Abayo farxiyo anigawaxan ahay baxayro ninkeyga safaroowaye sanad ama sanad iyo bar halmar ayuu imaana bilooyinkii uujogan maseer ayuu igudilaa asagoo sariirteyda jiifo ayuu naagtiisa lasheekeysana anigan marikii ayada lalajoogo ituu isoowaco ima sheekeynayo hadii aan waxa ugu bahado aniley wacayo waxasa rawaa hadii cunug iga xanuun sado anigaley dhahayo cunuga iga xanuunsan abayo ilatali
@caynaancisman95172 жыл бұрын
Wllo waxasi dhibmaleh sasabo shaqaysana haduu kaa maqan yhy hawl lee kaalama qan yahy io cuna u karis mad qaraabadiina ah keendo xafada sma hooyo caruurta ha kuu hayso suuqanagal oo shaqayso markuu ku arko adoo u jeedin isgaa ku sooraad sanay markaad gacanta wax kudhigtana ka masayrsii si uuna ula hadlon naagtaa kale
@farhiyoawale61992 жыл бұрын
Abaayo ruunta uu sheeg haduusa dido. Wax biilka kaga so horo aruurso. Shaqeeso go'an ka qaado.
@Umumaahir-j2h2 жыл бұрын
Talo hdaa ku siiyo 1 alle isku xer 2 ducada badi asigane u duceey 3 barashada diinta ku dadaal 4 caruurtaada ku dadaal si ay diinta ubartaan gurigaada guri diimeed ka dhig 5 salaada ilaali towbad keenka badi illhy xaalkaada kuu is laa xinaayo meelaadan ka filaneynin wuu kaa arzaaqaa ومن يتق الله يجعل له مخرجا ويرزقة من حيث لا يحتسب lkn aduunyo oo buris bas u geshid wllhi guul laguma gaaro ee rabigaa ku xernaaw dhib hdaa dareentidna asiga ku carar ninkaadana tiisa hduu ka gaabiyay ilhy u bari adina xaqaaga gudo marwalba
@Umumaahir-j2h2 жыл бұрын
Lkn iska jir in aad ilmahaada daadisid oo suuqa gashid hdaa wax qabsaneyso gurigaaga ka shaqeyso
@هنادي-122 жыл бұрын
Abayo waxa laga yawa in ad adiga ka bad badisay nimanka marka laga badbaadiyo wey ka xiso dhacayan waxa larawa in ad inta ad asiga ku mashquli lehed naftada ku mashqusho iyo ilmahada maxad uso dhahday ayada ma Iga fican mad iso wac did ma inacday waxas dhan yu ka malin naftada qimey markad aragto in u naagta la hadlayo qolka dhan ka bax ilmahada u tag ama mobile ka musalsal ka shido e is ka dawo is mashquli markasto duceyso in uu alle naag ad adag ka dhigo maser qalbigada ka madoweyo marku ku arko in adan kala jeclen in u ma qan yahay iyo in u jogo asiga ka so daba cararayo qofki hadal kada fahmi wayo amusnan tada ayu fahma hadu qeylinayo adiga shib ka dheh hala dodin abayo qof naftada qimey si lagu qimeyo qofkasto o naftisa qimeyo cid kasto aya qimeyneyso naagta kale ha ku so she qadin adiga ha is ka dhigin in ey wax ku dher tahay nin cunto karis iyo maanta dhan hadad shaqo guriga ka haysid kugu ma jeclanayo ee wuxu ku jeclana markad naftada jeclato od qimeyso o mobile kisa ad barin ad manta dhan suaalo weydin naag is ku kalson noqo abayo qalad na ha ifahmin walashey taladi an sin lahay ayan ku siyay rekada in u burburo ma jecli ama minweyn ahaw ama min yar ahaw adiga waliga dacad is ka ahaw lilaahi iyo laqdabo Mel ma is ka galan gul ayan ku rajeyna insha Allah
Mashallah hooyo farhia wan kugu xiranhy. Dadka raba inay qisadoda ka hadlan xagay kla so xiriiran hooyo ana qisa xanun bdn ba igu dhacde an so gudbiye
@janaofqueen8442 жыл бұрын
Asc
@abdallemohamed64482 жыл бұрын
@@janaofqueen844 wcs jana
@hodanahmed13292 жыл бұрын
Noo soo daa 😁😁
@xalimomuxamed58352 жыл бұрын
Hoyo garoob caruur korsato blz shaqo igu cawiya
@salaadoabdullahi76422 жыл бұрын
Masha allh xbbti
@hanahapi38582 жыл бұрын
Minyaro faa'ido mlha
@farxiyamuse25752 жыл бұрын
Farxiyo ku jecliya wlhi yutubka hadan ka arki wayo wa murugoda wakugu farxa marka ku jedo sababto ah shekoyinkaga quruxdan badan ayan ad u jeclahy 🥰❤🥰❤
@doolcaadey57232 жыл бұрын
Wcs Farhiyo tawakal waad ku mahadsahay sheekoyin kaga 👍👍
@fadmaadamcali91342 жыл бұрын
wcs
@ubaxwoowismaaciil79992 жыл бұрын
M ,a xbbti ❤❤❤
@ramlaibrahim76912 жыл бұрын
Hhhh caawa qaraaxo ayay leedahay aniga hadii aan guursanayo ilahay nin naag qabo iguma oga xita mid horay uso guursaday marabo midko isla bilaabano nolosha le 😂😂
@Maryan_idil2 жыл бұрын
Isku fikrad baanu nhy nin bik**o aa gursanaa mustaqbalka Mid naag qabo iyo mid lasoo furey magan Allah
@umaymacumar48582 жыл бұрын
Ilaahay amarkiisa sheekooyinka naaagaha la isla qabo waanb ka helaa😂😂😂😂
@fartuuncalicabdi8662 Жыл бұрын
Ani camal athy wllhi waanba raadiya wllhi
@seynab9696 Жыл бұрын
@@fartuuncalicabdi8662 aniga neh sidokale
@باشرالامام-ت7ش2 жыл бұрын
Asc abayo farxiyo tawakal masha Allah
@zainabmohamed16442 жыл бұрын
Walaahi saan u qoslay lee caasho lacag teedi waxay kudhamaysay halagu amaano 🤣🤣🤣🤣🤣
jecliya jabkeda gabar bila kala suni aha o nin xasa gursati adu helya nin xuraha maxa bada ku geliye ilaheyo kamagan xata mida su gursadi o kala tagen
@faizahashe97582 жыл бұрын
💯💯💯💯💯💖💕💞
@sacdiya18762 жыл бұрын
Inta aad dadka kaleh qanci is ledahay ayaad dhimaneysaa, weligaa dabecadada caadiga ah dadka kula dhaqan. Ama hakugu nacaan ama hakugu jeclaadan
@nabaatmohamet25412 жыл бұрын
Walaahi maseerka waxjiro lkn waa waxjiro laakiin waleesdhaa maa
@HibaakMohamet Жыл бұрын
😂naag maseerysaa markaa hore mxaa nin naag qabaa u geeyeey
@fartuunabdullahi80272 жыл бұрын
Wlh wa qoslay lacag aan aruuriyey ha luku amaano u dhamee lakama yaabo taas inaa sameeyo
@farhiafarah69542 жыл бұрын
Iyaaaaah minyaraaa laga madayraa gabadha kgayraaaay kunjeer idhalikarto.iyaaa sedexaad yareeeeey
@roodacrixmanmaxamuud69242 жыл бұрын
Minyaro maseyrty maan gaabana bal day qado kari😁😁
@Saaaboooyy12 Жыл бұрын
8mobeel aa Subscribe kaga saaray😊😻❤
@zulekhahussein49192 жыл бұрын
Wsc
@simanxarago45302 жыл бұрын
horta aniga waaba yaabee naagaha minyarada eh Maxey igu mashquulaan bahweynta ma marki hore ee kusoo galaan lama jeclo miyaa mise waxey isleeyihiin hala furo yaabka I haayo anigane waxaa waaye inta minyaro aan arkay ayagaaba maseersan
@naimaabduqadir99062 жыл бұрын
Wexeeba u haystan in lafuri dono taas Ayaba ku qufulan mrka dhan ee ninka so raceyso lkn Ayga le gadaal ka baxo ultimo maser dardi Abay Ani iso ducey tii 3xad baa hda Lela gursady ,inu Alle sharteda idhafsho ,aby xage Kala so xarira Ado mahdasan
@@hiboahmed2002 ha wallhi SAS wa mida 2bad sand kahor bu ila gursaday wallhi Wali wa Yarahay 30 xata ma Garin 25ba jira 4caruur u haya mrka 9sano ba u sabraye dhib iyo dhef malinku her Garay uu lacag yeshay ,bu ila gursaday mid 2bad tii sand Aso qabo ,Isla hada An kula hadlayo 7bu ku jira wallhi tii hore wax maser tir eh iyo maslaxo kama helin cidisa iyo Asi sixun be I xumeyen,hadane tii 3xad marku gursaday Isla sidi maslaxo iyo maser tir ima siin ,Shiba ka dhahay 4tan Naago gadal ka yimi Uma dadinayi blse ogow inadan ku daheyn Ayaga le SAS ba dhahay Wana iska joga gurigeyga,Koley Ayaga iga maseeri dono Ani hda wax maser eh ima hyo nin an iwanjineyn ma ba mudna Ina umujiyo Ina u bahahny kuwane barkinta le ka dheresane Asa marku so Arko wax u badala boski An ugu jiray mcanaha naag ila dhaqan eh marku so wayo Asa imanaya insha allh ,mrka ,shartoda ilaah ha I motiyo
@hiboahmed20022 жыл бұрын
@@naimaabduqadir9906 abaayo masejarka iga soqabo anaa ku haayo qiso hibo axmed igu qoran xabiibti
@naimaabduqadir99062 жыл бұрын
@@hiboahmed2002 Abyo sawirkaka ma ku saran
@asmaabdirahman86362 жыл бұрын
Asc farxiyo tawakal cawimo makaa helayaa
@zuheyramao15482 жыл бұрын
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo
@hibaqahmed44052 жыл бұрын
Kkk alla minyaro masayrtay maan yaraa baan maqli jiray. Minyarooyinow masayr ka joojiga kkkk
@shamsobashir44842 жыл бұрын
👌👌👌🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥀🥀🥀🥀
@umuqurux90932 жыл бұрын
Wale nag la ila qaba akteyda iska dhafe xita gurigeyga lagula hadli karin ha horeso ama ha dambeso wa nag kasta kartideda
@umuxudayfa22572 жыл бұрын
Ar masayraa may iskala saaxiibto maxay kufali amaanteeda
@deeqo7cadey749 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 wale waa iska washe caasho
@saqiqa2 жыл бұрын
Caasho kiin Dhibkas maxa ku geeyey 😂😂 liin qabow iska gal 😂😂😂😂😂
@dhalboqortoyo65432 жыл бұрын
Kkk gabadha maxa dhibay
@marisacabdi444211 ай бұрын
Zhaqo jecela😂
@cupcakesmia12662 жыл бұрын
Wcs abaayo 😂😂😂
@hanisiciid3152 жыл бұрын
Minyaro masertay maan gaabanaa Aaa maqli jiray mashaqee lugaha la gashy intaas ooo dhibaataa maxay lugaha u geliyey🤣🤣
@Marlaarag58212 жыл бұрын
minyaro amaan raadinaso maan gaab miyaa allow alle sow maaha