Farmaajo oo Saf-dheer loogu jiro in lala kulmo, Waa la soo hoobtay 🤣 Ar farmaajo iigeeya

  Рет қаралды 18,557

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 87
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 2 ай бұрын
VIVA NABAD IYO NOLOL ❤❤❤#WELCOME #BACK #PRESIDENT❤#FARMAAJO ❤❤❤❤❤❤ #XAFIDAHULLAH #XABIIBUL #MALAAYIIN #SOO #NOQO MAR KALE ADOO NABADA .
@OmarWaberi
@OmarWaberi 2 ай бұрын
Farmajo sonoqo inchallah 🎉🎉🎉
@abdidegan8452
@abdidegan8452 2 ай бұрын
@@OmarWaberi amiin inchallah
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 ай бұрын
Farmaajo laaluush bay xildhibaanadu ka doorteen
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 ай бұрын
Taasaan Beentaa aheyn
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 ай бұрын
Waa run ayadoo loo jeedo shaqsiga dalkaan iyo dadkaan u roon hogaamin kara cadowga gudaha iyo kan dibadaba ka difaaci kara ayaa laaluush la dhaafsadey waa kuwa maalin walba leh waa naloo dhaartey
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 ай бұрын
Illlaahoow cizigaaga iyo shartaadaan kugu weydiisaneynaa FARMAAJO noo soo celi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdidegan8452
@abdidegan8452 2 ай бұрын
@@sahrujainaali132 amiin inchallah
@khadarismail1275
@khadarismail1275 2 ай бұрын
Farmaajo guul❤❤❤
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 2 ай бұрын
Habuubul malayiin back
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 2 ай бұрын
RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh farmajo guul inshaaalaah wlcccc back madxweyne Dacad ah
@abdinor9215
@abdinor9215 2 ай бұрын
Adeer guulayso waxaad tahay run sheegay
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 2 ай бұрын
Hawiye nabsigii Farmajo ku dhacay. Walee nin Mareexaan ah Somalia wax udhaama majiro
@ayanabdulaziz8377
@ayanabdulaziz8377 2 ай бұрын
Famaajo iigeeya waadhab Soomaaliyoodhan wey farmaajiysanyihiin viva maxaweyne farmaajo
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 2 ай бұрын
Farmaajo villa da ka soo bax ma waxaa xigtay farmaajo iigeeya xabiibul malaayiin xafidulaah Hassan sheekhna Allah hanoo soo hanuuniyo xaqana ale hatusiyo ileen asagaa xukun hayee wixii uu xumeeyo waa naga wada xumaadeen wixii uu hagaajinaya waanoo wada hagaageen asc. 🇸🇴👍.
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 2 ай бұрын
Maafiyo tugaha waayo xasanshiiqa
@abdidegan8452
@abdidegan8452 2 ай бұрын
Farmajo guuleyso inshallah
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 ай бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo guris aya saf dheer lagu jira in la kulmo wa la so hobday wlkn abdulahi balwan mar dhawo waxad maqlidontan xasan gorgurde familykisa marxun xamza damajid galikod mel cidla tagan wad maqlidontan wey so dhowdahay wlkn abdulahi balwan hadalkas iga qor dowladis bahalodey fashil tay dhinac kasta wu ku fashil may boobka dhulka hantida umada somaliyad qaburihi meydki qabilada hubka maqriga xashish jaadka sharci darada xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid
@abdikadirali117
@abdikadirali117 2 ай бұрын
Xabiibul malayiin
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 2 ай бұрын
Maashallah GUUUUUL Harti GUUUUUL SOMALIA Nolow Balwaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedahmednur7440
@mohamedahmednur7440 2 ай бұрын
Guul iyo gobonimo nabad iyo nolol ❤
@CabdiraxmaanBare-bd4nj
@CabdiraxmaanBare-bd4nj 2 ай бұрын
Guul guul balwaan
@ShegyNike-e4d
@ShegyNike-e4d 2 ай бұрын
Balwaan waa taageernaa laakin farmaajo no buunbuunis vwaan Soo aragnay.mid kale baan vkeeneynaa
@HassanHassan-rs3qh
@HassanHassan-rs3qh 2 ай бұрын
Farmaajo Exmadaxweyne Waa hogaamiya Xalaal ah❤😂😂❤
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
Ex mw farmaajo wle waloo darsaday
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Asc waa nin nasiib leh farmaajo 🇸🇴🌎🇸🇴 in ilaahay dhaafiyey khayr beey u aheyd oo xasan maxamud ilaay lugta usudho laaluush cunayaashii oo ey cabaadayaan maanta 🫵🫵🫵
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Mashaa Allaah guul guul puntland hore u socoda❤️✅
@aasuf119
@aasuf119 2 ай бұрын
Farmaajo ii geeya🤗
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 ай бұрын
Guul guul MD farmaajo soolaabo dalka dadka iyo ciidankiiba waa kuu darsadeen❤️❤️❤️🫶🏽✅
@ishmaelmohamed1115
@ishmaelmohamed1115 2 ай бұрын
Wadani iyo qadar qaate ayey kala yihiin xasan shiikh iyo maxamed cabdulahi
@SukritiXasan
@SukritiXasan 2 ай бұрын
❤❤❤waaaw war soo yaaca N&N allow noo soo celi aabe farmaajo shacabkana bar meesha Dantu ugu jirto
@sahalorhaye5407
@sahalorhaye5407 2 ай бұрын
Saas weeye balwaan Farmaajo ii geeya baa ka dhacday❤
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Asc salaaan sare pro 🇸🇴🌎🇸🇴
@haliimogoodir5411
@haliimogoodir5411 2 ай бұрын
Walaahi qof kasta suu iska dhigo aayaa bini aadankuna ula dhaqmaayan Farmaajo gobanimo loo daa ama caay ama iska daa adigay ku jirtaa af daboolan dahab
@N.A.M1234
@N.A.M1234 2 ай бұрын
Xabibul malaayin madaweynaha so socda inshaallah
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 2 ай бұрын
Anigana sidaas iyo si ka sii wanaagsan baan ugu hambalyeeynayaa reer Punland walaalkey Siciid Deni Hambalyo . Ee ilaahey qayr haku siiyee tuugaan Deniyow adigaa noo keenee Xasan naga wada walaaladey Somaliyeed🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 ай бұрын
Xassan sh. Maxamud wuxuu ka soo horjeeda Doorasho Qof iyo cod ah.
@Abdinasir2025
@Abdinasir2025 2 ай бұрын
Kkkkkk Thanks Balwaan Farmaajo waa loo darsaday lkn dad ayaa afkoodu diidayaa in uu qiro wuxuu dalka iyo dadka Farmaajo uqabtay
@sahromohafarah2576
@sahromohafarah2576 2 ай бұрын
Masha Allaah tabarakalah. Cabdulahi balwan barakow oo barwaqow oo akhiro iyo adunba Alle hakuxifdiyo
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 2 ай бұрын
Puntland wanaaga soomaaliyaa iyadaa number one ka ah wax kasta
@munajama1023
@munajama1023 2 ай бұрын
Farmajo iigeeya 😂😂😂
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 2 ай бұрын
WALEE WAXAAN MARQAATI KA AHAY INAA THY BALWAANOW LEGEND WAANA IN LAGUU DOORTO MADAXWEYNAHA DFS EE SOO SOCDA ❤❤❤
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah balwaanow walakalamash quuley balwaanow horey u soco iisha Alaah ilaahay hakuxafido aamiiin aamiin ❤❤❤️ butland
@lorenzlischer3682
@lorenzlischer3682 2 ай бұрын
Kudayo butulan kudayo❤❤❤❤
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 2 ай бұрын
Asc, Ar Farmaajo ii geeya, Farmaajo waa nin tagey oo la tabey, balse ogaada shacabow yaan qayaalad laguu isticmaalin, wakaa key shaley dulmiyeen u wada yimi.wbt
@AhmedAli-tf2jz
@AhmedAli-tf2jz 2 ай бұрын
Mashaallah Balwaan wadani xafidullah bro
@HiboXasan-ni7em
@HiboXasan-ni7em 2 ай бұрын
Merci beaucoup monsieur Abdullah Balwaan inchllah qu'il revient monsieur Abdullah farmaajo pour diriger notre pays 💝💝👍👍👍👍🇸🇴👊👊👊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Man19699
@Man19699 2 ай бұрын
Mr.Dhiiqo, Baahida iyo sharaf xumada dhaqankiisa ah waxaa u dheer,qabyaalad,eex & xiqdi.(xaasidnimo).
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 ай бұрын
Farmaajo nololi kama danbeyn dalkii iyo dadkiiba waa u basaaseen karaamadii iyo dowladnimadii soomaaliyeedba asagey raaceen
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 ай бұрын
👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾Allow I tus Farmaajo oo soo noqday iyo Falastiin oo xorowday iyo xamaroo barwaaqeysan iyo soomaaliyoo aduunka saf saf u soo galaya allow baryadeena aqbal aamiin ☝🏻☝🏻🤲🤲xasan xaasid x
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 2 ай бұрын
Xabiibulu malaayiin farmaajo illaahow noo sooceli adaa quwadalee insha allaah
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 2 ай бұрын
Madaxweyne farmaajo waa Madaxweynaha Somaalia 2026 meel kusii qorta❤
@abdidegan8452
@abdidegan8452 2 ай бұрын
@@ahmedcumar8335 inshallah dheeeee
@ShegyNike-e4d
@ShegyNike-e4d 2 ай бұрын
Farmaajo waa ni aan cod lahayn oo aan hadli karin wax kale baad sugeysaa no more farmaajo
@ShegyNike-e4d
@ShegyNike-e4d 2 ай бұрын
Deni baan Soo wadnaa
@CabdiraxmaanBare-bd4nj
@CabdiraxmaanBare-bd4nj 2 ай бұрын
@AhmedAli-rx1cn
@AhmedAli-rx1cn 2 ай бұрын
Geesi ayatahay horay usoco bro Balwaan
@abdinurgure8134
@abdinurgure8134 2 ай бұрын
M.d Farmaajo xabiibul malaayiin soo noqo markale
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 2 ай бұрын
Xabiib shacab Farmaajo wadani xalaal ah 2026 for villa Somalia insh Allah 🇸🇴❤️
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
walee hadslkaagu waarun sxb xasan waxuu qabaa nacaayb daarood laakiin daarood waxba kama qaadikaro
@AhmedAli-rx1cn
@AhmedAli-rx1cn 2 ай бұрын
We love you Bro
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 ай бұрын
Ar beshaa calamkaa yanakaa qabtoo
@AbdikadirSmart
@AbdikadirSmart 2 ай бұрын
Adiga baa koow kaah kuwa farmaajo kudhaganaa hadana leefleefaaya.siyaasadu waa nacalad
@asiaahmed8004
@asiaahmed8004 2 ай бұрын
asc balwaan
@ubahguled5047
@ubahguled5047 2 ай бұрын
My brother balwaan ❤❤❤
@AhmedDahir-io2wy
@AhmedDahir-io2wy 2 ай бұрын
Abdullahi balwaan waa runtaa mashaallah... Farmaajo fayl loogu jiro maantay dadka Soomaaliyeed 😅 😂😅 waa farax san yihiin....
@FuadEbrahim-n8n
@FuadEbrahim-n8n 2 ай бұрын
Munafaqiinta dhiqo u adaaga ya rumaysa naya kkkkkkk....sa siyasiyiin ayay ismodayan kala hunguri ween 🤣🤣
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
XSM HADDUU AWOODI KARO PUNTLAND WUU BAABI'IN LAHAA OO GUUTOOYIN ALSHABAAB UU U RARI LAHAA LKN REER PUNTLAND CAYAAR MAAHA OO WAXAY KA DHISAN TAHAY XAGGA CIIDANKA,SIRDOONKA IYO SHACABKA OO ISKU DUUBAN LANA SHAQEEYA MAAMULKOODA.
@shaybaaraxmed245
@shaybaaraxmed245 2 ай бұрын
farmajoo. .wixahaa...wadani...allaah..hanoosooceliyo...madax..wene...dacada
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 ай бұрын
Madaxweyne farmaajo nololi kama danbeyn dalkii iyo dadkiiba waa u basaaseen
@hibomahamed5147
@hibomahamed5147 2 ай бұрын
🥰🥰
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 2 ай бұрын
Deni is 🐐💚🤍💙💪🏽
@AbdiwahabSheikh
@AbdiwahabSheikh 2 ай бұрын
Codkaada waa gaabanyahay maxaa waaye
@bby6
@bby6 2 ай бұрын
Balwan puntland iyada diiday inay aqoonsato Hassan sh
@hawoismail7302
@hawoismail7302 2 ай бұрын
Nagta sahra wadata aduu ku dhaba xasan garguurte balwan afkaga ka jedi
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 2 ай бұрын
c,baalwaaan halgamaa
@CaliXassan-w5n
@CaliXassan-w5n 2 ай бұрын
CABDULLAAHI BALWAAN IYO ADIGA MAXAMED FARMAAJO LABO SAQAJAAN BAAD TIHIIN QIIMO MALEH SAQAJAAN GAWAAD MAXAMED FARMAAJO WAA DULI WEEYA FARMAAJO DIIF DHEERA
@ayeshaali-ke8iu
@ayeshaali-ke8iu 2 ай бұрын
Adiga&waxkulamid ah ayaa saf ugujira aan aragno meesha aad gaartaan (farmaajo anagaa keenay anagaana erinay)reer aw xasan& mareexaan & adigoo kasiiliita agteena waxba kamagalaan goody’s ayaa noo madal ah.
@abakorian
@abakorian 2 ай бұрын
Farmajo ladooran mayo waa khainul wadan ee hawiyoow inaga daaya buunbuunintiina waxaa laqaatay hassan garguurtoo soo 3 noqdo hadii lawaayo cid kale. Laakin dad kale oo intuba dhaamo maanay jirin? Maasr fursad lasiiyo
@caashluul6394
@caashluul6394 2 ай бұрын
Faramaajo cid doonayso ma jirto waa mabtal aan marna u madax banaaneen madaxtinimadiisa ninkii lahaa baa hadana daaha gadaashii fadhiyo. Nin xukunka soo qabtay mar labaad waa ka xaaran xasan mayd khufte baa lagu quutay
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 ай бұрын
Farmaajo ma hooyadaa buu dhabaa faking mathet fak
@ShakurKosh
@ShakurKosh 2 ай бұрын
Dhilo kuyartahay nasabiyada ka aradan ina Dameer dhilo dhiigkar maankalhayo talk about hoyo io fk ayadoo gafurkii io tinaarkii kafogaatay. Orod moxoga lashido dameeryahay Dameerahaga.
@GRage-y4h
@GRage-y4h 2 ай бұрын
Nayaa af ingriidka so baro horta
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 ай бұрын
Ex mw farmaajo wle waloo darsaday
@HishaamHaashim
@HishaamHaashim 2 ай бұрын
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,4 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Remi Tinubu's Golden Statue; Tinubu University; Wike; T-Pain
14:05
Adeola Fayehun
Рет қаралды 91 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,4 МЛН