Farxada Muno Hoyo Heshay 16 Sano Kadib Markii an u Bafinay Todobadkan💘

  Рет қаралды 166,730

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 687
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Fadlan Share dhaha oo Farxada la wadaaga Mahadsanidiin💘💘👇
@mursalmohamed8913
@mursalmohamed8913 3 жыл бұрын
Maasha alaah
@roodafarah4440
@roodafarah4440 3 жыл бұрын
Maasha alah huuno ilaahay hakaa ajir siiyo cimri dheer oocibaado san leh ilaahay haku siiyo aad baad umahad santahay Really walaal key key 😭😭😭😭😭🥰🥰🥰😍😍😇😇🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺💯😇😇😇😇😭😭
@tufaaxburham5991
@tufaaxburham5991 3 жыл бұрын
Wall aniga gabar walalashay ah baa iga maqaan plz xage laka soxariraa
@tufaaxburham5991
@tufaaxburham5991 3 жыл бұрын
Wall ad ilaa bafisidee
@roodafarah4440
@roodafarah4440 3 жыл бұрын
@@tufaaxburham5991 abaayo ilaahay haku soodhaweeyo 😭😭😭😭😭😭😭😭🌺🙏🏾🙏🏾🙏🏾🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 3 жыл бұрын
Abdiazizow Sidaad Umadaa Somaliyed iyo Muslimintaba uga farxiso Illahay hakaga Faarxiyo Akhiro iyo Aduunba Amin yarabi🥺wxd tahay Halyey noso baxay
@liibanabdullahi8513
@liibanabdullahi8513 3 жыл бұрын
Maxeey ku xaqiijisay in eeytahay hooyadeed
@farhiyamuhmd3206
@farhiyamuhmd3206 3 жыл бұрын
Alx alle mhdle
@ubaxali8423
@ubaxali8423 3 жыл бұрын
Ameeeen
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 3 жыл бұрын
Inti malinti hore la ilmyzy mnta la farxdy is muujia yakhi☺ 👇🏽
@manaosman5560
@manaosman5560 3 жыл бұрын
Khayr Ale ha ku siiyo ccasiis
@royaltygtm9787
@royaltygtm9787 3 жыл бұрын
kkkk maskin calool jilicsan baad tahay ee filimada hindiga dawashadooda ha badsan .dib uraac sheekada inantan leh hooya iga maqan 16years . sikale ku fahamsiiyo hooyo ehel leh oo dimish ku dhacay , macquul miya in ay gursato , 7caruur dhasho , bayacmushter ah .hadana aan ka muqan tiiranyo mahad celin marku hooyada u wareysanayey utuberkan kkk sheekadu wa qabyo qoraal kkkk.
@kaamilamahamud3612
@kaamilamahamud3612 3 жыл бұрын
Masha allaha masha allaha alle ya madle
@fatuushxajimuxudiin8663
@fatuushxajimuxudiin8663 3 жыл бұрын
Muno waa gabar hoyaded jeceyl waxana isla aheyn arday dhigta Adult commer secodery school mar walbo hoyaded radin jirtay nolol io geeri kama samrin M A Wlhi aad ayee farxat u thy waxana daremi karo qof waliba gabar ah hooyaded radineso cabdicasis realy hool wanagsan Ayaad wadaa Allaha kaa Ajarsiiyo warbixinadada waan lasocdaa
@ikraanaragsan1904
@ikraanaragsan1904 3 жыл бұрын
Masha allah hambalyo walshey hoyo la.anted waa rafad alle hoyinkena haino desto🥰🥰
@rahmocasayr4587
@rahmocasayr4587 3 жыл бұрын
shalay murug baan la ooyey maantana farxad😭😭😭 mashaAllah illaahey kheyr badan haku siiyo wll adigana 🙏
@hamdimukhtaar8085
@hamdimukhtaar8085 3 жыл бұрын
alla walalkey qeer allah ku siiye muna wan aqan mexey hooyaded u ooyasay hadi ay heshay alx
@miskimusse9160
@miskimusse9160 3 жыл бұрын
Mansha allaah wlhi wan sugayay gabadha xanuun bey igu heysay wa marki ugu horeysay aan comments ka qoro
@xaawaluulaa4299
@xaawaluulaa4299 3 жыл бұрын
Masha allaha c/casiis really aad ayad u mahdsan tahay dadalka aad wado
@kabdi2408
@kabdi2408 3 жыл бұрын
Wallahi barmaaush kaaga waxa la dhihi karaa waa kheyri illaahey haka abaal mariyo nin wanaagsan baad tahaye ku soco isu raadinta walaalaha soomaaliyeed 😻
@maxamedmuxumedmaxamedmuxum3432
@maxamedmuxumedmaxamedmuxum3432 2 жыл бұрын
maasha Allah tabaarakalaah c.casiis sidaa umada somaaliyed aad ugusamafalayso adiga waaxanu ilaahay kaaga baryaynaa in ilaahay kaaga farxiyo fil Dunya Wal aakhira aamiin aamiin aamiin aamiin
@hanihassan1766
@hanihassan1766 3 жыл бұрын
Allahu akbar abdi Aziz Masha allaha ilaaheeey waxaa jeceshay haku siiyo waa iga ooysiisay walaahi
@saanichannel8732
@saanichannel8732 3 жыл бұрын
Walalayaal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantin
@umuanwar4330
@umuanwar4330 3 жыл бұрын
Wll wankusoboqday magaca iskabadal
@saanichannel8732
@saanichannel8732 3 жыл бұрын
caaliya maxamed ali thanks abaayo wan badala waa balan
@Barawani4sm
@Barawani4sm 3 жыл бұрын
Masha Allah walahi gabadha waan la oo yay waa. Yo hooyo waa cajib la aanted waa abar
@hamdihassan1703
@hamdihassan1703 3 жыл бұрын
Manshall abowe the best KZbin Ur amazing Manshall ilahey ha koxafido walakey wan kosoboqabaa in shallha markan imada moqdisho thank u very much 💙💙💙🎊🎊💓💓💓🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇺🇸🇺🇸
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 3 жыл бұрын
Hamdi Hassan Haa wiilkaan Abdiaziz Really, Allaha xafido soomaalina allaha kubadsho asagoo kale Aamin yaarabbi👌👍👈.
@fartunfaras8105
@fartunfaras8105 3 жыл бұрын
Xabsiga kadib hadeey reer yeelatay 7 caruura dhashay sabab ilmaheeda muqdisho joogo usoo raadin wayday sheekada ma fahmin
@najmafashiondresses5992
@najmafashiondresses5992 3 жыл бұрын
Anigaba waan layaabanahay warkaas
@akd8989
@akd8989 3 жыл бұрын
Sax waa runtaa waa wax lala yaabo anigu waxan odhanlahaa DN ha ka qaado
@fartunfaras8105
@fartunfaras8105 3 жыл бұрын
Muqaalkii hore soo daawada waa maamo Magaceeda oo sadaxan la yaqaano oo abaheed yaqaano markaas DNA uma baahno hadiiba aabihii joogo oo maamadii xitaa cideeda sheegaa, marka mamada kheyr allah siiyee waxbaa ka qaldamay xitaa cideey ka dhalataybaa meel ku sheegin sida aan fahmay oo inanta abtiyaasheed ayeydeey awoowgii dhalay maamada meel kuma ogo, hadiisa hada soo hadashay that is not need DNA abaheed iyo walaaleheed iyadoo wayn yaqaanaybaaba taagan.
@akd8989
@akd8989 3 жыл бұрын
@@fartunfaras8105 waan dawaday lkn macquul ma aha in cidaada oo dhan aysan meel ku sheegin iyada oo joogta gaalkacayo ama boosaso oo ah dalka guduhiisa, tankale hadii ay dawaday waraysigii hore way xafidikartaa magcyada wayna soo urursankartaa xogo badan oo ku- sahbsan faamilka markaa wuljedkaygu wuxuu yahay in ay hubsato si aan shaki u soo helin mesha DN ka qaado
@fartunfaras8105
@fartunfaras8105 3 жыл бұрын
Ak, walaale odagii gabadha aabaheed iyo iyada walaalaheed la dhashay baa joogo maalinta ciida imaanaysaa xog maba shaqaynayso hada adiga walaashaa oo reer leh ilmo dhashay 50 sanno hadeey maqan tahay waa garanaysaa iyaduna hadaysan sidaa ineey maamada dhabtaa tahay ogeyn isi soo lugeyn mayso i think.
@HusseinAli-114
@HusseinAli-114 3 жыл бұрын
masha allah muna adiga iyo hooyadaa nabad iyo farxad kunoolaada, cabdi casiis wll ajar iyo xasanaad allah kaa siiyo sida aad ucaawiso dad murugeysan, Waad salaamantihiin dhamaan ehel iyo qaraabo,
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 3 жыл бұрын
Masha allah hoya la anted noloshu dhadhan maleh illahay ba mahadleh hoyaded usakhiray walashen Alx walky waxatahay halyey garab tagan bulshadisa markasta wanagoda iyo farxadoda jecel illahay hakudhowro Adun iyo akhiro aamiin🤲❤💯❤
@sayidcali7636
@sayidcali7636 3 жыл бұрын
Sayidcali from hargeysa Somaliland salaan gacaltooyo keep going shaqo wacan ayaad shacabka u heysaa Allaha kaa abaal mariyo
@bishaarohaaji8129
@bishaarohaaji8129 3 жыл бұрын
mansha illahay ayaa mahad lleh tan 2aad cabdi casiis riyally illahay hakaa Abaall Mariyo insha allaah
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 3 жыл бұрын
I love watching Abiaziz Realy sida aad bulshada u caawisid. Good job and continue the good work.
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 3 жыл бұрын
Wallahi waa naxdin sida ay ku kala lumeen ama ay ku iloowday caruurtii oo dhan. Laakiin xanuun ilowshaha waa run.
@shamsuhuseen8421
@shamsuhuseen8421 3 жыл бұрын
Wcs wllkay kheyr Allaha haku siiyo abayo adigan waxan kuleeyahay hampalyo Alxmdulilaah inaad hooyo heshay waan ku farxay oohin farxada ayan ooyay midii horey haba sheegin tanaa iga tirtirtay
@naimokulmiye3464
@naimokulmiye3464 3 жыл бұрын
Wlhi shaqo culus ayaa heysaa dadka iyo dalka u heysaa Msh allh hore socod wanaagsan
@ayanabdi54
@ayanabdi54 3 жыл бұрын
Mashallah alx abaayo ,Abdiaziz really Waa nin aman mudan halagu daydo dadoow qabyalad ha ku mashqulinee dadka caawiya 👍👍
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 3 жыл бұрын
Waa gabadh degan oo caqlileh waybaidin casuntay
@royaltygtm9787
@royaltygtm9787 3 жыл бұрын
hooyo xasusta ka tagtay ,nin bey gursatay 7caruur ah bey dhashay , hadana wa bayacmushtar , sheekadan waxba dhiman , allahu aclam .wbt
@munamuse3312
@munamuse3312 3 жыл бұрын
😂😂😂
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Waxay sheegto ayay waysay maamada caruurta dayacday
@royaltygtm9787
@royaltygtm9787 3 жыл бұрын
@@fartuunfarahfarah4729 sax hooyo ana raadin .macquul miya adeeraday qarabadi hooyaday deriskii abahay qarabadiisi walaalahay .inta meel kuma sheegan , xata hooyada wax hilow ah oo ka muuqday maleh , dadka maskaxda ha uga cayaarinina fadhlan , wiilka warka so gudbin ma qaldana laakin ha ka fiirsado wax yaalaha sumcadiisa A/C kiisa xumeyn.ee qasana cilmi nafsiga nagu qadatay barashadeeda , iska jira dad aqoon leh oo dhakhtarada iyo meelah cilmi nafsiga ka shaqeeya badan .
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 жыл бұрын
haa hooyo waliba waddanka joogta sidee bay caruurta ka maqan u raadsan weyday haddii madaxa lalgaga jiro maba shaqeyseene 🤔🤔
@adoza7567
@adoza7567 3 жыл бұрын
@@royaltygtm9787 Wlhi Wa Mida Is Weydinayo Waxba Ka Qaldan Hadalada Isma Leh HoYo Wadanka Gudihisa Jogto Hadana 7 Carur DhashaY🙄🙄🙄
@fazamusa2693
@fazamusa2693 3 жыл бұрын
Mashaala allha runtii waxan aha qof ku nola USA 🇺🇸 adana baan ugduceeya marka maqlya salda kasto ona tukado thank you so much cabdi casiia bless 🙏 ❤
@sayidcali7636
@sayidcali7636 3 жыл бұрын
Sxb allaha kaa farxiyo dad badan ayaad ka farxisay keep going
@xuseencabdi2791
@xuseencabdi2791 3 жыл бұрын
Waaw waa farxad kale cabdi casiis habèenkii koowaad ee gabadhan aad ayaan ugu duceeyay masha allaah barnaamishkan ilin tir waa oohin murugo wadata iyo farxad ilin wadata waaw guuleyso cabdi casiis rabi yaxmiika insha allaah
@saxcade3935
@saxcade3935 3 жыл бұрын
Maasha allah wan ku farxay wallahi wan la murugoday allah hadin xafido hana kubarakeyo abdi aziiz iyo gabadha
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 жыл бұрын
Asc walal allaha awooda leh sida aad ugu gargaarto ummada somaliyed adna ha kugu gargaaro allenA HA KU XAFIDO AAMIIN YAARABI AAMIIN YAARABI 🤲
@qadraabdikadir2132
@qadraabdikadir2132 3 жыл бұрын
Masha Allah wll clcaziz umaadda muslimka somaliyed wad caawisaa Alle ajar haka siiyo❤️
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
Aniguna wiil aderkay dhalay waa inaan halkan ka baafiyaa waa meel qofkii kaa maqanba aadka helayso👍👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 жыл бұрын
Alxamdulilah hanbalyo hanbalyo abaayo qaali in aad hesho hooyo…🖤🖤🖤
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 3 жыл бұрын
Abdiaziz Really MASHA ALLAH ,Ajir aan lasoo koobi Karin allaha kaasiiyo,Saad hooyadaan uga farxisayna allaha kaaga farxiyo AAMIN YAARABBI 👌👌👈.
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 3 жыл бұрын
Adigaa mudan wllo aadban ugu faraxsanahay hooyo mcn inaad hesho xanuunkeeda waanu kula dareemaynaa hadse waa kula faraxsanahay wllo masha allah.
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 3 жыл бұрын
Masha allah 🥰♥ walaashey quruxey boqortoyo hambalyo hambalyo hooyo macaan ilaahay ha ku daayo
@fuaadbare1314
@fuaadbare1314 3 жыл бұрын
Wllhi c/casiis qof intuu wanaagsanyahay ayaad wanaagsanty wll waanu idinla qaybsanaynaa farxada
@sadam1318
@sadam1318 3 жыл бұрын
Mashaallah mahadsanid c/casiis garabkaaga allaha galo halkaas ka sii anbaqaad caawintaada
@hawabilanabdulqadir4912
@hawabilanabdulqadir4912 3 жыл бұрын
Mansha alleh wlhi wan filayey inay hoyadeed helayso malin un ilahay ayaa urumayey alx wan kula faraxsanahay wlshay qali ilahay khayr ha siiyo wllkey abdicasis waa nin qalbi wanagsan ilahay haka raali ahaado wll qali
@xaawoluul3158
@xaawoluul3158 3 жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR MASHA ALLAAH QAYR GUUL CADI CASIIS MAHADSANID
@shamsadhubad6884
@shamsadhubad6884 3 жыл бұрын
Hoyadaa beer adkaa waxaa laga yaabaa aabaheed in uuu xumeya laga yabaa
@hanadadem
@hanadadem 3 жыл бұрын
Masha Allah, ilaahay ajir iyo xasanaad hakaa siiyo arinta wanaagsan ee aad isku xilqaantay
@zahramohamud9854
@zahramohamud9854 3 жыл бұрын
Gaber aad u fiican waye allaha darajeyo😍😍😍😍
@suadjamamusa9058
@suadjamamusa9058 3 жыл бұрын
MashaAllah Tabaarakallaah ❤️👍❤️ Allaha isku daayo 🤲 inantaas iyo hooyadeed is helay waayo badan. Walaalkayo Cabdicaziiz Allaha ku barakeeyo 🤲 Adna walaal. Jazakallahu Khayr 🤲
@hindomohamed7479
@hindomohamed7479 3 жыл бұрын
Mashalh habalyo hooyo macan farxad ayay nootahay mashalha manta ani ahan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖
@hibaqmohamed2293
@hibaqmohamed2293 3 жыл бұрын
Maasha allah waa farxad ale ayeey u sugnaatay abdi asiis adna jisadaada jano allaha ka dhigo umada sidaad ugu gar gaarto maasha allah wll
@nimoomar6013
@nimoomar6013 3 жыл бұрын
Masha allh waa wax lagu farxo wall abdiaziz alpha ku barakeeyo ajir iyo xasanaad allha kaa siiyo wax wangsan ayaad sameysaa
@ayanfaraha6377
@ayanfaraha6377 3 жыл бұрын
Masha alah waad cawisay adigana alaah ha ku caawiyo adoo kalena alaah ha noo badiyo halyey soomaliyee baraka laah
@rodaxasan3418
@rodaxasan3418 3 жыл бұрын
MAASHA ALLAH TABAARAKALLAH MAASHA ALLAH TABAARAKALLAH ILAAHAY MIISAANKA XASANAADKA HA KUU SAARO SIDAAD U CAAWISAY HA KA DAALIN INAAD DADKA CAAWISO WAXAAD JECESHAHAY OY JANNADU UGU HOREYSO ALLAH HA KUGU ARSAAQO AAMIIN YAA RABI ALLAAHUMA AAMIIN
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 жыл бұрын
Masha Allah illahow caruurta iyo hoyadood ha kala qaadin nabad Allaha kugu Keeno waqti badan oo qurux badan la qaado Allaha ayaan ku barye
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
Barnaamijkan baafinta ah ee ilintir wuu hirgalay💯✅ Masha allah Halkaas kasii wad sxb Shaqo wanaagsan oo qaar kale oo badan garan wayeen ayad haysaa Alle hakula garab galo insha allah
@cadaanicarab3130
@cadaanicarab3130 3 жыл бұрын
maasha allah maasha allah arinta ah inay muno heshay hooyadeed illahay baa kumahadsan farxaduna maahan mid caadi ah maahan mid munna kalia ay faraxday munno waxaan leenahay illahay kushukri waliba cod dheer waayo wali intaan warkaaga dhagaysanayy markaliya kaamaan maqlin illahay baa mhadleh walal alabari baa kugu waajib ah allena kumahadi
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 3 жыл бұрын
Maashaa alaah alaha farxada kuu badiyo abdiaziz adiguna ajar alaha kusiiyo ilaahow aamiin yaarabi dhamaan
@amaalgesey5676
@amaalgesey5676 3 жыл бұрын
Masha allah hampalyo xppti qaali alle ha isku kiin keeno adi hooyo mcn hooyo aduun ii aaqiroba rabi naxariis haku siiyo
@English--Somali
@English--Somali 3 жыл бұрын
Maanshaa alaah hambalyo walaal waa war farxad leh. Abdizaziz adigana shaqo wacan ayaad qabatay
@Saafi-z6e
@Saafi-z6e 3 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo Hambalyo waan kula, farxay macaanto ❤️❤️😊😊😊🌹🌹🌹🌹🌹
@seynabcabdi9630
@seynabcabdi9630 3 жыл бұрын
Masha alah ilaahey qer kusiiyo siilka iyo dadka soomaaliyed waala ilmeey murugada hadana waa la ilmeeyaa farxada
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 3 жыл бұрын
masha allah farxad aan dareemaa allow wiilkan ka farxi aa qiro iyo aduun 🥰🥰🥰
@ayaneycadey6575
@ayaneycadey6575 3 жыл бұрын
Masha allah Alla wunaga aqbale ducada an uduceena walasheen alx💕
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 3 жыл бұрын
Mashallh tabarakalah wllhay waxatahay qof qaaliyaa wllo halkaa kasii wad dadalkaad umadaa uhayso thank you
@zamugcl3994
@zamugcl3994 3 жыл бұрын
Manshallah waar farxaad leh waye.....Abdiaziz Ilahi ajiir iyo xasanaad hakasiyo
@deeqamahamud4805
@deeqamahamud4805 3 жыл бұрын
Maasha allaah ugu horayn allaah ayaa mahad leh c.casiis na jasaaka allaah khayr cimriga allaah ha kuu barakeeyo
@yuusufsaid5976
@yuusufsaid5976 3 жыл бұрын
Frist Views of the first time really
@somalinimobadbaado8110
@somalinimobadbaado8110 3 жыл бұрын
Maansha allaah aad baan uugu farxay wlhi allha KU jeclaado wall qaali cabdicasiis jasadaada janada allha ka dhigo
@iqraahmedmahmoud9809
@iqraahmedmahmoud9809 3 жыл бұрын
Masha allah muna habo Ilaahey haku daayo fariid baa tahay walasheyna lama heleen la,aanta
@faadumoshukri8820
@faadumoshukri8820 3 жыл бұрын
Mnshallh cabdicasiis alle waxan kaga baryaya ino ka farxiyo aakhiro io aduunba dad badan oo murugsan ayad sabab u noqoday inay farxan wiilka aan u ku jecelhy wiilasha yutoburata hore u soco wlll qli❤❤😘😘
@leylomaxamed7589
@leylomaxamed7589 3 жыл бұрын
Masha Allah muna maalin hore wn dhameysan wayay muqaalka lkn midkan wnla farxay aad Iyo aad mahadsanid wll Abdiaziiz
@luulaaka1804
@luulaaka1804 3 жыл бұрын
Mansha allh wall cabdicasiis ilaahay haku sharfo wall
@macalimdajimkamacalimdajim7038
@macalimdajimkamacalimdajim7038 3 жыл бұрын
Thnks abwe awalka meshan kuma soo kobi karo dhaman inta dawaday waxa ka codsana ine share dhaha wlhega shalay murugda ila qebsaden ina farxada ila qeb sadan 💕💕💕💕💕💗💓💓💓❣💟💟🙏
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 3 жыл бұрын
Maa Shaa Allah, Tabaarakallah I’m glad you found Hooyo mvn 😍😍😍🙏🙏
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 3 жыл бұрын
Inaa heesho hooydaa wxna iskale allehi nabuuray iyo cabdi casis alhaaa mahadaa iskaleh
@amranibraahim4604
@amranibraahim4604 3 жыл бұрын
Mashaa Allah macalimadeyda ad ayn ugu farxay helitanka hoyo mcn Alxamdulillah Allah ha isu kin dayo walalken kula radiyay hoyo ad ban ugu mahadcelinaya walal jazakallahu kheyran
@shaymaashire7893
@shaymaashire7893 3 жыл бұрын
Mashaa Allah aboowe wn ku tageeraa ilahay saad dadka oga farxiso ilahay hakaaga farxiyo
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 3 жыл бұрын
Maaaha alaah cabdixaziz guul
@waxgaradwaalamahuraan4493
@waxgaradwaalamahuraan4493 3 жыл бұрын
Walaahi Inankani waa Nasiib usoo baxay Soomaalida.Ilaahay ayaa usoo diray Dadka kaka lumay.Alle hakaa abaal mariyo walaal
@saharwafa7539
@saharwafa7539 3 жыл бұрын
Maasha Allah. Inaa wada aragtaan ayaa ilaah iidinkaga baryeynaa
@shankaroonherbalchannel2499
@shankaroonherbalchannel2499 3 жыл бұрын
Maasha alh alx ilhy farxadeeda ha usaaidiyo cabdi caziis adigana qayr alha ku siiyo
@hindasaid7774
@hindasaid7774 3 жыл бұрын
farxad badanaa waad iga farxisay hoyadaa heshay Masha allah
@HM-eh2on
@HM-eh2on 3 жыл бұрын
MashaAllah waan kula farxay queen of somaalia
@khalidabbas9013
@khalidabbas9013 3 жыл бұрын
Alxmudallah masha allah waa faraxa wayn abdaaziz gulyeso bro hore usoco wa yaab war vidogan shara u sari wa farax dislk maxway ya like u sare videoga
@canabosman4064
@canabosman4064 3 жыл бұрын
Mansha allah wlhi hooyo ded markey lahad leysay ilin aa iga sodadatay😭 hada heshay mansha allah hadane malmo kadib ku imaneyso mansha allah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really.
@alisahal3006
@alisahal3006 3 жыл бұрын
Masha Allah!balantenu waa shaqo,thanks wll,
@gucuregacod7119
@gucuregacod7119 3 жыл бұрын
Booska hooyo ma buuxinayaan hooyo booskeeda yaa buuxin kara masha allah wllo aadban kugu faraxsanahay inaad hesho hooyo mcn. Abdiasis really na saalan sare ayaan leeyahay you're legend
@ikranmohidiin4546
@ikranmohidiin4546 3 жыл бұрын
Muna banooni ayaa isla ciyari jirney wlhi gabar aaad ufarxad bdn eheed lkn qof gudaha ka murugoon jirey bey eheed mana ogeen alxm abayo hadaa hooyo heshey manta
@leylanur3645
@leylanur3645 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah Tabaarakalaah guul iyo gobanimo hambalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@iftinmaxamad1610
@iftinmaxamad1610 3 жыл бұрын
Masha Alah wllky cabdi casiis waxaa tahay dabaayl cafiimaad oo ilahay dadkiisaa u soo diray ilahay haku xiftiyo aduun iyo akhiro wllky
@ahmedhanad9971
@ahmedhanad9971 2 жыл бұрын
Mnsha allah wlhi said ayan ugu farxay muna iyo hooyaded
@saynabjama8160
@saynabjama8160 3 жыл бұрын
Maansha alah ilahay baa mahadle hooyo gaalkacayo joogta ilaheeda soo raadin waa hooyo xanuunsan ilahay baa siiyay gabadheeda oo jecel alah hayskukiin daayaayo hooyo waa qaaliye
@foosfiyorochannel3574
@foosfiyorochannel3574 3 жыл бұрын
Masha allh wll mahadsnid farxada ka shaqeyse
@اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجن
@اللهيرحمكياابويويجعلكمناهلالجن 3 жыл бұрын
Wa mahad alle ada w mhsnthy wllke
@zainabhassan4266
@zainabhassan4266 3 жыл бұрын
Intaa ajaaar aad heshay lama soo goobii karo Alahaa kuu aqbalo haday single tahay adigabaa single baa tahay ku qabso ku qadiii maysiiide waan kugu ducaynaynaa hooyo waa lama huraaan ilaahow u naxariiso hooyooyiinkeeen inta dhimatay inta noolna nabad caafimaad cimrii dheer ayaan ilaahay uga baryayaa aamiin aamiin aaamiin yaa alaaah 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@xawomohamuudaxmed4592
@xawomohamuudaxmed4592 3 жыл бұрын
Wlhi ilmo wan ceshan wayey laba gor ahanba farxad mar an la oyo iyo murogoba alla masha allah kala qurux badnid ilen qof farax san iyo qof oynayaa isku mid mehee
@سبحاناللهوبحمدهسبحاناللهال-س1ت
@سبحاناللهوبحمدهسبحاناللهال-س1ت 3 жыл бұрын
fadlab qofkasto oo fariin teda arko alle dartiis ha igu so duceyo hoyo ino alle ii saqioro qalbiigeda😥oo jaceel igu beero🥺
@haweyaali2904
@haweyaali2904 3 жыл бұрын
Cabdicasis waxad tahay wiil fariid ah masha allah weligaa guuleyso
@ashawooo
@ashawooo 3 жыл бұрын
Mashallaha illahaya ha idan siyadiya faraxadina illahaya qeera ha siyo Abdiz oo dadalaya umada kala maqana ayu isku kenaya
@superlula2674
@superlula2674 3 жыл бұрын
Mashaa allah gabar baariyda waaye alle ha idin barakeeyo
@ayaansaciid5686
@ayaansaciid5686 3 жыл бұрын
Masha allah abdi Aziz ajar allaha kaa siiyo dad badan ayaa murugada ka fujisey
@ubaxcumar6419
@ubaxcumar6419 3 жыл бұрын
M.a aboowe ajar iyo xasanaad allha kasiiyo aduun iyo aakhro sidaa
@farduwsmohamad629
@farduwsmohamad629 3 жыл бұрын
Maa shaa Allaah.Ilaahay ayaa mahadleh khayr Allaah ha ku siiyo
@mandeqsomalia9578
@mandeqsomalia9578 3 жыл бұрын
Mashalah ilaheyow abdiaziz no xafid walal waha tahay noor iyo nolal umada somaliyed u so baxay hory u soco walal🤙🇸🇴💙🙏🙏🙏
@hireomar971
@hireomar971 3 жыл бұрын
Mashaa alaah hooyo macan waad nasiib badantahay ayadoo nool hadii aad heshay uray usoco
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 129 МЛН
ТЫ В ДЕТСТВЕ КОГДА ВЫПАЛ ЗУБ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,1 МЛН
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 19 МЛН
WAA BEENTED | CHALLENGE | XAMDA BURCO | HAKIYA HASSAN
11:38
Xamda Burco
Рет қаралды 2,8 М.
18 Sano ayay Radinaysay Hoyo, Daris ayayna ahayen Farxad & Yaab
18:56
QISADA USTAAD CIMAAD IYO DULMIGII LAGA GALAY!!@sawdamqaalib
35:00
Sawda Qaalib
Рет қаралды 37 М.