Abwaan Cajiiba ayu aha Saxardiid Allah ha unaxariisto
@baashie Жыл бұрын
These people try to change history by speech 💬
@HRU21003 жыл бұрын
Usp iyo Snm maxaa isu keeney? Odeygan cunsuriga ah ee ina Daa'uud taariikho aan jirin ayuu sameystaa, se ka qormi mayso... Maandeeq mataaneynteedu beelo meel wada dega way ka weyneed... Saxardiid abwaan suugaanta Soomaalida safka hore kaga jira ayuu ahaa, Alle ha u naxariisto..
@siciidali40343 жыл бұрын
Snm wax la yidhaa ma jirin Mr donkey xiligaa nacaybka iyo taariikhda somaliland ayaa ku dhibaysee SNL iyo USP soo baro marka hore
@musekhadir38882 жыл бұрын
@@siciidali4034 lol
@mustafehassan79753 жыл бұрын
Tariikh kasto aan lahayn reer somalia waa badeleen
@alphakatun78783 жыл бұрын
Wax badan ayaa qalad lag fahmay waayna ku dhamaataa sida bulshadu u qaadato
@ahmedabdi43962 жыл бұрын
Tariikhda way badaleen reer koonfurku Waxan syl ma yaqaanan ilaahow ha nagu soo celin
@abdillehhussein3726 Жыл бұрын
Adeer beenta dhaaf 1959 miyaan lasaadaalin karin 1960 wax dhacaayo?
Beenta ha lala kala xishoodo ma USB iyo SNM ba 1959 ki jirtay cimrina waa tahee hargeisa sida taarikhda looga beensheego cup kay ku qaaday
@nabadoon33453 жыл бұрын
Walaal Aisha qalad ayaad u faham tahay, waxa uu yidhi xisibgii USP oo ay ku medeysnaayeen Warsangeli, Dhulbahante, Gadabiirsi iyo Ciise. Iyo xisbigii kale ee SNL ayuu abwaanka Saxardiid saadaaliyey in ay midoobaan. Sheekadaasuna 1959kii intaan xitaa Somalia italiana aaney Somaliland la midoobin. In aad hada fahamtay ayaan filayaa.