey macaan maxaan ku xiisay 😭😭😭😭😭
@fadumoabduqadir3979
@fadumoabduqadir3979 3 жыл бұрын
Walle amaan baa kadhacday reer cigaal bare ayeeyo Cambaro cigaal bare walsheed xaliima 🥰👍🏻
@cawoburco9310
@cawoburco9310 3 жыл бұрын
Allow ayeeyo iidaa 17 a yeey ikorisaynaysay allow ku xfid
@MohamedAhmed-be2ul
@MohamedAhmed-be2ul 3 жыл бұрын
Mashalah waan jeclahay abtiyaashay reer wacays gaala eri iyo reer biciidyahan oo dhan waa gob aan cidna lala simi karin.👏👏👏👏❤
@arhezadde
@arhezadde 3 жыл бұрын
Ree wacays ree diini qurux ana ayeeyo iyihiin booq iyo wardheer baa liigu sheegy wligy ma arag ayeeyo way dhimaty anoo yar
@FaadumoCabdi-rv6px
@FaadumoCabdi-rv6px Ай бұрын
Ayeeyo❤❤❤❤❤❤
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 3 жыл бұрын
Reer shikh isxaaq my ayeeyo# casho.
@SalmaMohamed-vx7me
@SalmaMohamed-vx7me 3 жыл бұрын
Ayyeyday died in March 2021! Please igu so duceyay inu illahey qabriga uu wasiciyo!! Ayeyo macaan xawo kulmiye baare illahey haku xifdiyo jananatu naciim ku waar miss you ayeyo maccan 😞😞😞
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 3 жыл бұрын
Ayeeyo korisyaasha waa idin salaamay 😭♥️
@munamuniza3837
@munamuniza3837 3 жыл бұрын
Allah ya rahma ayeeyadey mcn faadumo😢
@mohamedabdile2443
@mohamedabdile2443 3 жыл бұрын
Team ayeeyo fadumo
@ismahanmaxamed2176
@ismahanmaxamed2176 3 жыл бұрын
wwwwwww mansha allha
@museelmi8508
@museelmi8508 3 жыл бұрын
I didnot care about u before now i can say you are one best singer i ever listen. Ilahay haku xafido
@cabdiraxmanxasan5980
@cabdiraxmanxasan5980 3 жыл бұрын
Guuleyso farxiyo kabayare
@cabdiraxmanxasan5980
@cabdiraxmanxasan5980 3 жыл бұрын
Farxiyo aniga mel kasto sida aan qoral kugu sodirayay wan dalay fesbuk iyo yutib intaba in aan lef sogalana ima surta geleyso in aan adi lee kula hadlan aan ubahanahay kale wax dhef qof karabana maahe walshey
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 жыл бұрын
Aniga way dhimatay ayayday iskoo korsatay alle ha u naxariiso ayayday macan allow janafardowsa guri uga yeel
@fardosaabdiali8654
@fardosaabdiali8654 3 жыл бұрын
Ayeeyday means the world to me😩😩❤️❤️❤️❤️❤️ #ayeeyo koris
@jamadmohamed5469
@jamadmohamed5469 3 жыл бұрын
Habo dhan kasta wad kadhisan taha hurmar wacan habo❤️🇸🇱
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 3 жыл бұрын
Inta ayeyo so korisay 😭😭😭aya hestan daremi kara❤❤❤ilove you ayeyo mcn cimri dher ban ku rajen
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 3 жыл бұрын
Farxiya kaba yare Ma family goodiibay Fankii kusoo ururisay😂 Ayeeyo mcn hooyo siraad axmed❣ Ayeeyo abo Alle how naxariisto😥
@fadumoawes3631
@fadumoawes3631 3 жыл бұрын
Manshalah sakay ayeydey bad xasusay ilahaw ayeyadey u naxariso adna ayeyada ku daa farxiyo iyo intay ayayo korisay
@ashheart9761
@ashheart9761 3 ай бұрын
Farxiyo nimeey,qaab rageedeey guuleyso waligaa ❤❤❤❤❤
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 2 жыл бұрын
Ayeeyo mcn booskiisa hooyo allah ha unaxariisee adoo noo buuxiyay illhy ayeeyo hnoo kaa daayo mcn cimri dheer iyo cimabdo suubn allh kuu baryaya iyo cafimad ayeeyo xaliiimo lanta noloshu wa ii murugo iyo Ciil
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Habaryar ayeeyo maa ku xigtay 🤣🤣 Ameen 🤲🏾
@mohamudisse8079
@mohamudisse8079 3 жыл бұрын
Ayeeyday Faadimo xaaji Ismaaciil..AU Ugaadeen, Reer Cabdulle-Maalinguur yaa halkan kujira.
@queenhubi465
@queenhubi465 3 жыл бұрын
What amazing song...I really love my ayeeyo
@fatushey8006
@fatushey8006 3 жыл бұрын
Love isara inte ayeeyodood kurise hestan macanked fahmi kara😭❤️❤️
@hidikmedia5322
@hidikmedia5322 2 жыл бұрын
Thanks farhiya cousin heestaaan caawa familka dhan ayaa ku jira ❤️❤️❤️❤️
@BarliinXuseen-ix7jg
@BarliinXuseen-ix7jg 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanali5163
@hodanali5163 3 жыл бұрын
Labadaydii ayeeyaba inkasto dhinteen hadana alxmd wakhti fiican ayaan labadoodaba lasoo qaatay 😩❤️
@miminawewe2809
@miminawewe2809 3 жыл бұрын
Intey ayeeyadod u noolyihiin, Allah nii dhooro, cafimad iyo cibaado suuban Allah noo walasiiyo! Inta dhimatay alllah u naxaristo! 😭😭😭😭😭😭
@boqoradasomaliland5695
@boqoradasomaliland5695 2 жыл бұрын
Aniga ayeydey aya ikorisey wey dhimatey 2021 habeenku kow aha aniga sanad wngsn ima aheyn😭😭😭😭😭
@AbsamoFilmsVlogs
@AbsamoFilmsVlogs 2 жыл бұрын
Another level wayo marki igu horesay habo iyo ayeeyo..laguqaday. We love 💘 u farxiya kabaryar
@ahmednani1659
@ahmednani1659 3 жыл бұрын
Ayeeyo cimri dher iyo cibado suban Mudo 15 sano ma arkin ayeyday Aamino ❤😭 hda wxy jogtaa DDSI
@kaafisaabdullahi385
@kaafisaabdullahi385 3 жыл бұрын
ayeeyo jaceyl wlh♥️♥️♥️♥️💔💔💔💔
@edebsanhassan2465
@edebsanhassan2465 3 жыл бұрын
Qoftan anigu wan ku haysta waaa qof aad u fican oo fariiida kolba fanku heer lagama gadho lakiin yidu waxay ku amantya famaligeda masha allaha 😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰♥️♥️♥️💚💚
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 3 жыл бұрын
Reer ayeeyo habarjeclo 💘 Reer abtiii dhulhahante 💘 Reer adeer majerteen maxamud salebaan 💘 Ayeeyo adeer diiiir 💘 Haaye one love sxbyaal nasiib wanagsaniyaah
@ubahcabdulahi8039
@ubahcabdulahi8039 3 жыл бұрын
Ayeydey ayaa ika xanunsan inuu ilahey i Cafiyo 😭 iku so duceya Dhaman Somali weyn ilahey Dartii😭😭😭 waan jeclahy ayeydey
@juweeriyajano9303
@juweeriyajano9303 3 жыл бұрын
Alle ha caafiyo walalo
@samiraahmed9328
@samiraahmed9328 3 жыл бұрын
Ale ha cfyo
@leilaali6527
@leilaali6527 3 жыл бұрын
Ilahey ha ku cafiyo ayeyo mcn
@najmakhalif7393
@najmakhalif7393 3 жыл бұрын
Illahoow iida ayeyday mcnbadan ♥️🌏😭
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Edo mcn farhia Mohamed abdulle hees ceelbuur deri wabxo jacar ilaa galhareri Ka hadleysan Ka sugayna i.a hada Nahay rer anaaba🥰🥰🙏
@Shukryyyy
@Shukryyyy 2 жыл бұрын
Heestan mar alala markan dhageysto wan ilmeya wlhi 🥺 ilahayo uu naxariso ayeyooyin keey 🤲
@user-te4zi8hl4t
@user-te4zi8hl4t Ай бұрын
Waligay man arag ayeyo dhan saas ay tahayna wlhi wan ilmeya markan iguso dhacan 😢 yarabbi janada nagu kulmi 🤲😭😭😭😭😭
@ikranbashirali1623
@ikranbashirali1623 3 жыл бұрын
Adeerkay xakaaar aderkay julaay alalw idin barakaay 🥰🥰❤️❤️💋
@ayaanaxmed6940
@ayaanaxmed6940 3 жыл бұрын
😭😭😭😭heesta waxan ku dhamaystay ohin 😭kalmada ayeyo aad Bay itabanaysa ayeyo hadan aduunka kugu wayey 😭😭😭ilahow aynan janada isku wayin😭😭😭😭😭😭5/8/2020😭😭😭😭malinti foosha xumayd😭😭
@hannaha188
@hannaha188 3 жыл бұрын
May Allah grant al my Eyeeyps and Awoows entrance to the highest heavens. Amin Amin
@AishaSaid-qq3yq
@AishaSaid-qq3yq 3 ай бұрын
Ayeeyooyin saida and maryam alle maqada rin inan ifka kukulanoh😢 ilaahy hoy giina janada haka yellow aamiin yaarappi
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 Жыл бұрын
Ayeeyo illaahoow kuunaxariiso 💙💙♥️♥️🌹✌️😍💓💜
@warish9081
@warish9081 3 жыл бұрын
Mashaa allaah eedadeey xalima cigaal barre illaahay cimriga how dheereeyo reerkana eeboow noo barkee thanks farhiya habo waad mahadsntahay from UK
@ikranbashirali1623
@ikranbashirali1623 3 жыл бұрын
Mashalah ayeeyo xaliimo cigaaal iyo edoyinkay aderaday abahay walaldiis allaw ikiindaaa amiiin julay alalw ikaaa caafii adeer mcne abahay labaad 🥰🥰🥰❤️❤️
@daadiryare2890
@daadiryare2890 3 жыл бұрын
Ilaahow bahda ayeydeey balaayo hareera mari habaryarseey/ aayayaashee walee wan jeclahay
@safiyoabdi9764
@safiyoabdi9764 3 жыл бұрын
Ayeyo macan Cibado Ciise ilahay Qabrigana Ha u wasiciyo Hoygana Jannatul Fardowsa Ha Hoygeda Ha ka dhigo Allahu Amiiiin Amiiin
@khalidomar8498
@khalidomar8498 3 жыл бұрын
Ayeeyday xaliimo suleeyman allah ya rahma😢😘 allahoow cafimaad iyo taam waqti siii ayeeydeey xasno oo balayada hareer mari❤️❤️
@yoonismaxamed1383
@yoonismaxamed1383 3 жыл бұрын
AX AX alla yeey ayeeyo hooyo dhashay korisay allow ayeeyadey iixafid
@ZR-qz5qb
@ZR-qz5qb 3 жыл бұрын
asc wan ku sallmay farxiya hbo calosha ayaa na xanujisay walidki aya amantay ayeyoyin io habaryaro ayad amantay msha allah farxiyay gabar shanka ron ba tahay hoyadii ku dhashayna ma khasarin wax an lagu fakarin ayaa ku fakartay hade shukran malaayiin shukran baan ku lenahay hambalyo hambalyo guulayso taajkiina waan kuu saarnay
@SalmoaxmedShiikh
@SalmoaxmedShiikh Ай бұрын
Ayeyo Mcn fadumo alloow ku naxariisto hoygagana fardwsa haka yeelo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🥺
@xananxasan3396
@xananxasan3396 3 жыл бұрын
Wlhi heesta wey iga oohisay I love you 😍 hooyo maryan ayeeyo❤
@MuruqsayPodcast5223
@MuruqsayPodcast5223 3 жыл бұрын
Ayeeyo aaba dhashay nasiib uma yeelan inaan arko😭 Ayeeyo hooyada dhashayne mudo 6 sano waqti fcn farxad laqaatay nasiib darro 2012 gurigeena ku geeriyootay😭 Ilaahow ayeeydadeey janadaada gee
@qaalijilacow8604
@qaalijilacow8604 3 ай бұрын
Ayeeyo xaliimo baariyeey allow ku naxariiso ayeeeyo
@ruweydoyahyesaalim6931
@ruweydoyahyesaalim6931 8 ай бұрын
Ayeeyo Xaliimo ilhey haku naxariisto janadii harso yaa allah 🤲😢💔😭😭
@mohamedizmail361
@mohamedizmail361 3 жыл бұрын
Ayeeyo hooyo aduunka ugu jeclaa waxay iga jeclayd hoyadeed idhashy anoo gacanta sidaa u hayaa dhimanty shiqsi ka naxariis badan imaysoo marin imansoo marindoono wlhy ayayday wlal igusoo duceeya 8/6/2021😰😭😭😭😰😰15cisho maan arag ayeeyday
@hassanabukar315
@hassanabukar315 3 жыл бұрын
Masha Allah kabayare she's moving forward wawww
@iqraomar2414
@iqraomar2414 3 жыл бұрын
😭😭😭 Mac
@secretstar8830
@secretstar8830 3 жыл бұрын
Ayeeyo ma arag imana korin balse mid abti u ahay ayaa iga yaabisay ayeeyo koris way dhaafeen waxeed 😁👋👸🏻
@habibaomar5604
@habibaomar5604 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@samiyacabdiqadir5208
@samiyacabdiqadir5208 3 жыл бұрын
Qof ayeeyo haysataa ma iisho aduunkee qof Ayeeyo korisa ayuunbaa dareemaya macaanka ayeeydu leedahy alleh hay daayo ayeeyday dhuuxo xasan mumin waxan ilahy kagag barayay cafimaad taama enzha allh waxaad tahye qof kaliya ee aduunka ugu jecalahy 😢 ilahay haykaa daayo ❤️❤️
@hoodoabdi2845
@hoodoabdi2845 3 жыл бұрын
Ayeyo mccn Alhee haku Naxristo maryan xaaji maxmuud Ayeeyo hooyo
@zainabhassan1067
@zainabhassan1067 2 жыл бұрын
Ciise muuse iyo Sacad muuse my 2 ayeeyos allah haydiin naxariisto ayeeyoyinkey Amiin
@abdullahiayanle955
@abdullahiayanle955 2 жыл бұрын
Bismillaah waa hees cajaaib leh runtii
@mankamanta9507
@mankamanta9507 3 жыл бұрын
Ilaahow bahdaa ayeeydee balaayada haree ramari bukaan iyo kadhoor waxbaasoo balaayada hareeramari aamin🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@suhaylakarar3413
@suhaylakarar3413 3 жыл бұрын
Ayeeyday macan xalimo cigal beerkey igatal wllhy ❤❤💯💯💋💋
@maftuuxamascud7618
@maftuuxamascud7618 3 жыл бұрын
Wlhi Fariiidnimadiii Ooo Gabadh lagasooo dhigay
@axmedmaxamed4957
@axmedmaxamed4957 3 жыл бұрын
Ayeeydeey xabiibo cigaal baan soo xasuustay allow qabriga kuu nuuri laabtena kama go i doontid abidkaa ayeeyo mcn 😭
@xaawosiciid122
@xaawosiciid122 3 жыл бұрын
M.a ayeeyo koris ma ahi lkin ayeeyoyinkay waan jeclahy inkastoo imika hada mid hooyo kaliya ii nooshahy🥰allah ha noo kaa daayo ayeeyo🥰 ayeeyoyinkayga dhinty rabi ha unaxriisto🤲
@fatmayuusuf8284
@fatmayuusuf8284 3 жыл бұрын
Ilahayow bahada rer ayeygay wamadax dhulbahante boqortoyadi baharar same ilahayow ilali qulubtayadana isjeclay si
@fariidohfaraxzan8097
@fariidohfaraxzan8097 2 жыл бұрын
Ayeeyo mcn khadiija aw Axmed jamac cabziiyE❤💯🥺❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@marishmohamet9122
@marishmohamet9122 3 жыл бұрын
Ayeeyo ima korin .lkm waa naxariis socta.marka u tagto wax ku siinaysaaa .wyna idaafcdaa.ayeeyo cimiri io cibaado suuban 💓💓💓
@xasaaziyare4751
@xasaaziyare4751 3 жыл бұрын
Cajiib kabayare another level dadkan maha qoftan cod wa dhameysay wli fanka inta aad kujirto raju leyahy
@hothosultan5845
@hothosultan5845 3 жыл бұрын
Gabdhn iney fmiligodi hibaded ugu hesayso inta igu racsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯
@leylaabdulqadir1585
@leylaabdulqadir1585 3 жыл бұрын
Ilaahay igama hormarsho ayeyday Macaan xaawo cali
@samsamnoor1425
@samsamnoor1425 3 жыл бұрын
Wllhi indhaheyga ilma katimid markey tidhi ayeeyo Xaliimo ayeey dey magaceda allh ku naxariisto ayeeyo
@hadiahussein7279
@hadiahussein7279 3 жыл бұрын
Farxiya kabayare fanaanada kaliyee family geeda uga faro qabatay fanka.. Dayniile, hooyo, walaasheed, habaryar yaalkeed, imika ayeeyo. Waxan sugnaaba waa awoowo iyo labaday dhashay👍🏻👍🏻
@user-oc1ei8lz3r
@user-oc1ei8lz3r Жыл бұрын
Ayeeyaday xaliima axmed shire waa inaa dhegaysiiyaa heestaan
@Mohame496
@Mohame496 3 жыл бұрын
Away reeer aabo iyo reer ader iyo edo ayal axge lagu iloway
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 3 жыл бұрын
Reer abtii ba ka qaliisaan.
@voiceofpeace7658
@voiceofpeace7658 3 жыл бұрын
*I invite everyone for quran recitation thank you* 💔💔🌷🌹🙏🙏🙏❤
@abeymohaa7550
@abeymohaa7550 3 жыл бұрын
Where? Is there a platform . A WhatsApp group or something am really interested in search an initiative
@idilcabdi9856
@idilcabdi9856 3 жыл бұрын
09
@bulsho9658
@bulsho9658 3 жыл бұрын
@@abeymohaa7550 jjjjjjjj
@lulytafabree5352
@lulytafabree5352 3 жыл бұрын
You shouldn't be here at first place.
@seyrukhahmed1122
@seyrukhahmed1122 2 жыл бұрын
LOL NO
@Kastaro14
@Kastaro14 3 жыл бұрын
Ayeeyo is my heart 💜
@ina_nuur
@ina_nuur 3 жыл бұрын
Ayeeyo Halimo Allah unaxristo 😭🥺🥺🥺🤲🤲🤲🤲🤲 ayeeyo mcn wan kuu xiseey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cabdirashiidcali183
@cabdirashiidcali183 2 жыл бұрын
Ayeeyo dhamo kooshin iyo ayeeyo maryan cali allaah haw naxariisto
@samiracumar9562
@samiracumar9562 2 жыл бұрын
Farxiya kabayare alle haku sharfoh heestan aaad ayaan ugu qiirodaah😭😭😭😭
@samiramclin7282
@samiramclin7282 Жыл бұрын
Ayeyo halimo she is my every thing ayeyo love u wlhi nololshada laanta maye joogteen
@sahroshinoburanbur5930
@sahroshinoburanbur5930 3 жыл бұрын
Hoyadeey ayeeyded iso korsatay xalimo maxamed Nur allow kunaxariiso malab iyo ukun inbadan mexey isiisay 😭😭😭😭qoraalka ohin ano igaqubaneysaan qoray
Farhiya kabayare Heestii Habaryaro Official Video 2021
7:01
Xogmaal Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
Farhia Kabayare "Heestii Hano Quluubteyda Official Video 2019
5:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 2,3 МЛН
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 124 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 86 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
Awale Adan iyo Faisa Dusiiye hees qaraami
9:43
dj Adhiile official
Рет қаралды 396 М.
Farxiya Kabayare Heestii Sanad Guuro Aroos Official Video 2021
7:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 411 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 429 М.
FARXIYA KABAYARE NEW SONG HOOYO RUUN FARSAMADII SOMALI TOTAL ENTAERTAINMENT
6:44
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 4,1 МЛН
FARHIYA KABAYARE - NAJIS OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:50
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,4 МЛН
Farxiyo Kabayare Heestii Darajo Offical Video "True Story" 2020
4:37
Xogmaal Media
Рет қаралды 3,8 МЛН
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 124 МЛН