Waa hees dareen taabasho leh oo aad u soo jiidasho badan ❤🧡💚💙💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mubarikfaysal10384 жыл бұрын
Isaaq somali jcy lagu gaadhi maayo wlhi Heestan isaaa ay sameyay ka sameyayna waa isaaa alle ha u naxariisto labadoodba
@abdi-hamidyahyayusuf77257 жыл бұрын
Ma gowdo candhadii Gollaha marisee Aan maalono hasheena Maandeeqee. Waan la ooyay ereyadaas qalbigayna i dhaqaajisay heestaan. Intaan Afsoomaaliga fahmin Allah u gargaaro.... way xanuun badantahay heestaan wlhi!
@hibakismail99886 жыл бұрын
Abdi-Hamid Yahya Yusuf dadkii fahmayeey waa dhamdeen
@nimcaanahmed82584 жыл бұрын
Aadbey Heestan Itaabatey🙏
@mohamedaamir38797 жыл бұрын
waxa curiyay Erayadda heestan qiimaha badan saxardiid maxamed cilmi(jabiye) 1960kii 26 june markii somaaliland ka madax banaanaatay boqortooyadii ingriiska waxa luuqda ku ladhay cabdilaahi qarshe waxaana isla maalintaa 26june ku luuqeeyay Maxamed axmed kulluc waxaa iyana ka daba jiibisay Faadumo c/laahi kaahin (maan-deeq)
@hindaadan34425 жыл бұрын
Ma gowdo candhadii golaha madhise aan maalo hashena MAANDEEQ hees aad iigu qaaliya 😍😍😍
@ebrahimchannel82835 жыл бұрын
abwaanka alle ha u naxariisto
@abdoulkaderaouled89683 жыл бұрын
I'm from Jabuuti viva Somalia we love you my people noolada abidkin
@abdinoor20232 жыл бұрын
beenta iska daaya ilahay ka baqda heestan waxaa loo sameeyey labadii xisbi ee somaliland ka jiray 1959 xoriyada may jirin reer koonfurku taariikh xumada beentay kaga dareen
@hassanmohamed64885 жыл бұрын
Allaha u naxariisto maanta ayuu hargeysa ku geeriyooday abwaanka ( jebiye) oo sameeyay heesta.. orgnlka wxa qaaday AUN mxmed axmed kuluc
@abusameeribrahim28475 жыл бұрын
ala how naxariisto abwaanka
@cabdisamedcaliclaahi31585 жыл бұрын
Allah haw naxariisto Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin Aamiin Amiiiiiiììiiìiiiiiiin
@umulkheyrdagan38677 жыл бұрын
maandeeq ilaahoow u hiili cadaw badan ayaa Ku hareereysan
@SNMSNM-pl2un5 жыл бұрын
Waallahi Ma dhacayso Mid nimo dabe ee Ma casallamma RER somaliya SOMALILAND ABID waa xor dibna ugu noqomaysoo xamar EE Ma casallamma RER koonfur somaliya yaay
@dinidarwish13225 жыл бұрын
Cudur udhinta ilmo qeylo
@musekhadir38883 жыл бұрын
Aar maad iis rogtaa
@cabdikariin7184 жыл бұрын
26 june 1960kii maalin aad u wayn ayay hayd maalin shacabka somaliland ku wayn ayay ahayd 26june 1960kii markii somaliland xoriyada ka qaadatay gumaystihii boqortooyada ingiriiska
@fowsicumar10736 жыл бұрын
kulucbaa kaga macaanaa allaah haw naxariistee
@jmo44105 жыл бұрын
Dude this is Somaliland song. We got back our Mandeeq. Viva Somaliland. I wish the best luck to our brothers in South.Aynu isku duceyno
@marvellousmarvin61274 жыл бұрын
Waar qabiil qaran ma noqdo
@saidmussa64615 жыл бұрын
1991USC hashii biliqeysteen oo Hantidii shacabka iyo mid Qaran KU HABSATEY oo u diidey in lagu soo laabto oo hasha maandeeq nabad lagu wada noolado Xamar BAY KU habsadeen oo looga kala carey gafuurka u duubteen Hantida boolida AH iyo hasha maandeeq oo boolida lagu cunayo
@shaahyahangeneral10962 жыл бұрын
Heestu wey macaanayd markii iigu horeysey ee dhegeystay waxay ahayd 26 jun 1973 hargeysa Waxaa maandeeq qashay oo hilibkeediina dacar kuwa dhoobay reer koonfur Hal danbe oo la wada maalaayaba ma jirto oo waa maxay ka nuugtaa maxayse ku nuugtaa !!!!!!!!!
@cabdikariin7184 жыл бұрын
26 june 1960 waa maalin qiimo wayn uleh somaliland waxay ahayd maalintii ugu horaysay ee calan xor ah oo ay leeyihiin dadka afsoomaliga ku hadlaa laga taagay magaalada hargaysa ee caasimada somaliland waxaana laga taagay halka uu imika ka dhisan yahay maasjidka ibraahim dheere
@rabiaismail34715 жыл бұрын
Woo farxaan xidig mashallah X X x
@MohamedOsman-ok9tn6 жыл бұрын
allow somalia soo celi waa malin jmcee
@kpbiah88286 жыл бұрын
aleeyarxama maxamed axmed kuluc
@adoonalleabdullah73447 жыл бұрын
waa hees cajiib
@HassanMohamed-jq4xh4 жыл бұрын
Waar heesta ciyaarta ka daaa o shaqo kale yeelo
@alahlemuse29977 жыл бұрын
Mandeeq waraabacunay alle nagumasoo ceeliyo midaw danbe iyo isqabqabsi nin walooba goboolkaga wado
@dinidarwish13225 жыл бұрын
Afkaaaga Allah haku noqo cudurkiii Somali Ku dhacy adga io duli kulamidah Ayaa u keeenay nonsense
@abdinoor20232 жыл бұрын
ma faqash baa cid habaaraysa waxaba lagaa aqbili maayo waayo waxa lagugu so koriyey xoolo agoomeed
@jamalaar31214 жыл бұрын
SORRY UMA QALANTID INAD KU LUUQAYSO
@ilyasoska90557 жыл бұрын
Gabdha barnamijka dadihineso buuri badana
@juweriaomer49905 жыл бұрын
Beenta wxaa la qaaday markii Somaliland xoriyada qaadatay isku biirka ka hor
@abusameeribrahim28475 жыл бұрын
ala maxaa heeso taariikhi ah looga guuray tii koonfur ahayd