Asc somaLiyeey waxan ahay gabar dhiban oo somali ah an haysan noLoL ficaN halay cawiy idinkan allha abaLkina janada ha idin ka siyo waxan ku nolahay magalada muqdisho 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waxan Raba qof an la nolooda noloshan Kuma jirii karoo iilhayooow iga sar muslin an ku nafiso iisiiii ya rabiii gabar duLmaan ban ahay oo family nolosha ku ciriyeeyen hadan heli laha qof dumar ah an la nolaada xagee ka hela muqdisho Maka Kala aqani hadan Cararo waxan niyaada ka dhaha ama lagu kufsada aragaagan la qariyaa yaa iii Muslims an nafteydaa ku amaniii somali wan jeclahay Wana ka dhasheyyy balseh dhiib ayaa ii haystaa😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😔😔😔😔😭😭😭😭💔💔💔💔💔😭😭😔😔Namabarkeyga qofkii rabaa wan sinayaaa oo igala so xiriiriii😭💔😭💔😭💔😭😭😭😭😭😭
@maryanmaxamed64232 жыл бұрын
Nmbarkada isi
@naimanayrus22002 жыл бұрын
Alle hku sahlo dad a ku dhibin oo walid boski ku buxiyo🥰
@roodacrixmanmaxamuud69242 жыл бұрын
Allaaah dhibka haka qaado wll
@ahlaamey33922 жыл бұрын
Abaayo Alle isku xidh magaalkaan qof la aamino majirteey familkaada wax kuu dhamo maleh wlh ilaaheey hakuu BOGO dhaye
@hodanc62552 жыл бұрын
Caliyo dadka maxay ku yihin ad la jogto
@ayaancr2 жыл бұрын
Ilaahayow taas oo kale ha iga dhigin SubhanAllah 😢😢 ma qadarta Alle aya la isku naca before nin wanaagsan ayuu u ahay Ilahay aya u qoray 😢😢
@abdirahmanmuhumed3782 жыл бұрын
WALAAHI TAASI NAAG MAAHA ISNA ISHA ALLE ISNA ALLE AYAA U GARGAARI
@khadraabdirahman67912 жыл бұрын
Mutugo badanaa oozing aa wallahi indhahayga ku tagaan. Allah suxaana watcaalaa waa siduu doono yeele Allahumma Maqfirlanaa.
@fartuunabdullahi80272 жыл бұрын
Soo dhawaw farxiyo caday abyo masha Allah ilahay ha ku xifdiyo
@hibaqahmed44052 жыл бұрын
Subxaan allaah ma fiicna in la isku naco qadarta, cabdirashiid xaaskiisu inay saas samayso way ku khaldanayd waaba nin aad u wanaagsan laakiin alxamdulilaah haduu qaliinkii ku guulaystay
@shamsoadam82612 жыл бұрын
Subxana Allaah Allaahu manajenaa Naxaris daranaa tas