FARXIYA FISKA WACDARO CUSUB SHOWGI FADUMIINA IYO FARXIYA FISKA MUQDISHO 2021

  Рет қаралды 407,796

Faiza Amir

Faiza Amir

3 жыл бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my

Пікірлер: 152
@safeyaomer4692
@safeyaomer4692 3 жыл бұрын
Faxiya Fiska with beatiful voice my all time favourite plus Faxiya the boss both beautiful ladies Mashaallah 🙏
@DEEQ
@DEEQ 3 жыл бұрын
Waa fanaanad aan taageero hadana shoowna uma socdo iyo meel ibliis joogo dhagaysiga ilaahay ha iga qabto
@xaawocabdulle2442
@xaawocabdulle2442 3 жыл бұрын
Allaahuma aamiin ayagana allaha soo hanuuniyo
@DEEQ
@DEEQ 3 жыл бұрын
@@xaawocabdulle2442 aamin walashy
@shaficikhaliif5925
@shaficikhaliif5925 3 жыл бұрын
Fiska qurux wanaag dhabti wa hibadi fanka somaliyed somaliyay gabrtan kaliya kor ma uqaadi waynay way uqalnta aman iyo in lagu faano fiska waa iftiinka fanka somaliyed
@ahmmedisse
@ahmmedisse 3 жыл бұрын
Nasiib uma yeelan inaan ka qeyb galo showga boqorada codka fanka iyo fadumiina nasiibsa waa u heli doona mar uun inaan heesaheeda oo dhan show eey ka wada qaadeyso ka qeyb galo haduu alle ka raali noqdo. 2008 ilaa 2021 qoftan mobilkeyga kama baxdo fiska
@ahmedyasin4758
@ahmedyasin4758 3 жыл бұрын
Dayax Caadi Mhn Saxiib Ku Dayasho mudan Qoftiisa Kor Ka Ilaashanaa Maskiin Wye Kuwaa Booskii Ka Jiray Waa So Celshay Hablooy Nin Sidaas dusha Idinka ilaashaneen Hawada Ku leefa Nin Dayax Cml aheen Iyo Ani 😂😂🙌🏽
@deeqomaxamed9370
@deeqomaxamed9370 3 жыл бұрын
🤣 🤣 🤣 Adi ayaa kaa war haayo hee 😁😂😂🙈
@bureeqahjama4105
@bureeqahjama4105 3 жыл бұрын
AAD IYO AAD WAAN KAHELAY SIDUU MEESHA OOGA SOO SAARAY.
@laylosaid5918
@laylosaid5918 3 жыл бұрын
Dayax okale in la helayo ilama ahakkk
@haniabdi2212
@haniabdi2212 3 жыл бұрын
Reer puntland hadaa nhy gabadhaas aad baan u jecelnhy aad bay edeb badan thy u qurux badan thy u cad macaanthy qabyaalad na ma taqaan soomaali hadaanhy wan ku jecelnhy ❤️💋
@sundushireinahaji581
@sundushireinahaji581 3 жыл бұрын
Cudur comment aqris ya ilaqbo ilmo comment,
@holland-abdi7809
@holland-abdi7809 3 жыл бұрын
Aniga wllhi wax walba aan dawanaayo marka hore waa inaan comments aqriyaa
@sundushireinahaji581
@sundushireinahaji581 3 жыл бұрын
@@holland-abdi7809 wanbo islaqabna mjirto
@ismailmohammed7568
@ismailmohammed7568 3 жыл бұрын
Hhhh wan isku Arkay
@caaishamuxidiin420
@caaishamuxidiin420 3 жыл бұрын
Boqorada codka fiska🔥🔥
@mohamedibraahim285
@mohamedibraahim285 3 жыл бұрын
Farxiya Axmed Cadaawe Boqorada codka qarnigan ugu haysata ayaan kuu daayay anigu.
@Missmile2
@Missmile2 3 жыл бұрын
Fiska qalanjo dumarka meesha jooga way ka dhex muuqataa quruxdeeda aad ayee u muuqataa maasha allaah fiska 😍
@abdiadan1804
@abdiadan1804 3 жыл бұрын
Mamada fanka farxiyo fiska waa loo qiray caar hadal hAA LI SOO CELIYO ILMO JIINNI😂
@nimoabdifatah289
@nimoabdifatah289 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 warka wa cadyahay
@abdiadan1804
@abdiadan1804 3 жыл бұрын
@@nimoabdifatah289 sax iyo qaday
@abdiaar1563
@abdiaar1563 3 жыл бұрын
Maha murursade iyo banaadiri lee waaye
@PSA4
@PSA4 3 жыл бұрын
maamo marka leedahy miyey ku dhali karta coonyow
@abdiazizomar7210
@abdiazizomar7210 3 жыл бұрын
Sax waaye
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 3 жыл бұрын
Walee Farhiya fiska waa tagtey 👍👏👏
@emptyheart09
@emptyheart09 3 жыл бұрын
Love fiska. She is a legend.. grew up listening to her and she still rocks ♥️💞
@cudbiguuleed859
@cudbiguuleed859 2 жыл бұрын
Q
@caashoaxmednuur6502
@caashoaxmednuur6502 2 жыл бұрын
1shhf
@caashoaxmednuur6502
@caashoaxmednuur6502 2 жыл бұрын
Sstcedrs
@iqraabdullahi1445
@iqraabdullahi1445 3 жыл бұрын
Dayax nin iyo nus iga dheh 👍❤️❤️❤️❤️❤️nasab iga dheh
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 3 жыл бұрын
Dhibka jira ayaa ah wiil Madax banan lama dhalan Lkn talo kuuhayaa farxiyo ladhalshay ayaa jiro
@daacad5731
@daacad5731 3 жыл бұрын
Fiska boqorada fanka🥰🥰🥰
@meyma7790
@meyma7790 3 жыл бұрын
Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.
@sumayainamaxamuud5784
@sumayainamaxamuud5784 3 жыл бұрын
Waan gusoo booqday quruxay good like
@rukiahuseinomar2447
@rukiahuseinomar2447 3 жыл бұрын
Asc
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 3 жыл бұрын
DAACADNIMADII OO DUMARA GOBONIMADII OO GABADHA QURUXDII OO QOFA @FARXIYA AHMED ADAWE farxad kunoolow wll for all somalilanders 💚🤍❤
@yaasircatafad7469
@yaasircatafad7469 3 жыл бұрын
Boqorada codka farxiyo axmed cadaawe allaha ku sharfo waliga guuleyso @Faiza amiir salaan iga kaarsii fiska iyo faadumiina please waa codsi 💝🙏💓🌹💉
@susugur5202
@susugur5202 3 жыл бұрын
Mansha Allah abaayo.....I miss Muqdisho Caday
@cadeeyhasan3429
@cadeeyhasan3429 3 жыл бұрын
Farxiyo fiska wan ku jeclahy ilahay haku sohadeeyo🙏🏻🙏🏻
@alibuho2667
@alibuho2667 2 жыл бұрын
Gawadha ugu codka mcn Fisk keep going sister
@musbaxdaofficial677
@musbaxdaofficial677 3 жыл бұрын
Woooow waxbaa ka dhacay nice keep going Faisal Amir😍😍❤️❤️❤️👍🌷🥰💞🌿🌿🌿💕💐👌
@safiyoaadan1415
@safiyoaadan1415 3 жыл бұрын
Boqorada codka inta said u jecel💖💋💖💗💖💗💖💗💖ani jeclhy mama fiska
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
Mashallah dayax dalnurshe ninmka somalida gadiwayen
@shaficikhaliif5925
@shaficikhaliif5925 3 жыл бұрын
Masha alalh dayax ilasho sxb boqorada naftaada wa murayada ad isku firiso marna ha niyad jabin faiza qurux qalbi wanag qiimo badan dumarka wa laga xusha gabarta qalbiga wanagsan sida faiza iyo fiska one love
@ahmedkhadar1901
@ahmedkhadar1901 3 жыл бұрын
Masha allah abwaanka heesta sameeyay waa nin duriyada slaned Khaliid miino
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Mashalllah farxiya fiska keep gowing queen of queens
@orpheus1662
@orpheus1662 Жыл бұрын
We are the only were the capital is filled with villagers. Straight reer baadiyo war dadkaan labis ka halaga saxo hadii kale camarada ha hor imaanina
@ladaniitamaxamed2973
@ladaniitamaxamed2973 3 жыл бұрын
Poqoradii codka iyo poqortooyadii reer muqdisho wxkle 🥰
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashallah cod macan thy farhia
@fadumoabdullahi4819
@fadumoabdullahi4819 3 жыл бұрын
My booqoradi somaliyed farxiya fiska ❤️❤️❤️🌹🌹🌹💯💯💯🙏🙏🙏
@maryancumar5728
@maryancumar5728 3 жыл бұрын
Showka anigoo joogo waxpa ma dhanto 🎶 😏
@seynabhassan3661
@seynabhassan3661 3 жыл бұрын
Mashaalaah farxiyo fiska afkaada caano lagu qabay xaqiiqda waakahaday
@nuurmohamed8774
@nuurmohamed8774 2 жыл бұрын
My tears'rolling down in my check 😘❤❤
@AbdikhadarN
@AbdikhadarN 3 жыл бұрын
Tageero fiska❤
@shukriyero8460
@shukriyero8460 3 жыл бұрын
Maaashaallh.fiska
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 3 жыл бұрын
Woow farxiya fiska boqorada codka alla heestan maxaan ku celceliyey 2017 oo ay e khuseysey ax iyo hees dareen leh oo gabadha la dulmiyey ku soctaa weligiin gabdhow dulmiga ka carara
@ibrahimhazzan3260
@ibrahimhazzan3260 3 жыл бұрын
Walhi anoo hestaan iska jecel sababtana ma aqan
@Ismai_Indhamaleh
@Ismai_Indhamaleh 3 жыл бұрын
Vifa fiska inta fiska tageeran Subscribas idaara
@fadumanhujgggjkk4945
@fadumanhujgggjkk4945 3 жыл бұрын
WAAAAAW BOQORDA CODKA ❤❤❤😍😍👌👍
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 3 жыл бұрын
Wawawa Qatar. Mooie. Wawawa
@solostgen3862
@solostgen3862 3 жыл бұрын
Boqorada Codka Love you 💖💋👏
@mohamednurismail8339
@mohamednurismail8339 3 жыл бұрын
Queen Farxiya Fiska
@sahankii-haldoorka
@sahankii-haldoorka 3 жыл бұрын
Boqoraddan waan wataa
@taala999l
@taala999l 3 жыл бұрын
Farxya waa queen 👑 وبس
@nuurayuusufali6706
@nuurayuusufali6706 3 жыл бұрын
Ala hees jeclaa umuda
@xamseibrahim6603
@xamseibrahim6603 3 жыл бұрын
Macal adiga waayo maba soo gasheen manad dhegysaten
@mohajacelowdmt1973
@mohajacelowdmt1973 3 жыл бұрын
alle hakusohanuniyo insha wlshy
@ibrahimibrahim7385
@ibrahimibrahim7385 3 жыл бұрын
Thanks 👍👍👍 farxiiyo
@sundushireinahaji581
@sundushireinahaji581 3 жыл бұрын
Pin igu qabo 💕👏
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Qurux sida masarka uxidhtay fisks nolow wllshy
@naaifyare
@naaifyare 3 жыл бұрын
Quen voice
@abdirazakhassan5419
@abdirazakhassan5419 3 жыл бұрын
Ciiid mubaarak 💛😻
@iishomaxmed2405
@iishomaxmed2405 3 жыл бұрын
ululululululululu
@Niueskinmaxamad
@Niueskinmaxamad 3 жыл бұрын
Oui moi joup
@sabaxnuura9809
@sabaxnuura9809 3 жыл бұрын
Fiska love u 💖💐😪
@amaalasad45
@amaalasad45 3 жыл бұрын
Boqorada codka😍😍
@mukhtarcqadir9322
@mukhtarcqadir9322 3 жыл бұрын
Hees iga dheh
@alimahamed4664
@alimahamed4664 2 жыл бұрын
Fananad tagtay an latirsankarin
@somnaturalcure7794
@somnaturalcure7794 3 жыл бұрын
fiska legend labo ma ahan
@MohammedAli-nx2kl
@MohammedAli-nx2kl 3 жыл бұрын
Hees cajiiba. Abudkaa nabsiga sidoo ana samir ka I daa.
@user-du2en5gn7n
@user-du2en5gn7n 5 ай бұрын
Vivi muqdisho
@mohamedhousseinfatouma7848
@mohamedhousseinfatouma7848 3 жыл бұрын
Best song
@fardowsaalifaragg167
@fardowsaalifaragg167 3 жыл бұрын
Qofka chance ayaa LA siiyaa waa maxay umadan caburinta wado iyo telefonada
@fadumanhujgggjkk4945
@fadumanhujgggjkk4945 3 жыл бұрын
😍❤❤❤❤❤❤😍👌👍
@miskimahamud9621
@miskimahamud9621 3 жыл бұрын
Farxiyo fiska wan jeclhy
@abuumusdhafaraaid9242
@abuumusdhafaraaid9242 3 жыл бұрын
🥰🥰
@cabdirashidaxmed1352
@cabdirashidaxmed1352 3 жыл бұрын
Meesha sidaa loo damaashadiyo fuqyada dhaadheer xamar ilaa hoogi fanka hargeysa ilaa bosaaso ilaa dhooaasa mareem kismaayo & waqooga soomalliya oo dhan waan nabad 100% putland sidoo kale war wadanka badnani masha allah nabad la dhaxmaashadayaa markas amesom afeyaal xaanshi ku qoriyan somaliya weli xalka sidiis nacala sheydan ku yaala
@asmacali111
@asmacali111 3 жыл бұрын
fariya fiska boqorda codka
@deeqacade6938
@deeqacade6938 3 жыл бұрын
🥰❤️💋👍🥺
@mohamedelmi8706
@mohamedelmi8706 3 жыл бұрын
Somalidu waa reer baadiye qofkii oo heesaya aa lugu shamuumaa dhaqanka waa ila badalaa
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 3 жыл бұрын
Kuugu raac sanahy waxaawa nadhaama reer hargeeysa oo xoox mar aya koreyso masraxa anaga ilaa fanaanka uu heesta kadhemeeyo wasoo taaganahay 😊
@naziamoalim1682
@naziamoalim1682 3 жыл бұрын
@@fadomomahamed7556 walhi waa iga qosliee thanks
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 2 жыл бұрын
Boqorada codka
@idilali2217
@idilali2217 3 жыл бұрын
War xaamilo weeye ha tuurina maskiinta kkkk
@patrickwilson298
@patrickwilson298 3 жыл бұрын
Tee xaamilo ah abaayo
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 2 жыл бұрын
Magac heestan ii sheega please my nation 😞
@sadrisiman4711
@sadrisiman4711 Жыл бұрын
Nabsi
@ubaxqurux4440
@ubaxqurux4440 3 жыл бұрын
Hhhhhhh rer muqdisho hada nhy mostly kama so qeb kalin Bcz show hada qabaneso two weeks before aya dadka loso shega no laba malin or malin cida ka hor fiska malin ka hor le xamar timid ayago can eh wayaben marke wayen dadkii raben iney uso baxan ayaga u sabab eh oo mar hore dadka ushegi wayay
@akramyare5444
@akramyare5444 2 жыл бұрын
Marka laku jacel yahay qof wlaba aya heesta kula qadayo
@booteech1986
@booteech1986 3 жыл бұрын
Dadkan badowsana quftu haa nigaa heesto innalillah
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 жыл бұрын
Boqorada codka farxiyo fiska
@musemuse6648
@musemuse6648 3 жыл бұрын
Maxaa loogu ogolaaday intaan oo dadaa inay masraxa soo wada koraan 1mar?
@garissanewstars6498
@garissanewstars6498 3 жыл бұрын
M,a
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 3 жыл бұрын
NIINKA DAAYAXA NAGTAN BOOYADA LAMADO MUXU HORTA DADKA SANKA UGA GALIYA? WILASHA GADAL TAGAN SIDAY UGU TIRINAYSO DAYA? WAXAN UMADA YA KA QABTA LASIM MIYA IN UH MASRAXA UGU YEERO? MASAGA MESHA LAGU CASUMAY SHAWGA MISE NAGTISA? KUWAN WAA MUNAD IYO MACNO BELEN SIDAY ATESSHEN U RADINAYEN ! UNUKA YAAB NAY
@Umucaisha935
@Umucaisha935 3 жыл бұрын
Haa walahi benta mahan 90ka atention radinayan yaahu dhan waa fuusto iyo ul
@fadumamohamed6795
@fadumamohamed6795 3 жыл бұрын
Naago maseersan say masha allah
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 3 жыл бұрын
@@fadumamohamed6795 MAXAN ka masayrnay walaley miya nalal qaba?! WAX jira le shegne runtu ma fanta? Dar ilahay dayax kuma gursaden xata. Adana masayr ad ka hadlaysa!
@meyma_beauty
@meyma_beauty 3 жыл бұрын
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏
@abdirahmanhusseinahmed4400
@abdirahmanhusseinahmed4400 3 ай бұрын
Jacaylkaa sixir ahoo Aduun igu kaa sidkoo I kaa sudhee Waayihii i kaa sudhee Sacabada kuu gogloo Kugu sidoo ahaa ahaaa Sibraar malab ku jiraanbaa Kugu sabayoo kugu sasabayoo Wadnahaaan ku seexshoo Kuu dhigay sariiroo Sanqadh kaa ilaashee Samaan ruux kuu galaa Abaalgud laga sugaa Sareediyo wanaagba Kugu sidayoo Xilli seermayda ah Kugu simaye ahaa ahaa Samadaan ku geeyoo Kuu dhigay salaanoo Daruuraha ku saree....... ☁️ 🌤 🌥
@haliimomahamuudmahamed8397
@haliimomahamuudmahamed8397 3 жыл бұрын
Fiska boqoradda codka
@zimpaofficial5835
@zimpaofficial5835 3 жыл бұрын
Fiska ✌✌
@Jama143
@Jama143 3 жыл бұрын
showga ma reer deyniile iyo reer xariiryaale un baa qabsadey show one family u eeg yahay kkkk
@khaalidjr2691
@khaalidjr2691 3 жыл бұрын
Showga waxa u badnaa ree wabari iyo ree xamar weyne ma ada war haaya fadumiina wa daremoynaa😂
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Fiska maadaama ay fannaanad wayn oo magac iyo codba leh ahayd Waxaa la rabay *Inay si gooni ah show uqabsato oo sharafteeda iyo qiimaheeda ilaashato ayay ahayd waxn hubaa in showgiida meel lakala istaago lawaayi lahaa* Lkn hadda inay hoos isku dhigto ayaad mooddaa‼ Cajuusadaas Fankaba Niiko uun utaqaanno inay ku daba faysho may ahayn‼⁉️
@Ahmed-ft3bg
@Ahmed-ft3bg 3 жыл бұрын
Fiska waa fananad qiimo leh faduniinana fiska fan iyo cod ba wet kaga horeysa ( fiska oo aan fanaan ahyn ayeey dadka Fanka lagu ixtiraamo ahyd ) iska cadeyso oo qabiil ahaan ayaan u necbahay dheh cadcadka
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@Ahmed-ft3bg Sxb horta wllhi 2daba isku qabiil lama ihi midna Ee faadumiina hadday rabto fiska haka caansaao hana kaga soo horreyso dhib male Lkn Fiska heesaheeda waa heeso ay cid kasto dhageysato Halka faadumiina ay Heesaha banaadiriga ay qaaddo iyadoo Waxeesuna Niiko ubadanyihiin‼ Adoo deg degin meesha aan ka hadlayo fahan
@Ahmed-ft3bg
@Ahmed-ft3bg 3 жыл бұрын
@@axmedhillaac3886 niikadu dad beey dhaqankooda tahy (banadiriguna waa Wayne Somali ka kid ah ) marka in aad labadaas cay ka dhigto waa wax lala yaabo
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@Ahmed-ft3bg Sxb waan ku salaamayaa *Soomaali Niiko dhaqan uma aysan lahayn* ‼ Ee kolleyba Anigu Fan baan ka hadlaye Adna shakhsi difaacistiisa ayaa xittaa Niiko dhaqan noogaga dhigtaye salaamaad😁👍
@Ahmed-ft3bg
@Ahmed-ft3bg 3 жыл бұрын
@@axmedhillaac3886 muqdusho imow adaa yaabi done
@fatushjamac357
@fatushjamac357 3 жыл бұрын
Hesta magced🙄
@maznahashi6476
@maznahashi6476 3 жыл бұрын
My favourite Queen 👸🏼 of the voice 🔥😍
@deenahspace7754
@deenahspace7754 2 жыл бұрын
Fiska ❤🌹❤
@barlinmohamed1759
@barlinmohamed1759 3 жыл бұрын
Habrahan maba duqobayan maxay cunan 8 jirkaygi ban dawan jire wah
@azmiitaraaaj8196
@azmiitaraaaj8196 3 жыл бұрын
Wlhi kula yaabey huuno 2010 to 2021 same
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 жыл бұрын
Dadku yaraa?
@fadumasharaf9377
@fadumasharaf9377 3 жыл бұрын
Wlh
@shaficikhaliif5925
@shaficikhaliif5925 3 жыл бұрын
Fiska wa gabarta malba maxada dabolata
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
7 SOMALIA 🇸🇴 HEES
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
WAAYIHII
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 жыл бұрын
YAA HALL KAAN FARXIYA FISKA KEENAY HALL KU YARAANBADANAA OO FOOLXUMAA
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
CARSHI GLADES EER IS A OXYGEN 8 CHOCOLATE ZERA
@naciimocumarmuse740
@naciimocumarmuse740 Жыл бұрын
CEEGAAG
@yuusufmohamedabdi5098
@yuusufmohamedabdi5098 3 жыл бұрын
Boqorada codka
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 120 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 109 МЛН
FARXIYA FISKA HEESTII NABSI 2023
6:16
Faiza Amir
Рет қаралды 17 М.
SHOWGII FARHIYO FISKA IYO FADUMINA GOTHENBURG 2020
6:18
Hayaan Media
Рет қаралды 257 М.
FARXIYA FISKA NAFTEYDA NAF BEEY RABTAA  2017 HD
4:14
Abukar Mahdi
Рет қаралды 171 М.
FARXIYA FISKA HEESTII NABSI 2020
6:31
Faiza Amir
Рет қаралды 188 М.
ISKALAAJI - Muqdisho - LONDON NEW YEAR SHOW 2020
6:56
Abdirahman Somali
Рет қаралды 516 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 339 М.
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,8 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,6 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 113 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 367 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 462 М.