Farxad Waxa Ay Heshay Hoyadeed Reerkeda kadib Sanado Badan oo Xanuun ahaa

  Рет қаралды 119,782

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#ILINTIR #PART_83 #ABDIAZIZ_REALLY

Пікірлер: 602
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Fadlan share dhaha Mahadsanidiin 💖
@kowtharali4384
@kowtharali4384 3 жыл бұрын
Masha allah walalkey Really ❤allah ka abaal mariyo. Abaayo qali farxada allah ku siyaadiyo.
@shugriosman8969
@shugriosman8969 3 жыл бұрын
Walalkay cbdicasis lambarkeen kaheli karnaa?
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
Masha allah wa gabdh aqlibadan .gabdha reer abtige qabilo badan ayay ku sheegtay hada qabilki saxda aha way heshay masha allaah
@faadumoabdulleabdi9591
@faadumoabdulleabdi9591 3 жыл бұрын
Anagane waxaa naga maqan habaryartey 55 sano ayee naga maqan tahay cabdicasis walal naga qabo talefanka
@shugriosman8969
@shugriosman8969 3 жыл бұрын
@@faadumoabdulleabdi9591 walal malambarkiisad haysaa please isoodir hada hayso anagana walalkay aya igamaqan wll mido 40 year
@deeqamahamud4805
@deeqamahamud4805 3 жыл бұрын
Dadka u haysta inuu yahay been barnaamijkan waa dad caqligu ku yar yahay anigoon qof iga maqnayn Ayaan la ooyaa dadka ilintir lagu waraysto in badan waana barnaamij umada u muhiima waxan leeyahay C.casiis jasaaka allahu khayr hore u soco cimrigaaga allaah hakuu barakeeyo
@omarw5124
@omarw5124 3 жыл бұрын
Masha allaah barnaamijkan waxan udaawada Inaan inta farsaxsan lafarxo inta murugsanna la tiraanyoodo.. alx maanta malin farxad ayay ahayd✊✊💚💚
@AhmedMohamed-lo3lh
@AhmedMohamed-lo3lh 3 жыл бұрын
Anoo america jooga baa gabadhaan ree hoyadeed dhinac karadinayay, mashaAllah hadee heshay. Ninyahow gabadha hadee kuursan eena kuur rabto ila soxariiri. Anaa diyaar ah.
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 3 жыл бұрын
Number keeda kawac meesha kujuraa 👍👍
@degancadeey9456
@degancadeey9456 3 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh
@halimahassan657
@halimahassan657 3 жыл бұрын
Asc maansha allaah illaahey ayaa mahad leh Habo hadii aad reer abtigaa. Heshey Abdiaziiz jzk Qayran illaahey Qayr ha ku siiyo maansha allaah
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 3 жыл бұрын
Maasha alah Habo farxad kuwara adiga iy Rer Abti Abdiiaziiz guul
@halimahassan657
@halimahassan657 3 жыл бұрын
Asc soomaali weyn oo dhan ayaa ku caawiyay maansha allaah Hooyo ana. Allaha u Naxariisto. Maranta a waa heesataa. Reer abtigaa maansha allaah
@sacdowcilmi790
@sacdowcilmi790 3 жыл бұрын
Masha alaah aboowe malin anigoo ku mahad celinayo in aan ku imaado aan jeclahy hadii la nool yahy
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 3 жыл бұрын
Maasha,allah waa farxad,waxan hadana la oyay ma guursanayo ilaa an helo reer abtigey guur kheyr leh xabibiti I.A
@keyfhussein7022
@keyfhussein7022 3 жыл бұрын
Abayo waa kula farxay wlhi ilaahey cimri dheer iyo caafimaad hakusiiyo rer abtigaa laqaadato aamiin
@sidiabukar302
@sidiabukar302 3 жыл бұрын
Alxamdulillaah Waa faraxnay Mashaallah. Ajar iyo xasanaad ale haka siyo walal Realig
@maxamedmuxumadmaxamuud1087
@maxamedmuxumadmaxamuud1087 3 жыл бұрын
Masha allaah wan wada faraxsanahay dhamaanteen Alxamdulilaah cabdi caziiz jasaakalaah walaal
@xafsafaraxmaxamuud3601
@xafsafaraxmaxamuud3601 3 жыл бұрын
MaashaALLAH Hambalyo million jeer Xabiibti Farxad waartaan kuu rajaynayaa aduun iyo akhira🌹🌹
@ayaancumar9685
@ayaancumar9685 3 жыл бұрын
Masha Allah Abdicaziz really jazaakallha khayar Allah haa kuu barakeeyo gabadh reer burco waaxan layahay hanbalyo hanbalyo hanbalyo💯👏👏👏👏
@pchanad5717
@pchanad5717 3 жыл бұрын
Aleyleey gabadha waxa ay u hadashaya kal iyo laaaaaaab wey iga ilmeeysiisay walaalsheey Allah ku xafido
@sacdowcilmi790
@sacdowcilmi790 3 жыл бұрын
Masha allaah waad mahadsan tahy maalin aan ku iman hadii wad iyo xanuun i daayo anigoo ku mahad naqayo
@amaladan5579
@amaladan5579 3 жыл бұрын
I feel so sad when he said we never looked for her. Well done for this girl looking for her family.
@laarr6362
@laarr6362 3 жыл бұрын
I agree with 100% he should have said we did our best
@D.m.m1338
@D.m.m1338 3 жыл бұрын
Asiga Waa mamada ina adeerkeed laakin kuwii la dhashay iney raadiyeen ayaa dhici karto
@laarr6362
@laarr6362 3 жыл бұрын
Waa runtaa walaal way dhici karta .Allah ayaa mahadleh u suurto galiyey inay si dhib yar Isku helaan Inta kala maqana Allah (swt) ha isku keeno.
@D.m.m1338
@D.m.m1338 3 жыл бұрын
@@laarr6362 Aamiin 🤲
@abdiazizkhaar2930
@abdiazizkhaar2930 3 жыл бұрын
I also feel sad but he is not real abti jst ilma ather
@hareisonuur8927
@hareisonuur8927 3 жыл бұрын
Asc walaalo allaah ha u naxariisto kitaabkiisa midigta alla ha ka siiyo Idinkana sabar iyo iimaan allaaha ha edin ka siyo gadaashiisna alla idin mafid neeyo aamiin aamiin aamiin yaarabi calamiin
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
Masha allaha rer gudow gabadhaas waa gabar qiima badan oo dadåal badan xiriya Si fiican hooyo noqda buuxiya garabkeda
@raaqiyamaxamed7863
@raaqiyamaxamed7863 3 жыл бұрын
Alxmdulilah ALLEE AYA mahadaleh cabdicasis adigan ajir ALLAH kasiiyo
@D.m.m1338
@D.m.m1338 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaahow adigaa mahad leh alxamdulillaah ilaahow isu daa 🤲
@aanaan6027
@aanaan6027 3 жыл бұрын
Masha Allaah Ayaan Waa gabar caqli badan sii cilmiyeeysan ayeey u raadisay iyadoo DNA lo bahan ayeey heshay reerkeda abayo alxamdulilah hada heshay abtiyaal waan kula farxay xbbty Cabdicasiis shukran 🥰
@mahadosman3668
@mahadosman3668 3 жыл бұрын
Masha alaah waxaan kahelay qolkii hooyaday sexan jiray baan xalay seexday dadka kala maqan waxaan rajeynayaa in ilaahay isku keeno
@rawihassan8615
@rawihassan8615 3 жыл бұрын
Masha allah farxadada waa farxadeena ❤️allaha isku kiin xafido aduun iyo aaqiro
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 3 жыл бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation sister ad heshay family gii hooyo Allah mahad leeh wan kula farax naay walaal ❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹❤️👑👑👑😀😀😀😀😀.Abdiaziz Really Allah ha ku xifdiyo amiin amiin walaal
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 3 жыл бұрын
Wcs Cabdicasiis hooyo macaan illaahay jannatu fardowsa ha ku geeyo insha allaah bilkariim
@ismhan2398
@ismhan2398 3 жыл бұрын
Garab ka maqnaa yey heshay walaasheen masha alaah
@aminahassan1173
@aminahassan1173 3 жыл бұрын
Maasha allaah alxamdulillaah illaahay hayna jeclaado dhamaanteen waa farxad iyo duco illaahay haynoo aqbalo
@hamdamoha37
@hamdamoha37 3 жыл бұрын
Walhi abdi casis barnamjiga ilintir ibta ugu badan ayaan wada allah ajar.iyo xasabaad ha ka siiyo 😢
@secretqueen7768
@secretqueen7768 3 жыл бұрын
Thanks cabdul casiis allaaha ka farxi yo sidaad uga farxi say dad badan
@adamosman4185
@adamosman4185 3 жыл бұрын
Masha allaah, alxamdulillaah allaah baa mahadaas u sugnaatay
@ibtisaamhassan1715
@ibtisaamhassan1715 3 жыл бұрын
Mansha lllaaah Alle ha kaa farxiyo wlll c/Aziz Inta iswaysna Alle ha haleelisiiyo
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 3 жыл бұрын
Masha allaah alxamdulilaah iLahey aya mahad leh 🙏🙏🙏
@hamdaabdilahi1017
@hamdaabdilahi1017 3 жыл бұрын
Mashallah Yurube waa magaladan ku dhashay
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z Жыл бұрын
Masha Alah somaliwayn wixii kalamaqan ilahay haysukeeno intii dhimatayna ilahay ha unaxariisto Aamiin
@rooneyabdiqadir453
@rooneyabdiqadir453 3 жыл бұрын
Mansha allah ABDIAziz Ilahay ha ku barakeeyo farxadana ilahay ha usiyaadiyo gabadhan
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 жыл бұрын
Yaa cudur Abdiaziiz really la dhoho ku dhacay subax kasata markaan soo kaco waan fiirinaa ilaahoow uu wax soo galiyo aan dhahaa yaab laakiin ani farxada aan ku heystaaaa murugada ma jecli
@Musab.yassin
@Musab.yassin 3 жыл бұрын
Masha allaha tabarakalah waa ilaahey mahadiis hadii eyheshay reer abtigeed 🥰🥰🥰🥰🥰👌👌👌👌
@fatumaabdi9926
@fatumaabdi9926 3 жыл бұрын
maasha Allah gabdha yar family hashay waa kula faraxnay
@barlinhassan92
@barlinhassan92 3 жыл бұрын
Masha allah tabarak waa alx adigana saa umadda ugu gargaartit qeyr allaha ku siiyo
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 3 жыл бұрын
Marka 1aad Abdiaziz Allaha ku xaifo Brother, aduun iyo aakhiro waxaa jeceshahay Allaha ku siiyo. Marka 2aad waxaa ka helay sidaa u tiri arimaha sirta family ga hakuu qarsoonaado🥺 barnaamij kaan mid ka fiican Soomaali ma sameen ilaahey abaalkaaga ha gudo Aboowe.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really
@abdullahiahmed9740
@abdullahiahmed9740 3 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid farxada wa farxadena
@drshani4878
@drshani4878 3 жыл бұрын
Www masha allah waa farxad maantana waa alle mahadii waxaa sabab u ahaa wllken Abdiaziz ajir iyo xasanaad hakaa siiyo runtii taariikhda ayaa baal ka galleysaa
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 3 жыл бұрын
manshaaaaalh waa ilahy mahadi tasi somali guul iyo gobanimo🇸🇴💯🇸🇴💯🇸🇴💯🇸🇴💯🇸🇴💯🇸🇴💯💋💓🌹🌹🇸🇴💯💋💓🌹🇸🇴💯💋💓🌹🇸🇴💯💋💓🌹
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 3 жыл бұрын
Mashalah hadad heshay rer hoyo alaha ku guleyo dadal gurso marka hadad rer abti heshay hoyona alaha unaxaristo gul ban ku rajeynayaa hadana gurso cabdi csis adigana wad duceysanthy sida ad ugu adegto bulshada gul ninfican alaha kuu sahlo asc
@sumayobakar6329
@sumayobakar6329 3 жыл бұрын
Masha.allaah Abtigaan somaali buu waalid iyo.wiil uyahay❤
@batoomar2137
@batoomar2137 3 жыл бұрын
Masha Allah masul sare qeer ilahey haku siiyo
@munamohamud3054
@munamohamud3054 3 жыл бұрын
I’m pop
@munamohamud3054
@munamohamud3054 3 жыл бұрын
I’m
@abdijamac7840
@abdijamac7840 3 жыл бұрын
Abdi Asiz manshallh media faaiiddoyinkiisa adigaa muujiyey bulshadana shaqo ayaad u haysaa mihiim ah allah haku karaameeyo
@deqasalebaan831
@deqasalebaan831 3 жыл бұрын
Cabdicaziiz Alle ha ku Barakeeyo gabartaan iyo Wiilkii yaraa ee Suuqa Xoolaha luguhayey qalbigan ka ooyey hada waan la Farxay gabartaan alle waxaan ka baryi cunugii yaraa in farxadiisu inoo timaado
@sahraismail2230
@sahraismail2230 3 жыл бұрын
Masha Allah waa farxad iyo mucjiso walahi
@ashawooo
@ashawooo 3 жыл бұрын
Mashallaha hadaya hesha reera abdataga Ayaayan qalabiga hada wuu ku dagaya macaanatayo illahaya ha ku siyadiya mashallaha Abdaziz adiga illahaya qeera badan ha ku siyo
@duceesancabdullaahi5670
@duceesancabdullaahi5670 3 жыл бұрын
Mashaa Allah illahay ha uzaaidiyo cbdicasiisna illahay ha xafido
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarikallah ilahaay ba mahadas iska leehe. Adigana ajaar iyo xasaanad aan dhamaniin ha kasiiyo. Amiin
@fouziasheikh8190
@fouziasheikh8190 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah jazakaallah kheir
@xaluushaibraahim7454
@xaluushaibraahim7454 3 жыл бұрын
Masha Allah masha allaha Masha Allah sidaa ufarxay maskiin waala ooyay gawadhaan walaahi abdi casiis qeer aan lasoo koobikarin allaha kusiiyo
@liibaanliibaan1896
@liibaanliibaan1896 3 жыл бұрын
Masha Allah ABDIAZIZ REALLY 💪🏽JIR OO JOOG💪🏽🌹🌹🌹
@fuufukalar4956
@fuufukalar4956 3 жыл бұрын
Masha Allah kheyr alle haka siiyo
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 3 жыл бұрын
Waa gabadh aqli badan ilaahey ha xifdiyo wey guuleysatay
@halimomohamed6275
@halimomohamed6275 3 жыл бұрын
MashaAllah walee marna murugo ayaanu la oyna marna farxad CabdiAzizow waxaad tahay qof fican oo umada kala baday ilaahey uu soo diray sharaf iyo karaamo ku nolow ala maxaad dad badan ka farxisay ilaahay ha ka farxiyo aduun iyo akhiroba inshaAllah Allahuma aamiin yaa Rabi.
@ashajimale6888
@ashajimale6888 3 жыл бұрын
ASC Mansha Allah waa farxad mabruuk walaal waa farxad jirka ayaa i dhaqaaqay Thanks 👍❤️❤️🇸🇴❤️👍👍👍👍👍👍👍👍
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 жыл бұрын
Masha Allah. Tabaarka Allah. ❤️❤️❤️ Alaxamdulillah 🥰🥰🤲🏻🤲🏻
@queenikran1591
@queenikran1591 3 жыл бұрын
Maansha allaah waa farxad aad u weyn waan la faraxsanahay gabadha heshay reer abtigeed
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 3 жыл бұрын
Masha allah si niyad ah ayan u farxay
@hafsuja114
@hafsuja114 3 жыл бұрын
Waaw maashaa Allah waan ku guuleeystay sadaalinta gabadhaan reer abtiga heshay
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 3 жыл бұрын
Lakiin Rabiyaa u sahlay iyada 3 qabiil ay ku sheegtay
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 3 жыл бұрын
Mansha Allaah waa farxad iyo guul👍💖💖💖💖💖🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nimohassan4219
@nimohassan4219 3 жыл бұрын
Mansha allah tabaraka llaah illaahy mahadaa leh
@fahmoabdi284
@fahmoabdi284 3 жыл бұрын
Allxdullh illahey baa mahad leh ka Sokow c/casiis really iyo inta ka qeyb qadatay oo hadana jecel sideyda inusan dhaafin murug iyo Farxad is xiga 👏👏👏👋👋
@farxiyoalijamac4945
@farxiyoalijamac4945 3 жыл бұрын
M.a walal abdiaziz realy rabi haku xafido wllo 🤲
@hawamohamed1119
@hawamohamed1119 3 жыл бұрын
Maasha alaah ilaahey ha xifdyo Amiiin yaa rabil caalamiin
@ayanmohamed694
@ayanmohamed694 3 жыл бұрын
Mash allah allah baa mahad leh Reer abtigeeda u sahaley yaa allah thanks 🙏 wllo Abdiziz
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 3 жыл бұрын
maashallaah abaayo farxsdaada waa farxadeena
@ayaanhousein3897
@ayaanhousein3897 3 жыл бұрын
Maasha allaah c.casiis hale ha ku barakeeyo dad badan ayad is helidooda sabab ayad u noqotay
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 3 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakallah Abdiaziz Illah qair badan hakusiiyo adiga iyo asxabta kuguxiray ee share gareysay Ameen yaa Rabbi
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah cabdiasiis illahey ha kaa farxiyo
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 3 жыл бұрын
MashaAllaah wan la ilmeyay gabadhan markan arkay oo hinteda alx haday heshay rer abtiged
@saidoelmi4351
@saidoelmi4351 3 жыл бұрын
Maansha alaah Ilahay baa mahad leh 🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 жыл бұрын
Mansha allah, jezaka allah Abdul Aziz ❤❤❤
@homedicor4719
@homedicor4719 3 жыл бұрын
Màasha Allah walalky allah ha kaa abaal mariyo
@mohan_farah
@mohan_farah 3 жыл бұрын
Mnsha allah wll qalbi wnagsan Abdiaziz Really ajar allaha kaasiyo
@saidaabdi6566
@saidaabdi6566 3 жыл бұрын
Maashaa allaah waa farxad allaah baa mahada leh farxada allaah ha kuusii siyaadiyo
@maryanhassan3650
@maryanhassan3650 3 жыл бұрын
Masha Allaah Tabaarakallaah!!!
@saharwafa7539
@saharwafa7539 3 жыл бұрын
Maasha Allaah Alxamdulilaah
@umaamina1885
@umaamina1885 3 жыл бұрын
Masha allaah walaahi wan ku farxay ilaahey dadka kala maqan alaha isku sahlo aamiin
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 3 жыл бұрын
😍✅🥰👑🥰✅😍💯❤️❤️❤️❤️🥀💙💚🙌🏼Alxamdulilah Masha Allah Cabdiaziiz Mahadsanid
@umumaxamedamin8984
@umumaxamedamin8984 3 жыл бұрын
Hashaa allaah hanbalyo hanbalyo ayaan c, aziiz ajar alle ha kaa siiyo
@kadra825
@kadra825 3 жыл бұрын
MASHA AALLEH GUULL GUULL GUULL WLL CABDIAZIZ WLL QALI AAH AALLEH HAA KABALMARIYO WLL QALI THANK YOU SO MUCH GOOD JOB SHAQADA AAD UUMADA YAHAYSO HAMBALYO HAMBALYO AYAN XUSEEN XASAN CONGRATULATIONS EDO QALI AAD BAN UUGU FARXAY REER AABTIIGA AAD HEESHAY MASHA AALLEH GUULL GUULL GOOD LUCKY EDO QALI 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤😊😊😊😍😍💚❤❤❤🥰🥰
@jfw007
@jfw007 3 жыл бұрын
ABDICASIIS REALY ABAALMARIN AAD UU SARAYSA NAGA MUDAN TAHAY. AJAR IYO XASANAAD ILAAHAY KUGU BADALO ❤❤❤👊👊😎😎😎👑👑👑👑
@istarmohammed6561
@istarmohammed6561 3 жыл бұрын
Masha Allah farxad weyn waye abdiaziz studio no so duub sa uhagajisay
@ibtisaamqurux1634
@ibtisaamqurux1634 3 жыл бұрын
farxad ayaaba la ilmeeye caDiAzizow m.a illahey haku barakeeyo wlhi abaallkaga illaahba kugu karo runti
@rahmaali2050
@rahmaali2050 3 жыл бұрын
Maha feege wa run Illahayba udiray Illahayna haka abaal mariyo Abdicaziiz
@beydanabshir4058
@beydanabshir4058 3 жыл бұрын
Mashallaah allaha mahadleh cabdicaziiz adiga Sabab u ahaa❤
@madiinahassan3527
@madiinahassan3527 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaaarakalah
@zamzamwaris4217
@zamzamwaris4217 2 жыл бұрын
Masha allaah cabdiziiz allah ha kubarakeeyo
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 3 жыл бұрын
Masha allh alow isu ken inti kla lunty wallkey adigna jizakallhu khayr adun iyo akhiraba alha ku xadido
@QuadsYouTube
@QuadsYouTube 3 жыл бұрын
Jazaakallh khery cabdiAziz walal qaali ah farxad ku waar
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Maanshallh tabarakallah
@zuuzuuofficial1035
@zuuzuuofficial1035 3 жыл бұрын
Maasha allaaah alxamdulilaah ❤️
@ubaxabdi2623
@ubaxabdi2623 3 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakalaah alaha kaa ajer siiyo wllo ayadana waa gabar yar oo fariid ah
@diali7588
@diali7588 3 жыл бұрын
Mashallah 🌹🙏🙏
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
SHEIKH MUSTAFA HAJI | Adinkaaba Ugu Khayr Badan Ummadda
35:13
Jil Al-Mustakbal Organization
Рет қаралды 10 М.
PART 1 \ FAADUMO SHEEKADII NAYRUUS MAKAANKA AYAA LAGALA BAXAY
30:20
ABDIKADIR ROYEL
Рет қаралды 7 М.
SHAADIYO SHARAF & SUUFI AFLOW OO FARIIN CABSI LEH U DIREEN BAABA JEY IYO WIILO
19:53
Qiso cajiib ah Adeerkay aya na dhacay oo gurigi naga saaray 😭💔🇸🇦
31:15
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН