No video

FARTUUN BIRIMO - JACEYL DHIIG MA LAGU QORAY | HESAHA HIRGALAY | HEES JACEYL QARAAMI AH| SOMALI MUSIC

  Рет қаралды 109,893

Heesaha Hirgalay

Heesaha Hirgalay

Күн бұрын

Fartuun Birimo - Jaceyl Dhiig Malagu Qoray | Heesaha Hirgalay, hees Jaceyl ah, Hees Calaacal ah, Hees Qoraal ah, Hees Qaraami ah oo jacayl ah, Hees kaban ah, Heesta jacayl Dhiig ma lagu qoray iyada oo kaban macaan ah codka fanaanada soomaaliyeed ee fartuun axmed sahal, fartun birimo. heestaan waa mid ka mid ah heesaha ugu caansan dhamaan geyiga soomaalida iyo bulshada ku hadasha afkaan hodanka ah ee afsoomaaliga.
heestaan waxaa horay u qaadday fanaanadii soomaaliyeed Alla ha u naxariistee Xaliima Khaliif Magool, heestaan jacayl dhiig ma lagu qoray iyadoo ah nooc kaban ah oo ah codka Xaliima Khaliif Magool, waxaan soo sameyn doonaa iyadoo qoraal ah, halkaan ayaan soo gelin doonaa adii Alle idmo.
Heesaha Hirgalay, Waa Heesaha Soomaalida Kuwooda Ugu Shidan. Heeso Jacayl ah, Heeso Wadani ah, Heeso jacayl ah oo Qaraami ah, Heesihii hore , Heesihii Dhexe iyo Heesaha Cusub Kala soco Chanalkaan, Heesaha Hirgalay, Somali Music Lyrics, somali songs lyrics,
Sidoo kale kala soco channelka Heesaha Hirgalay, heesaha Fanaanada soomaaliyeed ee Fartun Birimo, noocyadooda kala duwan sida kuwii hore kuwa dambo nooca hees kaban ah, iyo noocyada dambe.
➤ CHANNEL PLAYLISTS:
---------------------------------------------------------
🎵 HEESSO XUL AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESO JACEYL AH (Lyrics):
➤ • SAYNAB LABA DHAGAX - W...
🎵HEESO QARAAMI AH (Lyrics):
➤ • MAGOOL, HIBO NUURA & A...
🎵HEESO KABAN AH (Lyrics):
➤ • FARTUUN BIRIMO - JACEY...
🎵HEESO CALAACAL AH (Lyrics):
➤ • SAADO CALI WARSAME - Y...
🎵HEESIHII DHEXE (Lyrics):
➤ • KHADRO CUMAR DHUULE - ...
🎵 HEESO WADANI AH (Lyrics):
➤ • Video
🎵HEESAHA HIRGALAY (All Uploads):
➤ • Video
---------------------------------------------------------
Fadlan subscribe saar chanalka:
/ @heesahahirgalay
• CODSI MUHIIM AH:
--------------------------------------------------------------------------------------
➜ HEESAHA HIRGALAY: Waa kaliya Channel Heesaha u soo gudbiya qaab qoraal ah, HH maaha istuudiyow soo saara ama duuba heeso.
➜ Waxyaabaha nagu kalifay inaanu heesaha u sameeyno qoraal (Lyrics) waa si aysan u lumin heesaha muhiim ka ah, bahda Channelkaan (HEESAHA HIRGALAY) waxay isku hawleen raadinta heesihii caanka ka ahaa dhamaan geyiga ay soomaalidu degto iyo dhamaan bulshada ku hadasha afkaan hodanka ah ee Soomaaliga, hadii aad haysid heeso aad rabto in qaab qoraal ah laguugu sameeyo, fadlan nagalasoo xiriir qaybta comments-ka ama Emailka hoos ku xusan. Mahadsanid.
➜ Hadii aad haysid xog badan oo ku saabsan heestaan, sida Fanaaniinta iska leh Miraha, Musica, Laxanka iwm Fadlan nagula wadaag qaybta hoose ee faalooyinka (comments) Si aan u siino (Credit) ama ugu xusno halkan. Mahadsanid
➜ Hadii qayb ka mid ah qoraalka midhaha heesta (Lyrics) ay kuula muuqdaan qoraal aan sax aheeyn Fadlan qaybta hoose ee faalooyinka (comments) nagula wadaag qoraalka aad u ragto ineey sax yihiin. Mahadsanid
➜ Hadii uu jiro qof sheeganaya xuquuqda muuqaalkan ama qaybaha uu ka koobanyahay muuqaalkan sida sawirka, codka, qoraalka ama wax kaloo xadgudub ah iwm, fadlan wixii cabasho iyoo codsi ah noogusoo dir Emailkaan (almacomany@hotmail.com) anagaa si degdeg ah u fulineeyna codsigaaga. Mahadsanid.
➜ Fadlan Caawi Chanaalka, sida kaliya ee aad u caawin karto channelka waa in hadii uu kusoo gaaro muuqaalka aad like saartid, hadii aadan Subiscriber ahayn in aad subscribe saarto si uu channelku u gaaro dad fara badan, calaamadda gamaleelkana ku xiro si uu kuu soo gaaro marka kasta oo aan soo gelino muuqaal cusub. Mahadsanid.
--------------------------------------------------------------------------------------
#HeesahaHirgalay #FartuunBirimo #SomaliMusic

Пікірлер: 15
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Asbta Qaaliga ah like-ta iyo Subscribe-ta nagu caawiya, ❤️👏🙏 Halkan ka Daawo Heeso Kaban ah: kzbin.info/aero/PLsMCjY-boR9s2YLzIEb0kZ7MJ1Knjif0g
@amo6188
@amo6188 2 жыл бұрын
Ma u dheegay feedhaha weeye Feeraha maaaha🚫 waar yaa reer xamar Luuqada ha kufsan lyricka iska hagaaji 🤣🤣
@alphayassera7570
@alphayassera7570 3 жыл бұрын
HORE USOCO SXP QLI Inta An kinalkan radinayey Mudo yar Mahayn Malin ayn Anigo Safara halacsaday pro
@HeesahaHirgalay
@HeesahaHirgalay 3 жыл бұрын
Sharaf ayeey noo tahay inaan is helnay, mahadsanid ❤️👏🙏
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold😘
@fuadhassan7515
@fuadhassan7515 3 жыл бұрын
Waxaasa jacayl woooow wooooow
@kayseduale1771
@kayseduale1771 Жыл бұрын
Halkaa way khaladay Xinjir aan is dhalanrogin midabkeedu dhiin yahay laga dhuray Halbawlaha wali dhiil ma lagu shubay laba mays dhansiiyeen Sida kale iyadaa magool dhaafisay
@farxancodey3718
@farxancodey3718 3 жыл бұрын
Kkkkkk fartun birimo wale wey soo kobisay
@rahmanuura5536
@rahmanuura5536 2 жыл бұрын
Erayo ay khaladay baa jira
@deeqsihassan1922
@deeqsihassan1922 3 жыл бұрын
Maxay xasuus ii tahay
@mohamedrashiid7275
@mohamedrashiid7275 2 жыл бұрын
Saxid weli dhuub malagu shubey weeye meeshu Weli dhiig mslagu shubey ayuu sooqorayaa chanalku
@sharmakegedi7284
@sharmakegedi7284 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤
@user-vl7sw2hc6n
@user-vl7sw2hc6n 3 ай бұрын
as
@jamaal_mouze
@jamaal_mouze Жыл бұрын
Sixid dhawr meelood ooy ereyada qaladay fanaanadu Xinjir aan is dhalan rogin Midabkeedu dhiin yahay Laga dhuray halbawlaha Wali dhiil ma lagu shubay Wali dhaymihiisa Dadka lagu daweeyaa🚫 Wali dhaymihiisii Dhakhtaradu daweeyaan
@user-vl7sw2hc6n
@user-vl7sw2hc6n 3 ай бұрын
Ax
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 78 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 90 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
BAL QOFYAHOW  || XASUUSTII SAHRA AXMED ||  TIJAABI CODKAADA
6:29
MUQTAAR OFFICIAL STUDIO
Рет қаралды 5 М.
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,7 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН