FARXIYO OROMO FACEED KAROON FADUULISOOY FARIINTAN FUTADA ISAGA FARTEEY..!

  Рет қаралды 4,925

Real Enjoa

Real Enjoa

Күн бұрын

BETTER LATE THAN NEVER !!!
All rights reserved!
INSTAGRAM : ENJOA1
SNAPCHAT : ENJOA1
/ realenjoaa
THANKS FOR 316,490K SUBSCRIBE

Пікірлер: 111
@realenjoa
@realenjoa 3 сағат бұрын
kzbin.info/www/bejne/aXnTppWIgNyjZtUsi=xb6rCzDQYAjdNTtA
@Maaiza-k5c
@Maaiza-k5c Сағат бұрын
Adiga somali oo dhan ha dhihin sida uu kuu abaaray u abaar qabiil ma qabiil ka fiican taageero badan baad heli laheed waa itoobiyaan hilib ka ceyriin buu cunaa amxaar baa gumeesta sidaa usoo karbaash waa eey soo qeeliyay labo nin baaba tihiin maxaa soo geliyay
@SumayoCumar-kf7qf
@SumayoCumar-kf7qf 3 сағат бұрын
Wll aan kuwada salino nabigena muxamad scw❤
@NimcoCabdicadan
@NimcoCabdicadan Сағат бұрын
Scw
@Xamdakaye
@Xamdakaye Сағат бұрын
Waar kaalay horta show badnidaa😢😢😢😢😢😢
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 сағат бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@NimcoCabdicadan
@NimcoCabdicadan Сағат бұрын
Scw
@ExHogaamiye-s6h
@ExHogaamiye-s6h 3 сағат бұрын
Nio xuseen og afka hala galin hadii kale aduunkaa kugu yaraanaa😂😂
@TaliyeFarah
@TaliyeFarah 3 сағат бұрын
Ar nio night sahadhihin😂😂😂😂😂
@sucaadosheeqcabdi7638
@sucaadosheeqcabdi7638 3 сағат бұрын
Alla jabra dhibadanaa waxaan muxuu nogo soo dhisaa suuq buuba ufuray
@Shabka333
@Shabka333 32 минут бұрын
Team enjoy🎉❤😂
@xaawoluushaxaawoluusha3797
@xaawoluushaxaawoluusha3797 2 сағат бұрын
botada iska dhaf jabra waa kas oo magalkisa kuraxeysanayo orad o iska soceli
@IbuSeed
@IbuSeed 3 сағат бұрын
guuleyso Wllo🦁🦁🦁
@LiinAbdi-p6l
@LiinAbdi-p6l Сағат бұрын
Aniga hal wano Iska daayay dagaalka walalyaal jabra iyo xuseen waa kuwa laga samray ilahay dartii iskaga dhafa
@ZakiZakariiyeadanmaxamed234
@ZakiZakariiyeadanmaxamed234 39 минут бұрын
Naftaada badbaadso dad aa wax kashegaysaa ee bax soo. Cadiyeeeyso 😂😢😂😂😅
@Updul.Raxmaan
@Updul.Raxmaan 3 сағат бұрын
OROD SOO XAAR GB GB DHALAY❤
@Deeqamaxamuudaadan
@Deeqamaxamuudaadan Сағат бұрын
Digniin buu ku waashay fulayga😅😂
@AnfacMahamud
@AnfacMahamud 38 минут бұрын
😏😏😏😏😏😏😏
@FatimaAhmed-x9z
@FatimaAhmed-x9z 46 минут бұрын
Ara wux hadal jilicsanaa ma naag baa sidii dhocil yar buu u hadlayaa quruxey kuwan gabdho ugu yeera😂😂
@XamiidXamiid-f1s
@XamiidXamiid-f1s 2 сағат бұрын
700 lacag miyaa😂 balaayo foolxumo badan😂
@sahrahajji5928
@sahrahajji5928 49 минут бұрын
Calacalka izkada Ader Ee gopaha Raga Taag botO iO Calacalka izkA dhaF😂😏
@nacimaabdiaziz7913
@nacimaabdiaziz7913 Сағат бұрын
Marka dad ukahesanesit adi maiska rebtit Abayo enyoa😂😂😂😂😂😂😂
@ishwaqcabdulle19
@ishwaqcabdulle19 2 сағат бұрын
Wlh wa iga qoslisay what a Tamplate😭😂😂😭😭😏😏😏
@SaafiO2
@SaafiO2 48 минут бұрын
Hadu afsoomaali quman kasaayo way fiicnan lahed niyow cidahan masaakinta faraha halaga qaado dadka dagaal looguma talagalin bajiyahooda Yan laga qasin lakiin Akshinka filmada wa ubogay 😅😂😂😂😂
@Shugri498
@Shugri498 Сағат бұрын
Nio waxne ma samayn kartid boojana daynmaysid 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nuurxasancumarnuurgaab158
@nuurxasancumarnuurgaab158 3 сағат бұрын
Team Enjoa waan jaceyl haye one love 💪💪💪💕💕
@MuzeygaBoy-td3te
@MuzeygaBoy-td3te 3 сағат бұрын
0:30 Qoloda ice layiraahdo oo wada hadalka usocdo waa idin salaamay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AmaarAbdullahi-w3d
@AmaarAbdullahi-w3d 2 сағат бұрын
إتق الله يا رجل
@FaysaJamac-z7n
@FaysaJamac-z7n 3 сағат бұрын
Kuwan wa shamsi ku qada waxay wadan waa dulmi😢😊
@ramlaruun1457
@ramlaruun1457 Сағат бұрын
Enjoya baqbaqle fanka iskada wara nacnac😂😂😂😂😂😂
@AmericanHeight-nh2io
@AmericanHeight-nh2io 2 сағат бұрын
Hussein og Ayaa Kaa shaaqa wngsan
@Sadiachannel
@Sadiachannel 3 сағат бұрын
😂😂😂😂 wadanty waxkudawada waydey markaas jabra kuso Kala qabaty 😂😂😊
@cusmaanyarow2108
@cusmaanyarow2108 Сағат бұрын
Fuley budad badan Ar boota badanaa oo sidii naagaha aflaqaada badanaa doqonka
@FadxiyaKhalif-u2z
@FadxiyaKhalif-u2z 3 сағат бұрын
Alla xuseen seen og sida loo galey😂😂😂😂
@hodanmohamuud8104
@hodanmohamuud8104 3 сағат бұрын
Wllky guuleyso
@الهاممحمود-ل1ر
@الهاممحمود-ل1ر 3 сағат бұрын
Subxan alah wale xisaba danbaysa wll dadka xun loma jawabo ha ujawabin waxay radinayan ilahay mel kale haka siye
@dekasaid2885
@dekasaid2885 17 минут бұрын
Waxan maq li jiray afnol na waa had laa War qof doqon ayaad u eeg tahy ee Aamus😂
@NajahAbdi-m5r
@NajahAbdi-m5r 10 минут бұрын
Oohin darteda u xiraty okiyalaha 😂
@IqramahamudalliHassan
@IqramahamudalliHassan Сағат бұрын
isdila wataldi nurdin keny ee kudhakh sada dee wn idin sugi ee 😂😂😂😂😂😂😂😅
@XuseenDucaale-d3w
@XuseenDucaale-d3w Сағат бұрын
Team wash wash
@Radiya78
@Radiya78 Сағат бұрын
Hahaha yabay😅😂
@AbduorahimHassan
@AbduorahimHassan 46 минут бұрын
Arqufkan manolaa houssen oj wakishigay oo odhahay cadcadku shimbirahdhan ii aqalkoga dolmarayaa ayaybaa obotiyan marka ninkan boto onbo misha kuhaya waxkale majiro
@SuriyaXashi
@SuriyaXashi Сағат бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅
@tygaww6113
@tygaww6113 Сағат бұрын
Waxan day adi ilmo 5 sano jiro kma cansanayo
@BaazimAmen
@BaazimAmen Сағат бұрын
Team halis halis waaye
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil Сағат бұрын
Hussein OG isn’t easy 😂🔥
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 сағат бұрын
Hhhhhh 😂😂😂😂
@AxmedDooli
@AxmedDooli 49 минут бұрын
Jiljileec badanida caadi uu hadal
@AbdiRahmaan-ff5bh
@AbdiRahmaan-ff5bh Сағат бұрын
Team enjoy mar walbo garabkaada ayaa nahy sxb
@LEOABDALLAWllboss
@LEOABDALLAWllboss Сағат бұрын
Guul enjoya
@QadiijoMaxamuud-s9o
@QadiijoMaxamuud-s9o 3 сағат бұрын
enjoy is not easy ❤
@MaxamedApdinur
@MaxamedApdinur 3 сағат бұрын
Orod uniki☠️
@QadiijoMaxamuud-s9o
@QadiijoMaxamuud-s9o 3 сағат бұрын
@MaxamedApdinur waye ii caayn
@King223-m6n
@King223-m6n 2 сағат бұрын
​@@MaxamedApdinurqueen Jabraa hooyadada waas xasid
@YahyaMed-xp8nv
@YahyaMed-xp8nv 3 сағат бұрын
🎉iynjoya
@SuhurSicid
@SuhurSicid 2 сағат бұрын
War veiws baa nalagu raadsanaya somaaliyeey shaxda fahma
@AbduorahimHassan
@AbduorahimHassan 51 минут бұрын
Houssen oj iyo jabra labaa lajin cadcadko nima gadhan war labada lajin kafoq cad cadyahow
@NasramohazNasramohaz
@NasramohazNasramohaz 2 сағат бұрын
I can't wait hussein og jawabtisa ani howshey
@yaayuu1234
@yaayuu1234 13 минут бұрын
Team wash wash dislikes 😢
@dahabohusseinhaashi1907
@dahabohusseinhaashi1907 2 сағат бұрын
Guul
@ahmedyare-z6r
@ahmedyare-z6r Сағат бұрын
war hadaa wax isku hyso iwaaam
@YahyaMed-xp8nv
@YahyaMed-xp8nv 3 сағат бұрын
💪🏻
@WeduSmithrowe
@WeduSmithrowe 3 сағат бұрын
Athi nio cayne makaseysit bota nagudishe dadne madili rabtit tedakale jabra and Hussein og kalexo qab xumayahey
@Nobody1579
@Nobody1579 2 сағат бұрын
Of somali wa gaca kaly 😱😱😱😱
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 сағат бұрын
Soomalida Ayaga Oo Qaxooti Ku Jooga Wadan Kale Ayaaba La Isku Dhaaranayaa Oo Dagaal & Wax Aan Loo Joogin Isku Wada Haystaan? War Walaalyaalow Is Daaya Oo Danahiina Kala Raacda !! Qof Qof Kale Bariis Siiya Ma Jirtee!
@ahmedjack6748
@ahmedjack6748 3 сағат бұрын
Nio wllhi kan waaban la yaabaa marka hadalkiisa maqlo naag naag wye booto bilaash ayuu caac la soo dhihi uff war xata hada bootaynayso sida raga u bootee oo si quman u hadal nio.hadii kle xalwadaada iska. Walaaqo Cad cad ka laga sheegayo waaba tahay u maleynaaye 😂😂
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 3 сағат бұрын
Adigu soo kama liidatid qolkiisa ugu imid. War caasi iska dhig loox yahow
@ahmedjack6748
@ahmedjack6748 2 сағат бұрын
@kenedidhadi8701 adi rag baa wada hadlayo in dumar so dhexgalan waa ceeb waldka kuma tarbiyay nin miyaa afkaga dheer iga xir dameryow
@MaidaAbdikani
@MaidaAbdikani 2 сағат бұрын
Filn Hedndiya😂 ina Dawnyo u Malena😂😂
@faadumocabdi503
@faadumocabdi503 Сағат бұрын
😂😂😂
@shamsucade5115
@shamsucade5115 3 сағат бұрын
👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤
@halimaabdi5143
@halimaabdi5143 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@MohamedAdan-nq8qv
@MohamedAdan-nq8qv 3 сағат бұрын
Shaqada Hussein og 😂😂😂
@زمزم-ن3ط
@زمزم-ن3ط 2 сағат бұрын
😂😂😂😂yab waye
@MiskiAbdirahman-z4v
@MiskiAbdirahman-z4v Сағат бұрын
War nio is adkee jabra adiga ka gardaran hadi beri hore ku cayay maxa marka iskaga celin weydy o gucashada ku keeny
@SihamSiyad-c5o
@SihamSiyad-c5o 2 сағат бұрын
Booto badanaa nin rag ah Baad isdagaleysane màxaa dadkle ogu dàlbanee adi maa iskacelisid 😅😅😅 that's means inaad adi kabaqday😂
@banaatshxasan2152
@banaatshxasan2152 3 сағат бұрын
War waa kudaalnayee wax sameey hadaa wax iskuhayso English ka botada eh naga daayee 😂😂😂😂🙄🙄
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 3 сағат бұрын
Adigu sheekadan wali ma fahmin miyaa,,, Horta ma fikirte social midia Waxa kajiro io Waxa lasoo bandhigo badan kood waa been io fataalnimo soo Jabra & Real Enjoa , ,isku magaalo io isku meel ayey jogaan Dad labo meel joogo Ayey iska dhagan oo live ayey isku botenayan Veiws baa laga rabaa shaxda fahan sheekadu oo dhami waa ka isku kala kicinoyaa Lee qof social midia kujiro oo walibo soomali kula ah haba kayeelin Dagaal baan galaa beentiis waaye ma istaaban karaan oo ciji foodeed iskuma taaban karayaan Aniga Ayaa Maleysia joogo oo Jaamacad kadhigto,, oo kabarto Faculty,,, Bussiness manegmant Sharuud dahooda aad Ayey u adag yihiin
@Namiizaahmed
@Namiizaahmed 3 сағат бұрын
War naga aamus nefad yahy somalipa ma taqanide😂😂😂
@Nobody1579
@Nobody1579 2 сағат бұрын
Wll af somalika baro plz waq waq 🫣😱😱😱😱🤪🤪🤪🌈
@NasroIsbatore
@NasroIsbatore 2 сағат бұрын
Icun wa waxad idinku sameysana idinkana taqaanin warka ha ugadin ninka icun idinka sameysana la idin kabartey cadcadke
@NasroIsbatore
@NasroIsbatore 2 сағат бұрын
Inta boteyneyso koley wax Kuma qadeyside ilmo yarod dhali kartana dawa dhigten wayo ilmaha Jabra dadki DHAN buu lakaftama waxna kamaso caqadan ceydiise adiga maxa uqdad low kadhigey midake maleysiyo Yan Laga so tarxiilin on botada iskawalka iyo hajawada benta intey safarada aragto halagu so tarxiilo
@MohamedabdiqaadirJanah
@MohamedabdiqaadirJanah Сағат бұрын
GB
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 3 сағат бұрын
Real Enjoa Gar io gar daro waan ku wataa madaxa sare ayaad iisaran tahay Ee Shekadaan kusoco kuna siiwad waayo waxaad arkesaa Rag padan Caqligooda io Qalbigooda waxa kujiro ayey ku shegayaan ileen inta caqliga usaaxiibka oo wax fahmaayo way garan karayan inee sheekadas isku kala kicis tahay waayo waxaa Laga rabaa ,,veiws fiican in laha sameeyo baa larabaa
@MaslaxMaxamed-u4x
@MaslaxMaxamed-u4x 2 сағат бұрын
Nin ka raga macaytamo sidii nag na macandhuufo raganimada hana ceybeen wax dhintaa the
@DiiriyeSiyaad
@DiiriyeSiyaad 3 сағат бұрын
Maqasabaad isku kaaya bari dee orod jabra iyo xuseen xcagaha ka shumi inay dadka ku tuseen
@ashahassan3869
@ashahassan3869 2 сағат бұрын
War nin weyn ba.tahe xiisho.maxa.ku.waley watba.fcn.eyt.
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 3 сағат бұрын
Dagal iyo isqabqabsi views badan lagu heela miya lagu dhahay enjoa.
@sundusyuusf7608
@sundusyuusf7608 3 сағат бұрын
Team wash wash away
@ABDIRAXMANKHADAR-d9q
@ABDIRAXMANKHADAR-d9q 3 сағат бұрын
ya iwacday❤😂
@AyaanOfficial-k4f
@AyaanOfficial-k4f 2 сағат бұрын
Yaa I wacooyo😂😅
@FartunAxmedCali-z6h
@FartunAxmedCali-z6h 49 минут бұрын
Wanakana😂😂😂😂 wash wash
@shamsucade5115
@shamsucade5115 3 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@NaasoHooyadaa
@NaasoHooyadaa 31 минут бұрын
Sax 😂
@gashireedla1740
@gashireedla1740 3 сағат бұрын
Xoolo aan qaab lahayn
@MuhanadMahas
@MuhanadMahas 3 сағат бұрын
Adiga maalin kasta booto miyah haysah neefow
@XamdaCabdi-kl8ef
@XamdaCabdi-kl8ef 3 сағат бұрын
War ninka iska celi maba iska amus
@Kadirmuller
@Kadirmuller 2 сағат бұрын
Wanku dawaday like na kuman saarin views kuman biirin seen ku yeelay abaayo cadey 😅 Ma fahmi kartid faladhaha raac
@MohamedAli-l1b2l
@MohamedAli-l1b2l 2 сағат бұрын
Booti😅😅
@SabirinAbdikarin
@SabirinAbdikarin 3 сағат бұрын
Xaa laga ooyaa waryaa ninkan waa waa nin ogadena kafagow
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 3 сағат бұрын
Where,s Og 😂 who are a you
@King223-m6n
@King223-m6n 2 сағат бұрын
Guul team Enjoa Xasidin Farixa oromoo iyoo Queen Jabra(Mj oil)
@MaryanHuseen-dl7ql
@MaryanHuseen-dl7ql Сағат бұрын
Family milkshake
@YahyaMed-xp8nv
@YahyaMed-xp8nv 3 сағат бұрын
Lwax🎉
@CaashoCaliXoosh
@CaashoCaliXoosh Сағат бұрын
Waxd hormar la gari la dihiin ayd qabtiin wlhi hal wiil oo Aad dhali kartin ayaa idiin'ko dhan dagal siseen waxas ceeb Dumr neh sidaa lo cuno mba taqin ee dumr Afka ka reeb tan kle neh sida lo hdl so baro hdl xumo kgu dhamty
@mohaibrahim8320
@mohaibrahim8320 3 сағат бұрын
War isku xishow nin weyn tahay
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 3 сағат бұрын
Veiws baa laga rabaa Shekadas waa isku kala kacsi leee Aniga kula hadlaayo ayaa maleysia joogo,,,oona Jaamacad kabarto 8" years baan jogaa waligey nh ma arag Kuwa is dagalaayo Ajaanibka xittaa oo dalka udhashe isma taaban karaan sbbto ah waxaa looga baqayaa Sharuudohoda ayaa adag,,io xukun kooda adag lkn Muslimiin Ayey upadan yihiin maleysia ilaa kuwa qaar ma ahanee tukan ama Mole hadaa gasho Salaanta islaamka laguugu soo dhaweynaa Halka gaalada kale ay ku dhahayan You welcome
@XawoXawocadey
@XawoXawocadey 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
JABRA OO WACDARO KA DHIGAY KULANKII LOO QABTAY MAXA KALA QABSADAY
17:58
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Music Video)
2:50
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 2 МЛН
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН
UFC 287 : Перейра VS Адесанья 2
6:02
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 486 М.
ARINTA JABRA IYO TEAM ENJOYA TALO FARAHA WAA KA BAXDAY
8:19
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 7 М.
PRANK KII UGU XUMAA JABRA AYAAN HORTIISA KU AMAANAY MAXAA IGA RAACAY
10:19
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Music Video)
2:50
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 2 МЛН