Farxiya Fiska sida laba mataana ah

  Рет қаралды 458,422

Mustafa Dafle

Mustafa Dafle

Күн бұрын

Пікірлер: 140
@mohanabdi3791
@mohanabdi3791 8 ай бұрын
Waxaan salaamayaa mucashaqiinta ee heestan halkan nagu wada kulmisay waxa idiin rajeynaya nolol qurux badan liketa itaabo
@Ubaxxalane-o1k
@Ubaxxalane-o1k 4 ай бұрын
I.a wll😢
@SafaSaleeban-x6m
@SafaSaleeban-x6m Ай бұрын
Aaamin
@FihiimaSaxardiid
@FihiimaSaxardiid 6 ай бұрын
"Muraaqooday goorta aan galo xasuustee "Jacaylkii dhabta ahaa khadar cabdi ismaaciil❤
@HodanxuseenXuseen-yu7zr
@HodanxuseenXuseen-yu7zr 4 ай бұрын
Heestan waan dhagysta wiil aan aad uu jecelahay darti ayan udhagysta tarikhdu waa 29/5/2024/ waa habeen arbco aah sacdu 00:53 habeenimo alle waaxn kaa baryay qorlkyga inaan kuso laban dono aniga iyo wiilka oo nolosha ku midownay qofkii qoralkayga arka alle daarti iguso ducee wllo
@cabdiyarcumar2533
@cabdiyarcumar2533 4 ай бұрын
Ale hadinka yeelo kuwii is calfada 🎉 noloshana kumidooba
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 3 ай бұрын
Wll allah haku siiyo haduu khair ku leeyahy idam allah ❤
@maxamedxuseen3754
@maxamedxuseen3754 3 ай бұрын
Allah ha nii kulmiyo
@FihiimaSaxardiid
@FihiimaSaxardiid 3 ай бұрын
Alle ha isku kiin calfo walaal
@mohamedalfa2044
@mohamedalfa2044 2 ай бұрын
Jacaylku hawaaro guur xalaala insha Allah 🎉​@@cabdiyarcumar2533
@amoh_raz6716
@amoh_raz6716 2 жыл бұрын
😭😭😭😭 2015 Ayan aad udagesan jiray ani iyo sxbtey hada wanakalatagnay Somalia 🇸🇴 Ayan kasodhacay iyadana Kenya Ayan ogasotage . Hasus wlh 😭😭😭 long life fiska
@ayaanmaxamuudayaanmaxamuud5334
@ayaanmaxamuudayaanmaxamuud5334 Жыл бұрын
Ax soryy😢❤
@HassanAhmedAbdi-qv8ij
@HassanAhmedAbdi-qv8ij 5 ай бұрын
Noloshayda Amiiiiiiish intan ka Salamayaa waxa kuso xasusin donaaa haweenkan oo kale markan midowno lawadhena Wankujeclhy walbo si dab ah qoral Kan nh xasus ayu no noqonidonaa ❤
@akramyare5444
@akramyare5444 Жыл бұрын
am here 9/10/2023 fiska you will always be my fav queen ❤
@manaanhusein5998
@manaanhusein5998 5 ай бұрын
13/05/2024 ❤
@iqranuur6320
@iqranuur6320 3 ай бұрын
Walahi adun wax kasta la arka isma lehen qof ayad sidas u jeclan Donta Ina qalbigaga ka jartana wad awodi weyn Donta Wa qof fican Lkn is fahamkeni aya yar ilahey waxan ka barya kuwa is fahme nolosha ku midoba in ilahey naga dhigo walahi adunoo dhan ma siisten wanag badan aya iga dhex muqdo isfaham waka yar jiro in u dhaman dona rajeynaya love u Abdikadirkeygii ilahow heyga fogen inta nolahay cimri dherna na wada sii iyo cafimad
@Lamahuuran
@Lamahuuran 2 жыл бұрын
Qalbi wax jeclade lee fahmi Kara hestan😍
@anasgalbet313
@anasgalbet313 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanaayo oo so raadshay
@anaskajr4971
@anaskajr4971 4 жыл бұрын
Cimaamadeeda waxba haheesan kabax yaa fiska
@maanfa.1602
@maanfa.1602 4 жыл бұрын
Farxiya fiska runtii taageeri baan kuu ahay wllhy lkn heesa iska daa waa dambi codkaaaga kaga faaidayso khayrka abaayo
@AbdiRage123
@AbdiRage123 4 ай бұрын
2014 & 2015 xasuus xilli aan jileynay jacayl waali ah gabar Qurux iyo qiimo ilahay siiyay waliba aan aad ujeclaa wax badan waqti Waa soo wada qaadanay balse ugu dambeyn 2017 Ayaan is weynay😢aniga waxan kasoo dhacay Europe oo aan hada kunolahay ayadana waa laguursaday waa hooyo labo cunug heysata anigana wali waxbo majeclaan gadaasheed ileyn jacaylku waa mar qura mid kusoo mara😌 heestan ayan TikTok kasoo arkay xasuus ayaan galay Waa xilli galab ah oo uu roob badan hawada naga heesto waa xilliyada aan dhageesan jiray heesaha kuwaano kale ah Yaa salam allow cimriga noo barake 2024/5/30
@ibtisaamcom4974
@ibtisaamcom4974 2 жыл бұрын
Waayo badanaa aduunyado Xasuus xeel dheer 27/4/2022 Habeen arbaco ah Miyirkii naftaydoow kala maarmimaynee sida labo mataanaa aan midayno caashaqa😢
@emmyyyyusuf1662
@emmyyyyusuf1662 2 жыл бұрын
🥺🥺
@haldorzaid2283
@haldorzaid2283 Жыл бұрын
2022 🥲🥲
@zooyafaruuq9994
@zooyafaruuq9994 8 жыл бұрын
Ax ax fiska codmacaanaa muraaqooday goortaan codkaaga maqlo long life xpppti
@hodmanosman6261
@hodmanosman6261 2 жыл бұрын
Wow 2022 ila hada kama dalo heestan
@maxamedmaxamud3695
@maxamedmaxamud3695 Жыл бұрын
Wuxuu Eebe ku maneystay Cod iyo qurux Farxiyo waxay tusaale cad u tahay Fanka Soomaaliyeed.
@Hafsa-cz6ft
@Hafsa-cz6ft 4 ай бұрын
Inta 2024 Soraadisay❤
@haldorzaid2283
@haldorzaid2283 Жыл бұрын
miyirki naftaydow kala maarmi mayne sida labo matano ah aan midayno caashaqa. 2014 jacaylki barisamadki waxa ii qadi jirtay qof jacayl wayn naga dhaxeyay waqtigas 🤢😢 hadda way guursatay 2 caruura bayna haysata ❤ allah ku barakeyo hno ❤
@ayaanmaxamuudayaanmaxamuud5334
@ayaanmaxamuudayaanmaxamuud5334 Жыл бұрын
😢
@maxamedaadan1251
@maxamedaadan1251 5 ай бұрын
Waan ku salaamay mucaashaq! Heestan waxay I xasuusisay Bilan oo marigii la iiga guursaday ay imika lix sano ka soo wareegeen, waxayna ila noqotay in ay barigii isugu key danbeysay ee aan magaaladeedii ka soo safray igu tiri ereyada heeska oo an imika dhageysanaya.
@mohamedabdi5463
@mohamedabdi5463 7 жыл бұрын
I love u fiskaay I wish u long life in sha allah
@HipoDC
@HipoDC 3 ай бұрын
Hestan waxa dhagysanaya qof ad igu wayn darti tariqdu thy 22/7/2024 malinimo isniina sacadu 9:55 thy alle waxan kaga baryayaa qofka iyo ani nolosha ku midowno oo abid isla sii jirno axbabi ina soo duceya idinkana all cimri dher iyo cibado subn❤💋
@xariirqaan
@xariirqaan 3 ай бұрын
09/Julie/2024 malinta ay tahay talada ani io ayada waxan u safreynay magalada bordeaux ee dalka français ayan ku midownay xiriir jaceyl allahayow midaa
@Mudan14
@Mudan14 2 ай бұрын
Waxba Kama danbeeyo 26 July 2024 jimce😢
@xariirqaan
@xariirqaan 2 ай бұрын
​@@Mudan14🫡
@AliOSMANYOGOLE
@AliOSMANYOGOLE Ай бұрын
Allah isku kii calaf wllo ❤ Wan aminsanahay jacaylka
@fahangeelssalaad3320
@fahangeelssalaad3320 5 ай бұрын
19/5/2024 😢12:00 malin axad ah❤😢 waqti an jcylkeygiih Mohamett amiin. Kala qarad jogno ❤😢alle haku nabd keeno❤😢
@zeynabyasin461
@zeynabyasin461 2 жыл бұрын
🥺🥰🥰🥰🥰🥺mirki nafteydow kala ma marmi meyne sida labo matana an mideyno cashaqa🥰🥰🥰🥺alow nabad igu keen 🥰🥰🥺
@nuuromar5619
@nuuromar5619 8 жыл бұрын
waaaaaw igadheeeh sharaafey abayoo waaan kujeclahay qaaaliyey
@jinifoodlexaskisa6253
@jinifoodlexaskisa6253 2 жыл бұрын
Adiga milgiyo sharaf maxaya dhigo my 𝙈𝙞𝙣𝙚 naftan ma mulaye igu so duceya mel fog bu iga jogaye inan nabad isku Argo plz 2022
@mohamudhajji5704
@mohamudhajji5704 3 ай бұрын
Insha allah is arag dambe oo xiisa leh wllashy❤
@maxamedrooble1054
@maxamedrooble1054 11 жыл бұрын
fiska waan kuugo heesta walashey mcn
@QadroMahamed-m7h
@QadroMahamed-m7h 3 ай бұрын
Hees waxan dhageysnya cawa ay tariiqda thy 3/7/2024 ay thy habeen qamiis sogaleyso arbacana baxeyso aad ban ku jeclhy qalbi❤
@muktargedi8708
@muktargedi8708 9 ай бұрын
Xasuus wayihi hore 😢😢 still listening January 2024
@axlaamqurux2095
@axlaamqurux2095 Жыл бұрын
Miirki naftaydoow kala maarmi mayno sida laba mataana aan mideyno Caashaqa 🥰❤️😭
@Phaaatih-omar12
@Phaaatih-omar12 23 күн бұрын
Waxan dhagaysanayaa hbnki o sii dhmanaya Saacadu wa 2:09am tarikhda 27/9/2024 dumarka mida ugu qurxda bdn gaclisadeyda Xanan axmed rabiga ku abuuray mhd iska leh jaceylka aan ku qabo ayan mrkaste xusaa wehel alle ha igu kaa daro. NOLOSHAYDII Xanaan intan ka salamay waxan kuso xsuusin doona hbnkan okle markan labadena midowno wan ku jeclahy inta iga danbysa noso ducey
@shamsaqaali843
@shamsaqaali843 11 жыл бұрын
waw cadi ma ahan farxiya axmed cadew
@abdiqadirbaqayo9502
@abdiqadirbaqayo9502 11 жыл бұрын
visca fiska mmmmmmmmmm caadi maaha boqorda qarniga i love u walee farxiyo
@muniish_ahmett
@muniish_ahmett 3 жыл бұрын
Ma noshahay wll after 8 yrs🤔
@fatimamahdiismail6535
@fatimamahdiismail6535 3 жыл бұрын
2021 inta ila dawnyso like isaar
@zakiyanoofficial959
@zakiyanoofficial959 4 ай бұрын
26/5/2024 i am here ❤❤❤ fiska.
@osmanismail4355
@osmanismail4355 9 ай бұрын
I remember during my high school in kenya I used to listen 2013
@maxamedabdala9237
@maxamedabdala9237 9 жыл бұрын
waaaw fiska caaadi matihid baaye wankugu haystaa
@naimacali360
@naimacali360 Жыл бұрын
17 march 2023 maalin jimca ah baan daawanayaa❤
@Faadma7
@Faadma7 8 ай бұрын
Fiska hesaheeda midaan ugujeclhy😢2024
@JaceelowYard-ex4rk
@JaceelowYard-ex4rk Жыл бұрын
Waqti iyo waaya badan ban dhiiga iyo dhuuxa wada qeysaneynay 2018 ilaa 2020ka balse maanta qofkale ayey la meel joogtaa saas ay tahy aniga hada kama xumi madaama aan calaf isku waaynay Caawa heestaan ayaa isoo xasuusisay waayahii jaceyl aaan soo maray waa habeen ramadaan ah sanadku waa 2023
@abdirizakrashid582
@abdirizakrashid582 2 ай бұрын
School boy unforgettable indeed. Going back home safe with your family members Hoyoy(my Everything❤)and your little village waw😂.
@meek_sheeno35
@meek_sheeno35 6 жыл бұрын
WaaAw fanaanad sida labo mataano aan mideen caanshaqa Lagand
@Jokerka_6
@Jokerka_6 7 ай бұрын
Farxiya axmed cadaani qaasim fiska one of a kind ❤
@MohamedAshkar-ep1ie
@MohamedAshkar-ep1ie Ай бұрын
Tarikhda waa 7/9/2024 waxana laga yaba inay noqoto farinti udambeysi e an soqora hadii farintan kuso garta iso ducey wall😢
@kingkaraama7200
@kingkaraama7200 4 жыл бұрын
Wow heestan waa wx kle 😍
@Bufiye
@Bufiye 3 жыл бұрын
Best song
@CabdiWalixaji-ib8sz
@CabdiWalixaji-ib8sz 2 ай бұрын
Hestan runti daren garay igu ledahy qofkn jela.weli ismn helin asxabta iso duceya inan ishelo aadbu ijeclyhy isna
@malyuunhassan156
@malyuunhassan156 2 жыл бұрын
Wax kle 18 mar 2022🥵🥰
@naazirapdirhmaan4030
@naazirapdirhmaan4030 Жыл бұрын
Heer caalami farxiya fizka inkastoo hargaysadan ii dhaw lagugu qabo 🙏🙏🙏 waxan kugula talin lahaa hesaha halkaa kaga hadh
@sakijama6949
@sakijama6949 5 ай бұрын
2015 ban mobil LG ah ka dhegaysanjirey xasuusa hore cwana dib ban uso booqdey aad bn idinsalamaya mucashaqiinta aan halkan ku kulanayoow🖐
@abdulahibashiir1006
@abdulahibashiir1006 Жыл бұрын
I like this song
@SamiraAbdinasir
@SamiraAbdinasir Ай бұрын
Mirkii nafteydow kalamar mimeyne an mideyno cashaqa ❤
@gjgedi
@gjgedi 11 жыл бұрын
Gr8 voice
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 8 жыл бұрын
fiski waaan kutaageeraaa xabiibti
@Sabirin22
@Sabirin22 Жыл бұрын
12/ January/2023 hben Khamiis baxayso jimcana so galaayo baan dhagaysan heesta 🥺❤
@lionchanel1387
@lionchanel1387 3 жыл бұрын
2021 yaaila daawanayo farta taag
@eragshuriye5611
@eragshuriye5611 Жыл бұрын
Adunyo wayo badan 7/11\2022 hapen jumcaa😢
@yacquubyaqo
@yacquubyaqo Жыл бұрын
Miyirkii naftaydaaay kala maarmi mayne sidi laba mataana an midayno caashaqa heestan aadban u jeclahay 🖐
@SawsanSaedfarah-hv8wv
@SawsanSaedfarah-hv8wv 4 ай бұрын
Kala maarmimaynee sida labo mataanaa ayn midayno caashaqa ❤1/06/2024
@وفيقالزعيمالقناةالرسيمة
@وفيقالزعيمالقناةالرسيمة Жыл бұрын
قلبي فرحيه فيسكه ❤
@HaajiGoosaar
@HaajiGoosaar 4 ай бұрын
From tiktok like sara
@hodanyasin1681
@hodanyasin1681 8 жыл бұрын
kakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakaakak wow! farxiyo in aderte
@abdullahijama4683
@abdullahijama4683 Ай бұрын
Heesta waxaan dhagaysanayay mar aan Dalka soo baxayay aad baan u jeclaan lakiin jacel ima hayn ee xiiso ayaa i hayay😂😂😂 manta nah DIb baan u dhagaysnayaa 01.09.2024 anoo jacel i hayoh 😊😂
@FaadumoCabdi-v1m
@FaadumoCabdi-v1m Жыл бұрын
Loved this song❤️
@taygaratv9521
@taygaratv9521 Жыл бұрын
Farxiya Fiska wewe
@younisabdimohamett4206
@younisabdimohamett4206 2 жыл бұрын
Waayo badanaa aduunyado xasuus xeel dheer 12/6/2014
@RumanZaed
@RumanZaed 2 ай бұрын
Hees iyo badh❤
@mohamedAcadawe
@mohamedAcadawe 2 ай бұрын
Fananad somaliyed oo ka cod macan majidho farhiya fiska long times 24.7.2024 5:05
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 4 ай бұрын
Wan ku dhagaysanyah kenya nairobi 2024/6/13 habeenimo
@abdiqaniaadanilmi4546
@abdiqaniaadanilmi4546 3 ай бұрын
Heestan waxaaan dhagaysanayaaaa anooo umadooo dhan jecel gure habeeenimo 2024🫲😊
@mahadmaxamad9446
@mahadmaxamad9446 5 ай бұрын
Always have a sweet voice❤
@VascoDeGama-cq6ne
@VascoDeGama-cq6ne Жыл бұрын
SIDA LABA MATAANO AH AAN MIDAYNO CAASHQA ❤
@bashiiromar1598
@bashiiromar1598 7 жыл бұрын
wala cafiyay arimta kuwa wada
@essamohamet9558
@essamohamet9558 11 ай бұрын
Haben xasuusa❤
@abdiwalimohamed4929
@abdiwalimohamed4929 Жыл бұрын
What the voice 🥰
@NajmaasadNajuu
@NajmaasadNajuu 5 ай бұрын
2024❤
@AnisoCabdilaahi
@AnisoCabdilaahi 2 ай бұрын
❤ sida laba matana an mideyno cashaqa❤
@abdireyzmohamed3401
@abdireyzmohamed3401 4 ай бұрын
27/05/2024 4:00 PM Still vibing with this song!!!!!
@manaanhusein5998
@manaanhusein5998 4 ай бұрын
30/05/2024
@SuxufiAhmed-hv2ec
@SuxufiAhmed-hv2ec 4 ай бұрын
31/5/2024😂
@easemohhamutt2764
@easemohhamutt2764 Жыл бұрын
2023 inta ila dawanaysa like saar
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 6 ай бұрын
Yaa wadduud.
@AbdiSalanjalilomar-c2e
@AbdiSalanjalilomar-c2e 2 ай бұрын
Heestaan maalinkii iikuhoreysay aan dhageystay waxa eey aheyd maalin aan jawdagan kujiray saacaduna waxa aheyd 5:00 oo galab nimo anoo gaarigeyga wata
@mirnaaaali6169
@mirnaaaali6169 5 ай бұрын
Anigoo saaid inan jeclahy daremyo ayan hestan dhageysana wana u diraya ilahow calaf iigu dar haduu kheyr iiyahay😢🥹
@HipaJamac-xu7bj
@HipaJamac-xu7bj 5 ай бұрын
Amen wll😢
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 6 ай бұрын
Boqorada fanka
@dekaaxmed9042
@dekaaxmed9042 8 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
@WondsenDestaWondsenDesta
@WondsenDestaWondsenDesta 3 ай бұрын
❤❤❤💝😍
@AbuukarcaliAadan
@AbuukarcaliAadan 3 ай бұрын
fanaanada codka fiska
@hayatmohamud123
@hayatmohamud123 Жыл бұрын
@duceysaneofficial6928
@duceysaneofficial6928 Жыл бұрын
28/2/2023 at 3:48 waqti shaqo
@cige3636
@cige3636 4 жыл бұрын
heestan waxaa lahaa cabdinaasir malincaydiid xaaskiisii hore ayaa qaadi jirtay
@zackelmi5786
@zackelmi5786 2 жыл бұрын
Heestan waxaan udiray wiil aan si dhab ujeclahay isagane wuu iga tagay wuu inacay mane iso jawabin aniga saa id xasuus igu tahay iso du ceeya inuu dub igu solabto asxaabta
@ahlembarre932
@ahlembarre932 2 жыл бұрын
@@zackelmi5786 Mya yuusan kuuso laaban xitta haduu kusoo Laabto sidoo hda kaga tagaya wixii tagay ilooow
@abshiracarafaye7565
@abshiracarafaye7565 5 жыл бұрын
AX yaa jcl
@CapdiLaaHiCapdi
@CapdiLaaHiCapdi 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdinasirmohamedaweis9916
@abdinasirmohamedaweis9916 4 жыл бұрын
Xasus 29/4/2020😰
@nimcanmohamed2226
@nimcanmohamed2226 Жыл бұрын
aniga pro
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 Жыл бұрын
Farxiya axmed cadawe barigii codkeedu noolaa😂😅
@mohammeddeq3150
@mohammeddeq3150 4 жыл бұрын
😭❤️
@haldorzaid2283
@haldorzaid2283 Жыл бұрын
Heartbroken 🥲🥲❤
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 Жыл бұрын
10 kedib💋💋💋💋💋💔💔😭😭😭😭😎
@MohamedbileYaree
@MohamedbileYaree 5 ай бұрын
Boqorada corka farxiya fiska❤❤
@indhadeero9120
@indhadeero9120 Жыл бұрын
Wali ya ila dhagaysanaya waa habeen jimce so galayo bisha november 18 2022
@MursalOsman-ye3el
@MursalOsman-ye3el 4 ай бұрын
19/6/2016
@D.M.A-js1nk
@D.M.A-js1nk 2 ай бұрын
13/8/2024❤❤🎉
@FaayCaliraage
@FaayCaliraage 4 ай бұрын
30/5/2024😢❤️
Farxiya Fiska - Hees Cusub- Naftan Ujeelan - by Deeyoo.com
6:31
Deeyoo Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
Heesta Sad iyo Calaf by Fu'ad Cumar iyo Farxiya Fiska (Second Version)
14:59
Alberto Renelletti
Рет қаралды 106 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 69 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,6 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 74 МЛН
farxiya fiska new song daadihi caashaqa
5:43
Mogadishu Channel
Рет қаралды 1,4 МЛН
Farxiya Fiska 2013 -INAGU KALA " KALA" QUL-QULI
7:59
AHMED HEYKAL
Рет қаралды 406 М.
Farxiya Fiska Somali Lyrics Song Ruuxa gala abaal
6:48
Queen Rita Channel
Рет қаралды 130 М.
Deeshu way macaantee by Farxiya Fiska iyo Caydaruus Halyey
6:42
Mohamed Abdinasir
Рет қаралды 643 М.
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 3,3 МЛН
Markhaati Farxiya Fiska & C/samad Ilkacase
10:55
Warsame
Рет қаралды 137 М.
Allahayow Maxaa Iga Qabsaday
7:46
Farxiya Fiska - Topic
Рет қаралды 689 М.
Farxiya Fiska.  GORGOR.wmv
6:53
gorgornews
Рет қаралды 2,4 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 280 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 69 МЛН