Jacaylka aamusan iyo Calaamadaha lagu Garto By Cabdalla faaruuq

  Рет қаралды 208,463

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Jacaylka aamusan iyo Calaamadaha lagu Garto By Cabdalla faaruuq

Пікірлер: 341
@shamcde8685
@shamcde8685 6 жыл бұрын
Jacayl amusan waa ka ugu xanunka badan wn ka ugu xasusuta badan ku reba qofka like me😳😥😳
@najahhassan7716
@najahhassan7716 5 жыл бұрын
Ana kula midee bal inooo ducee😜😜😜
@mohamedabshir7884
@mohamedabshir7884 5 жыл бұрын
Haa wlh
@susaanaxmad9718
@susaanaxmad9718 4 жыл бұрын
Waarun 😭😭😭😭😭🤲🤲
@mohamedkatiinoz2932
@mohamedkatiinoz2932 4 жыл бұрын
Hhh
@abukardaud7424
@abukardaud7424 4 жыл бұрын
Haa wlhi anigeyba iheysataa hada
@sacdiyaabdi8173
@sacdiyaabdi8173 4 жыл бұрын
Yaa allah waxan jecelahy wil ad u wanagsan inu rabi isahlo iguso duce sheekh barakalah kuwa badan bay jecel ana ma jecli inu ayagan qulubtoda dajiyo waxa iga khayr badan u siiyo wilasha waladey 😭😭😭😭😭 iso duceya bisha barkeysan ee inaguso fodleh fadligeda inu ilahay riiyadeyda igu rumowdo
@hamdidahir7812
@hamdidahir7812 4 жыл бұрын
Wlhy waan jeclahy ninkayga waliba jacayl xad dhaafa ayaan jeclhy Lkn uma sheegto inaan jeclhy Markasta wuu igu dhahaa inaa ijeceshahy indha haaga ayaan ka akhristy ee iisheego inaa ijeceshahy Maxaan usheegtaa markaan agtiisa soo istaago hadalka dhan wuu igu dhagaa Isga markasta wuxuu igu dhahaa waan ogahay inaa iga cishoo naysid lkn anigaba waan kujeclahy Allaah waxaan kabaryayaa inuu ii xafido ninkayga cimri dheer iyo caafimaad na siiyo 🙏🙏🙏🌹🌹🌹🙏🙏🌹🌹🙏🙏
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy 8 ай бұрын
2016 ilaa 2023 jacayl ihaaye waana qarsanaaye lkn 2023 kadib waxaan go'aansaday inaan iska iloowo sababo badan awgeed lkn markaan is dhaho waad ilowday hadaan arko qofkaas aniga dham naxdin iyo dhaqan la yaableh isku arkaa maanta oo taariikhdu tahay 22-1-2024 ayaan arkay wajigiisa markaan arkay wadnaha banaanka usoo bixi tagay illahey ha iga tirtiro dhamaan xasuusahiisa💔😭markaan helo qof ii qalma qoraalkan dib ugu soo laaban doonaa anoo faraxsan inshaallah 🥺qofkeyga mustaqbalkow qalbiga kaligaa uun baa ku jiro isla waqtil xaadirkaan I LoVe You XPIPIII🥺🙈💍🩹❤
@ShariiffaraxBiyow-ze1hw
@ShariiffaraxBiyow-ze1hw 5 ай бұрын
Aniga kwrn
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 4 ай бұрын
Maa ushee katid dhib jeclidaa walale
@Marjuu7
@Marjuu7 4 ай бұрын
@@ShariiffaraxBiyow-ze1hw 😂😂😂
@Marjuu7
@Marjuu7 4 ай бұрын
@@Fatma-gy5cl hda waaba iska ilaawe sababo bdan owgeed alx *No Ex*😁
@aishaabdi4687
@aishaabdi4687 27 күн бұрын
Ma ku guleysatay jecelkagii qalpi😢
@queenalmaasaaragsan3646
@queenalmaasaaragsan3646 5 жыл бұрын
M.a sheeqow wax badan iifaaideysay MHD SND SHIIQOW 🙏🙏🙏
@fartuunmuhammud7469
@fartuunmuhammud7469 6 жыл бұрын
Allaha noo xifdiyo Shiikha
@sacdiyo.maxamed
@sacdiyo.maxamed 3 жыл бұрын
saxiix jeclkaas anaa qabo waligeey waan qabay cudurkaas
@logisticianmohamedalimoham325
@logisticianmohamedalimoham325 6 жыл бұрын
Jazaaka Allah, Alle hakuu abaal gudo. Barnaamij kii aan abid ugu hiisaynayay ayaad noo soo bandhigtay. Xaqiiqdii anigu si sax ah ayaad ii qeexday. dadkale oo asxaabteyda ahna weykuu mahad cilinayan.
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 6 жыл бұрын
maashaa allaah wall jazaakallaah shukran
@nuuraclfatah6958
@nuuraclfatah6958 6 жыл бұрын
Mncha Allah xaqiiq baad sheegtay sheikh
@limanilmulkuyomlilaahilwax5964
@limanilmulkuyomlilaahilwax5964 6 жыл бұрын
Aaad ayaan u jecelahay xaaskayga balse uma sheego dareemadeedana aaad ayaan u ilaaliyaaa iyadu balse mafahansana in badan aniga oo og waxaanan markasta eegaa oo aaan wajigeeda ka fiiriyaaa in aan ka akhristo haday dhibaato hayso mana jecli inaan dhibaato ama murug dhafoorkeeda ka dareemo lkn waxay jeceshahay jacaylkaaa aniga ii qarsoon in aaan u sheego oo aan sicad ugu sheego mana ahan muhiim sida ay iigu muuqato hadiiba aaan jecelahay haday mid caqli leh tahay waata uun dareenta allaaah swt haku barakeeyo sheekhunaa
@farxiyomuusepmuse7519
@farxiyomuusepmuse7519 6 жыл бұрын
Limanil mulku yom lilaahil waxidil qahaar Mashallah
@pinkboom1903
@pinkboom1903 6 жыл бұрын
Limanil mulku yom lilaahil waxidil qahaar waa xaaskaaga pls usheeg ina si xad dhaaf ujeceshahy inee awaalmarintiisa' kusiisa hubaa
@inamaxamed8306
@inamaxamed8306 6 жыл бұрын
Mansha alllah
@nuurtoxuuriye2507
@nuurtoxuuriye2507 6 жыл бұрын
Limanil mulku yom lilaahil waxidil qahaar.
@naleyhajji7729
@naleyhajji7729 6 жыл бұрын
Limanil mulku yom lilaahil waxidil qahaar plz u sheg jecelka aad u heyso xaskada dumarka badankood waxey jacelyihin kan jacelka u hayo inteey ogadan intu oo karsisanyhy jecelkas
@iqramohamed3962
@iqramohamed3962 5 жыл бұрын
Allah haisahlo amiin wan ushegan dhona
@xikmad7
@xikmad7 5 жыл бұрын
masha allah waan Fahmay Caawa kaliyaan faaiday Jaceylka aamusan Anoow ihaayaaa walee 22/12/2018m kuna beegan 15/04/1440 hijri Maalin xasuus mudan ayey iinoqon
@sucaadahmed1380
@sucaadahmed1380 6 жыл бұрын
waaaw hadal qiimo badan Wll thanks
@abdiahmed4228
@abdiahmed4228 5 жыл бұрын
Wllahi calamadahan waa sax anana iskuarkey
@calimahameddalan5057
@calimahameddalan5057 3 жыл бұрын
way dhacdaa taas ani ayay i haysataa ilaa todobo bilood ayuu ihayaa walhi waana iga run ee isoo duceeya in illahay igu calaf daro💔💜💛
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 Ай бұрын
Alle calaf aiisku daro ani iso docey quf idhaye wan ku jeclahye ani run iyo ben magaranye😮lkn ani walige quf ma jeclanin ino alle qufkas iga dhigo quf is fahno is jeclada i.n adi ku so docena 😊
@xurriyo16
@xurriyo16 6 жыл бұрын
Taasi waa xaqiiq. Jazakallah sheikhuna. 😍
@abdelhakimahmed3695
@abdelhakimahmed3695 6 жыл бұрын
*_jcylka noocaasa waan ba helaye inuu igu dhaco haa laygu soo duceeyo my Axpbi fillah_*
@ayaandegan3511
@ayaandegan3511 5 жыл бұрын
Hhhh ilaahy ha kugu rido midka aamusn 😅
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 4 жыл бұрын
Hhh
@hoodoxuseen5636
@hoodoxuseen5636 6 жыл бұрын
sheikh illahy cimriga hakuu dhereyo
@abdiali1278
@abdiali1278 5 жыл бұрын
jacayla aamusan waxan dhihikaraa waa aqlaaqda shaqsiyada
@isehasanhasan7678
@isehasanhasan7678 6 жыл бұрын
Wlhi wa run aniga ayey sanado i haysata
@axmedmaxamed2753
@axmedmaxamed2753 5 жыл бұрын
Walaal waan u sheegan doonaa insha allah ee lakiin sidee ugu sheegtaa
@queenzamu3090
@queenzamu3090 6 жыл бұрын
Wow waa xaqiiq dhab ah mashAllah
@salmogalbeyte5664
@salmogalbeyte5664 6 жыл бұрын
Wwwww waxaat umoodaa inuu si wayn ii tilmamay
@qisadeyda544
@qisadeyda544 5 жыл бұрын
Jaceylkaas anoo yar igu dhacay xitaa waligey ma mala hadlin 😭😭
@lastking4198
@lastking4198 6 жыл бұрын
جزاك لله خيرا 💕
@somgamers7554
@somgamers7554 6 жыл бұрын
Caawa iiku horeeyso inaan daawado barnaamij Ka_ sheekeeynaya jcylka Masha Allah wa runtaa
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 6 жыл бұрын
maashaa allaah wall soodhawoow shukran
@ubaxzaalax6950
@ubaxzaalax6950 4 жыл бұрын
Hhhhh wllhy jacaylka aamusan waa layaaab😊😊😄😃😃
@hamdaali601
@hamdaali601 6 жыл бұрын
Waxaan raab qof aaan Jclhy inaaa Jcl Olaaalay walhi waxaan Aan sinaay jcl mcn iso duceey plz 😭😭
@abaazerbta5360
@abaazerbta5360 6 жыл бұрын
Hamda Ali anaa kuma sinkaro
@hannehannalove8014
@hannehannalove8014 5 жыл бұрын
Allaha kuu fududeeyo
@mumtazdayib5883
@mumtazdayib5883 5 жыл бұрын
Hamda Ali mad heshay hamdaay sanad kasoo wareegeh
@niyatiichannel
@niyatiichannel 5 жыл бұрын
Mashallah allaha kusahlo inshallah
@amani_usman
@amani_usman 3 жыл бұрын
Sheekh badbaado xagee lagala soo xirikara
@otrunabdallah3772
@otrunabdallah3772 6 жыл бұрын
Walee wajira aniga iyo xjigeyga waisku qorna jecelka qoral ahaan balse afka maisugu sheegno kkkkk
@hoodocabdimaxamed4255
@hoodocabdimaxamed4255 5 жыл бұрын
Wlhi ani iyo wiil aaan sheekeyZaño iz jecel nahay alle hay daayee zidaaas nàhay
@abdullahisaladmohamedasmha895
@abdullahisaladmohamedasmha895 4 жыл бұрын
Hadal xaqiiq ah Masha Allha
@almaasakhadar785
@almaasakhadar785 3 жыл бұрын
😪😱alle qalbiyadeena wixii kheyr leh ha idin rumeeyo dhamnteen
@araksanlovely9156
@araksanlovely9156 6 жыл бұрын
Masha Allah taasi waa xaqiiq shukran wall
@naimahassan9584
@naimahassan9584 5 жыл бұрын
Sh Run tii aniga jacaylka nuucas ah anuu ihaaya caawana wax badan baa kaa faa iday jzakalaah
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 7 жыл бұрын
Sheekhow waaa wax jiro arinkaan runti jazakalah
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
SHUKRAN WALL JAZAAKALLAAH
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 3 жыл бұрын
Walaahi beentaa ma han sheekhoow tilmaamahaas
@idilacoof7943
@idilacoof7943 6 жыл бұрын
Caawa ayaa jifan kara maxa jelay qof an jaclahay ayaa ishagtay mahadsanid
@anfaallajecleey8028
@anfaallajecleey8028 6 жыл бұрын
Idila Coof masha Allah Anna iigu ducee xaq baa laysku leeyahaye
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 6 жыл бұрын
anfaal lajecleey allaha ku fudadeyo wll
@suhaib9811
@suhaib9811 6 жыл бұрын
Idila Coof kkkkkkk
@najaxabiib8194
@najaxabiib8194 4 жыл бұрын
Lkn abwn gabadhu sidy by ugu sheegan karta
@maxamedcafaasi8827
@maxamedcafaasi8827 5 жыл бұрын
jacaylka amusan iyo calaamaada lagugarto
@siciidkayse3237
@siciidkayse3237 6 жыл бұрын
Hadlku run waynaa🤣🤤🤤🤤🤤🤤🤤
@rahmayasin5358
@rahmayasin5358 6 жыл бұрын
Cabsi badana qof aad jeceshayy oo anad hadana la hadli karinn 😢😢 masakiin badanka wlhi gabdhaha ayay sheekadanii ku dhacda oo xidhood Iyo cabsii darteen aan lahadli karin qof ka ay jecelyihiin 😢😢
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 6 жыл бұрын
Rahma Yasin wa runa wll allah u gargaro lkn aniga hadan qof jecladi wan u sheganaya sabto ah qofkani wa bilaadam waxana dhicikarto inad barito is waydan
@rahmayasin5358
@rahmayasin5358 6 жыл бұрын
Nimco Cabdi nimco waa sax wllo lkn gabdhaha iskuwada mid maha oo qaar aan sheegan karin ayaa kujira oo cabsada marka geesiyada ayaa tahay hadad adi sheegann lahayd
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 6 жыл бұрын
Rahma Yasin wa runta wll qaran shegan karinna way jiran mahadsanid abayo 🤗😍
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
Waa runta wlshay ilahay hayno gargaro mar kasta
@hoodocabdimaxamed4255
@hoodocabdimaxamed4255 5 жыл бұрын
@@rahmayasin5358 àna ka mida wlhi kuwaa wlzhyey 😭😭wàdnahaba I garaaçma hadaan iz dhoho u sheeg
@dekaassajog8424
@dekaassajog8424 Жыл бұрын
Masha allah jazakallah khery ❤❤💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏🙏
@godeybayaxow4231
@godeybayaxow4231 5 жыл бұрын
Wll wax a a an Ku waydinayaa marka uu kula hadlayo qofka aad jeceshahay maxaad ku kas bankartaa qalbigiisa
@hoodocabdimaxamed4255
@hoodocabdimaxamed4255 5 жыл бұрын
Kkk afkàyga kala baxday suaasha lkn cid inooga jwbtà lama hàyo
@mohacaano4185
@mohacaano4185 5 жыл бұрын
Sheekh maxaa wax badan usoo taagneed
@abdallaabdimohamed5737
@abdallaabdimohamed5737 6 жыл бұрын
Waaa runtaa walal mcn. Mahadsanid
@سبحاناللهوبحمدهسبحانالله-ز1ر4م
@سبحاناللهوبحمدهسبحانالله-ز1ر4م 7 жыл бұрын
waxbaan faaiday caawa wa in aan dadka fiirin gaar u.yeesha sir ayaan ogaadee 😁
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
hhh masha allaah siraha kale ee soosocda kasiidara shukran wall
@ugbadyusuf5754
@ugbadyusuf5754 6 жыл бұрын
Masha allh Sheekh Thanks
@hoodocabdimaxamed4255
@hoodocabdimaxamed4255 5 жыл бұрын
😂😂nooo sii fahansii bal wll sirtaa
@zagalqueen2701
@zagalqueen2701 4 жыл бұрын
Maxad ogaatay
@khalilahmed-ho1kz
@khalilahmed-ho1kz 5 жыл бұрын
Jcylkan la shegoh marka hore mu igu dhacoh
@nasroluckyofficial1929
@nasroluckyofficial1929 5 жыл бұрын
Ya ku og Inu ku so maray laga yaabe
@queenawithherking8918
@queenawithherking8918 6 жыл бұрын
😢😢😢 😢 jaceylka amusan waa midka ihaasto
@abdurahmanmohammad8886
@abdurahmanmohammad8886 6 жыл бұрын
Sabirina Cadey ana kulamid ah, mid hadal badan raadso 😂😂
@queenawithherking8918
@queenawithherking8918 6 жыл бұрын
Abdirahman Mohammad jclka aamusan wa in aan ka tashtaa 😂😂😂
@idrisabey5986
@idrisabey5986 6 жыл бұрын
Queena with her king kkkk
@sameymaonlineeducation4343
@sameymaonlineeducation4343 6 жыл бұрын
Wcs
@munayacoup586
@munayacoup586 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Wasah walahi 💯🙏🙏🙏🙏🙏🤕🤕😶
@اتقىاللهحيثماكنتالحمدللهعلىنعم
@اتقىاللهحيثماكنتالحمدللهعلىنعم 7 жыл бұрын
Ilaala Guud waxaan maqlijirey ilaalada Xeebaha wadan hebel intuu kugu qarxilaa iska sheego Ha is Qarsan Hno Sheego
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
iska sheego dheh shukran wall
@abdohajjiibnumahamoud7474
@abdohajjiibnumahamoud7474 6 жыл бұрын
Thanks brother shekh
@shamsaqabli1464
@shamsaqabli1464 5 жыл бұрын
Abowe qiso yar inaa ku dhito ayan raba comments hadad aragto
@idilalsalaan6292
@idilalsalaan6292 5 жыл бұрын
Sheekhaw jaceyl dhaba soomaliy mayaqanan
@hoodoahmed1674
@hoodoahmed1674 5 жыл бұрын
maasha allaah
@ilhaanosmaan9934
@ilhaanosmaan9934 7 жыл бұрын
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله Mahadsanid walaö
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
ADAA MUDAN WALL SHUKRAN
@rahmaha1882
@rahmaha1882 6 жыл бұрын
Ilhaan Osmaan sax
@AmineAmine-nv4jb
@AmineAmine-nv4jb 6 жыл бұрын
Wllhi meel wcn ayaad carabka ku dhufatay sheekh hayaaaay wllee khatar baad tahay
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 6 жыл бұрын
jazaakallaah wall mahadsanid
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 жыл бұрын
Jazzakallah khayr Wax badan ayad noofa idaysay
@ardouzumusafa3179
@ardouzumusafa3179 6 жыл бұрын
Sheekhe qeyr Allah haku siiyo si wanagsan ayaan ulaasocoda arihimaa aad kaa hadsho mar walbo anigaa wax si qaas aha iso jiitay jacaylka aamusan arintaan anigaa I heysataa Maan aqaano si aan xaaal waro oga gaaro will aan Hal meel kaa waad shaaqeyno ayaan aad u jeclaaday isaagan wu ijecel yahay oo waan dareemaaa lakiin dhibka jiraa waax weye waaa jacaylka amusaan isaagan imaa sheego wax jacayl ku sabsaan anigaan umaa sheegato indhah un by iga dawada waxu isku dayaaa inu qaariyo dareenkiis hadan maa awoodo ilahay aya kaa baryay inu qeyrka naa wafajiyo
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 2 жыл бұрын
4sano kdib ma is guursateen wiki mise wakala tagten
@ladancdy1218
@ladancdy1218 6 жыл бұрын
Nin aa jclhy uma dhawaado dagnaasho tasi ka heli may ilaa xaskisa noqdo sheikh
@yaasirf9544
@yaasirf9544 6 жыл бұрын
Mash allh wll waa mahad santahay
@sacdiyaali7544
@sacdiyaali7544 6 жыл бұрын
Sheekho aniga ayo i hesta dhibkas wax jecelhay wiil an meel an isla jogno lakin lam hadlo laman hadi kaaro subaxti markan so toso wan raadiya man salami karo xita lakin wax ka eega melaha wlhi sheekho ninkas waa in aqlal iyo diin leeh maa u sheegi kaaro lagamn yaabo in wax u bandhigo xiita
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 2 жыл бұрын
Hda hlke ayuu ku dambeyey
@elhamada7273
@elhamada7273 6 жыл бұрын
Sheikh jazaka'Allah, marxaladahan oo kale cml anigaaba hadda ku dhexjiro. Allow sahal amuuraha.
@fatumahusseinomar7371
@fatumahusseinomar7371 6 жыл бұрын
Maantaan dhagaystay aniga in laijacelyahay iyo lainacebyahay maba ogaan karo waa iskala nolow intaad isku qorontihiin ee calaf iskuleedihiin
@xilwalove3694
@xilwalove3694 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 sheekhow gacanaaa kuu taaagay wlh barnaamijyo badan aankaa daawaday wa xaqiiq kulli
@abdalaahmedissa4953
@abdalaahmedissa4953 6 жыл бұрын
ee wx ika baro arintaz wyo xlii walba hormarkayka ayay jeceshay
@gapriaclyrics551
@gapriaclyrics551 6 жыл бұрын
jacayl kaaaas waaaa mid adag sida lagu garto
@wardadheyman6394
@wardadheyman6394 6 жыл бұрын
Asc warax matulaahi wabaraakaat walaalyaal talo ayaan idiinlaga baahanahay wiil ayaan waaxan islasoconaa 1sano wuu isowacayaa xlda ayuu iweydinaya jwiga ana sdkle waan weydiinayaa waxa kuso kordhay dhibka jiraa wuxuu yahy asaga mahadl badna lkn aniga waan dareensanahay inuuu ijecelyahay anigana intuu ijecelyahay in la ek ayaa jeclahay asaga ima sheegi karo ana dumar ayaan iska ahay wan iska xishod badanahay aniga hadda waa la isoodoontay marka qof iska aamusan miyaan mustaqbalkeyga ubaa bi iyaaa mise aniga ayaa usheegta jaceelka aan uqabo ileen waxkle ooo aaan sameeyo garan maaayaaa walayaal idinko mahadsan ilatliya ilaahbaan idinku dhaarshee nafsadeyda xitaaa waanka jeclahay jwb isiiya umatul maxamed jazakalaahu qeyr
@lulabdi4342
@lulabdi4342 6 жыл бұрын
Warda Dheyman abayo waxaa ku dhihi lahaay usheego jecelkaga waxaa laga yaaba markaas asne inoo kuu sheegto hadoo kuu shegswayana oo wali iska aamuso iska guurso😍😍😄
@shugrishacni3404
@shugrishacni3404 6 жыл бұрын
Warda Dheymn
@mohammedjama3016
@mohammedjama3016 6 жыл бұрын
Warda dheeman aniga waxan ku dhihi laha u sheeg in lagu guursanayo haddii uu isbadal la iman wayana iska guurso.
@donkahaha5134
@donkahaha5134 6 жыл бұрын
Warda abayo usheego ijiid aan ku jiido waa gacmo daalise runtana u sheeg waxba hka qarin wll
@nimcocabdullahi9422
@nimcocabdullahi9422 6 жыл бұрын
Warda Dheyman u sheeg wll hadu is badali wayo markas nolashada raco insha Allah waxan ku rajaynayaa ina heshid
@ashaali7584
@ashaali7584 5 жыл бұрын
jazalkallahu khyir wa Arinta imka ii haYistaH ani waxa xidhiidh iso ban dhigtaY wiil àn gabdha aan zhpo NahaY wax isku yihiin wakhati aan aad uu FaraxaD Bdn walhi wan ka AqblaY wxn wada SocoNaY mudo 1 Sano wax ka dhimaN yihiN kadib uu iga amusaY inta bdn warqo ban ku wada hdli jiriN waxan ahaYin dhalinayaro waxan uu qadaY dareen dhab walhi hdn waxan aha qof xishod bdn walhi malinti igu danaYisaY wxn siyey hadiyada weyin waxa igu danbaYisaY malinti aan siyey hadiyada wax ku dhacaY iyo wuxu isku badalaY wan garan wayey wan qustaY hdn is ma dhibin ee wan iska amusaY inata bdn wan is arki jiranAY xata ima salami jirin aan sida oo kle aano jecel ay aan hdn iska dulqataY waxn ma weyidin wan uu samiraY wxy igu qataY mudo 5 sano walhi qofka aad dhab uu jecelto way adaG thy zida lo ilobo wxn balan uu qadaY inan wadanka tago jcyil aan uu qabo darti aan dib uu araG walidkaY ban ka codsadaY inaY dibada ii diraN wadanka dibada oo Edo jogto wan tagaY AlxmadulilaH maxa dhacaY markan tagaYo sadex bilod kadib uu ila so hdly wan uu qadan wayey wayo na qof aan ag jogaH aan Asc ii dhihin marku ila so hdly salan kadib wuxu bilabY inu iso xasuusiyo wax walba ma oga inan xasusto oo aan jecelahaY aan waxb uma shègin ila hda wayo wxn uu arka fol Xumo hdlkiza waxan ka dareemaY inu ii rabo lknz maxan ka fayidaY intaso sano ah bdn jecel reerkaYgii darti uga so fogdaYe Azhptydi dumarka sido baa way ku adaGtay inaY sheegtaN jcyilkod walhi imka wxn islaha uu sheego kaba daraN wadanku imanaY hpodi baa uu jogta aan garanaYo ani dhaN Mar labada Adunku cidhi igu NoqodaYe hdn isma dhibin rabi ban ku kalsonahaY dhawr jeer ba laYigu la taliyey inan isheegto lknz afka way ka fududahaYe qalbigaH way ka culuztaY walhi more duco wllhy 😢😢😢😢
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 2 жыл бұрын
Abayo hda mxa dhcy mkulanteena
@سبحاناللهوبحمدهسبحانالله-ز1ر4م
@سبحاناللهوبحمدهسبحانالله-ز1ر4م 7 жыл бұрын
الله يسترنا 😊
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin wall
@somalimanintheworld1849
@somalimanintheworld1849 5 жыл бұрын
نصف وجع قلب رجل سببها xalimo لأسف شديد
@abdulkadiribrahim2913
@abdulkadiribrahim2913 6 жыл бұрын
Very very nice 👍🏼
@sagalcali9062
@sagalcali9062 4 жыл бұрын
Aamu Aamu jaceyl hahyne 🤫🤫
@deeqoluul5442
@deeqoluul5442 7 жыл бұрын
Jaceylka yuu zaaid u saameeyaa ragga mase dumarka farqiga udhaxeeyo kasoo hadal wll
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
masha allaah insha allaah taasina jidkay kusoojirtaa mardhow dabkay kasoodagin shukran
@ayanomar8804
@ayanomar8804 6 жыл бұрын
Deeqo Luul waxu sameeya dumerka
@hamdaiidali1574
@hamdaiidali1574 6 жыл бұрын
Deeqo Luul
@hamdaiidali1574
@hamdaiidali1574 6 жыл бұрын
Jacaylka yuu saaid u saameeyaa ragga mise dumarka farqiga udhaxeeya kasoojawaab jazzakallahu khayr
@khalifmohamed5217
@khalifmohamed5217 6 жыл бұрын
Raga waa shaki la aan... lkn sida uukujacel kugalo ayaa adag
@abdalaahmedissa4953
@abdalaahmedissa4953 6 жыл бұрын
wll aniga qof ayaa ijecel hddan wllhi izma fhno way labo luqadod ayan ku wada hadlana
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 Ай бұрын
wllhi ani sheikho quf walige jeclanin😂 lkn marka wax jecaldo alle waxa kabaroya quf iqalbi jawenin ina helo quf sido kale ijecel i.n❤
@heeeyhi6193
@heeeyhi6193 3 жыл бұрын
Wiilkas in uu ijecelyahay wan daremaya oo uu waliba iidhimanayo hadana imasheegi kara ana sidookale waan jeclahay umana sheegi kara arinkasna uxubilawday 3bilod kahor maxaan yeelaa seen seh jacaylkas ukasban kara
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 2 жыл бұрын
Hda ma ushegataty
@sahraabdi2940
@sahraabdi2940 2 жыл бұрын
Waa.sax.mashaallah
@queenoflove9413
@queenoflove9413 6 жыл бұрын
Asc walayaal jawab aya idinka rabaa qaf aya wada soconaa mudo badan runtii aad aya isku xushmeynaa xiriir JCL aya naga dhexeeyo lkn halmar IMA dhaho waku jeclahy kaliya wa u idareensiiyaa lkn erayada qaar IMA dhaho sida Erayo mcn iyo waku jeclahy imana so bandhigo inta uu LA egyahy jclka u i qabo labo wadanna wa kala joognaa plz wa maxay sawabta jwb aya idnka sugaa asc
@queenzuweys2162
@queenzuweys2162 6 жыл бұрын
caisha hassan Wa tan i heysata aniga cml Dhibkan wan qabaa Dadoow maxa sameynaa
@queenoflove9413
@queenoflove9413 6 жыл бұрын
princess zuzan wllhi macanto mararka qaar nafteyda aya cinqabaaa war talo nasiiya wlalayaal😭😭😭😭😭
@queenzuweys2162
@queenzuweys2162 6 жыл бұрын
caisha hassan Xbbti wa runtaa aniga mla uraco malahn lkn waxa aqanaa 9 sano sxba nhy hdda lkn ma idhaho wn ku jclhy iyo erayo mcn Jclkiisa wn qarsan jiray marar badan 2 dal ayana kala jognaa xbbti ana ad ayn u jclhy o kama marmo ?
@queenoflove9413
@queenoflove9413 6 жыл бұрын
princess zuzan mcnto anba sido kale lkn halmeel aya kuso wada kornay xitaa dugsi aya isla dhiga jirnay hada wakala maqan nahnay Lkn Erayo MCN iyo waku jeclahy kama maqlo hadane mustaqbal aya qirsheynaa o wax walbo waka hadalnaa lkn Erayo MCN maleh mustaqbalkane wa isla qorsheynaa
@queenzuweys2162
@queenzuweys2162 6 жыл бұрын
caisha hassan numberkaga isii whats app kuwada shekeysaneynaaa xbbti ama facebook
@cabdiraxmaanosmaan2251
@cabdiraxmaanosmaan2251 6 жыл бұрын
Sh anoo ihaayaa jacelkas
@ansalindhoqurux3601
@ansalindhoqurux3601 6 жыл бұрын
Sheikh wlhi wa runta MX yelay aniga wil an school ahen ayan jacladay sanadkii 20013ka hadana waxa lamaraya 20018 uma sheganin mana darensinin in an jcalahy gabar an sxibo nahy ayu warqad jacel kuqoray ayu iguso dibay wn aqriye wn farxaybaa mana u jababin warqadii wn kabaqay mxn sameyaa
@bashiirmaxamed684
@bashiirmaxamed684 2 жыл бұрын
Hhh walhi filimta ayad isoo xasuusisay hda arintini hlkey ku dhamatey
@jemalahmed9357
@jemalahmed9357 6 жыл бұрын
Zhp TuBaa igu dakhran oo calamadahaas mujisa hadana way IGA jaakirtaa Anaa ku bixi eega
@suhaib9811
@suhaib9811 6 жыл бұрын
JEMAL AHMED kkkkkkk Libaax kaga Horee Adigu
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 3 жыл бұрын
Keep gonig
@shankaroncadeey4423
@shankaroncadeey4423 6 жыл бұрын
Masha allah
@tahraanabdiqeystahraan5334
@tahraanabdiqeystahraan5334 4 жыл бұрын
Aniga qof ayan jeclahay sidas o kale wlh wa xanun jecelka amusan
@muztafe_hayaan1122
@muztafe_hayaan1122 6 жыл бұрын
Waa run wallo
@abdulkadiribrahim2913
@abdulkadiribrahim2913 6 жыл бұрын
Sax walaahi
@OMRA9
@OMRA9 6 жыл бұрын
Mashallah barak allah
@heeeyhi6193
@heeeyhi6193 3 жыл бұрын
Wiilbaan jeclahay lkn ma ogi in uu isaga ijecelyahay seen ku ogan kara mararka qaar waxan is dhaha uu kujecelyahay hadani wax ma iicadaynayo
@ayehsheekhmousse6927
@ayehsheekhmousse6927 Жыл бұрын
Sheikh wad mahadsanthy waxd ifa ideysey shey ya muhima Allah hakajisasiyo
@xamda1433
@xamda1433 6 жыл бұрын
Waxbadan ayaa faaiday mahadsaned sheeq
@munabille7716
@munabille7716 2 жыл бұрын
Wlahi saa weyaan
@xayaadxasan3103
@xayaadxasan3103 5 жыл бұрын
wa xanuun kulahay jacelka amusani wa na ka ihaya wakhti xadirkani
@xayaadxasan3103
@xayaadxasan3103 5 жыл бұрын
wan mid aad ugadayga jacelkazi
@xayaadxasan3103
@xayaadxasan3103 5 жыл бұрын
😍😍😍😍
@foziyofunny8945
@foziyofunny8945 6 жыл бұрын
Jacelkas ano iso mary Lakin waligis ima dareymin qofkan jecelay
@xafsiinaboss4345
@xafsiinaboss4345 5 жыл бұрын
Maskiin I am sorry wallkey 😭
@Ahmtruush
@Ahmtruush 4 жыл бұрын
😕sorry wn ka xumahay
@darmanqali2381
@darmanqali2381 6 жыл бұрын
Waa xaqiiqa jirta weyna xanuun bdn tahay.
@nimcohassan8686
@nimcohassan8686 6 жыл бұрын
mashalah shiikh
@maandeeqiimaandhaqane3509
@maandeeqiimaandhaqane3509 6 жыл бұрын
waaa runta afku kumaa ga o
@hanadcumarxaaji4443
@hanadcumarxaaji4443 5 жыл бұрын
Jacaylaw Maxaad dadlaysay
@aminamohamud554
@aminamohamud554 5 жыл бұрын
Hi ilveu ok
@fartuunmuhammud7469
@fartuunmuhammud7469 6 жыл бұрын
Masha Allah waa barnamij fican
@asiaahmed7445
@asiaahmed7445 6 жыл бұрын
Wow thanks
@ruquushhaji1426
@ruquushhaji1426 5 жыл бұрын
Walhi waa run
@yaasmincaddey5808
@yaasmincaddey5808 5 жыл бұрын
Ax Yaa jacayl
5 Calaamadood Hadad isku aragto Allaa Kujecel Raalina Kaa ah
10:28
Badbaado Channel
Рет қаралды 620 М.
Jaceylka Aamusan calamadaha lagugarto
9:01
Malto Official
Рет қаралды 10 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Sixirka maxabada ama isjecleesiinta calaamadihiisa sacdudiin +254722996252
37:50
Sacdudiin herbal center
Рет қаралды 9 М.
Baro Cilmi-Nafsiga | Xalqada Kowaad
8:03
Deka Abdi
Рет қаралды 33 М.
11 Si’ Aad Ku Ogaan Kartid inu Ku Jecelyahay
11:25
Shaahid Beesaani
Рет қаралды 52 М.
Maanta kadib ogow qofka sida hoose kuu jecel!
6:01
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 92 М.
Sixirka madiida iyo dhibatoyinkiisa.iyo calamadaha lagu garto qof qaba madiido
27:09
Xarunta Cilaajka Daaru TAYO Dr:Axmed TAYO
Рет қаралды 6 М.
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:51:05
Ruqyahda isha jacaylka xaasidka   xoog badan
59:33
Cilaaj Online
Рет қаралды 24 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36