Farxiyo adi iyo asaxabtada iso duceyaa waxan galaya qaalin ilma lagu qalya
@naasirmaxamed64182 жыл бұрын
Alhe haku fududeyo nabad kaga so bax wlshy
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
@hibaqahmed44052 жыл бұрын
Masha allaah nin wanaagsan weeye Raxmana waa gabar baari ah naagta la furay oo gabadheeda iska soo tuurtayna way gar daran tagay Raxma iyo ninka reerkiisa midna inay aflagaadayso way ku khaldanayd
@Ixtisaam Жыл бұрын
Masha allaha sister
@سامسونجسامسونج-ه8د2 жыл бұрын
MashaAllah ♥❤♥❤ MashaAllah
@serhombotv70332 жыл бұрын
Masha Allah
@somalitiktok26372 жыл бұрын
Masha allah farxiyoy shakadi gabadhi sxbtey qiyameysay away
@hindamohamed47682 жыл бұрын
Asc wll farxiyo tawakal alleh ha kuxfido
@Ixtisaam Жыл бұрын
Masha allaha farxiyo ❤
@nashaadnalka60042 жыл бұрын
Farxiyo cadey masha allha
@xuriyatmatbakhfaiza26252 жыл бұрын
Masha allaah xabibtii shukran 😍
@farxiyamuse25752 жыл бұрын
Masha alah tabaraklah Edo farxiyo Sida quruxda badane ad noguso tabisay qisada intas kadib. Waxan la yabay nagaha mar hore Nin furay dartis u maseyrayo yahu WA qumayoyin kuwasi teda kale WA xasid nagtu rerka geridu gadhay bay. Murugada UGA faidaysane acudubilahi bal haday gabadheda rabto maxay awal u wada waysay mayse marki tacsidu dhato imato
@hodanahmed13292 жыл бұрын
Sax waa qaar layaab leh
@amranmaxamed93372 жыл бұрын
M.a Maama anaa u horeyo pin 📌 allh ku sharfo
@deeqomohamed45702 жыл бұрын
Wcs habo mcn Allah ku xafido adun iyo aqiro amin amin ya rabi
haa m.a aniga inaa sha qo ku qab ta muu yee maba o fdhaii s to fir xiyo ta wakal ma.
@ay462 жыл бұрын
Mashaa Allaah
@سعديهعثمان-ج8غ2 жыл бұрын
Saaa u dhaajisay ayaaba cajiib ah qosolkaa iga dhameysay abbaayo farxiyaay🤣🤣🤣alle ha inoo kaa xifdiya qalbi
@shamsoadam82612 жыл бұрын
Wcs Abaayo Masha Allaah
@asiilmahir60722 жыл бұрын
مساء الفل. يااحله..بنت.❤💚💙💟
@mrd42052 жыл бұрын
Wcs abaayo Farxiyo queen MA❤
@ALNUURTV2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@nuuraabdulle42182 жыл бұрын
00
@nuuraabdulle42182 жыл бұрын
L
@raxmaxassan70302 жыл бұрын
Farxiyooy jafw iyo gabdhihii baska loo sameyy
@hodanahmed13292 жыл бұрын
Waa sheko farxad miidhan
@ALNUURTV2 жыл бұрын
Allh ku xafido
@Najaxibahim10 ай бұрын
Shekadan wanka heley❤
@hamdiali4512 жыл бұрын
Msha Allah xppt Maanta dhegaysayaa xalay internet waayey wlhi Alhmdulilh hada helay 🥰
@nadiya0782 жыл бұрын
Sheekada markey mel mcn mareyso ee dhamato Waxa i qabata Habo farxiyo ma wacda cawa no dhameys tiri ma dhahda 😢😂Haboy xooga no dheere noh haweenkan dhageysan hurdo maba i jirto ❤❤
Aww. Yaaawaaye.naagodumar narwadumaroo heedheh baaan tantan ka ahay.
@xusenmaxamuud38672 жыл бұрын
Keep going my sister 🙏🥰ma name is Faiza 🥰🥰
@NimcoNunow-kz2ho Жыл бұрын
Wcs walashy
@shamsomohamed93742 жыл бұрын
Asxaab ta haley caawiyo waxaan rabaa taley foon ayaan rabaa wayo dheh kan cida aan la joogo ayaa isii yeen wax yar qalad hadiiy oo iga dhaco waxaa lai leeyahay soodhiib naaya ma adi gaa is kale ayadoo dad ka la istus tusaayo walaahi oo bilaahi oo talaahi🙏haleey gado
@gabdhsomaliyed59892 жыл бұрын
Hhhh ugu danbeyn sheko inan an isku magac nahay ba laso dayey (Rahma cadey🥰)
@caashoxuseen47172 жыл бұрын
Wcs
@queenmaryamlovely97632 жыл бұрын
wlley sidan ku radinaya wan dale fb ayan wxn ku arke ado ka shekenayo gawar yesmin la dhaho ano dawanayo gacanta iga dhace hada xage ka hele abayo 👏
@ayaancr2 жыл бұрын
Hooyo macaan hooyo macaan hooyo macaan 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂
@ksaksaksaksa33692 жыл бұрын
wlhi wan lasocdaa marwalba sheekada
@farhiahassan20532 жыл бұрын
Away sheekadii ilahaan apaaayo
@qrafim91932 жыл бұрын
💜💜
@siamabdiris992 жыл бұрын
Somalida qisoyinka Ku dugani badanaaa
@ksaksaksaksa33692 жыл бұрын
wad nagasoda hisay sheekada saan ufirinaye wan dalau