FARHIYA KABAYARE - NAJIS OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 4,347,838

Liibaan Jama

Liibaan Jama

4 жыл бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2020
ERAYADII: ABWAANADA FARHIYA KABAYARE
LAXANKII: KARAAR XAREED
CODKII: FARHIYA KABAYARE
MUSIC BY: ADIWAHAB ANTAR NAJI
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
EDITED BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 1 400
@binticali2421
@binticali2421 4 жыл бұрын
Kkkkk dad baa heestaan u soo labistay lee iga dheh ku jecliyaa kabta xaaji😍😍❤❤💓💓❤❤❤🙏👍👍👍👍👍
@xaasicali332
@xaasicali332 4 жыл бұрын
Nayaa fuulxumo jareerta ueg
@kurtisjohnson2111
@kurtisjohnson2111 4 жыл бұрын
goo.gl/search/Safeway+2201+E+Madison+St 📍 Safeway 2201 E Madison St (206) 494-1518 goo.gl/search/Safeway+1410+E+John+St 📍 Safeway 1410 E John St (206) 323-4988
@binticali2421
@binticali2421 4 жыл бұрын
@@xaasicali332 waxa heesta lagu karbaashaayo waa adiga duliyahoow araga xun edeb yeelo xayawaan naaga caaye sooxero gorgord iyo shaash
@aminokhalif5368
@aminokhalif5368 4 жыл бұрын
nas fataal ah waayr raga maanta
@aminokhalif5368
@aminokhalif5368 4 жыл бұрын
🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗
@khadarkayse3610
@khadarkayse3610 4 жыл бұрын
Hadaanu Nahay Raga cayda waan Aqbalnay waayo Waxa jira rag badan oo Hablo badan Mustaqbalka kaga ciyaaray !!
@fatuumohamuud6286
@fatuumohamuud6286 4 жыл бұрын
Kuwaas waa kuwo liito lkin rageena cay ma mudan dhibmlhn qoftan xanaq aa ka kenay ha u qabanina🙏🙏
@khadarkayse3610
@khadarkayse3610 4 жыл бұрын
ok wlal
@anushkashekeye4365
@anushkashekeye4365 4 жыл бұрын
Wiil rageed inta xuna alha soo hanuuniyo
@naimaabdullahi2790
@naimaabdullahi2790 4 жыл бұрын
khadar kayse sax wlh aniga cml waxa leygaga ciyaray nolosheyda u dhan
@hoo3976
@hoo3976 4 жыл бұрын
khadar keyse mashaaaaaallah niin rag ayaba tahaye hadaad heesta yeeshaye kuwa badaan aya xanaqiii doona
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 4 жыл бұрын
She dropped the 🎤 on this track. The sad thing is, a lot of our women can relate to this... us men need to do better.
@Jays132
@Jays132 4 жыл бұрын
💯
@miskiabdi8701
@miskiabdi8701 3 жыл бұрын
It’s the fact for me
@FatimaAli-ne1tc
@FatimaAli-ne1tc 3 жыл бұрын
Men ain't shit
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 3 жыл бұрын
@@FatimaAli-ne1tc That's not the attitude wll. We fail each other at times, it's easy to always blame the guy.
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 3 жыл бұрын
@@hassanmadarhillfiger9001 I agree. I can relate to it at times and I'm married. You definitely took the best route for you and put your child first, as it should be. We as a community need to do better.
@asiyahussein1650
@asiyahussein1650 4 жыл бұрын
It's the black winter gloves for me lmaoo
@ilovescurls4567
@ilovescurls4567 4 жыл бұрын
It’s the trim for meee
@ilovescurls4567
@ilovescurls4567 4 жыл бұрын
It’s the sharpie hairline for me
@najmaahmed1803
@najmaahmed1803 4 жыл бұрын
It’s the lyrics for me 🤣loll
@naj8324
@naj8324 4 жыл бұрын
NO DEADASS LMFAOO
@abdirisaqgorano4554
@abdirisaqgorano4554 4 жыл бұрын
@@najmaahmed1803 89
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Queen Farxiya Kabayare Ragga Xun xun bay Karbashtay 😂 inta Wanaagsan kuma jiraan anigo kale 😁
@khadroomer842
@khadroomer842 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@qalimahmd6242
@qalimahmd6242 4 жыл бұрын
ma hubtaa
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
@@qalimahmd6242 Haa Hhh 😂
@faadumocali6502
@faadumocali6502 4 жыл бұрын
Hhh wlle way laheshy 🤣🤣🤣🤣
@caaishamaxamuud9987
@caaishamaxamuud9987 4 жыл бұрын
Hhh🤣🤣🤣🤣
@user-ed9yb5eq9h
@user-ed9yb5eq9h 4 жыл бұрын
It’s so sad a lot of Somali mums can relate to this song 😭
@abdisilver7523
@abdisilver7523 4 жыл бұрын
And then most men wanna get pissed when they date another race... I swear to god bro, it hurts to see a women suffer when u were raised by single mom, you don't wanna repeat the same cycle but rather breaking it
@hodonhibo6889
@hodonhibo6889 4 жыл бұрын
😂😂😂
@najmamahamed9957
@najmamahamed9957 4 жыл бұрын
Yeah
@qadromohamed4137
@qadromohamed4137 3 жыл бұрын
Yep ibliis soo arkay
@josephmessiah1491
@josephmessiah1491 3 жыл бұрын
What’s she saying?
@josephmessiah1491
@josephmessiah1491 3 жыл бұрын
I really hope this generation of Somali men do better.
@haldhaa804
@haldhaa804 3 жыл бұрын
"Ibliisyahoow inabad gali ilmahayga ii dhaaf" this hurts, i am just in it. I hope one day, he will leave me and my kids peacefully.
@gingers2555
@gingers2555 3 жыл бұрын
I hope things get better for you
@haldhaa804
@haldhaa804 3 жыл бұрын
@@gingers2555 thank you,
@ummudaaim3788
@ummudaaim3788 3 жыл бұрын
Walahi it has music but otherwise its the truth walahi...May Allah help u macaney..InshaAllah he will become a better man
@safiabokor9147
@safiabokor9147 3 жыл бұрын
Werarowdoyaw
@ebyanmohamed198
@ebyanmohamed198 2 жыл бұрын
InshaAllah
@ismailbello9044
@ismailbello9044 3 жыл бұрын
Iam Hausa/Fulani a Nigerian from west Africa you guys are one of the few we share a lot of similarities in our culture and religion and I most say your music is amazing I wish I can find one with subtitle. Any way you have a wonderful voice farhiya simply sublime really.
@canabyusuf1505
@canabyusuf1505 3 жыл бұрын
Wish you understand this song its related after divorce or breakup, women share the same feelings so thats wahy they are in to this song.
@ismailbello9044
@ismailbello9044 3 жыл бұрын
@@canabyusuf1505 Thanks
@sameerah1405
@sameerah1405 3 жыл бұрын
I’m Nigerian too, I’m looking for a translation of the lyrics. I know it’s a good song with very relatable lyrics lol
@misshodaclass6027
@misshodaclass6027 3 жыл бұрын
@@sameerah1405 trust me this one is so offense don't think it is worth transualting
@shukridool3903
@shukridool3903 3 жыл бұрын
I am somali my grandma told me Hausa, Somali, Anfar, Oromo, amhara, Maassia, tuuti, hutuu, and many more used to be one people but their enemies divided them to parts . 😓😓🤔🤔 Thanks . We ❤️ you too .
@khalilhashi3950
@khalilhashi3950 3 жыл бұрын
Inay heestu xaqiiq ka hadlayso jibada dumarkad ka garanaysa 😂😂
@khadraahmed5
@khadraahmed5 4 жыл бұрын
Get it farhiyo!!! This song is for all the boys who were suppose to be men 🤣🤣🤣🔥🔥🔥
@kadijafarah421
@kadijafarah421 4 жыл бұрын
Very true 👍
@igalhussein6454
@igalhussein6454 Жыл бұрын
True
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r Ай бұрын
Alla Mxa Niman Badan Oo Nacasa EeY Ku CaYadhen Gabdho Badan Mustaqbalkoda Io Sharafkoda.😩 Naga Rali Ahada Gabdha Hena SomaliYed.✅🤴❤️🇸🇴
@aminaamiiraofficial7141
@aminaamiiraofficial7141 4 жыл бұрын
Farhiya Kabayare waa qof qaali ah oo aan inaba caadi ahayn waa heeska aan ugu jeclahay dhammaan heeseheeda woow
@issaabdullahi4323
@issaabdullahi4323 4 жыл бұрын
Whoever messed with farxiyo please apologise cz she is pissed off this year......tunaona moto!!!
@maryanbare9810
@maryanbare9810 4 жыл бұрын
Ryugj
@shunajla
@shunajla 4 жыл бұрын
Kweli amewaka sana
@recpectboy6339
@recpectboy6339 4 жыл бұрын
Wlhi wexey ka hadashay wax jira
@kitten7669
@kitten7669 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@kitten7669
@kitten7669 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 3 жыл бұрын
I know every single mother felt this song
@hodanmohamed9835
@hodanmohamed9835 4 жыл бұрын
HEESTAN IGUMANA SOCOTO OO WALI NIN MAN GUURSAN HADANA KAMA DAALO INTA ILA MID KA LIKE ISAAR
@cabdiwahab5180
@cabdiwahab5180 4 жыл бұрын
Kkkkj
@mohamedelmi8104
@mohamedelmi8104 4 жыл бұрын
Hees kulahaa ma aflagado hees ah😂😂😂😂😂
@rahmaabdimohamud5289
@rahmaabdimohamud5289 4 жыл бұрын
@@mohamedelmi8104 !ààAAŹŹZAÀ+!!+!!+`°°°°!!!!!!!!`1°°°°`°aQQÀQQWQQaàA!!+2`2°°°°`!!!!+!@!`!!à2ààaaEà`A
@mohamedelmi8104
@mohamedelmi8104 4 жыл бұрын
@@rahmaabdimohamud5289 luqadan i faahfaahi
@farhanabdi5488
@farhanabdi5488 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@user-fz3dy7bp9d
@user-fz3dy7bp9d 4 жыл бұрын
The divorce rate in the community is gonna be skyrocketing after listening this song. 😂😂😂
@king_moalim
@king_moalim 4 жыл бұрын
I do agree 😁
@user-fz3dy7bp9d
@user-fz3dy7bp9d 4 жыл бұрын
Rayma X exactly 😂
@hibakusman4596
@hibakusman4596 4 жыл бұрын
Angry Tiger lol 😂
@dhegadheer2600
@dhegadheer2600 3 жыл бұрын
@Suad Ali most of them are aggressive I gave up honestly 😂😭
@armaan970
@armaan970 3 жыл бұрын
@@dhegadheer2600 I swear some of us are good. 🤣🤣
@khadraomer4205
@khadraomer4205 4 жыл бұрын
Barigi hore waxay ahayd fananada ugu necebahay lkn heestan mar Kay qaaday ka dib wan taageraa love you hppti dhukuro ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 жыл бұрын
Imakad ku wada cayda. Rer burco wali ma wadaan.
@aminoabdi3027
@aminoabdi3027 Жыл бұрын
Your so right sister
@Jays132
@Jays132 4 жыл бұрын
I love the chorus and yes this song is spot on. Somali men need to do better by their women and kids period
@halimamusse1713
@halimamusse1713 3 жыл бұрын
Periodtt
@khadijaali6856
@khadijaali6856 3 жыл бұрын
Say it loud sis 👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾
@misslildutch
@misslildutch 3 жыл бұрын
So catchy but so offensive! 😅🥰🥰❤️ het songs are always banging !! 👏🏽😍
@faadumomaxamedaxmed3651
@faadumomaxamedaxmed3651 3 жыл бұрын
Rsyuutew
@faadumomaxamedaxmed3651
@faadumomaxamedaxmed3651 3 жыл бұрын
🥬🥤🥃🍴🍽🧊🧃🧃🔪🔪🔪
@jamaomar4791
@jamaomar4791 4 жыл бұрын
How you gunna deliver a song like that with good vibes 🤷‍♀️
@boo90ops42
@boo90ops42 4 жыл бұрын
Lmao that's what kills me. She really called him iblis I CANT 😭😂😂😂
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 4 жыл бұрын
I laughed too hard at this comment. It's the calmness and then you hear the 'words'. He done her wrong!
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 4 жыл бұрын
@Xkx Official She did.
@NoloshaCusub0
@NoloshaCusub0 4 жыл бұрын
@Xkx Official I know. Aduunya
@ikramabdi7372
@ikramabdi7372 4 жыл бұрын
@@NoloshaCusub0n
@phahimanadrakarem8075
@phahimanadrakarem8075 3 жыл бұрын
Naagta kaliya qodhayasha naga wasta farxiya naasuhu kuma goan saa u bufi najisyada 👏🏻💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
@monadiriye2088
@monadiriye2088 4 жыл бұрын
The amount violations in this 😂😂
@m.a.n2477
@m.a.n2477 4 жыл бұрын
This song is a tough but true message to Somali brothers that need to hear this message...Now she just needs to make the sisters version of the song for those that need to hear it👈
@Syfyany
@Syfyany 3 жыл бұрын
Oh my God, believe me, the sweetness of Somali women, I have not seen a beauty like it, and there is no beauty after it that is unparalleled.
@nadiyah3599
@nadiyah3599 3 жыл бұрын
It’s the shape up for me LOOOL🤪🤪
@Hani5v9
@Hani5v9 4 жыл бұрын
Farxiyo dambi gaga iyo dambi walidka illaha hadafo waxaad ka hadashay waa ruun ee Gabadhahana wad oo cadgoysee mid ku dayaco eebo kuma toso. Thank you!!🔥💯💯💯❤️❤️😍🥰😚😀
@fartuuncumar2977
@fartuuncumar2977 4 жыл бұрын
Ku kkkķk .1246975/
@TheTrendyTypist
@TheTrendyTypist 3 жыл бұрын
We as men should pull up our socks and bring change between our women's 😂 this song is literature
@12asha13
@12asha13 3 жыл бұрын
Wow, I am shocked this is coming from somali man. Maybe they have felt the affects of their behaviour.
@dahirdayax7876
@dahirdayax7876 2 жыл бұрын
@@12asha13 zada
@imrandamss8305
@imrandamss8305 3 жыл бұрын
Thank u for this song. Happy new year to our star. Love Somali music. From Cameroon
@shabeel2794
@shabeel2794 3 жыл бұрын
War naagtan wax lagama qaban Erayada :ABWAAN FARHIYA KABAYARE 😂😂😂😂
@faizalmohamud3648
@faizalmohamud3648 4 жыл бұрын
Gabdhaha somaliyeed ee sharafta leh nin xun uu jiraa taas la iskuma hayo Anigu nin baan ahay caruurteyda waan jeclahay xaaskeeyga waan dhowraa sida aan nafteyda u ilaaliyo kama tago iyadoo ii baahan walaahi Uff dheha qoomo luud fadara ku soo kortey nacala tulaa akhas uff
@user-pm8zf2ei5p
@user-pm8zf2ei5p 4 жыл бұрын
Faizal Mohamud manshallah
@faizalmohamud3648
@faizalmohamud3648 4 жыл бұрын
@@user-pm8zf2ei5p 👍👍👍👍👍thanks
@maryambrahim82
@maryambrahim82 4 жыл бұрын
Kulligiiin waad xuntihiin waayo isma qabataan
@HoyaZak
@HoyaZak 4 жыл бұрын
Isma qabataan dalka eeg
@janet_jaynedoe596
@janet_jaynedoe596 4 жыл бұрын
Faizal Mohamud-> niin ficaan ama niin raag hadii tahay, iyaadanah khoomoluud ama waxeey tahay aad umaleyneso udaa. Niin rag-nag kuma mashqulo okay? Iyada iyo illahigayda dhexdood kadexbax mahadsanid. Ilmahaga nagtaada iyo naftada kumashquul
@IidleMaxamed-ol4cu
@IidleMaxamed-ol4cu 15 күн бұрын
Nabi Mohamed ku sali😢
@ayanmohamedabdi8296
@ayanmohamedabdi8296 3 жыл бұрын
I'm 18 yrs old en I have never married 😂😂😂😂en dhe way i luv dhiz song u can't believe 😂😂😂😂😂waxadba mooda in boqol mar laisofuray
@billyjean9422
@billyjean9422 3 жыл бұрын
Hhhhh istqfurulh
@gabadhugaradkudhalay4387
@gabadhugaradkudhalay4387 3 жыл бұрын
Same sis wlhi🤣🤣🤣🤣
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 3 жыл бұрын
U DIYAARGAROW 20 FURITAAN
@queendm1317
@queendm1317 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@abdinasir111
@abdinasir111 4 жыл бұрын
Why is she wearing road men’s gloves 🧤. Her hairline is better then mine tho. 🤣🤣
@intaalrobow6920
@intaalrobow6920 3 жыл бұрын
DFKM 🤣
@somalitalk8383
@somalitalk8383 3 жыл бұрын
She is lesbian trying to act like a man. Hahaha i really think this female is hiding her lesbian agenda hahaha
@user-oq4jy4ts2z
@user-oq4jy4ts2z 3 жыл бұрын
@@somalitalk8383 she’s lesbian?? Did she confirm that herself?
@user-oq4jy4ts2z
@user-oq4jy4ts2z 3 жыл бұрын
@@SO-2671 Why are people making assumptions about her gender then? She had a husband didn’t she??
@hazz627
@hazz627 3 жыл бұрын
Imagine seeing your wife on youtube singing to this😂😂
@abdinasiradan9403
@abdinasiradan9403 3 жыл бұрын
😂😂😭😭
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Quruxsan55
@Quruxsan55 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@zamzamahmed5718
@zamzamahmed5718 3 жыл бұрын
😂
@wasbruder4963
@wasbruder4963 3 жыл бұрын
Ibilis yahoy inabd gali ilma hayga idhaf 😂😂😂
@subscribsaarchennalkan5615
@subscribsaarchennalkan5615 4 жыл бұрын
Farxiyo Kabayare Hadaa tagero U Tahay Like ii saar
@rukiamohamed3433
@rukiamohamed3433 4 жыл бұрын
Wlhi waa runteda saqajaan meelwalbo wuu jogaa
@josephmessiah1491
@josephmessiah1491 3 жыл бұрын
Every Somali mom posting on Snapchat LMAO 😂
@dycemusiq6345
@dycemusiq6345 4 жыл бұрын
This song is directed at the berber oo saas timaha ogu jaray😂😂
@hawoguled8138
@hawoguled8138 4 жыл бұрын
HAHAHHAHAHA
@iphrahidil6303
@iphrahidil6303 4 жыл бұрын
Idk why I knew I would get you here😂😂
@bashirelmi4555
@bashirelmi4555 3 жыл бұрын
Wlhi u made may day bro lol couldnt stop lol. Very creative if u
@Imanx602
@Imanx602 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@natrahabdi6464
@natrahabdi6464 3 жыл бұрын
🤣🤣
@jaylaanig3585
@jaylaanig3585 4 жыл бұрын
Tani waa cay ee hees maaha, anigu waxaan islahaa baydka labaad hooyadaa wasbay odhani😆hhhhhhhhh
@naimomohamed7332
@naimomohamed7332 4 жыл бұрын
Jaylaani G hhhhh
@salmitalaqueen127
@salmitalaqueen127 4 жыл бұрын
Hhhhh walhi wa iga qoslisay
@ugbaadugbaad1673
@ugbaadugbaad1673 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@muhimmandeq4983
@muhimmandeq4983 4 жыл бұрын
😂🤣😂
@Ralia.Channal
@Ralia.Channal 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 4 жыл бұрын
Farxiya styliste love buuran from Djibouti
@sammoses8639
@sammoses8639 4 жыл бұрын
Farhia kabayare waa gabdhihii gadaal kasoo baxay oo cod asali ah haysata waliba aan iska dhig-dhigin noolow kabayare legend baa wajigayga ka tahay
@salamkala14
@salamkala14 4 жыл бұрын
Demon leave me leave me alone leave my child
@misunderstood7251
@misunderstood7251 3 жыл бұрын
Devil not demon
@sahraomar2309
@sahraomar2309 4 жыл бұрын
This tune gave me goosebumps
@goudofficial1328
@goudofficial1328 4 жыл бұрын
Naag tan waalan hadana waa taageeraa
@asaldhaladofficial4148
@asaldhaladofficial4148 4 жыл бұрын
Huno farxiya kapayare hees best 👌👏 full iga dheh raga inta samah jcl kuma socoteh wxy ku socotah inta iplayzka najizka qadhmuunka ee u daran dumarka caku nago piyow
@sameerah1405
@sameerah1405 3 жыл бұрын
this is a BOP 🔥🔥 someone write a translation pls. I wish I understood somali 😭😭😭
@yus675
@yus675 3 жыл бұрын
she is a single mom and telling the father of her children to leave them alone and she's calling him devil and the song contains alot of swearing 😂😂
@fiberisacarb9877
@fiberisacarb9877 3 жыл бұрын
@@yus675 ☠️
@user-zq4jk9hm6w
@user-zq4jk9hm6w Жыл бұрын
This song is for the dead beat dads those men who give their ex wives hard time after they get divorce they they either harass the mum by taking the kids or they don’t look back nor help their kids financially the divorce the kids as well
@astarrfitness5565
@astarrfitness5565 2 жыл бұрын
imagine translating this song for some white guy to understand
@amermusaamer4731
@amermusaamer4731 3 жыл бұрын
She is gifted. ❤
@sucdimacalin8101
@sucdimacalin8101 4 жыл бұрын
Heestaan raga wan wanaagsan kuma juraan kaliya waa inta xun
@yasminabdi1970
@yasminabdi1970 3 жыл бұрын
This song hits different I swear🤧😭Our Faraxas need to do better!
@abdulqadirabdiaziz7426
@abdulqadirabdiaziz7426 4 жыл бұрын
Neefyahow na kala daa intas ku qosley kabta hajji legend weye.
@naeem4091
@naeem4091 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@naeem4091
@naeem4091 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@oumalahmed8230
@oumalahmed8230 3 жыл бұрын
Oh my godddd I relate to this so much Love her 🥰👏
@hooyofiican9796
@hooyofiican9796 3 жыл бұрын
me too
@suparsocdal450
@suparsocdal450 4 жыл бұрын
Single mother badan waxey usoo labisteen heesta sida ay ugu canan lahayeeen ninkii hore
@lakiaxmed7068
@lakiaxmed7068 4 жыл бұрын
Kabayare waanaag jirta allow cimriga kuubarakee
@fastandfurious3751
@fastandfurious3751 3 жыл бұрын
Single mother's favourite. Hehehe
@MTooyo
@MTooyo 2 жыл бұрын
Heesta Single Mothers ahaa lee tani, Stress relief aa la dhahaa waxaanoo kale, keep going Moms.
@zeinassissa444
@zeinassissa444 4 жыл бұрын
Waxa iga qoslisay mama yaro madaw oo selfie ka bixi la wlhi way iga qoslisey😅😂😂😅
@amaliam6490
@amaliam6490 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh waa arkay xasuus horay gashay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤦‍♀️
@missmushtaq6566
@missmushtaq6566 3 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣🤣🤣
@munasiciid9286
@munasiciid9286 Жыл бұрын
Waa Maryam mursal
@ardouzumusafa3179
@ardouzumusafa3179 4 жыл бұрын
Raag heestan ceeynayo waba garanay lakiin dumarka heestan ceeynayo dhankeey raaacsaan yiiihiiin gabdhas hees eyn leedahay mab dhageeysto taan lakiin waa dhameeystay 😂😂
@fuaadcali9745
@fuaadcali9745 3 жыл бұрын
gabdhahas waa kuwo marwo ah laqabo nolol fcn heesto mahan single mother kuwano kale wareray 10 mar laso furay
@mohaaali8440
@mohaaali8440 4 жыл бұрын
Farxiya kabayare abayo kawana qado xamda queen iyo axmeed biif..adunka lagumawarayo walahi abaya mcn
@medabdillahiali369
@medabdillahiali369 4 жыл бұрын
Everett
@medabdillahiali369
@medabdillahiali369 4 жыл бұрын
My
@anshadmaxamednuur1764
@anshadmaxamednuur1764 3 жыл бұрын
Wow wow
@munamohamed8183
@munamohamed8183 4 жыл бұрын
Ibliisyahow I nabad gali ilmaheyga i dhaaf 😂😂😂😂nimanka qaar wey istaahilaan
@munamohamed8183
@munamohamed8183 4 жыл бұрын
Yooye dhiif meel maa kusoo xanuuntay mise calaamada leedahaa meesha ka maqashay 😜😜😜
@nabihailyass6495
@nabihailyass6495 4 жыл бұрын
haaa walahi
@husseinabshir1395
@husseinabshir1395 3 жыл бұрын
Ceeb waaye ilamaha abahood u daaf 😀
@Majk246
@Majk246 3 жыл бұрын
LOOOOOOL this describes almost every somali guy
@munirayussuf8558
@munirayussuf8558 2 жыл бұрын
I agree 😂😂
@samriiyed8684
@samriiyed8684 3 жыл бұрын
Hadii wax layga weydiin lahaa abuurkeyga runtii ma'am doorteen inaan noolad xiligan Sidan u qiimaha daran Qofka damiirka lihi waa garanayaa Masiibooyinka dhacaya
@ramlakin9310
@ramlakin9310 3 жыл бұрын
Allahu akbar wll wan fhmy ilaahay namahoojiyo.
@MeechieX3
@MeechieX3 3 жыл бұрын
Her line up is sharp af
@AbdiiAbraahim
@AbdiiAbraahim 18 күн бұрын
Good is music fariya Somalia 🇸🇴 👌 🙌 🎶
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 ай бұрын
Itaa iyaaaah iyaaa
@msafirisaidiphd6723
@msafirisaidiphd6723 3 жыл бұрын
Love Tanzania 🇹🇿
@hawaa4258
@hawaa4258 3 жыл бұрын
May Allah guide her ameen
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 15 күн бұрын
Ya Rabe towbE as , Familyyyyyy Yartayarta
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 Жыл бұрын
Farxiyo hesaheda midba tan kale kadaran qalbigay kahesta cod macan action qurux styl💯Abti waku wata😍👑🌹✅✅
@sophialaura5126
@sophialaura5126 4 жыл бұрын
Wlh Heestan iyo mid kadaran inragga qaar looso qaado way mudan yihiin Runtii matirsanto inta gabar miskiina an arkay ay beenkuso xiro geliyeen ayadana mustaqbalkeeda dhan faraha ka saarto hadhowna meel cidla uga tagan😭 xitaa kuwo qaar intaas uguma simaane intey ceeb iyo fadeexo soo dhex istaajiyane kaga dhaqaaqan😓ilaahow nimanka nuucasa gabarkasto muslimadah oo dhowrsan ka badbaadi🤲
@cabaasmaxamuudcabdi256
@cabaasmaxamuudcabdi256 4 жыл бұрын
Ragoo dhan maaha waa kuwo aan xishoon
@Zakaria-xv7mo
@Zakaria-xv7mo 5 ай бұрын
She number 1 women artist from somalia... the voice is gold
@xidigtahargaysa4995
@xidigtahargaysa4995 3 жыл бұрын
Naagta kaliya raga naga bufisa
@alexbrown3389
@alexbrown3389 4 жыл бұрын
Ninkii naagtiisa inta ka Dhex arkaa NAJIS WAA TAHEE NAAG XALAAL AH KA RAADSO ADUUNKA
@mubarakodowa9674
@mubarakodowa9674 3 жыл бұрын
We have same name but this not my acount
@eqrahassan9018
@eqrahassan9018 3 жыл бұрын
‏لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استغفر الله وأتوب إليه
@Kabtan_Xoog
@Kabtan_Xoog 3 ай бұрын
Jeego xiireey waxani hees miyaaa
@ashashueyb9903
@ashashueyb9903 3 жыл бұрын
It’s the hair cut for me
@yasminnoor3790
@yasminnoor3790 4 жыл бұрын
Dis will never add to divorce rate da way others think but t gives us da morale ,motivation ,to move on with life,👍 divorce rate within Somali community use to be at it's peak before,😛
@SalmaMohamed-vx7me
@SalmaMohamed-vx7me 4 жыл бұрын
2020 mood in a song 😂😂😂
@khadarmuhumed3217
@khadarmuhumed3217 2 жыл бұрын
Waar fadixiya kabayare waay nugu ciyaartee waxay sidani 😂😂😂😂😂😂😂🥰
@falastiinkamaal6141
@falastiinkamaal6141 Жыл бұрын
😅😅😅😅
@nimooeli7408
@nimooeli7408 3 жыл бұрын
Heestan markaba cajisu waynaa kahadlaysa wax jiira intaa igu facsan laykta
@yasminnoor3790
@yasminnoor3790 4 жыл бұрын
Oye girls dis is for pure women who are being mistreated ,bravo girl am happy for ur effort👍
@shamuada2216
@shamuada2216 4 жыл бұрын
For all mums dea fighting for dea kids 😭
@qalanjadacaalamka3630
@qalanjadacaalamka3630 4 жыл бұрын
Ereyga fataaal absolut waaa khalad illaaahay ka baq
@mahamudahmed7886
@mahamudahmed7886 2 жыл бұрын
kuwa kaa qurxoon ba jira
@belleame2099
@belleame2099 3 жыл бұрын
This song is a whole mood idc😂😂😂💯
@maryanabukar.9165
@maryanabukar.9165 4 жыл бұрын
Allow ku dhowr farxada ku qurxoonthy keep going kabayare
@ismaelosman9848
@ismaelosman9848 2 жыл бұрын
wow the welfare change the culture , a kid whiteout papa , the future of that kid is the criminality, our somalie culture protects the Familly
@aminaabdalle291
@aminaabdalle291 2 жыл бұрын
Neefyahow Nakagawa kkkkkkkkabta
@drabdirashidfaisal4365
@drabdirashidfaisal4365 4 жыл бұрын
Ceeeb ceeeb 🙈🙈🙈🙈🙈
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Acuuudu Bilaaah Tani Heesaha Kale Waaakasii Denbi Badantahay Waayo waaba Cay Najis Kulahaa😂😂😂
@naimasharaf4653
@naimasharaf4653 4 жыл бұрын
Waad ba ujeedaa ineey caay tahaye ma caanaad mooday wax kale soomali hurudooy🤔
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Naima Sharaf kabayare wxy noqoty dumaashiday waanka qalaynayaa😂😂
@hanadali7857
@hanadali7857 4 жыл бұрын
Gabdhah laximaynayo danbi ma ahan miyaaa majniun yahay
@adancaddeofficial9975
@adancaddeofficial9975 Жыл бұрын
Waa habeenkii 2018 ay soo galeysa umaleynaya
@somamn11
@somamn11 2 жыл бұрын
I didn’t know Africa has a winter!😯
@Yasmin-xt2rj
@Yasmin-xt2rj 3 жыл бұрын
Ninka heesta loo qaaday is shaking in his boots rn 😭
@thaliajeske2412
@thaliajeske2412 3 жыл бұрын
Her ex husband I am guessing 🤣😅😭🤣😂
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 жыл бұрын
Muxu najis qudhmuun ahi jiraa😏🤸‍♀️ Our Diamond farhia wakuwadana hbo❤✊😂
@najuumaahmed5104
@najuumaahmed5104 4 жыл бұрын
Waaan naaag adag wlhi farxiya midhaha xtaa iyadaa leh forward xbbti
@abdiali3617
@abdiali3617 2 жыл бұрын
dumarkii garofta aha oo dhan baa isku yimid
@expri8598
@expri8598 2 жыл бұрын
Its the song this song its gréât song respect bravo hymne of war im with you dont worry farxiya
@fatxicumarxasancumar9237
@fatxicumarxasancumar9237 3 жыл бұрын
ways abati
@nasri.official
@nasri.official 11 ай бұрын
Fananadii codka
FARHIYA KABAYARE - ADIGOO XORA HADAL OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:39
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,5 МЛН
Dhakac Dhakac by Farhiya Kabayare 2015 Live Stage performance
5:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 16 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 72 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 25 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 11 МЛН
Malyuun Maanka Fartan Doonaan Qoraa New Official Video 2022
5:08
Hawraar Music Production
Рет қаралды 9 МЛН
ABDIRAHMAN ODAY & FARXIYA KABAYARE HEESTA SOWTAN SOWKAN HARGEISA SHOW 2020
6:38
Faarax Murtiile Yaryaro Official Video Clip by Future Brothers
5:52
Future Brothers Production
Рет қаралды 13 МЛН
NAJMO NASHAAD HIT SONG UTUMA HEELADA MUSIC VIDEO 2023
5:25
Goodax Media Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
Farhiya kabayare Heestii Habaryaro Official Video 2021
7:01
Xogmaal Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
FARHIYA KABAYARE 2012 ZAMZAM OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
16:30
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,1 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,7 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 2,3 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2 МЛН