Subxanallah wa aduun wanala isku imtixanaya ee samir odaygaga iyo hooyada haka tagin saliga nabiga badso Sahra ilahey na talo saaro
@aminaabdi99337 ай бұрын
Abayo cafimad taam ah Allah hainasiyo insha Allah Salaiga Nabiga SCW badii asaga wax walbo kadifacaye insha Allah
@aishaguure9942 Жыл бұрын
Odayga hal dhag lu wax ka maqli jiry bismillah
@indadeeqmahmud5916 Жыл бұрын
A. S. C Sahra Sabiraay ilahay baari o kudacwey. Ilahay aya ka CEELIN KARA INANKI BA ILAHAY AYA IDIIN DAFIYEY. SOUM SUNNA OG SALATUL LAYLKA ILAHAY SUJUDA UGU SHEEG.
@ashaibra2686 Жыл бұрын
Ilahey balayaday wadan ayaga hakurogo shartodana allah kabadbaadiyo wadakaxeysa ayan kuoranlaha xajiga iyo hooyo labduba sida kheirka kujiro allah kuwafajiyo xajigana allah kucafiyo
wxn oranlaha xaajiga iyo hooyo ha ka tagine ka duceeyso hadey ku yeelana ka xeeyso dadkan sharka ay wadan illahay ha ku celiyo adkaarta akhrista adiga iyo ciyaalkaga kheyr ayn ku rajeeyn
@hibojama9367 Жыл бұрын
Alle ha ka qaabto ee kaa guur meesha
@farhiyam3563 Жыл бұрын
Masha alaah korbaan usoconaa reer farxiyo tawakal boqolkun baa noo soo dhow 🎉
@Nintendo_mushroom Жыл бұрын
Xanun baaba iga qabtay dulmiga intaaas la, eg subhanallah
Abaayo farxiyo abaayo waxaan kulatslinaa ineey Allah uga dacwooto xaaji geedanah Allah hawcaafiyo adkaarna haka aqrisato Allah waxaan uga baryaa shartooda in ayaga eeykunoqoto. Aamiin aamiin yaarabi.
@halimaahmed1844 Жыл бұрын
Adkaarta sabaax walmasaa subax iyo galab aqiso allah baa kaweyn
@hodanaxmed51259 ай бұрын
Saliga nabiga afka haku heso abyo alle hana dala sarato illahey haka qabto cadowka ayada io rerkeda
@iimaanmaxamed8602 Жыл бұрын
Masha allah samirka allah ayaa datka u hadiyeyo qeerka allah hawafajiyo salada waqtigeda ilali allah haku ilaliyo dikriga iyo saliga nawiga scw badi qatimadoda allah haku wafajiyo
@ayanfaraha6377 Жыл бұрын
Maasha alaah waxaan islahaa cidi kaama soo horayso balse labi iyo toban qof baa iga hor martay farxiyo waa lagu jecelyahay❤❤❤❤❤❤❤
@zahriinakuchannel6292 Жыл бұрын
Bil aadanka qaar in loo dulqaato iyo lala noolaado ma istaahilaan alle ku daa shartee kugu wadaan alle haku celiyo ayaga
@nasroabdullahi6997 Жыл бұрын
Subxaana allaah abaayo illaahay talo saaro markastana bari oo ka magan gal shartooda hooyo iyo xaajigana haka fogaanin ducadooda ayaad helaysaa inshaa allaah illaahay shartooda hakaa qabto hana idin xifdiyo
@zahranur7111 Жыл бұрын
Shartooda ALLAHA ku celiyo ALLAHUMMAA AMIN.
@nasracalimaxamed7980 Жыл бұрын
Alle hakaa qabto asigaa awood badane abyo habeenkii salatuleel duko alle bari meel walbo oo joogtana alle haku xifdiyo🤲🤲cafimaad taamana alle haku siiyo
@muizaahmed3363 Жыл бұрын
Abaayo Mombasa weykulushahay ee la aad hooyadaa iyo odaygaba Mombasa waa dhulxeebeed xaga caafimaad ka aad ugufiican ee dad kaas shartooda ilmaha kalasoocarar Nairobi xataa markasto maqaboobo waa 2bilood kaliya 2daas bilood xitaa Mombasa ayaad geynkartaa yaanan qalad lagaafahansiini towfiiqdana allaah haku waafajiyo 🥰
@fadumoabdirahman849 Жыл бұрын
Allah ha kuu fududeeyo amuuraha wado hooyo iyo xaajiga dhulka waa badan ee meel kulul raadso
@bushradagan2144 Жыл бұрын
Illahay sharkooda dhinac hakaa marsiiyo habo
@SawsanAbdi-wd6nr3 ай бұрын
Walaalo imtiXaan aduun waad martay intime u bagnard ee ilaahay talo sauront quraankana isku akhri suuratul baqara joogitaan issu akhri alaahana bari salaatu leyleka intraduisible kacdo. InshaAllahu ravi baa kaa xijaabi . SubxaanAllah
Alla gabadhu dulqaad badana ciil dhuuntaba ikala go.aday
@umuaisha6859 Жыл бұрын
Allh hakaa qabto shartooda ha karagin hooyo iyo xaajiga ilmaha a hadayicin farxiyo shukrn xabiibti
@Umuahmed143 Жыл бұрын
Iska sabar abaayo oowlaada allaha kuu barakeeyo salaatul leyl duko ilaaheey ubari inuu alle kaa qabto qofka dulman ilaaheey ducadiisa wuu aqbaalaaa allaha kaa qabto shartoda
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah sister ❤❤
@zamzam5255 Жыл бұрын
ILLAAHEEY HAKA QAABTO REERKAAN MASIIBAADA AH
@qadanmuuse9361 Жыл бұрын
Ha guuleesto jaclku❤❤❤❤
@salaadoabdullahi7642 Жыл бұрын
Masha allh xbbti
@nasrakiin4187 Жыл бұрын
Ilahay talada saro suratu baqarana guri gaga ha kabakh ti adugu na akh riso
@aminozahro4857 Жыл бұрын
Hamblyo hmblyo hmblyo waa community iiku horeyay oo aan soqoray 100k hamblyo hordhac ah 🎉🎉🎊🎊🎊🎆🎇🧨🧨🎈🎈❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰
@Xamdacadar10 ай бұрын
Allh kaa badbaadiyo
@wiilbadiyo5189 Жыл бұрын
Waxan kula talin in ay ilahay talasaarato oo ay hoyadeed iyo xaajiga lajogto gurigana marwalba albaqara ku akhrisato aayad kursiga iyo adkaarta akhrisato ilahay na talasaarato insha Allah way guulaysan aakhiro iyo aduunksba
@fadumohassan6511 Жыл бұрын
Waa caruur kiibirkii laaga baadiyay
@ashaahmed8605 Жыл бұрын
farxiyo waan ku salaamay walaashay ilaahay talasaaro caruurtu wax kuu barato ee dir adiguna ducada. shaqayso. rabi ayaa. kugu filan
Keep going sister faraxsanteenii we are proud of you
@Suraleysuraley22 Жыл бұрын
La joog abyo hoyoda iyo xajigaga Illahy talo saaro waxba kma qadayne
@naagadag4493 Жыл бұрын
Woooow madax nafuran wllhi farxad zaaid dareemayaa maadama 100k aan qarka usaranahay team tawakal❤️🫂
@deeqomohamed6628 Жыл бұрын
Scxsxslxdxdxd dd ed. Cxxccxxaazzaaax
@mamaqarankacaan8229 Жыл бұрын
Sahra hadii ay ubaqato caruurta in lalaayo ama dhib loo geysto how guurto meeshan xaajigeedu kulataliyey hadiise ay caruurteedu aamintahey halajoogto xaajiga iyo hooyo macaanba ilaahow sahra talada tan ugu kheyrka badan solansii Allahuma aamiin
@caashomaxamuud4548 Жыл бұрын
M.a habo mcn ♥️♥️
@jamaanaabdiraxman7945 Жыл бұрын
Ilaa hey meel ha uyeelo cidaa habaaran alle kacabsada nabad giliya umada ilaahey sub xaa nallah
@nadiifosheeq6443 Жыл бұрын
Abayo farxiiyo wlhi Waba iska ka jeclahy ilhey haku xafido marka so dhigtid ina first noqodo iska jeclhy
Farxiya xbti waxan ahy gabar rayan la dhaho wlhi wn ku jecladay inta shekadad so gudbiso bn ddka uga shekeya dhagysata bn dhaha farxiya xbti hadan shaqo qabanayo ama an jifo ama an fadhiyo adiga ku dhagysanaya wlhi xafada waxa layga yaqan farxiyo rayan magacagi ana lay siyy hhhh xbti hadan heli laha mel an kala so xiriro wlhi mar wlba wnkuso wici laha jacayl ayan ku qaday wlhi xbti llove you xbti farxiyo illhy hno ka dayo aaamin
Haka xirsi xirato mar walbo intaba sabarkada ku so gartay masha allah alaha shartoda ka qabto
@amaalmuusejeele8917 Жыл бұрын
M.a abayo farxiyo wa Ku tagira🥺🦋🥀
@muunasacad1294 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@ashaibra2686 Жыл бұрын
Farxiya cadey adna wad mahad santahay macanto
@indadeeqmahmud5916 Жыл бұрын
Acudubillah mina Al shaytani rajim!! Wilka wa mucjizo.
@ubahshyusuf1741 Жыл бұрын
Ilaahay haka qabto dad xaasidiin ah weeyee
@halimaali431 Жыл бұрын
Asc Sahra horta alle wax ka weyn malaha shartoda iyo masibada ay wadan raabi ha ku celiyo ayaga. Hana ka tegin Xajiga iyo hooyo mcn. Awladadan alle ha ku barakeyo cadawgagan ha qabto. Kuwas ma sabrayal waaye irsaqad ka so galay gurigas ma shaqeystano gabartodi hadi alle ofsaday imanka ma sugtano.
@maryanahmed8465 Жыл бұрын
Yaaa allha wllhi wan iilmeyay 😭😭xaanon wayo wllhi wiilka markudhentay wllhi yarbi Habaayo iskacafi dhamantoda wiilka dhentay 😭😭🥺🥺🥺 Habo iskaka tak ayaga mardanbi gashalyntona Meshay nafdada kubad badayso tak
@mariamiidow3198 Жыл бұрын
Farxiyoo shaly saaid u farxay wlhi marka 2 vedio noo so dhigty lkn waa naga jarty wlhi hhhhh 😅😅
@zamzam5255 Жыл бұрын
SUBXANALLAAH WAA REER AABTII XUUN
@falisahmedhussen5440 Жыл бұрын
Walshey sahro waxan talo ahan kugu darsan lahaa inaad iskagaga guurtida somlia adiga iyo carurtadada kuwan kugu tagan marwlbo dhibtdada kula damacsan ku xasdaayo Inu ale ka qabto awooda ale WA weyntahay rabi hakaa qabto dhinac hakaa marsiyo qof Muslim ah Ina ka dhibo WA xaran rabi haka qabto
@Xamdacadar10 ай бұрын
Havaar Kuma dilee xaq yuu ku dilin
@dheemandhuubo Жыл бұрын
Ilaahay xaqa ha tuso kuwaa ilahay may ka baqaan subxanalaah dadka islaamka lama dhibo
@hawoahmedjop3570 Жыл бұрын
Masha Allah alle ha Ku xafido
@mankanur7758 Жыл бұрын
Ma sha Allah waa sheeko oo ku dayadho mudan ilahey adi neh sahroy dadkaas haka qabto lkn ani waxaan kula talin lahaa mar kasto ciwadeyso ilahey neh uku dacwoow kuwaas Kenya neh iska aada sidoo ninkaada ku sheekay saa dadkaan uku fogatiin ilahey neh hanika qabto adi iyo ciyalkaada waa ku so duceyneynaa In sha allah sawarkaa so sawartey ilahey aduun iyo aaqiro haku siiyo ❤❤
@anabali1098 Жыл бұрын
Subxaanallah subxaanallah sharbadanaa allah hakaa qabto
@dayxa561 Жыл бұрын
Caruur taada badabaadi Xaaji iyo waxaa is ka dhaaf Hooyadaa kelgaa kuma dhalin Siduu caruur Tisa hore ugu Istaagey kuwaaga ugu is Taag Allah kaaga filan xiroole
@ismahaanismahaan5403 Жыл бұрын
Odayga waa doqon xasbuna allh
@hannaahmed-s5n Жыл бұрын
naagaha iska cili aabaha wase
@ramlocabdiqadir1540 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@qasidaadam5199 Жыл бұрын
Mashalah
@bushraabdi297 Жыл бұрын
Ilaahay kuma dayacaayo
@fatushhaaji4404 Жыл бұрын
Mel lagugu xasdo lama jogi kagur abayo qadarpo ha ahate sixir bey sababstay Hoyadey mcn Allaha unaxaristo😭😭😭😭🤲