Fartun Balbalaa Bal Jaahilnimadan & Akhlaaq Xumadan Eega🤔

  Рет қаралды 13,397

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 154
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 4 ай бұрын
Fathiyaay inta smart ka ah uun baa ku daawata dad badani kuma fahmi karaan
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 ай бұрын
Ciyaalka only mirror the adults around them! Somali Adults must shape up and take responsibility of their offspring period!
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 4 ай бұрын
Waa Akhlaaaq xuma Somalidii jahilnimada baa ku badatay markaas bay is moodaan dad xilbaxasan hadanah Adunkii baaba laga nacay--- Thank you sister Farxiyo Cashar fiicaan baa siisay
@moomar3213
@moomar3213 4 ай бұрын
Beautiful program. Jecliyaa markaa fekerkaga ka hadasho adigo aanan commentiga ku mashquulin..
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 4 ай бұрын
waxas waa caadanka waain sida carabta la tarxilaa😢😢ceeb walllah bilaa tarbiyad😢salan gobed farxiya❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Ahmedj48
@Ahmedj48 4 ай бұрын
Waa dad gabi ahaantood ka dhintay alhlaqadii iyo xishodkii jahilnimona way u dheertahy
@fartahaajiali9173
@fartahaajiali9173 3 ай бұрын
You are right sis
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 4 ай бұрын
Asc wr wbt Sister qali runti wa iga qoslisey Adiga sidada wxn ahay qof ku qasan aburta Alle SWT ii dorey ,Subxaanallaah ❤🌹
@amalismail7772
@amalismail7772 4 ай бұрын
Balbalaar ka waa bilaa akhlaaq
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 4 ай бұрын
Fartuun waa saqajaamad waxaad mooda in duurka ku noolayd oo ayna dad la soo dhaqmin.
@zamzamwarsame7932
@zamzamwarsame7932 4 ай бұрын
Wll waa jareer jareer tuna Somali maaha waa bantuu
@FaisaMusse
@FaisaMusse 4 ай бұрын
Hey don't bring qabiil on this . I saw many different qabiil of Somalia women behaving like that online, like mss world did n many more women not only jareer qabiil n also somali men do too
@nastedave9842
@nastedave9842 4 ай бұрын
Jileeca umbayba akhlaaq darada ka barteene ma bantu aa aduunka sidan uula dhaqanta dadka. Bantu waa dadka aad korsaarka ku wada tihiine qurba nacasyada.
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 4 ай бұрын
😭😭 dhibka dhan waa lacagta xaaranta ah ee aysan shaqeysan ooy ku Naaxeen Waa in waalidku ilmah run u sheegan 😢😢
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 4 ай бұрын
Very True thank U Sister ❤
@Hodansooliyosaanag1987
@Hodansooliyosaanag1987 4 ай бұрын
Wow fathie I was born in Xuduun too❤❤❤❤
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 4 ай бұрын
Of course dadku way ark aan badowdaan lagu soo tuurey social media Xataa kuwa Saaxiib ka la ah Isku xishoo dhihi mayaan 😢 Taa waligey ma daawan
@barni5847
@barni5847 4 ай бұрын
Caruur cascas sidan udhali jiray ayaan dhalay 2 caruuro madmafwu qofksta oo isoo gala waaxu udhan jiray 2 xagad kaa kentay qaarna waxay dhijiren gurigi maad kiraysay markan ku dho wayo waxydh jireen caruurtan madmadwu baan garan waynay
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 4 ай бұрын
Kufsade yaasha Aduunka ugu badan Uguna Xun waa Raga Soomaalida 100/80 Waa Qudhun waxii dumarka Iyo Caruurta Soomaalida lagu hayey Baaa gaaladii lala doontay Jeelka Halagu guro hana lagu kufsado
@khayr_jecel
@khayr_jecel 3 ай бұрын
Kkkkkk Walaahi Farhia Cabsiiye maalinkaan. Daawado caloosha i xanuunta sidaan u qoslayo, ku lahaa. I think caqligii barruur buu iska noqdey 😅😅😅😅😅😅😅😅.
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 4 ай бұрын
Tolow ma Narcissist aya inagu badan🙊
@hanaq.8156
@hanaq.8156 4 ай бұрын
Yes, because they get the Support from the Community Like the criminals lacagti lawyerka loo aruuriya. They dont know how to held ppl accountble for their action
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 ай бұрын
Wax walba waxay ka dhigtaan ciyaar iyo walk iyo nacasnimo
@SamramaajidSamramaajid
@SamramaajidSamramaajid 4 ай бұрын
Tacliin ma bartaan wadada in ay taagnaadaan bay rabaan oo jecelyhiini
@MomoMomo-jl8gt
@MomoMomo-jl8gt 4 ай бұрын
Tan waa cano iyo nabad soomaalida timid carabta iyago wawen hadi aad aragtid yaqyaqsi baad udhiman
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 4 ай бұрын
Subxaanallaah walciyaadu billaah runti wa wax laga xumado 🌿
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 4 ай бұрын
Wixii cadaan rabah Omo haku mayeyraan wajigooda
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 ай бұрын
😂😂😂
@luluabdullahi3138
@luluabdullahi3138 4 ай бұрын
Why do you look so beautiful in every color?❤❤❤
@hi-gn6my
@hi-gn6my 4 ай бұрын
Naagaha da’da lagasoo yareeyay oo halkan lakeenay baa ugu daran.
@qosoliyoqaraaxo8926
@qosoliyoqaraaxo8926 4 ай бұрын
Somalia ayaad af qadhmuun ka joogtaa dumarka way ku Shaheen school aad oo waxbaro
@halimoa4348
@halimoa4348 3 ай бұрын
And she has 1.3 million followers 😮😮😮😂😂😂😂 somalida dadka doqmaha😂 wey tageyran
@Ahmedali78458
@Ahmedali78458 2 ай бұрын
taas macnaheedu 1.3 million followers waa doqmo Haa somalidu waxay jecel yihin qofka qashiinga iyo low classka ah
@farhiyahhassan6784
@farhiyahhassan6784 4 ай бұрын
Asc fatxiyaay Wa wax lalayaabo ❤❤❤
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 4 ай бұрын
I like your bati❤
@ayanhassan6962
@ayanhassan6962 4 ай бұрын
Somali way isurursadan Minneapolis ayan daganahay Somali lina ima naqano dantayda aya iga badan
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 ай бұрын
Somali badankoodu wey is urursadaan dabadeedna wey is rifaan.uffff qofka ka fogaadey ayaa libaaney.alhamdulilah
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 4 ай бұрын
sax sanag❤❤❤weye
@maryanaskar
@maryanaskar 4 ай бұрын
Fartun balbalarku waa iska jaahilad diin iyo maadi midna ma taqaan wa dadka is tuska
@Snitchpenguin
@Snitchpenguin 4 ай бұрын
Nettel tea cab allergy ga
@annaahmed2564
@annaahmed2564 4 ай бұрын
Ascw iana cabsiya caaytinta ka daa balbalaarka please awal beey soomali cusuriyeene adigan ha ku bilaabin somalida kale ayadaa ka fiican oo dhaanta somali people.
@munapalmer5784
@munapalmer5784 4 ай бұрын
Abayo hinda product waa u bahanahay
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 4 ай бұрын
This is you’re right job keep going sister I with you agree 😂😂
@FaisaMusse
@FaisaMusse 4 ай бұрын
20:27 of course is Minnesota where's kids act like that
@NaimaNur-h1g
@NaimaNur-h1g 4 ай бұрын
Hadii lamaanaha ay fahmaan maxaan u midoownay maxaan wada tabcanaa maxaan soo kordhinaa aan bulshada aan xumaan u aheen iyo labadii is dooratay.😢
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 4 ай бұрын
Jaahilnimadii ayaa kabadatay xataa garan mayaan bal dhawr eray soo barta intaydaan meeshan soo fadhiisan hadayna luuqad garnayna dadka ixtraama waan isdhaafiyaa madaawado
@CabdulahiMaxamed-i9d
@CabdulahiMaxamed-i9d 2 ай бұрын
Farxiya soomaaliya malaga heli karaa wll
@HiboElmi-r5k
@HiboElmi-r5k 4 ай бұрын
Somalida anshaxa lama baro fatxiya wana waxfican inad umadan
@safamaxamed967
@safamaxamed967 4 ай бұрын
😂😂 taas buurani waa doqon habo fadxiyaay in loo qosley doonta
@libanfarahamina7639
@libanfarahamina7639 4 ай бұрын
Wallal hargeisa m’ayala
@princesshawd6859
@princesshawd6859 4 ай бұрын
Jahilnimo on the global stage
@Shukryyyy
@Shukryyyy 3 ай бұрын
Habo jabuti saliida keena timo mesha kuma haynee ama nagada hayeysinta
@munapalmer5784
@munapalmer5784 4 ай бұрын
Asc wall south Africa ayaan jooga sodee Ayan Ku helikara
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 ай бұрын
Idinma soo gaadhin weli gacalo
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy 4 ай бұрын
Nin muslim ah oo qalbigiisu iimaan kujirin wax waxwalba oo xun baa kasuurooba nin muslim ah oo qalbigiisu iimaan kabuuxo wax xun kama suuroobaan
@Ziacirfe
@Ziacirfe 4 ай бұрын
I got it that you are at upsetting how an adult person behave like that on social media but may be it is good to adviser her gently and respectfully.
@AmalAli-ih2ez
@AmalAli-ih2ez 4 ай бұрын
Exactly!
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 4 ай бұрын
Soomaalida hadeer nooli Miyir kodu Waa dhiman yahay Bulusho wada Bugtaan NahayAllah hayena Caafiyo
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i 4 ай бұрын
Ingriudka xagee ka heli karaa ssliidaa
@NaimaNur-h1g
@NaimaNur-h1g 4 ай бұрын
Waxaan la yaabaa aa way dadka dadka u xiga ma waxay isku hiiliyaa markay dagaal qabiil dhacaayo.ma xumaanta iskama ciliyaan .waa run magaca ayay ceebeeyeen.Buufi❤
@saidaabukar4937
@saidaabukar4937 4 ай бұрын
Aqas..Ina Cabsiye/Xaar.
@zainababdi781
@zainababdi781 4 ай бұрын
Absolutely, we don't have to hate anybody hate has no place in good people. F balbalaar way isla fiican tahay laakiin waxay samaysay waa respectful jaahilnimo iyo xishood daro haday isu kaa raacaan waa sidan oo kale waxayna ka dhalatay umad aan qaladka iska celinkarin
@yurub5288
@yurub5288 4 ай бұрын
Somalidu waa dad yaab lehe
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 4 ай бұрын
Because they mother's are fighting in the streets
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 4 ай бұрын
balbalaarka wa aqlaaq xuntahay. Wa hooyo teenager haysata. halaga fariisiyo
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 ай бұрын
My dear sister I keep advising you xulbad raadi….that shit works wonders for over 30s ….hehe don’t want to put my foot in it. My Aabo swears by it he takes it in every meal and trust me he still going like a freight train only thing is his maskax is jumbled up from time to time he keeps asking me “ war yaad aheed” as usual I keep reminding him I am his seed..he laughs and says meeqo aan dhalay? I respond don’t worry Aabo macaane keep breathing and trapping
@nastedave9842
@nastedave9842 4 ай бұрын
This is hilarious in so many ways. 😂😂😂 Xulba waa laysu sheegay wlh. Aabe Ilaahey cimri dheer iyo cibaado suuban ha siiyo.
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 ай бұрын
@@nastedave9842 Amiin ya Rabi that old man is my Hero! Aloow Janada ka warabi when you call him back! Hard working loyal lion of a man that is fading slowly!
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 ай бұрын
@@nastedave9842 Amiin that’s my Hero! Lion of a man!
@saidaabukar4937
@saidaabukar4937 4 ай бұрын
Uf! FARXIYO BULAACADAHA QURUNKA AH.
@samiayhussein8432
@samiayhussein8432 4 ай бұрын
Waa runtaa
@safyiaabdille4810
@safyiaabdille4810 4 ай бұрын
Hi fatxiya I watch your porgarams we need same one like you and I am happ new huspand for you gartulesion your jossis ❤
@Queennouran336
@Queennouran336 4 ай бұрын
Habo Fatxiya love u wllhi ilahay ha ku jeclaado 🫶❤️❤️❤️
@faaaduma6876
@faaaduma6876 4 ай бұрын
Two Somali teenagers beat on each other in a Russian supermarket long time ago. Somehow we normalized violence between girls/women more than any other group people I know of.
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 4 ай бұрын
Dadkan waa wasaq aduunka ugudubtay
@munayusuf8971
@munayusuf8971 3 ай бұрын
Gabadha cayda ka daa ,adiguba dhaqan xuman ayad wadaa
@yamancarab
@yamancarab 4 ай бұрын
Fathiya lacagtoodi ayuuto ayaa laga galay back home aysan caruurtani weligood aysan ku noolaan doonin waayo they going to jails, caloosha ayeey u buuxiyaan ilmaha markuu doono inuu wax u sheego tel bay hooyadii ku jirtaa aabihii truck ama fadhi ku dirir buu fadhi yaa
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 ай бұрын
Warunta somali daqan xumo iyo aqlaq xumo dalkeni somalia 🇸🇴 ya babiyay rag iyo qabyalad aya babiyay iyo carurtan sida eyaha lodalayo an latarbiyeyn e durka lgu dayay iyo somalidi hore reer badiyo ayey ahayen o daqankoda ku dagan o daqan fican hada magaladi ayey so galen daqankodi wa turen ki magalad wa laqabsa wayen o daqan xumo ayey lajogan social media wa umad an xishon
@Muhiim701
@Muhiim701 4 ай бұрын
Adoon dhiiga isku karin oo caytamin sow ma wanaagsana inaad si xigmadeysan u tusto qaladkeeda iyo ineysan wanaagsaneyn sida ay dadka ula dhaqmeyso.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 4 ай бұрын
Tiktok soo tii ay lahaayeen way mamnuucayyaan? Dulayste land tolow ma laaluush baa la siiyey?
@aminayusuf8794
@aminayusuf8794 4 ай бұрын
Fatxiyey fartun balbaladka aya ku qanqaniyesa
@barni5847
@barni5847 4 ай бұрын
Dadkan shaqlatiba ka badatay
@annaahmed2564
@annaahmed2564 4 ай бұрын
Ina cabsiya kuwaaso kale baa u baahan canbaareeys realy sidaa beey mar kasta isu dilaan kuwaa ka soo hadal xabiibtii not balbalaarka horey beey u cusuriyeen somalidu balbalaarka adigana ha ugu Dari please
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 4 ай бұрын
Kuwa Minnesota duubayya ayaa ka darran. Se dagaalkan inuu dhacan cidiba ma ogaan laheen. Ma xishoodayaal inay is riffrifaan oo is ceebeeyaan ayeey xariif Ku yihiin. Shameless
@Ali34388
@Ali34388 4 ай бұрын
waa akhlaaqxumo iyo ceeb halkii udabbaysay waynaceebaysay sorry 😢
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i 4 ай бұрын
Fatxiya dadkan ms badali kartid , kuwa halkan nala jooga baa dhaqn xumada daaya ka waynay, soomaaliyanz haba sheegin, xalka waxaan u arkaa in kuwa hada ilmaha dhalaya loo furo tarbyah say ilmoohada u korin lahaayeen
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 4 ай бұрын
Qof jaahil ah oo hadana indha adag oo dhaqan xun waad ka qajileysaa inaad somalinimo sheegato dadkan hadan loo helin dowlad dhaqan celiso oo xabsiga ku gurto wasaqda
@usern134-h4g
@usern134-h4g 4 ай бұрын
Bantu somali maba ahan somalida hadad isirkodi hore hiligi talyani so galay muqdisho waqoyigana ingiris waxa jiri jirey dir irir iyo daarod intasa somali lo tirinayay bantuga gumesdihi talyanigaa keney muqdisho
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 4 ай бұрын
Aqlaaqda waa shey muhim edeb daro ma wanaagsana waa inaad ogaataa dhaqamada umadaha lola dhaqmo
@usern134-h4g
@usern134-h4g 4 ай бұрын
Bantu somali maba ahan somalida asalkedi hore wxay ahayen dir-irir iyo daarod gumesdihi talyaniga kuso guray muqdisho xiligi u afrika ka gurayay afrikantu urarsanayay ayu keney muqdisho marka bantu somali lama odhan karo
@zainabyussuf9218
@zainabyussuf9218 3 ай бұрын
Adigu Fatxiyaay maxaad Fartuun balbalaarka wakhi kaga luminaysaa ? Fartuun ma iyadaa qof fayoowba ah dee cid xidhatay waydaye . Inaga Soomali ahaan mushkilada ina haysataa waxa weeye Dadkii waal waalaa ee wax u dhinaayeen baynu sidii daka fayaw ula hadalnaa oo social mediaha ku sii daynay .
@samira-141
@samira-141 4 ай бұрын
😱🤯👈🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 4 ай бұрын
Kuwi soomaaliya qasay baa dhalay kuwan😂
@UmalAhmad
@UmalAhmad 20 күн бұрын
Jaaahiliin weye somalidu waligodna wx ma bartaaan
@aminaali8263
@aminaali8263 4 ай бұрын
Klkkkkkk
@samira-141
@samira-141 4 ай бұрын
👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽
@aminahirsi2334
@aminahirsi2334 4 ай бұрын
Asc batxiya isudokh
@saidaabukar4937
@saidaabukar4937 4 ай бұрын
NACALA TULLAH CALAYK!!
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 4 ай бұрын
Waa kuwa doolarkì ku kibray wax isku boodaya mar horaa iigu dambaysay
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 4 ай бұрын
Labada koob ee ay Soomalidu la soo carataa waa ka baryada iyo ka cunsuri nimada. Waar wax nasii gaal yahow cunsuri ahi.😂😂
@UmuZaahir-du8zi
@UmuZaahir-du8zi 4 ай бұрын
Qofka intuu dagaalka dubay ee soo bandhigey wuu qaldanyahay
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 4 ай бұрын
Dhibaatada ina heysato waa kala celinta qof dagaal rabo lama qabto haka sal gaaro kadibna dowlada xaaqeyso wasaqda waxaad arkeysa laba wiil isku soo booday ayaa maanta dhan lakala celina markasa meesha dhan buuq iyo qeylo noqoneysa maala isku sii daayo hakala haraane midba edeb u fariisan lahaa
@fartounaden6766
@fartounaden6766 4 ай бұрын
This is so embarrassing Subhanallah 😮
@asiliborle6342
@asiliborle6342 4 ай бұрын
armeya waxa cabatey tana
@fartahaajiali9173
@fartahaajiali9173 3 ай бұрын
Sax
@saidaabukar4937
@saidaabukar4937 4 ай бұрын
ADIGA IYO ISIRKAADA @FatxiyaCabsiiye JAAHILIIN/JUHALAA WADA AH EE DHIG GABADHA! BAQTI YAHAY WAXUUSHTA HABRA DUGAAGTA DADQALATADA DHIIGMIIRATADA ARGAGIXISADA WAQOOYI SOMALILAND, BARI FAQASHTA DAROOD AH, ISBAHAYSIGA DHILO SAMAALE CAWAANTA AH.
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 4 ай бұрын
Inaabti ma waxaad noqotay KZbinrs somalida Ee wax kasta risiqa ka raadiya Inta waan kaala hanweynaa!!!
@Farxiya-z6g
@Farxiya-z6g 4 ай бұрын
Mxaaa ay samaysay waa inay khaladkay aragto ka hadashaa,bulshadu waa inay toostaa
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 ай бұрын
Risiqa dadka qiyaastiisa ayaa Iimaankii idinka raacay. KZbin aduunka oo dhan baa ku jira ilaa companies ka caalamka ugu waawayn😂 Tarbiyada iyo dhaqan cumadiina marka laga hadlo ayaad marba derbi isku qaadaan oo daamanka meermeerisaan waayo waad is ogtihiin 😂 Risiqa ma koleybaad idinku bixisaan? Wax dadka kale irsaaqadooda qiyaasa idinka jira waana Waxa aad fakhriga ka qaadeen ee dib isugu noqo anigu hanwaynidaada uma baahniye
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 ай бұрын
Intaa yar ee wanaaga idin fara dagaal gaar'ah ayaad kula jirtaan ee ma hala isla baaba'o miyaa taladaadu ?
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 4 ай бұрын
🤭🤭🤭
@Hanibadmaax
@Hanibadmaax 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@asiliborle6342
@asiliborle6342 4 ай бұрын
Kkkk
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 4 ай бұрын
It is disgusting and hurts my feeling to see what our people doing on social media . Fartuun she is too much and acts in civilized behavior!
@usern134-h4g
@usern134-h4g 4 ай бұрын
Bantu's are not somali originally
@nastedave9842
@nastedave9842 4 ай бұрын
​​@@usern134-h4gBantus are not that stupid. Am a Kenyan Somali jileec and I have never seen a disrespectful bantu here. Dadka aad jareer ku sheegtaan ee Somalia ka soo jeeda wa dad u dhaqmaya sida Somalia looga dhaqmo. Dadkiina caanka ah xita 24/7 cay iyo cabaad mooyee caqli kale maleh. Meel somalia ka jaahil badan maba jirtaba
@usern134-h4g
@usern134-h4g 4 ай бұрын
@@nastedave9842 mxa la caytamasa ma melba ku xanuntay 😏
@usern134-h4g
@usern134-h4g 4 ай бұрын
@@nastedave9842 mxa la caytamaysa ma melba ku xanuntay😏
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 103 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 83 МЛН
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 20 МЛН
Nin Aan Ku Doonayn Daba Orod & Naxariis Kuma Soo Jeesto😢
26:01
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 19 М.
Somali Uber Driver Caruurtiisii Oo Hadashay, Qalbiga Allah Ha U Qobbjiyo☹️
44:30
Ganacsigii Somalida Kenya Oo La Xaday & Warar Kale Oo Muhiim Ah😳🤔
42:25
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 10 М.
Raaliyo Waxaa Raba Nin Rafaad La Jecel Gabadh Oo Wax Qarinaya 😂
20:08
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 11 М.
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 103 МЛН