Sgeeko khyr Alle ha ku siiye i fasil khyrdan wax ku riyooday cunug yar dhalay o dhmanaya o aad u ooyeyo bal so fasil wa naxsanyhy ilahy khyr ha ku siiye
@barta-aqoonta5 ай бұрын
xaas maa tahay?
@WardaMohamed-u2l5 ай бұрын
@@barta-aqoonta haaa
@barta-aqoonta5 ай бұрын
waa duruuf adag xagga dhaqaalaha aad la kulmi doonto
Ilaahayoooooow hooyadey cafimaad io cemra dheer isiiii wan ka wal walaa wllhi 😢😢😢😢
@barta-aqoonta11 ай бұрын
aamiin
@naziino-tz5kv Жыл бұрын
Asc Sheikhow please i fisir riyadan mar wlpo hoyadey oo dhimatay ku riyooda waan kala fognahay lapadena saaid ugu xiiizay mar walp0 marka zeexana qalpiga ku haya zidaaz darteed ayan u maleya ,su,aal kale iga jawaap Sheikh saaid u walwal zanahay ano qof dilay oo lay qizqaazaayo yacni ane lay dilaayo ku riyooda mar walp0 lkn wa lay daya izka dapa wareeg ka dip iso jaawap Sheikkow paliiiiz jazaakallaahu kheeyr🥲 0:09
@barta-aqoonta Жыл бұрын
ws riyada 1-aad waxaa dhici karto qalbiga aad ku ahyso awgii inaad ugu royooto hooyadaada riyada mararka qaar waxay noqoto mid naftaada ay ku sheekaysato oo aan la fasiri karin. Riyada 2-aad waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto walwal iyo murugo marka Ilaahay hakaa ilaaliyo wixii dhib ah
@munacadey68537 ай бұрын
Ilahow Hoyadey ii dhaaf Yaa Rabii😭😭
@najah140 Жыл бұрын
Waaan joojin la ahay ooyinta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@barta-aqoonta11 ай бұрын
fasirka-riyada.daruur.com/
@XanaanAbdirisaqАй бұрын
Asc sheeq Qeer Allaha kusiiyee waxan ku riyooday hoyadeey oo nool oodhimatay hoyane weey yara xanuusanthy xanuun yar oo sidaa uweyneen anigane waxaan ahay gabar laqabo markii aan riyada ku arkay hoyo oo dhimatay aad baan u ooyay sheqow iiso fasir adoo mahad san waan ka walwal sanahy riyadaas hoyana waan isla joognaa😢🙏
@barta-aqoontaАй бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa jacaylka aad u qabto iyo walwalka aad ka walwalasan tahay inshaa Allaah way caafimaadaysaa
@Ikhlaseyyy2 ай бұрын
Asc sheikh waxa ku riyooday wallshey iga weyn o umul racaneso ayado wiil dhashay o dhimatay weyna noshahay iso fasir mahadsanid
@barta-aqoonta2 ай бұрын
ws mala qaabaa iyada? caruur ma leedahay?
@Ikhlaseyyy2 ай бұрын
@@barta-aqoonta Haa wa xaas 3 caruur leh
@barta-aqoonta2 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa arrimo murugo leh iyo dhibaatootin laga walwalo
@Ikhlaseyyy2 ай бұрын
@@barta-aqoonta wax yar xita I faah faahi wll hade eba murugo hesata ayade
@barta-aqoonta2 ай бұрын
Ilaahay sharta haka ilaaliyo riyada murugo ayay tilmaamaysaa way dhici kartaa midda ay dareemayso inay tahay
@maryamamohamett9109 Жыл бұрын
Qof aad jeceshahay lkn adan u shegan jecelka lkn inu san qofkas i rbin ku riydo i fasir plz🥺
@barta-aqoonta Жыл бұрын
riyada waxay eg tahay mid qalbiga aad ku hayso oo naftaada ay ku sheekaysanayo
@munoabukadirgeeseey33356 ай бұрын
Asc shiq hoyo dey ayaku riyotey cunug yaro ay caano sineyso markey hurdada ka kacdayna weyx run uaraktey mokolal ama yanyur sida Utaqn iyado dhaleyso o cadi uaraktey hoyadeyna qof hada wax dhalayo ma aha
@barta-aqoonta6 ай бұрын
ws taas way ku fasirmi kartaa laakin riyada guud ahaan waa deeq ay bixinayso iyo naxariis ay dadka kula dhaqmayso
@munoabukadirgeeseey33356 ай бұрын
Jisakumulah qeyr
@munoabukadirgeeseey33356 ай бұрын
Asc shiq hoyodey ayaku riyotey nin dhar cad cad xiran obursanayo boraso anwatey ayu iga dafirabey blse wanka cararey manaiqabn ay tiri shiq hoyadey abahay wadhintey hada wa weyn on laqabin
@barta-aqoonta6 ай бұрын
ws riyada waxay kaga digaysaa qof xaqeeda ka dhici rabo ama khiyaano wato
@munoabukadirgeeseey33356 ай бұрын
Jisakalah qeyr shiq
@hoodoaxmed22726 ай бұрын
Waxa aan ku riyoodey walaashey oo hooyadey dilaysa waliba intay gacmaha ka xidho Bac madaxa u galinaysa 😭😭😭😭ii fasir walaashey maxay hooyadey u dilaysey
Asc shiiq riyadan i fasir adomaxadsan sanad khore ayn kuriyodey ano hbn mel wado o qabuur u daw dumar bdn o lawa saf galey ani io edadey aderkey qawo o hda dimaty ana marka kso horeye waxn dhy asc waxey i dhen wcs ya ahlu naar edadey o hda dimaty waxey dhde asc waxey kadehen wcs ya ahlul jana 😢 sheikow i fasir bal ani argagaxan la nolahy 😢
Waxn ku riyody hoyadey oo nin an aqan xabad madaxa kaga dhufty please iso jawab😢😢
@barta-aqoonta2 ай бұрын
soo sheeg xaalkaaga ma reer baad leedahay ? hooyo qof weyn miyaa??
@munomaxameddhayib575911 ай бұрын
Asc sheekh waxa an ku riyoday oo yaday oo dhimatay wayna ii noshahay riyada dhaxdeeda aya ad ugu oynaya waliba said dad faraxsan askeedana way kaso qeyb galeen😢
@barta-aqoonta11 ай бұрын
ws Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jiro walwal iyo fikir iyo cabsi xaga mustaqbalka Ilaahay hakaa ilaaliyo wixii dhib ah.
@munomaxameddhayib575911 ай бұрын
@@barta-aqoonta amin amin 🙏
@Nolodheda3 ай бұрын
Shikho waxn ku riyoda carutedi o leyga qatey o leyga xaday on bursanayo mana helayo wan wena qofkan iga qadey e dhibatenaya😢ma nofasili kartaan arinkan Wana curdeda ilmahsi waney igo ikicinyo
@barta-aqoonta3 ай бұрын
ninkaaga ma kula joogaa? ama waad kala tagteen ? yaa qaadanayo caruurta?
@IfraaxCali-c9x5 ай бұрын
Hooyo❤❤❤❤❤❤❤
@JubbalandmediaproductionProduc3 ай бұрын
Xaley hooyadey oo dhimata ku riyode ilahow hooyo i xafid cimri dheer i siii cafimad taam ah😢😢
@barta-aqoonta3 ай бұрын
inshaa Allaah waa cimri dheer
@MariaHajjiAli2 ай бұрын
Aniga xale kuriyodey hoyadey dhimade lkn hoyadey culesya badan hesto cules yada hesto kafikiraa mar waliba😢
@nasriibraahin74393 ай бұрын
Hooyadaa oo dhiimatay hadad ku riiyotoo iyadoo hadanaa dhiimatay😢 isheega
@barta-aqoonta3 ай бұрын
gabar maa tahay ama qof reer leh?
@layanlastqueen71679 ай бұрын
Sheikh hoyaday way noo shahay mar walbna waxan ku ryoda ayaduu dhimneso oo hadana an arkayo iyadoo ad ufarax san oo igala hadleso dhemanka lagu leyahay iyo kuwee iyada le dahay ana add ayan u oynayaa dhowr jeer ayana riyadas arkay😢😢 😢😢
@barta-aqoonta9 ай бұрын
Riyada waxay tilmaamaysaa jacaylka weyn aad u qabto hooyadaada iyo sida aad uga walwalayso inshaa Allaah wax dhib ma tusinayso riyada cimri dheer ayay helaysaa inshaa Allaah. www.daruur.com/tag/riyada-geerida-hooyada/
@RadiyaRadiya-eo1ho3 ай бұрын
Shekh riyada iso fasir naag aya waxey ku riyoti iyado la si naayo labo maro mid waxa la dhhy wa karfin tada waya maxa waya riyadas
@barta-aqoonta3 ай бұрын
naagtaas qof weyn miyaa ama waa gabar mna caruur bay leedhay?
@RadiyaRadiya-eo1ho3 ай бұрын
@@barta-aqoonta wa qof wen 47 jir cml waya
@RadiyaRadiya-eo1ho3 ай бұрын
Carur ayey le dahy labo maro midna wa karfanta wey ku farax sanadi
@barta-aqoonta3 ай бұрын
Ilaahay khayr haka dhigo riyada waxay tilmaamaysaa kalatag kala fogaansho
@RadiyaRadiya-eo1ho3 ай бұрын
@@barta-aqoonta yarabbi
@suliemanyunis Жыл бұрын
Ana xaalay waxan kuriyooday Hooyaday dhimatay way noshahay shekh ifasir
@barta-aqoonta Жыл бұрын
Riyada waxay tilmaamaysaa walwal adiga ku haysto ee geeri ma aha inshaa Allaah hooyadaada cimri dheer ayay helaysaa. faahfaahin www.daruur.com/fasirka-riyada-hooyada/
@suliemanyunis Жыл бұрын
@@barta-aqoonta wll Hooyo dhimatay markan kuriyoonayay Ani Aaaaad Ayan uoynayi ilin badan Aya iga socoti qof an necbahay hada. Aya garab istak imujinayi icawinayi ilinta iga tirtirayi Aad ayad umahadsantay
@ikraammohamed571710 ай бұрын
Sheekh waxan ku riyooday hooyaday o 5 sano ka hor dhimatay aalah ha u naxariisto 😢qaliin madaxa ah bay gashay markay dhimanaysay xalay hadana waxan ku riyooday iyado dhimanaysa o qaliin wadnaha ah lagu sameyay ani lama joogin wan oyayay pls iso fsir gbdh ba ahay
Shiiq waxaan ku riyooday ninkii aan sadexda cunug u dhalay oon afar sano aan kala maqana hay hadana ana isla xiriirin anoo mataano u dhalay waliba laba wiil asna aad ayuu u farax sanaa wuxuna igu yiri xalay ayan ku ducay sanaayay inaa mataano ii dhasho shiiq ii fasir mxay tahay mana isla hadal nee mar walba hadba riyo ayan ku arka ninkii ifuray😢
@barta-aqoonta9 ай бұрын
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto oo ilmo kale aad dhali doonto way dhici kartaa ninkaas inaad mar kale guursato www.daruur.com/tag/riyada-dhalmada-mataanaha/
@Queendaha9 ай бұрын
@@barta-aqoonta mhd sanid shiiq ilaahay qayr ha iiga dhigo🤲
riyada waxay tilmaaamaysaa inaad ku gaarayso wanaaga inaad u adeegto waalidka si aad u hesho ducada
@FAADUMOXirsimire5 ай бұрын
Allaahu akbar allaahu akbar Alxamdulillahi walcizzatu lil islam Ya ilahi wallahi ana uxibu an usacidu walidi allaha raxmanka ha iikaso niyadeyda walidkeygana allaha raxmanka hakadhowro kurbo adun iyo aaqiro Walidkey iyo walidinta umatul islam allaha udanbi dhafo herkan tigsaneyno walidkena allaah jalla wacala noga yelay sabab...shiiq allaha kusiiyo cimri barakeysan cilmi iyo camal suban allaha raxmanka haka dhowro sharta insi iyo jin alxamdulillah allahumma sali wasalim cala nabiyuna muxammad scw
@idilaragsan166711 ай бұрын
Shiiq ani waxan ku riyoodey hooyadey oo dhimaneyso oo waliba aan la joogo dhabteeyda ayeey ku jiiftey waliba quraan ayaan ku aqrinaaye aniga qu,anka maan dhameynin suurado aan aqoonin ayan ku aqrinayey walalaheyga aya riyada ku jiray waa wacaya wax imaqlayo malahan bananka ayaa u baxay kadib aya le,ay dhahay hooyo wey dhimay markaas ayan hurdadii ka toosey hadana ma ila joogto waan kala fog nahay markan soo kacay waan sexaan wyey subaxdi ayan wacay wana la hadlay ilaa hada riyadeyda qofna mala wadaagin wn iska aamusey😢 weyna xanunsan tahy allah caafiyo 🤲wllhi hooyadey wn jeclhy ❤ hooyo kaliya ima aha xata saxiib ayey itahay waxba kama qarsado
@barta-aqoonta11 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa walwalka aad ka qabto caafimaadka hooyadaada iyo sida aad u jeceshay inshaa Allaah way caafimaadaysaa ee ma aha sida riyada aad ku aragtay waa khayr inshaa Allaah. faahfaahin halkan ka akhriso: www.daruur.com/tag/riyada-geerida-hooyada/
qoraalkaaga wuu isku dardarsan yahay si fiican usoo qor
@FardowsaMoha-p5d26 күн бұрын
Asc ww sheikh wxa riyo ku arke qof rag ah qofkas wajigisa saxda mashegi kro qof an aqano ila egyhy mrka hooyo dile aya lahaaa hooyo ani qof hoyo dile la jogo si ahetba ma aqni ee wn kaso tage hoyo iso wcde ana nuber gaban 3 nuber iga so wcde wn kaqabte kdb hdl an u aqonin ila hdashe wn fhmi wye kdb hoyo wx iso dhibte adeg oo wxn aqnin kudhex jiro oo raqey cml ah kusan kdb uga danben hoyo wn arke iyado ileh ani guri hibeleya kunolahay mcnha ma dhimanin isoa fasir adig mhdsn in fhnte rajrnaya i.a xaas Aya ahay
@barta-aqoonta25 күн бұрын
hoyadaada ma joogtaa?
@FardowsaMoha-p5d24 күн бұрын
@barta-aqoonta haa sheikh
@barta-aqoonta24 күн бұрын
Riyada waxay tilmaamaysaa hooyadaada inaad ka walwali doonto inshaa Allaah wax ma soo garayo
@FardowsaMoha-p5d24 күн бұрын
@@barta-aqoonta haa sida cadi ah ani hoyo isu wadn majogno wena dhici krta wd mhdsnthy sheikh
@zahramahamed1917 Жыл бұрын
Waxan rabay inaa ii fasirto waxan ku riyoday aniguu sooman oo timir qeybinyo oo dadka u qeybinayo
@barta-aqoonta Жыл бұрын
fasirka riyadaada halkan ka akhriso: www.riyooyinka.com/2023/07/waxan-ku-riyoday-anigoo-sooman-oo-timir.html
@AmiiroQuruxzan Жыл бұрын
Sheekh lambarkada ubahanahay please muhiim ayan kuu ahay wlhi😢
@barta-aqoonta Жыл бұрын
Facebook igala soo xiriir: facebook.com/fasirka.riyada.56
@AmiiroQuruxzan Жыл бұрын
Wn kula soo hadlay sheekh iso jwp
@suusuukhalif12097 ай бұрын
sheq waxan ku riyode nin Aan saxipo Aheyn oon gur kuhishine lkn Aan ugubaxe markasna cafis waydiste Asigana icafiye Asi iyo hooyadiis iyo Ani oo is lajogno Asigana waa nin xasleh mana is lahadalno Maxawaye ii fisir
@barta-aqoonta7 ай бұрын
waa fikir iyo xusuus ninkaas la xiriiraan waxaa dhici karto inaad ka walwalsan tahay cafiskiisa
@suusuukhalif12097 ай бұрын
@@barta-aqoonta mahadsanid shiiq
@zahramahamed1917 Жыл бұрын
Asc sheikh
@barta-aqoonta Жыл бұрын
ws walaal
@BestsomaliBoyАй бұрын
Hadabankudhaxjiramashakil
@barta-aqoontaАй бұрын
qoraalkaaga wuu isku dardarsan yahay si fiican usoo qor
@UmuMuscab-zr9md28 күн бұрын
Hada ayaan ku riyoodey waliba aniga oo ooyaya ayan kacay