ISKALAAJI - Muqdisho - LONDON NEW YEAR SHOW 2020

  Рет қаралды 516,240

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

4 жыл бұрын

🚨 Subscribe Now for more Videos .
Instagram : / abdirahmansomali
You Can Contact us all Business enquiry .
🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
Email : Abdirahmansomali@hotmail.com
More info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.com/+AbdirahmanSo...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production
#Subscribe #Somaliproduction

Пікірлер: 511
@suhaylaomar2669
@suhaylaomar2669 4 жыл бұрын
Daaroodku way maamul jecelyihin, Lakin nacayb cidna uma qabaan! Wali ma arag fanaan cidaas ah o muqdisho neceb kuli way uso wada heesaan inay nabad noqotana way jecelyihin. Iskalaaji 🙌🏼🙌🏼💯💯✅❤️❤️
@haniabdi2212
@haniabdi2212 4 жыл бұрын
Waliba waan la dareena murugada muqdisho reer puntland hadaan nahey waxaan jecel nahey walalahey soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤
@mukhtarhagar9409
@mukhtarhagar9409 4 жыл бұрын
Wax macno ah kuma jiraan inanu qabil somaliyed nebcano ama magalo somaliyed. Hadaad qabiil somaliyed necbaato waxaad tayay laangaab qalbiga ka jiran daawona ma helaysid.
@nuraniali8726
@nuraniali8726 4 жыл бұрын
Walee been ma sheegin. Aniga xamar been ka soo jeedaa, lakiin daroodku waa dad ilbax ah oo an marnaba uqdad aan qaadin.
@miskifarah8635
@miskifarah8635 4 жыл бұрын
Mukhtar Hagar Afkaaaga caaano lagu qabey walaal nooloow Qalbigaa weyn ee Allaah ku siiyey ilaaheey hakuu xafido aamiin sei grande
@ahmeddaahirxaaji8134
@ahmeddaahirxaaji8134 4 жыл бұрын
Suhayla Omar oo kalay kagan doqonka ah muqdisho yaa iska leh waa casimadii umada somaliyed xaged ooka dhigaysaa inay qabil iska leyahay😡😡😡😡
@fullafulla4102
@fullafulla4102 4 жыл бұрын
Waryaa Bk wax ka baro fanaankeena legendka ah iskalaaji cuqdad aa la buurantaheyee Allow dhowr caasimadeena Muqdisho 💕
@sakiircus6112
@sakiircus6112 4 жыл бұрын
Bk noolow
@zanammadrid4195
@zanammadrid4195 4 жыл бұрын
Muqdishu muqdishu muqdishu😢❤❤👌✌👏love you meshi an ku dhshy wan ku jeclhy muqdishu ilhey kan ku qarxina iyo kan cdow kugu ahba allah ka qabto casimadi 5 somalaay😙😍
@ayanhassan349
@ayanhassan349 4 жыл бұрын
Amin amin
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 4 жыл бұрын
Lama huran waa Muqdisho iyo waa hooyadi Somaliyed waye💯💯💯❤️❤️❤️keep going fanan Qalii 😍😍😍😍👌👌👌
@adansantur4677
@adansantur4677 4 жыл бұрын
Nothing good about .
@axmedzaki9978
@axmedzaki9978 4 жыл бұрын
Nin keeduna ama adis abab 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ku lahaa waa hooydii somalida maxay tahay maanta hoyga dulmig iyo argagxisad hhhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣 haku waarto hooga iyo balan bal
@safiasaafi7462
@safiasaafi7462 4 жыл бұрын
been ma'ahan sis🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 4 жыл бұрын
@SOMALI TIKTOK MEDIA Aniga ku saraya Aabow💯💯💯👍👍👍
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 4 жыл бұрын
@@safiasaafi7462 siido kale xabibiti ❤️❤️❤️🌹🌹🌹💯💯💯🍀🍀🍀🌺🌺🌺🤗🤗🤗
@therealwalaal7771
@therealwalaal7771 4 жыл бұрын
*Mogdisho* weligey man arkin wiil Somaliyed o qurbe jooga ahy awalna Bosaso ka imi Wlhi mrksta Ina arko Mogdisho nabada jeclahy Allow heydilin anon tegin Wlhi bilhi tolhi wn jeclhy Mogdisho iyo dadka deganba 😭😭😭😭😭😭💔 Allow Nabad nasii❤️🙏😭😭
@ubahnurhusein6181
@ubahnurhusein6181 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😘😘😘❤❤💋👏
@salmaaxmed5706
@salmaaxmed5706 4 жыл бұрын
Mln wa arki wllo i a iydo nbd iyo xasiloni heshY alla kutisni i a dhmntena sa rjenan ☝️☝️☝️☝️ From xamar 😘😘💖💖💖🤚
@najmamohamed7191
@najmamohamed7191 4 жыл бұрын
All In one insha allah waad tagesa wll
@mumtaazcfalifaarax8061
@mumtaazcfalifaarax8061 4 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin illah haku kaso anigana rer muqdishan ahay ana raas kanboni illa raaas casayr in aan tago alle ha ii qadaro insha allah hadana niyadayda illah ha ii rumeyo meelbaan dhoof u joogaa si nabada alle ha igu geeyo meshan u joogo 5 sano dhoof insha aallaah
@ramzamohamed7148
@ramzamohamed7148 4 жыл бұрын
Mashallah walal wad iman donta i A
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 4 жыл бұрын
Abdi asiis Ali Ese iskalaaji lengend Hargeisa kaasoo salaamay Allow muqdisho nabad waarta
@Abshir252
@Abshir252 4 жыл бұрын
Amin yaa Allah 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@guleitguudcade1202
@guleitguudcade1202 4 жыл бұрын
Legend of legendary Apdi aziiz ALi Esse iskalaaji ♥️🙏♥️🌼 KinG of Somali artist 👑💯
@akhayaarofficial7269
@akhayaarofficial7269 4 жыл бұрын
Iskalaaji legend muqdisho kasoo salaamyaa taageere buuxo
@xidigtasanaag798
@xidigtasanaag798 4 жыл бұрын
Xaamr baa kaso salmye ana wlala waa jeclhye xaamr waligye maa arga shala imi wxan u imi ina barto dhulkyega
@aaminoibrahim7376
@aaminoibrahim7376 4 жыл бұрын
Asc wlle
@ahmedabdi-xc1oc
@ahmedabdi-xc1oc 4 жыл бұрын
@@xidigtasanaag798 aniga ayaa ku kala bari meelaha dalxiiska ah ee ila soo xidhiidh
@ahmedabdi-xc1oc
@ahmedabdi-xc1oc 4 жыл бұрын
@@aaminoibrahim7376 cws
@ninanaz4176
@ninanaz4176 4 жыл бұрын
I have a dream one day all Somali people will unite and become strongest country in the world! Viva Somali wayn 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 4 жыл бұрын
Iskalaaji Hibalnimada io wadaninimada wuxu ku darsaday codkarnimada io caaqilnimada m.a Hda nhy Gabdhaha Somaliyed ducadada alle hano aqbalo❤ 👑 *Izkalaaji* Only Legend😍
@fathiyadjama1677
@fathiyadjama1677 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️ONE LOVE TO MUGDISHO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🦋🦋🦋
@naabuu777
@naabuu777 4 жыл бұрын
Muqdisho one love ❤❤❤💯 Al caasimah inta ka xun nafta waay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Iskalaaji legend 👌💉💉❣
@HamseSADRI
@HamseSADRI 4 жыл бұрын
*Afka Wllo Ina Mideeya SOMALINIMO **#SUBSCRIBE** Isaar*
@daganahmed548
@daganahmed548 4 жыл бұрын
Legend 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abukarali6967
@abukarali6967 4 жыл бұрын
❤❤❤💘💘💘
@farxiyocali6098
@farxiyocali6098 3 жыл бұрын
M.a
@naftadagan1451
@naftadagan1451 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi fanan soomaliyad oo codkisa jecelhy 2020 sanad wangasan ❤🇸🇴👈💜🇸🇴
@mohamedanodofficial
@mohamedanodofficial 4 жыл бұрын
Muqdisho Iyo Caasimadda Dhulka Hooyo Lama Huraan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ektazulthan3482
@ektazulthan3482 4 жыл бұрын
Muqdisho insha Allah sanadkaa sanadkiisa waxan alle uga baryayaa iyadoo nabada inay umada somaliyed oo dhami ku dabal dagto ooy noqoto magalo amnigeedu buuxo from Somaliland😍
@jumbojalato3884
@jumbojalato3884 4 жыл бұрын
Inshaa allah allaha noo aqbalo
@ausanqueen364
@ausanqueen364 4 жыл бұрын
Allah no aqbalo ducada wallo
@hasanabdirahman8693
@hasanabdirahman8693 4 жыл бұрын
Legend Iskalaaji, Allow Xamar Nabad nooga dhig from Qardho
@aynubbe1214
@aynubbe1214 4 жыл бұрын
Iskalaaji nin aqli bdn allow ku dhowr waa taqaana qiimaha dadka 💋💋💋💋 fanan qiimo leh
@HamseSADRI
@HamseSADRI 4 жыл бұрын
Afka Wllo Ina Mideeyo SOMALINIMO #SUBSCRIBE Isaar* THANNZ
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 4 жыл бұрын
production kkkkkk sxb waa iga qoslisay waana ku saaray
@drskowthernorabdidrskowthe8688
@drskowthernorabdidrskowthe8688 4 жыл бұрын
Muqdisho 🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️❤💕💕💗 Afgooye ♥️❤💕💗💞💞
@sakariyeabdi7586
@sakariyeabdi7586 4 жыл бұрын
Allow haydin anigoon tagin Xamar caday waligay man arag from lascanood😭😭
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
Sakariye Abdi Kusoo dhawow dhulkada hooyo 🇸🇴 hadaa timaadane alle cfmd sareecan iyo cimri hakugu siiyo . love laascanod from muqdisha ❤️🇸🇴❤️
@maariyaxasan1435
@maariyaxasan1435 4 жыл бұрын
Wa magaladadi so dhawaw
@hafsahassan3984
@hafsahassan3984 4 жыл бұрын
Welcome muqdisho
@salmaaxmed5706
@salmaaxmed5706 4 жыл бұрын
Wlcm allo samo alla ku keno☝️😍😍
@King_Nazu
@King_Nazu 4 жыл бұрын
Sakariye Abdi inshaallah
@axlaamali7560
@axlaamali7560 4 жыл бұрын
legend iskalaaji muqdisho❤❤❤❤❤
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
Muqdisho mar uun adigo nabad ah wn ku arkii doona insha allah 🤲🥺🥺❤inta noso duucesay ajaar allaha ka siiyo cimri dheer iyo cibaado suban idin rajena ❤❤
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 4 жыл бұрын
Cidi hadlyse ha iska hadashee muqdisho maankee nooga taalaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤allow barakee
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 4 жыл бұрын
Waligay Muqdisho ma arkin I’m from Garoowe and I live Muqdisho waa in aan mar soo arkaa inshaalh
@basirdeeq1961
@basirdeeq1961 4 жыл бұрын
masha Allah
@abdimahadawilosman259
@abdimahadawilosman259 4 жыл бұрын
Iskalaji waa fanan somaliyed legend abdi casiis iskalaji keep going somaliya Inshaa allaah waa ka baxeysa dhib from muqdisho
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 4 жыл бұрын
insha Allah
@sahroabdi7220
@sahroabdi7220 4 жыл бұрын
Aaaamin yarabi Mnshlh fanan nagu qli ah farom mugdisho 😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 4 жыл бұрын
Fanaanka qowmiyada soomaaliyeed ayaa tahay horay u soco
@sudaysicadeh7381
@sudaysicadeh7381 4 жыл бұрын
Intiii Muqdizho ku faanto Like Dhac iguziiya
@hibaaqahmed1763
@hibaaqahmed1763 4 жыл бұрын
Macha allah
@ilwaadquruxonofficiol7216
@ilwaadquruxonofficiol7216 4 жыл бұрын
#Dagmoyinka #xamar baa lasheegay fadhi iima Yaalo #MuqDiShan damaashad u Dalxiis tageyna❤❤😍😍😍😍
@filsanmohamed2257
@filsanmohamed2257 4 жыл бұрын
Fanaan jira markastaba faankeena tahy hory usoco ninkastaba ha iska hadlo muqdisho muraayadii africa 😍💙💙
@nimcocali1371
@nimcocali1371 4 жыл бұрын
alla yacisaz iskalaaji thnkz you my legend waxthy fanan somaliyed oo aan ku faano allaha ku xafido somalia waa mid💋💋💋💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴on love somalia💋💋💋💋💋💙💙💙💙💋
@shackagamer7877
@shackagamer7877 4 жыл бұрын
Nimco Cali asc
@kowtharal8052
@kowtharal8052 4 жыл бұрын
Aaamiin illahow dalkena nabad noga dhig mahadsanid fanankeena🇸🇴❤❤❤❤❤❤
@mariamohamed6785
@mariamohamed6785 3 жыл бұрын
Ku jecliya dadlkeygi muqdisho one love🇸🇴
@marwaan_gamers4103
@marwaan_gamers4103 4 жыл бұрын
Mogadishu my dhiiga allah kaqabto cadawga alfanan isklaaji thanks millions
@marwaan_gamers4103
@marwaan_gamers4103 4 жыл бұрын
@SOMALI TIKTOK MEDIA waa kusaray bro
@simanmohamedjaamac3232
@simanmohamedjaamac3232 4 жыл бұрын
Alow dhibka kadulqaad dadkeena aamen🙏🇸🇴❤️
@fahadyare2514
@fahadyare2514 4 жыл бұрын
I HAVE NEVER SEEN MUQDISHO BUT I ALWAYS PRAY TO GO ONE DAY ONE TIME INSHAA ALLAH....GOD BLESS YOU ALL MY PEOPLE MY NATION MY FLAG #SOMALIA.
@drdayib58
@drdayib58 4 жыл бұрын
Anu waxan ahay wiil reer somalilnd ah muqdisho Alle dhibka ha ka dulqaado Alle cadowga ha ka qabto reer muqdisho waa walalahay iskalaji wxy leyey noolow taagere buxNa wn ku ahy
@haweyaisse6988
@haweyaisse6988 4 жыл бұрын
Walaal waad mahadsantahay muqdisho maanka ayey nooga taalaa somaliland caruur tooda anaga oo reer Muqdisho ah ayaa dhalnay waana saxiibadeen skalaji aduunka madaxa ayaan saaranay hadaan reer muqdisho nahay waana jecelnahay cidwalboo somalia ilaahayna ha dhowro bilat sharaf ayuu istaahilaa cidwalbana wey degentahay muqdisho
@drdayib58
@drdayib58 4 жыл бұрын
Haweya Isse mahadsanid wlll wan u xiisa qaba muqdisho inaan arko wn jecelhy muqdisho iyo shacabkedaba Alle ha idin dhawro wlyl
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514
@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 4 жыл бұрын
Ala iskalaaji wu hadlaa ileen in badan heesahaga macan waan dhagestay lakin codkagana shekada iyo ducada waku fiicanyahay ❤️❤️💕💕💕 iskalaaji iskalaaji iskalaaji iskalaaji ya salaam 😂😂 love ban kugu ahay niyo
@siciidohassan.9396
@siciidohassan.9396 4 жыл бұрын
isma Lurto sidi ayeeyded - III walaashed ii
@alishakiib2602
@alishakiib2602 4 жыл бұрын
Isma lurto wax badan baan akhritay comments Maansha alaah gabar gob ah baa tahay alaha gul iyo horumar iyo cfmaad baan kuu rajaynayaa ilaahay idinkiis abaayo waa ku salaamayaa
@cabsidaallekudadaal3959
@cabsidaallekudadaal3959 4 жыл бұрын
Dadku kala nasabsan fanan soomaliyeed iskalaaji
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Ай бұрын
Nin kaan Waa wadani ciyaal muqdisho 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@therealwalaal7771
@therealwalaal7771 4 жыл бұрын
*iskalaaji* *like* *Mohamed* *Bk* *Comment* 🇸🇴 ❤️💙
@sakiircus6112
@sakiircus6112 4 жыл бұрын
Maxamed bk noolow
@ttyfgdgdgg753
@ttyfgdgdgg753 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👏👏👏👏👏🙏🙏🙏👍👍👍😘😘👑👑👑❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋💋🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kausamohamed
@kausamohamed 4 жыл бұрын
We love you iskalaaji the legend of the legends nolow boowe one love muqdisho so proud to be somali alhamdulilah 😘😘😘❤️💘💘💋🙏
@nimoqueen9787
@nimoqueen9787 4 жыл бұрын
lasma caasiye fanaan laysakama shegtee aleelahey waa iskslaaji
@adontiialle2748
@adontiialle2748 4 жыл бұрын
Iskalaaji legend aan tagerro
@ahmedmohamud143
@ahmedmohamud143 4 жыл бұрын
Bk waa la xoreeyey iskalaji ayaa walaalkiso hadal gobeed ugu soo afmeeray. We love Bk &iskalaaji❤
@justsaywow766
@justsaywow766 4 жыл бұрын
Somalinimo mooyee meel kale wax kama wadaagaan iskalaaji iyo bk
@ahmedmohamud143
@ahmedmohamud143 4 жыл бұрын
Bk and isklaji waa fanaaniin somaliyeed imisaad bk ku raaxaysanaysey codkiisa jooji faquuqa
@hanadabdi598
@hanadabdi598 4 жыл бұрын
Bk iyo iskilaaji wa labo nin uu sxb ah waana labo fanaan uu shidan anagaa ubaahan inaan heesahooda kuraaxaysano
@mariajama3019
@mariajama3019 4 жыл бұрын
@@ahmedmohamud143 mid waa fanaan somaaliyed mid na waa fanaan qabiiled ma iyaga ba isku mid ah waxay faquuqa isaga is faquuqay cid na wax ma yeelin 🙄🙄🙄
@sakiircus6112
@sakiircus6112 4 жыл бұрын
@@mariajama3019 soomalind ayuu jecel qabiil manihin soomalind hanoolato
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 4 жыл бұрын
Thank You Abdirahman Soomaali I Needed this wlhi allow nabad Waarta dadkeena iyo dalkeena💕🇸🇴💕❤️💖🇸🇴❤️💖 Iska My big Brother ❤️🇸🇴
@nuraali8671
@nuraali8671 4 жыл бұрын
Wow mansha Allah, the legend iskalaaji nolow Walaal. Beautiful song for the capital city of Somalia. She is the beauty of Somalia and also the heart of Somali people. Viva dad ka jecel Muqdisho. Love from Jigjiga😍😍😍🙏🙏🙏
@yusefabdillahi6212
@yusefabdillahi6212 4 жыл бұрын
SIIDI CALI WINKEY inuu number 1 musikiiste yahah inta igu raacsan farta taaga☝️
@naimabishar9032
@naimabishar9032 4 жыл бұрын
Iskalaji legend 🇸🇴💙❤❤✊
@mariamohamed6785
@mariamohamed6785 3 жыл бұрын
Allow xamar barakey 😌🦋frome kaxda😍❤️
@nimcohassan4261
@nimcohassan4261 4 жыл бұрын
ax muqdishan damaashad udalxiistagynaa 😭😭😭😭 allow qaraxa nagajooji
@haniabdi2212
@haniabdi2212 4 жыл бұрын
Bosaso ayaan ku dhashey hadana muqdisho mudo sadex sano joogey waxay noqotey magaalada kaliyoo aan aad u jeclhy waana magaalo jawi fiican lkn waxaan niyad jaba markaa arko shicibkii oo la xasuuqayo markastana waan u duceeya 😭 wax kasta oo muqdisho ka dhaca oo dhibaato ah murugo ayey igu noqota aan waligey iloobin 😭
@nimcohassan4261
@nimcohassan4261 4 жыл бұрын
Hani abdi221 dhibka waalaga baxaya wlshy hani insha allh alle hynoo hagaajiyo dalkena anigu wxn ahy Rer Mudug Galkcyo insha allh caasimada inan gaaro ayan rajynaya dhawaan Xamar cadey allow dhibka kaadulqaad
@hanishabanhanitobbe2697
@hanishabanhanitobbe2697 4 жыл бұрын
I love iskil❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍🥀
@HamseSADRI
@HamseSADRI 4 жыл бұрын
(Afka Wllo Ina Mideeyo SOMALINIMO #SUBSCRIBE Isaar* THANNZ
@cabdixakiin7444
@cabdixakiin7444 4 жыл бұрын
Wiil somaliyet waye wlh
@farhioguure1271
@farhioguure1271 4 жыл бұрын
Abdiasiis aLi isse iskaLaJi fanan buuxa oo Qiimo gaara uLeH umadda somliyeeD allH yaHdik dagimaaYo jeeraaN dugsi kaagadhigo xamar👑❤👌🇸🇴
@faay2757
@faay2757 4 жыл бұрын
Muqdisho❤💕 Waa jecellhy Nolasheyda ciil uma qabo waaba ku nolahay💕
@ayaanhappy2387
@ayaanhappy2387 4 жыл бұрын
Thank you iskalaaji❤
@raagefarah3001
@raagefarah3001 4 жыл бұрын
Mr skilaaji Gudoomiye sare Legend aad iyo aad dawooy xeebta liidaa ku dabaalanaysaa kal iyo laab casing god bless you waa nabad dalkeeniyo muqdishaan damaashaad u dalxiis tagaynaa king mr skilaaji aad iyo aad god bless our country and our people what ever they are aad iyo aad loooooool
@ziciidyare7178
@ziciidyare7178 4 жыл бұрын
thanks you legend 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯
@HamseSADRI
@HamseSADRI 4 жыл бұрын
*Afka Wllo Ina Mideeyo SOMALINIMO **#SUBSCRIBE** Isaar* THANNZ
@shariifashiekh329
@shariifashiekh329 4 жыл бұрын
iskalaaji fanaan laba maahan fanaan codkiisa aad u jecelnahay❤❤❤❤❤
@najlaabdihakin4977
@najlaabdihakin4977 4 жыл бұрын
Masha allha fanan labo maah wlhi ❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 4 жыл бұрын
Iskalaaji guuleyso! Xushmad baan kuu heynaa hadaan nahay shacabka somaliyed!
@sharmashow4560
@sharmashow4560 Жыл бұрын
Heestan gbar aan jeclahy baan Ku Xasuusan doona ♥️🌏. Waliba inta Wartanabada uu dhahayo😮
@yahyeabdi2387
@yahyeabdi2387 3 жыл бұрын
iskalaaji legend tageero buuxdo south Africa ka so salamaya
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 4 жыл бұрын
Alla dadku kala wanaagsan oo kala wacaane Iskalaaji waa Legend 🇸🇴❤️🤣🙏🏽💪🏽🙌🏽🎉
@asturan_edebsan5630
@asturan_edebsan5630 4 жыл бұрын
Ana ku dhasho mogdisho ku barbaare wali ku nool oo aan habeen qura ka dhax bixin ❤🇸🇴mogdisho 🇸🇴one love somali weyn🇸🇴
@ridwaanmohamed9140
@ridwaanmohamed9140 4 жыл бұрын
Pqor pqor dhalay ilhy Caqliga io cilmigapa kusiyaadi lma huran wa muqdisho❤👑💞💞💞❤
@nasroqalbi4503
@nasroqalbi4503 4 жыл бұрын
Masha Allah Muqdisho Warta iyo kaxdan darokaga dhisaya ❤️💞💞💞 iskallaji wadani lahubo👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼.
@sagal447
@sagal447 4 жыл бұрын
Walashay iyo walalkey sub isaara ilhay sanadka cusub waxa idin waydinaya waxad rabtaan oo kher idinle dagdag haydinsiyo 🙏💚
@yaaskahasan4386
@yaaskahasan4386 4 жыл бұрын
Waan kuu saaray abaayo
@yaaskahasan4386
@yaaskahasan4386 4 жыл бұрын
Umm ahlaam ducadadana Allah hanoo aqbalo insha alaah
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 4 жыл бұрын
lifestyle Sagal wanku saray. Cadey. Ducada rabi hano aqbo ee adna. Iisaar qaali
@haniabdi2212
@haniabdi2212 4 жыл бұрын
Wan Ku saarey illaahy wax khayr inaad kazoo dayso haka dhigo
@sagal447
@sagal447 4 жыл бұрын
@@haniabdi2212 amin walal qaali shukran
@bintooodaahir5319
@bintooodaahir5319 4 жыл бұрын
Legend iskalaji sharaf aya mudan tahay ❤❤❤❤
@farhiahassan121
@farhiahassan121 4 жыл бұрын
Waxaan ku dhashay muqdisho waxaan ku barbaray muqdisho insha alah muqdisho waxay noqonaysaa aduunka mesha ugu nabad wanagsan ugu qurur badan insha alah ilahay nabad waarto ha na siyo amin
@fathiafathia7835
@fathiafathia7835 2 жыл бұрын
Dagimaayo jeeran doogi dhulkeniyo dugsi kaaga dhigo xamar🥰🇸🇴
@faizacali4858
@faizacali4858 4 жыл бұрын
Nolow muqdisho cadey l love muqdisho 😍😍😍😍😍😍😍😍
@finalcadebashiir8072
@finalcadebashiir8072 4 жыл бұрын
Axsan fanaan qiimo leh iskillaaji
@ismailabdiraageade2759
@ismailabdiraageade2759 4 жыл бұрын
LegenD keep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🤘🤘
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Saas la rabaa iskilaaji wadan ❤❤❤❤❤❤😍❤
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
Legend Abdiaziiz iskaLaji❤❤❤❤❤❤❤
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 4 жыл бұрын
Muqdisho wa astaateyda waa caasimada wadankeyga aduunka xamar ayan ugu jecelahay anigoo badhan sanaag kudhashay I love you xamar allow nuurkagu dunida ifiyaa ❤❤💋❤
@amuunabdi2632
@amuunabdi2632 3 жыл бұрын
AminaaY Waad tegin inzhlh waadna ku dalxiizayzaa inder
@jeybashiir2353
@jeybashiir2353 4 жыл бұрын
Muqdisha damaashad u dalxiis tagaynaa❤💓✈Allow nabad noga dhig😭🙏
@ayaanhappy2387
@ayaanhappy2387 4 жыл бұрын
Ilaahow ii rumee safarkeyga febraury from mogadishu to london👏
@amiirmohamed4643
@amiirmohamed4643 4 жыл бұрын
Ayaan Happy wlcm sis to muqdisho
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
Ayaan Happy Ma London baad u socotaa mise muqdisho imaanaysa febraury
@ayaanhappy2387
@ayaanhappy2387 4 жыл бұрын
Amiir mohamed wĺl mogadisho ka tagooya
@ayaanhappy2387
@ayaanhappy2387 4 жыл бұрын
@@ahmeddiiriye4624 london u socdaa hadan reer mogadishu ahy
@abubakarmadobe6020
@abubakarmadobe6020 4 жыл бұрын
I.n
@mohameddeeq8542
@mohameddeeq8542 4 жыл бұрын
Farxiya Fiska ugu qurux badan kitaab ❤️ farxiyoo nafta gooni ku ah walashey 🔐
@murtimaalshow
@murtimaalshow 4 жыл бұрын
Dadku iskalaaji uun bay amaan kala dul dheceen maba arkaan miyaa muuqalka indhaha u roon iyo gabdhaha qurxoone soomaaliyeed ee u duubay #Abdirahmaan #somali best video recorded by provisional camera man 2019_2020 keep going bro Happy new year to all Somali around the world.
@maariyaxasan1435
@maariyaxasan1435 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk islamuhu ninka iney qaatan ba kaso dhaw qiiro awgeed
@zahranur2229
@zahranur2229 4 жыл бұрын
Kan aa fanaan lagaa Dhahaa Nolow Iskalaji
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 4 жыл бұрын
Kuwa ilmaha lagu dayacay 😰😰😰😰😰😰
@sagalkeyoowdeckes7260
@sagalkeyoowdeckes7260 4 жыл бұрын
Waxan ahay somali waxana kudashay kenya 🇰🇪 waligey ma arkin mel somalia katirsan wanajeclahay hal mar ina arko muqdisho😥
@drayuumi973
@drayuumi973 4 жыл бұрын
Ala maxaan u xiisay muqdisho ❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedyare3643
@ahmedyare3643 4 жыл бұрын
Yaa faanaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zakiamedia106
@zakiamedia106 4 жыл бұрын
Kahda daaraheedan durbaan kaga tumayaa Axyaa cod reer kahda like dhac ku siiya isoo booqda aqaarta
@abdizamad7664
@abdizamad7664 4 жыл бұрын
Iskilaji inow fanan qaran yahy horaan u.ogaa plh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏
@farhiahassan121
@farhiahassan121 4 жыл бұрын
Iskalaji waxaan ula daganahay Toronto wana ku tagera fanan somaliyed hore u soco muqdishana guul iyo gobanimo nabad iyo barwaqo ilahay inta iyo inka badan ilahay hana siiyo amin
@fouedahmad9778
@fouedahmad9778 3 жыл бұрын
Inta Gaajada Ah dislike ayay Saaren Somalia caasimada Muqdisho waa Horomarka umada Somalied From jigijiga 🥰🥰🥰🥰🥰👨‍⚖👨‍⚖👨‍⚖👨‍⚖👨‍⚖👈
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 4 жыл бұрын
Wow All Somali are one ☝️
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 4 жыл бұрын
Iskilaaji thank you fanaankena cod iyo caqli ba waad isku darsatay one love to somali dhaman we love casimadena muqdisho cadeey 🇸🇴💙👌thank you
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 4 жыл бұрын
Dad ku kala wacan walee. Midna ayadoo tacsi somali utaal gaar ahaan Rer muqdisho. Ayuu ku digtay ku jees jeesay midna waakaa sidaa u hadlaya. Allow xaqa nawada tus. Aniga waxaan aamin sanahay. Qofkasta oo somali ah oo naga dhintaa. Qof inaga wada baxay in uu yahay🙏🏽
@Khadro8796
@Khadro8796 4 жыл бұрын
Thank u lenged iskalaaji
@AhmedabaasAhmed
@AhmedabaasAhmed 4 жыл бұрын
Thanks iskilaaji
@osmaanjb1633
@osmaanjb1633 4 жыл бұрын
Iskalaaji M.a Fanaan aan aad u tageero
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 4 жыл бұрын
Muqdisho nabad insha allah 🇸🇴 ❤️ insha allah salansare from borama
@queenmuna7049
@queenmuna7049 4 жыл бұрын
Happy new year umaada somaaliyed meel walbod kala joogtan ❤❤❤❤✊🏼
@hafsahassan3984
@hafsahassan3984 4 жыл бұрын
Jicliyaa muqdisho cadey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@arizoonajr7625
@arizoonajr7625 4 жыл бұрын
Legen abdi aziiz iskalaji Xikmad io cod ilaaH wa ku dhiipay masha Allah somali wey ka bixi dhibatada insha AllaH
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 4 жыл бұрын
Masha allah Iskilaaji fanaaniinta labis iyo cod uu ku dilay ❤️❤️❤️❤️
@abdirahmanisseyusuf4098
@abdirahmanisseyusuf4098 4 жыл бұрын
Legend iskilaaji 💯 we Love Mogadishu❤
@Abshir252
@Abshir252 4 жыл бұрын
XAMARAY WAA LAGU XUMEEYEY ISKALAJAA KU XAAL MARIN. WALE CIDII CASUMADEENA XAMAR KU CAASIDA MEEL XUN BUU KU DANBAYN. WAA DAD WADANKOODII LAGU SOO DUULAY IYANA WALI IS HAYSTA MISNA WAXAY ISKU HAYSTAAN AAN GARANEYN AMABA AYSAN JIRIN.
@rumanraxo2478
@rumanraxo2478 3 жыл бұрын
Mansha Allah abti macaan inshallah
ISKALAAJI Heesihii Ugu Shidanaa Showgii LONDON 2020
27:49
Abdirahman Somali
Рет қаралды 903 М.
ISKILAAJI SHOWGII QARNIGA MUQDISHO 2024
4:36
Menza Production
Рет қаралды 41 М.
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 110 МЛН
Dhakac Dhakac by Farhiya Kabayare 2015 Live Stage performance
5:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 16 МЛН
ISKALAAJI, HEESTI HOOBEYOOY 2019 STOCKHOLM MD PRODUCTION EVENT
5:12
MD PRODUCTIONS
Рет қаралды 298 М.
WACDARIHII ISKALAAJI EE LONDON - DAAWO FULL SHOW .
34:57
Abdirahman Somali
Рет қаралды 120 М.
ISKALAAJI HEES CUSUB HABLAHA MUQDISHO OFFICIAL VIDEO 2020
6:09
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 123 М.
FARAX MURTIILE OO SHIDAY SHOWGII BK LONDON
5:04
Adnaan Show
Рет қаралды 88 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 573 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 7 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,5 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 12 МЛН