Fashilkii Bashiir Shiil (2)

  Рет қаралды 22,375

Sheikh Abdi Hersy

Sheikh Abdi Hersy

Күн бұрын

Пікірлер: 115
@marianali7951
@marianali7951 6 жыл бұрын
What Allah has made haram will always be haram. Living in a shelter is not an excuse to take riba. Ya Allah make us be amongst those who live by the Quran and the Sunnah.
@laascaanood539
@laascaanood539 2 жыл бұрын
Subxanallah ABDI HIRSI totally lost it! I never thought he was that slow > Subxanallah.
@muuminad3143
@muuminad3143 6 жыл бұрын
"Reerkaan rabaa roob igu eryey" intii qiilka xaaraanta ah rabtay ayaa wadaadka warkiisa qaldan u hanqal taagtay. Allah ayaa waxna xalaaleeya waxna xaaraantinimeeya. Allah ka baqa
@zizowali7178
@zizowali7178 4 жыл бұрын
waa saad u tiri waana iga qoslisiisay kkkkkk
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
Walaahi beentaa maahan Kan waa ilaahey aktiis war waa u yaalaa
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid 2 жыл бұрын
Allah ya baarik yaa shiikh
@noorein1946
@noorein1946 6 жыл бұрын
Subxaanallah sheekhow xishoo. Oo xurmee Naftaada. Mabda'aaga kahadal maxaa dusha kaasaaray culimadakale? Adoona iyaga caayin miyaadan waxsheegikarin?
@nimcoyarowabdi850
@nimcoyarowabdi850 5 жыл бұрын
Shekh abdi hirsy waad fashilantahay ribadu daruuro Kuma banaanaan karto ilaahay iyo rasuulkiisa ribadu waa fogeeyeen waana xarimeen tusaale bakhtigu waa xaaraan ilaahayna daruuro wuu KU baneeyay hadey ribadu daruuro KU banaanaan karto ilaahay baa noosheegi lahaa sheekho gabagabada hadalkeygu waa aayadii kujirtay aakhirka suuratu alnaxli walaa taquuluu limaa tasifu alsinatukumul kadiba hadaa xalaalun wahadaa xaraamun litaftaruu calalaahil kadib
@user-ou6jn9ht5f
@user-ou6jn9ht5f 6 жыл бұрын
Yaa Allah illahay ha na wada hafido.. nin walboo is diyaari we are witnessing end of the world where the haram becomes halal, the truth tellers are frowned upon.. Allahuma inii as’aluka xusnul khaatimah. Sheikh ilaahey dambigaaga iyo kan waaliidkaaba allaha cafiyo. Allahuma aamiin.
@ahmedabdi3488
@ahmedabdi3488 6 жыл бұрын
Asc... Allah waxa uu xaramtameyey shiiq ma noo xalaaleneysid... kii kaa yeelanah asaga is dulmiyey
@sahraosman5271
@sahraosman5271 6 жыл бұрын
Subxanalaah ilaahow nasug maantana mawaxaa nalo xaleynayaa ribadii
@boolocadey4661
@boolocadey4661 6 жыл бұрын
Sahra Osman sahrooy dadkii haday diintood baranwaayeen soow fitno oo dhan waxay rabaan caamada u sheegimaayaan ilaahoow na asturo finadan naga nabed geli
@marianosman2515
@marianosman2515 4 жыл бұрын
wadaada u gafimayno lakin,sheikhyada masajida fadhiya ee islamaha lacagta carta ka qaata taas baa dhibata ah
@amiirsheeno7781
@amiirsheeno7781 5 жыл бұрын
Jazakalah sheikh nin bisil baad tahay Allaha ku barakeeyo.!
@husseinabdi1130
@husseinabdi1130 5 жыл бұрын
Wll illaH ka caBso riBo alle wu xaRantimeyay Ee wll illaH ka caBso Sheikh shil wu ka saxan yaHy wllH ayaaa ku dhaRty Ee alle ka caBso
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy 5 жыл бұрын
Walaal horta dhaartaa kugu dheeri ah, mana aha dhaqanka ahlu cilmiga iyo ahlu sunnaha inay mas’alo khilaafi ah ku dhaartaan sidaasaa sax ah, bal markay sida la rajaxan sheegaan waxay ku khatimaan (والله اعلم) Tan kale adiga iyo Sh Shiilba waxaad u baahan tihiin cilmiga la yiraahdo جدل Ama doodda cilmiga ku dhisan iyo sida xaqa loo muujiyo baadilkana loo raddiyo. Qodobka dooddu ka taagan tahay haddaadan fahmin, hadde jawaabtiinnu sidaas kharriban bay ku dhammaanaysaa. Tusaale: cid aaminsan inay ribo xaaraan tahay meesha ma joogto, ciday diin la’aani hayso oo loogu celceliyo “Alle ka cabsona” meesha ma joogto, ee bal horta fahamkiinna daraaseeya, si wacanna wax u dhagaysta, sida ahlu cilmigana u niqaasha oo mas’alada labada gees ka istaaga
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy 5 жыл бұрын
Adiguse walaal haddaad shikh tahayna mas’alada ka hadal oo cilmi noo faa’iidee haddaad caama tahayna garo awooddaada iyo In aadan culimo is haysa kala saari karin. Dhinac waad jeclaan kartaa waana kula saxsanaan karaa, balse inaad ku dhaaratid waa xaq waa dhaqan ku cusub saaxada
@dahaar29
@dahaar29 3 жыл бұрын
@@SheikhAbdiHersy adigaba xaqii dhinac marey sheekhna isku sheegaya riba daruuro ma noqoto diinta baro
@Diidii22665
@Diidii22665 2 жыл бұрын
Sheakh bashiir sheltar maba yaqaan Uu leyahay aada
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 6 жыл бұрын
sheikh allaha ku xafido, waad ka guuleysan kooxda GHULUWIGA inshaa Allaaah
@zeinabhassan2380
@zeinabhassan2380 5 жыл бұрын
sh bashiir shiil wuxu dadka baraaye diinta adigase xageed jirtay runtii aniga waxaan ku arkey adiga oo ribada baneeyneeyso .
@zeinabhassan2380
@zeinabhassan2380 5 жыл бұрын
sheekhoow hal su,aal iiga jawaab shbashiir shiil 30 sana kudhawaad adigase xageed jirtay runtii aniga waxaan ku arkey adiga oo ribada baneeyn bes.
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
Wuxuu kufsan jirey caruurta
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Жыл бұрын
Wallahi point fiican ayuu taabtay caruurtavku dhalatay yurub Secondry haddey dhameeyaan ayey bura sidan Sabab ayaa jirta waana tas sherkh sheegay.Waxba qaldan
@G0_n3
@G0_n3 2 жыл бұрын
What about hijra Sheikh Abdi Hersy?
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Жыл бұрын
Great .sheekh Abdi hirsi Anigu Rabbi ma.qaadan waaba xaram. Sheekh cabdi xirsiine wuu qiray xaramtimaded.Laakin waa cimi baaris iyo daruura ma .lop.qaadan.kara.Shalter.qof dagan waa .homeless waa guri.laawe.Haddan nahay Soomalida ku nool. Norway xaqiiqa waxan nahay Homeless guryo laawayaal Sheekh soo sheegay Soomaalidu waa dad muslimin rabo.cid ma rabto waxanse ku nool nahay.nolal..adag iyo .guri gacan labaad Waxan is weydiiyey haddi doadi.la lhayaamayo op guri la yiri.ma kireeysan kartid ayey kireeysanya Rabo .daroora haddu maqlo xaran ayuu la soo boodaya wuuna cuna xaranta si kale ayuu u.cuna.Arnigu guri ma lihi rabana kuma qaadan reer Norway ma qatan.xaran iyo.haddi fatwa daruuro.jirtaba weyse rafaadsan yihin.
@jiirlaqe2087
@jiirlaqe2087 6 жыл бұрын
Fiicnaan laheeda in culimada dhan ay noqdan kuwo cilmi badan leh inta aysan fatwoon wax yaabo badan ayeey naga hor istaagtay cilmi yaradooda diinta maahan mid somaali u gaar ah ee Culima aduunka dhan hala dhagaysto
@muuminad3143
@muuminad3143 6 жыл бұрын
roomaan moalim hadaad qof muslima tahay ma aha inaad sheekh diintaada murti uga noqotid. Hadaad ninkan ribada xalaaleynayba aad la dhacsantahay waxaa xaqiiqo ah in aad jahli diinta kaga sugan tahay waxaan kuugu nasteexaynay inaad maanta kitaabka qaadato oo cilmi naafac ah barato. Allahna ha kuu fudeydiyo
@ELMANSSON
@ELMANSSON 5 жыл бұрын
@@muuminad3143 haddii culimadu beenta cayrta iyo insurance oo xaaraan ah xalaaleeyeen dee in guri xaaraan lagu qaato iyo in gaari xaaraan lagu qaato midna ma bannaana midna xaaraan maahee waa 2 xaaraamood ama waa 2 xalaalood.
@safiajama7517
@safiajama7517 3 жыл бұрын
Faana cawdi biile MAA riibu umacanynaye Riibo waa xaaran yaahu
@warsamemohamed9711
@warsamemohamed9711 6 жыл бұрын
sh wxba mahaysid, wrkaaguna isagaa kufikan inaan ogaano wxad tahy, waann ogaany.
@yusufbaruud5967
@yusufbaruud5967 2 жыл бұрын
sh cabadi xirso waxa ka soo socda waa la ogaan xaasl nikii nool
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy 2 жыл бұрын
Cilmi yaraantu adeer waa cudur. الإنسان عدو لما جهل Banii aadamku wuxuusan aqoon wuu la colloobaa. Wax ka baro ha dagaallamine
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 6 жыл бұрын
Arithmetic, Sheekhani si cilmiyeysan buu sheekh Bashiir daaqadda ugala baxaye, cuilmooy bal si mawduuci oo nidaamsan ugu jawaaba. Bal annaga caamada ahi aannu faaiideysanee. Waa 3 biloode wax jawaabey weli ma la hayaa?
@sareedo8184
@sareedo8184 6 жыл бұрын
Wall shiikh bashiir waxu ka hadlay intii allaah inoo shegay wall ninkan intii allah xarimay buu xalal ka dhigay caqligaaga isticmal subxanllaah
@Durdur1
@Durdur1 6 жыл бұрын
Scw Sh Cabdi bal waxaanu rabnaa in aad marka aad dhameeysid kashifkan bal arrinka Xajka dadka muslimka ah ma la dhacay mise waa lacagta $13000 ee dadka laga furto fadlan arrinkaas bal Insha saar.
@Diidii22665
@Diidii22665 2 жыл бұрын
30 sano mama Dixon daganeyd nin 10 sano wadanka joogay ayaa gatay kana saaray
@abdulkadirsabriye4613
@abdulkadirsabriye4613 6 жыл бұрын
Ilaah haku xifdiyo
@allahadoonkiisiiayaanahay27
@allahadoonkiisiiayaanahay27 6 жыл бұрын
Somaliyeey wax barta oo diinta hala barto qaasatan hadii kale wadad malinkasta meel biil ku ilaashta daba socda wax aqriya you guys read something specially the knowledge of shariah and study the language of Quran and Sunah
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 3 жыл бұрын
Maxa Canada laga doni haday Somali sidan I baa as an tahay wadankeni an dhisan Mel lagu rafadsan yahay ba ka muqata
@AliMadoobe
@AliMadoobe 3 жыл бұрын
53:00 important points 55:00 is very touching
@kadrojamac392
@kadrojamac392 6 жыл бұрын
shiikh laftadu nasteexo ma wadid lakin cajaladahaga waxa ka muqda goodin, aqoon ku faanid ad shiikha inad ka aqoon badan tahay ugu faanaysid iyo weliba durid shiikha kale durayso adoo isku dayaya inad na ogaysiiso inad na barto in shiikh shiil waxba garanayn taasina sax maaha waayo marka la so jeediyo in banaytadii ribada ama moorgajka u shiikhu ka hor yimid xataa haduu ku weeraray hadaad nin cilmi saaxib u ah tahay wa sida ad ku doodaye ma shiikha kalaad adna weeraraysa mise waxad ku banaysay arintaas bad xooga saaraysa???? isku soo wada duub imisa shiikh baa kugu raacsan in moorgajka daruuri ahaan loo qaato carab iyo cajab? waxad tiri wa daruuri moorgaj ku balse daruuradu ma wa wax san mooday waqtigaas ad nafta ku badbaadinayso balse guri dhawr boqol oo kuna miyaa naf lagu badbaadinayaa?! Isku so wada duub wadadu diinta cayaarta ha ka dayaan iyo isugu faanida in midba midka kale ka muruq weyn yahay ummadaani nasteexo iyo aqoon bay rabtaan in lagu caawiyee!
@user-ou6jn9ht5f
@user-ou6jn9ht5f 6 жыл бұрын
Allah swt the all knowing.. did not know that we would end up refugees in the west? allah swt could not have said stay away Riba if you can as Hajj is for whom ever can afford..astaghfirul ALLAH. Subhana Allah it is one thing to fall in to a sin (big or small) but to advise others to do the same is like someone digging a deeper grave.. subhana allah.. ALLAHU AKBAR. what if you and other schollars who gave fatwa about Riba are wrong when the judgement day comes? what if.. what if.. RABIRJICUUNII LACALLII ACMALA SAALIXAN FIIMAA TARAKT.(My Lord! send me so that i may do good in that which i have left behind. I pray for my self first and all the muslimiin to go to Jannah.. Minor signs People will seek knowledge from misguided and straying scholars The spread of riba (usury, interest), zina (adultery, fornication), and the drinking of alcohol The coming of fitna (tribulations) and removal of khushoo' (fearfulness of God, taqwah, reverence, etc.) The coming of Dajjals presuming himself an apostle of God. Acceleration of time Rejection of Hadith The loss of honesty, and authority put in the hands of those who do not deserve it The loss of knowledge and the prevalence of religious ignorance Frequent, sudden, and unexpected deaths Increase in pointless killings Nomads will compete in the construction of very tall buildings Women will appear naked despite their being dressed A person passing by a grave might say to another: I wish it were my abode Widespread acceptance of music Pride and competition in the decoration of mosques Women will increase in number and men will decrease in number so much so that fifty women will be looked after by one man. Abundance of earthquakes Frequent occurrences of disgrace, distortion, and defamation When people wish to die because of the severe trials and tribulations that they are suffering Jews fighting Muslims Liars will be believed, honest people disbelieved, and faithful people called traitors The death of righteous, knowledgeable people... kzbin.info/www/bejne/qXunppdvrqikZ80
@marianosman2515
@marianosman2515 4 жыл бұрын
sheikhow Alaha ku xafido, jahilin baa ahayn, qofku hadaanu cilmi lahayn waa iska,sheikha leh shelters baa lagalaa ma shelter baa dagaan ah?
@marianosman2515
@marianosman2515 4 жыл бұрын
marka imaam la dooranayo waa inuu cilmi diini ah iyo mid maadiba lagu doorta
@abdulkadirhussein300
@abdulkadirhussein300 6 жыл бұрын
Asc. Sh. Abdi waddankaan Canada 1990-1992 ma maqashay waddankaan in uu ka dhacay recession kaasoo guryihii qiimahooda hoos u dhacay, dad badan guryihii ay ka carareen. Taas mid la mid ah USA California guryihii qiimahooda ahaa halka milyan waxay noqdeen 300,000-400,000. Dad badan way ka carareen guryihii ay halka milyan ay ku iibsadeen.
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy 6 жыл бұрын
Walaal Horta qiimaha Allah baa gooya, mustaqbalkana waa uun la qiyaasaaye cidi Qaybka ma iga. Fiqhiga waxaa wax lagu dhisaa waxa markaa jooga iyo oddoroska oo la isku dhafay. Inkastoo Canada recession ka dhacay, haddana guryaha qiimohoodu haba yaraatee ma dhicin ee wuu kordhay sida labadan website ka muuqata. Haddaan kula kaftamo, qisadii Sheykh Bashiir ku dhacay oo kalaad ku dhacday. Bal aan chance ku siiyee, xaggee ka soo xigatay data -da aad soo qortay? www.torontohomes-for-sale.com/Toronto-average-real-estate-property-prices.html www.huffingtonpost.ca/ypnexthome/canadas-housing-performance_b_9266608.html
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy 6 жыл бұрын
Sida Haffington post qoray, guryuhu 1992 waxay sare u keceen 16% ee bal ku noqo meeshaad xogta ka soo guurisay. Mahadsanid
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
Allah hakusoo hanuuniyo dadkan aad ribadda ku wadaa sharci weyn bay haystaan waddamo muslimiin ah ayey degi karaan
@143-k1d
@143-k1d 6 жыл бұрын
Ribada Inee Dambi Tahay Ilmaha Yar Aa Fahan San, Ma U Baahno In Lasoo Barto, Ilaah Aana Xaaraan Timeeye
@araweelocali5421
@araweelocali5421 6 жыл бұрын
salaamadi korkaaga ha ahaato shiikhow ribo qaado ma maslaxo ayaa ku jirta ? mise ummada ribada qaa data ayey iga daba geynaysaa? midna waan kugu raacsanahay ma wacna in qofka islaamka ah oo somaliga ah nuu dulnmo ku noolaado waayo jiilka uu korinaayo waa inuu ku koriyaa tarbiyad akhlaaqeed si uu jil wacan u soo saaro
@somaliboy37
@somaliboy37 3 жыл бұрын
Kan sheikh maaha
@abdulkadirsabriye4613
@abdulkadirsabriye4613 6 жыл бұрын
Ilaah haku xifdiyo sheekh
@sareedo8184
@sareedo8184 6 жыл бұрын
Abdulkadir Sabriye Ma isku qabiil bad tihiin mise ribada ayaad u baahantahy subxanallah
@migo2444
@migo2444 Жыл бұрын
Ribo wa xaaraan ribo 25 sanno adoon ad ahaanaysid OO dalka aanad dalka ka bixi karay wa baadil. ummadda bari dalkooda u hirjoonkara inaad cagta gaalada uga xidhid waa dulmi
@kushish2749
@kushish2749 6 жыл бұрын
Waa run Indian/Pakistani diinta waa ku runta mas aladan bashir shiil run kusheegey
@AmirAli-fh7ug
@AmirAli-fh7ug 6 жыл бұрын
Sh Abdi - maadama aa basboor Canadian aa heysatii oo aa lawada ogyahey inay Canada hoos timaado boqortooyada ingiriiska (commonwealth country) maxa ku diiday inaa familkaaga khatarta candana ka jirto in aad ka loo soo cararti oo Australia keenti - Australia waa wadan amni ka jiro oo ka tirsan commenwealth states, Islamic bankingna ka furan, adigana qof wax bartey oo master waata ba tahey sidaa sheegtay taas oo ku sahleyso daganaansho. Qofkii awoodo in uu deposit guri oo riba ah aruursado wuxu awooda inu familkiisa kala soo cararo Canada oo somalia dajiyo ama hadu qurba doonayo inu wadama kale nolol uga dhiso. Riba waa haraam.
@kushish2749
@kushish2749 6 жыл бұрын
Walaahi hal mid waa run guryaha dowlada dadka waakubaaba een, waxna maleh bii adiina waa lagu yasaa
@zeinabhassan2380
@zeinabhassan2380 5 жыл бұрын
sh salaax saawi waa sheekheeyga waan ixtiraamaaya sh maxamed walad dudo waa caalim muslim ah waan ixtiraami lkn adiga maxaan kugu ixtiraamaa ? li ana waxaala yiraahdaa al adabu wicaa ulcilmi الأدب وعاء العلم aaway adabul xiwaar kii lkn waan ku ixtiraami waan kuu duceeyn JZk llaahu kheeral jazaa .
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy 5 жыл бұрын
Zeinab Hassan walaal cilmiga dhagayso ee iska shakhsi jeclaysiga ama nebcaysiga. Maaddadaa muhiim ah, wadaaddadana lama dhex ordo
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
sheekh bashir baad xumaynaysaa maxaa idin dhexmaray aan idin heshiisiinee a
@ModestyIsLife
@ModestyIsLife Жыл бұрын
Subhan'Allah, you need to fear Allah and stop encouraging people to take riba. 😳😳😳
@cabdallacigaal2667
@cabdallacigaal2667 4 жыл бұрын
Masha'allah sheikhow mahadsanid
@mustafeosman3403
@mustafeosman3403 4 жыл бұрын
Waar ninkani ribbo uu cunay ayaa ka dhax qaylinaysee ha dhagaysanina
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 3 жыл бұрын
Shekhan anigu MA aqan Lakin hadalkisa waxa ka muqda in uu somalida ka naxayo oo uu sharaf LA rabo cilmi diin iyo adun inuu leyahay ba hadalkisa ka muqata wa in sidan wax loo bartaa
@hasogymhasan4018
@hasogymhasan4018 6 жыл бұрын
Sheqaan lambarkiisa hala isiiyo
@abdulatiifi5522
@abdulatiifi5522 6 жыл бұрын
maxaa ku falee?
@abdulatiifi5522
@abdulatiifi5522 6 жыл бұрын
yuu ku halaagin ninkan
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 5 жыл бұрын
Akhyaarey guri aan garanayo waxaa lagu dhisay 3000 sh. soomaali ah sanadkii 1967- dii qiyaastii. Maanta gurigaasuu wuxuu joogaa 30 kun oo dollar. Haddii gurigaa deyn lagu dhisay oo maanta dayntii la rabo sidee lacagtaa loo bixinayaa.? Ma ribaa loo bareerayaa oo qiimaha maantaa la bixinayaa? Ma 3000 kun oo soomaali ah baa qashinka looga soo baarbaaryaa? Mise waxa la oranayaa adeerow 50 sanaa ka soo wareegtay ee iska tag oo ha na wareerin.?
@suuley5747
@suuley5747 3 жыл бұрын
Waagaas lacagtaas (3000sh) ahed qiima ahaan dollar ama dahab aya bixineesa, saas aya hada kahor maqlay waana fair
@abdulazizelmi9095
@abdulazizelmi9095 6 жыл бұрын
Shiikh alaha ku xafido wax badan baad bayaamisay kitaab gaab uusan fahmayn
@farxiyaali2673
@farxiyaali2673 5 жыл бұрын
M
@ELMANSSON
@ELMANSSON 5 жыл бұрын
war soomaali maxamadeey anigu su'aal baan qabaa bal ciddii jawaab iiga haysaa ha iga siiso. markaan waxyaalaha ay ribadu gasho baranaynay guryuhu kuma jirin waxyaalaha ay ribadu gashee xaggee bay ribadu kasoo galaysaa?
@abdirashidahmed3499
@abdirashidahmed3499 4 жыл бұрын
Jawaab maleh. Qarniyadii hore oo saxaabada iyo taabiciintu joogeen dadku reer miyi bey ahaayeen oo guryo yar yar bey gacantooda ku dhisan jireen. Bangiyo dawladdu maamusho oo wax maalgeliyaana ma jiri. Dhulkan la kala boobayo oo ninkii aan lacag haysan banaanka la dhigayona ma jirin.
@araweelocali5421
@araweelocali5421 6 жыл бұрын
illaa iyo iminka qof kugu raacsan ma hayo shiikhow ee maslaxad maaha ribo qaado aad muslimiita gaadhide haddii aad wadaadka aad is haysaana ha nala maragsan
@jamadahir5684
@jamadahir5684 5 жыл бұрын
Sh.wuxuu.kusuganyahay.qawaacida.shareecada.fahankiisa.salafna.wuu.sheegtay
@iftiimiye1038
@iftiimiye1038 4 жыл бұрын
Hadeyno caamo nahay anagaba ka cilmi badan culimada yaab.
@galadi111
@galadi111 5 жыл бұрын
Sheydaankan wadaad muu sheeganayaa oo xaaraanta baneystay
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy 5 жыл бұрын
اذا لم تستحي فاصنع ما شئت
@iftiimiye1038
@iftiimiye1038 4 жыл бұрын
Insurance baad jeebka kuwadata xaarana waan kahadlaya. Macquul mahn.
@boodboode80
@boodboode80 3 жыл бұрын
Wuu mahadsanyahay walaalkeena sheikh hersy
@kushish2749
@kushish2749 6 жыл бұрын
Waa runwalaahi xaafada waa muhiim ilmhana waa run
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
diin iyo xaram iyo xalal uma jeedid dhaqaale iyo faaiido ayaad ka hadlaysaaa
@abdulkadirsabriye4613
@abdulkadirsabriye4613 6 жыл бұрын
ربنا يحافظك
@salgamer925
@salgamer925 6 жыл бұрын
Jazakalah kheer
@abdullahimohamed6208
@abdullahimohamed6208 5 жыл бұрын
Daruuro ama xajo ad ribo u fatwodo ma jirto ee si fiican u aqri dhamadka ayadaha suratul Baqra ALLAH SWT asiga balan qaday inu la dagalamayo teda kale hadi dhibato guri ku heso wadan aya ledahay $500 ad bos ku helasa qasab mahan ina magalo dagto ribo waxa dhama badiyo ee ninyahow bulshada muslimka qasatan umada Somalida.
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy 5 жыл бұрын
Aqoonta diintu maaha wax lagu riyoodo ee culimannimadu waa dadaal dheer iyo Allah ka cabsi la isu geeyey oo lala kaashaday fahamka aayadaha aad sheegaysid. Waxaa kaa muuqata nin shacab ah oo ka sheekaynaya hawl ay khaasadu leedahay. Raadi culimada casrigan nool waxay ka yiraahdeen, cajilada markaad dhagaysanaysidna qoro meelaha laguugu sheegaya aqwaasha culimada.
@abdullahimohamed6208
@abdullahimohamed6208 5 жыл бұрын
@@SheikhAbdiHersy hhhh alx diin an ku fahmo waxa ad ka hadleso wan leyahay ee tartiib
@boodboode80
@boodboode80 3 жыл бұрын
@@SheikhAbdiHersy sheekh dadkaan wexey kunoolyiin dad dhintey korkooda sheikh waa saa sheegtay hadii laga guuro wixii ay aruurin jireen waa cabsi isbedeldiid. Tan kale hajkaan ay laheshiiyeen safaarada saudiga oo lacagta aan caadi aheyn maxishoodan dadkaan. Sheikh waad mahadsantahay somalida waxa ka xaraan oo keli ah doofaar.
@hodanc6255
@hodanc6255 2 жыл бұрын
@@boodboode80 ribo Allah xarantimeyay qof ma xalalayn karo cilmi kaliyana wax ma celiyo e cabsi Allah ba qofka celisa
@boodboode80
@boodboode80 2 жыл бұрын
@@hodanc6255 cid kutiri ribo waa xalaal majirto waxba ha sarifin fahamkaaga kor u qaad.
@AliMadoobe
@AliMadoobe 3 жыл бұрын
Xirsi :40 Shill :0
@elhamhassan6659
@elhamhassan6659 6 жыл бұрын
Fadlan shuyuukhdeenoow uswa xasana baad noo tihiin ee ha isku qabsanina social mediyaha sida ciyaalkii xaafadda
@kushish2749
@kushish2749 6 жыл бұрын
Meelaha gaalada wasaqda ah nalagu nadiifiya, madowga iyo gaalada cunsuriyiinta ama nolosha ka dhacay ayaa somLida dowlada dajisaa, Ha isku baa baa aan, kadib Somalida meesha markey kubadana dadka waa laga raraa, Her gaalada iyo dowlada Somalida xaafada lagu nadiifiyo Ayey gaareen. Waa la iskusheegey maxaa xal ah majiro
@dhagacadeaxmed7656
@dhagacadeaxmed7656 4 жыл бұрын
Wahaabiyada meesha kacarara sacuudiga baa idin soo kireestee
@kushish2749
@kushish2749 6 жыл бұрын
Wadaadkaan Walaahi wuxuu ka hadlaayo dhibaatooyinka dhibka Somali heesta salka ayuu kuhayaa arinkaan uu sheekha kahadlaayo in la isku baraaruji muhiim Ayey utahay, macnaheed saaran cuna maaha shakier iyo dowlad uma Deen waala bartey walahi dadka islamka ugu liito nahay waxaana keeney kuma fikir no inaan guryo yeelano ama , mana kunoolin kamana noolin, Kama socdo dalkii kii lajoogeyna wax laga a sameesan qasaarada sheekhaan ka hadlaayo yaan la dadirin haram iyo xaal ayadoo no laga hadleenin. Dhib jiro kahadlayaa sheekhan 1990 hadi sidaan u wadding lahaay 2008 Somali wax leh ka arko lahaay
@abdullahiabdirahman1108
@abdullahiabdirahman1108 6 жыл бұрын
ninkan waxaan soo dawaday qaybtii 1 aad waxaan u arkaa nin isa soo caan baxin haya aadna u fanaya , muhiimada sheekho waa ha la i ogaaado waana ogaaanay sheekh inaad caalim baaxir aha tahay saad noo sheegtay , iyo inaad canada MBA ka qadatay , sheekh bashiira waa inuu ogadaa , hadaa huwa maqsadu sheekh
U Diyaar Garowga Aahkiira~ By: Sh. Bashiir Shiil | Khalid Bin Al-Walid Mosque
48:49
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 582 М.
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
QEEBTII  4 MUX KUSABSAFIKIRKA KHAWAARIJTA ASBAABAHOODA IYO KOOXAHA KU SAAMOBAY SH MAXAMED CABDI UMAL
48:49
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 11 М.
Sheekh Bashiir Shiil OO ka hadlay  Ribada guryaha
43:58
Bakri Media
Рет қаралды 61 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | IRAN | ISRA | HEZBOLLAH
24:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 1,9 М.
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 1,1 МЛН
Tafsiirka Darsiga 300aad DAARIQ 01 ilaa...
1:06:04
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 75 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
EU Sparks for Climate Final
3:23:55
EU Sparks for Climate
Рет қаралды 1 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 582 М.