Farxad Waa Is Heleen Todobaad Gudahood Markii aan Baafinay!!

  Рет қаралды 94,855

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 359
@ramaas5896
@ramaas5896 3 жыл бұрын
Frst
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Mahadsanid mss fast 1
@ramaas5896
@ramaas5896 3 жыл бұрын
@@illintir thnk you bro 👍
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 3 жыл бұрын
@@ramaas5896 anigaa kugu xigi jiray laakiin maanta suuqaan jiray
@ramaas5896
@ramaas5896 3 жыл бұрын
@@shukrishiresiyad2623 haa dhb mlhn abyo
@Alquraann
@Alquraann 3 жыл бұрын
@@illintir abowe inten kalaso xirira abe raba oo yemen kudhumi ina li badi gobo plz noberke kala so xirira
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Farxadii waa taa ee share ta ku booba Mahadsanidiin 🤩🤩🙏
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 жыл бұрын
Cabdi caziiz naga aqbal codad badan aan kuu soo duubay fiiri
@Raho339
@Raho339 3 жыл бұрын
Abdiaziiz huuno Waad Istaahishaa Hadiyad io Wax Kafiicanba Waxaa Kafiican Ducada Dadka Aad Kafarxineyso ee Kuuduceynaaya Maansha Allaah Dar Alle Ayaan Kuujeclahay huuno Farxad Kunooloow Aaaamiin🤲Yaa Rabi From Og🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤️❤️❤️💪💪💪
@lulmohamed1964
@lulmohamed1964 3 жыл бұрын
Masha allah ugas alle hano ka xafido
@somane8124
@somane8124 3 жыл бұрын
Cabdi casiis goorma 100ka gaadhnay waad naga qarisee maanta sidan u farxay mansha allah hore u soco wll 181 kun subscribed mansha allah
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 жыл бұрын
Walaalo iska badal sarwaalada dhajiska naga qari Qaab qaabxumada maryaha 😁🙄🗣😉
@hibosamatar3224
@hibosamatar3224 3 жыл бұрын
Duceysane MAASHAALLAH ilaahay khayr ha ku siiyo adigoo wanaag samaynaayo aa haddana dadka saas u cistaa oo hadal debecsan kula hadashaa oo ka dhegeysataa hadalkooda kuwa weriye boocbooc ah oo macarafoon lee la ordayana waxayba style iyo aqoon u arkaan in qofka hadalka lagu celiyo oo isagoo hadlayo su'aal laga kor keeno iyo in wax anshax zumo ah dadka la weydiiyo. MAASHAALLAH maamo mar kasta ducadaan kula garab joognaa inshallah
@fadumonuunow8050
@fadumonuunow8050 3 жыл бұрын
Maashaa Allah tabaaraka laah jasaaka laah qeyr c/casiis
@casiisodhaaleey2476
@casiisodhaaleey2476 3 жыл бұрын
run ahanti umada somaliyed muhiim ayad utahay abdi aziiz wana mahadsantahay
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 3 жыл бұрын
Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah xafidaka laah abdiaziz umadda badan waad ka farxisay
@roodacismaan952
@roodacismaan952 3 жыл бұрын
Maashaa allaa khayr alleha ku siiyo aakhiro iyo aduunba
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 3 жыл бұрын
Maasha alaah Mahad alayusugnaatay kadibna walaalakena Abdiaziz oo barnaa mij aad ufiican layimid guul ayan lenahay idinkana faraxd kuwara
@عيونيعيون-ف2ح
@عيونيعيون-ف2ح 3 жыл бұрын
Cabdi casiis really waad mahadsantahay waxaa tahay halyey soomaali usoo baxay ilaahey haku xafido
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 3 жыл бұрын
Masha Allah Jzk Allah khayran wlwl. Halkee lagaaga soo xiriiraa.
@mahdimahad7640
@mahdimahad7640 3 жыл бұрын
Ninkaan walhi nin fiican waye Halala shaqeeyo dad badan ayuu kafarxiyaa maalinkasta ilahay ajar alaha kaasiyo walal said ayaan ula dhacay wax qabadkaaga keep goin sxp mcne
@umumaxamedamin8984
@umumaxamedamin8984 3 жыл бұрын
Mashaa allaah waa guul allaah ayaa mahadlleh kadib abdi aziiz kedib shacabkii shere dhahay
@ubaxrashiid6429
@ubaxrashiid6429 3 жыл бұрын
Really illaahay shar oo dhan ha kaa xafido nin umada soomaliyeed wax badan taray ayaa tahay hore u soco jasaakalaahu khayr
@fatimamahad3579
@fatimamahad3579 3 жыл бұрын
Jazakallah khayr wl abdiaziz marwlba wllaha somaliyed ducadoda kula jirta allah haku xafido aamiin yarabi🤲
@fatxisaid6437
@fatxisaid6437 3 жыл бұрын
Mshlh ajar Allh ka siiyo bro ,dad badan ayaa farxad ine helaan sabab u naqaty hore u soco oo haka daalin barnaamijyadaan aawadid ❤️👏
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarikalha hambalayo hambalayo xabibiti inata kalamaqn Allah ha isku sodhaweyo
@hassanabdiabdulle227
@hassanabdiabdulle227 3 жыл бұрын
Abdi casiis waa nin wanaagsan oo naxariis badan 👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fadumojama1238
@fadumojama1238 3 жыл бұрын
Maansh alaah walaal waa kula faraxnay c.casiis guulayso
@xaawocabdulle2442
@xaawocabdulle2442 3 жыл бұрын
Maasha allaha allaha ajar kaa siiyo iyo xasanaad howshaa umadda uheyso maamo
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 10 ай бұрын
Baarakalah fiik❤
@zaamiyasimancigale4118
@zaamiyasimancigale4118 3 жыл бұрын
Manshaa alah guulayso wiilkeenee walahay ilahay jano hakugu bdalo dadalka
@cashosiciid4843
@cashosiciid4843 3 жыл бұрын
Masha allah ale haku barakeeyo walal
@aminahusein8399
@aminahusein8399 3 жыл бұрын
Alxm waan kulafaraxsanahay abaayo c/casiis adig kheer badan
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 3 жыл бұрын
Maasha alaahu wiil ku dhayasho mudan cabdicasiis really horo u soco abaalka ilaahbaa kusiin umadda u adeeg anagana ducaan kula daba joognaa janadii fardowso alaha ugu bishaareeyo aaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi
@aminahassan1173
@aminahassan1173 3 жыл бұрын
Alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan is ka leh illaahay C/casiis waalidkaa iyo adigaba jannatul fardowsa ha idinku abaal mariyo iyo waalid kee oo dhan iyo inta barmaamushka caawisaba inta kala maqan illaahay haysu keeno farxad insha allaah
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 2 жыл бұрын
Masha allaah alxamdulilaah iLahey aya mahad leh 🙏🙏🙏
@monera3812
@monera3812 3 жыл бұрын
Masha allh bowe rabi ajar hakasiyo
@idirissamo9256
@idirissamo9256 3 жыл бұрын
Masha allah allah aya mahada iska leh
@somalia2730
@somalia2730 3 жыл бұрын
Masha Allaha Abdicasis shaqo qaran baa heysaa
@ahmedbulsho1849
@ahmedbulsho1849 3 жыл бұрын
Masha alah abdicasiis brother waa ku mahadsan tahy shaqada wanagsan ee aad umada u haysid thanks 100%
@SANTI_KUMI1
@SANTI_KUMI1 3 жыл бұрын
M,a m,a m,a wr nio shaqo muhiima ayaa u mada somaliyeed u heydaa e haka caajisin, keep bro.
@ashajimale6888
@ashajimale6888 3 жыл бұрын
ASC walaal waa Ku farxay, qoyskaas is helay, Mansha ALLAHA Allah ayaa mahadsan ,iyo Adigaba Insha Allah Thanks walaal 👍👍🇸🇴👍👍👍👍👍👍
@Buurta1
@Buurta1 3 жыл бұрын
Mashallah Abdi Aziz somaliyeey shareta hallo badiyo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah, wal xamdu lillah.
@ashamuse1201
@ashamuse1201 3 жыл бұрын
Alx Allah ayaa ma mahad leh. Abayo haddi la helay.
@sabirmaxamed3336
@sabirmaxamed3336 3 жыл бұрын
Mansha Allah ajar iyo xasanaad Allaha kaasiiyo
@countcryptonite
@countcryptonite 3 жыл бұрын
Mashallah waa barnaamij fiican ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdifitahmohamed535
@abdifitahmohamed535 3 жыл бұрын
Allahayow kuu siyaadi kheyrka Anagana nawaafaji kheyrka
@sahromaxamed7256
@sahromaxamed7256 3 жыл бұрын
Cabdi casiis aloow aduun iyo aakhiro kaafarxi walaalaha ishelay maasha Allah inta kalamaqana aloow isukeen
@maryankiin4441
@maryankiin4441 3 жыл бұрын
Maasha alaah c/casis kheeyr alaha kusiiyo aduun iyo aakhiro wiilwacan ayaatahay habo
@sidiabukar302
@sidiabukar302 3 жыл бұрын
Mashaallah Waa illaah mahadi mar hadey is heleen. Gabadha ale ha cafiyo ayado ah iyo idinko nabaad ah ale ha iskukin keno inshaallah. Cabdicasis adigane illaah khayr iyo barako badan ale haka siyo sacidada aad saciiday dadkena kala maqna in badan. Mahadsanid.
@caashoadan5645
@caashoadan5645 3 жыл бұрын
Maha Allaaha cabdi casiis Allaah hakuxafiso
@anabapple3411
@anabapple3411 3 жыл бұрын
Maashaa alaah ilaahay ha xiftiyo
@sahroali1967
@sahroali1967 3 жыл бұрын
Masha allah farxada alla hasiyadiyo inta kala maqan oo dhan alla haisu sahlo yaa rabi abdi aziiz qeyr an dhamani alla haku siyo dadalkaga meshaas ka si wad alla haku xafido
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 3 жыл бұрын
Maasha alaah tubaaraka laah cabdicazizow really qayr badan ku siiyo aamiin yaa alah
@bardehanad4919
@bardehanad4919 3 жыл бұрын
Waa war faraxad badan inta kala maqan oo dhan allah is haleelsiiyo. Ilintir anfac ayuu soo kordhiyey.
@munaali2388
@munaali2388 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Allah haduu alle u sahlay
@maxamedaadancali2558
@maxamedaadancali2558 3 жыл бұрын
C/caziiz booska music ku bedel al xamdulilaahi
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel 3 жыл бұрын
Maansha allah allaa mahadleh waad mahadsNtahiin umada sooamliyeed wllkay adna ilaahay ajir iyo xanaad hakaa siiyo
@lulali6059
@lulali6059 3 жыл бұрын
MaashaAllah farxad waayey walaalahan isheleen.
@zh4772
@zh4772 3 жыл бұрын
Masha'Allah Tabarak'Allah! That is good news,🌹
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 3 жыл бұрын
manshaaaaalaaah waa ilahy maradi tasi
@sharifaafrah5808
@sharifaafrah5808 3 жыл бұрын
Maashaallah allaha kuxifdiyo aamiin
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 3 жыл бұрын
Alle jecliyaaa farxada we love you Pro cabdisiis really jir oo joog guuleyso soomalia hadaan nhy waan kugu faanaa 🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@hassanraghe674
@hassanraghe674 3 жыл бұрын
Mahadsanid C.caziiz
@Drawinggirl4121
@Drawinggirl4121 3 жыл бұрын
Masha allaah alxmdu lillaah inta kala maqan allaha isu sahlo cabdi caziiz ajar iyo xasanaad ilaahey hakaa siiyo waa faxad runtii:;
@anisashire9044
@anisashire9044 3 жыл бұрын
Msha allah tariiqda ku xusi donta walalkey
@fatumaomar6877
@fatumaomar6877 3 жыл бұрын
mashaa allaah qeyr allaah ha ku siiyo
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 3 жыл бұрын
Masha allah hambalyo wanku farax sanahay farxadiina ma allah
@surayaahmed9902
@surayaahmed9902 3 жыл бұрын
Masha'allah ilaah baa mahad leh barnamijkan ilaah baa dad bdn irid ugu furay alxm alfa marah
@luulhaaji1404
@luulhaaji1404 3 жыл бұрын
ASC. Aad. Iyo. Aad. Baad u. Mahadsantahay. Qarbadan ALlaah. Ha ku. Siiyo
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 жыл бұрын
Ani ilaahay amarkii farxada leenba jeclahay 😂 Marmar waxaa i qabato farxada daawo ka bacdi baafintii dib oogu noqo oo ku xiji 😂 Because calool xanuun aa igu disheen wlahi markasto oon arko qof dhiban oo dadkiisa ka maqanyahay waan iskala ooyaaa subxnlaaj
@shukridahir5053
@shukridahir5053 3 жыл бұрын
Anaa kula Mida
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 3 жыл бұрын
Me too 😂🤣
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 жыл бұрын
@@fatumamohamed7030 kkkk kaligeey aa isu qabay waa leyla qabaa miyaaa cudurkaas
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 жыл бұрын
@@shukridahir5053 kkkk cudurkaas waan wada qabnaa dhe 😂
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 3 жыл бұрын
Me too inta Badan Ma daawado lkn farxadan daawadaa waxaan sugaa farxadooda iyo qosolkooda
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 3 жыл бұрын
Maasha Allah in la helo. roobka xamar ka da,aayana mid kheyr wada insha Allah
@aminaosman3469
@aminaosman3469 3 жыл бұрын
Masha'Allah Abdiaziz jazakallah.
@abdifitahmohamed535
@abdifitahmohamed535 3 жыл бұрын
Masha allah allaha isku barakeeyo
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 3 жыл бұрын
Maashaa alah alx allow inta kala mqan iskukeen
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Alxamdulillaah illaah adiga iyo walaashaana farxad haidiin saaidiyo C/casiis asagana illaah hasiiyo kheyr aduun iyo aakhiraba Aamiin yaarabi
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 3 жыл бұрын
Maashaa allah baarakallah waa farxad
@xaluushaibraahim7454
@xaluushaibraahim7454 3 жыл бұрын
Masha allaah allaha kuuxafido Qeer badan oonla sookoobikarin allaha kusiiyo abdi casiis Walahi waxaa istaahishaa hal malyan runtii
@nurtonadir3706
@nurtonadir3706 3 жыл бұрын
Axl waa farxad inta dhiman oo eheladooda iswaaye ilaah haisku sahlo insha'Allah.
@muntazmuntaz8547
@muntazmuntaz8547 3 жыл бұрын
Qeyr allaha ku siiyo labdii ku dhashey allaha ka baalmariyo waxay ku tarbiyeeyeen wanaag iyo naxariis waxa aad wado waaqeyr iyo wanaag waxaa tahey qof ku ayasho mudan
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really
@mohan_farah
@mohan_farah 3 жыл бұрын
Mnsha allah allaha ku sharfo pro abdiaziz really✅
@Hubi_haji
@Hubi_haji 3 жыл бұрын
Ma sha allah waa farxad alxamdullah
@anisaduela9784
@anisaduela9784 3 жыл бұрын
Maashaalaah Ilaahey Somalia heyso keeno,,dad badan ayaa kala maqan ilaahey heysu keeno, Cabdicasiis qeer Allah ha ku siiyo amiin amiin yaa Allah
@abdifitahmohamed535
@abdifitahmohamed535 3 жыл бұрын
Kuwa balaayada iyo iskudirka iyo qabyaalada ha kudaydaaan Abdi aziiZ
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 3 жыл бұрын
Wcs Maansha allaah Maansha allaah Maansha allaah illaahay baa mahadle haddiiba ay heshay Cabdicasiisna illaahay jannatu fardowsa ha geeyo insha allaah bilkariim isaga iyo waalidkiisba iyo caruurtiisaba
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 3 жыл бұрын
Abdi Aziz shaqo fiican ayad haysaa alle haku barakeye bro
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 3 жыл бұрын
Alxamdull'ALLAH aad iyo aad ayaan ugu farxay helitaanka wllshy Kifaayo, ILLAAHEY caafimaad taam ah ha'siiyo ayadoo nabad-qabtana ALLAH isu'kiin keeno.. Wllky C/Aziz, waad mahadsan tahay kheyr badan ALLAH ku'siiyo.
@ramaas5896
@ramaas5896 3 жыл бұрын
Mnsha allh 👍👍👍
@qadraguunbe7752
@qadraguunbe7752 3 жыл бұрын
Asc walkey setiihin allaha ku xafido adig iyo duriyada walka allaha ku cafiyo ana i cawi jzlklkheyr
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 3 жыл бұрын
Maansha alaah tabaarakalaah ilaahay ha xafido cabdicasiis
@khadracumar4516
@khadracumar4516 3 жыл бұрын
Asc walal hore shaqo fiican umada uhaysa alle haka abaalmariyo
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 жыл бұрын
Isu ekaa. Mansha Allah
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah haday heshay walaasheed ilaahay hacaafiyo
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 3 жыл бұрын
Masha alh alah ka ajarsiyo
@hindaibrahim1409
@hindaibrahim1409 3 жыл бұрын
Mansha allah Congratulations huuno
@maxamuudismaciilcabdi3216
@maxamuudismaciilcabdi3216 3 жыл бұрын
Maashallah allow adaa mahad leh alx
@nacimamuumin7043
@nacimamuumin7043 3 жыл бұрын
M.a alxm wllo ajar alle haka siyo wlkey
@deeqacaato8055
@deeqacaato8055 3 жыл бұрын
mansha allah c.casiis walaalo
@osmanali611
@osmanali611 3 жыл бұрын
Sc fadlan hadiyadaha ha furin waayo dadku waa kala duruuf mahadsani
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 3 жыл бұрын
Masha allh cabdicasiis wlhi aduunyo waxba ma tartee ducaad xambaratay aakhiro iyo aduunba congratulations 🎈 miljoen jeer walalo
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Masha alah hanbalyo abaayo
@qadroabdiahmed1067
@qadroabdiahmed1067 3 жыл бұрын
Masha alh wall horay usoco ajarna iyo xasanadna alha kasiyo
@naeimahassan9007
@naeimahassan9007 3 жыл бұрын
Allaah Waan aqaanaa gaabhas heer muxumed faay waan aqaaanaa abaayooo mansha allaah caadeey muxumed faaay
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 3 жыл бұрын
Maasha allaah hambalyo hambalyo ilaahey ayaa mahad leh
@sahromudey6415
@sahromudey6415 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah alihii u sahley walaashed aa mahad u sugnaatey kadib cabdicasiis reayll
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 3 жыл бұрын
Abdiaziz baarakallaaho fiiki
@LaaskaMedia
@LaaskaMedia 3 жыл бұрын
Mansh allah khayr alle haku siiyo walal shaqowayn baad haysaaye
@dekamohamud6530
@dekamohamud6530 3 жыл бұрын
Masha allah shacni muxumud faay wlh waa arin farxad leh
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Cawa Kadib Wacal Laguma Dhibatayn Doono Aabahed Wa Heshay
13:09
HEES SOO JIIDATAY DADKII MUNAASABADDA FADHIYAY DALXA
2:48
Abtow Media Chennel
Рет қаралды 20 М.