Farxad 2dii Carurta Rajada oo Lahelay Ehelka Hooyo Aabahodna..

  Рет қаралды 274,134

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 1 200
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Fadlan Farxada Nala Qaado oo Share dhaha Mahadsanidiin🙏
@abdiadan269
@abdiadan269 3 жыл бұрын
Wlh subcrib iyo kbdn ayaad istaahishaa akhi allaha ku dhowro kuna xifdiyo
@maidoliibaanmaxamuud3095
@maidoliibaanmaxamuud3095 3 жыл бұрын
abdicasiis wll aqiro io adunba wxd ku frxdo alle ha ku siiyo dad maskin ah aya caawiisa marwalba adaa mudan in lagu mhd celiyo wll
@wr3729
@wr3729 3 жыл бұрын
Mashalh
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah waa ilaahay mahadii hadii loo helay ehel
@gamingahsshar7727
@gamingahsshar7727 3 жыл бұрын
Maashaa allah ilaahey hau dhameeystiro farxada!😢😢😢 kuli caruurta waa inoo la xariiraa waayo waa kala kaan kaan! Adigana qeyr alle haku siiyo!
@intisaarbashiir9032
@intisaarbashiir9032 3 жыл бұрын
Abtiga iyo cabdiraxman waa isku egyihiin allaah ajar hakaa siiyo
@omarw5124
@omarw5124 3 жыл бұрын
Zaaid wlh
@naciimoelmi3258
@naciimoelmi3258 3 жыл бұрын
Haa said waa isku egyahin
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
Somali oo dhan ayaa isku wada eg Abdicasiis iyo Abtiga ba wey isku wada egyihiin
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Mashalllah sax walaahi wuu u eeg yahay abdiraxmaan abtigi waa laga soo sheexay
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
@@musemuse6648 mabuu soo raadiyen magacuu ku gartay qofka qofkisi maqan tahay waa og yahay
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 3 жыл бұрын
alx c/raxman haduu dad helay wlhi asaga igu xanun badnaa masha Allah abtiga ad bu ugu eg yahay masha Allah
@guidetoquran9240
@guidetoquran9240 3 жыл бұрын
Haa abtiga iyo wiilka weyn weey isku egyihiin
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 3 жыл бұрын
@basro jama 13 xabibti mcn alle haku xafido awladada iyo anigaba iyo xajigaba abayo c/raxman wuxu helay abtigiis oo lagu samiyey iyo ayeyo dii dhashey hooyadiis mcn illah ha u naxariiste marka hada kaliya waxa maqan rerkii uu ku abtirsan laha ayagana waa muhiim alle ha so sahlo dhibka gurku badan leyahay iyo gogol hadan lagugu bixin waa tan oo kale alle ha no hagajiyo guurka iyo ragaba
@naimaabdiraxmaan7063
@naimaabdiraxmaan7063 3 жыл бұрын
@basro jama 13 wlhi sidan uga naxay wiilka yar ee la dhahay hooyadiis dhimashadeda ma oga ayan anigaba la kurbodey alx kurbadii way iga hartey hadii uu mar walid helay alx marka xigta aabaha waa muhiim waayo waa mustaqbalka adunka waa abtirsiimo hoyadaba mantay waxa lagu helay abtirsimo aabahana insha Allah waa la helaya ugu ducee si niyad ah insha Allah rabi aya qatey hooyadod ehelkoda alle ha sahlo
@fadumoaden9255
@fadumoaden9255 3 жыл бұрын
Waan laa ooynay wiilka yar Alxmdullah haadii famiilkisah laa heelay
@safiaomar5711
@safiaomar5711 3 жыл бұрын
Waa Video gii ugu murugta badnaa ee aan daawaday 😭😭😭😭allow jinatul fardowsa ka waraabi owlaadana allah noo xafido
@cawoismail2892
@cawoismail2892 3 жыл бұрын
Imika mudo ayaan ku daawanayay mudadas inta qof ee mudo dhowr sano ah kala lumsaned ee aad gulmisay tiro malaha intaana ajar ayaad ka helaysa jasakallahu khayr mamo facebooka iyo youtube kaba wan kala socda mamo illahay muraad kaga ha ku sakhiro. Illahay abaal kaga jano ha kaga dhigo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🌹🌹🌹💯💯👍🏻
@a.m.k9976
@a.m.k9976 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin Allow u aqbal ducada.
@fadumoali8301
@fadumoali8301 3 жыл бұрын
Amiin
@Umofficial3191
@Umofficial3191 3 жыл бұрын
Amiin yarapi 🤲
@nuradinhassan4080
@nuradinhassan4080 3 жыл бұрын
هاي
@naciimoelmi3258
@naciimoelmi3258 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi alle hauqablo wllkena somaliye waa wil naxaris badan oo jecel ino dadka cawiyo alle adunyo iyo aqiro hakugu naxaristo balka ada sameneso
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 жыл бұрын
Masha allah farxad ayaan la ilmeyey wlhi wiilka ween abtigii ayuu u egyahay
@najmaaxmed5343
@najmaaxmed5343 3 жыл бұрын
Waaàa sax wuuu egyahay so fiican
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 3 жыл бұрын
Canuga indhaha halaga fiiriyo shaqtarka indhaha haloo geeyo hooyadiis Alaha u naxariisto samir iyo iimaan Alaha ka siiyo
@safiyamaxmed2122
@safiyamaxmed2122 3 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خير الله يحفظك في الدنيا والآخرة Allah ha barakeyo week cunto waan cuniwayay caruurta dartood Rasuulkenu wuxu yidhi qofki qof kale kurbo ka fayda isagana waxaa laga faydaa kurabulyoomalqyaamah Allah haka farxiyo
@iphone-kz2ws
@iphone-kz2ws 3 жыл бұрын
KZbinka kaliyee qof dhalib yaro ah leeyahay oo lacagtii ka shaqeeyo xalaal thy ilaah ha ku asturo aduun iyo aakhiraba wll
@fadumahersiomar1026
@fadumahersiomar1026 3 жыл бұрын
Masha allah,alx waa wax lagu farxo.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
Allaha u naxriisto Samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo.caruurtana Allaha idinla xifdiyo rer abtiyo ayaa fiican in la siiyo lagu ogaado hadii xita la helo abayaashooda
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 3 жыл бұрын
Cabdiraxmaan yare iyo Abtigii Cabdiraxmaan aad bey isugu egyihiin
@aanaan6027
@aanaan6027 3 жыл бұрын
Haa wlhi ma ila aragtay asiga igu murug badanaa habenka dawaday vedio ga wan ka sexan waye cabdiraxman ilintiisa alxamdulilah hadii abtiyaashiis u imadeyn ilahey ha u naxariisto safiya
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
@@aanaan6027 😭😭been mahaa
@aaminabashiir7992
@aaminabashiir7992 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 wallaahay faraxad baan la ooyey maashaaa allaah allaahuma baarig marhadii ciyaalkii dadkoodii lahelay waa faraxd c/raxmaan yare iyo abtigii c/raxmaan way isu egyihiin maashaa allaah c/casiis alle haku barakeeyo hawl culusbaad uhaysaa umada soomaliyeed eekala lumay
@umuxafsa5678
@umuxafsa5678 3 жыл бұрын
Mash allh wlhi wn frxy wllkey c/caziis dad bdn wad ka farxisaaa alle hakugu awaal mariyo janatul fardowa ifkane farxad ku noolow wll ❤❤❤❤
@Samaaiyasiciid
@Samaaiyasiciid 3 жыл бұрын
Mashala
@abdirisaaqcumer2606
@abdirisaaqcumer2606 3 жыл бұрын
Mansh allh wll cabd casis ilahey haku xifdiyo dadk wad cawisa ee ilhay haku cawiyo👏👏🤲🤲👍
@dhad9548
@dhad9548 3 жыл бұрын
Allahu akkbar waxan ilaahay ka rajayana in caruurta abtiyashood la siiyo abti waa hooyo aabe ilama uuna hooyo u ahayn ma hayn karo way dayacmayan
@shernm5551
@shernm5551 3 жыл бұрын
aad baan ugu faraxsanahay Abtiga iyo wiilka ween wey Isku egyihiin
@mohamednurow6297
@mohamednurow6297 3 жыл бұрын
Ormo
@Tiinafareey
@Tiinafareey 3 жыл бұрын
Mash allh ajar alle haka siyo wll abdi aziz
@sacduushraage5196
@sacduushraage5196 3 жыл бұрын
Asc tiina farey waankutagera sxbey
@siciidoshmaxamed6023
@siciidoshmaxamed6023 3 жыл бұрын
aamiin aamiin tiinaa
@xamralive
@xamralive 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah wiilka wayn wuuba u eg yahay Abtigiisa loogu magac daray
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 3 жыл бұрын
MaashaAllaah tabaarakalaah wiilka suu ugu egyahay. Wiil waa abtigii bay horey utiri Soomaali. Walaaalkeey illaahey hakaa ajarsiiyo aduun iyo Aakhiraba.
@subax5439
@subax5439 3 жыл бұрын
Masha allah tabarik allah wallahi wan farxey kheyr Allah ha ku siiyo. Cabdi Asis really Allah ha kaa farxiyo hadaadan xassan laheyn Mid kheyr qabta Allah ha ku siiyo caruur baariyaal ah noloshu kuma xumeyso
@leylacabdulahi390
@leylacabdulahi390 3 жыл бұрын
Mashaa allah mahad oo dhan alle aye u sugnatay alx alx alx wa farxad an la soo gobi marin wlhi Marki uu muqalku iso dhacay ayan aad u daremay farxad mashaa aallh alx alx alx c.casiis adna allaha ku baraakeeyo wll
@munocabdirisaq7359
@munocabdirisaq7359 3 жыл бұрын
Abayo iyi wall abdi azis dhaman tina Allah hadin xifdiyo ajarna Allaha idinka siyo ماشاء الله الله الله wlhi wa farxad wllhbe Allah u naxaristo ayadane
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
Masha Allah,Waa xaqiiq in Cabdiraxmaan yare u egyahay abtigii Cabdiraxmaan.
@munamohamed2972
@munamohamed2972 3 жыл бұрын
Ax ax😭😭😭waa hooyo daayacantay waa gabar reerkedi cuqdad uga carartay imtaxankey aduunka ku martay kii aaqiro alle uguma daro dhibkey martay miisanka aaqiro allaha ugu kabo caruurtas illahay hau korsho umada allaha usoo cabiidsho kuwii xasuusto u duceeyo Allah ka dhigo adne ajar iyo xasanad allaha ka siiyo🤲🤲🤲
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 3 жыл бұрын
Maansha Allah rabi haku ilaaliyo adiga iyo ehelkaagaba Abdicasiis walaal gabadha somaliyeedna rabi cimri cibaado wanaagsan ayaan rabi uga baryayaa iyada iyo rixinkeedaba
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 3 жыл бұрын
Masha allaah hambalayo imahas waa la ooyee walahi abdiaziz real allaah ku xafiido ajir iyo xasanad badan baa allah kugu badala insha alalah
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 3 жыл бұрын
Allaha Rahmanka waxan ka baryeynaa inu carurtas geeyo guri aman ah oo laga jecel yahay, dhibatada caruraha ku dhacana Allaha xafiid ka ahi ka ilaliyo. Insha Allah
@shukrihoodo5239
@shukrihoodo5239 3 жыл бұрын
Aamiin
@umumumtazchannel1853
@umumumtazchannel1853 3 жыл бұрын
Amiin amiin
@fadumoaden9255
@fadumoaden9255 3 жыл бұрын
Aaamiin aalle haa xafiido
@ayaancumar5760
@ayaancumar5760 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi abdulcasiis alle hakaa abaal mariyo aduunka iyo aakhiradana janatu fardoosa xisaabla aan alle hakugeeyo walaalkey qaali ah walahi waanka murugoday caruurtaas masaakiintaa jisadada khery alle hakadhigo abdulcasiis
@yaasminabdirahman8607
@yaasminabdirahman8607 3 жыл бұрын
Mshaallh wlhi wn farxy alle ha dayo🤲 inanka weyn wxu u egyhy abtigiisa . Madama ay hoyadii dhashy gabadha ku tidhi waa dhulbahnte wxn leeyahy inanka cidiisa ha lo raadiyo oo qabilkas dhulbahnte ah. Say hoyadis tidhi halo raaco.
@fadumoaden9255
@fadumoaden9255 3 жыл бұрын
Abtiyashi mar haadii laa heelay waa caadii
@yaasminabdirahman8607
@yaasminabdirahman8607 3 жыл бұрын
@@fadumoaden9255 haa wll
@ugbaadibrahim9638
@ugbaadibrahim9638 3 жыл бұрын
Masha Allah alle ha idin barakeeyo dadka kaso shaqeeyay wad mahadsantiid safiyana alle haw naxariisto wiilka hadhayna alle ehelkisii haso dhaweeyo
@sabirmaxamed3336
@sabirmaxamed3336 3 жыл бұрын
Cabdicasis Allah haku barakeeyo ee habaryar umahad celiya duqa sharafta badan ee caruurta koriyay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@muxammedxasanmmm6064
@muxammedxasanmmm6064 3 жыл бұрын
iyo inanta warbixinta iyo xogta aadka u muhiimka h keenta ee alle waafajiyay
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 Жыл бұрын
Barakalahu fikum shoukran shoukran jazaka allahu khaira fii dounia wal aqira Abdi Aziis
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 3 жыл бұрын
Carur ta gacan amin ah halagu dhibo Insha allaah abtiga qeer allaah hasiiyo si fican u hubsada
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624 3 жыл бұрын
Alx ilaahay ayaamahadleh walaal adigana allaha khayr kuujaseeyo aduunka nimco aakhirana jano adiyo iyo gabadha iyi wadadka kale runtii wiilkaya yar aad ayaan ulamurugooday alla abtiga u ekaa wiilka yar
@naimaali4514
@naimaali4514 3 жыл бұрын
Masha allah waa Illahay mahadiis Cabdicasiis really
@fowizyabedel5242
@fowizyabedel5242 3 жыл бұрын
Masha Allaah walaal cabdi Caziiz ilahay kherbadan haku siiyo walahay markies hore waan naxay markies danena waan farxay ilahay ajir iyo xassnad badan hakaa siiyo
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Wiilka wayn abtigiis u eekaa😭😭masha allaah
@maryamawil9305
@maryamawil9305 Жыл бұрын
Masha allaah alle hakuxifdiyo wllo shaqo adag ayad haysaye
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 3 жыл бұрын
Masha Allah realy Raxmad waasaca ha waayin Rabbi garabkaaga ha galo Reer wanagasan iyo awlaad salaxa Allaha ku siiyo amin amin amin🤲🤲🤲🤲
@xananmahamuud383
@xananmahamuud383 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@xananmahamuud383
@xananmahamuud383 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi allaha u aqbalo
@ayaaanabdiwaxid7588
@ayaaanabdiwaxid7588 3 жыл бұрын
Alxm allow adaa mahadleh
@halimoomar7529
@halimoomar7529 3 жыл бұрын
Allahuma Amiin Amiin
@xaawomuuse2628
@xaawomuuse2628 3 жыл бұрын
cabdicasiis really ajar iyo xasanad allaha kusiyo wad shaqaysatay
@Deeqodagaan
@Deeqodagaan 3 жыл бұрын
masha allah mabruuk wlhi farxadayda lama sokobi karo waxan ka oyey cabdiraxmaan daruufta kamuuqato haduu abti yaashii helay waa arin farxad leh
@Abroone01
@Abroone01 3 жыл бұрын
Masha'allah. Waa farxad Guuleyso C.Casiis Insha'Allah
@manaalabdikariim4741
@manaalabdikariim4741 3 жыл бұрын
Ana u horeeyo walhi wn sugayay frxdan omg😩🥺
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 3 жыл бұрын
Horta wll kalmada omg macnaheedu wa mxy Waa abtigii
@caisha5714
@caisha5714 3 жыл бұрын
Maa shaa allaah waa ilaahay mahadii hadii lahelay caruurti ehelkooda wallaahi aad ayaan ula mugeeysnaa. Cabdicaziiz Allaah mizaankaaga aakhiro hakuu buxiyo walaal ilaahay kurbada aakhiro hakaaga faydo
@hamdihasan9219
@hamdihasan9219 3 жыл бұрын
Mashallaha Alx Alle mahad iska leh awalan'kadib Abdiziz oo baahiyey'markii hore waan ka murugaysan'caruurta'yar yar lkn had dareenkayga waa ka duwan'yahay kii hore aad ayaan ugu farxay ilmaha yar in la helo abtiyaashooda'ayeeydo mcn Alx
@cadnaanabdiali7755
@cadnaanabdiali7755 2 жыл бұрын
Mash allh alaha ajir iyo xasanaad hakaa siiyo abwe
@qaalihussein4465
@qaalihussein4465 3 жыл бұрын
masha allah wlhi aad baan uga murugaysnaaa
@anfaabdijalil2212
@anfaabdijalil2212 3 жыл бұрын
Abdiga aad ayuu ugu egyahay illaahow somali isu so aruuri
@mohamett6581
@mohamett6581 3 жыл бұрын
Maa sha allaah waa ilahay mahadii
@najaxyuusuf3959
@najaxyuusuf3959 3 жыл бұрын
Man sha alllh wllky Abdi ABDi cazis Ale ha ku sharfo shaqada fiicn ad hay soo
@munaabdallah1243
@munaabdallah1243 3 жыл бұрын
Waxaan ka xumahay ayadoo cuqdad iyo murug heyso inee dhimatay allaha u naxariisto walaasheen
@qadanbisle5261
@qadanbisle5261 3 жыл бұрын
Haaa wlhy wan kamurugooday aniguba waxa lagayaaba inay rerkooda xuman katirsanaysay sida inoomuuqatana wayba jirtaa inay cuqdad iyo xumaajirty rabi hawnaxariisto😭
@munaabdallah1243
@munaabdallah1243 3 жыл бұрын
@@qadanbisle5261 janada allaaha geeyo miskiinta
@amranyasin6840
@amranyasin6840 3 жыл бұрын
reerka iyado gabar ah yee ka tagte sidu walalked sheegayo waxa laga yaba ine dibareshan qabte madama hooyo kaliged afar caruur kala aabo wadatay kaliged kordaneyse marke guursaneyse eysan reer keeda lawadagin iyado qalan nagta isbital kasoo cararte koley xanun yaa haye iyowalalka ilmaha ey ka wal walsaned ilahey iyada ha unaxaristo inshaa allaah
@moderninformation7931
@moderninformation7931 3 жыл бұрын
Sida muuqato xanuun baa jiray xaga maskaxda ah weliba inuu jin dureeyay bay u egtahay waayo jinku wuxuu isku diraa qofka iyo ehelkiisa sida quraanku sheegay suuratu baqara .waxaana cadaynaya 4 tan qodob 1. Iney ninkasta oo ay guursato ay kala tegeyeen 2.iney dhakhtarkii kasoo baxsatay iyadoo qalan 3.ineey ka fogaatay hoyadeed iyo walaalaheeda 4. Inay diiday inay dardaaranto ama ay sheegto ugu yaraan ehelka caruurta.
@hodanc6255
@hodanc6255 3 жыл бұрын
@@amranyasin6840 sasan u fahmay iyo qalan ay so carartay sido kale waxay tiri hargaysa ban aday rerku waxay dhehen 9sano bay maqnayd maskaxda bay ka xanunsanayd
@lulali6059
@lulali6059 3 жыл бұрын
MaashaAllah wiilka weeyn abtigiis ayuu u eg yahay. Waa wiil iyo abtigiis. Alaha u sahlo abayaashood inshaaAllah. Guul waayey walaahi tan ugu naxdinta badneed ciyaal hoyadooda dhimatey oo an la aqoonin dadkeda markey dhimaneysey. Guul dhamaan intii ka qeeyb qaadatey raadinta ehelada caruurtaas.
@luulwarsame87
@luulwarsame87 3 жыл бұрын
MashaAlaah walalkey Cabdi Asis really qayr anka dhaman alaha kusiyo howl fican ayad nohaysa halka kasiwad walal qaali wiilasha yar yarka calooshay nahuriyeen nawaalna qayr badan alaha siyo Mahadsanid walal 🙏🙏🙏
@mandeqqali9649
@mandeqqali9649 3 жыл бұрын
ManshaAllah wll abdiaziz Allaha kafarxiyo sidaa.musliminta ogafarxisen
@deqoxasan9699
@deqoxasan9699 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah wlh wan kufarxay
@deeqdeeq59
@deeqdeeq59 3 жыл бұрын
Masha allah Kamasexan markan dawaday Waa lamurgay carurta yaryar Alxm ehelkoda hadii lahelay Adigana ajir iyo xasanad allaha kasiyo
@saadiaabdullahiaden6899
@saadiaabdullahiaden6899 3 жыл бұрын
ManshaAllah Abdiaziz am still crying May Allah bless you
@subax5439
@subax5439 3 жыл бұрын
Allah ha u raxariisto hooyada dhimatey caruurtana Allah ha xiftiyo samir Allah ha ka siiyo Hooyadood iyo familaga hooyadu ka dhimatey
@habibawarsame660
@habibawarsame660 3 жыл бұрын
Mashaa allah waad farxad weyn🥰🥰🥰🥰🥰🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@naagweyn5078
@naagweyn5078 3 жыл бұрын
Alx mahadsanid wll ccaziiz allh ku barakeeyo
@shariifojama9042
@shariifojama9042 3 жыл бұрын
Masha allah jizakumulah khayran AbDiaziz 👍👍👍👏👏👏💯💯💯
@aishaomar3437
@aishaomar3437 3 жыл бұрын
Hampalyo masha allaah wll qaali ajir iyo xssanad alle ha ka siyo wlhi waan qiroday horey u soco
@mukhtarsaiid5419
@mukhtarsaiid5419 3 жыл бұрын
Abdiaziz , Sxb aad iyo aad baa kuu salaamey from Kenya. Sxb shaqo fcn baa u heysaa umada muslimiinta ah. Allaha kuu fudu deeyo sxb waa barnaamij fcn waxaa rajeynaa in ilaahey kuugu naxariisto.
@maclinbalbal3137
@maclinbalbal3137 3 жыл бұрын
ma sha alaah cabdi casis ale haku xifdiyo raalina hakaa noqdo wan kugu faraxsanahy walahi
@sadiahassangedi3794
@sadiahassangedi3794 3 жыл бұрын
Masha allah waan u oyeye carurtan wallhi maseexan waaa kheyr
@najuumladan4102
@najuumladan4102 3 жыл бұрын
Alla mahadi Weyan wall qali cabdi caziiz alle haku xafido adun iyo aqiraba
@dhad9548
@dhad9548 3 жыл бұрын
Masha Allah AbidAziz Realy ma aqaan waxan kugu ducayo wll ilaahay ajir aan dhamaan ha ka siiyo dadaalka aad ugu jirto sidii aad daadkada waxa ugu qaban lahayad qof walba oo naga mid ah waxa na saaran masuuliyad manata adigu ka so badaxay intiii kaga aadanayd marka waxan ku layahaay guulayso wll
@kiinmaxamedfadumomaxamed9888
@kiinmaxamedfadumomaxamed9888 3 жыл бұрын
Masha aalah abtiga iyo wilkiisa waaba marag madoonto wll
@maryanshati7736
@maryanshati7736 3 жыл бұрын
AbdI AZZI REAYLI Wan ku jeclahy waxan ku jeclahay illahay darti wall 😍😍😍😍😍😍😍
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Mashalllah abdicasiis nolow wllky guulayso aduun iyo akhiraba ajar aan dhanaan adi iyo abaayba caruurta calooshay I huriyeen allahu akbar abdiraxmaan guulyso habaryar
@banadirboyssomalihanolado2259
@banadirboyssomalihanolado2259 3 жыл бұрын
Masha alh ilha mahad lahe cabdi caziz guuleso brother ♥ waxan ka so salamaa bro united state of America 🇺🇸 👍👍🤚❤
@shukrijaamac9539
@shukrijaamac9539 3 жыл бұрын
Alxamdulillah waa ka naxay caruurtaas ilaahay ajar badan ha kasiiyo wall
@umayanali6334
@umayanali6334 3 жыл бұрын
الحمد لله والف شكر ماشاء الله عبد العزيز الله يفرح قلبك ويسعدك
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 3 жыл бұрын
Masha allah c/casis kheyr badan allaha ku siiyo ilmaha antigod waa u Egyohiin hana lagu wareejiyo waa waalidka 2labaad run ahaantii ehelka kalena ayagaa ku wareekinayo
@farhiam4018
@farhiam4018 3 жыл бұрын
ألحمد لله اللهم لك الحمد walalkey qali ajar allah hakaa siiyo wlhi aad io aad ayan ugu farxay inshaAllah ilmahaa helay ehelkoodii yaryarka ah allah waxan ugu barya cafimat io nolol warta io farxad intabo
@kinsialin8009
@kinsialin8009 3 жыл бұрын
Allahu akbar!! manshaAllh kheyr iyo ajar Alle haka siiyo C/casiis.caruurta ayeeydood hoyo ha loo dhibo walalayaal iyadaa ugu fiican cid korisa iyadana Rabi ha u naxariisto amiin.
@hodanabdiaziiz3379
@hodanabdiaziiz3379 3 жыл бұрын
C.caziiz wall alle haku sharfo farxad waaye😍💙🌼
@heyfaabukar814
@heyfaabukar814 3 жыл бұрын
Mansha allaah alxamdulilaah allaah aya mahada leeh kadib adiga iyo walal nawaal oo dadal badan kubixiye ilmahaas side kuhelilahaayen ehelkooda saxda ah ajar badan allaha idinkasiiyo dhamaantiin aadban ugu farxay markii lahelay ehelkooda jazakallahu kheeyr
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 3 жыл бұрын
Maasha allaah ajar iyo xasanaad alaha idnkasiiyo walashen Nawal iyo walalken abdiaziz
@aslikasimmohamed9506
@aslikasimmohamed9506 3 жыл бұрын
Mashaalah ccasiis ilaah qeyr hakusiiyo waan kuuduceyney hadii ilmaha dadkooda uheshay
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 жыл бұрын
Mansha allah, Abdi Aziz iyo Nawal allaha idin xagido adduun iyo aakhiroba
@abdikaadirmohamoudfashion2961
@abdikaadirmohamoudfashion2961 3 жыл бұрын
Walal illahey ajar haka siyo howshan ad umada u heyso ad ban kuu jecalahay
@فردوساحمد-ف1ش
@فردوساحمد-ف1ش 3 жыл бұрын
abdulaziiz alla hakuxafido qeyr alla hakuugu bedelo wanaga iya farxadaha aad sabab unoqoto waan inmeeyaa markaan daawado ehelada ishelo
@rodaomar2916
@rodaomar2916 3 жыл бұрын
Maasha allah jazak Allah wa qayr
@dekadagan4596
@dekadagan4596 3 жыл бұрын
Alle hakaa farxiyo waad naga farxisa ❤️🙏🏼
@habibofarah5901
@habibofarah5901 3 жыл бұрын
Waa uu eg yahay wiilka yarka walahi 😭😭😭
@yazmiinapdiyazmiinapdi8932
@yazmiinapdiyazmiinapdi8932 3 жыл бұрын
Mashalah walahi wan far xad wayn iga way isu egyin ilmaha wilkan ba ueg ilmaha wa anti dhan ale haxififtiyo
@xanaanbilamaxamed3242
@xanaanbilamaxamed3242 3 жыл бұрын
Masha allah alle ayaa mahadle ehelkaa isu keenay wllky abdi asiz realy alle haku gargaaro sidaad umada ugu gargaarayso❣❣💯
@hudamuy6676
@hudamuy6676 3 жыл бұрын
masha allh inanka iyo abtigi way isku egyhin alaaha qalbiga idin qsbojiyay ayaa mahd iska leeh
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 жыл бұрын
Mashaa allaah walaahi waa farxad
@saaramohamed3472
@saaramohamed3472 3 жыл бұрын
Cabdirahmaan aad buu ugu eg yahay abtigiis mashallah wiilka soo kaxee walal murugo ka muuqata wajigiisa wllhi
@muxuboxusen7216
@muxuboxusen7216 3 жыл бұрын
Masha allh Waa farxad Hadii caruurtii loo helay Ehel
@maryamkhalif8064
@maryamkhalif8064 3 жыл бұрын
Masha allah khayr bad ka shaqaysay khayr allaha ku badalo
@بتولالدارودي
@بتولالدارودي 3 жыл бұрын
Mshaa alh wllkay adbi asis allaah khayr haku siyo aduun iyo akhiro
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 3 жыл бұрын
Manshallaha tabarakallaha aad baan ugu farxay Manshallaha allah xifdiyo ilmaha yar wlhi dacaa aad ah baa ka muqatay Alhamdulillah hadii la helay family walalkay abdiaziz realy khayr badaan allah ku siiyo saa dadka kala maqan uga farxiso allah kaga farxiiyo aqiiro iyo aduun ba Amiin Yaa allah
@amineetaomar6517
@amineetaomar6517 3 жыл бұрын
Masha Allah alla ninka shadhka cad wata u eega inanka wayn ilahay khayr haka siyo
@anabapple3411
@anabapple3411 3 жыл бұрын
Maashaa alaah ilaahay ha ku xiftiyo riyali
@simsimadan7621
@simsimadan7621 3 жыл бұрын
Sooo adaa Walall
@foziaabdullah7378
@foziaabdullah7378 3 жыл бұрын
Alxdulilaah ilaah baa mahadle hadii abtigoo loo helay
@cabdixassn5767
@cabdixassn5767 2 жыл бұрын
masha Allah mahadsanid cabdicasiis d nahalaqaado
@kowtharali4384
@kowtharali4384 3 жыл бұрын
Masha allah Allah ka farxiyo walalkey Really ❤💯👈
@sawdociise2490
@sawdociise2490 3 жыл бұрын
Msha allha
@Samaan__
@Samaan__ 3 жыл бұрын
Masha Allah Aad ayan uga murugodey ilmahaas waa mahad ilahey hadii abtiyaladod lahelay.....Allah ha unaxariisto hoyadood
@rowdahassan5302
@rowdahassan5302 3 жыл бұрын
Maasha allah allah ajar hakaasiiyo
@xaawonuur9191
@xaawonuur9191 3 жыл бұрын
Masha alaah alxm waa mahad santahay wll abdi aziiz abtiga iyo wiilka weyn waa isku egyihin wlhi
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 24 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 11 МЛН
Qaliink ayay ku Dhimatay Ehelka Carurta & keda lama yaqaan🤔
14:49
ARIN UGUB AH OO KU DHACDAY WIIL SOMALIYEED OO KAADI CABAY...
21:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 89 М.
Arooskii ugu Quruxda badnaa ee aan ka Qaybgalo waligay
11:04
Qays Qeyser
Рет қаралды 1,2 МЛН
XEEBTA LIIDO AYAAN BOOQDAY, MAXAAN KALA KULMAY🤔
12:45
Kamaal Abdul
Рет қаралды 118 М.
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 24 МЛН