subxanallah waba sodoh aan alle kabaqin iyo gabdho ey dhashay acudubillah talow dadkasi intey ku dambeyan waba umad aan alle kabaqeynin naxaris darana yahu kasi nin ma ahen inu fura u ficned kasi dabal ayu ahaa oo dulmiga hooyadisa iyo walalihisa dulmi ku tagerayo. aaqiro war ayaa yalow wale inta aan aaqiro la garin adunka aye ku arkayan nabsigey ka galen gabartani naag nool hodan