Fasirka riyada tuuga haddii uu guriga soo galo ama uu wax ka xado

  Рет қаралды 16,857

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Күн бұрын

Fasirka riyada tuuga haddii uu guriga soo galo ama uu wax ka xado
Riyada tuugga waxay yeelan kartaa fasiraad kala duwan waxay ku xiran tahay qofka riyadaas arkay iyo qaabka uu u arkay, culimada fasirka riyooyinka guud ahaan tuugga waxay ku fasiraan dhibaato ama qof been badan ama qof gabar guur kasoo doonanayo, laakin sida aan soo sheegnay qaabka riyada ay tahay waa muhiim, sidoo kale qofka arkayo riyadaas haddii ay tahay gabar doob ah ama naag la qabo ama nin. riyada tuuga naagta la qabo hadday aragto waxay noqon kartaa ninkeeda oo naag kale guursan rabo ama shukaansanayo oo laga yaabo inay xiriir qarsoon yeeshtaan isaga iyo naagta kale oo rabto inay noloshiisa soo gasho.
riyada tuuga, riyada tuugga, qofkii arko tuug, riyo tuug ah, riyada naag doob, naag tuug ah, nin tuug ah, xaditaanka, xatooyo, qof tuug,

Пікірлер: 135
@EsraMahumud
@EsraMahumud 2 ай бұрын
Shikh wxa kuriyoday albabka oo furan tuug madaxa so ladladinaya wn arkay wna ku cararay tugtug ban iri wu carary kdib uso labtay albabku iguso riixay 2wllhay ba albabka ila hayey kdib guriga ayu sogalay anaga wn cararney anu albabka kuhayey oo kucelinayey su uso bixin wllheyna dariska albabka ku garaca dhahayey ugu danbeyn wu kaso baxay ane wa carary plz iso fisir sheikh 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa riyo tilmaamayso nin xun noloshaada si xoog kusoo gali rabo oo damac kaa leh iska jir
@EsraMahumud
@EsraMahumud 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta illhy shartisa ima tuso shukran sheikh aadba umahadsantahy
@salmamalabo1787
@salmamalabo1787 4 ай бұрын
Asc shekh waxa ku riyadoday tuug I eryanaya kadib wanka cararay ugu danben wanka badbaday
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
ws waa qof xun oo adiga ku dhibi rabo iska ilaali www.daruur.com/tag/riyada-tuugada/
@YaasmiinYaasiin
@YaasmiinYaasiin 10 ай бұрын
Waxan ku riyoday tuug guriga iso galaya telka ayuu iga qadanaya gabr walshay iyo ninkyga aya guriga ila joga ninku qolka jifka ayu kujira ana tuga darada kuqabanaya markasa gabarta walshay ah ayan waxan leyahy kalay ninka ila dil markasay waxay ledahy iska celi wa hal nin kaliye ninki wuu iga cararya kadibna qof aya igu dhahaya walsha ka ween aya ninka ku shirqoshay in telka laga qado ayay rabty plz riyada mar walba wan arka eee maxy tahy plz plz
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 ай бұрын
Waa qof rabo inuu ku khiyaano waa digniin iska jir dadka qaar oo guryaha dumiya
@WaliidMahad-cw6ps
@WaliidMahad-cw6ps 4 ай бұрын
Asc
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
ws
@ayanahmed1369
@ayanahmed1369 6 ай бұрын
Waxa ku riyoode sheikh maqayad anoo joogo tuugo iso bursaden kadib biskolad ee wateren ituseen waxa heesi keen maxee noqone h
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 ай бұрын
waa dad adiga kula socdo oo ku koontaroolaya oo warkaaga raadinaya laakin aan fiicnayn
@ayanahmed1369
@ayanahmed1369 6 ай бұрын
Sheikh quramada laga aqrisan karo igu caawi
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 ай бұрын
www.daruur.com/tag/dadka-xaasidka/
@ikranmohamed9159
@ikranmohamed9159 Ай бұрын
Asc shiiq waxaa ku riyooday anigo lawo cunug aan aayo uu ahay iyo qofkle oon wajigisa xasuusan babauur qaali eh nagu qaaday kabacdi neh waxaa ku dhacnay tuugyal qoryo watan lknse managu so gaamin xabad oo waa ka roornay qofka baburka waada xoog uu waday ani neh dahab qaali eh aa waatau waana ii badbaaday kabacdi anigo kaligey eh oo hadaaneti ley bursahaaya ku riyooday waliba mel cidlo eh waana ku badbaaday oo guri furnay aa ka galay albaabkana waa xeeray qof aa kasaayo ayaana guriga ku dhex arkay saasa kuso kacay 😢ma ii fasiiri karta shiiq illahey qeyr ha ku siiyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws xaalkaaga soo sheeg ma hooyaa tahay ama qof gabar ah?
@MaariyoMahamed
@MaariyoMahamed 4 ай бұрын
shiiq waxan ahay hoyo xaamila xalay waxan kuriyoday tuug noo soo dhacaya ii fasir plz
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
waa digniin lagaaga digayo qof aan fiicnayn
@user-oi1ux9fz3t
@user-oi1ux9fz3t 7 ай бұрын
Aniga xaley waxan kuriyooday tuugo guriga iiso gashay ilaa iyo todobo qof ayey ahaayen dumar ayey ubadnaayen dhar keliya guriga kaqaaten alaabta banaanke geysten qaar aya guriga kuso laabten waxa ayaga katagen say uqaatan qolki alaabta markey qaaten Hal gabar ku hartay gabadhii intan soo qabtay cidan yaawaye oo idhacday ayan kudhahay ii magacaaw yey yihiin wey diiday inay ii sheegto kadib wangaraacay waana ku ciil baxay 😂 bal maxey noqone riyadan riyo aad udheer aheyd
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
Waa dad cadow ah oo iskudir iyo balo wado oo laga yaabo guriga inay soo galaan ama aad keensato taxdarkaaga ka qab
@user-en7gy1rn1v
@user-en7gy1rn1v 20 күн бұрын
Waxaa kuriyooday 2 tuug nag wayn iyo gabar kuwaas oo meel ordaayo lkn anaga cida tuuka ayaan raadinaynay kadibne waxaan aragnay ayagoo socsocdo iskumana dhawin waxaana saarnayn aniga, walashayda iyo dumashidey meel buur cml ah xita abaayo ayaa baxayso kadibna tuugi waan arkeynaa mana kacabsanayno kadibne waala qabanayaa xarig inlays kula xiray ayay ila ahayd dhulkana lagu jiiday mid ka mid ah ayaa qof kale unaxaayo kadibne kobo madoow ah oo cusayb udhow . Kadibne walalkey gabaryar uu dhalay ayaa eedo lacag isii idhahayso aniguna waxaan leeyahay eedo shiid baa ihaayo shiid anoo niyada kuhayo inaan gaarayo mar aan shiidka kabixi doono . Nolosha dhabta ahna inaan shaqeeyo ayaan jeclahay oo lacag fiican helo. Marka tuugyashi waala kaxeeyay waxaana raacday gabar uu dhalay abtigey walashay oo maqnayd ayaan usheeegay kadibne waan unaxay tuugi anigoo dhahaayo inloo naxariisto ayay ahayd waxbana nagama aysan qaadan tuugadu markii hore 2 dumar ah ayay ahaayeen markii dambena dumarkii ma arag ee niman ayay ahaayen. Waxaan ahay gabar
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 19 күн бұрын
Waa dood aad la gali doonto rag ama dumar waxayna la xriirtaa lacag
@user-en7gy1rn1v
@user-en7gy1rn1v 19 күн бұрын
@@barta-aqoonta illaahey baan udhiibtay amuurahayga oo dhan insha Allah kheyr bay noqon. Mahadsanid
@SacdiyoxasanApdi
@SacdiyoxasanApdi 20 күн бұрын
Shiiqow
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 19 күн бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuusan ku daryeelin marka ilaahay xaalkaaga hakuu toosiyo
@SacdiyoxasanApdi
@SacdiyoxasanApdi 13 күн бұрын
@@barta-aqoonta shugran wll
@SaarahuseinSaarasheymaa-ru1uf
@SaarahuseinSaarasheymaa-ru1uf 2 ай бұрын
Asc sheekhow wxn kaa rajaynaa inaad iso jwbto wxn ku riyooday tuug marar bdn ku riyooday hal mar xitaa maaha lkn xalay wxn ku riyooday aso so galay albaabka weyn guriga lkn kan dhexda xiranyahay balse wuu so garaacayey albaabka ana gabar aan wali guursan ahay mxy ka tar xumeysaa😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waa nin dan kaa leh oo laga fiican yahay guur inuu kuusoo bandhigo ayaa laga yaabaa
@SaarahuseinSaarasheymaa-ru1uf
@SaarahuseinSaarasheymaa-ru1uf 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta qof fiican maaha miyaa inta iga codsatay hal maaha dhamaantood iney wanaagsaneyn Mey cadeyneysaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
way dhici kartaa qaar inay fiican yihiin Ilaah baa og laakin riyada wixii xun ayay kaaga digaysaa
@SaarahuseinSaarasheymaa-ru1uf
@SaarahuseinSaarasheymaa-ru1uf 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta mhdsnd wll
@user-zo7lr8yz2z
@user-zo7lr8yz2z 9 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤
@jibrilabdikarim
@jibrilabdikarim 7 ай бұрын
Asc Sheekh waxan kuriyoday aniga iyo hoyaday oo sariir wada jifna masna nagu dul waregayo sarirta hoostada ugalay anoo isleh maska dil baan hurdada kakacay anoo aad u naxsan kadib waxaan arkay markaan hurdada kakacay farhayga gacanta midig oo mid isarsarantahy sadex sarmo oo isle’eg waliba. Sheekh isojawab barakalah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
ws waa cadow is qarinayo oo dhib wato marka waxaa laga yaabaa inuu dhib yar kuu geysto cadowgaas waana qof gurigiina soo booqdo mararka qaar faahfaahin: www.daruur.com/tag/riyada-maska/
@jibrilabdikarim
@jibrilabdikarim 7 ай бұрын
@@barta-aqoonta Sheekh alaha kubarakeyo, cadowga ma qof xasad ah baa mise waa qof dhibato sixir wada ifaahfaahi walahu aclam
@saadiaali9735
@saadiaali9735 8 ай бұрын
Sheikh ano wax soxade kuriyode oo kurbeysa Maxa kugeye isleh kadib askar badan wadhayoyinka xirtaay sidha oga carcaraye aya wadho highway cusub lami saran aya mar laidahay marka maray xafadena garan waye meshe iga jirto ano dhadka weydinayo xafadena aya hurdada kakacay 😢 plz ii fisir sheikh ilahi kher hakusiye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa qalad aad ka shallayn doonto inaad ku dhacayso iyo daadinimo yacnii dambi inaad gali doonto marka taxdarkaaga qab waxaa dhici karto digniin inay tahay
@SacdiyoxasanApdi
@SacdiyoxasanApdi 20 күн бұрын
Shiiq waxn ku riyooday tuug soo galay oo qasaalad tifiigi dhamaan wixii muhiinka ahay iga qatay ninkeygana waa hurdaayey wn arkay ani tuuga nin dheer oo madow bu ahaay lkn maqeylin intuu alabta guranayey markuu baxay aan qeyliyey jwb shiiqow
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 19 күн бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuusan ku daryeelin marka ilaahay xaalkaaga hakuu toosiyo
@user-yb3vt8vr3m
@user-yb3vt8vr3m 9 ай бұрын
Plz ani waxna raba in iso fasirto haben walba waxn ku riyoda magalo dhan lagubayo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa fidno iyo rabshdo meesha ka dhici doono www.daruur.com/tag/riyada-dabka/
@user-yb3vt8vr3m
@user-yb3vt8vr3m 9 ай бұрын
​@@barta-aqoontama anay igu dhacyasa mise magalda
@CabdulaahiHussein
@CabdulaahiHussein 19 күн бұрын
ShiiQ waxaan ku riyooday dukaan ka shakhay nayay oo 2 tuugo ii soo galen bistoolad igu khabteen ka dib na aan la dagalay talafeenadaydina aan ka ceshtay igana carareen please ii soo fasir 😭
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 18 күн бұрын
waxaa lagaaga digayaa dad aan fiicanyan oo adiga kuu dhow ama saaxiib kula ah oo dhib kaaga imaan karo marka waxaa lagaa rabaa inaad taxdar ka qabto
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l 2 ай бұрын
Asc shikh waxan ku riyoodey sodohdeyda ninkeyga ku leh tan naag kuuma noqoneyso heblayo u waco Kaadib gabadhi aa gurigeyga imaneyso waxaan arka iyado boorsadeyda lacaagteyda khaaska xadeyso weey naxeysa marke i aragto wey baxsane lacagtiina waa ka qaatey.tallow wamaxey riyada
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa naag ninkaaga damac ka leh ama dad qaraabadiisa ah oo ku boorrinayo inuu naag kale guursado
@rumanadow7128
@rumanadow7128 3 ай бұрын
Aniga ifasir please waxn kuriyodii tug oo noso gali hay waxan ehayn ani iyaa ninkeyga aso aso sokori haya oo inu noso gal raba ayn ani arki ninkaga tusi kadib so xaro igu dahy qolka noxiri aso dahy so carar albabk xoog kuxir ninkaga asag xoog uso kooraya darbig wuxna watay buut please ifasir sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa qof cadow ah gurigaaga aan raalli ka ahayn waxaa la idinka rabaa inaad iska ilaalisaan
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l 2 ай бұрын
Asc shiikh waxan ku riyodey naag shaqaale uu ninkeyga guriga keeney Kadib naagtii oo boorsadeyda oo lacag 1000 dollar iga xadeysan arkey kaadib waa ku qabtey lacagteyna waa ka qqatey iyadiina waan waayey Maxey noqqon karta shiik
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa naag ninkaaga damac ka leh ama dad qaraabadiisa ah oo ku boorrinayo inuu naag kale guursado
@Nimomursal
@Nimomursal 4 ай бұрын
Asc sheikh tuug hubaysan ayaa isoo weraray intaan ka qaaday hubku watay ayaan ku idhi idhaaf ama waan kudili kadib wuu cararay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
ws waa qof shar badan noloshaada soo gali rabo aad ka fogaanayso inshaa Allaah
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 6 ай бұрын
Asc ww sheikh Waxan ku riyota tuug wajigisa iga garson oo guriga noso galay anigo oo arki kadib gacanta ka qaninayo walalkey tuun dhahaayo wa tuug please iso fasir Thanks 🙏
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 ай бұрын
Waa qof aan fiicnayn oo noloshaada ku jiro
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 6 ай бұрын
@@barta-aqoonta thanks alot sheik
@qaalidmayow-yp4gf
@qaalidmayow-yp4gf 6 ай бұрын
wll waxan kuriyodey guriga oo tuug sogaly oo waxbo qadanin kaliya albabko sojewiyey
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 ай бұрын
Waa digniin riyada iska ilaali dadka xunxun
@NACIIMOCawYs
@NACIIMOCawYs Жыл бұрын
Wll plz wlky iga yar aya ku ruyoday Tuug so dhacay oo aniga rabay inuu ii dilo kadiba asigi dhintay inuu iso garin wll plz iga jawab tiyada aad ayey i mihiim igu tahay plz wlkei❤🙏
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Жыл бұрын
www.riyooyinka.com/2023/08/riyada-tuug-qof-dili-rabay-laakin-isaga.html
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 2 ай бұрын
Maxa lagu fasiray abyo
@nimcoguuto3488
@nimcoguuto3488 3 ай бұрын
Waxaan kuriyooday tuug alaab iga qaatay anoo arkaya markan qayliyaynay dadkii kusoobaxay iiqabteen isagoo mindi igu hayana jeebkiisaan alaabtii kala baxay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa nin cadow ama nin xum uu adiga wax kaa rabo damac kaa leh taxdar ka qab
@abdurahmanwerar7047
@abdurahmanwerar7047 4 ай бұрын
Sheikhow xalay iyo habeenadan waxaa igu soo noqnoqday Riyo Tuugo badan oo i cayrsanaya markasta ay i qabtaanna waan ka baxsada, hadana wey isoo qabanayaan... FDLN ma ila wadaafgi karta fasirkeeeda.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
waxaa lagaaga digayaa rag cadow ah oo aan wanaag kula rabin taxdar ka qab dadka xunxun
@munamunish3690
@munamunish3690 Ай бұрын
Asc sheikh wxn ku riyoode tuugo qolka igu soo gale ila 3 tug.anigo sarir kula jiifo canug yar.mrkaas baan aad u qeyliye.dd ba isugu soo baxy qeyladeyda.lkn ddka ma arkin lkn wan dareme le. sheik gabadh ahy
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
soo sheeg waxa aad tahay hooyo ama gabar?
@munamunish3690
@munamunish3690 Ай бұрын
​@@barta-aqoontasheikh gabadh ahy.qoralka soo raaciye cafwan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 29 күн бұрын
waa niman isha kugu hayo oo qashqashaad kugu wado
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 29 күн бұрын
waa rag aan fiicnayn oo ku daba socda
@munamunish3690
@munamunish3690 29 күн бұрын
​@barta-aqoonta sheikh niman bdn iga hari waaye ana aan diide aya jiro.blse hal shaqsi ayn aqbale mudo isla socona.riyada ma ddka aan diide kali ah no-one krta sheikh
@kiingeesay1341
@kiingeesay1341 10 ай бұрын
Xalay ayaan ku riyoday tuug noo sogalay oo in uu naxoogo rabo aniga iyo ciyalkeyga ana biskolad usoo qaatay please mexey tahay sheeq jizakalahu qeyr
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 ай бұрын
waxaa lagaaga digayaa qof aan daacad ahayn oo ku neceb oo cadow ah iska jir dadka qaarkii
@kiingeesay1341
@kiingeesay1341 10 ай бұрын
@@barta-aqoonta insha allah jizakalahu qeyr wll
@Ikhlaseyyy
@Ikhlaseyyy 4 ай бұрын
Asc sheikh waxa ku riyooday wiil yar o albaabka iso garacayo kadibna afka wax i sari rabo anigana an qelinayo mana la i maqlayo markas u bac madow iguso tuura ana albaabka ka xirana markale uso labana walshey ku madax adegeso ine furto sidii u samena gacnta u afka noo saa ri rabay lkn wa iska qabanay iso fasir mahadsanid wll
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
ws waa dad ku aamusin rabo oo aad sir ka hayso oo rabo inaadan sheegin
@hamdidaqare6851
@hamdidaqare6851 3 ай бұрын
Ani waxaa ku riyooday dhar iyo sharci iyo lacag leyga xaday waliba anoo safar ah wixii iga xadayna naagaha kama aqoon
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
waxaa lagaaga digayaa dad xunxun oo laga yaabo inay ku khayaanaan
@mocade_1
@mocade_1 10 ай бұрын
Asc wll waxan ku riyooday tuugo naso bursatay guri islameed ku dhuumanay kadib guriga gadashisa inteey ka sogaleen iga qaateen lacagta an heesto mid kabadan bal ii fasir wll
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 ай бұрын
ws waxaa lagaaga digayaa dad xun oo rabo inay dhib kuu geystaan marka taxdarkaaga ka qab
@user-ws3ov9xd5b
@user-ws3ov9xd5b 2 ай бұрын
Shiekhow wxaan ku riyoodey tuug guriga iisoogalayo oo aan wajigiisa aan arkeyn kadib anoo isoo aryaneyaa kadibna wuu iidilaya iifasir shiikhow
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
hooyo maa tahay msie gabar?
@SuhuurMoh
@SuhuurMoh 2 ай бұрын
Asc shekh safar ayan galay aniga iyo walahay wadan fog ayan tagnay kadibna qof can ah ayan la kulmay borsadaydi oo lacagti lagala baxay ayan arkay dadka dhan waxay lahayen anaga lacag ku sinayna😂 wan diday xas banahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws waxaa lagaa rabaa inaad is ilaaliso waxaa jira dad wax kaa qaadan rabo wax kaste ayay noqon karaan
@zakichannel2275
@zakichannel2275 4 ай бұрын
Shelh iso jawab plz wxa ku riyooday magaalada joognay eu tuugo zaid ku noqatay anigaba ismaba arkeno wxba igama qaadanayan lkn kor ba ka arka cabsi bay igu abuurtay mid ba k amaqlau wa geerida
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
waxaa lagaaga digayaa dad xun xun meel ay joogaan faahfaahin www.daruur.com/tag/riyada-tuugada/
@Sweetalisha-ye9zp
@Sweetalisha-ye9zp 3 ай бұрын
Asc sheikh waxn ku riyoday anigo tuug mobilka iga qaatay ka dib Walashe ishegtay waan qeyliyey Qof I cawiyo ayan wayey ka dib wan iska dhiciyey wan ka qaatay mobilka waxana ahay qof hore guur uso maray ona mudo xanunsan 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws waa qof dhib badan ku ciriirinayo Ilaahay sharta hakaa qabto
@Sweetalisha-ye9zp
@Sweetalisha-ye9zp 3 ай бұрын
@@barta-aqoonta amiin 😌
@Fardososaid
@Fardososaid Жыл бұрын
Mansh allah 🥺 aniga xly koriyody😢
@khatra-2023
@khatra-2023 6 ай бұрын
waxanku riyooday tuug albab raba inu so jabiyo waxan rabay inan qeyliyo lkn codka ika xirmay oo wan hadli wayaay kadib cabsi badan baa i qabaneysa qolka ku jiray waka baqa hoyaday la sexana ano hoyo la jiifa hurdada ka toosay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 ай бұрын
Waa riyo tilmaamaysaa qof aan daacad ahayn oo dhibi doono hadal ama wax kale ayuu kugu dhibayaa iska ilaali dadka aan akhlaaqda lahayn www.daruur.com/tag/riyada-tuugada/
@-zx4sv
@-zx4sv 9 ай бұрын
Asc sheekh ifasir riyadan sheekh waxan ku riyody xalydan anigoo ilmayar sita oo wllshy ila socoto ayaan isdhahy wax so ibso sheekh wan so ibsady waxan isdhahy bas raca anigo alabti sidana ayaan dad falmiga la kulany way nasalamen wllshy ayaa ku hakaty Ana alabti ayaan sary bas wan sodony wllshy kadib baski oo halki tagan ayay 2 nin uyimaden mobilkagi ayay soqaten ano baski koraya ayay iyimaden waxay igu dhahen Mobil xumady oon ka ibsano mahysa kadib waxan ogady inay kagi haystan kadib wan baryay isiya ayan dhahy waxy sitan mudi kadib waxan akhriyay laxawla walaquwata ilah bilah iyo xasbunalah wanicmal wakil kadib mobilkii ayay isiyen iyago ad ufaraxsan aniguna an ad ufaraxsanahy wllshy ayaan ku dhahy ducadasan akhirso way isiyen ano faraxsan sheekh baska darawal mawade Ana intan ag istagy ayaan rixaya baska alab ayaa iga buxda mana idhibaye uu iska socdaa basku sheekh sida cadiga ilmayar een sito wan hasta wadada basku racayana wan garanaya bari ayaan daganayn isla gurigan daganan jirayna wan ku socda sida cadigana madaganin hada halka waxan ahy garob
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa dad soo faragashanayo noloshaada waxaad kaga badbaadi kartaa adkaarta iyo quraanka
@hakiimacali1426
@hakiimacali1426 7 ай бұрын
Shiikh waxan ku riyoodey anigoo beer xadaya e iso fasir plz ❤❤❤❤❤
@hakiimacali1426
@hakiimacali1426 7 ай бұрын
Qof dumara ayaa iga daba qaylineysey waanan la cararay midhihii aan gurtay plz iso jawaab shiikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa nin xaas leh in xiriir idin dhexmari doono oo naagtiisa ay arrintaas dhibsan doonto
@hakiimacali1426
@hakiimacali1426 6 ай бұрын
@@barta-aqoonta xaas baanba ahay shiikh
@Mssiishuu
@Mssiishuu 5 ай бұрын
Asc shiikh waxan ku riyoday nago tuga ah oo qool degan qolkasi meshu kuyal suli kuyala Ayaan gaalay marka alaab Ayaan meel dhigtay jakad borso garbka borso yar oo guha kusi jirtey talefonka oo jakada jebkeda kusi jiray suliga wan kaso baxay allabtydi maleh ward radshey naagihi ayaba allahbtydi meel gooda ah ku ridey waxana dusha kasaray wan weydiyeey way inkiren boliska Ayaan wacaya kabcdi wiixi ay saren allabtyda aya dhinaca ka feydmay wan arkay wan kaso guray Telefon ka may arkin Allah talefonku waa qali ayeey dheehn marka kaso tegay borsadi uu yarayd baabab maqan lakin waxan dhahay waxba kuma jiran kama helayan cml. Marka shiikh ifasir ado mhdsan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 ай бұрын
Riyada waxay tilmaamaysaa dumar adiga damac kaa leh oo raba inay ku soo jitaan qaab walba ay awoodaan, marka yaan qalbiga lagaa xadin iska ilaali haweenka xunxun. www.daruur.com/tag/riyada-tuugada/
@Mssiishuu
@Mssiishuu 5 ай бұрын
@@barta-aqoonta mahdsanid wll
@Mssiishuu
@Mssiishuu 5 ай бұрын
@@barta-aqoonta ilahay Ayaan kamagan gaalay shartooda
@user-ul2ou5up6r
@user-ul2ou5up6r 10 ай бұрын
🤦‍♂️Subxanallah 😭😭😭🤲🤲
@ikraammohamed9961
@ikraammohamed9961 7 ай бұрын
Ana ku riyoday xalay way noso dhecen anay gacanta 🔪mindi iga dhuftay hadana habeenki labad nasoo dhici raben daqada soo istagen nin ila wajiga wax soo gashaday lkn hurdada kaso boday marka arkay riyo cabsi ah ayay ahayd ila hada qalbigayga kusi jirta
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
waa dood iyo dagaal Ilaahay ha idinka Ilaaliyo
@ikraammohamed9961
@ikraammohamed9961 7 ай бұрын
@@barta-aqoonta Amin Yaa rabbi shugran wll
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 Жыл бұрын
Shekh waxa kuriyoday xalay naag tuugo gbr deriska ah dahab kaxaday kadib walaqabtay wana lagaso qaaday dahabkii😢 maxay taha micnaheda
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Жыл бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu isku dayayo wax inuu ka qaado waxaa laga rabaa gabadhaas inay iska ilaaliso dadka qaar
@Fatma_932
@Fatma_932 6 ай бұрын
Ala walal anigu waxan xalay ku riyooday tuug i baacsanaya oo raba inuu mobelka iga qaato mobel cusub oo 15 pro max ah ban haysta banaankana ulama baxo marka waan ka badbaaday oo meel baan ka galay isagoo i qaban waana la iqabaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa in uu jiro qof aan lagu kalsoonaan karin marka waa digniin iska ilaali dadka aan fiicanayn
@NasroMaxamad-ll3rb
@NasroMaxamad-ll3rb 2 ай бұрын
Aniga.waxa.ku.riyoda.ano.tug.so.galya.o.an.ladagal.waxan.ah.xas.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
waa qof shar badan oo lagaaga digayo
@naimamohamedaa1731
@naimamohamedaa1731 3 ай бұрын
Asc sh waxaa ku riyooday tuug mobile ka iga xadaayo leegu leyahy tuugaas waa hebal waa la yaqaan hadane asoo jajabiyay arkaa asaaa sidaaa u kala yabiyay leegu dhahaa wali maan guursan plz isoo jawb😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws waa qof rabo inuu wax kaa ogaado ama uu burburiyo xiirka fiican aad dadka qaar la leedahay daruur.com/tag/riyada-tuugada/
@barwaaqofamily8146
@barwaaqofamily8146 8 ай бұрын
anigo baskoolada tuug igu haya ka qaday kadibna eryanaya idi fadir dheekh xaaxban ahy
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 8 ай бұрын
soo faahfaahi riyada soona caddeey qoraalka
@macalinkacuntada2965
@macalinkacuntada2965 4 ай бұрын
Waxaa ku riyooday qof albaabka igu soo furay aan ka hortagay qofki raali noqo waa kugu qaldomay lkn furaha aniga ayaa albabka ku ilooway !
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
waa qof wax kaa ogaan rabo taasna adaa sabab u noqonaya sirtaada ilaalso
@SacdiyoxasanApdi
@SacdiyoxasanApdi 20 күн бұрын
Shiiqowp
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 19 күн бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuusan ku daryeelin marka ilaahay xaalkaaga hakuu toosiyo
@SacdiyoxasanApdi
@SacdiyoxasanApdi 13 күн бұрын
@@barta-aqoonta wxaa runta daryeel majiro ilmaha unaban wada korsanaa shugran wll
@ubaxxusein
@ubaxxusein 9 ай бұрын
Waxan ku riyooday walaalkey oo mobelkeyga xadaya fadlan ii fasir😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 ай бұрын
sir ayuu kaa ogaanayaa
@user-nl2yb3br9g
@user-nl2yb3br9g Жыл бұрын
Acs wll waxaan ku riyooday tuug dhar cadana ayuu xidhnaa sida khamiis meel ban marayey mudi ayuu lasso maxay laba moobil ayuu iga qaaday dadba iga qabtay waan garac nay waliba mudidii intan ka qaday Ayaan meel ka tagay ugu danben bolis Ayaan u wacnay rasirkeda Ayaan rabaa alle Haku xiftiyo aakharo iyo aduunba
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Жыл бұрын
ws: www.riyooyinka.com/2023/08/tuug-dhar-cada-wato-oo-labo-moobeel-iga.html
@Fardososaid
@Fardososaid Жыл бұрын
Hdi laqabty mrko wax xdy
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Жыл бұрын
riyada iyadoo faahfaahsan soo qor haddii aad rabto in laguu fasiro
@rainlover3968
@rainlover3968 Жыл бұрын
Asc Ani waxaan ku riyooday anigoo faranti xaday gabar kale ka xaday lkn laisoo qabanaayo oo waliba saxiibaday ilee yihiin video lagaa hayaa riyaas isoo fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Жыл бұрын
WS www.riyooyinka.com/2023/08/riyada-gabar-faraanti-ka-xadayso-gabar.html@@rainlover3968
@faizaahmed2464
@faizaahmed2464 7 ай бұрын
Sheikh tuuga intuu guriga soo galay Waah haaday hadana laqabtay oo lagaracay Wihi oo soo hadana laga qaday ii fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 ай бұрын
waa qof fadeex ku dhici doonto oo la ogaan doono wuxuu yahay www.daruur.com/tag/riyada-tuugada/
@user-jp5xy9et3o
@user-jp5xy9et3o 9 ай бұрын
Aaaaa😢😢😢😢😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 ай бұрын
www.daruur.com/cat/riyooyinka-dreams/
@WaliidMahad-cw6ps
@WaliidMahad-cw6ps 4 ай бұрын
Asc
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 ай бұрын
ws
FASIRKA RIYADA XADITAAKA PART 2
17:03
FASIRKA RIYOOYINKA
Рет қаралды 12 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 64 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 54 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Waxaan ku Riyooda Anigoo dhiig kaajaya Ii Fasir Sheekh?
25:19
MM Somali TV
Рет қаралды 14 М.
Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
26:25
MM Somali TV
Рет қаралды 29 М.
Riyada aabaha maxaa lagu fasiraa
3:56
Xidig Daruur
Рет қаралды 10 М.
Jacaylka aamusan iyo Calaamadaha lagu Garto By Cabdalla faaruuq
8:56
Badbaado Channel
Рет қаралды 207 М.
Maku Riyootay Adigoo Dhalay Ama Laguu dhalay  Caruur ? Jawaabtu waa tan
8:11
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 54 М.
Fasirka Riyada Jawaabti Talephonka Waa Su,Aalo Cajiib ah Yey Ku Dhaafin
9:10
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 17 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН