No video

FARHIYA KABAYARE - ADIGOO XORA HADAL OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 2,531,526

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2020
ERAYADII: ABWAAN KHAALID MIINO
LAXANKII: KARAAR XAREED
CODKII: FARHIYA KABAYARE
MUSIC BY: ZARQAAWI AHMED
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 623
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤ dheh sxp
@abdiwalifunnyboy6552
@abdiwalifunnyboy6552 4 жыл бұрын
Ilahy coronavavirous naga badbaadi inta like saarta👏
@nestehamohame
@nestehamohame 4 жыл бұрын
Aameen
@mohinholyrics9362
@mohinholyrics9362 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/eIHIgJWmrqyarbc Soo daawo like Na Dhag Ku Ziiii Hadaa Ka HeshaY
@abyanosman9684
@abyanosman9684 4 жыл бұрын
Hhhh doqon Aya tahay like an kusaaro Kuma badbadayo e Allah Aya wax badbadayo Mana ku sarayi like xun Miya shirki u gale
@NOName-lt2ti
@NOName-lt2ti 4 жыл бұрын
Intaan sarin xata, Allaha kabad baadiyo.😳😳😳
@hodojamac8822
@hodojamac8822 4 жыл бұрын
Ameen ameen yarabi
@anoskaofficial6801
@anoskaofficial6801 4 жыл бұрын
Ilahay darti like isaara wlalayal
@siigaaleproduction
@siigaaleproduction 4 жыл бұрын
@Walalaha Team Official sxb waan ku saray subscriber ka ee adna iisarn sxb
@mohinholyrics9362
@mohinholyrics9362 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/eIHIgJWmrqyarbc Soo daawo like Na Dhag Ku Ziiii Hadaa Ka HeshaY
@haruosman5082
@haruosman5082 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@sahroaxmedmahdi2529
@sahroaxmedmahdi2529 3 жыл бұрын
J
@fardowsougbad4250
@fardowsougbad4250 3 жыл бұрын
Iska dhowr xususaha kuwa lagu xanuusado Ha xaalaynin erayda ruux xigasho ku dhaho Qof xantaada jeceliyo xaasidkana dheg haw dhigin Wixii shalay ka xumaaday xalay tagtayee ilow Ha xanibin damiirkana Adigoo xora hadal Meesha lagu xifaaltamo wakhtigaaga kala xilo qofkastana ku xaalee Halkuu kaga xiran yahay Xurmadiyo wanaaguna yuu xiskaagu kaba tagin Wixii shalay ka xumaaday xalay tagtayee iloow Ha xanibin damiirkana adigoo xora hadal Markastan dareemo culays bulshan heestan dhegaystaa waa dhiiri galin horu usoco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️
@kingmattan4477
@kingmattan4477 4 жыл бұрын
Heestan adigo daawanaYo Hadii aad commentska aqrinaysid LikeTa Ha ila dhaafin😃😃😃
@mohinholyrics9362
@mohinholyrics9362 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/eIHIgJWmrqyarbc Soo daawo like Na Dhag Ku Ziiii Hadaa Ka HeshaY
@daruurofficialtv
@daruurofficialtv 4 жыл бұрын
King matan waa ku saaray adigana SUBSCRIBE ii saar inshallah
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 4 жыл бұрын
mxd ka faa'ideysaaa
@Amina-ms9mu
@Amina-ms9mu 4 жыл бұрын
Wsews
@ahmedabdull7883
@ahmedabdull7883 4 жыл бұрын
Hhhh inad i arkeysad modaa wad iguledahay like
@ismailabdullaahi9497
@ismailabdullaahi9497 4 жыл бұрын
dalmar yare intii in uu fariid yahay u arakto like isii hee 😁😁😁😁👍👍🇸🇴 wadani ayan ahayee
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 4 жыл бұрын
*Wixii shalay kaa xumaaday* *Xalay xalay tagtayee ilaw ❤* *Ha naxibin dareenkana* *Adigoo xora hadal ✅✅*
@sahrahussein9694
@sahrahussein9694 4 жыл бұрын
Sax👌👌👌💚
@jamilaofficial1638
@jamilaofficial1638 4 жыл бұрын
😘
@aminajesta5172
@aminajesta5172 4 жыл бұрын
Sax
@RLT549
@RLT549 6 ай бұрын
Love from a Jamaican/ Canadian 🇯🇲🇨🇦 Love Somalian music 🔥🔥🔥 🇸🇴 🇸🇴
@Ducaqabto
@Ducaqabto 4 жыл бұрын
Wixii shalay kaa xumaaday Xalay tagtayee Iloow Ha xanimin damiirkane Adigoo xuraa hadal beentaa ma ahan Kabayare full respect ❤❤🙏
@mking8596
@mking8596 4 жыл бұрын
Wixii shaley kaa xumaadey haa haa Xaley tagtayee iloow xaley xaley Ha xanibin damiirkunaa Adigoo xuraa hadal hadal Adigoo xur ah hadal hadal That’s true farhiyo kabayare Thanks walashey qali 👌🙏💕👍😎
@shazhaviz5495
@shazhaviz5495 4 жыл бұрын
Intiii Jifka kudawanaysa ikusharaf liketa💞💞💞💖💯💕💔💔❤️💘👍
@hassannoorabdullahi2065
@hassannoorabdullahi2065 4 жыл бұрын
Stop trying to holding on to your past, you cannot start the next chapter of your life. if you keep re reading the last one. Doing something and getting it wrong is at least 10 times more productive than doing nothing
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 4 жыл бұрын
absolutely
@suleimanmuhumed8631
@suleimanmuhumed8631 3 жыл бұрын
Imagine ur the only one speaks English in that comment.....
@hadijamolu9786
@hadijamolu9786 3 жыл бұрын
Exactly 👌👌👌Is that what the song is all about?
@hassannoorabdullahi2065
@hassannoorabdullahi2065 3 жыл бұрын
@@suleimanmuhumed8631 thank you Brother
@hassannoorabdullahi2065
@hassannoorabdullahi2065 3 жыл бұрын
@@hadijamolu9786 according to me yeah
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 4 жыл бұрын
Song of year aleylehe aniga iyo dadkoo dhan bey kudacday tani...wixii shalay igaxumaaday xalay tagtaye ilow
@CabdiraxiincabdixasanCab-wv8vr
@CabdiraxiincabdixasanCab-wv8vr Жыл бұрын
Hees somali lamid ah mahaayo heestan waa hees dareen iyo micno bdn kasameysan inta bdn nabaradaan inta bdn wey dhcn keepgoing
@BTS.869
@BTS.869 4 жыл бұрын
Hello from Turkey music very well👍🇹🇷
@sadioladan8359
@sadioladan8359 4 жыл бұрын
Thnk u
@omertisana4802
@omertisana4802 4 жыл бұрын
mehmet Turcan somali şarkasi güzel mi kardeşim
@BTS.869
@BTS.869 4 жыл бұрын
@@omertisana4802 Somali'nin şarkısıda insanıda çok iyi sizi seviyorum
@omertisana4802
@omertisana4802 4 жыл бұрын
mehmet Turcan ey vallahi kardeşim türk şarkısı da çok iyi
@omertisana4802
@omertisana4802 4 жыл бұрын
mehmet Turcan kardeşim. bana numarani verir misin lütfen
@farhiyahassan579
@farhiyahassan579 2 жыл бұрын
Heestan aad ayaa u jclhy qof xantada jcylyow xasidkaneh dhag ha u dhigin 😥😔😟🙁😞😿😥😔
@Anabaden74360
@Anabaden74360 4 жыл бұрын
Alla kacabso farxiyo quruxeeey walaashaa dar ilaahay kuu jecel ahaye💞💋
@xasandheere3785
@xasandheere3785 Жыл бұрын
❤❤❤
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 4 жыл бұрын
look at these amazing beautiful somali woman. just great. love you my sisters. farxiya is a wonderful artist. i love the way she laughs. sun shine every where. god bless you sister
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Queen 👑 Farxiya Kabayare ❤️ Cod Dahabi 😍
@mahamuudjowle3949
@mahamuudjowle3949 4 жыл бұрын
Farxiya kabayare inay dhaQanki somali kutumatay inTa iLa araGtay like iisaar☝️
@loveumom2746
@loveumom2746 4 жыл бұрын
Best friends are like dalmar nd kabayare🙏🙏💖🤩
@Hansotraveller
@Hansotraveller 4 жыл бұрын
Adigoo Heesan DhaysanYa hdaad Commty źo ado Like i saar 😂💕
@aymanchannel5998
@aymanchannel5998 4 жыл бұрын
Woow manshallaah kabayare heestan waa toptan 💯❤️🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 4 жыл бұрын
Inantan kadeedbaa haysta cod xumada iyo heeso xumada waxa u dheer dhaqan xumada.. Allow u gargaar oo soo hadeeee
@savaanaboy8295
@savaanaboy8295 3 жыл бұрын
Wixii shalay kaa xumaday Xalay tagtayee i loow Allow sahal amuuraha 🤲 Kampala ✌
@nimcohego3303
@nimcohego3303 4 жыл бұрын
Qof xantada jcl io xasidkana dhag haw dhigin farxiyaa kabayaare fananad xor ah noloshu kuma xumeyso my dear sister❤😙😙😙
@rumansalah7124
@rumansalah7124 4 жыл бұрын
Farhia and dalmar have backed to the stage adigoo xoora like saar qoralka 😁😁😁
@ciiltireqaasim9497
@ciiltireqaasim9497 4 жыл бұрын
Kabayare nin eyba isku si badashy inta ila aragty like ta🙏
@ghettoangel7740
@ghettoangel7740 4 жыл бұрын
Ciiltire Qaasim Markaasaa nimanka Somalida wax kasheegee weyna isku ekeysiine. Yahu
@HoyaZak
@HoyaZak 4 жыл бұрын
Ciiltire Qaasim niman badan beyka adadagtahay
@ciiltireqaasim9497
@ciiltireqaasim9497 4 жыл бұрын
@@HoyaZak haa naag fayow ma aha
@ciiltireqaasim9497
@ciiltireqaasim9497 4 жыл бұрын
@@ghettoangel7740 jeego dheer dheh
@sahragacal5031
@sahragacal5031 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@kawtharabdi9812
@kawtharabdi9812 4 жыл бұрын
My Somali aunties killing it♥️♥️
@saidgutale5804
@saidgutale5804 4 жыл бұрын
Waaba Meel iPhone11 Pro Naaguhu Iska Wataan Anagana J3 Baan Wadana Aduunow Abaha was😂
@siigaaleproduction
@siigaaleproduction 4 жыл бұрын
@Said Gutale hhhh hhhh hadalkaga waan ku qoslay sxb hhh cadi ma tihid
@safiyaabdullahi6293
@safiyaabdullahi6293 4 жыл бұрын
😂😂😂
@hamzaabdiazez3070
@hamzaabdiazez3070 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Said Gutale Waadiga Qoslisey wallahay 😆
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Waxbamaleh Ina Gutale Aduunkuwaa Hadhkaas labadiisa Gelin O Adna Markagay Iman (Hawareegto giraanto)
@abshirmohamudmohamed9151
@abshirmohamudmohamed9151 4 жыл бұрын
Anaa ugu horeeyo manta like 1000 saara
@happygrilbeautyofficial6532
@happygrilbeautyofficial6532 4 жыл бұрын
Qofka ugu horeyay dhag kusii 👍
@siigaaleproduction
@siigaaleproduction 4 жыл бұрын
Leyla Happy beauty salon Abayo igu cawi subscriber ka isar plz walashey
@anoskaofficial6801
@anoskaofficial6801 4 жыл бұрын
Like wnkusaray my sistar adna isaar
@siigaaleproduction
@siigaaleproduction 4 жыл бұрын
@Walalaha Team Official sxb aniga maxaa igu sari lahadhay anigana waannku saray subscriber
@amirmohamud9891
@amirmohamud9891 4 жыл бұрын
Codka xabeebta leh dunidan wuxuu kayahay Diamond kabayare Guuleyso❤😍
@nestehamohame
@nestehamohame 4 жыл бұрын
Ilahow ba mahad leh iga xifedeyey in aan dharka iska dhigo xaflad tago wa ka naxaa dumarka markan arko ilahow so hanuuniyo
@fatheahquruxsanfrxiyo9804
@fatheahquruxsanfrxiyo9804 4 жыл бұрын
Mnshàaaah walhy asturnanta wax kaficn majirto
@mohamoudmohamed5447
@mohamoudmohamed5447 4 жыл бұрын
ameen alle haso hanunsho
@ayaandaahir6881
@ayaandaahir6881 4 жыл бұрын
ameen
@maryanabdullahi5870
@maryanabdullahi5870 4 жыл бұрын
Amiin amiin amiin yaa rabi
@xildhibanabdifatah2662
@xildhibanabdifatah2662 4 жыл бұрын
qof xantaada jecel iyo xaasid kana dhag hawdhigin dhukuro gabar sare like ta Hayla dhaafin wixii IGA dambeeya
@qadiijabintusharief926
@qadiijabintusharief926 4 жыл бұрын
Qof Xantaada jecel io xaasidka dhag haudhigan best oraah🙈💖🌏
@Najwadro915
@Najwadro915 4 жыл бұрын
Awwww this is really amazing song I love it the words are beautiful 💓🙅🏻‍♀️🥰💯😘❤️❤️❤️❤️
@hsadia2799
@hsadia2799 4 жыл бұрын
❤❤💯💯 queen of stage 🔥🔥
@mohamedmadaale824
@mohamedmadaale824 4 жыл бұрын
Farxiya kabayare tolow Ma dumarka naagaha cunaa waan ka shakiyaa 🤣
@Aliarts77
@Aliarts77 4 жыл бұрын
zarqaawi ahmed legend soo baxay wllhi axyaa music
@wazkehajji8068
@wazkehajji8068 4 жыл бұрын
Siday farxiyo kapa yare timha uxiratay intaa aan wali uxiran like ii zaAr😂🤣😂🤣
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
Xaly tagtayee ilaw absolutly ❤❤ frxiyo love you ❤❤💕
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 4 жыл бұрын
ALLAHA soohanuuniyo walasheyn iyo inta lamidka Ahba Aduunkan oo laga tagayo ayuu qof walbaa ku mashquuley cibadadi Allana waalaga mashquley Allahayow naxafid Abaayo is Astur coka macana Rabiga kuxus .mashaAllaah goor ladhimanayo ma ogid dadka hada kulaqoslayo biri waxbo kuma tarayaan waxaad camal shaqeysato ayuu Rabi ku horkena xusuuso Geerida. Iyo Qabriga.Allaha naxafido.
@ciiselabar5729
@ciiselabar5729 4 жыл бұрын
Sas way kabax walhi wacadi mahan farhiyo gul horay u soco ana garab kada
@sakariaadan3176
@sakariaadan3176 4 жыл бұрын
Heestan waxa erayadeeda iska leh sxbky khalid cabdi yuusuf miino💯💖💖
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 4 жыл бұрын
Corona virus hadii gacmaha galiya laga qaado waa arkenaa😂😂😂neefta dadka ayaa kaa badan walee 😂😂😂ilaah haga haayo🤲🤲🤲
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 4 жыл бұрын
Naf jeclaa #kabta kolovis ee kishatay intas Corona vires miye kabaqe hhhhh
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waaa farxiyeetokhatraaayfaceeda karoon fariidad cadceeddumaar qarandumarbmarwa yareey qalanjo khayrto .Rasmi riyaaqa Rayxaan. Iyo kabadan baa lsy yiraah.mashaaaaaaalah yartaan.filsan fariidaddumaar filjanah igadheh boqiratulprincseseseded
@ahmedabdirahman6516
@ahmedabdirahman6516 4 жыл бұрын
Maamo soomaaliyed ayaa tahay allaah hakuso hanuunsho aamiin yaa allaah
@makoahmed7175
@makoahmed7175 4 жыл бұрын
Edo farxiyay timahan sidan aad ujaraysid iska dhaaf oo is astur caruur baad leedahay is Allaha ga kabaq oo is astur naagaha nimay naaga sidan ujarta timaha subxaanallah eedo anoon caytamayn waxaan ku gulatatalin laha
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 4 жыл бұрын
Waxa xusid mudan abwaanka ay ereryadani maskaxdiisaxkasoo maaxdeen allah yaa cisala KHAALID MIINO💚💚💕💕💚
@zamzamsoona5719
@zamzamsoona5719 4 жыл бұрын
kaba yare fanaanadayda qaaligaa love wayn nasabeey
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 4 жыл бұрын
Wixii shaley kaxumadee xaley tagte iloow. ❤️ like.
@ciiltire163
@ciiltire163 19 күн бұрын
😢Farxiyo kabayare song lyrics provided 😮😮🔥🔥🔥🔥
@yaxyemaxamedcarte3162
@yaxyemaxamedcarte3162 4 жыл бұрын
Qofkastaba ku xaale halku kaga xidhanyahay inta ka heshay like
@ugaaso6948
@ugaaso6948 4 жыл бұрын
Eraygaa waxaa laga rabey"Hadal adiga oo xora"adigoo xoraa hadal intay oranayso. Sheenada timahana waa mid yaabkeeda leh. Inay gacmaha madoobaysada ku marsatayna waa mid muuqata. Ugu dambayntii Allaha na asturo
@bibabooz1923
@bibabooz1923 4 жыл бұрын
Umu Ramla adneh kalsooni daro ku hesaa badanaa markaa meel dhan inta so fadhiisatid qof islameed saas u kala dhig dhigeesid
@ayanhassan1207
@ayanhassan1207 4 жыл бұрын
Kabayare jir oo joog sanado badan farhada alle kama qado my sis❣❣❣
@kinghashiim535
@kinghashiim535 4 жыл бұрын
Wofkii ugu horeeyey like iisaara deee farhiya kabayaree madaheeeda arkaa nin miyaa jeegadaas alla ila fiirshaa bal
@reerburcoofficial7477
@reerburcoofficial7477 4 жыл бұрын
Dhukuro Dheeman waanu ku wadanaa hore u soco 👌💕 from burco
@guntane143
@guntane143 4 жыл бұрын
Before corona virus car yaa xaflad danbe isugu tago cabsidii ugu badneydee dunida Soo marto Allah dawo dag daga ha u keeno cudurkan. Aamin.
@somalimedia9882
@somalimedia9882 4 жыл бұрын
Fanaanad qaran guulayso abti♥️♥️
@munahaaji226
@munahaaji226 3 жыл бұрын
Al fanan kabta xaaji dhiirigaliyaha nafta wax run ah ka hadashaa ❤❤❤
@jirdeaxmed4982
@jirdeaxmed4982 3 жыл бұрын
Farxiyo kabayare waa qof karti leh waana taageersanahay
@cabdifitaaxmacalinwacdi3279
@cabdifitaaxmacalinwacdi3279 2 жыл бұрын
Naag nool dhahàan somalidah kabayare oo kale
@farhanfarah8961
@farhanfarah8961 4 жыл бұрын
من تشبه بقوم فهو منهم Who ever imitates others he's one of them
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
Deee byo timaha hdii bixi wyeen mxaa lasamyaaa timha fake ah neh waa dambi
@farhanfarah8961
@farhanfarah8961 4 жыл бұрын
@@fatushbbe689 timaha in la asturo ayaa muhiima
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
@@farhanfarah8961 bwe fanaaan tin ma asturo elhy hanoo danbi dhaaafo
@farhanfarah8961
@farhanfarah8961 4 жыл бұрын
@@fatushbbe689 hye wllshy asturnaantu waa quruxdaada My sis fatou
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 жыл бұрын
@@farhanfarah8961 😘😘😘
@bellaguule6204
@bellaguule6204 4 жыл бұрын
MashAllah MashAllah live forever.😍😍
@saynabsaynab930
@saynabsaynab930 4 жыл бұрын
Farxiya kabayare wiil lee u egtaa, walee farxiyooy sidaan ma fiicnee md iska deysid,waa aduun e tan
@faizafilsan8387
@faizafilsan8387 4 жыл бұрын
kabayre iyo sxbkeed dalamar halmar ayey madooweyso wada marsadeen kkk best song adoo xora hdl
@HanadEmran2024
@HanadEmran2024 4 жыл бұрын
_QOF XANTAADA JECELIYO_ _XAASIDKANA DHEG HA U DHIGIN_
@farhanowfarah7519
@farhanowfarah7519 2 жыл бұрын
From Kenya kabayare you're the best wish you more want to meet you
@xamdaxasan7754
@xamdaxasan7754 4 жыл бұрын
Farxiya kabayare fanand jirta iga dheh hore USO
@abdirizakhersi6897
@abdirizakhersi6897 4 жыл бұрын
Kabayre iyo dalmar yare wa isku fican yihiin ☆☆
@clkariimcawil705
@clkariimcawil705 4 жыл бұрын
gabadhan dhaqankeda ma jecli lakin codka iyo heeseheeda waan taageera inta ila dookha laykta ku baranayaa f$f
@kool.kooli143
@kool.kooli143 4 жыл бұрын
Naagta fanka cod.keeda kujogto kabayare
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 4 жыл бұрын
I love Kabayare your song is blazing💗💗💗💗
@ahmedshurie3186
@ahmedshurie3186 3 жыл бұрын
Haxidh xidhin dadkee iyagoo xoraha la.aa😉😉😉
@issa8468
@issa8468 8 ай бұрын
Great song sister keep going 💙💜💜 an artist that always sings the reality big love
@zakariaalizaka6091
@zakariaalizaka6091 4 жыл бұрын
Sxpey far lee lugugu ogaan jiraye Madoobiso maa inoogu dartay Xortahay yqeyow👏🙈🙈🙈🙈
@hayaatmohamed4930
@hayaatmohamed4930 4 жыл бұрын
Farxiyo kabayare tinta malaga habaaaray😂😂😂😂lkn codkeyda fanka ku jogtaa keep going 🥰🥰🥰
@lwajidi_channel
@lwajidi_channel 4 жыл бұрын
Waxa hesaaayo ma wiil baaa misse 😂 Xunbaaaathy UUUUUUUUUUUUUUUF😋
@ufakirsiqurxooon6937
@ufakirsiqurxooon6937 4 жыл бұрын
Kabayare heesihi sidi ushi dadka lagu edbinaaye k dhigty waxe ubagi weyso hees ku karbaashe wlhi wa iga badisay kabta xaaji
@SuperZface
@SuperZface 4 жыл бұрын
Why does she have a better line up then me smfh my barber slacking wallahi
@nimoibrahim6381
@nimoibrahim6381 3 жыл бұрын
Love you farhia kabayare ur songs are amazing
@maxamedcabdicasis8695
@maxamedcabdicasis8695 4 жыл бұрын
Xishood maleh qaawanaanteda dadka qaar caadi ayey utahy Allow so hanuuni muslim nimadi waxey noqotey wax lashegto aan lagu dhaqmin xoolo aduunyo aya aaqiro loo hilmaamey yaa Allaah nacafi
@dahiralihussein5690
@dahiralihussein5690 4 жыл бұрын
farxiyo kapayareh keep going THE BEST SONG😍😍
@abshirmohamudmohamed9151
@abshirmohamudmohamed9151 4 жыл бұрын
Yees anaa ugu horeeyo 1000 like Saaar
@deeqsancdey358
@deeqsancdey358 4 жыл бұрын
Allow naga badbaadi corona Inata muslimiinta
@musabyusuf6553
@musabyusuf6553 4 жыл бұрын
SOMALIYEY LIKE IZARA WAA WLLKIN MUZCAP TNKZ
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 жыл бұрын
Wixii shalay ka xumaadey xalay tagtaye iloow.(Fikiraan dhamaan feero beel waaye)😂
@ayaansacid7153
@ayaansacid7153 4 жыл бұрын
farxiya kabayare the best all fananis iam support you
@farahmowlid2096
@farahmowlid2096 4 жыл бұрын
Ha xanibin damiirkana , adigoo xoraa hadal😘 abwaan Khalid miino Allaah yacizak.
@maryamburhan317
@maryamburhan317 Жыл бұрын
Wow wax kale🥰
@Hawaanour70
@Hawaanour70 4 жыл бұрын
Ha xanibin dadkaNa adiGo xoRa hdal tasa beN ahen✅💯🤞
@AhmedHassan-ru2vc
@AhmedHassan-ru2vc 4 жыл бұрын
Aniga waxaa la yabay timahan lama badalo.miyaaaa
@cabduqaadirwarsame1893
@cabduqaadirwarsame1893 3 жыл бұрын
Wan kuwataa boqorada fanka
@abdihamidofficialchannel2802
@abdihamidofficialchannel2802 4 жыл бұрын
Farxiya Kabayare waa 1. Qof Xanuunsaneysa 2. No Damiir 3.Cod Xabeeb leh 4. Arag Xun 5.ISLA WENI 6.NO AKHLAAQ 7. HABAAR QABTO
@YaasminJaamac
@YaasminJaamac 3 ай бұрын
5ahah ks normally....farxiy akabayrw💔❤️💔❤️😍
@hidesidechanel
@hidesidechanel 4 жыл бұрын
Dhukuroy ceebiyo hawqaadan cayoow cidii kuuyeedhana farxiyaay cod farax liyo ugu waji furan jawabtii
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 4 жыл бұрын
Ha xanipin damiirkana Adigo xora hadal ❤ Axya heez inapa cadi maha
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Kmado mashaaaaaaaalah i oo Rimo badankood loo sameeyey.dhigaal bes ah lakiin culimada murtiisko yinka kalmadaha wax ku ool ka ah buraanburada gabayada cilmiga khayryaashaa wanaaga farxada iyoiyo
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 4 жыл бұрын
Haadal jiiro weeye Mrs Kabayare Baqorada Codka♥️✌
FARHIYA KABAYARE - NAJIS OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:50
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,4 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 14 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 427 М.
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 21 МЛН
Farhiya Kabayare 2016   GOORMAAD II IMAN   Hees cusub
5:05
Muuqaal Films
Рет қаралды 22 М.
ISKILAAJI - KUN JEER QOSOL MAALINTAADA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:20
Liibaan Jama
Рет қаралды 18 МЛН
FARXIYO KABAYARE HEES CUSUB| ADIGO XORA HADAL 2020 OFFICIAL VIDEO LYRICS
4:27
FARHIYA KABAYARE 2012 ZAMZAM OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
16:30
FARXIYA KABAYARE HEES CUSUB AYEEYO VIDEO LYRICS 2021
6:31
Kabarai Films
Рет қаралды 293 М.
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 12 МЛН
Farxiyo Kabayare Heestii Darajo Offical Video "True Story" 2020
4:37
Xogmaal Media
Рет қаралды 3,8 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН