#farxiyotawakal

  Рет қаралды 30,279

FARXIYO TAWAKAL

FARXIYO TAWAKAL

Күн бұрын

Пікірлер: 322
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv 3 ай бұрын
Gabadhaan isku siqo ayaan nahay 😢😢
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen 3 ай бұрын
Maya ceeb apayo aamus😢
@nagadsaleban
@nagadsaleban 3 ай бұрын
@@FaisaBintuIsmacil-jo7yv bisinka adna ma saas ku dhacayday 🥲
@ridhwanyussuf9386
@ridhwanyussuf9386 3 ай бұрын
Maxey uamuseyy​@@hodmaniitaqueen
@CaashoYuusuf-c8m
@CaashoYuusuf-c8m 3 ай бұрын
😢ilahey Haa ku dhiib dhamoo
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 3 ай бұрын
Somali ilahayba iga dhaliyay moyane uuf weyan ceeb haa hadaliin qarso waxan wlalka maha waa wacalo adigqna ilahay haku boga dhayo wllo
@KhadroMahamoud
@KhadroMahamoud 3 ай бұрын
Ilaahow rabiyow raxmaanow caruurteena nasii cimri aan ku korsano rabiyow dad kale gacanta ha ugalin rabiyo gabar iyo wiilba noo xafid ehelu diiin nooga dhig aduunka iyo akhiraba rabiyow na liibaan❤❤❤
@XamdiShiqcali-b7q
@XamdiShiqcali-b7q 3 ай бұрын
Amiin amiin yarbi ilhow caruurta nooxifdi❤
@familychennel
@familychennel 3 ай бұрын
Qaaliyey istiqfarta badso iyo saliyga nabiyga insha allh isbadal wayn bad arkiy dontaye
@awalenuro4947
@awalenuro4947 3 ай бұрын
1 DNA ha iska qado 2 $1 dollar ha iskadirin 3 taqatir cilmunafsi ha laxiriirto 4 ha korsato ilmaheda . Allah cawiyo hana cafiyo 😢😢😢😢😢
@zahranur7111
@zahranur7111 3 ай бұрын
Farhia ilmaha ha ku dhaaran xabiibti qali qof Diinta ku fiican ayaad tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤MAASHA'ALLAAH.
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 3 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)👍🫶🏻
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 3 ай бұрын
Qisoyinka kufsiga ah aad buu qalbiga iga xanuuna way isameyan allow na xafid allow awladayda iyo awlad kaleba ha tusin aamiin
@Halima.130
@Halima.130 3 ай бұрын
Amiin
@CaaishaMacalincabdi
@CaaishaMacalincabdi 3 ай бұрын
Abaayo caluushaa dah adkeey salaatu Leyl duko sujuudah illaahay kubarih wax walbah illaahay usheek saligah nabigah badih istiq faartah badih waxaa tahay hooyo caruur hey sato ilmaha waxay ubaahan yiniin hooyo caafimaat qabto kuwaas danbi kaasoo gaarimaayeeh balok kuwadah qabo ayagaah maska xiyan kuudi lay lacag taadah aruurso cidnah haiska siin illaahay aaku jecel itixaankah waakah gudbeeh inshaa allaah afkah hakaqaadin digrigah illaahay aniga neh waakuu soodu ceeynaah abaayo❤❤❤❤❤
@Maizo0574
@Maizo0574 3 ай бұрын
Dhaqta cilmu nafsi haradsato ilaaheyna habariso ilaahey qalbiga alaha udajiyo
@munamire-zv4ir
@munamire-zv4ir 3 ай бұрын
ya rabi ubadka no ilaaali wlhie wa qiso xanuun bdn wayeh xafsa qalbiga alle ha ku qaboojiyo gabdhaha no ilaaali 😢😢😢
@NimoOsman4040
@NimoOsman4040 3 ай бұрын
Farxiya reerku inaanay dhalin way iska caday wllkeed mayidhaahdeen waanku guursanayaa hadana hays baadho
@shamsociise478
@shamsociise478 3 ай бұрын
asc wllshey xafsa ani waxna kuleyahy farxiyana lakasho kow allah bari astaqfaarta saliga nabiga scw io quran badan akhriso sujuuda kuducayso ayado carabi ah salatuleyl usokac xiliga dambe ducada wala aqbalaa yaa rabbi raxmaan meeshii toosan imarsii dheh allah kuma dayacayo adontiisa ayaad tahay allah wuxu jecelyahy baryada badan kadib d.n.a iska qad adoo allah amuurtada hordhigay kadib wixi kuso baxa arag culumada islaamka ul tag anaga wanku ducayneynaa in illahey qeyrka ku waafajiyo qalbi dagen oo aan deg deg kujirin allah kubari
@caaishacuud7901
@caaishacuud7901 3 ай бұрын
Www abyo waa talada aan kula talin laahaa allah isku xir abyo Quran iyo adkarta allah subixii galabtii aqriso abyo saliga nabiga badso iyo istiqfarta Mana kugula talinaaye inaad hada adigo xldaaa ku jiro DNA haraadin waayo hada ma.adkid marka qalbiga kuu dago oo allah siwngsan iskugu xirtid oo qadarta ku qanacdid kadib lee DNA sameey abyo Allahne qalbiga kuu qaboojiyo yaa rabi yaa raxmaan
@simanhirey3244
@simanhirey3244 3 ай бұрын
Gabadha walasheena ah dhibta allah haka saaro mida xigto ilmaheedi iyo mustaqbalkeedi haka fakarto hooyo iyo aaabe runta ku sheegeen la iskuma dhajiyo wax meel u dhig ilmahagi mustaqbal fog kusugaayo waxii kusoo maray ha u fadhisan murugtana iska daa towbad keen saliga nabigeena badi naxriis iyo nabad galiyo korkiisa ha ahaate mida xigto astaqfaarta ha ilaabin insh Allah waa guulaysane adiga hurmarkagi kafakar waxii kadhacay danbi ah haba sheegin bis intaa ku ekeey DNA mara xaqiiji maalinka lugahaagi ku istaagto insh Allah waa guulaysane lkn hooyo oohin u saxiib ah ilmaheedi si cadag uma korsan karto wadan gaalo ayaa joogta is cadkey qali insh Allah waa kabaxee inta kaasii daran xasuuso waa soo dhaaftay lkn dadbay maaanta haysata thanks farxiya wan ku aaminsanahay wax been ah inaa inokeenayni 🙏
@AnfacJamal
@AnfacJamal 3 ай бұрын
Horta waa idin salaamay team Habo farxiyo mida koowad Apayo xafso illahy u laabo oo istaqfaarta iyo salika nabiga scw badi mida kale ani markaa sheegadaan dhageysty waxaa iiso cadaaday ineysan family kaas eysan ku dhalin waayo wllked la dhashay saas kuma sameyen xitaa uma quuren gabadhas wllshen ah allaha u booga dhayo
@nagadsaleban
@nagadsaleban 3 ай бұрын
All bisinka 😢😢 ciwaanka calool xumo igu dilay allow gabadhaha no ilaali 😢😢
@fatumamohamed7695
@fatumamohamed7695 3 ай бұрын
Kusali nabiga scw scw scw wll❤❤❤
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 3 ай бұрын
S c w
@hamdiaahmed2603
@hamdiaahmed2603 3 ай бұрын
Farxiyo iyo asxbateyda igu so duceya wllshey oo xamilo ah Aya hergab cun ku dhacey
@MaryanAli-qg4co
@MaryanAli-qg4co 3 ай бұрын
Allah ha u saqiro abyo aniga o urna laheen ayabo la dacbaney wlhi naqaska xitaa wu igu dhagdhagaya abyo ilahey walasha ha u saqiro
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf 3 ай бұрын
Allaha u fudu deeyo saliga nabigacaleyhi salaam10jeer aqri dheh maalintiii
@JdndHdjdjsn
@JdndHdjdjsn 3 ай бұрын
❤❤😂😂😂🎉❤😂😂
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b 3 ай бұрын
Allah haku caafiyo insha Allah
@HalimaAliMohammed-x1t
@HalimaAliMohammed-x1t 3 ай бұрын
Asc Horta raabi ha u saqiro Raxmo yar ayago dhan ha goyso cidas. Awladedana ha korsato waxedana ha arursato. Alle ha isku xirto. Wixi dhacayna waa dhacen hana ilowdo.
@zakiyamoha4774
@zakiyamoha4774 3 ай бұрын
Inta hada dib ugu soo labatay shekadan xan jaceyl dartiii wanii salamay 😂😂😂
@CaashoYuusuf-c8m
@CaashoYuusuf-c8m 3 ай бұрын
Ilahey 😢hatala saratoo tasbixda habadsatoo io saliga nabigaa😢❤
@nagadsaleban
@nagadsaleban 3 ай бұрын
Reer kuma dhalin DNA iska bara inta lacag aruursto soomaaliya kalay reerka xabsiga wada dhiga belo alle haku ride 😢😢
@shamsoali4540
@shamsoali4540 3 ай бұрын
Astiiqfarta iyo laaxawla wallaaquwata illaabillaah iyo saliiga nabiiga Scw ❤❤❤ badso
@Sagalhajijirde
@Sagalhajijirde 3 ай бұрын
Asc dhamaantiin team farxiya al xaqiiqa waa arin xanuun badan maantase Allaha u gargaarey oo ka soo fogeeyey dadkii xumaa , talo waa tii alle ee farxiya taladeeda waa mida ugu wanaagsan markii xaqiiqda dna la soo ogaado ayey talada markaas ku haboon u baahan tahay 99/ boqolkii waxaa u eg tahay inaysan Dhalin reerkaas waxayse iskaga ciyaareen ajirkii ay heli lahaayeen korinteeda, allah swt awlaadeena ma bado gacan kale oo aan hooyadood ahayn xataa aabe kama war qabi karo xaalada ilmihiisa mid ilaahey asturey, awladaada allah ha noo xifdiyo , ha noo wanaajiyo ha noo asturo baari ha nooga dhigo , cimri Iyo caafimaad qab ha nogu simo awlaadeena Iyo awlaadooda inoo farxad ku wada nool aniga Iyo dhamaan hooyooyinka islamska ah gaar ahaan kuwa soomaaliyeed qaasatan farxiya Iyo team farxiya meel walba aad joogtaan Aamiin
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b 3 ай бұрын
Allah haka saaro dhibka qalbiga Allah haku qaboojiyo xafsa xbbti Allah haku xafido Muslim iyo gaalba abe iyo hoyo Allah ha ka ga dhigo insha Allah wlhi wa la murugoodey xafsa
@NasraMohamudyussuf
@NasraMohamudyussuf 3 ай бұрын
Wasax alle ha u gargaro badso saliga nabi maxamed scw scw scw
@maryama55
@maryama55 3 ай бұрын
Abaayo dhibka allah hakaa saaro ilaaheey aa wax walba kuu ah ee allah lasheekeyso arintaadana usheego😢😢
@XabiiboCabdi-i8p
@XabiiboCabdi-i8p 3 ай бұрын
Isoo duceyo team hbo farxiyo tawakal 40qof wa la aqbalaa muraad leyahy❤
@zahranur7111
@zahranur7111 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ALLAHA kula jiro Cizzi iyo Sharaf ayaad leedahay.
@Hanaadi-Ahmed
@Hanaadi-Ahmed 3 ай бұрын
Gabdha waxaan kula talin laha marka hore salatu leyl duko alle isku xir, midakale walaalaha iyo waalidka waxaad siinkarto si xariirka ugaabi , mida 3aad magaalada aad dagan tahay isaga guur hadaad sharci hesho oo dag magaal aan laga aqoon sirtaadana qarso
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 ай бұрын
You are right sister
@hindafarah9663
@hindafarah9663 3 ай бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم وكيل حسبي الله ونعم الوكيل 😢
@AyanKahiye
@AyanKahiye 3 ай бұрын
Aniga farxiyo ficaney tada kugu racsanahy wn kuso duceyneynaa insha allah Amiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲
@DeeqaMaxamuud-p1u
@DeeqaMaxamuud-p1u 3 ай бұрын
Yaa Allaah wlsheen dhib ayaa heesto yaa Allah ka dulqaad adaa arxama raaximiinee Wlshy dhexda xiro dhibka laguma waaree maalin uun waad ka bixi doontaa niyada wanaaji Allaah tala saaro Ilaahay wùu kuu jeedaa markasta xanuun dareento rabbigaa xagiisa u carar astaqfaarta iyo saliga nabiga صلى الله عليه وسلم ❤ Badso insha Allah waad guulaysan dadka ku dhibaayo intaad ka fogaan karto ka fagow hadal xumadooda dhag howdhigin insha Allah Wallaalayaal aan u ducayno wlsheen in Allah dhib ka saaro
@CeyniCadle
@CeyniCadle 3 ай бұрын
Ala qisad kufsiga ma jecli😢😢😢
@FardowsaKasim-cp9dk
@FardowsaKasim-cp9dk 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@salmaabdirahman9310
@salmaabdirahman9310 3 ай бұрын
Ilahey haugargaaro maskinta ilahey noloshaada hauhagaajiyo ameen yaarabbi
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 3 ай бұрын
Ala alah wlhi soomaliia waxaa majira Iyo dhiibka katagan wa dulmiga yaa rabii alow dumarka noo xafiid yaa Allah
@blossom8569
@blossom8569 3 ай бұрын
Waa xaqiiq cidaas kuma dhalin abaayo ee ilaahy qalbiga hakuu qaboojiyo tasbiixda badso.
@umuabaas9756
@umuabaas9756 3 ай бұрын
Habo farxiyo waxa jiro wiilalasha dhalin yarada qaar xataa qooqa ka tan badinaayo oon aqoonin walaashaa xiliyadii hore jaahil ayaa la ahaa gabdho bdn oo la amusan dacadiyadii lo geysty yarantoda ayaa jiro wlh walow aan anikabo ka mid noqdee inkaastoo kufsi ikuma dhicin ilaahey ika badbadiyy falalki iku dhacy maskaxdeyda dhawac kureebmy hadane ninkaas ayaa walal dhahee mar mar isdhahaa weesada ka jabiyaa isdhahaa manta wilkaas asika aya uku necbahy walalahey 😢😢😢😢😢
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal 3 ай бұрын
😭😭😭🙏
@AsmaMohammed-f1m
@AsmaMohammed-f1m 3 ай бұрын
​@@FarxiyoTawakal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nastiish7653
@nastiish7653 3 ай бұрын
Farxiyo shekadada la anted inte adena dahabey ❤
@SabriinMohaa-r6o
@SabriinMohaa-r6o 3 ай бұрын
Ma bxi rabta 😢
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 3 ай бұрын
Subxanalah 5sano jir la kufsanayo allow adiga awoodleh alle naarta dhexdeeda idinku ciqaab
@halimaahmed6710
@halimaahmed6710 3 ай бұрын
Inaailaahaa wa ina illhay raju’un Subahan’Allah Alla xanun bdnaa qisada 😢😢 gabdha mareysan dhalin reerka 😢😢 illhay qabliga ha u dajiyo sorry Hafsa habo ax xaay heartbreak 💔 😢
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 3 ай бұрын
Subxaana llaah Caloosha ayaa i xanuuntay murugo badanaa
@MadinaaliAli-b5z
@MadinaaliAli-b5z 3 ай бұрын
Inaa lillah Waa Inaa ileyhi rajicun 😭😭😭😭
@naimanayrus2200
@naimanayrus2200 3 ай бұрын
Abayo therapy aad waxbarsho bilaaw abayo alle hku gaargaaro ❤
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 3 ай бұрын
Farxiya waa ku saxantahay 100
@SalmaYuusuf-l9m
@SalmaYuusuf-l9m 3 ай бұрын
Bisinka subxana laah alle hynoo naxaristo😢😢 kn hoyadii dhashy waa garac
@SheymaaAbdi
@SheymaaAbdi 3 ай бұрын
Abaayo allaha kuu dhib dhaaamo 😢😢😢saliga nabiga badso iyo istigfarta
@umyassir3022
@umyassir3022 3 ай бұрын
سبحان الله 😢😢😢
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b 3 ай бұрын
Wcs farxiya xbbti Allah haku xafido qali macanto wa ku saxan tahay inaa sidaa ula talisay shugran qali
@sacdiyaxussein
@sacdiyaxussein 3 ай бұрын
Aamin yarabi 🤲🤲
@IsraAbdiqaadir
@IsraAbdiqaadir 3 ай бұрын
Qiso murug badan waaye😢😢😢
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir 3 ай бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 3 ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@sacdiyaxussein
@sacdiyaxussein 3 ай бұрын
Sax wa ineey dhiig iska baarto noloshedana hore u wadadaa qofna uga shegeen noloshedi hore
@ifraaxmaxamud1268
@ifraaxmaxamud1268 3 ай бұрын
Allow gabdhahena no ilaali aaamin yarabi 🤲
@farhiyohappy2023
@farhiyohappy2023 3 ай бұрын
Waa sheeko murugo badan Shan jir kufsi sbxnlh😢
@maryanaxmedmaclin6733
@maryanaxmedmaclin6733 3 ай бұрын
Wlshei talada aan siinaa ayaa ah wexee u awoodo ha siiso lkn lambarka ay ku yaqanaan ha iska damiso kaliya lacagta ay u awoodo ha uga dirto lambarkaas inta kalana ha u dansanaado lamabr kalana ha qaadato nolosheedana horey ha uwadato inta kalana meel ha dhigato 😊 allae dhibaadatana haka saaro maskiinta😢😢😊
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e 3 ай бұрын
Subxana allah 😢😢😢😢 ax ax ax walhi waaayaaab abaayo astaqfarta badaso waa libaneee i.n i.n i.n 😢😢😢😢😢 haaaa di en ee baaar wan kugu racsanahey allle ha ka dulqaado abaayo 🤲🤲🤲🤲
@Salmamohama
@Salmamohama 3 ай бұрын
Wcs ❤farxiya ❤ صلو علي حبيبي محمد❤صلي الله عليه وسلم
@maqbuulawale421
@maqbuulawale421 3 ай бұрын
Xasbunulaah wanimcan wakiilan Xasbunulaah wanimcan wakiilan
@SAMiiRO355
@SAMiiRO355 3 ай бұрын
Ha isbarto haday dhalen iyo hadi kale balok hasarto balayada 36:20
@LakiXuseen
@LakiXuseen 3 ай бұрын
ISO DuceYaa Wllalayal In Allah Muradkayga Ii Fududayyo
@fartuunibrahiimwi9bu
@fartuunibrahiimwi9bu 3 ай бұрын
ilhey haa Ku sahlo abyo
@LakiXuseen
@LakiXuseen 3 ай бұрын
🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@munatafshaanoffice7341
@munatafshaanoffice7341 3 ай бұрын
Fariyo waa kugu soo biray ❤❤😂
@AragzanMaxamuud-pv3ms
@AragzanMaxamuud-pv3ms 3 ай бұрын
Mashallah welcome xbibti reer farxiyo tawakal ahaan wn kugu soo dhawaynayna chanal ka
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 3 ай бұрын
Amiin amiin yaa rabi allow kuwa sidas sameeya cudur xun kurid
@munoomar24
@munoomar24 3 ай бұрын
Maskiinta faraj qeyr qaba allh ufuro dhibka dheef allh ugu badalo ❤❤❤❤❤
@SeynabJibriil
@SeynabJibriil 3 ай бұрын
انا لله وانا اليه راجعون😭😭😭😔😔😔
@SahroXassan-xl6ok
@SahroXassan-xl6ok 3 ай бұрын
Dinta ha barto cidna dhaga haka xirto 😢lacagtq inta ka godo iska dhiib inta kale meel dhiigo😊waxa somartay ne wee ku kugu dhaceen 😢 hadane nolo cusup bilow❤
@سلطانهمحمد-خ5د
@سلطانهمحمد-خ5د 3 ай бұрын
Aamiiin yaarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭
@ShukriMaxamed-j3f
@ShukriMaxamed-j3f 3 ай бұрын
Aaamiin
@umuaisha6859
@umuaisha6859 3 ай бұрын
Waa run ayaka madhalin ee yaa ideally ha dhahdo hana dacweyso
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 3 ай бұрын
Yaa aalllh 😭😭😭😭😭😭😭kufsiga waa wax xuun oo xuun4jir aaa
@nasteexobashiir5811
@nasteexobashiir5811 3 ай бұрын
dhibaatada gabadha somaliyeed hesato Allow ka dul qaad😢😢
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 3 ай бұрын
Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha nonaxariiso ya Rabi inshallah
@Khadiijo-ps7ss
@Khadiijo-ps7ss 3 ай бұрын
Ducada badso illahay baryadiisa kukhasaari maysid qaali ilmahaaga korso hooyo adag noqo cidna hawga sheekayn waayo waxa ladhehay wixii casarkii lagugu arkaa cishihii lagugu caayaa awlaada allah hanoo xifdiyo 😢😢😢😢
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 3 ай бұрын
Sax ha baarto dhiiga aabaha.haduu dhahay magacayga kusiiyey waxbaa meesha kujira
@Salmamohama
@Salmamohama 3 ай бұрын
Allhu akbar alla maxaa somalia cuqubo taala wlh illahoow gabdhaha noo bad badi yaa rabi yaa raxiim 😢😢😢😢
@Umalkhayr-x8c
@Umalkhayr-x8c 3 ай бұрын
Ilahay qalbiga hawqabojiyo
@RamlaUpdydiirie
@RamlaUpdydiirie 3 ай бұрын
Walshay mcn horta ❤talada koowaad oo aan kusiinayo waxaa weeyaan❤ilaahay talo saaro tasbiixdana badso❤albaabo badan oo kheyra baaa kuu furmaya❤❤wixii yaraantaadii kugu soo dhacayna mahan wax aad ilaawi karto lkn hasoo gocon shalay way kudhaaftey maanta muhiimada saar wixii kugu dhacayna forget iska dheh😢 ilaahay qalbigana hakuu qaboojiyo tankle kuwaa ku haysid waa walaalday wallo ma ahan waa waraabayaal calooshada kaxiro. 😊mamada iyo odeygana waxaa awoodi udir ama xawilaad udhig numberkana kabadalo. Waayo way ku damqayaan 😢waxa layiri qofkii waranka kugu dhufta iyo kan kugu celcesha waxaa fiican kan halmar kugu dhufta😢
@Siman2213
@Siman2213 3 ай бұрын
Subxanallah 😢
@Sacdieee12
@Sacdieee12 3 ай бұрын
Hbo mcneey😢qisooyinkan oo kle walhi damiir aan ku dhagesto mhyo
@FaisaIbraahim-k7b
@FaisaIbraahim-k7b 3 ай бұрын
Wax isla dhashay isma damcaan abyo kulama dhalan kaas ❤❤❤❤
@XamdiXirsiaxmed-me3bh
@XamdiXirsiaxmed-me3bh 3 ай бұрын
Ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Kiki__1433
@Kiki__1433 3 ай бұрын
Abyo xafso ilahay ilahay qalbiga hakuqawojiiyo 😭🥺 lkn abyo wadan hormar leh ayajogta ee shaqeyso oo ilahay ulabo 😢
@Safia.cabdi.salaan
@Safia.cabdi.salaan Ай бұрын
Walidkas io walalahs wa nuce 😭😭😭💔
@ShukriMaxamed-j3f
@ShukriMaxamed-j3f 3 ай бұрын
Wcs farxiyo. Qaali. Maydhalin kuwasai😢😢😢 katasho kuwaas idh aanadkana iskaqaad. Iskacadeey
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen 3 ай бұрын
Alla Astaqfurallah Subxanallah😭💔qaracan gabar wllkeed damcayo ma jiro runta hadii laga hadlo whyo gabarta cida iney dhalin ayaan umaleynaa ilaahey hana soo hanuuniyo koley waxbaa meesha ku jiree🥹aduunyo mexey wejiya badan tehe🥹
@iqroxasan9532
@iqroxasan9532 3 ай бұрын
Dhaqrat cimli nafsi iney aado ayaa uwangsan ooo ilahey isaku xirto allah qalbiga udajiyo
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 3 ай бұрын
Xasbiyallah wanicmal wakiil
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 3 ай бұрын
Qofkii 3🎉🎉🎉🎉
@umumuxamedamiin2000
@umumuxamedamiin2000 3 ай бұрын
انا الله وانا اليه راجعون ❤❤❤❤❤
@saciidocabdimaxamed2230
@saciidocabdimaxamed2230 3 ай бұрын
Asc teem farxada tawakal 😢horta xafsa qalpiga Alle haku dhahayo hade ba mar farxiyo kulatalise tala kale kuma dhina allana qalpadada wuu dalacanaa ee wasax kas kulama dhalan waxa jiran haduu abaha un dhalay inu kudamcinayo wayo mopelka na lagu fasahade subxanalaah alle indho xumadas nama tuso hooyo walbana ilmahesa hoos ha ula socoto
@xamdiali-c5v
@xamdiali-c5v 3 ай бұрын
Ax😢😢😢😢😢😢😢😢 kufsi aa kaas walal mahan 😢😢😢😢😢😢😢😢
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf 3 ай бұрын
Waxa laha yaabaa dadja ey umalwyso waalidkeeda in ee waalidkeed eheen
@munomaxamed7735
@munomaxamed7735 3 ай бұрын
Walalkeygad dhiig ka barto ilhey qalbigeyad uqabojiyo❤❤
@nimconfg
@nimconfg 3 ай бұрын
Allah iskuxir astaqfaarta badso yaasabuuru ku celceli Allah haku xafido Aamiin yaarabi ❤
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 3 ай бұрын
Allla shekadaan ma dhageysan karo😢😢😢😢😢😢😢😢
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 ай бұрын
Subxanalah 😢😢
@Firdows_media
@Firdows_media 3 ай бұрын
Sheekoyinkaan cml calool xanuun😢😢
@ZuheyraAhmedMaow
@ZuheyraAhmedMaow 3 ай бұрын
Subxana lash ilaahey mujiso
@nuraabdirahman421
@nuraabdirahman421 3 ай бұрын
Reerku inay ku dhalin wey cadahy weyna kugu adagthy inad aqbasho lkn saad u hubsato dna iska qaada maalintay ku cadatana numberada badalo iyo magaladaba oo nolol cusub gal allena isku xir ilahay reerkas shartoda haga qabto ❤
@Salmamohama
@Salmamohama 3 ай бұрын
Wlh baan ku dhartee inesan rerka dhalin hade dhalensa hoyoaded aya si an xalal aheen ku dhashay sababto ah waxa dhagestay sheeko badiye ka dhacday o aheed islaan dhor carur hesatay ayaa ninkedii dilay wey so carotay rerkedi ayee utimid nin ey is jclayen yarantedii aye ku aragtay dhanka kadib aye shekesteen waxe ku tiri wa leso furay wa ogtahoo ano inan ah aye rerkeykii ikaa sin wayenee xola yari darted an isla baxsano kadib ninkii haye ayu dhahay wey is masafesteen kadib haben habenada kamida gurigii ayee ku so labatay ninkii waxuu ku dhahay tadawadka dambe ayaa rerka uso gogol farisanaa intaa tadawadkii la garin ninkedii hore oo xolo wado aya imaday rerkii ayuu xaal mariyay xaskisa mudo kadib aya la raciyay xaskii uur ayaa ku so baxay uurkana waxa iska leh ninka dambe ee benta ushegtay xayaxaal wey dhashay gabar ayena dhashay gabadhii markee 8 so gartay walashed o qaxotiga jirto ayee udirsatay wayo gabadha ninkii masafestay ayee u ektahay sas darted ayee udirtay gabadhii markee 14 sano so gartay ayaa ayada iyo haba yarted dhoof uso baxay hoya so macsalameyna ayee dhahday intana bixin habayarted wey so sagotisay hoyaded ayee utimid o umul ahed markee 6 malin hoyaded la jogtay ayaa waxa loso shegay hoyaded hoyadii dhashay o sagarad ah hoyadii wey baxday ilmihii umusha ahaay ayee uga tagtay curad iyo curad ku xigenkii ayee wadatay markii gabalkii dhacay e ilmihii cashesisay ey sexisay ilmihii umusha ahana adiga la sexo la dhahay e lasexatay aye saqdhaxe ku so kacday abahed o sarwalkii ka sibayo kadib ayee ku ku qelisay abe waa aniga asee albabka orod uga so baxday asoo torey uso qatay o ku yiri nayaa amus abe maxa iga donesaa waxan ahay gabadhadii war idhamantiis gabadhii hayaded 9 malin ayee ku maqned badiye sagalkaa malin haben iyo malin woxo rabay inu kufsado allena ma qadarin inuu kufsado ilen abahas edadis o wayel ah aya gurika jogtay ayada ayena la sexanesay hadeba aragtay inu abahed damcayo wabacden hoyaded aya timid hoyaded ayee ushegtay hoyadii gabadhedii ayee dishay weyna uhanjabtay abti yaladed o ku shekesanayan gabadhan ninkii rer hebel ahaa u ekaa ayeyadi xanunsaned wexey tiri amee ku walcday gadhii meshaas shaki weyn ayee ka qaday weyna iska so tagtay gabadhii o wey dhoftay america ayena tagtay sanado badan kadib ayee ogatay arinkee ey hoyaded samesay
@mulkimohanmud5743
@mulkimohanmud5743 3 ай бұрын
Ilahow qalbiga udaji 😢😢😢
HÖGSKOLEPROVET VÅREN 2024. Båda kvantitativa provpassen!
3:39:31
Jonas Vikström | Vidma
Рет қаралды 106 М.
Do you love Blackpink?🖤🩷
00:23
Karina
Рет қаралды 23 МЛН
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 63 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 8 МЛН
I was just passing by
00:10
Artem Ivashin
Рет қаралды 18 МЛН
EDO ARXANDARN TII UGU XUMAYD!@SawdaBillan
38:31
Sawda Billan
Рет қаралды 68 М.
#farxiyotawakal QOF GARAB ISIIYO AYAAN KA WAAYAY WALAALAHEY! Q.1AAD
35:21
Subaxdayda shaqadayda dukanka kusodhawada ❤️🌹❤️🌹
6:56
Najmanalka vibe
Рет қаралды 8 М.
DAMERKII MURUGAYSNAA WAA QISO CAJIIB AH!!@sawdamqaalib
32:16
Sawda Qaalib
Рет қаралды 40 М.
#farxiyotawakal XAASKEYGII AYAA I GUBTAY BALSE YAA KA DAMBEEYEY?! Q.1AAD
32:24
QISADII CAZAAM EE QIIRADA BADNAYD!!@sawdamqaalib
45:12
Sawda Qaalib
Рет қаралды 51 М.
Do you love Blackpink?🖤🩷
00:23
Karina
Рет қаралды 23 МЛН