HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG

  Рет қаралды 6,670,563

xusuusonline

xusuusonline

10 жыл бұрын

Hida dhowrta fanka Hiba Nuura
Plz Comment and shere

Пікірлер: 1 900
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysiin jirey xaaskayga markaan jacaylka islawadey 2015 anigoo jooga buuhoodle hadana waa xaaskayga luul Caamir Xuseen waan kufaanaa waxaan isku dhalay 5 wiil Allxmdulilah
@ibrahimshakaal8805
@ibrahimshakaal8805 3 жыл бұрын
m.a
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Masha allah
@sohansiman06
@sohansiman06 3 жыл бұрын
Masha Allah
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 2 жыл бұрын
Ilaahow nin sidaas o kale igu faanaya ayan ku waydiistay
@somalianchrisbrown6902
@somalianchrisbrown6902 2 жыл бұрын
@@Shankaroon_991 waa ikaan abaayo
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 2 жыл бұрын
2040 hdipa illaahey na gaarsiiyo o aduun lajoogo dadka daawanaya wxan ni sheegaa wiliigiina kufaana inaan somali nahyy black is Diamond ma ogi ina nolaan dono wqtigaas lkn hdaa 2022 ilaa 2040 dawaneyo like isaar reply aan kaa arko long life I.a❤ Mama Hiba nuura✋♥️
@mohamedyousuf8755
@mohamedyousuf8755 2 жыл бұрын
Insha allah
@capteinafroman5638
@capteinafroman5638 Жыл бұрын
Encha allh imnkapa 7 month jzo wargty☺I hope ina fcntahy
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 Жыл бұрын
@@capteinafroman5638 wa fcnhy abwe wna nabad qba alx ✋🤲
@mowliidabduleguure240
@mowliidabduleguure240 Жыл бұрын
Wa ku salamay ✋️ 🥰🥰
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 Жыл бұрын
@@mowliidabduleguure240 ka qaade abwe✌
@wiilyurub5471
@wiilyurub5471 Жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka karaamo Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ❤ﷺﷺ💖
@MursalAbdikariin-bk6yy
@MursalAbdikariin-bk6yy 10 ай бұрын
Calidhanto
@museyare1358
@museyare1358 10 ай бұрын
Zcw zcw ❤❤❤
@cnaniin
@cnaniin 6 ай бұрын
😂
@NaimaAhmed122
@NaimaAhmed122 6 ай бұрын
Scw
@khadarvamouz3313
@khadarvamouz3313 6 ай бұрын
@@cnaniinmhmiokv😅vip my
@abdiasismohamud9562
@abdiasismohamud9562 2 жыл бұрын
kuwa dunida ugu sharafta iyo qiimaha badan ayuu ilahay garab inooga dhigay kunjeer allaha sharfo mamo Hibo iyo dhaman dumarka somaliyed🇸🇴 🥰🥰🥰
@elisahassan1977
@elisahassan1977 Жыл бұрын
Alle haku sharfo
@user-lt6ps4dr6n
@user-lt6ps4dr6n Жыл бұрын
Mamo hibo nuura😢🎉
@XasanCsalaan
@XasanCsalaan Ай бұрын
7th ​@@elisahassan1977i😢and 😅9😅7😮😮
@sabariinxuseen2448
@sabariinxuseen2448 3 жыл бұрын
Wllhi aniga ahuu jeceel ihayaa marwalba waan iska dhageesta waan iska oyaa Allah Hanaga dhigo dad aan kala foganin insha Allah nolol waan isla qaadan donaa Aboowe 💑💋💉😰 Allah haisku keeno inta sidhaba isku jecel wllhi Jeceel waa xanuun ahuu badh yahay Anaga Allah naga dhigo dada jeceelka daacad u ah adikane aaamin dhaha walalahey🤲🤲🤲😰💋💯💑👌
@Somali_Star_Tv_1
@Somali_Star_Tv_1 3 жыл бұрын
Ok hada ma is guursateen?
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 жыл бұрын
@@Somali_Star_Tv_1 hhhhh maya
@mudubhaiproduction4499
@mudubhaiproduction4499 3 жыл бұрын
Good lucky sister
@taqiyomaxamed6539
@taqiyomaxamed6539 2 жыл бұрын
Aamin xabibti
@xamdamaxamed2125
@xamdamaxamed2125 2 жыл бұрын
aaaamiin wll
@user-du2tx2il4l
@user-du2tx2il4l 5 жыл бұрын
walee dad waa dadkii hore hibo nuura aduun iyo aakhiraba allaha kuudanbi dhaafo mamo
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Amiin
@Samiirocalijimcaale
@Samiirocalijimcaale Ай бұрын
Amiiin
@sakariyesaakir
@sakariyesaakir Жыл бұрын
Hibo nuura iyo awoowkay waxaa Ka dhaxayn jiray xidhiidh aad uwanaagsan balse calafka Kala kaxeyay awoowkay oo aad u duqobay baan ukeeni jiray heestan xasuus waliba walaahay wuu la ooyi jiray balse hada awoowkay 3bilood hair buu dhintay ilahayoow unaxariiso awoowkay amiin🤲🥰
@muneiraguzel7212
@muneiraguzel7212 4 ай бұрын
Amin😭 mxd eedadey ugu Dari weydeen awowga❤😂
@DIGAALE380
@DIGAALE380 2 ай бұрын
​@@muneiraguzel7212 walahy awoowkay ilaaa wakhti dhow wuu jeclaa lkn clafkaa kala watay😢waa isla anigii Soo qoray qoraalaka oo kala hadlaya Gmail cusub❤
@AHMEDABDIHIREY-ef9iz
@AHMEDABDIHIREY-ef9iz Жыл бұрын
Old is gold 2023 ayaan daawo haayaa yaa ila mid ah 🤩👋
@FardowsaAbdirahmanMohamudwehli
@FardowsaAbdirahmanMohamudwehli 10 ай бұрын
Anaa kula mid ah xaqiqdi😂
@SulekhaHajiahmed
@SulekhaHajiahmed 8 ай бұрын
Me 😭😂
@AHMEDABDIHIREY-ef9iz
@AHMEDABDIHIREY-ef9iz 8 ай бұрын
@@SulekhaHajiahmed 🤣🤣🤣 jir oo joog wllshey
@user-zn6xe6ty3l
@user-zn6xe6ty3l 8 ай бұрын
Anaa mid kula ah waliba kaa sareeyo 2.23.8 11 November
@ikranabdillahi978
@ikranabdillahi978 4 жыл бұрын
2020 ayaaaa ila dawanaya 😍❤️🤩🤩 if you watch this song like my people 😍❤️❤️ hibo nuura nolow Inbadan habo 😍😍❤️
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
hubi ana ka daalin somha this song❤❤❤
@lilmo1534
@lilmo1534 4 жыл бұрын
Meeeee
@jamahasangorod4886
@jamahasangorod4886 4 жыл бұрын
I thank🖐
@hklaamlosata3326
@hklaamlosata3326 4 жыл бұрын
@@rayaanxcrahman4343 masha Allah tabaraka laah kawaran iminka hlkaay kula maraysaa
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
@@hklaamlosata3326 meshi ugu fcnayd
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 5 жыл бұрын
Ku xurmeeyay sidii waalid Ku xafiday sidii ubad Waxad xero ku leedahay Wadnahayga ku xalanoo Wan kugu xamdiyayaa 💋💋💋edaday qaali Hibo nuura maxamed hodoon Allah cimriga iyo cafimaad kaba hakuu dhereeyo ❤️
@halimasacdiya1400
@halimasacdiya1400 4 жыл бұрын
Inder khadar casood
@kaliahmed6097
@kaliahmed6097 2 жыл бұрын
Maashaallaah
@suheylocumar1424
@suheylocumar1424 2 жыл бұрын
Duwweexgvrvdh hhssz jhezzn
@manyello5276
@manyello5276 Жыл бұрын
Ameen 🤲
@Abdullahgii
@Abdullahgii Жыл бұрын
Waayo waayo. Heestan muddo kudhow 6sano madhagesan caawa si'kadis ku arkay😇. "Kuxurmeyay sidi Waalid kuxafiday sidi ubad". Heesihi hore murti iyo xikmad bee lahaayen. 27/11/22 Neyrobi/Kenya🖐️.
@saabiriincabduqaadir5762
@saabiriincabduqaadir5762 Жыл бұрын
CWA oo Ah 25/10/2022 Wa habeen Aad aan u xanuunsanaayo🥺Xasuus iyo jecel waqti kala geeyay Aan dib u milicsaday😫 Xisahaagu igu beeran🥺 Xasuustadu igu badan😫 Waxad xero ku leedahay😫 Wadnahayga ku xalanoo😫 duco heygiyow😨 Qoraalkayga hadad Aragto Ogow inan aad ku jecelhy😭
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Sidokle wllo❤
@HaniSiciid-oj9go
@HaniSiciid-oj9go 9 күн бұрын
Heestan wxn udhegestay anigo murugsan oo qof an jeclahy dartisa udhagestay oo iga tegay aniga uu ba jecla Mantana farxad dartida udhagesan oo qof ijecela helay mrka dadka iga danbeya hestan dhagesta wxn leyahy hdi qofka niyad jabiyo mid niyda ku dhisa iman gulayso wllo❤ Bishi 7 12 2024 bn qoray❤
@filsanmuhamed7629
@filsanmuhamed7629 5 жыл бұрын
Raganimo laso xulay oo,aN xisaab leheyn woooow 💘💘💘💘💘💘💘 Waa itabatay heestan wlhi
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 5 жыл бұрын
Mama sharaf leh waaye hiba nuura hiba ileys illahey hakuu danbi dhaafo waxaad tahay mama qaran wana ku faraxsanahay inaad ka toobad keentay fanka 🇸🇴🇸🇴😍😍
@saamiyaxayir6749
@saamiyaxayir6749 4 жыл бұрын
aad io aade
@seraar12channel39
@seraar12channel39 3 жыл бұрын
03/11/2020 anigoo ah salman maxamed guure ubadkayga mustaqbalka like idinka ii saari doono insha allah 😂😂😂
@umalqueen1247
@umalqueen1247 3 жыл бұрын
7 February 2021 wxaban ka yaabay musical 🎼 iyo laxanka hibo nuura Edo qac baad tahay wlahi Xasuus aan iga dhmaanbay iiledahay heestadani Barigaan jacaylka bilaabayy ban dhagaystay oo waaaban sii jeclaaday ninkii alx imikanah waaabah xaaajigi reerka Raganimo lasoo xulay Oo aan xisaab'lahayn Adaa lagugu xoojay Ina ismaacilow xppi
@carfoonofficial9416
@carfoonofficial9416 Жыл бұрын
Masha allaah
@ubahabdulle4531
@ubahabdulle4531 5 жыл бұрын
Hiba nuura Waa maama sharaf asluub daganaan Fanka kuso Martay Qof Walba oo somali Waa isku mid Waa dad jeceshahay alaw kusii caafimaad iyo cimri dheer Aameen. Love ❤️ you
@amaaljirdemahamed2465
@amaaljirdemahamed2465 9 жыл бұрын
Nice song Kali wxa dareemi kara qof si dhaba wax u jecladay Runti heestan meel weyn ayay itabatay Hiba nuura afkaga caano lagu qabay
@cabdimacalin9740
@cabdimacalin9740 7 жыл бұрын
hibo nuura hibor
@sado83abdi4
@sado83abdi4 5 жыл бұрын
Ax
@bishaarocadey8989
@bishaarocadey8989 5 жыл бұрын
hhh
@zadampato7188
@zadampato7188 5 жыл бұрын
Jacayl ma jiree jidhka isku baahan
@safiyamaxamuud7515
@safiyamaxamuud7515 4 жыл бұрын
@@zadampato7188 hhh layaab ma lihid qoftan 5years kahor ayey dareenkeeda ka hadlaysay adina 2020 ayaa dareenkaaga ka hadashay isku xishood oo waxa bulshada hala dhex iman mala guurka xalasha iyo jacaylka dhabta ah waxba kama taqaanidee saqajaanimada ayaa taqaan
@Mirahamaskaxda
@Mirahamaskaxda 2 жыл бұрын
Still watching 2022 Yaa ila daawanaya🎶🎹 best song
@lidiawagdi9420
@lidiawagdi9420 2 жыл бұрын
Ani ❣️
@muminochanel5191
@muminochanel5191 2 жыл бұрын
👍👍
@nafisoqurux3940
@nafisoqurux3940 2 жыл бұрын
Me
@nasraqaali7897
@nasraqaali7897 2 жыл бұрын
Me
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 2 жыл бұрын
Wz
@imaziad2681
@imaziad2681 Жыл бұрын
Machallah Machallah edo macaan ❤ une vrai chanson touchant edo
@mohamedamal9698
@mohamedamal9698 5 жыл бұрын
Hestaan waa xasuus waxan ka xumahay qofkaa u qadi jire inu waqtiga inaa kalaa diray mamo hibo nura Allah ku xifdiyo😘
@hamdachannal2123
@hamdachannal2123 5 жыл бұрын
1/1/2019 wali dhagaysanaya waa habeenki hees aan dhagayso igu dambaysay weeye goaan adagna aan kagaadhay heestana ayaan kusoo khatimay. Cidii igu taageraysa like isaara
@abdullahimoha3016
@abdullahimoha3016 5 жыл бұрын
Hamda Channal Walal Ilahy Hanaga Wada Modoobeyo Asagaa Caadileee Aamin Ya Rabbi
@amaalkhaliif2633
@amaalkhaliif2633 5 жыл бұрын
7kkkl
@layaabkadunida454
@layaabkadunida454 5 жыл бұрын
nacalaa is tus tus kaada kutaalee
@abdihalimyusufmohamed8903
@abdihalimyusufmohamed8903 5 жыл бұрын
hhhhh halkan wax i keenay ma aqaan. alx anigu heesaha qabatin kuma ihi. adna allaah kugu kaalmeeyo inaad joojiso.
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 4 жыл бұрын
Doqonimada I ska daa heesahaba ilaah ba nagu hibeeye
@Iman_ahmed_abdi
@Iman_ahmed_abdi Жыл бұрын
Ku xurmreyey sidii waalid Ku xafiday sidii ubad Wxad xero ku leedahy Wadnaheyga xalanoo Wan kugu xamdiyayaa❤🥺
@najipofficial6125
@najipofficial6125 3 жыл бұрын
Still watching 2021 this song never changes ❤️✊
@nh2404
@nh2404 3 жыл бұрын
So true
@rahmkcaraale5029
@rahmkcaraale5029 3 жыл бұрын
Yeah
@akjr8605
@akjr8605 3 жыл бұрын
SaaS waye baaba
@jawilyricspro7362
@jawilyricspro7362 3 жыл бұрын
Reess so r
@ibrahimmadaale6141
@ibrahimmadaale6141 3 жыл бұрын
Me too
@itsalwayscloseenought1217
@itsalwayscloseenought1217 5 жыл бұрын
Qolayaha Samaroon markay looda sii carabinayaan oo ay hibo Nuura maqlaaan bey odhan Jireen huuno hiba soo gashe ma tukana mise waan yara dhagaysanaaa ❤️❤️❤️
@HothoHeego
@HothoHeego 3 жыл бұрын
Qaracow ka daaa fadexada rerkah hipo nura iyo salada IlaHeY wa iyma😂😂😂
@nasreenali8237
@nasreenali8237 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 wad bukta
@asmaomar7113
@asmaomar7113 2 ай бұрын
Allaah ayaa loo tukadaa ee beenta ka daaa umada
@hipolaki389
@hipolaki389 5 жыл бұрын
2019ka Yaa ila daawanaYa Like igu Qapo inta Qaraamiga jecel😍😍💯💮♥♥
@sumayomaxamed4203
@sumayomaxamed4203 4 жыл бұрын
I love song qaraami
@sacdiyosimansacdiyosiman5987
@sacdiyosimansacdiyosiman5987 4 жыл бұрын
♥️💔
@ayanyousof758
@ayanyousof758 3 жыл бұрын
Hibomacaan
@ayanyousof758
@ayanyousof758 3 жыл бұрын
Maama Macaanta Waankusalamay2019yaab😄😄😄😄😄😄😄
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 жыл бұрын
2021 dawasho wacn
@nuurcabdi7613
@nuurcabdi7613 10 ай бұрын
Manshaa Allah illahow dhamaan fanka soomaliyeed inoga dhig midkii caalamka kadhaxmuuqdo oo aanku faano asluubtii iyo anshaxii beri samadkii uulahaana inoosoo celi allahuma aamiin
@abdihakimsheikh7724
@abdihakimsheikh7724 Жыл бұрын
Woooow the song never get old always on fire 🔥 ilove my Somali brother and sisters may ALLAH give peace to our Somali country that is everlasting inshaallah
@lilyatajaldin666
@lilyatajaldin666 10 ай бұрын
Amiin 🩸💙🤍🇸🇴
@mohamedmahdi7349
@mohamedmahdi7349 10 ай бұрын
Mansha allah wllo alllha ku barakeyo amin❤
@calitifoow2649
@calitifoow2649 5 жыл бұрын
2018 yaaa ila dhagey sanooyo ileen Qof ma moogey ilke isaar hadii kle hi ?
@aminawarsame7634
@aminawarsame7634 5 жыл бұрын
95 0
@calitifoow2649
@calitifoow2649 5 жыл бұрын
99 0
@xaawodaahir2529
@xaawodaahir2529 5 жыл бұрын
Aniga
@calitifoow2649
@calitifoow2649 5 жыл бұрын
@@xaawodaahir2529 hhhhhhh hada isla dhagee soonaaaa runtiii
@pheirageman9481
@pheirageman9481 5 жыл бұрын
Ish cala hees runtii
@fatimamubarik4395
@fatimamubarik4395 5 жыл бұрын
Hooyaday bay u egtay waaban mooda mama hibo
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Hibo edeb badan hoyada alah ku dhafo
@hibocali3463
@hibocali3463 3 жыл бұрын
Teyxurkm70
@shiinecagjar2247
@shiinecagjar2247 3 жыл бұрын
Waxay u egtahay xaaskayga
@knownking9094
@knownking9094 2 ай бұрын
Hooyada foolxumaa
@i.ismael4330
@i.ismael4330 2 жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayaa heeskan kadib markaan wiil i jeclaayoo wax walba oo wanaaga ila jeclaa aan xiriirka u jaray anigoo wali jecel sababo jira awgeed waxaanna leeyahay haddaad ogaan lahayd niyadayda xushamada iyo ixtiraamkaan kuu hayo iyo sababahaan xiriirka kuugu jaray anoo ku jecel galin niyadaada kuma soo dhacdeen inaan xumahay war iyo dhamaantii nolosha Alle kuguma xumeeyo xidigyohow. Somaliyeey salamullaah 🇸🇴❤️
@samiiramaxamed7366
@samiiramaxamed7366 2 жыл бұрын
blse waad heli krty inaad wax wlba u sheegto waayo runta waxba ma qaraReyso laga yaabi lahaa inuh kula fahmi lahaa danta markaa jirty alwys runta ku dhimo😪😪😪🥰🥰
@cabdikariimcali842
@cabdikariimcali842 Жыл бұрын
💯😚😍😊 you can get iii in 💗8⁠-
@badalxasan1301
@badalxasan1301 9 ай бұрын
After 9 years I am listening song ❤🥺
@user-vt4io2zi3z
@user-vt4io2zi3z 4 жыл бұрын
Xisahaaga iiku beeran💑 xasuustaada iku badan ❤ waxaad xero kuleedahaY 💞 wadnaheyga kuu xalanoo 💔 waan kuuku xamdinayaa🤲
@mihajqalimohamed5037
@mihajqalimohamed5037 2 жыл бұрын
💞💞💞❤️👌
@khaalidomar7059
@khaalidomar7059 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ayaa love hee tan 100000000 jeeeer dhagaysaataaa for love inta jeeeer aanku mirqaamnyna tiro maleh aniga iyo asxbtaydu oo iminka dunida dacaladeeda ku sugun 2020 hadaa iga danbayso qaraamiga taqaaan
@faysalbakaal
@faysalbakaal 3 жыл бұрын
Raganimo lasoo xuley oo aan xisaableyn adaa laguugu xojey. one of my favorite song Hibo nuura who watching 2021
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 2 жыл бұрын
Before 2 years na comment baad ka bixisay hadana isla sanadkaan mnsha allh Alla haku xafido walaal wlhi markaa dad sanado ka hor fallo ka bixiyey Aan arko waxan is dhehaa tolow qofkani hadda aaway ma noolyahay Alla haku dhowro walaal
@shukriabdiraxman
@shukriabdiraxman Ай бұрын
Xidigyahow xaragada iyo xeel dheeri garashadu dadku kugu xushmeyaad xulkeygii noqotey raganimo la soo xulay oo aan xisaabneyn adaa lagugu xooje Maxamedow I hope inaa one day anagoo isla joogno ku tuso this comment hadaan intaas noolaado runtii waxa tahay qofkii koobaad aan si dhab ah jacayl ugu qaaday wlhi wanagaga quruxdada garashadada intaba ma qiyaasi karo ❤
@farxiyacabdiraxmaan7105
@farxiyacabdiraxmaan7105 5 жыл бұрын
Mansha alaah yaa dhagaystay 2018 August 30keedii intii dhagaysatay like iiga tag
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 5 жыл бұрын
Farxiya Cabdiraxmaan Anaa kula dhagesanayo hooyada qaranka Hiba nuura fananad qaaliya ♥
@deeqoluulahmed1773
@deeqoluulahmed1773 5 жыл бұрын
14 /9/2018
@libanomar3471
@libanomar3471 5 жыл бұрын
Me two
@nimaabdi9872
@nimaabdi9872 5 жыл бұрын
Me
@hajiraahmed1675
@hajiraahmed1675 5 жыл бұрын
manata iyo marki horent is ko mid ma a max
@abdimajidabdowmaalim7814
@abdimajidabdowmaalim7814 4 жыл бұрын
Full of sweetness..full of soothing ❤❤❤❤intii daawaneysa 2020 like ii saara ❤❤❤🙏love you all
@aminakhali9264
@aminakhali9264 3 жыл бұрын
Heestan xasus weyn ayan galaa its 2020 and i still love it❤️❤️
@shukrimohamed2739
@shukrimohamed2739 2 жыл бұрын
🌍☝🇹🇷🇸🇴⭕☝🕋🥀🌿⚘🌍☝☝☝☝🤏🇹🇷🇸🇴Erdigan iga masuula ah aniga doorteya Istanbul tariqa leh turkiya walaalaheena ah osmaanta ka faracameya osmaanta rashulkeena scw ku daradaameya dayacene osmaanta muslina ku tagaan tahaya rashulkeena scw alle ku nuuriya aduunayada ku tagaan tahaya rashulkeena scw alle salaada ku xireya
@ayanawer98
@ayanawer98 5 жыл бұрын
Yaa ila dhagaysanaya 2019 inta ila dhagayzanayza like ta i saar
@kashmiirshibanemashalaaye5528
@kashmiirshibanemashalaaye5528 5 жыл бұрын
Waa fanaaanadii qarabka Ilahay hanoo daayo Ma,maleynayo in hiba nuura oo kale lahelaye
@geletoz
@geletoz 4 жыл бұрын
One of the somali mother legends all respect to mama hibo nuura 🇸🇴❤🇸🇴
@nolwennmahamoud3714
@nolwennmahamoud3714 Жыл бұрын
Hodan abdi
@geletoz
@geletoz Жыл бұрын
@@nolwennmahamoud3714 is. C.
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 8 ай бұрын
Mama Hibo nuuro ale cimriga ha u dhereyo.❤
@hudaamuun2403
@hudaamuun2403 5 жыл бұрын
2019 yaa iladhegeysanyo
@magichashi
@magichashi 5 жыл бұрын
Me asia
@ahmedsahal6677
@ahmedsahal6677 5 жыл бұрын
Aniga wllhi
@abdisalanhassan1700
@abdisalanhassan1700 5 жыл бұрын
Aniga walee❤😂😂
@filsanhani7829
@filsanhani7829 5 жыл бұрын
Anigaa 😃
@avenger9023
@avenger9023 5 жыл бұрын
Asia Farah anigaaa
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 жыл бұрын
Habeenkii 2018 udanbaysay ayaan dhagysanayaa tlhi inta iga danbaysa liketa ugu deeqa mujaahidka 31/12/2018 maalin montag ah ama isniin ah
@thelastone7763
@thelastone7763 5 жыл бұрын
Aniga
@amaalkhaliif2633
@amaalkhaliif2633 5 жыл бұрын
had
@hibocali3463
@hibocali3463 3 жыл бұрын
Gqlnhygonhhrlnhhw
@qadracabdi4554
@qadracabdi4554 3 жыл бұрын
Like waxaan kuu saaraa 31/12/2021 insha Allah 🤣🤣🤣🤣
@hibocali3463
@hibocali3463 3 жыл бұрын
@@qadracabdi4554 amiin
@mustafedarajo5300
@mustafedarajo5300 3 жыл бұрын
Hees kastaa xusuusteeda leh Bari aniga oo jooga gabiley Oo ka sii aaday aroos baadiye Ayaan anoo qaadiraysan subixii danbe inta aan magaalada soo gadhayay dhagaysanay,, Malintaa laba qodob uunbaa xusuus ii ahaa ,,1 jaceyl oo aan is ag fadhinay hadana laqabo dalkii hooyo joogta 2,, gadhiga oo ila dhici gaadhay oo aan sigtay,,,, 2012,,wakhti xusus leh From Aresona
@caynaanmaxamed3735
@caynaanmaxamed3735 Жыл бұрын
Ana gabiley ayaan hadeer kaasoo salaamayaa
@dowladlyrics8814
@dowladlyrics8814 Жыл бұрын
Heeskan waxan dhagayzanayaa 8:43 goobtu waa Burco 25/7/2023 Waxa ila dhagayzanaya Nin Zhponahay oo lagu magacaabo Hamze Cilmizame
@ilhaan-kheyre
@ilhaan-kheyre Жыл бұрын
Waqti kadib maanta ayan Soo booqday 15/11/2022... Heestaan markii aan maqlo qalbiga kagubtaaa waayo qofkii aan jeclaa ee aan uqaadi jiray waan waaye 😭 الحمد لله 🥰cimriga allha noobara keeyo qof waliba oo murugeysan allha kadul qaado dhibta heysa 🥰
@iqroosman8044
@iqroosman8044 Жыл бұрын
Aamin yrpi kula mid ahy
@ayanmohamed8999
@ayanmohamed8999 Жыл бұрын
Ilmahayga abahood mustaqbalka adigaay kahadlaysaa heesta 😘
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
Hargeysa xbbi
@dahraanduuduu9388
@dahraanduuduu9388 3 жыл бұрын
1 DECEMBER bisha ugu danbeysay 2020, xidigyhow xaragadiyo xeeldheri garashadu dadku kugu xushmeya xulkeygi ku noqotee💉😍❤️
@omarhussien8958
@omarhussien8958 3 жыл бұрын
Hibooy, Dadkaaga&Dalkaaga waad anfacday. Allah kaa abaal mari sidaad umaddaada murtida heesaha iyo dhaqanka ugu horseedday
@faysalbakaal
@faysalbakaal 4 жыл бұрын
I am listining 21-09-2019 In Dhaka Bangladesh 🇧🇩 Xidigyahow I love this Song when I was in somalia any time listining this Song. Some times BBC Somali can take this Song with Program Greating. I love Hiba Nuura. And All somalia songs
@ifrahheyle3685
@ifrahheyle3685 4 жыл бұрын
2020 yaa ila dhageysanyo hibo nuuura ❤❤❤💯
@fartunsalad5874
@fartunsalad5874 3 жыл бұрын
Haa
@awilmohamed4939
@awilmohamed4939 2 жыл бұрын
Cfg
@haniwarsame2381
@haniwarsame2381 11 ай бұрын
Heesta waan jeclhy waxa dhagaysanaya anigo heley qofkiii aan jeclhy Alhamdullah waxan jeclhy hadiii alle i gaarsiiyo inan arooskayg ka daaro allow ha nakala fogeen wlhy heesta waxay sheegaysaa wuxu isaga wada yahy allow ikaa daaa ninkeyga Updifitaaah mohamud updi Noloshyda oo idil thy hada waxa kula nolnahy labo wadan isaga wuxu jooga itobiya anigna Kampala alle ha ina kulan siiyo qali Updifitaaah wlhy Noloshyda oo idil baa thy ❤️🥰adaa qurux xirir lahoo dalxiizkii niyada xalay ka wayey meel xune qalbi ❤️🥰🥰xasuustaadi igu badan ❤️🥰 23/8/2023 Maalin arbaco ah 😭❤️waan ku tuzi donaa qoraalka hadii aan gaadho qali 😭❤️miss u Updifitaaah ❤️ Xiddig yahow adoo waa Xiryo samo ku nool baan Isku xiizo burunoo xaqiiq isku jeclaanee Xiskeeni is rabay baa xaygiyow xagabu Xasiliyey kalkaclkee 😭❤️
@DaljirDarwiish7605
@DaljirDarwiish7605 4 ай бұрын
Noloshayda Hani mcn Nolosha wax walba o ay Tahay Adiga I Baray noloshayda alle Nabad Haynagu Kulmiyo hppi Xisahan isu Qabnaa maha Mid Tiro iyo Qiyaas Lagu Cabiri Karo Xaskaygiii mcney Alle Igama Kaa qaado ppe Runti Qoraalkani wuxu i Noqon Donaa Xasuus Mar Walba aan Xasusan doono mcn Alle Nabad Io Cafimad Haynagu Gadhsiyo Arooskena waynu ka Daran Ppe mcn ❤😢I love you My wife Hani ❤♥️
@lulabdalla8104
@lulabdalla8104 Ай бұрын
Wawarey waxan hees waa dhaftay wllhi mamo cimri dheer io cafimad bdn❤
@raxmarooda371
@raxmarooda371 5 жыл бұрын
2019 yaa ila dhagaysanaya heestan hibo nuura😍😍😍😍😍
@MansoorOOPandakkkal
@MansoorOOPandakkkal 4 жыл бұрын
OOK
@hibocali3463
@hibocali3463 3 жыл бұрын
Asc
@khangaming7877
@khangaming7877 2 жыл бұрын
2021
@iqroosman8044
@iqroosman8044 Жыл бұрын
Me apyo
@ashawari9467
@ashawari9467 5 жыл бұрын
wlhi hestaan xasuus ayey igu letahaay xilii an ku nolaay kinya allla muxu xiliigu gala duwaan yahaa dadka xuma dashilka xantaa yeyna ka heli waxad xero ku ledahaay wadnaheyka ku xalaan ax wlhi
@user-vp5kh6rm6f
@user-vp5kh6rm6f 2 жыл бұрын
Ax heestan sibay iitabataa wlhy waxa iiso diri jiray wiil aan sheekaysan jirnay oo aduunka iigu jeclaa ana nin kalle ayaan jeclaa kii aan jeclaana waayey kii ijeclaana wuu iga tagay oo waa xaasle alla nabsigu xumaa alle haku barakeeyo wllo reerkaga😭😭😭😭
@jonathancruz7179
@jonathancruz7179 11 ай бұрын
I’m Mexican and live in Minnesota , one day I was riding an Uber and the driver was blasting this song, had to figure out the name of the song just cuz it a whole vibe, good music is good music no matter if you can’t understand the words
@sherminmehdi8748
@sherminmehdi8748 10 ай бұрын
Enjoy it bro🥰
@fmjjjjn7510
@fmjjjjn7510 10 ай бұрын
No way that’s so cool,😂😂😂
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 10 ай бұрын
Wow nice uber ❤
@AmranBare-vz3fh
@AmranBare-vz3fh 10 ай бұрын
😢😢6 i
@AdnanSr
@AdnanSr 10 ай бұрын
Enjoy it Amigo❤
@miskidowlad4795
@miskidowlad4795 6 жыл бұрын
ku hormeyay sidi walid ku xafiday sidi ubad👂❤💘💋👌
@nasirmohamed5878
@nasirmohamed5878 5 жыл бұрын
o
@Milgo258
@Milgo258 5 жыл бұрын
2019yaa dhageysanyo Da, adeda iyo codkeda isma Lahan maasha Allah
@sumayomaxamed4203
@sumayomaxamed4203 4 жыл бұрын
wey cod mcntahay
@calimanestiro384
@calimanestiro384 4 жыл бұрын
Ok
@calimanestiro384
@calimanestiro384 4 жыл бұрын
Qatar
@mucashaqxabsigalay496
@mucashaqxabsigalay496 Жыл бұрын
21/9/2022 hestan iyo HOyo hipo nuRa Allh cimrikrda ha dhereYo waxn dhageysta hestan markan JacelkeyGa so xasusto IyO wakhtigeygii quruxda badana ee BiqoradeYda I quruxin jiraty waxan idin rajeynaya Ifka hadan isku arkin akhiro Janadul fardowso amin Dadka farintan arakana wan salamaYa
@huzzienaden7426
@huzzienaden7426 3 жыл бұрын
3 oct 2020 Ayaan Dawanaya Heestan Bal Qiyaaas Heestan Sida ay Dadka Somlida Qiimo ohi Ledahey😘
@dhaqansabrie7664
@dhaqansabrie7664 3 жыл бұрын
Walaashey cimri dheer iyo caafimaad ilahey ha ku siiyo❤❤❤❤❤❤❤
@maryamo411
@maryamo411 3 жыл бұрын
Xiskeenii israbay ba xageygiyo xagaagaba xasiliyay galgacalka☺💉♥️ Mom hibo cimri dher io cibaado suuban 2018kii ilaa 2021 heestan waba ka fuqi la'ahay🥰
@abdikafihsanali1144
@abdikafihsanali1144 3 жыл бұрын
Shijo,klkl,,,kpopklll
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Horta anigu weligayba waan jeclaa hibo nuura heedaheeda. Sida way gaardi baad tahee hadmaad gacale soo noqon.
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Heesa heeda. Soo noqo adoo nabad. Makala dhacaan. Hibo maxamed hudoon/ hibo nuura.
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Eesh calaa fanaanad.
@xamzekhadernuurbile2255
@xamzekhadernuurbile2255 Жыл бұрын
Laxanka codka musiga hibo nuura legend re awdal wa wada ciyal music furunle ayyana iyo danan ban la yabanaaye
@juweriaabdihassan1292
@juweriaabdihassan1292 2 жыл бұрын
Still 2022 wan jclhy heestan xasuus wye 🥺😥💯🥺🙈😶✌
@fartuunomar7833
@fartuunomar7833 2 жыл бұрын
Waxaad xero ku leedahy Wadnaheyga kuu xalanoo Waan ku xamdiyayaa Best song 🥰🥰💝
@raxmaxamud953
@raxmaxamud953 3 жыл бұрын
Mansha Allh Dadki hore dad xikmad midhana bay ahaayeen midho iyo codna leh yar yarkan iminka jooga muusic bay dhagaha nagaga walen
@dekj2572
@dekj2572 2 жыл бұрын
Asc Allah u naxriisto mohamed Abdullahi sangub iyo dhamaan umada somaliyeed aamin Multi sugan cod
@mohamedabdille599
@mohamedabdille599 3 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore mashallah mama hibo nuuro (old is gold)
@caliyare7950
@caliyare7950 4 жыл бұрын
Hibo nuura waa reer nuur Reer faarax nuur Garab madow ayeyday
@quensamra7989
@quensamra7989 2 ай бұрын
Waxaan dareemayaa heestan inan anigu qaadayo astaamahan ay sheegty waxaa leh xaajigayga ilahow iidaa oo iibarakee muraayada qalbiga ❤🎉😢
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Waa erayadii laxankii iyo codkii halaasiga ahaa ee hibo maxamed hodoon hibo nuura msha allah Hampalyo mamo hibo nuura
@queeniskufilan5040
@queeniskufilan5040 3 жыл бұрын
hestan wiilkeyga lee u qalmo aabihis xita hada san dhan dhaho ino is badala barito ayan ogahay nin isku hales maleh nin qiyano lagama waayo illahow wiilkeyga nabad banaanka ku keen nimanka somalida cml oo qiyanada bdn illhow wiilkeyga haga dhigin hooyo rabi cafimad iyo nbd indhaheyga hortoda hakugu keno😭😭😭
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 3 жыл бұрын
Allaha kudysto
@odayaxmed939
@odayaxmed939 4 жыл бұрын
Xiisahaagu igu badan ❤❤❤ Xasuuustaadu igu badan ❤ Waaxaad xero ku leedahay ❤ Wadanahayga ku xidhanoo3 ❤ Waanan ku is xamdiyaaya ❤
@ahmedcirale2015
@ahmedcirale2015 11 ай бұрын
😢😢😢😢 waan kugu xamdiyaya
@mohamedamal9698
@mohamedamal9698 3 жыл бұрын
2021 1.1.12:30 happy new year 🎆 ayaan dhageysanaya xasuus hore oO surta 🤦‍♀️gali weyse illah waxa ka barya inu sanadkan iga dhigo midki an ku guleysan lahaa Riyo walbo an leyhay 🥰
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Allah haku rumeeyo wll riyadaad insha allah 🙏
@abokorhamud2444
@abokorhamud2444 3 жыл бұрын
Isla hadad ayAy boqradaydii isoo dirtay ❤farhad warta Alle haka daayo qali 💫
@kowtherziciitt8991
@kowtherziciitt8991 2 жыл бұрын
Tolow Hada Ma wada jogtaan😄
@abdirahmancmm
@abdirahmancmm 4 жыл бұрын
Slaadiina way joogta Hibona way heesaysaa hal hays hore u baxay Hadaad fahantay like dhac kusii 😅
@maherebrahim3995
@maherebrahim3995 5 жыл бұрын
Wlhi Ku ceshceshta heestan 🔥🔥 hipo nuura 👌
@abdikariim4927
@abdikariim4927 3 жыл бұрын
Cish cala hees hibo nuuro allah awlad haku siiyo amiin amiin
@hamdabintualii7921
@hamdabintualii7921 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysan jiray 2019 xaalad xun oo jaceyl aan ku jiray wiil aan jeclaa lkn isagu iga xaraabeysan jiray marku doonu lambarka iga qaban jiray wlhi xili xun bay ii aheed 2018 ilaa 2019 maxaan maalma xun soo maray nolashyd labda sana igu dhib badnaa wlhi hada 19 sano ayaan jiraa alx hada aadban u faraxsany allow noo dambi dhaaf😭💪
@jiprielade8093
@jiprielade8093 Жыл бұрын
Isku waqti baan aheyn
@hodanmohamed9420
@hodanmohamed9420 5 жыл бұрын
😘😘😘😘 xiisaahagu igu beeran xasuutaadu igu badan
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 2 жыл бұрын
Still sanado badan kadib waxad xero ku leedahay wadnahayga ku xalan ❤👏
@safwaanahmed2928
@safwaanahmed2928 Жыл бұрын
Waayo waayo Ayey Aheyd Heestani__🤩🤩
@aboubakarmohammed5335
@aboubakarmohammed5335 4 жыл бұрын
Heestan xaraf raaceegu waa best xaraf raac . Hibo nuura keep going
@hanaanyasin609
@hanaanyasin609 5 жыл бұрын
2019 yaa ila dhagaysanayo❤️💯😂🙏🏻
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
❤❤❤ Hipo nuuradayda Jecliyah never tried her voice 💕❤❤❤❤
@AmalabdisalanAli
@AmalabdisalanAli 8 күн бұрын
Cawa oo axad thy tariqduna thy 13/7/2024 sacafuna thy 01:45 jawigu waa ani iyo asi lee wxan isla dhagaysanaynaa hestan miraha macan ee hibo nuura i.a wxan filayaa inaan is calfan doono 💝🥀👥
@abdirahmaanaliomar5243
@abdirahmaanaliomar5243 8 ай бұрын
Heestaan waa fadhisaa really ❤
@ahmedaweys5312
@ahmedaweys5312 5 жыл бұрын
2019 hdaa dhgeysanesid like isaar fdlan
@aminazahra3100
@aminazahra3100 4 жыл бұрын
Manshaalah👑💋💘❤😍amuun
@abdourahmanmohamedibrahim2777
@abdourahmanmohamedibrahim2777 2 жыл бұрын
Wooww très belle chansons 100%😔😕🙃💞marhaba j ss en router dieu nous donné ctt amour c'est vraiment génial mes amies
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 3 жыл бұрын
Ila 2021 waan dhagaysanaya heestan cajiiba hibo nuura ❤💥inta ila dawanaysa I mujiya iyo wixi iga danbeeyay
@shukrimohamed2739
@shukrimohamed2739 2 жыл бұрын
🇹🇷🇸🇴☝naxariisata ku heleneya muslinimada ah erdigan
@cshakuurTzilva
@cshakuurTzilva 6 жыл бұрын
wax dareemi kara qof wax jacel oo qudha😘💜
@AbdiOsman-fg1cx
@AbdiOsman-fg1cx 4 жыл бұрын
Been mahan
@juweriaabdirisak9217
@juweriaabdirisak9217 2 жыл бұрын
This song never change 🥰 another level
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
Allow unaxariiso maamo hibo maxamed hibo nuura ❤❤❤❤❤❤
@Wll____pogba
@Wll____pogba 10 ай бұрын
Heestan xasuus gaar ah aye iledahy waxaa dhagesan jiray 2015 haben habenaha ka mid ah aniga io ciyalka xafadena oo isla fadhino aa hestan udaray marke dhagestena hesta weka helen inta qoralkan aqrisana ilaah ha idiin darajeyo❤😫🙋‍♂️💝
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 52 МЛН
Gacanteyda meel sare - Nimco Jaamac
3:36
Damaashad1
Рет қаралды 3,8 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 16 МЛН
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
Heeskii Haraad
6:35
eyeforaphoto
Рет қаралды 8 МЛН
HIBO NUURA HEESTA QUNBACASHO
5:53
Xusuus media
Рет қаралды 765 М.
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 14 МЛН
Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013
6:17
hctvhargeisa
Рет қаралды 3,2 МЛН