Ka waran hadii aabaha ku xaqiijiyo adigoo 20 jir ah in uusan ku dhalin ee lagu soo helay wacalna aa

  Рет қаралды 21,786

Kobac TV

Kobac TV

Күн бұрын

Пікірлер: 82
@illintir
@illintir 12 күн бұрын
Fadlan share u dhaha Mahadsanidiin
@izabellachannel
@izabellachannel 12 күн бұрын
Oky
@SawdaSuleban
@SawdaSuleban 11 күн бұрын
Walashay mcn Hal talo aYaaN kushegayaa reerka ku korsaday haku dhihin odayga I korsaday dheh AABE iyo HOOYO
@Fowzia69
@Fowzia69 11 күн бұрын
Maba ku dhalin ayay dhaheene sidee AABO loo dhahaa ? Subxaanalaaah
@maslah345
@maslah345 12 күн бұрын
ALLAHA QALBIGA UDHAYO INTII AYTABANAYSO OO QALBIGA UGA TAAGAN LA OYDAY MAANTA DABADEE FARXADII UGU WEYNEYD ALLAHA SIIYO WEY CIISHOOTAYE ALLAHA CIIL BAXSHO
@Xalimo421
@Xalimo421 12 күн бұрын
😭😭😭Dadka qaar Wadno male,Damiir male,Wa cadow,Wa Doqomo,Waayo dheh Qof dhibaateysan ma in loo naxariista mise wa in La Dhibaateyo,la cidleeyo, laga ooysiiyo?Subxanallaah, wallee Naxariista, garashada, Damiirka,wa Nimco Ilaahey bixiyo Alxamdulilah.
@Ahlu___kheyr
@Ahlu___kheyr 12 күн бұрын
Cabdi aziiz realy daahir alasow iyo qof walbo oo dadka dhiban caawiya alaha guuleeyo🎉❤
@rahmak2320
@rahmak2320 8 күн бұрын
Dadkeena naxariistaa ku yar ilaahay xaqatusiyo habo ilahay aduunka kuguma ciilo aamiin
@mahaddahiromar4894
@mahaddahiromar4894 11 күн бұрын
wanka xumahay gadhan yar dibka kudhacay aad ayan uga calol xumadey ilahey walidka alaha ku sahalo
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 11 күн бұрын
Gabadha Hala cawiyo miskinta sxb lambarkeeda no sodir an wax ugu dirne😮
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 12 күн бұрын
Dhulkeena waxaa qiimahiisa og dadka qurbaha ku nool Soopmaliweyn guuleeysata jazaaka Allahu Kheyr aduun iyo aakhiro Alle hanoo fududeeyo aamiin yaa Allh yaa Raxmaan yaa Raxiim.
@samirr546
@samirr546 12 күн бұрын
Kuwa qurbuhu waa kuwa dhibka ugu wayn Iyagaa soo tahriibiya kuwa gudaha Iyagaa xukun u doonta dalka hooyo oo soo qasa qabiilna xukun ku raadsada kadibna soo carara Iyagaa lacagta ururiya oo kor u soo qaada tuugta oo qabaailka isku dira Iyaga ayaa debeda ka dhoofa oo macawiso dhaadheer intay xirtaan qabaailka isku dhexsawiraan oo hiyi kiciyaan kuwa cid ugu xiga dab isugu dhiiba halkaana caannimo ka raadiyaa!!!!!!!
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 12 күн бұрын
Dhul baad kahad laysaa gabadhan kahadal dulmiga kujirta
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 12 күн бұрын
ASC AXAD WANAAGSEN MR.REALY WALAAL XAMAR WAAN U XIISAY.FROM 🇪🇺. I.A.🐯🇲🇵🐯WAAN U SOOSACDAA.I.A.JAAW
@Maria28832
@Maria28832 9 күн бұрын
ALLAAH NIN FIICAN OO KU DHAQDA OO KU NAXARIISTA ALLAAHA KU SIIYO OO BAARI KU AH
@shucaybAbdulahi-k4g
@shucaybAbdulahi-k4g 12 күн бұрын
Xanuun😢❤ Xaalka Aduunyadaa wareerta ah Kusabir i.a Aduunyadu waa maalmo😭
@saharwafa7539
@saharwafa7539 12 күн бұрын
Waa ka xumahay ilaah ha u sahlo hooyadeed. Allaha caawiyo.
@asliimuur5024
@asliimuur5024 9 күн бұрын
Salaada tuko insha Allah waa helaysaa hooyo aabbe Allah ha ku xifdiyo
@shucaybAbdulahi-k4g
@shucaybAbdulahi-k4g 8 күн бұрын
Gabadha Haloo kaco somaliyey oo Wll Lanbarkeeda ken
@xoogsadeUK
@xoogsadeUK 12 күн бұрын
Allaha xoogaada kuu barakeeyo walaasheen Gabadhaasi iyo kuwo kale oo dhiban allaha ka dulqaado dhibka Sideen ula xariirnaa ama wax ugu dirikarnaa walaal
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 күн бұрын
Abaayo allahum aamiin
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 12 күн бұрын
Abdicasiis gabadhan lambarkeeda maxaad u soo qori waysay?
@fadumajama7122
@fadumajama7122 11 күн бұрын
Inshallaah habo mcn qalbiga aloow kuu qabooji anagoo dhan baa ku garabtaagan waloow aan buuxin karin booskii hooyo mcn hadana hiil iyo hooba waan kula garab taaganahay mcnto❤❤❤❤
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 күн бұрын
😢😢😢😢illaaheey ku caawinaya diintaada ku dhaganow
@Ikismn123
@Ikismn123 12 күн бұрын
Subxanallah Gabadhan taleefankeeda meesha soo saar
@ASHARAAFIZAMAAN
@ASHARAAFIZAMAAN 11 күн бұрын
Wlh waa xanuun gabadhaasi waxa iigu damqashada badan waa in qof waalidkiisu kamaqan yhy inan arko waliba haday gabadh thy igasii damqasha badan wlh rabbow usahalo faraj kheyr qaba ufur🤲🤲🤲
@umumaxamad8725
@umumaxamad8725 11 күн бұрын
Abaayo Qalbiga allaha ku qaboojeyo
@AyaanSuldana
@AyaanSuldana 6 күн бұрын
Qoftaas ayaan rabaa inad isoo gudbisaan wallshay ayadoo yar ayaan waynay waliba bosaso dhaxdisa
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 күн бұрын
Illaaheey walalka alla ka bixiyo
@IdrisIbrahim-l5c
@IdrisIbrahim-l5c 11 күн бұрын
Ala calol xanun badane abyo qalbiga alah kuqawojiyo
@umumaxamad8725
@umumaxamad8725 11 күн бұрын
Alxmd walaahi xanuunka aad baan udarimaya rabi allaha kafarxiyo qalbiga allaha kuqaboo jeyo nul aduun & med aqiro allaha kafarxiyo
@Maria28832
@Maria28832 9 күн бұрын
TEL GABADHA SOO QOR AAN CAAWINEH😊
@umumaxamad8725
@umumaxamad8725 11 күн бұрын
Abaayo allaha kar farxiyo allaha maxaa aduun war yaalo dulmiga maa iska dhaafno insha allaah hanti aad ku faraxdo allaha kuseeyo ilmahaga allaha kusoo celiyo
@FadumoMuseSaid-s6j
@FadumoMuseSaid-s6j 11 күн бұрын
Ilaahay baad u bahantay ee shaqayso ilaahay baa ku ilaalinay
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s 7 күн бұрын
ALAHA KARANEEYO GABADHAAS
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 7 күн бұрын
Caleyska ku saaran Alle ha kaa qaado abaayo.
@hussenmuhumed5796
@hussenmuhumed5796 12 күн бұрын
Gabadhan si gaar ah hawsheeda halootixgaliyo Allahayow ugargaar
@samowsamale3490
@samowsamale3490 12 күн бұрын
Subxaana Laah Somali dulmi badanaa Allow gabadhaa u gargaar. Dadka wadanka jooga badankooda naxariistii ayaa ka guurtay bal gabadhaa yar maxay dambi leedahay
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 күн бұрын
Waan ooye 😢😢walaaheey
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 12 күн бұрын
Alxamdu lilaah waad caafimaad qabtaa. Insha Allah waad liiban.
@ashawooo
@ashawooo 12 күн бұрын
Walaala illahaya ha ku sahal labda walida iyo familka inshallaha Walaashaya faraxda waye ku dabesa ee samira
@umumaxamad8725
@umumaxamad8725 11 күн бұрын
Allaha kusoo saqiro abaayo
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 күн бұрын
Hooyo iyo aabo dheh
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 12 күн бұрын
Allah u sahlo walidkeda
@shukriabdi4766
@shukriabdi4766 12 күн бұрын
Alaah ha cawiyo gabbashaan
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 12 күн бұрын
Allaah maxaa dulmi aduunka kadhacaya Gbdhas ninka ilmaha ay udhashay muxuu uguursaday haduusan nolosheeda waxba kusoo kordhinayn uu sii dhibaateeyey Ilmaha haduu ukorinayo muu dhaho aduu kuu korayaaa ana waa kuu hayn markaa ubaahantahay soo booqo maxuu ukala qarinayaa oo u xujaynayaa Walaal gabadhaan bge kaaga wayn soo dhig wax haloo uruuriyo business haloo furo waa dumar ajar badan baaa laga helayaa insha allaah😢
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 12 күн бұрын
illaahayow usahal waalidkeed
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 11 күн бұрын
Macaanto dhiblka waa qurba joogta eee wadanka haka fuqaaan Bejiyahii iyo bataatisk iyo Bas baskii Nabadbasn ku cuni jirnsy lakin hada bas baskii Xashiish iyo qurn baa bedelay iyo in Itoobiyaan ahay la dhoho iydoo ReerQansax loogu darnaanayo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 12 күн бұрын
Allaah macaka xabiibtii
@xalimosacdiyo-jn8vk
@xalimosacdiyo-jn8vk 12 күн бұрын
ssori abaayo illaah faraj qeer qabo ha ku siiyo abaayo 😢😢😢
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 12 күн бұрын
Dadkan ilmaha ka qaatay haloo soo celiyo gabadha wiilkeeda. Somali ha u kacdo gabadha
@yasminhersi4067
@yasminhersi4067 11 күн бұрын
Aleha kuu farajfuro abaayo
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 күн бұрын
Miskiin waa ka naxay
@IdilHasan-h5f
@IdilHasan-h5f 11 күн бұрын
Amiin amiin amiin yaa rabbioow
@jaamacschire512
@jaamacschire512 12 күн бұрын
Wl Nummer ka gabadha so dhig
@DulmidiidMakhluuq
@DulmidiidMakhluuq 11 күн бұрын
Allaahu Akbar
@CaashoSh-eu7ct
@CaashoSh-eu7ct 6 күн бұрын
Subxana alaah 😢😢😢😢😢😢😢😢
@maryanigal3349
@maryanigal3349 12 күн бұрын
Gabadha talefankeeda soosaar Gabadha waa Hoban tahaye
@IdilHasan-h5f
@IdilHasan-h5f 11 күн бұрын
Subxan Allah subxa n Allah 😢😢😢
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 12 күн бұрын
Yaa allaaah 😢😢😢😢
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 күн бұрын
😢😢😢miskiin
@xalwojaabirijaabiri3626
@xalwojaabirijaabiri3626 7 күн бұрын
Asc wan ka xmahay ad ayan aga danqdey.
@izabellachannel
@izabellachannel 12 күн бұрын
Xanun 😢😢😢
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 12 күн бұрын
Waa ayaan darro in dadka sidaan loo dhibo, gabadhan qalbigay ii taabatay
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 12 күн бұрын
Waa runtee
@samsamibrahim3558
@samsamibrahim3558 12 күн бұрын
Mom dance maybe ok ma aha miyaa sheekadeeda m fahmin
@safiyoasan
@safiyoasan 8 күн бұрын
Eedo DNA baa lagaa qaadi ila Soo xiriir. Eber eber lixdan iyo afar labo labo Shan Hal todobo todobo. Labo lix four
@mulkihussein9538
@mulkihussein9538 12 күн бұрын
Hbo allaha kukalmeyo murugta farxad allaha kugu badalo
@alinoorabdi1744
@alinoorabdi1744 12 күн бұрын
Amiin Allah uu aqbalo
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 күн бұрын
😢😢😢
@BakarBullet
@BakarBullet 12 күн бұрын
sorry.qlbiga ay iga tabatay aritadu
@farhiakhandid1647
@farhiakhandid1647 12 күн бұрын
Gabddha numbarkeeda soo qabo Bosaaso jookto
@AnissAnisa-d3d
@AnissAnisa-d3d 6 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@Assa-t1z
@Assa-t1z 12 күн бұрын
War gabdhow Hadi qalad idinka dhaco ilmaha ha turina koriya ninka idinka dhalayna koley qabilkisa wad garaneysan nikaaxba yusan kaga dhaline bari haku abtisadan ilaahey uga baqo ilmaha aad dhashin cunug kasto laso tuuro qabiilui ka dhashay abana wuu leyhay qofaan Abe lehen ma jirto ilaahey naguma keno ha turina hadad dhashan wallhi waleydin weydiina
@samowsamale3490
@samowsamale3490 12 күн бұрын
Ilmo aan sharci ku dhalan abo iyo qabiil toona ma leh hooyadii ayuu ku ab tirsanayaa waxaana haboon inaysan tuurin
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 12 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 12 күн бұрын
BEEN BEEN WAXA DHULKA HOOYO QARIBA OO QARIBEY KUWA QURBAHA KA YIMID AWALAN QURBAHA WAXA SOOMAALI ISKU DIRA QABYAALADANA KA SHAQEEYA WEEYAAN MARKEY XILDHIBAAN NOQDAANA WAA MOOSHIN JOOGTA AH ILEY SI EY BOORSA LACAG AH U HELAAN WAX KALE MAYAQAANAAN WARYAAN MAANTA MOOSHIN KA KEENAA BERYAHAAN SHIBTU WAA MAXAY BOORSADII MAXAA NA ILOWSIIYEY SHEEGA QOF AAN MAASHIN KA KEENO WAA QURBA JOOG TUUGSDAAS WAXAAN QABYAALAD AHEYNAKAMA SHAQEEYAAN
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 11 күн бұрын
😢😢😢😢
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,3 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 15 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
NINKAYGA GABAR MARTI II EHED GURIGAYGA KU KUFSADAY UUR UYELEY
21:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 72 М.
Qiso Cajiib ah dhibti Aabahay igaga tagay iyo 11 kaygi gabdho 😭
26:05
Fatima Muna channel
Рет қаралды 8 М.
KIISKII UGU HOREYAY EE FASHILMAY.. DAAHIR CALASOW OO HADALKII....
19:41
MAXAA DHACAY 24 UPDATE
Рет қаралды 131 М.
Arin ugub ah oo yaab badan" Gabar laga helay Xaniin Rageed
31:39
Xogmaal Media
Рет қаралды 53 М.
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,3 МЛН