Sheekh Bashiir Shiil OO ka hadlay Ribada guryaha

  Рет қаралды 61,483

Bakri Media

Bakri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 147
@ugaasoskitchen2158
@ugaasoskitchen2158 5 жыл бұрын
Jazakalaahu kheyr sheikh bashiir,maanta waxaa nagu badan xaaraam la xalaal sado iyo lajiifiyaana banaan ee Allaha na badbaadiyo.
@abdiazizmohamud5544
@abdiazizmohamud5544 6 жыл бұрын
Jazakallahu kheiran yaa sheikhanaa allahu yaxfaduka fiddunyaa wal aakhirah wajacallahu ma, waakal jannah
@issaabdi9129
@issaabdi9129 6 жыл бұрын
Sheikh your 100 % right may ALLAH bless you in your life and hear after.
@xagar77
@xagar77 3 жыл бұрын
هذا هو الحق الذي لا غبار عليه. جزاك الله خيراً
@marianali7951
@marianali7951 6 жыл бұрын
Haram will always remain haram, even if others try to make it halal. May Allah protect our sheikh and grant him jannatul firdaus. Amin.
@asiyashekhali5813
@asiyashekhali5813 6 жыл бұрын
Jazakallaah Qofka soodhigay shekh Bashiir shiil illaahoow kuxifdi aduun iyo aaakhiro
@fatima1837
@fatima1837 6 жыл бұрын
السلام عليكم اختي
@zakiyahahmed1285
@zakiyahahmed1285 6 жыл бұрын
Maa Shaa Allaah Sheikh Bashir Shiil, Jazaakal laahu Khayr.
@hashemiabdi3136
@hashemiabdi3136 6 жыл бұрын
Asc shiikh jizakalaah qeeyr xaq ayaad KU hadashay lakin ninkii ayaa jawab soo duubay waxaan kacodsan inadan ujawabin hadalkii aad dhihilahayd waad koobtay mashaa allaah.
@Whatieatnutrition
@Whatieatnutrition 2 жыл бұрын
Allah Haku xifdiyo sheekh. Barak Allah fiik.
@yusufhasan5802
@yusufhasan5802 6 жыл бұрын
Maasha Allaah sh.Bashiir jzkllaah Waan ogeeyn in sheeqii hore ka hadlay inaysan sax aheeyn uu danbi ku dhacay
@sahramohamed3603
@sahramohamed3603 6 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyran jazaa sh Bashir adaan kugu raacsanahay sheekhii hore aad ayaan uga naxay hala digtoonaado qofti badbaado rabto fiddunyaa wal aakhira sh Bashir dhageyso
@dahabmohamed1316
@dahabmohamed1316 6 жыл бұрын
جزاك اللهرخيرا يا شيخ
@safiaahmedofficial4506
@safiaahmedofficial4506 6 жыл бұрын
Asc Mashaa Allaah Allaah haku barakeyo adiga iyo familkada iyo ehelkaga dhamaan
@rahmamahamed6652
@rahmamahamed6652 2 жыл бұрын
MASHAA ALAAHU ILAAHEEY HA KAA ABAALMARIYO .ILAAHEY HANUGU AN FACO
@مريمحسنشريف
@مريمحسنشريف Жыл бұрын
Alaha kubarakeyo suaal ayan kuweydina sheeq
@laascaanood539
@laascaanood539 2 жыл бұрын
SUBXANALLAH WALLAAHAY SH BASHIIR KEPT IT REAL 100% AND ABDI HIRSI TOOK A BIG O L TO THE FACE !
@yalibana6172
@yalibana6172 6 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا شيخ بشير
@مريمحسنشريف
@مريمحسنشريف Жыл бұрын
Asc wrxm sheeq jazakalaah kheer
@liboos224
@liboos224 6 жыл бұрын
jazakullah sheikh dad badan ba xaraantu xalaaleeystaan oo daruuri ku marmarsiiyoonayaan.
@muuminad3143
@muuminad3143 6 жыл бұрын
Manshaa Allah Sheekh Bashiir Allah ha ku barakeeyo waa wadaad dhowrsan oo bulshada reer Toronto karaamo ku leh
@anabfarah5037
@anabfarah5037 6 жыл бұрын
Masha Allah allow kifidi miizanka xasanaad kuusaar sheikh mashiir shiil
@NophaZ253
@NophaZ253 6 жыл бұрын
Sheekhuna hal waan kaa qaadan cabsi aad ka baqayso dambi ha la isaga daayo guryaha mortgage ah, laakiin financially speaking, it's no contest. Being a renter is like flushing your money down a toilet. 4 years of being homeowner and I'm sitting on a 250K equity.
@AbdulAhmed-gx2rh
@AbdulAhmed-gx2rh 6 жыл бұрын
Jazaaka allaahu qayran, sheeq bashiir warka waad cadaysay waadna faahfahisay wanan ku qanacnay.
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 6 жыл бұрын
Sheikh bashiilr shiil jasaakallaahuma kheyran
@hassanabdulkadir8495
@hassanabdulkadir8495 6 жыл бұрын
ASC shiikh bashiir waa sax inay ribada inaan la xalaaleen karin iyo waxyaabo badan aad ka hadashay sheekh waxaan kaa codsanaa in aan fiirsaday anigoo jooga meel aad uga fog kanada walaal kaa xun asagoo kaa sheeganaaya waxa idiin dhax yaal markaan fiiriyey waa arin ka baxsan Ribada wallaal walaalka waa cawday waxuuna ku hanjabay inuu cajalooyin jawaab ah uu soo duubayo asagoo u arkay sixitaankaaga inaad ku weerareeso marka shiikh bashiir wax badan ayaan ku dhageesta waxaa lagu jiraa tobanka danbe ee ramadaanka waxaa ila haboon inaad cafis ka dalbato walaalka qaladka kaa fahamsan si labadiinaba soonkiina aad u naxdaan markaad is cafisaan waad ogtihiin labadiinaba wixi aad ALLAH xagiisa ka helaysaan.
@HassanMohamed-hy9so
@HassanMohamed-hy9so 6 жыл бұрын
daruuraatul khamsa 1 diinta 2 nafsada 3 caqliga 4nasliga 5 iyo maalka marka ribada maalkii baa Meesha kudayacmanaayo tusaale guri labaatan sano bixinay baa shaqo la aan markay kugu dhacdo lagaala wareegaa
@niishnalka5918
@niishnalka5918 6 жыл бұрын
Mashaa alaah sh Bashkir alaha kuxifdiyo ,shii Bashkir dadbaa Rana inay kugusoocan baxo haladodin fadlan
@nafisadarwish758
@nafisadarwish758 6 жыл бұрын
Jazaakallaah khayran Sh Bashiir
@abdirasheedwarsame8704
@abdirasheedwarsame8704 6 жыл бұрын
Baraka laahu fiik ,baarakalaahu fiik , shubuhaadka aad fayday iyo xaqa aad ummada u bayaamisay.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 6 жыл бұрын
ManshaAllah..Allaha no xafido Sheekhana iyo kuligoodba
@abdirasaqrooble6347
@abdirasaqrooble6347 6 жыл бұрын
ASC sheikh ilahay haka abalmariyo Bayamintaxaqa jzk Allahu khayran
@umuhtaymiya1086
@umuhtaymiya1086 6 жыл бұрын
Allah yaxfidak sheikh jazakallah kheyr allahuma balaqta.
@zeinabhassan2380
@zeinabhassan2380 5 жыл бұрын
JZk llaahu kheer yaa sheekhanaa
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 6 жыл бұрын
Masha alah 👍👍👍👍
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 6 жыл бұрын
sheekh jazaakaallaahu khayr sidaad noogu baràarujisay inaan ka fogaano ribada, ilaahay baan ka magan galnay.
@mohamedyahye2779
@mohamedyahye2779 6 жыл бұрын
Allah ha KU xafido sh, Bashiir
@mohamedhassan7323
@mohamedhassan7323 6 жыл бұрын
ما ش ماشاء الله شيخ جزء ك الله خيرا
@mohamedabdiosman7990
@mohamedabdiosman7990 6 жыл бұрын
Shikh bashir shiil waa calim wayin khayir alle hasiyo
@ibtisaammohamed9649
@ibtisaammohamed9649 6 жыл бұрын
mansha allaah
@MohamedNorBarre
@MohamedNorBarre 5 жыл бұрын
شيخ بشير شيل حفظه الله
@chilling1634
@chilling1634 4 жыл бұрын
Shiek Bashir Jazakallah Qeyr, you saved lotz people who have no islamic knowledge and would fall into this guys misleading information to buy a mortgage products from hell fire. Thank You. Finanaly you stood up for people please next time if someone like this persons pops up speak up earlier before people fall to the wrong path and the damage becomes irreversible. Thank You Again👍
@dalmardalmar2624
@dalmardalmar2624 6 жыл бұрын
Guri ribo ah oo laqaato iyo xaafad xun oo lagu noolaado ciladu ma ahane. Culumadu haka waaniso dadka naftoodana hakubilaabaane. Ha is ka daayaan CAYRTA ay qaadanayaan Allah haka cabsadaan oo xaasaskooda iyo caruurtooda hakubiishaan waxa ay soo shaqeysatey gacmahoodu, Maalinta qayaamo waa la idin weydiintoonaa. Wali ma arkin wadaad kuboorinaya dadku in ay shaqaystaan
@muuminad3143
@muuminad3143 6 жыл бұрын
dalmar dalmar sidii wadankan loo yimidba waxa laga hadlayey xalaal ha quuto dumarka single mother ka ahina Allah ha cabsadaan. Dad badan ayay aduunyo qaadatay oo aad moodaaba in aanay dhimaneyn.
@Layla6793
@Layla6793 6 жыл бұрын
dalmar dalmar Walal caydha ay dadku qaadanayaan iyi Ribadu iskuma dhawa ee ha is bar bar dhigin.
@raginaelmi
@raginaelmi 6 жыл бұрын
See ku ogaatey in uu ceyr qaato? teeda kale ceyr maxay bixisaa qof is nacay uun baa qaatee!. cali ayixaal sheekada soomalida heysta guri riba" wey ka weyn tahay. waxyaalaha badan ayaa isugu tagay, oo ay ugu weyn thay kala qabsanaan. Masaajidyada xataa qabiil qabiil baa loo kala leeyahay, Aabe iyo hooyo kala maqan haday isla joogaana caruurta hortooda isku heysta. Haween nimanka hor boodaya oo ayaga wax kasta qabanaya, ninkii markuu waayo wax wax u dirsada iska seexanaya. Caruur la kibriyey sidii kabo $300 loogu gadaayey oo markey weynaadaan u maleeya in ay waalidka qasab ku leeyihiin.......Wilaal aan male Role Model haysan.... halkaaan laguma soo koobi karo..... waa badan tahay mushkilada.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Ayaan Ahmed , waa isku mid walaal, caydhuba waxay ribo ku noqotey, nin caafimaad qaba o.o shaqeysan karaya ayaa isaga iyo xaastiisu ku heshiiyaan iney caruurta ku quudiyaan been oo dhahaan isma qabno ilnahaan waa garac markaas lacagta lagu quudiyo ee caydhuna waa lacagta badi laga soo qaado baararka qamriga gada iyo dukaamada gada qansiirka iyo waliba dadka shaqeysanaya lacagta qasabka lagaga soo gooyo. Markaa waa ribo waliba been abuur ku timid oo ilmihii ilaahay xalaal kugu siiyey waalidkii dhaley ku sheegey iney xaarraan ku dhasheen. Subxaan.
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 6 жыл бұрын
Faiza Mohomed ishaad kariday somalida ciladaha heysta dalkii iyo dibedba ayeey kamid thy in aan loo meel dayin xalaal iyo xaaraan waxa laquudanayo.
@HassanMohamed-hy9so
@HassanMohamed-hy9so 6 жыл бұрын
sheikh bashiir jazaakallah midkaan dooda ka keenaayo wuxuu daliil haayo majirto wuxuu ilaahay xaaraantimeeyey buu leeyahay sh baa fatwooday ilaahayna wuxuu dhahay beeca waan xalaaleeyey ribadana waan xaaraantimeeyey ilaahay hadalkiisii jaahilnimadiisa wuxuu kadoortay hadal qof ufatwooday
@mohamedhashi2917
@mohamedhashi2917 6 жыл бұрын
jisakalah sheakh bashir barakalah
@abdik9002
@abdik9002 6 жыл бұрын
Maxamed Dulyar, waad ku mahadsan tahay tebin wanaagsan. Hase yeeshe, waxaa jira haddii ummada aad la degan tihiin aydaan tusin inay jiraa arday siddan oo kale ah. Khalad ayay inaga fahmayaan. Idaacadaha iyo goobaha bulshada aynu ka sheegno sidda aynu uga muuqano bulshada.
@NH-pv1rr
@NH-pv1rr 6 жыл бұрын
Shekh wad mahad san tahay, lkn waxan ka xumahay culimada somalida iney malin walba social media isku fadexeyan
@mohamedismsilmm8599
@mohamedismsilmm8599 6 жыл бұрын
Jizaakallaahu khayraa sh bashiir
@deganmohamed2291
@deganmohamed2291 6 жыл бұрын
ilaah haku barakeeyo sh cilmigana hakuu wasiciyo umadana xaqa ilaah hatuso
@farahdada6141
@farahdada6141 6 жыл бұрын
waxaan aad u sugayaa insha alaah dooda , kolay markaan dhagaystay labada shiikh waxaan ka fahmay in laismaandhaafsanyahay ama ma,ahee kiis iskawaal inuu jiro, waxay aahaataba , bal horta hasoo dhamaystiro sheekh fagare akhdhaa,da uu kuhayo sheekh shiil ilaa hada waxuu tilmaamay inlaguxadgudbay oo cirdigiisa wax loodhimay oo xaaraan cun dadka loo tusiyey asna kama roonaane intii oo kaluu gaystay laakiin waxaad moodaaa inuu arintaas gar, uleeyahay inuu isdifaaco . oo waliba waxyaabaha qaarkood wuu kagaabsanayey aniga laftirkayga wayiimuuqatay in sh,shiil uu xoogaa arinta u dhigin si munaasab ku ah raddinta asagoo waliba naseexeynayo oo uu tawaaduc uu kamuuqdo haddana waxaan dareemayey ineey wax kale jiri karaan, wallaahu aclam
@maslaxjoo1586
@maslaxjoo1586 5 жыл бұрын
Sh Mustafa wacdigiisa waan jeclahay
@yusufhasan5802
@yusufhasan5802 3 жыл бұрын
Jzkllaah sheeq bashiir yaxfadkullaah
@safiay9530
@safiay9530 6 жыл бұрын
Shiikh bashiir Allah ku xiftiyo waxan kugu raacsanahay xaqa cadeentiisa
@MohamedAli-df6du
@MohamedAli-df6du 6 жыл бұрын
Sheekh bashiir waa Sheekh wanaagsan oo daacad ah waxayna kamuuqataa wajigiisa waad ujeedaan nuurka iyo iftiinka kabuuxa wajigiisa ogaadana waana nin madow ilaahay baa ifiyay wajigiisa taasna waxay kutusaysaa ikhlaaskiisa
@kushish2749
@kushish2749 6 жыл бұрын
Ma is tiri arimo laguu distant ilahey kushaqoleeyahay kumashquushey nuurka aad ka hadleeso iman Alle garanaya hakumashquulin, kugu filan sheekh wanaagsan dheh hadaad taqaan maxaa mida kiisa ugu dabaqeesa cilmiga uu ka hadlayo maxaase ka quseeya midabka? Sheegta uuka hadlaayo waa diin Quran iyo xadiith midab lagu scan gareenaayo adiga ka aragnaa jaahilnimada meesha kaajoogto. War qeyb ka dhageeso hadi ilaahey qalbiga kuugufurey dheh jzk shekh waa nin madow wuunuuraya waa inaan ookaaley adiga ma ilaahbaa tahay? Alla yaab badana
@halyeydhaladah5831
@halyeydhaladah5831 6 жыл бұрын
Shiikh, anigu maraykanka ayaan kunoolahay, mana awoodo inaan 1300 bil kasta ka bixiyo guryaha apartments ah, guri hadaan iibsadan lacagtaasi intaas way ka yaraanaysaa oo waxay noqonaysaa ilaa iyo 600 bishii, wixiina anaa leg, caruurtaydiina waxay degayaan meel fiican oo aanan crime lahayn, wixiina anaa leh, laakiin sida baabuurta iyo wixii kale, guryuhu waxay wataan ribaa. Aniga shiikha kale ayaa ila saxsan, laakiin ilaah baa og. Bangiyaasha "Islamic " ahna waa dhac caadi ah.
@iskandarpc2267
@iskandarpc2267 6 жыл бұрын
May Allah forgive me if I get this wrong, it is not my intention to defame him and mislead anyone. I think the main difference between this Sheikh and the others who suggest that interested based mortgages are permitted given the special circumstance is as follow: This sheikh clearly points that the deen protects one wealth. At the same time he gives specific example that someone who buys a house for $100K ends paying $200K at the end of the term and that this is NOT protecting the wealth of the Muslim. This is where he gets it wrong. At the end of the mortgage term as we know the house is yours and you can resell at the value of the market. So the Muslim is not a looser. The loosing muslim is the one who pays rent for 25+ years and ends with no asset. Also, when you borrow a $100K it is unjust for you to pay back exactly a $100K after 25 years. To put it simply the value of the money is not the same. So essentially you are not paying $200 (in terms of the value of the money). The sheikhs (and his alike) with all due respect are misguiding their people. They are focusing on the details but missing the bigger picture of the legislation of Riba. The whole point of Riba is to protect the wealth of the individual and suggesting that someone ends up owning no house at the end of his retirement, is self defeating because they are preventing muslim and non muslim to basically have no equity/assets . I am sorry to say this but this Sheikh has provided no alternative to protect Muslim wealth. Hadan soomali nahay wanu ognahay waxay dadkenu ay sameyaan. Riban iska ilaalineyna ayey dhahan, kadibna markey xisabtama ay arkana lacatoodi odhan ijaar iney kubaxdo - dowlada ayey been ushegan (tugo, nucay doontaba ha noqate). There are more and more muslim scholars like Yusuf Qadrawi who issued Fatwa for muslim to buy properties in a non-muslim countries with interested based mortage if there is no altenative. Yusuf Qadrawi had the same opinion and nearly 40 years ago he advised muslim in London not to buy properties. 40 years latest he met the same people whom he advised and they were still paying rent now out of their retirement saving. He does not have that opinion anymore. I know people in Europe who regret not buying properties when the houses were cheaper. Today not only they have to pay rent but they are forced to pay their kids university fees - some don't send the kids to universities at all, others simply accept that they have to take interest based student loans.
@MrKyd337
@MrKyd337 6 жыл бұрын
Sxb sifiicanba u hadashey waxa wanaagsan in dood dheer culimada soomalidu gasho oo xal waaara laga gaaro balse waxa ku xasuusinaya arimaha diinta dadka yaqaan baa kadoodi kara hadii maalka muslimka la ilaalinayo waa in sidii faaiido ku jirto layeela balse hadii tan la ogolaado waxyaabo badan oo kale ayaa inagu furmaaya
@kulmiyehiilwalal3720
@kulmiyehiilwalal3720 6 жыл бұрын
Sheekha mawduucyo isku yara qaldayaa personal attack waa ku yara jiraa aragtiayda.
@semaali5746
@semaali5746 6 жыл бұрын
Iskandar PC you're talking to people whose understanding of how the world works, is in its infancy, the truth is that life is different in the west than back home, and these sheikhs that hold our people's brains hostage are not helping much, basically the west has succeeded by not consulting with religious clergymen in the advancement of their people,
@RunRaadis
@RunRaadis 6 жыл бұрын
Amazing analysis bro. The issue is lack of worldly knowledge on the part of this sheikh. You mentioned something important by stating if you borrow 100k and pay it back 25 years later will oppress the person who borrowed you the money, this is because the fiat currency system of the world is inherently based on INTEREST this is called inflationary based interest. These are very complex issues and we as Muslims have to understand them first. Allah knows best.
@halyeydhaladah5831
@halyeydhaladah5831 6 жыл бұрын
Iskandar PC ...I live in the west and it's very had to buy anything without ribaa. The so called Islamic banks are very expensive and in my opinion not better than the western banks. I think it's very easy to yell NOOO, HARAAAAAM, but it's hard understanding the circumstances of the people and the environments they're in. I personally think the other sheikh is right, but Allah knows best.
@madaale1000
@madaale1000 6 жыл бұрын
Dadkii mar marsiyo Ayay la yimaadeen xafad xun baan Ku nool nahay guri ribo maku qaadan karnaa aaqiro Ayay Ka go'antahay Walee Allah Ku abuuray baad dagaal Kula jirtaa riba xalasleeste ✔✔
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 6 жыл бұрын
Kheyr Allah ku siiyo
@fatima1837
@fatima1837 6 жыл бұрын
❤ياله من علم
@faadumoaxmed7611
@faadumoaxmed7611 6 жыл бұрын
Msha alla
@mariamsheikh7125
@mariamsheikh7125 6 жыл бұрын
Jisaka Allahu qeer
@fathiamousa2800
@fathiamousa2800 6 жыл бұрын
Warunta sh alah ku xafidu
@aminahussein3208
@aminahussein3208 6 жыл бұрын
Jasakalah kheyre sheekh
@faqidamohammed7753
@faqidamohammed7753 6 жыл бұрын
Jazakallah kheyr Sheekh
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 6 жыл бұрын
Shiikhna anaa aqaan waa shiikh fiican ilaahay aqoon siiyey runtii waa saxsanyahay shiikha kale ee fagadhe ayaa khaldan please fagadhe adigoo raali ah please ribo mabanaan please please please fagadhe ilaahay u soo noqo oo arintaa ribada Waa xaraam ha banayn
@HassanAli-dj5ye
@HassanAli-dj5ye 6 жыл бұрын
mohamed mohamud sxb qof baneeyay ribo ma jirto ee daruuro ma jirtaa ribada baneeneedo weeye dooda. Midda kale aad kala bixisid labada sheekh ma xumee horta aqoontaada ma gaarsiisan tahay herr aad midkood saxdo midna khaladid.
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 6 жыл бұрын
Hassan Ali saaxiib comments yar oo qof qoray aqoontiisa laguma xukumi karo aqoontayda comment aan qoray kuma garankartid inay yar tahay iyo inay badan tahay tankale labada shiikh waan aqaan Toronto ayaan degnaa intay aqoon is dheeryihiina waan ogahay midakale shiikh bashiir shiil keliya fagadhe kuma qabsan arintan culima kale ayaa joogtay tankale daruuro way jirtaa laakiin shuruud adag ayaa leedahay oo xadida ama dabarta fagadhe guri ayuu ku iibsaday nidaamka ribada isaga oo ku doodaya inay daruuro u gashay markaa saaxiib arintan Waa arin halis ah maaha nin jeclaysi iyo in hebel saaxiibtinimo iyo qabyaalada lagu difaaco hadda aniga bashiir iyo fagadhe fagadhe ayaan reer hoose isku nahay xaq ilaahay ayaan raacayaa waa kaas
@gacal11
@gacal11 6 жыл бұрын
Mahadsan alah sheikh.
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 6 жыл бұрын
Maasha Allaah sheekh Alaha kubarakeeyo
@abdirashidahmed3499
@abdirashidahmed3499 5 жыл бұрын
" Mar aan masalada aad u baarayey " buu yiri sheekhu. Sheekhu ma wuxuu garan waayey dadkii guryaha u bareeray iney lacagtoodii u badbaadey? Ar sheekha kalaa masalada sharciga iyo caqliga u dhow. Ilaah baase og.
@greengear5622
@greengear5622 6 жыл бұрын
Asc somalis it's official ...600 dollars mortgage is Haram and 1000 dollar rent is halal. So keep on paying other peoples mortgage.
@msalat3684
@msalat3684 6 жыл бұрын
This world is a prison for the true believers and paradise for the disbelievers. Muslims are dying all over the world and here you are complaining about rent, subhanallah! Do not be arrogant and say alhamdulillah for even having a roof over your head, many aren’t as fortunate. Remember, paradise belongs to the ones that make sacrifices for the sake of Allah and disregard the temptations of the dunya.
@naimaenow7060
@naimaenow7060 6 жыл бұрын
Ascw.Maasha Alaah
@abdiraxmaanyuusuf1847
@abdiraxmaanyuusuf1847 6 жыл бұрын
Sheekhow ciraaq waxaa la furtay xiligii siyidanaa abuubakar ee iska sax
@TheMohadam
@TheMohadam 6 жыл бұрын
Wa ka baxay mowduca Shikhan. Away mowduca Ribada ka Hadleysy!?. Yaabkadunka
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 6 жыл бұрын
Kolay alla knows the right sheikh lkn? Ninka wu ku dhago hadlayo Wu kaso jwby Caajiib wlhi🤣🤣🤣 Fanaanin is haysata banu aragnay Ileen culumadune wa lamid allow alle☝️
@mrsayid3640
@mrsayid3640 6 жыл бұрын
Nimco mohammed Jimale hhhh haaye culumada kale ee somaliyeed inay kala bixiyaan Laba wadaad oo masalo isku qabtay iyaga oo ilaahay ka cabsanaya oo aaan nina garab siinayn maxaa u diidan inay xaqa iyo baadilka kala saaraan hadihil cajiib ilaahoow na sug
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 6 жыл бұрын
Sayid Cabdiqani Wlhi waalaalo khalkhal bay naga rideen 😢😢ee Aamiin Aamiin Ilahay jidka toosan hanagu toosiyo ☝️👐👐👐👐👐👐👐👐👐
@mrsayid3640
@mrsayid3640 6 жыл бұрын
Nimco mohammed Jimale ukhtanaa nimco ribada warkeedu Waaa mid bayaansan oo cad shakina magalikarto ilaahay iyo rasuulkeena Muhammad halka Ay iska istaageen waa meel adag qof muslima in uu kuba noolado dhulgaalo ayaaba khatar Wayna walaashay
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 6 жыл бұрын
Nimco mohammed Jimale. Stop excuses, U better know ur deen gabareey. Culimada waligood bay cilmiga ka doodi jireen. 4-ta madhab waad maqashaan filayaa. Lakin gaala meshii ugu dambaysay inta ka dhacnay guri mortgage baan qaadanaya taa diintu ma qabto.
@abdulatiifi5522
@abdulatiifi5522 6 жыл бұрын
nimco walaal xaqa wuu cadyahay, sheekada yaan u badalin shuyuukh is haaysato. Sheekh Bashiir ayaa xaqa ku taagan, maxaa dhacay Aayad quraan iyo xadiith ayuu keenay
@boodboode80
@boodboode80 3 жыл бұрын
Wax badan oo qaldan ayuu sheegay
@OmarOmar-jh3gl
@OmarOmar-jh3gl 6 жыл бұрын
Walaalka hadal sawaab ah buu sheegey
@JeydinDeGashan23
@JeydinDeGashan23 6 жыл бұрын
asalamu calaykum, barnamishkan beriyahan caadi ka noqdey wadamada muslimiinta oo ah islamic banking bixiyana adeega murabaxada kaaso lacag dul-saar ah aad bixinayso markii bangiga alaabta aad dooneyse ay ku iibiyaan .Shekh Imran hosein oo aan dhageystey wuxuu yiri waa riba albaabka dambe loo furtey,culumada soomalidana maxay ka qaban?
@hiboyusufmashaallaha1046
@hiboyusufmashaallaha1046 6 жыл бұрын
sheeekhan. caruurta. dhiigaafa ayuu kahelaa meesha nefbaa taal isna xaran buu ka hada layaa
@Abdo-zy9cu
@Abdo-zy9cu 6 жыл бұрын
Diintu ma Ribo kali ah baa? Imisa xaas ayaa kala qoran oo ciyaal iksu dhalaayo hadana.
@fatima1837
@fatima1837 6 жыл бұрын
مستحيل الصوماليين يحب الدين الى هم الحكام
@abdulwaduudahmed2768
@abdulwaduudahmed2768 6 жыл бұрын
qurbow ayn jogan maraka gurina waa rabanaa sidaa u shaqeyn8l?
@kchussein3436
@kchussein3436 6 жыл бұрын
Bangiyada islamka ah kawaran sheikh hadaad ka qaadato?
@AbdihamidSalah
@AbdihamidSalah 6 жыл бұрын
Sh.Bashiir Shiil wadaadada Somalia jooga u ku dhaganaan jirey lkn Allah wuxu ku saliday nin jaahil ah oo Sheekh isku haysta waa fitno cusub. Waa taas Bashiir shiil markii uu Sh.takar ceebaynaayey waa laga jarey.
@xannahali2910
@xannahali2910 6 жыл бұрын
NURUN CALA NUR Subxaanallaah miyuu ceebeeyay mise khayra iyo liibaanta iyo waliba wixii Xaq ah buu usheegay. Sheekh Takar isagaa laga badbaadinayay inuu is halaago oo Ummadana halaago oo faaiido kuqabay waanadaa ee Allaah aan kabaqno oo sifiican aan wax ufahamno. Sheekh Takar isaga soo daliishaday axaadiis been ah iyo wax lamid ah oo kutalagalay inuu mutaysto Cadaab Subxaanallaah ee afkaaga kaqabo Culumada sida Sheekh Bashiir oo kale waa kuu Dan.
@ashaparekh6839
@ashaparekh6839 6 жыл бұрын
Sheeka intee kala xariiri plze
@osmanadan2900
@osmanadan2900 6 жыл бұрын
Maanshaa alaah sheekhunaa sh bashiir
@abdirahmanisse4885
@abdirahmanisse4885 6 жыл бұрын
Shiikhu markuu Canada yimid ilaa hada intuu kiro bixiyey maa la waydiiyo. Markuu Canada yimid gurigii $80,000 ahaa maanta waa $2million. Dhanka faa iidada markii laga hadlo, kii gata ayaa faa-iido badan- waa arin cad.
@muuminad3143
@muuminad3143 6 жыл бұрын
Abdirahman Isse muxuu ku gata sow ribo ma ahan. "Hal booli ahi nirig xalaala ma dhasho". Asalka faham ribo kuuma banaanan
@Layla6793
@Layla6793 6 жыл бұрын
Abdirahman Isse Somaliyey jooja muranka oo ku dhaqma waxa uu Ilaahay ina farayo
@liboos224
@liboos224 6 жыл бұрын
xaraanta faido maleh
@OmarOmar-jh3gl
@OmarOmar-jh3gl 6 жыл бұрын
Bb
@abdiraxmaanyuusuf1847
@abdiraxmaanyuusuf1847 6 жыл бұрын
ciraaq waxaa la qabtay xiligii sayidanaa Ubuubar ee ma ahayn xiligii Cumar
@abdia.mohamed9659
@abdia.mohamed9659 6 жыл бұрын
Both sheikh have Islamic knowledge but still you should have knowledge of economics or banking system in order to make Fatwa about mortgages. That is the issue
@aminadualle6479
@aminadualle6479 6 жыл бұрын
Asc halooducayo,muslimta,rebada,kujira,anagana,alaha,naga, badbaadeyo.aduunku,waa waqti,gaaban
@aminadualle6479
@aminadualle6479 6 жыл бұрын
Ilahow,na badbaade
@aminjire6574
@aminjire6574 6 жыл бұрын
Manshaa Allah sheekh
@MohamedHassan-xn8fu
@MohamedHassan-xn8fu 6 жыл бұрын
Sheekh noqo tussle. Fiican .
@Abdo-zy9cu
@Abdo-zy9cu 6 жыл бұрын
So what is the solution then? Sheikh go and learn the religion. Somlian Sheikhs like you exaggerate about religion.
@abdia.mohamed9659
@abdia.mohamed9659 6 жыл бұрын
Abdirahman Ali Only if you have knowledge about economics or banking system besides the religion can Fatwa about mortgages. That is the issue
@samiraduus8963
@samiraduus8963 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh Afsomaliga badan jooji. Sheikhunaa
@mapleleafhitman1796
@mapleleafhitman1796 Жыл бұрын
Ma shaydankii ku was waasiyey shaydanka ka naar
@0o603
@0o603 6 жыл бұрын
More than 9.5 million of the 14.1 million households in Canada owned their home in 2016, representing a homeownership rate of 67.8%. The rate of homeownership has been relatively stable over the last decade. In 2006, the rate was 68.4% and in 2011 it was 69.0%.25 Oct 2017
@HassanAli-dj5ye
@HassanAli-dj5ye 6 жыл бұрын
m y ma aqriyo sheekhaan stactic.
@asliali6210
@asliali6210 6 жыл бұрын
s
@laascaanood539
@laascaanood539 2 жыл бұрын
SUBXANALLAH WALLAAHAY SH BASHIIR KEPT IT REAL 100% AND ABDI HIRSI TOOK A BIG O L TO THE FACE !
@laascaanood539
@laascaanood539 2 жыл бұрын
SUBXANALLAH WALLAAHAY SH BASHIIR KEPT IT REAL 100% AND ABDI HIRSI TOOK A BIG O L TO THE FACE !
Rabi  Ducada iyo Dufta, haku anfaco,Umadda Muslimka Ah oo Dhan
24:01
Al Ruqyah Sheikh Abdulxaq Allahu Shaafi 114
Рет қаралды 611 М.
Ribada Iyo Waxyaabaha la xidhiidha Sh.Dirir 2014
1:15:36
Baraarug Media
Рет қаралды 10 М.
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
Noocyada Ribada || Sh-Muxamed Xuseen (( Abu-AbdiRauuf))
19:45
kobci media
Рет қаралды 1,5 М.
1. Durar Al-Bahiyah | Sh. Bashiir Shiil
56:22
Khalid Mosque Somali
Рет қаралды 8 М.
Fashilkii Bashiir Shiil (1)
51:33
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 60 М.
Ku Sabrida Dhibaatooyinka Adag - Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
40:11
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 275 М.
Noocyada Ribada Dr.Khadar
20:09
Baraarug Media
Рет қаралды 6 М.
Bangiyada iyo latacaamulkooda ┇►Dr Mohamud Shibli
1:35:43
Salafmedia
Рет қаралды 53 М.