FATXI NUURA | SONG OF THE YEAR | QUDHA KAA JARAY | QISO DHAB AH | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 638,134

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

QOFAAN KU DAYDAAD AHAYD
QALBIGA DEJIYAAD AHAYD
DABESHA QABOOWGA BADAN
QOLAAN KA DUGTAAD AHAYD.
WANAAGI MARKAAD QABYEYSAY
OO AAD QALQALOOCISAAN
ANNIGU QUDHA KAA JAREE.
HADDAAD QAALI IGU AHAYD
OGOOW HADDA WAAN KU QUBAY.
……….
XIDDIGTA SHANTA SOMALI
FATXI NUURA IYO HEES QISO DHAB AH..
……..
EREYADA: CABDINAASIR GAM’AAYE
LAXANKA: CISMAAN BILE CAYMOOY
MUSIC: MAESTRO SHEEGOW BISHAARA
EDITED BY: CJ AMIIN
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
VOCAL RECORDING: MOHAMED KADHEERI..
CAWAYSKA CALAAN U SDANNAA
...
SAHRA ILAYS
..............................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
NIMCAAN HILAAC
HOODO GARAYS
SAHRA ILAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 152
@halabuurcaadilhanad5415
@halabuurcaadilhanad5415 4 жыл бұрын
Gar iyo gardaro waan wataa xidigtaan🔥💯
@inatawfikahmed9844
@inatawfikahmed9844 4 жыл бұрын
Asc
@sahrodhiblaaweabdiqani77
@sahrodhiblaaweabdiqani77 4 жыл бұрын
Asc
@mohamedaakar3936
@mohamedaakar3936 4 жыл бұрын
Redl! es
@jamaalmubaarig3013
@jamaalmubaarig3013 4 жыл бұрын
👌💕😍💋👍💑
@jamaalmubaarig3013
@jamaalmubaarig3013 4 жыл бұрын
Thanks for your business
@ayanhassan1207
@ayanhassan1207 4 жыл бұрын
Abdi askari tube malaga yaba inad aragto qoralkeyga ilahey haku xafido nin an jeclahay hadalkiisa thy💋♥️🔐🥰
@nimconuurnuur5387
@nimconuurnuur5387 4 жыл бұрын
Qèþ c dewçyhh
@abdishakourabdiqadir7837
@abdishakourabdiqadir7837 3 жыл бұрын
Boqorda codka fatxi nuura yurub geenyo dhaafi dontaa u maleeyaaa♥️♥️♥️
@nimcomuse6107
@nimcomuse6107 4 жыл бұрын
Abwaaninta waxan leeyay qoftan lasocda codbay leedee boqorada codkay noqon doonta haday hoyga fanka sii joogto
@apdleseid2574
@apdleseid2574 8 ай бұрын
Wareer weeye codkeedu qoftan wlle🔥🎤
@ubaxyusuf5967
@ubaxyusuf5967 4 жыл бұрын
wow hees iyo badh iyo cod shidan fadxi nuura hore usoco xbbti
@safia1171
@safia1171 4 жыл бұрын
Qalbi dajiyaa aheyd,dabesha qabooka bdn qolaa ka duktaa aheed👀✨🤞
@ilyaanofficial5220
@ilyaanofficial5220 4 жыл бұрын
Waaaw axsan hees fatxi nuura aad ban uga helay hestaan waxa moda ine iga hadleso marka dhan ka eego
@yusufjama8819
@yusufjama8819 4 жыл бұрын
Asc fatxi nuura waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks fatxi nuura Best Yusuf jama UK Birmingham
@asmaguhad1155
@asmaguhad1155 4 жыл бұрын
Gabadhan waan wataa👍👍😍😍.
@shankaroonahmed736
@shankaroonahmed736 4 жыл бұрын
This song talking about my feelings now😥😥😥🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️😥😥
@ismacilmaxmede6656
@ismacilmaxmede6656 3 жыл бұрын
Walhi xataa hadii owsan jacel kuheyn xataa woba kago sodaga waaba qiiroday😍😍😍😭😭😭😭😭😭
@yusufjama8819
@yusufjama8819 4 жыл бұрын
Asc fatxi waan ku salaamayaa mar hore mar labaad sanad wanaagsan nice song nice music thanks fatxi best Yusuf jama UK Birmingham
@ruunaadanukahelayqalif5099
@ruunaadanukahelayqalif5099 4 жыл бұрын
Heat mel bay u socotaahhhhhh yan laku xirin
@mahiamohan5727
@mahiamohan5727 4 жыл бұрын
Boqoradi codka fatxaa keep going abyo
@zahraabdiabdulle5014
@zahraabdiabdulle5014 4 жыл бұрын
Heesta maxey u macantahy ayan leyahay ileen laxanka waxa saray abwaan osman bile 😍😍
@shukriismail6588
@shukriismail6588 3 жыл бұрын
Quruxsantyda wanku wataa qaali🥰🤩
@mariaqueen6053
@mariaqueen6053 4 жыл бұрын
gabadh cod bay leedahay caana maaha hala ogaado waa qof dadkeda wx kusoo kordhin karta
@munaugaasahmedtarabi
@munaugaasahmedtarabi 4 жыл бұрын
Hees iyo badh walashey fatxa nuura allelahay faanka codkada ayd ku timiid
@ikraancaday2600
@ikraancaday2600 4 жыл бұрын
M.a gabadhan cod mcna ❤❤🇸🇴
@RisakLyrics
@RisakLyrics 4 жыл бұрын
333 dawadii 3aad
@maqtuubmaxamad1691
@maqtuubmaxamad1691 4 жыл бұрын
Fatxi Nuuro lov you donida adiga ka firsado quruxy Cida iga so doono
@shukrimohamed7317
@shukrimohamed7317 4 жыл бұрын
Fatxa nuura wllshey mcn horay usoco
@xalaydhalay6920
@xalaydhalay6920 4 жыл бұрын
Numper 2 heestaa daawada
@mumtazmohamed1318
@mumtazmohamed1318 4 жыл бұрын
Mazh Allh Gabdhu Cod Macan Ayay Ledahay Heestun waa iga Gadan Tahay hore u soco wlzhya
@shukriyaiid9746
@shukriyaiid9746 4 жыл бұрын
wàtee zxp😅😅😅😅
@jubileeireland4910
@jubileeireland4910 4 жыл бұрын
Waaw heesihiii siyaasada ayaa soo noqday heestaan waa hees siyaasad ku jirta
@alimussa5560
@alimussa5560 3 жыл бұрын
Nothing wrong in whatever way your translator the song. What is sure is the pure somali lyrics are a wounder, can be translated to many things. Beautifully lyrics, Wounderfully language, Sweet Voice and soft tone in the music. Hargeisa the cente of the Somali language.
@yooniscadeflims26
@yooniscadeflims26 4 жыл бұрын
Qaab iyo dadnimo laheyd
@hanadciiltire2330
@hanadciiltire2330 3 жыл бұрын
Axyaa fadxa nuura Esh cala sawt 😍😍
@abdirahmanmadey3844
@abdirahmanmadey3844 4 жыл бұрын
Wax kale I mean is perfect 👌
@adammohamed9117
@adammohamed9117 4 жыл бұрын
Waxaas ayaa cod iyo hees kaa ag inkastooy daadis tahay 🤣, anyway keep going Fatxi, Greetings from Norway somali maryooley 🤣👍👍👍
@adnanasir4160
@adnanasir4160 4 жыл бұрын
Aden Mohamed maryuhu waa waxan kaga asturanay dadka kale
@adammohamed9117
@adammohamed9117 4 жыл бұрын
@@adnanasir4160 sax abayo
@amaaalqaali9481
@amaaalqaali9481 4 жыл бұрын
Xigmad badan heestaan ku jirto
@sharmaabdi1344
@sharmaabdi1344 4 жыл бұрын
Number 2 Abdi Askari guuleyso salma nuurana wan jeclahy iga gaarsiiya❤
@geediyare774
@geediyare774 4 жыл бұрын
Maldax
@sharmaabdi1344
@sharmaabdi1344 4 жыл бұрын
@@geediyare774 waraa maldaxow youtube xitaa ma iiga daba timid hhhh waa igaratay
@geediyare774
@geediyare774 4 жыл бұрын
@@sharmaabdi1344 hhh ad iyo ad madaxa nosaran tahy
@rayfanrazta1118
@rayfanrazta1118 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 heees An la qirodeey
@manalmohamed4829
@manalmohamed4829 4 жыл бұрын
Number 3 ahay
@dhemandahir3875
@dhemandahir3875 4 жыл бұрын
Mohamed Kaadheeri😍💋💯
@mwalimukullow9388
@mwalimukullow9388 4 жыл бұрын
Gantaal weeye an caadi eheen
@nimcoabdinoor8610
@nimcoabdinoor8610 4 жыл бұрын
Ww wn wataa halahan♥️💋❤️
@mohamedosmaan5999
@mohamedosmaan5999 4 жыл бұрын
abdi askari tube was Nin barnaamij wacan intii ila aragtay laktay hayla dhaafina
@sucadawdoll3857
@sucadawdoll3857 4 жыл бұрын
Boqorada Codka Fadxa Nuura dhashi xajiga ❤❤❤❤❤💋💋❤❤❤❤
@ruumaali9902
@ruumaali9902 4 жыл бұрын
Ryff
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 4 жыл бұрын
Masha allah gabdhaha ree hargeyso qurux badnaa
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Samriye Garaad Sku jir wey walo ogedan isaaqn somalidakalabo Huno 🤚🤚🤟🤟✋✋🤟🇮🇹🇮🇹♥️♥️❤️
@dkofficiallyrics9533
@dkofficiallyrics9533 4 жыл бұрын
Fatxi nuura boqorad an tageero. Codkeeda xabeebka leh ayaanba ka helaaaa
@hamdahassan1353
@hamdahassan1353 4 жыл бұрын
Hadaad qali ugu ahayd ogow hada waan ku qubay
@shukriyaiid9746
@shukriyaiid9746 4 жыл бұрын
😍😍😍😍😍maxaakuudaran qli
@adnanasir4160
@adnanasir4160 4 жыл бұрын
Qaali wxd moodaa inaad ani igasamaysay heesta
@ayaandhalabwaan502
@ayaandhalabwaan502 4 жыл бұрын
Fadxida fanka codka iyo quruxdaba alaha kuu siyaadiyo
@nimconuur5745
@nimconuur5745 4 жыл бұрын
mash alhh 🌺🌺❤❤❤❤💔💔🌷🌷🌷
@qadiijoabdiwahab8083
@qadiijoabdiwahab8083 4 жыл бұрын
Ax walhi hestan aniga inee ika hadlesa modaa 😢
@zaamiyacabduqadir7931
@zaamiyacabduqadir7931 4 жыл бұрын
Xidigta jubaland fatxa nuraa keep going sis ❤
@sadaammaxamuud7962
@sadaammaxamuud7962 4 жыл бұрын
M.a
@faadumobashiir1729
@faadumobashiir1729 4 жыл бұрын
Allah
@simanqurux5852
@simanqurux5852 4 жыл бұрын
Gabadhani aad ayay u codmacaantahay
@ahmedpato538
@ahmedpato538 4 жыл бұрын
ABDI ASKARI KEEP GOING PRO
@fartunabdi9174
@fartunabdi9174 4 жыл бұрын
M.kadheri nin libaax ku hor kaadshy
@hanadqalbi4685
@hanadqalbi4685 4 жыл бұрын
Fadxi nura Hadad Qani igu ahayd ogw hadanba kaasi daray
@naimanadarofficial1904
@naimanadarofficial1904 4 жыл бұрын
Horay uso
@asmaaxmee6210
@asmaaxmee6210 4 жыл бұрын
Ax waa hes itaabay
@gaasshariif5891
@gaasshariif5891 4 жыл бұрын
Musigii sheegoow bushaara
@faaisabdi3226
@faaisabdi3226 4 жыл бұрын
qoftan caadi maaha
@abdulahiserar380
@abdulahiserar380 4 жыл бұрын
fatxi dadiska kaga shidanthy mahn👊👊❤
@saciidmahamed6993
@saciidmahamed6993 4 жыл бұрын
Abdi askari mudinka murti somaliyed kaydiya salan sare
@anfachassan385
@anfachassan385 4 жыл бұрын
ww hees iyo bar iga dheh way iga gadan thy aniga ahaan 🙄🤔👌✌
@mohamedyussuf9664
@mohamedyussuf9664 4 жыл бұрын
M.kaadheeri iyo fatxi oo dib u eeen eeen kkkk ciyaaarta naga dhaaafa yaaaqeeey
@Fatma12120
@Fatma12120 4 жыл бұрын
oo wll maxa ka dhxeeyay awal 😂😂😂😂😂😂
@abdullahimohamednuuralaaki6200
@abdullahimohamednuuralaaki6200 4 жыл бұрын
Wa hees shidan
@ugbaadsharaf5144
@ugbaadsharaf5144 4 жыл бұрын
wllhi heestani anay iga turjimaysaa
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Hargaysa cadey 🇮🇹
@shukriyaiid9746
@shukriyaiid9746 4 жыл бұрын
waad ilagaratay zxp qli😆😆😆
@iqromuxumed9936
@iqromuxumed9936 3 жыл бұрын
@@shukriyaiid9746 as
@munocabdi698
@munocabdi698 4 жыл бұрын
Waaaaw
@sahrosiciid6391
@sahrosiciid6391 4 жыл бұрын
kow kow ☝☝
@aryansiyat1715
@aryansiyat1715 4 жыл бұрын
Abyan siyad
@ifkacadayibraahincuman8502
@ifkacadayibraahincuman8502 3 жыл бұрын
Ifkacaday
@ugbaadsharaf5144
@ugbaadsharaf5144 4 жыл бұрын
waliba qofkaasow hadaad aragto qalibiga kaajaray
@hamsemohamed1880
@hamsemohamed1880 4 жыл бұрын
Waar yaa tola oo heestan iga qabta waan kaseexan lahay markaan taydii ciyaalka schoolka ahayn aan qaradii soo dhafiyay ayay kuwo halkan ku asaasaqay ayaar iska raacday lkn anigaa ah dhagax dixeedkii burcoo xadhiga u jaray iga walee malintay paswordhkayga i waydiisay ayaan dhagax dixeed ku eryaday
@mohamedaxmed9270
@mohamedaxmed9270 3 жыл бұрын
Xidigta sanadkan Kuu doortay codka
@ciisemaxamuud5722
@ciisemaxamuud5722 2 жыл бұрын
Haddad qaali igu aheyd ogow hadda wan Ku qubay 😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓
@jubileeireland4910
@jubileeireland4910 4 жыл бұрын
Abdi askari tubehorena u ahayd askarimotors bal noo sheeg heestaan yas iskula hadlaaya ma muqdisho iyo somaliland mise muqdisho iyo jabuuti mise somaliland iyo jabuuti mise,,,,,,,,
@mohamudabdi6243
@mohamudabdi6243 4 жыл бұрын
Mansha Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukriyaiid9746
@shukriyaiid9746 4 жыл бұрын
maxaa mashallaah huno mcn💑
@habonahmed5447
@habonahmed5447 4 жыл бұрын
Cod aakudhamaday
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 4 жыл бұрын
Codka waa udhalasho❤❤❤❤❤❤💋💋
@maxamedabdrisaaq3995
@maxamedabdrisaaq3995 2 жыл бұрын
M.a codmacaana ax ax ax ax
@hibazaabdiomar1051
@hibazaabdiomar1051 4 жыл бұрын
Hadaa qaali igu ahyd ogaaw hada waan ku qubay
@rahmaomar1205
@rahmaomar1205 4 жыл бұрын
great
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Samsam sharaf heestedi nosoo gali
@munocabdi698
@munocabdi698 4 жыл бұрын
Yeee
@jubileeireland4910
@jubileeireland4910 4 жыл бұрын
Yaa quustay ma hargeysa axsan
@solomonistanley2768
@solomonistanley2768 4 жыл бұрын
Qoftaan alle cod wuusiiye
@melaninqueen6891
@melaninqueen6891 4 жыл бұрын
This song makes me to eat digir with kaluun oomaar ☠️🤣
@guyolion7801
@guyolion7801 4 жыл бұрын
Aralle’s Daughter iga qoslizay 😂🤏🏽
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 4 жыл бұрын
Digir iyo kaluun aa? Dhuusadaada illaa xaarwalwaalada ayaa carari lahaa.
@noormaalim2045
@noormaalim2045 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hudamxmed1266
@hudamxmed1266 4 жыл бұрын
Hola hit wl
@hudamxmed1266
@hudamxmed1266 4 жыл бұрын
@@guyolion7801 vpwdi
@fatushabdullahi3961
@fatushabdullahi3961 3 жыл бұрын
Iish caala hees
@hanatcade7015
@hanatcade7015 4 жыл бұрын
Sasa waya abayo
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 4 жыл бұрын
Some one sees that Fatxi nuura has axmed biif sound
@nimcanacnac4434
@nimcanacnac4434 4 жыл бұрын
Fatxa zxp qaliYa♥️
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Hadaad qaali igu ahayd Ogoow hada waa ku qubay🤨
@fartunqueen6749
@fartunqueen6749 4 жыл бұрын
Fatxi naaag iyo nus😘
@hodanmohamed2347
@hodanmohamed2347 4 жыл бұрын
Axsan cod fatxa nuura❤❤❤💋💎❤
@barwaqoofficialchannel5631
@barwaqoofficialchannel5631 4 жыл бұрын
Cismaam bile
@sahrakiin3270
@sahrakiin3270 4 жыл бұрын
Mnsha allh abdi askarl tube❤❤❤❤❤💖💖💖❤❤❤❤💖💖💖
@djkhaliif3168
@djkhaliif3168 3 жыл бұрын
Asc wllo
@ayaanabdiqarjacle5470
@ayaanabdiqarjacle5470 4 жыл бұрын
@rayfanrazta1118
@rayfanrazta1118 4 жыл бұрын
AXZAAN COD FATXAA NUUURA
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 4 жыл бұрын
Tani hees maahan Waa hadal ciyaal xaafadeed, fan iyo Suugaanna shaqo kuma lahan. Alloow fanka noosoo noolee, sidii wadankeenu u dhintay ayaan dhinac walibana ka dhimanay.
@rayfanrazta1118
@rayfanrazta1118 4 жыл бұрын
hhhh noocaa abwaanka heesta samiyey la xuun bad tahay maxad fan ka ogtahay xolo
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 4 жыл бұрын
Ceeb male heestaan
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 4 жыл бұрын
Osman Heymoy .. ceeb kamaan sheegin walaal khalad ha ii fahmin, Laakiin qaabka Eray bixinta heestaan Suugaan ahaan ma macaana oo waxeey u egtahay hadal music la saaray uun.
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 4 жыл бұрын
rayfan razta waad ku mahadsantahay ceeydaada walaal. Fikirkaaga ayaa intaas le’eg.
@rayfanrazta1118
@rayfanrazta1118 4 жыл бұрын
QURUXDA FANKA QOF DAGAN
@caydiidofficial9811
@caydiidofficial9811 4 жыл бұрын
Hada muxuu noqday maxaase iska badalay
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
💖True singer💖
@abdisabirrashiidali5824
@abdisabirrashiidali5824 3 жыл бұрын
Haa
@hodanxariir8387
@hodanxariir8387 4 жыл бұрын
Codmacaan waate yartu
@abdulrahmanmohammedabdrhmn1588
@abdulrahmanmohammedabdrhmn1588 4 жыл бұрын
مايسترو شيغو بشارا ex
@SHAFIEABD
@SHAFIEABD 4 жыл бұрын
Walee hees kacsan weeyi asxaabta abdi askari tube ha ila dhaafina SABSCRiB
@beeldeeqe3741
@beeldeeqe3741 4 жыл бұрын
wn ku saree ane ii sar wll
@SHAFIEABD
@SHAFIEABD 4 жыл бұрын
Wad iga hys madaxey mahadsnid
@Superhashim
@Superhashim 4 жыл бұрын
Wan idinsari isara
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 22 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 57 М.
Hindi Afsomali Cusub 2022 | Dagaal iyo Jaceyl
2:06:15
Dhoof Media
Рет қаралды 1,5 МЛН
FULL SHOWGII AMIIN YARE IYO WACDARIHII FANAANIINTA MUQDISHO 2024
1:21:34
Nasir Production
Рет қаралды 263 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"
28:47
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 22 МЛН