#farxiyotawakalfamily

  Рет қаралды 44,797

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

FARXIYO TAWAKAL FAMILY

Күн бұрын

Пікірлер: 97
@Saara__08
@Saara__08 7 ай бұрын
maalinkeygu ma dhmeystirna hadana farxiyo dhageysanin Xaafada waalaga wada bartay saa kuu dhageeysanaaye i love you so much abaayo❤
@yusromuuse
@yusromuuse 7 ай бұрын
Walahi ani camaled aa thy farxiyo can ku noqday😂
@KadijaAbdirahman-y9h
@KadijaAbdirahman-y9h 7 ай бұрын
Sid❤❤❤
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 7 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
@ashaibra2686
@ashaibra2686 7 ай бұрын
Mashaallah tabarakallah farxiya caday jawabta walasodaahay lamu waxay kutala mombasa magala ladhaha ayay daraf kasijirta wa dhanka rasakamboni kisto wad dalbaranhaysa hori usoco
@Xuriyo-s8j
@Xuriyo-s8j 7 ай бұрын
.igula sali xabiib keena muaxamad scw😢❤
@MaryanAadam
@MaryanAadam 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@farxiyotawakalfamily2926
@farxiyotawakalfamily2926 7 ай бұрын
Scw❤scw❤scw❤
@maryanmuktar7272
@maryanmuktar7272 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@souhailaelmi3606
@souhailaelmi3606 7 ай бұрын
SCW SCW SCW ❤
@fatimajelle6370
@fatimajelle6370 7 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 7 ай бұрын
Wallah anigu😢 farax😢waxaba igadaran xalimoyinka abaal dara walagu.yaqan team farxiya häbeen ku haidiin wacnado😘😘😍😍❣️💞💥💝
@Maqsuud-u3b
@Maqsuud-u3b 7 ай бұрын
Kibir nagaha qaar gajada markay Ka baxaan
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 7 ай бұрын
Abaha waa aboo ahlul janah ah Allah barakeyo manshaa alllh
@aaaaaaaa7928
@aaaaaaaa7928 7 ай бұрын
Mashallah abayo farixyo illahay janaadi ha ku geyo
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 7 ай бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤
@yahyamalele9526
@yahyamalele9526 7 ай бұрын
Masha Allah farxiyo sharaf
@ZainabAbdi-yo2eo
@ZainabAbdi-yo2eo 7 ай бұрын
Anigaa u horeeyo caawa subaxii dhageysan❤jiray
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 7 ай бұрын
Masha Allah farhiyo wadamadeni ayaad baranoysa Kenya ayan kasosalamaya
@miinetaabubakar9877
@miinetaabubakar9877 7 ай бұрын
Asc xbbti waa ku salamay adiga iyo caruurtan habaryarta an uu ahay iyo dumashiigey wlhi ad iyo ad ayan ku jeclahaay sidaad uu furatay yu tube ka waa kula socda niyadan kugu dhista wayo kenya ayan deganahaay caruur ayan ku haysta lamu waxay ku taala mesha xuduuda somaliya iyo kenya laga so gaalo dhinaca bada waa jasirad ad uu qurux badan
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 7 ай бұрын
Farax qasaro waji maleh tow arko waa tisii lakin weh kareydy hadey camiro guriga kuxiraty😂😂😂😂😂😂
@omaromar-mc9vi
@omaromar-mc9vi 7 ай бұрын
Scwb yaa wajiigi ka qaniinay
@msswiilo
@msswiilo 7 ай бұрын
Asc team farxiyo soo duceeyo duqoo duceysan inan helo i.n
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 7 ай бұрын
Maxaa kawadaa away xaajigi😅
@Umuibtisam-m9f
@Umuibtisam-m9f 7 ай бұрын
Allah haku siyo abayo😊
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 7 ай бұрын
Insha alllllah abyo guuul kuu rajeynaa😢❤❤❤
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 7 ай бұрын
Wiilo abaayo managu dheleysa
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 7 ай бұрын
​@@maryanmohammed9927wa ifurey tiri lkin iney nala dheleysa umalen
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 7 ай бұрын
Ilahey subxana watacala kheyr ka hana wajiyoo qoof wax qiyama hadad aragto jiidka laga badashaa aduun kaada geess laga gala inuu jiri iyo inu jogo maba les dareen siyo caruurta yeey dayacmin adiga ne is daryeel oo naftada uu duubnow
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 7 ай бұрын
Wcs abaayo macan
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 7 ай бұрын
Asc abayo farxiyo cadeey mashallah Mashallah Allah h ku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@tressahassan8947
@tressahassan8947 7 ай бұрын
Muxiba😢waxbaa😢ku helay. Sorry wll wallah waamasiibo aduun inta hawee ku iyagu kuhorsedan fashilkaga🎉markaa Naga tiiri, dhankaga🎉😅habeen wanagsan dhamaaan soomaliyey ❤❤❤❤❤❤
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 7 ай бұрын
Eid Mubarak walalo Wll maxa ka helay wajiga qali???
@ashar1053
@ashar1053 7 ай бұрын
Asc farxiya madhacday canka maxaa kagadhacay
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 7 ай бұрын
yaab farax duli madahiro😢 sorry muxiba🎉🎉team farxiya habeen wanagsan❤❤❤❤❤
@kaafiyayousuf3170
@kaafiyayousuf3170 7 ай бұрын
Alle haw naxariisto abah😢
@Fardowsoxasan-f5r
@Fardowsoxasan-f5r 7 ай бұрын
Farhiyo sharaf badan❤❤❤❤
@SacdiyoHubiye
@SacdiyoHubiye 7 ай бұрын
Asc farxiyo sharafy laamu waxey kuttaalaa meel mombasa kashisheyso xabiibty waa keenya
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 7 ай бұрын
Wcs hbo❤❤
@NastexoAxmad-p9u
@NastexoAxmad-p9u 7 ай бұрын
Farxiyo abyo mesha maba ka ba osee badno dhibac ley iska mari waa kaba ee insha Allah
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 7 ай бұрын
Thanks 😊
@MaryanAadam
@MaryanAadam 7 ай бұрын
Seecsmal sheekadii hore waa qabyo😅😅😅
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 7 ай бұрын
Abayo laamu waa bambaaso akteeda
@ShukriBar-fk2rs
@ShukriBar-fk2rs 7 ай бұрын
Lama wa sax wa xebta
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 7 ай бұрын
Asc ciid mubarag hbo Markaa 2 chennel yeelatay rounti maxaa noogo dhaaftay
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 7 ай бұрын
Ilaahay ha unaaxaristo aabe caruurta isku nuug ma hawl yare marka qaar inaan istaag ka dhaco ka baaqa
@fadumohassan7608
@fadumohassan7608 7 ай бұрын
Lamu is near mombasa 😊
@Maqsuud-u3b
@Maqsuud-u3b 7 ай бұрын
Khiyana saaaid unecbahay🤦‍♀️
@araweeloinanabadoon711
@araweeloinanabadoon711 7 ай бұрын
Salaam alaikum farxiya tawakal ❤❤❤❤❤
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 7 ай бұрын
Pisinka camera aaa tolow xage lagu xiry muxupay .waa kuside hbo
@istanbuulnur3975
@istanbuulnur3975 7 ай бұрын
Laamow waa somalia
@LeylaAbdi-kw5vs
@LeylaAbdi-kw5vs 7 ай бұрын
Lamu waye abayo laamow maaha wa magalada Mombasa ayey daris latahay
@QamarAbdulqadir
@QamarAbdulqadir 7 ай бұрын
Farxiyo sheekada waa kahelaa lkn waqti uma helo badan
@SaidoHassan-y1m
@SaidoHassan-y1m 7 ай бұрын
Wcs abaayo ❤❤❤❤❤❤
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir 7 ай бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah jazakallah qer
@Sumayocabdulahiyuusuf
@Sumayocabdulahiyuusuf 7 ай бұрын
farxiyo abyo mxa kaga dhacay wajiga😢❤❤
@xayatiqurux5369
@xayatiqurux5369 7 ай бұрын
Lamu farxiyo mombasa bey kudothahay kenya lee waye
@faraxmaxamud-gl1ok
@faraxmaxamud-gl1ok 7 ай бұрын
Nag hadad guriga kensato walashaba ha noqote ada walan gabarey rag waa wada damac nagna kaba daran😂
@UkunXilwa-lz8zt
@UkunXilwa-lz8zt 7 ай бұрын
Farxiyo abayo danka maxa kahelay
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 7 ай бұрын
Samecada quran ka laga dhegesto aya kuso dhacdey
@aishaahmed7928
@aishaahmed7928 7 ай бұрын
Wcd habo lamu mombasa akteda ekuyasha
@MohayareCadde
@MohayareCadde 7 ай бұрын
😘😘😘😘
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 7 ай бұрын
Wsc
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen 7 ай бұрын
Ceeb weynaa bisinka yaah gurga aan camera ku xirtay aaa😂😅
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 7 ай бұрын
Dadka qurbaha is aamin majiro
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 7 ай бұрын
Wee saxan tahay anibo gurigeyga waa ku xiran rabaa hadaa shaqo bilaabo waayo wax kastaa dhici karo nin kaliya mahee ilmahaaga qofkaa uga taganeyso xataa muxuu noqon doonaa waa kula talinaaa gabdhaha somaliyeed hooyooyinkaa ee ilmahooda ka shaqo tago meshaash ka ogaanee haduu dhib jiro
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen 7 ай бұрын
Qof aan ku kalsoonahay ilaahey hana siiyo​@@HalimaxasanKaahiye
@hodmaniitaqueen
@hodmaniitaqueen 7 ай бұрын
​@@raxmiishchenalMaya taas waan kugu raacsanahay lkn qolka jiifka iya fadhiga musqulaha looguma Tala gelin somahan hee??apayo
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 7 ай бұрын
​@@hodmaniitaqueenABYOOY WAA SAX QOLKA JIIFKA HADIIBO AYADIII TAGTAY NINKEEDA BIS SOO HARAY AWALAA WAX LQGU SAMEYNEEN HADEY KU SAMEEYAANE WAABA ARKEE OO WAA FASHIL MIDA KLE SHEKADA KUMABA JIRTO QOL JIIF AA CAAMERO KU XIRTAY KALIYA GURIGA LEE KA MAQLEE SUGA DAGDAGO MA FIIICNEE😅
@FARDOWSOOSMAAN-ce4gf
@FARDOWSOOSMAAN-ce4gf 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LeylaAbdi-kw5vs
@LeylaAbdi-kw5vs 7 ай бұрын
Farxiyo lamu waxa eey katirsantahay gabolka coast waxaa eey kudowdahaay Mombasa
@CabdiAbno
@CabdiAbno 7 ай бұрын
Sethy ❤
@Nintendo_mushroom
@Nintendo_mushroom 7 ай бұрын
Farhiyo Eid flog kaaaama Hayno abaayo
@Siman2213
@Siman2213 7 ай бұрын
Lamu wa kenya
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 7 ай бұрын
Qiso meelo badan taabanaysa bal aan sugno qaybaha dambe
@umkulthum5677
@umkulthum5677 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@RahmoHusein
@RahmoHusein 7 ай бұрын
Asc
@QotofUmmuSaad
@QotofUmmuSaad 7 ай бұрын
Magalada waxa layirahdaa lamo maaha lamu waa magala xeebeedh waxa daga baajuun magaca ay uyaqanaan bajunta waa amu
@yahyamalele9526
@yahyamalele9526 7 ай бұрын
Lomu Mombasa ayay katirsantahay
@adeymohamed7472
@adeymohamed7472 7 ай бұрын
No lamu is nearby Mombasa
@nusaybamohamed3685
@nusaybamohamed3685 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@ShamsoHassan-l3y
@ShamsoHassan-l3y 7 ай бұрын
🤥🤥🤥🤥🤥
@umkulthum5677
@umkulthum5677 7 ай бұрын
😅
@ShukriBar-fk2rs
@ShukriBar-fk2rs 7 ай бұрын
Kenyan kutala
@sucdiabdi2329
@sucdiabdi2329 7 ай бұрын
Lamu wa gobol mombasa katirsan waye
@fatimajelle6370
@fatimajelle6370 7 ай бұрын
Wsc
@CabdiAbno
@CabdiAbno 7 ай бұрын
Asc
@MssRaxmo
@MssRaxmo 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Xaawojaamaccabdule
@Xaawojaamaccabdule 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@Xaawojaamaccabdule
@Xaawojaamaccabdule 7 ай бұрын
Asc
#farxiyotawakalfamily WAXAAN KA SHALAAYEY IN AAN #MINYARO NOQDO!Q.1AAD
27:06
FARXIYO TAWAKAL FAMILY
Рет қаралды 41 М.
Don't underestimate anyone
00:47
奇軒Tricking
Рет қаралды 30 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 22 МЛН
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 12 МЛН
TEEY KUDHIGTAY NINKII QIYAANAY!!
30:17
Qisas Channel
Рет қаралды 8 М.
QISADII CAZAAM EE QIIRADA BADNAYD!!@sawdamqaalib
45:12
Sawda Qaalib
Рет қаралды 54 М.
Don't underestimate anyone
00:47
奇軒Tricking
Рет қаралды 30 МЛН