#farxiyotawakal

  Рет қаралды 58,304

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

Пікірлер: 274
@nasroosman464
@nasroosman464 3 ай бұрын
Farxiyo wlh wax badan ka faaiday alxd nolasheyda wax badan ka badalaayo thanks abaayo
@MUMTAZSEID-t1w
@MUMTAZSEID-t1w 3 ай бұрын
Jafitaanka ayan kasijeclahay qisoyinka farxiyo gabdhaha dhirigali
@HiboAhmed-j5s
@HiboAhmed-j5s 2 ай бұрын
😢yvj
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 3 ай бұрын
Yaa jafitaanka ila jecel 😂😂😂
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🫶🏻
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 3 ай бұрын
أللــــــــــــــهم صــل وســــــــلم وبــــــــــارك عـــــلى سيــــــــدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين يارب العالمين❤❤❤❤❤❤❤❤
@MunoCali-b3b
@MunoCali-b3b Ай бұрын
Alahuma sali wasalim calanabiyina mumadin salalahu caleyhi wasalam
@mariaadeec
@mariaadeec 3 ай бұрын
Habaryar farxiyoy maku dhaha mise apyo farxiyo ani 17 jir kugu xiran ahy wilina guriga hoyadeda jogto la gursanin shekoyinka gbdhaha gulestayna wa jeclhy wliba tii aasiyo aaad 😂❤❤❤
@Queen7788-6
@Queen7788-6 3 ай бұрын
Iskumida nhay sxpey😂🫶🏻
@AdeecoAdeecsan
@AdeecoAdeecsan 3 ай бұрын
Farxiyo waxan kugu xiranahy mudo labo sano ah waxan ahay gabar garooba oo caruurtiina laga qaatay adi hortaa markasta waa murugaysnaan jirey waa iska ooyi jirey lkn hada mudo 2 sano ah kugu xiranahy waxan badiyaa saliga nebiga scw shaqo waan helay nin wanaagsan oo baariyana waan bartay waxbaa no dhow dhow markaa jasakalaah farxiyo
@jamaljaan3351
@jamaljaan3351 3 ай бұрын
Halkaga kasi wad abayo ilhy halagula garab galo❤
@UmuUpthirahmaan
@UmuUpthirahmaan 3 ай бұрын
Wll alah amuuraha inta kuu hadhay ha kuu sahlo awlaadadana ilhy halkay jooganba ha kuugu xifdiyo
@IQROCabdi-w2r
@IQROCabdi-w2r 3 ай бұрын
M.a
@fahmaali3542
@fahmaali3542 3 ай бұрын
Abaayo ilmahaada soo cesho. Ilmahaada cid aadan adiga aheyn jaceyl ma tusaayo. Mana daryeelayaan.😢
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 3 ай бұрын
Allow nin fcn kaaga dhig ❤❤❤
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 2 ай бұрын
Abaayo Farxiyo Qurbe anagaa ku daalanay waxyaal aan stress iyo cunsurinimo aheeyn maleh dad aan ku arki karin oo Diirkaaga neceb ka soo horjeed ayaa taal Wadankeena quruxda badan alaha inoo dajiyo dadkeena ku Wii wadankooda Aamina. ee isku tashta alaha ka dhigo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤
@Somalibarbie1
@Somalibarbie1 2 ай бұрын
Amiin yarabi walashay
@maryan4436
@maryan4436 27 күн бұрын
Iyo caruur see rabaan noqonaayaan baa qurbo yaaal
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 9 күн бұрын
@@maryan4436 👍
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw 9 күн бұрын
@@Somalibarbie1 🤲🥰
@NimcoHassan-z8j
@NimcoHassan-z8j 3 ай бұрын
Aniga inaa guuleystaa rajeynaa insha allah mar dhaw ayaan guursaday sanad iyo bar ayaa reer leeyahay isoo duceeya abaayo yaal inoo awlaad igu arsaaqo aniga iyo xaajigeyga iyo inta islaam ah faataxada ii mara ❤
@mariaseidxuseen2279
@mariaseidxuseen2279 3 ай бұрын
Wax kheyr qaba ood ku farxdo alle hakugu arsaaqo abaayo
@ZainabAbdi-yo2eo
@ZainabAbdi-yo2eo 3 ай бұрын
2021 aan bartay😂channalkaaga gabaryar habaryar u ahay 16 jir aheen subax ayadoo ku fiirsaneyso argay waan weytiiyay wey ii sheegtay qoftii yareed inaa shaqeestaa rabaa ku waalatay aabaheed aabe shaqo lacag sidee ugu jirtay Dubai loo diray walaashey dagan hada 19 jir waaye 90 jir ka aqli badan suuqa Dubai ka adeegtaa dukaamada u adeegtaa yurub iyi America iyo canada 🇨🇦 naag nool noqotay waa ka yaabaa cunugtan yar Maxaa walay dhahaa lkn fariid waaye Masha Allah ilaayo hada wey ku dhageysataa❤
@Hodans-dairy
@Hodans-dairy 3 ай бұрын
Abayo qof Dubia iga so adego Ana ubahan inte ka la xirira gabdha?
@halimasadiaabdisalama6335
@halimasadiaabdisalama6335 3 ай бұрын
Mashlh dheh😂
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 3 ай бұрын
Mnsha allh abyo
@FarhiaKhaalid-or4du
@FarhiaKhaalid-or4du 2 ай бұрын
Samiyey abyo ani 20 sano jira walina maguursan jamacad dhigtaa mashllh adiga ayaa roll modelkeyga ah marwalbo adiga adiga ayan kugh xiranhy m.a mcnto hormar wacn❤
@H2o..2go
@H2o..2go 3 ай бұрын
Markaad dad lee unooshahay waa saan,aniga waxaan dadka udex galin wa sidas,markey lacagta kadhaamato kumaba yaqanaan.inta qarabo iyo asxaab ku haysaan ilmihiina xaq haka galina😢
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf 3 ай бұрын
Waa sax bukta badan iyi baahida waa leysku nacaa
@FadumoHufan
@FadumoHufan 29 күн бұрын
Thanks abyo inshlhaa sandka danbe ban dub ugsoo laaban inshlhaa 🎉
@FartuunAli-r3s
@FartuunAli-r3s 3 ай бұрын
Maclimadeyda ayaa tahy wlhi wan ku Aaminsanhy farxiyoo allh ku daayo
@FarhiyoFaraxsan
@FarhiyoFaraxsan 2 ай бұрын
Samiyey horta leyma qabo lkn shekoyinkada saujeclahay allah kujeclado ❤love you xppti💋💋💋
@ayanfaraha6377
@ayanfaraha6377 2 ай бұрын
Maasha alaah walaahi wax badan baan kaa faa iday jafowga soo badi rootiinkii aaway ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Halishtask
@Halishtask 3 ай бұрын
Mashaallah,dhiri galisatheni, you are amazing sis,may Allah bless you ❤ ilove you sis
@baxsanmaxamud8227
@baxsanmaxamud8227 2 ай бұрын
Jazakallah xbbti❤
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 2 ай бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah congratulations xappty ❤❤❤❤❤❤❤❤
@HibaaqCige
@HibaaqCige Ай бұрын
Masha Allah hooyo fican waaye
@Mssvlog427
@Mssvlog427 3 ай бұрын
Habo farxiyo ajar allah ka siyo wlh wax yabo badan aan ka faiday booska hooyo ii gashay wlh inta aan ka faiday ano hooyo ii noleyn aqli yeshay inta wali gursanin ii aqliyese thanks 🙏
@anabhalane663
@anabhalane663 3 ай бұрын
Man sha allaah Habaryar barakallaah halkaas ka Wat iska ilaali dadka an waxlaga faaiidey❤🎉
@hodanhussein1747
@hodanhussein1747 3 ай бұрын
Farxiyooy naagsaa ka hadlooso waa aniga😂😂😂😂
@dekofuad9820
@dekofuad9820 3 ай бұрын
Hormar wcn wllshy
@SalmoYusufAhmed
@SalmoYusufAhmed 3 ай бұрын
Wlhi dheh
@IdmanMohamud-ei9xb
@IdmanMohamud-ei9xb 2 ай бұрын
M.a abyo Allah kubarakeyo jafitankaaga Laguma jabin
@somaliyahanoolaato2021
@somaliyahanoolaato2021 2 ай бұрын
SUBXAANAALLAH naag waligaa lagumafasaxo gurigaada
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 3 ай бұрын
Shukran qali waa waano wanaagsan qof walba oo aqli usaaxiib ah qaadato waye jazaakallahu akheyr ukhti
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 3 ай бұрын
Mansha allah farxiyo 5 sano wan kugu xirna dhiiri galisadeyda baatahay waxan ka faaidey maba koobi karo alle haku xifdiyo ❤❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 3 ай бұрын
Farxiya waxa badana kafaidaye masha allah❤❤❤
@HamdaMaxamed-s5y
@HamdaMaxamed-s5y 2 ай бұрын
Walaalayaal ii soo duceeya inuu ilaahay lacag khayr qabta isii yo😢
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 3 ай бұрын
Abaayodaa shekadan nosoo dhiib tey shuugran abaayo macan aniga ahan waxan Kala baxay waxbadan oo ii an facaya aniga xaas ayaan ahay 6caruura aya ii joga o 8jir ugu wen yahay 2bil mid jira ugu yaar waxa i jogta shaqala alyowm ah hal mr ayay guriga ka hagajineysa dharka dhaqeysa iyo welasha guriga intey ka qabato guriga inteda kale aniga qabto shaqa dhamad malahan shaqalaha leskuma dayo saad rabto ku yeli meyso mrka Alx weligay shaqalo iskuma fasaxin mida kale aniga laxow jeclo waxan jeclahay waxba inan lagu dhelin alx alabteyda guriga sii good mamulka noloshaa aniga aya haya alxamdulilaah
@umumunasar12
@umumunasar12 3 ай бұрын
Ma, and Abya mula mida ahy shaqalo laskuma fasaxo ❤
@Iqraali-s5o
@Iqraali-s5o 3 ай бұрын
Soo dhacyeeey jafitanki team marwo idin awa😂❤
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 3 ай бұрын
Good 👍 👍 👍 👍 👍 👍 farxiyo cadeey mashallah Mashallah
@ugasohaji
@ugasohaji 3 ай бұрын
Habo wx bdn ka faaiday sheekada iyo jafitaanka ani jafitaanka jeclahyh reer hada dhaw yeeshy ano wxbdn kal og aad u mhdsanthy jazaaka allah kheyr habo 🥰❤️ jasadaada jano alle haka dhigo
@blackgiganosaurus
@blackgiganosaurus 2 ай бұрын
Mashaa Allah great advice, khair Allah haku siyo xababti ❤
@zamzam5255
@zamzam5255 3 ай бұрын
QIISADA FARDOWSO BARTA 4 AYAA SUGAYEY XILII DAANBE AYEEY II TAHEEY ♥️ ❤️ ❤❤❤❤
@Nastexanuura
@Nastexanuura 3 ай бұрын
Channel ka kale waye Wana laso galiyey
@KiinMaxamed-l2d
@KiinMaxamed-l2d 3 ай бұрын
Rootiin marabno habo dhiiri galin le rabraah❤❤
@nimoibrahim4688
@nimoibrahim4688 3 ай бұрын
Farxiyo mahadsanid abayo....wxbthn ayan kafaithay❤❤❤❤
@aymaaabdi9775
@aymaaabdi9775 3 ай бұрын
Habo Farxiyo wlhi waxbadan baan kaa faiday awal dahab waxba kama ogayn mantana zaku gaaray ilaahay hano kaa daayo habo mcn
@hooyasharaf
@hooyasharaf 3 ай бұрын
Masha Allah Abayo noso badi dhiragalanta
@umyassir3022
@umyassir3022 3 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@amiirocaliwarsame4411
@amiirocaliwarsame4411 3 ай бұрын
dadka lajafa makujiri lkn wa iskajeclahay ina dhagesto😂
@HawaSalah-n6u
@HawaSalah-n6u 3 ай бұрын
Masha allah hawar yar wax badan ka faiday shukrn
@SabiriinCabdiwaxid
@SabiriinCabdiwaxid 3 ай бұрын
Ani suuqa hadaan aado waxan rabay mahee wax kle lacagta ku dhamaynaya bil kastana bisha dame meel wax dhigo is dhaha maba lahan😂😂
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf 3 ай бұрын
Suuqa bakaaro qofkii aaada maka dhaxbaxaayo lacag dhameys waaye
@maryama55
@maryama55 3 ай бұрын
Walaasheey iga weyn ii noolow dhiiri galiso aa iitahay❤🎉
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 3 ай бұрын
Asc farxiya iyo asxaabta been kuuma sheegaayo waxaa tahay dhiiragalinta dumarka macalin da yar baatahay qeer allaha hakusiiyo aniga waxaa kaafaa iiday tusbaxa anoo murugeysan niyad jabsan ninki igatagay africa iga aaday igu jees jeesay iisoonoqday hadana bil gudaheeda iga tagay tel iga xertay asxaabteyda iyo familkeyga idhaheen maxaa usooceshay mac ayeey kuutahay aan farxiyo bartay waa guuleystay tusbaxa iyo saliga nabiga salawaatullaahi caleeygaan kuguuleeysta maashaa allaah thank you so much ❤🎉
@anabhalane663
@anabhalane663 3 ай бұрын
Man sha allaaah tabarakallaaah Farxiyo abayo aqliga allaha ku saa idiyo
@hodandahir8111
@hodandahir8111 3 ай бұрын
Masha Allah wa runta nadafad wa nafata barkad cadiga wa cafimd
@CaashoYuusuf-c8m
@CaashoYuusuf-c8m 3 ай бұрын
Haabo jafitanka aba u xisay sidi biil dhalatey u sogaa jafitanka io dhiriigalista❤❤
@QadroMohamed-w4b
@QadroMohamed-w4b 3 ай бұрын
M.a farxiyo dhirigalintada waan ka helaa runtii xifdullah abyo keep going ❤😊
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 3 ай бұрын
gabar biil qadanaysa in ay dahab keda gado waba qalad lkn wax muhiim ah melkalod wax kakento waydo. Haa
@nolashawaasamir9849
@nolashawaasamir9849 3 ай бұрын
Shaqaale waa heysataa lakiin cunto leyma kariyo
@SaadiaAli-m3d
@SaadiaAli-m3d 3 ай бұрын
Sido kale nadafada ii qabata cunad anaa karsada
@LadanYussuf
@LadanYussuf 3 ай бұрын
Jazakallahu kheyr farxiyo❤❤❤❤❤❤
@NaGiibAdam
@NaGiibAdam 3 ай бұрын
Farxiyooy wlhy waxan kaa faiday illahay baa og illahay haku xafido caqligana haku barakeeyo
@SumayoMaxamad-ux3wz
@SumayoMaxamad-ux3wz 3 ай бұрын
illahayoow itus anigo bili adam ka kaftomay oo isku filnadan.iso duceya asxabeey illahay inu amuraha ii sahlo
@Aslit3v
@Aslit3v 3 ай бұрын
Wcs abayo Allah kaa ajar siiyo ani wax badan aya kaa faaiday waxan isdhaha farxiyo 5 sano kahor maxa u baran wayday hada ku dhowad 2 sano aya kugu xiranahy inta kaa faaiday wax laso xisaabin karo maaha jazadada jano Allah ka dhigo❤❤❤
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 3 ай бұрын
Abaayo man'sh Allah shugran wlashey qaliiiyey aniga Horta washaqen jirray wagii aan gabar aha family ga ayan bili jiray o dalki jiran mrka bilasha kala diro wixi soo hara dahaba ku gadan jiray hl grm xita wa gadii jiray mrka shaqa laa an noqda ayan diib u gadii jiray ayan hdane family ga kusii deberi jiray alx ugu danben waley gursaday ano ugu yaran wata dahaab 50grm o jalab adiga dahab garm iyo wixi kabadana ah wayee..... Biis nin kisto aan wax ween heysan ayan gursaday family gi wasey ii barten waye lacag le raban😂 mark dahab ki ayan diib u geya suqa eber ayan ka dhigay wayoo. Cidi waxle raban anee mashaqesto ninkii nin wax kala go a mahayo marka dahabku wa muhiim. Wlhi lkin waka shalayey inan dahab kas gado inan ganacsi ku darsado aya i Wanag saned
@KhadroMahamoud
@KhadroMahamoud 3 ай бұрын
Baayo wax kabadan oo khair ah Allaha kugu badalo haka shalayn waa ku sadaqo hada kadib wax aruurso boqol dollar xata bishi meel dhigo guushu waa dambysaa
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 3 ай бұрын
Waano iyo wacdi hadiis wax taraayo maana iisha wa nii wanisey gabdhow haye hee is toos toosiya😂😂😂😂😂
@Raxmoruun12-kh5bi
@Raxmoruun12-kh5bi 3 ай бұрын
Wcs habo mcn dadka ilaahey wax udhiibay fikrad wax aruurso kumasoo dhacdo hal iyo labo ma,ahane 😂inta heysato allaha usiyaadiyo inta la,ne allaha usahlo🤲🤲
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 3 ай бұрын
Amiin amiin amiin aniga ahaan Alx waxba ma aruriyo wayoo maba ka go eyso
@Raxmoruun12-kh5bi
@Raxmoruun12-kh5bi 3 ай бұрын
@@sacdiyaomar4726 kula mid baan ahay abaayo allaha nasiiyo 🤲🤲
@naimoabdi2695
@naimoabdi2695 3 ай бұрын
Dumarland farxiyo maxan kadamacsanhy wa dhera galiso ee an channalka kor uqadno sicml❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ love you all team maana iisho
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 3 ай бұрын
💞💓❤️🙏
@Najma98
@Najma98 3 ай бұрын
39:58 alla farxiyo ana arkay habeenki ciida akram sweats wa qurux leeey ❤❤❤❤❤
@NimcoCARABIYO
@NimcoCARABIYO 2 ай бұрын
Been maha malinkaan ku bartay wx bdn bn kaa faaiday frxiyo fariido ayan kuula bxy mrkn ku arko wbn frxaa wllo❤❤❤❤❤❤❤❤
@nastexoabdi5674
@nastexoabdi5674 3 ай бұрын
asc farhiyo muqaal kan wax badan banka faiidey kheyr Allah kaa siiyo Amin Amin Amin Yaa Rabi
@KhadraHassan-i7b
@KhadraHassan-i7b 3 ай бұрын
Farxiya markan barty wlahi horu markan gaary illahy aya og
@NimcaMohamed87
@NimcaMohamed87 3 ай бұрын
Laxamdulilah habo ani waxatahat qofa nolashayd waxbadan kabadasha tedakaale waxan kubRtay 2023 bish lixad 6 waxan dhaha shekoyin yutub sheko yi kale wazandhaha farxiyo manlogudhbo ayad nomacaneni hhh jafitaanka hangacajisiin
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 3 ай бұрын
Shaqalada waa lagu shaqeeya mahan meel mala fadhi weynaado
@NastehoMire
@NastehoMire 2 ай бұрын
Qeer Allaha ku siiyo noo so badi
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b 3 ай бұрын
Wcs farxiya xbbti Allah haku xafido qali macanto wax badan ayaan kaa fa iidey shugran qali ❤❤❤❤
@NastexoAxmad-yq4lo
@NastexoAxmad-yq4lo 3 ай бұрын
Team farxiyo tawakal iso duceya in ilahey qu aanka fududeyo
@umii34
@umii34 3 ай бұрын
Masha Allah Abayo farxiyo qali Thanks ❤❤❤❤
@miimisahal2304
@miimisahal2304 2 ай бұрын
Aad baan uga helaa dhiirra galintaada adiga iyo ruumi qof kalaa iga dhigteen oo anather level ah
@safiyoqoorgaab8648
@safiyoqoorgaab8648 3 ай бұрын
Farxiyo 2doolar ayaa labiishaa ayaana qaaraan laga dhiiba gurina lagu hagaajistaa maacuunna lagu gataa Waa loo kala dhashtaa wax beeqaaminta
@HindiyoHaybe
@HindiyoHaybe 3 ай бұрын
Walhi HBO mar waliba waan ku dhagaystaa dhiiri galin ayaa Ii tahay noosoo Badi jafitaanka
@faadumocabdilaahi3965
@faadumocabdilaahi3965 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 2 ай бұрын
Wale waxkale wan hilmami karaa lkn gabdhaheyga anigo biyo kulul iyo cusbo hoos kunadifinin hurdo iga matimado tass Ayaan wax dherahy dadka alhamduliallah
@maryan4436
@maryan4436 27 күн бұрын
Gabdhaa infection haku ridin
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 27 күн бұрын
@@maryan4436 infection wuu kafogyahy abayo
@NastehoMire
@NastehoMire 2 ай бұрын
Amiin yaarabi
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 3 ай бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah abayo 👍
@xamdiali-c5v
@xamdiali-c5v 3 ай бұрын
Masha Allah habo mcn ilaah ha ku xafido ani lacagta hadan arko maba hey karo 2 caruur Iyo mid yar oo biloyin jira bishii 4 gasac aan cabnaa kan yar kuma jiro
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 3 ай бұрын
Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@elhanabdullahi4554
@elhanabdullahi4554 3 ай бұрын
Msha Allah habo farxiyo waku tagera🥰🫶
@MaryamAhmed-q4s
@MaryamAhmed-q4s 3 ай бұрын
Jafitaaaanka noooosooo badi gabadh aad u caqli badan baad tahay walahi farxad baan dareeema marka jafitaankaada dhageysanayo😂 waxbadan baan kaa bartey
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 3 ай бұрын
Faxiyoow garaam baashèegtee walaaay 35 baan geeyey haldoolarna kama hayo
@KaltunJaamac-oy7ez
@KaltunJaamac-oy7ez 2 ай бұрын
Hap0 mcn wllhi sidaa ku jecelhy yacnii xiisad aan dhigto oo aa yecely oo kle aya ii tahy❤❤❤😂
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 3 ай бұрын
Shukran abaayo ❤❤❤❤❤
@ZahraAliAbdi
@ZahraAliAbdi 3 ай бұрын
Shukran abaayo
@Fatmachannel-kf8
@Fatmachannel-kf8 3 ай бұрын
Masha Allah
@FaadumaXasan-sy5xu
@FaadumaXasan-sy5xu 2 ай бұрын
Abasyo.masha alaaha.noosobadi.dhaqaalaha❤❤❤❤❤❤❤
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 3 ай бұрын
masha allh abaayo qaaliya
@opmoha1789
@opmoha1789 3 ай бұрын
Lax yahay waxad u eeg tahay bisad Qooqday
@NastehoMire
@NastehoMire 2 ай бұрын
Walley waxaba modaa inat aniga iga hadleyso lkn hada ayaa fadhiga kakacaa insha Allah
@safiaabdullahi692
@safiaabdullahi692 3 ай бұрын
Mashallah ❤
@zahranur7111
@zahranur7111 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ MAASHA'ALLAAH.
@AyaanAxmed-nw3up
@AyaanAxmed-nw3up 3 ай бұрын
farxiyo masha allha abaayo madahsanid
@sumayocabdinuur7229
@sumayocabdinuur7229 3 ай бұрын
Mnta igu kaa horeso waxna wan kafaaidey hore usoco abaa
@jacfarabdi940
@jacfarabdi940 3 ай бұрын
Masha Allah tabarakalaah Ilaahow kubRakee Allah maxaad wax noo sheegtay
@AsmahDhamac
@AsmahDhamac 3 ай бұрын
Asc farxiya masha allaah
@NazeemFaisal
@NazeemFaisal 3 ай бұрын
Hapo anigu reer malihi jamcd dhigta hadan ka faaiday hapo ❤alleh khyr haku siiyo
@GacaloInamaxamad
@GacaloInamaxamad 2 ай бұрын
Abaayo farxiyo. Waan guulerysty
@aishadahir5189
@aishadahir5189 3 ай бұрын
Wlhi abayo Farxiyo wax badan kaa faaidnay kazakillah ❤
@zunaarimavio
@zunaarimavio Ай бұрын
Videogaan hooya ibilowdey lakin aana dhmeyst3y
@SeynabJibriil
@SeynabJibriil 3 ай бұрын
Ana manta ugu horeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DhaayoQurux-nq9iv
@DhaayoQurux-nq9iv 3 ай бұрын
Ani hpo 05 ka bilaawe hda 25 dolar i maree keep going isoo qora😂
@Maryan_idil
@Maryan_idil 3 ай бұрын
Keep going qaaali 😂❤
@Nafisoyyyyyy680
@Nafisoyyyyyy680 3 ай бұрын
Keep going qaali
@Nafisoyyyyyy680
@Nafisoyyyyyy680 3 ай бұрын
Kula mid ahy😂
@FadmaXaji
@FadmaXaji 3 ай бұрын
Wax badn oo barako leh
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 3 ай бұрын
@@DhaayoQurux-nq9iv alllla keep going xbbti
@SucdiCabdiCali-b1s
@SucdiCabdiCali-b1s 3 ай бұрын
Dadkas ma dhalin Ani ahanty sas iga tahy ee nafteada iyo ilmaheeda ha ilaaliso ee dal ay amni ah joogtaa yee
PIZZA or CHICKEN // Left or Right Challenge
00:18
Hungry FAM
Рет қаралды 15 МЛН
ТЮРЕМЩИК В БОКСЕ! #shorts
00:58
HARD_MMA
Рет қаралды 1,8 МЛН
Triple kill😹
00:18
GG Animation
Рет қаралды 18 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 4 МЛН
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
#farxiyotawakal QOF GARAB ISIIYO AYAAN KA WAAYAY WALAALAHEY! Q.1AAD
35:21
#farxiyotawakalfamily WAXAAN KA DHAQMI LA AHAY HOOYADEY IYO GABDHAHEEDA..!Q.1AAD
28:41
#farxiyotawakal JAFITAAN BIILKA SIDEE DHUL LOOGA GATAA IYO JAWAAB!
47:04
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:59:51
#farxiyotawakal UURKII AYUU IGU INKIRAY MACALINKII JAAMACADA !Q.2AAD
33:15
PIZZA or CHICKEN // Left or Right Challenge
00:18
Hungry FAM
Рет қаралды 15 МЛН