SOMALI SHAN AH | NADIIRA NAYRUUS | SAHRA ILAYS | SHABCAAN | FATXI NUURA | SALMA | 2020 MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 4,250,381

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

MASRAXA HARGEYSA IYO
HEES DAGAAL KULUL SABABTAY ..
………………………………
DHALASHIYO SINJIGA
WAAN KA SIMANNAHOO
SOOMAALAYNNU NAHAY
SABAN HORE WAX TAGAY
SAANCADKIYO DHIBTII
MAANTA SUUSHAYOO,
MIDNIMAA SALKIYO
SUUNKA LOO XIDHEE
ADNA SOO DHAWOOW
………………….
SHANTA SOMALI IYO SHAN HABLOOD
NADIIRA NAYRUUS - SOMALIA
SAHRA ILAYS - SOMALILAND
SHABCAAN AADAN DJIBOUTI
FATXI NUURA - GARISSA NFD
SALMA NUURA JIGJIGA - DDS - OGADENIA
………………………
EREYADA: CABDI CIISE CAJUUN
LAXANKA : JINNI I SHUMI
MUSIC: MOWLIID X. FAARAX
CAMERA BY CJ AMIIN
PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
.........................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
NIMCAAN HILAAC
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 3 700
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
Midnimaa salkiyo Suunka loo xidhee Haka dhicin sallaanka.. …. Heeestan Wakhti Badan Baan Ku Bixinnay Inaan Soo Sarano, ILAAHAY Mahaddii - Is Waa-Waa Badan Kadib Way Inoo Suurta Gashay.. Mahad Naq gaar ah Shanta Haboold Ee Taariikhda Galay.. #Soomaali_Shan Ah ✔Share ✔Like ✔Subscribe.. Edit : Somali Shan ah 28 February 2021 ( 2 M + views )
@ruunofficial3083
@ruunofficial3083 4 жыл бұрын
Walahi wan ilmeyay ale waxan kabaryaa somaliyoo midowdo aamin amin yaa rabi soo duceya
@hurdaayemohamedahmed6856
@hurdaayemohamedahmed6856 4 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE Ahaha ahaha walee waan ku ogaa soomaali inay ka quursanin isjecelka balse waxaa kala jiitay shisheeye aan ku diin ahayn aan ku luuqad ahayn aana ku midib ahayn WAXAAN illaahay ka rajeynayaa inay halkaan kabilaaban doonto isku duubnidii lagu aqoon jiray UMADA SOOMAALIYEED ABDI ASKARI ADNA GUUL IYO GOBA NIMADA WAAN KUGU OGAAYEE HORAY U SIIWAD HHHHHH
@cxasanmaxamuudc1317
@cxasanmaxamuudc1317 4 жыл бұрын
Cabfi askari dushan kala socona inad ololeyaha shanta soomaali tahay ninba kalintiisa uga adan hadu ka qabto midaynta umadan wlalaga ah waa la midobi laha ee wa loo so jeedinba mahadsanid c:askari tube🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏
@ahlamdualle8943
@ahlamdualle8943 4 жыл бұрын
Abdi askar barmaamujkoo dhan so geli plz
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 4 жыл бұрын
alle hno ka dayo abdi adkari tube💘
@ahmedpato538
@ahmedpato538 4 жыл бұрын
QOF KASTA OO HAMI LEH HAMIGA ALLE HA U RUMEEYO ❤🙏
@hannanaliabdi2952
@hannanaliabdi2952 4 жыл бұрын
Amiin yarabi
@haawadagan1457
@haawadagan1457 4 жыл бұрын
Amiin amiin
@maryamcumar9624
@maryamcumar9624 4 жыл бұрын
Aamin
@sharifaibrahim6659
@sharifaibrahim6659 4 жыл бұрын
Ahmed pato 10 Amiin yaa Rabii
@sudichannel5331
@sudichannel5331 4 жыл бұрын
Amiin amiin amiin yaa rabbi yaa rabbi
@lessonsfrombooksandmotivation.
@lessonsfrombooksandmotivation. 3 жыл бұрын
2022 haddaad daawaneyso liketa ha ila dhaafin
@mohamedosmanabdi6903
@mohamedosmanabdi6903 3 жыл бұрын
Andi
@maryam6337
@maryam6337 2 жыл бұрын
2022dawana
@lessonsfrombooksandmotivation.
@lessonsfrombooksandmotivation. 2 жыл бұрын
@@maryam6337 waa soo daahday
@AkafiDahir
@AkafiDahir 5 ай бұрын
2024😂😂
@SundusMaxamed-vr9bn
@SundusMaxamed-vr9bn 3 ай бұрын
2024 daawanayaa😂
@mahs123
@mahs123 4 жыл бұрын
WAA MAALIN JIMCO KARIIM INTA NABIGA JECEL IGULA SALIYA, SXBYAAL!! 😍🤲❤️😍
@axmedyare2404
@axmedyare2404 4 жыл бұрын
Scw
@maxamedshiikhxasan932
@maxamedshiikhxasan932 4 жыл бұрын
Scw
@ummrihanbintuabdirahman326
@ummrihanbintuabdirahman326 4 жыл бұрын
Scw
@munaabdilahi4822
@munaabdilahi4822 4 жыл бұрын
Scw
@fatushdahir4588
@fatushdahir4588 4 жыл бұрын
Mcc Azhad scw scw
@mocalaale4263
@mocalaale4263 4 жыл бұрын
Walaahi waan ooyay, 😭😭😭qureeshteena somaliyed alla gabdhuhu wada qurux badanaa kuligood somali weeye kuli 💯👌🏾😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@FoosiyaAhmed-o2u
@FoosiyaAhmed-o2u 7 ай бұрын
Akhas. Foolxuma badanaa
@NastehaAli-hz4xs
@NastehaAli-hz4xs 2 ай бұрын
​@@FoosiyaAhmed-o2uluuqada inoo dhig eyyahoow😡
@farxiyoc.qaadir7577
@farxiyoc.qaadir7577 4 жыл бұрын
ASC Walaahi reer soomaaliland waadad fiican 😂 oolaladhaqmikaro 😍 aniga hargeysa ani ooyar ayaaleegeyey waanakusookorey intaan kunoolaana waxdhib kumaan arkin masha allah hargaysa waan uxeesey
@samiirailwad5995
@samiirailwad5995 3 жыл бұрын
👍😍😍
@hadiyadeik6458
@hadiyadeik6458 3 жыл бұрын
Nooso noqo wllo anagaa ku jecelee 💞💞
@xafsaabdi3863
@xafsaabdi3863 3 жыл бұрын
Wanku xisiiii aadiga🥰🥰
@faizamuhumed1492
@faizamuhumed1492 2 жыл бұрын
Beentaada waayin anaa ku noolaaday hawiye qurun in ay idhahaan ayaanan ku nacay
@insaaniofficial
@insaaniofficial 4 жыл бұрын
Yaa ila arkay dhamaantood in ay Cod Qiiro Leh Ku Heesayaan Abwaanka Heestan Qorey Waxaan Leyahay Mahadsanid Soomalida heestan Haku Tusaale Qaadato
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 4 жыл бұрын
Thanks wll mahadsanid adna
@abdirahmanhusseinsuleimanm6500
@abdirahmanhusseinsuleimanm6500 4 жыл бұрын
Mash allh wankahelay gabdhaha sida qiirada leh uqaadaya heesta wuu mahadsanyahay abwaanka sameeyy heesta
@anuushiinaaayat3458
@anuushiinaaayat3458 4 жыл бұрын
Wllhi waa runtaada anigaa ilin iga timid allow nabad noo ken
@ifrahupdilahissm5439
@ifrahupdilahissm5439 4 жыл бұрын
@kowsarhappeychanel4219
@kowsarhappeychanel4219 3 жыл бұрын
Allow midow naga dhig meelaan raacnaba garan mayne sooomaaliya ha is raacdo indhaha caalamka kale allow naga sareysii
@hamduch2221
@hamduch2221 4 жыл бұрын
Siqiir iyo kabiir soomalilnd maydka suuqa wadhay si yar ula heshii ma suurobayse haygu sirin mar kle waxan soconahayn 🙏💚💭❤ soomalilnd one love 💞❣
@samiirkinglove4867
@samiirkinglove4867 4 жыл бұрын
Seedi iyo abti somalidu tahoo lama Kala Socdee dib halaysu saxo from jigjiga DDs Onle 🇸🇴 🇸🇴 🤝
@najahxasan6507
@najahxasan6507 4 жыл бұрын
Salma nuura fananad qaran
@dayahmahamood3034
@dayahmahamood3034 3 жыл бұрын
Hffgytt
@maxamedsomali5041
@maxamedsomali5041 2 жыл бұрын
Onlf kulaha kuwii hargeisa doonayay inay qataan mar ahyn shaly Ogaden ka samrayy
@FoosiyaAhmed-o2u
@FoosiyaAhmed-o2u 7 ай бұрын
Akhas😂😂😂😂
@monicadiomondofficial6342
@monicadiomondofficial6342 4 жыл бұрын
Heestan way iga gadantay wlhi🇸🇴💯
@catirrasta4919
@catirrasta4919 4 жыл бұрын
wlaalaheen soomaliland raali ahaada one love wax walbo aad ku raali ahaanysan waa idin samyneynaa from muqdisho❤️🙏
@adontiialle2748
@adontiialle2748 4 жыл бұрын
Legend illahy qalbiyada somalida saafi hayskaga dhiggo
@sakiircus6112
@sakiircus6112 4 жыл бұрын
Wll wlhy haday soomalind Somalia israacayan waa ogole from burco alle haisoceliyo
@noloshawaxkabaro185
@noloshawaxkabaro185 4 жыл бұрын
Wlllo cidiii iga dhimatay ama aan ku waayey dip iiiguma sooo noqonayso walipa sixun looo dilay ee cidiii heshiiiinaysa go for ward afarta kale ha laysku keeno okay Adna waxapa hada ma sixi kartidid wlllo From hargeisa😢😢
@hipaaqphaizal9476
@hipaaqphaizal9476 4 жыл бұрын
@@noloshawaxkabaro185 wlhi waa runtaa ❤
@mca.x9520
@mca.x9520 4 жыл бұрын
@@sakiircus6112 it will never happen and if it happens for what ever reason we will again burned down Word
@feylanmohamet4990
@feylanmohamet4990 3 жыл бұрын
Midnimo Mar Hore Nalagu Qalday Mar Danbe Marabno Hadan Somalind Alle Naguma Celiyo Hoygii Hore Calnka Iyo Nabada Aan Maanta Haysano Dhayal Kumay Iman Aderday Awoowayshay U dhintay Si Fudud Uma Tuuraynee Somaali Intiina Kale Hhadad Rabtaan heshiiya Somalind My Dhiiga ♥️⚪️💚Allow Balayada Na Harer Mari Nabada No Siyaadi Ka Badan Nagu Sin 🤲🤲❤️⚪️💚♥️❤️⚪️💚
@baaruudak.b.m1114
@baaruudak.b.m1114 3 жыл бұрын
Aaamiiin.. Wallaahi jigjiga way ogtahay in ayna Somali kusoo biirayn NFD-na waa lamid.. Jabuutina haka yaabin.. Waxa meesha la isku maaweelinayaa waa Somaliland Qadaadwayn ha u taliso,, hakayaabin inay dhacdo.. illahay kama dhigo..Wakhtiga ayey isleeyihiin Qadaadwayn Somaliland wuu soo celin.. maba oga maalinba maalinta kadanbaysa in aynu sii fogaanayno.. kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@yasmineibrahim8011
@yasmineibrahim8011 4 жыл бұрын
Reer Djibouti🇩🇯hada nahay 😘 one love somalay🇸🇴🇸🇴❤😍
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 4 жыл бұрын
intaad wixiini goosateen baad ku maraataYsan one love Somali sheeko 🤣
@nimadarar5781
@nimadarar5781 4 жыл бұрын
@@invisiblehandsmaliby3266 adeer anagu raag cadana ka qadanay xornimada marki horana somalinimada iyo diinta unba naga dhaxaysay imikina inti unba naga dhaxaysa
@nimadarar5781
@nimadarar5781 4 жыл бұрын
@@cc-dc4fy beenta shib dhe uqdadland
@ahmedar6000
@ahmedar6000 4 жыл бұрын
❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 m.a
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Yasmine Ibrahim ❤️
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
nadiira waa ruux muqdisho ku soo kortay oo somaali laab xadhan lanoolayd eee wixii hore dhacay maanka kasaara somaaly israaca🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayushsaet8429
@ayushsaet8429 4 жыл бұрын
Hmm Kumar so koriNe 2015 ayey taGty qli hargeisa ayey udhalatay lkn way matalysaa un 😂
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
@@ayushsaet8429 Markedi hore Muqdisho ayay u dhalatay Kana timid wax aada hubin Lays kagama hadlo
@rethwanmuhyadiin7921
@rethwanmuhyadiin7921 4 жыл бұрын
Wa hees wxniyE caR ha idiN timaado🤣🤣🤣
@ayushsaet8429
@ayushsaet8429 4 жыл бұрын
@@quenayannaqurux400 hhhh school ki ay ka baxday xata wan garnya dugsigedi hose Xata hada wallked ka wayan ayan jaarnahy quruxey
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
@@ayushsaet8429 Haye mcnto
@Mohan4Vlogz
@Mohan4Vlogz 4 жыл бұрын
Xamar - Jabuuti - Hargeysa - Jigjiga - Garisa - Somali is One ☝️ wherever they are 🌍 One Love ❤️ All Somali 💪 ☝️
@Imraan53
@Imraan53 4 жыл бұрын
stop using those Ethiopian and kenyan flags... they've their own ones
@Mohan4Vlogz
@Mohan4Vlogz 4 жыл бұрын
benor Sorry Pro, but i mean where they are only, because i didn’t get their own ones from the Flags Section on my Mobile, Anyway let me Know where’re you from both of them 🙏
@bisharomed9694
@bisharomed9694 Жыл бұрын
@@Mohan4Vlogz bisharo
@luqmangabiley3430
@luqmangabiley3430 4 жыл бұрын
Xornimadu dhayal kumay imane xinjirbaa uqubatoo waa loo xabaal galay Koonfureey marka hore idinku heshiiya kadib soomaalida kale baadi gooba Somaliland💚💟❤
@mariamukhtar5806
@mariamukhtar5806 4 жыл бұрын
Asc
@deeqaibraahin6463
@deeqaibraahin6463 4 жыл бұрын
😍
@ubaheeyy9411
@ubaheeyy9411 3 жыл бұрын
Warunta wlhii maskaxda cafimad qabta watas iyo caqliga salimka
@zuzanabdi5970
@zuzanabdi5970 3 жыл бұрын
Been maha afarta somali ee kale markay is raacan somaliland hasoo raadiyan markas waa macquul inan midowna lkn an ku dilo waliba ku dhaco xaskaga walasha hooyada kusado hadan wan ku jeclay wanu kaa diidnay
@niyaaladem
@niyaaladem 3 жыл бұрын
Dee waa hadal runa.
@hargeleproduction9505
@hargeleproduction9505 4 жыл бұрын
Walhi gabdha rer NFD aya usaxiixay xaga codka 👌👌👌👌
@rayfanrazta1118
@rayfanrazta1118 4 жыл бұрын
wlhi wa boqorada ino badsheey farxiya fiska iyo magool
@ashaabdi8864
@ashaabdi8864 4 жыл бұрын
Kamaba daalo dhageysiga heesta tani🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@mahmedahmedcige2585
@mahmedahmedcige2585 4 жыл бұрын
Ninkii suuga iyo sayta warmha si wayn Ila dhacy saqir iyo kabiir SOMALILAND midka suuqa wda wadhy si yar ula heshii ma suuro glayso.... FANANADA SAHRA ILAYS NOLW
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Somaliland Somalia DDSI Djibuti NFD One Love somalinimo inty ku jirTo❤🖒 Wllhie wn JiDHiCooDaY markaY Nadiira Nayruuz adna zoo DHawow LeeDaHy❤🇸🇴👏
@feisalabdullahi8928
@feisalabdullahi8928 4 жыл бұрын
@moHamet TapLouz wa NFD ee magaca hainaqaldin,united integral strong greater somalia is what we always dream off as somali from NFD
@riinaalove50
@riinaalove50 4 жыл бұрын
Waxan jeclanlahaa halaha ad shegtay dhamantod oo gacmaha isqabsado
@feisalabdullahi8928
@feisalabdullahi8928 4 жыл бұрын
@@riinaalove50 a action is louder then words,Falka ayaa ka awoodbadan erayga aanu ficilka badina somaalay!!
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
WakhTiga oo inoo zamadan wEyno ku wEyZanaY❤
@naimamohamed1609
@naimamohamed1609 4 жыл бұрын
Alle hayna mideeyo
@farahnuur9800
@farahnuur9800 4 жыл бұрын
Nadiiro in the building 😍 Somali soomaaali baa leh 🇸🇴
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257 4 жыл бұрын
soomaali soomali baa leh taas been eheen
@canabchannel1526
@canabchannel1526 4 жыл бұрын
MAashalah
@ismailnoor6729
@ismailnoor6729 4 жыл бұрын
I hate that blue colour flang and wetever it represent and soma is different countries amin
@ismailnoor6729
@ismailnoor6729 4 жыл бұрын
@appie D keep your italian colonial we keep our British protecter land with our own FLAG
@ismailnoor6729
@ismailnoor6729 4 жыл бұрын
Somaliland is for somalilanders
@liona5902
@liona5902 4 жыл бұрын
ilahay ha mideyo soomaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍
@najmawaliqo6176
@najmawaliqo6176 4 жыл бұрын
Aaamiin my sis
@sundusabdirizak6646
@sundusabdirizak6646 4 жыл бұрын
Nadiiro nayruus midnimo from 🇸🇴🇸🇴somalia
@ismailnoor6729
@ismailnoor6729 4 жыл бұрын
Sundus Abdirizak midnimo is dead 💀 yesterday sorry
@sundusabdirizak6646
@sundusabdirizak6646 4 жыл бұрын
@@ismailnoor6729 i think you don't know what i talking about🙂😌💯
@maryanxasan8692
@maryanxasan8692 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💋🥰🤩
@ismailnoor6729
@ismailnoor6729 4 жыл бұрын
Midinimo is dead Walal
@cusmaancumar3837
@cusmaancumar3837 4 жыл бұрын
😄
@samisomali4812
@samisomali4812 4 жыл бұрын
Hargeysa love from Mogadishu!!! 🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇮🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷
@mohametfrhaamzaro3677
@mohametfrhaamzaro3677 4 жыл бұрын
No xamar
@gaashaancabdigaashaancabdi732
@gaashaancabdigaashaancabdi732 4 жыл бұрын
S
@gaashaancabdigaashaancabdi732
@gaashaancabdigaashaancabdi732 4 жыл бұрын
Salaoo
@norahmed6615
@norahmed6615 4 жыл бұрын
Somaali onley
@sssdddf8508
@sssdddf8508 3 жыл бұрын
No no forget it
@asmaladan4535
@asmaladan4535 4 жыл бұрын
Ma dhici krto 5 somli oo midawda koly ba lkn SOMALINIMO wa sinji ma guuraan ah❤
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 4 жыл бұрын
Wax u sheeg dadkan cidlada ka jiboonaya hhh never
@riyaaqriyaaq6797
@riyaaqriyaaq6797 4 жыл бұрын
Ilaahay idinkii dhici meyso haday dhacdana Alle Ina joojiyo
@faatiyajamaal8720
@faatiyajamaal8720 4 жыл бұрын
😢😢walalhena ayaa tihin wan idin jeclahy somali baan ahy Mogadishu ayn kunolahy 🇸🇴😥
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 4 жыл бұрын
@@faatiyajamaal8720 hhhhh love kii somaliland wuu ka dhamady sizy sorry
@Arafodore
@Arafodore 4 жыл бұрын
cawo cayni sax walalo
@abdisalamabdirashid8579
@abdisalamabdirashid8579 4 жыл бұрын
Somali Hargeysa Djibouti GARISA NFD JIGJIGA. ONE LOVE ONE SOMALO UNITED WE STAND DIVIDED WE FALL
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 4 жыл бұрын
Xagee Muqdisho uga tagtay?
@farxiyofankafarxiyo2371
@farxiyofankafarxiyo2371 4 жыл бұрын
F
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Waxay hargeysa manad cadi ahayn Ma magaala wadan ah Somalilan dheh hadanad xuman u diidayne
@canabchannel1526
@canabchannel1526 4 жыл бұрын
Alaahdhaafo soomaaliya nadiirana Alaah Iidhaafo
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 4 жыл бұрын
Jigjiga iyo reer gaarisa maxe kala yihin Hal CID soma dagto
@abdallamurcanyo3954
@abdallamurcanyo3954 4 жыл бұрын
5 soomaali inta rabta inay dib u midoobaan oo awood buuxda noqota gacan soo taag 😍🇸🇴🇩🇯👌👌
@ayaanyamanmaxamed9847
@ayaanyamanmaxamed9847 4 жыл бұрын
اه ياريت نكون يد واحد ،⁦🇸🇴⁩✊اللهم اصلح بلادنا صومال 🤝😘😘
@mohamedabdulahi2482
@mohamedabdulahi2482 4 жыл бұрын
اللهم امين
@nastehamohamed7896
@nastehamohamed7896 4 жыл бұрын
*Nadiira neyruus🇸🇴🇸🇴Midnimo❤️🇸🇴🇸🇴*
@shakirahmedcn8897
@shakirahmedcn8897 4 жыл бұрын
Amiinyarabi
@nastehamohamed7896
@nastehamohamed7896 4 жыл бұрын
Xasan Ahmed ❤️💙
@shakirahmedcn8897
@shakirahmedcn8897 4 жыл бұрын
Thnkyou wllqali
@idontcare6856
@idontcare6856 4 жыл бұрын
Midnimo dhimatay kusii dhaganaada 😂😂
@nastehamohamed7896
@nastehamohamed7896 4 жыл бұрын
i don't CarE afcaaytama ninkisu ku yalaa 😏😏
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 жыл бұрын
Sabankan ahyn soohdintii Africa😢 kuwa ugu sita dher💪 sawaxiliyo tuug nama sahansan jiray 😏wase nagu dhcdaye 😭sumcadan lahyniyo quwadena sare soceliya oo somalay dadadala😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 emotional words😢😢rabow somali midee💔💔😢🙏
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 4 жыл бұрын
Somali is somali no matter what happens we’re one and we love each other🇸🇴💖👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@nashaadnuux7050
@nashaadnuux7050 9 ай бұрын
😂😂😂 and that’s one big lie
@samiiraabdilaahi9612
@samiiraabdilaahi9612 4 жыл бұрын
Haygu sirin markale waxaan soconayn🔥👏 Sahra ilays👸 SOMALILAND🇮🇹❤💯💪
@abdilaahiadhoof7303
@abdilaahiadhoof7303 4 жыл бұрын
Zahara Ilees guuleso viva Somaliland 😢😢😢 meedka suuqa wadhay haigu sirin markle wxan soconeen
@akbasg
@akbasg 4 жыл бұрын
Caku iidoor iyo calaacal
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@akbasg idinka calaala
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 4 жыл бұрын
War cidna kaligiin idin ma dilin somaali odhan baa is dishy bisinka cuqdadka is ka saara dadki kale ilaaweene
@aaminacudon9861
@aaminacudon9861 4 жыл бұрын
@@akbasg 😂😂😂😂
@maykalelmi1289
@maykalelmi1289 4 жыл бұрын
00 wa idinka leh kaligiin la imadilin waxad sheegtan magalo laduqeyey oo somali ledahay
@ayaanmohamedaadan4964
@ayaanmohamedaadan4964 4 жыл бұрын
Maya Maya haygu Sirin mar kale waxan soconahayn midnimo dhimatay io warkee IGA dhaaf Somali mid kastaba halkeeda haku nabad gasho
@shaaficicabdi3577
@shaaficicabdi3577 4 жыл бұрын
Walaal ilaahbaan kugu dhaaarshay saa ha dhihin
@ayaanmohamedaadan4964
@ayaanmohamedaadan4964 4 жыл бұрын
@@shaaficicabdi3577 ma dambi ayan galey wllo wax jira ayan sheegey kaliya thanks
@shaaficicabdi3577
@shaaficicabdi3577 4 жыл бұрын
@@ayaanmohamedaadan4964 maya wll aniga dadkaygii waxaa laayay kacaankii hadana wadankayga Somalia ma kala jarin lkn waan iska celshay
@ayaanmohamedaadan4964
@ayaanmohamedaadan4964 4 жыл бұрын
@@shaaficicabdi3577 ma xuma afkaartadu wll waanad fiican tahay laakiin aniga fakarkaygu waa kaas adiga iyo inta kula mida waxan leeyahay guuleysta kaliya somalinimo io sinjiyada somaliyi ay wadaagto waan jecley lkn qadiyada Somaliland ayaa IGA goan thanks
@idontcare6856
@idontcare6856 4 жыл бұрын
@@shaaficicabdi3577 Kooofurta Somalia iyagiiba dhexdoodii Midaysnayn Oo 5 Calan isla garabyaaacayan 5madaxwayne is Eryanayan sidii Top 🐱and Jerry 🐁Maxaydun MIDNIMO KA hadliba Markaydun idinku dhexdiina Midowdan 1daxwayne Oo Caaafimadqaba yeelatan baa MIDNIMO Ka hadlikartan 😂😂😂
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 4 жыл бұрын
Reer Somaliland Dad ilbaxnimada Laga Soo gaaray Fanka,Suugaan iyo Murti Viiiiiva Somaliland
@amiranadraan5494
@amiranadraan5494 4 жыл бұрын
Cunsuri aan midowno
@amiranadraan5494
@amiranadraan5494 4 жыл бұрын
Waa kuu dan ee hdii kale ictiraaf mheleysidee
@ماهرحسن-م3ه
@ماهرحسن-م3ه 4 жыл бұрын
@@amiranadraan5494 markaa ma midnimaan ictiraaf ku helayaa kaslaay
@amiranadraan5494
@amiranadraan5494 4 жыл бұрын
@@ماهرحسن-م3ه baacoow caruur caasiya ayd tihiin weligiinna ictiraaf mahelysaan maamul gobaleed xun baad tihiin mrkaasaad rabtaan inaad wadan gooniya noqotaan
@amiranadraan5494
@amiranadraan5494 4 жыл бұрын
@last king wllo wadan gaara aad noqotaane ma keedihiin wixii wadan gaara lagu noqon lahaa sida: webiga, luuqad gooniya, passport, 1M oo qofna ma tihiin mxaad wadan ka noqotaa wlle isaaqow muxuu qadiyad dhimatay ku dishey hargeysa iyo boorama ma wadan buu kuu noqon afarta xaafadood ma wadan baa mise waa gobolo war 18 gobol ee soomaaliya ayd ka mid tihiin marka sorry welligiin ictiraaf ma hlysaan ugu danbeyn anaga uun baad nagu soo laaban doontaan welipa idinka ooo ina baryaya marky ethopia xittaa diido iny udin aqoonsato
@inaadan6871
@inaadan6871 4 жыл бұрын
Viva somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@roodajamac215
@roodajamac215 4 жыл бұрын
🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯🇹🇯💚💨❤️
@fazeice5665
@fazeice5665 3 жыл бұрын
@@roodajamac215 👎🏾👎🏾👎🏾😉
@ifrahmohammed5158
@ifrahmohammed5158 3 жыл бұрын
Soomlia wowoowowowoowowoowowowowwowowoowowowoowowoowowowowowowoo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💟💟💞💕💞💕💞💕💕💕💕💕💕❣❣❣❣💕💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💕💌💕💟💟💟💯💯💥💫💫💫💫
@xalimomaxamedsomali6813
@xalimomaxamedsomali6813 3 жыл бұрын
somali ilove you❤❤❤❤❤❤❤💋❣❣❣🖐🖐🖐
@canabsiyaad7624
@canabsiyaad7624 2 жыл бұрын
Masha Allah 🇸🇴🇸🇴💙💙💙💋
@mocalaale4263
@mocalaale4263 4 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯😘😘😘😘😘 walaaleheen 😘😘😘
@HamdaMousse-ho6gy
@HamdaMousse-ho6gy 6 ай бұрын
🇩🇯🇩🇯😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hamsexadaari464
@hamsexadaari464 4 жыл бұрын
Zahra ilays maamo qliya keep going
@dmohamed
@dmohamed 4 жыл бұрын
Wlh habeen dhaw waxaan ku riyoonayay shanta Soomaaliyeed oo midoobay Allow Soomaali midee adaa wax mideeyee😍😍😍.
@hindakhadar960
@hindakhadar960 2 жыл бұрын
Ma waxaad weyday waxd ku riyooto mise waad iigu sheekenaysaa
@cabdicaliofficial7101
@cabdicaliofficial7101 Жыл бұрын
😂😂😂
@xaliimoshariif5664
@xaliimoshariif5664 Жыл бұрын
Masha Allhaa wy imaan insha allh
@kawsarxasan1707
@kawsarxasan1707 4 жыл бұрын
Sahara ilays SOMALILAND 💚🗯❤☺🤗💋 wixii hore dib ugu noqo💚🗯❤
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 жыл бұрын
Viv soomalind viv Sahara ileysa Fanandii qaranka geesid reer soomalind waa daad laab xaadhan dadkeygi idin jeceliyaa
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 4 жыл бұрын
Xaqiiq
@ahlamcadey8081
@ahlamcadey8081 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭ilahayow somaliya midee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
🤣🤣 somaliya mise somali
@ashaadana9295
@ashaadana9295 4 жыл бұрын
KKKKKKKK
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 жыл бұрын
@@Who_are_you900 soomaliya Somali somaliya weeye Dalkooda.adeer SOMALIA.SOMALI AYAALEH ADEER DIR DAAROOD IYO HAWIYE SOMALIA.AYEY LEEYIHIIN WAX KALE.SHEEG IDOOROW
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
@@muhamuudbille9158 😂😂😂😂
@zaymaahmed2671
@zaymaahmed2671 4 жыл бұрын
Somli in aan ahy ma diidnan lakin somliya waxba iskaga ma kaya xidhna waxn nahy lab dal oo wallo ah mana midoobyso
@Aduunyofarxad
@Aduunyofarxad 4 жыл бұрын
Hdaan nahay somaliland markey somalia na baabineysey sadaxda somali kale weey ina daawanaayeen aawey markaa walaaltinamadi cid noo damqatey maleh teeda kale hada afartiina ma madideesanthiin taas weeye su aasha muhiimkaa? Waa maya mana is dooneysaan ee yaan been leysku sheegin waan jeclahay somali oo dhan qofwalba ilaahey meeshiisa haku barakeeyo Amin
@bilanomer4465
@bilanomer4465 4 жыл бұрын
Happy dunyaa dhab ahanti only wey nac nacleyaanuun
@hadiilchocola
@hadiilchocola 4 жыл бұрын
Ninkiii suuga iyi seefta iyo wadnaha Somaliland saqiiiir iyo kabiir suuqa Wadhay haygu sirin waxn soconayn Abti waxas hanoola imanina Ninkan abdi askari la leeeyahy badahaaas ka bax hadad rabtid studio gaaagu inuu kuu furnaaado midnimiyo wax dhinty hanoola iman
@Hala-kn4bq
@Hala-kn4bq 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥 midnimay ka sheekaynayaan weliba caasimadi hargaysa dhexdeeda
@xasancabaas823
@xasancabaas823 4 жыл бұрын
Walaalka ina naceeb umuujisa waa nasiib daro runti ... Somali way is wada leysay .... Gocosho wax ay tareeso malàhan ..... Adunka waliged ina wax dhacaan aa laga heshiin jiray Mogadisho 1991 di holaci kadaarmay ila hada socda .. Maxa taas idin tusin walalayaaaal ......
@suusanabdulahi1796
@suusanabdulahi1796 4 жыл бұрын
Sidaas maha dhibna wala soo wda maray ee sidaas isku dhaama soomaliland hada tihiin kaligiis socde walaga fican yahay
@rayaansomalilander4244
@rayaansomalilander4244 4 жыл бұрын
Somaliland ilahay idin barakee Xamar Ha Olashee iiwada Horumarkayga 👏Viva my Country Somaliland
@Hala-kn4bq
@Hala-kn4bq 4 жыл бұрын
@@xasancabaas823 cidina idin ma necba ee wa siyaasad iyo dan umadeed midnimo horaanu idiinla midawne maxaan ka hayna maanta haday run sheegayso car jabuti ha samayso geesinimadi 60ki aanu samaynay oo haydinla midawdo wa wax aan dhici karin waayo waxay og tahay waxa ku dhici doona
@ibrahimelmi7778
@ibrahimelmi7778 3 ай бұрын
United is necessary to us because the world re running to be one so we don't need to separate pieces
@Somaligamer32
@Somaligamer32 4 жыл бұрын
Mamo sahra ilays Haygu sirin wixii dhacay marlaba no more midnimo Down viva Jamhuuriyadda barakaysan ee somaliland
@najibgurey3128
@najibgurey3128 4 жыл бұрын
Hhhhh
@amuunaadan877
@amuunaadan877 3 жыл бұрын
Haa majirto midnimo inshshah
@suhaybsaleban5334
@suhaybsaleban5334 4 жыл бұрын
Soo noqonmayso Somaliland horay usocotayoo samaday duushe ninki sugayow ka samir
@gggddd7010
@gggddd7010 4 жыл бұрын
Oo sas ah kkkkk
@faatiyajamaal8720
@faatiyajamaal8720 4 жыл бұрын
😢😢😢anaga wan idin jecel nahy wallhi
@suhaybsaleban5334
@suhaybsaleban5334 4 жыл бұрын
Anagaba wan idin jecel nahay balse siyaasada inoo kala qaada 🙏
@tichipsmobile4936
@tichipsmobile4936 4 жыл бұрын
Hahhahaha waan idin sugaynaa ilaa aakhiro waa balan.
@hadiyahaldhaa460
@hadiyahaldhaa460 4 жыл бұрын
@@gggddd7010 Haa waa zida
@fathiibrahim1478
@fathiibrahim1478 4 жыл бұрын
SOMALAY DIB HALYSU SAXO WALAHI one ☝️ love ❤️ somali people from Djibouti 🇩🇯 😭 😭 😭
@HamdaMousse-ho6gy
@HamdaMousse-ho6gy 6 ай бұрын
PeoplefromDjiboufi🇩🇯😭😭😭
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Sumcadaan lahayn iyo Quwadena Sarre So celiya oo Soomaalay dadaaala 😭😭😭😭 Intaas baan idin leyahay 😭
@somalilanddhalad3277
@somalilanddhalad3277 4 жыл бұрын
Ogor na wxbh hyska ooyinin
@aasiyaaxmed796
@aasiyaaxmed796 4 жыл бұрын
Sahra illays ❤️❤️❤️❤️ hanti Qaran cisi iyo sharaf kunoolow ❤️❤️😘
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 4 жыл бұрын
Dhadhami waayihii daraad wixi dhacy dib ugu noqo 💚💭❤ Taasi suurtopi myso ee dalkasta meshisa ugu duceya inu illhy nabad iyo hormar wacn siiyo 👎😏
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Walahi been maah qof walawba laynkaga xejiso Somaliland💚💬❤
@OmarMohamed-dw9lb
@OmarMohamed-dw9lb 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 Dajiya hussein
@maslaxmideeye1
@maslaxmideeye1 4 жыл бұрын
Sawdkaan aqaana somaali weeyo Sinjigayga dhalashadu soomal weeyi Samayskayga aadame soomali weeyo Sad waxaan laquuta soomali weeyi Abdi Askari walal waankufaraxsanahay inaan kaqayb qaato barnaamijka aad sida quruxda badan usoo qaban qaabisay waanan kaaga mahad celinaya sidaad iigu soo casuuntay somaalinimadu waa sharaf walalayaal sharaftaas yaan iska qaadin🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@zacimaspurs9100
@zacimaspurs9100 4 жыл бұрын
Heestan markan maqley ilmo baa iga soo darertey illahayow dadkeyga mide 😭😭😭😭
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Midnimada la sheega awaa waqqoyi iyo koonfur illlahey ma mideeyo ya rabi amiin. Koonfur waxaa ka madax ah sjacbaka ma diidiini ragii burburyey waqooyi dhaman saraakiishii afweyen waa soo caliyey Farmajo dhmaana waxey aaminsanyahiinh in dadko waqooy lagu xasuuqey ayey lsax bay aheyd why waxay ku doodan dalkanu difacaneyn oo yaad ka difaacatsey dadki lahaa baa dawalda ku kacey oo xanuunka iyo cabdudhinta iyo dilaka jabahad ka samety soo galeey ciidmada waxey aheyd iney is dhiibaan oo shacbaka xukunka ku warejiyaan somali waay is laaysey laakiin waqooyi dawlada dadkeeda laaysey.
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 4 жыл бұрын
Abdullahi Omar Ali Adigu Oromo Goorma Daleysa oohinta beenta iyo iska dhigdhiga deynaysaa deynaysaa Soomali waa mid Tuug Soomaaliya Soomaali baa leh ogow mel ku banaan maleh wixi isku dir ahaa wuu dhamadey ogow Dad Walaalo ah Dulkii Ku dhaxjidha asaga Daali Ee orod iska Dawarso Meheradaha jigjiga yar Ee Hargiasa maskiin mel walba laso tagan tahay waa sidaan mar hore laga Gudbay Bal fiiri Dadku hada waxay fahmeen beenta iyo huuhaaaga yaahuuda war orod naga tag
@idontcare6856
@idontcare6856 4 жыл бұрын
@@umusheikhabdalaikhyaar2082 Runta Ayaaad diidaysaa Wiilku kusheegay Kooofur & Waqoooyi midoobaya majirto Marnaba Sonoqonmayso Midnimadii 1960 dhimatay Somalilland & Somalia sidaaasay iskaga Laaalaadayan ilaa qiyaamuhu dhacaayo Midnimo dambe inaad aragtan Xaaran caleek Ayay idinka tahay Sidaasa La iskaga. Laaaaalaaadaya ilaa qiyaaamuhu dhacayo eeh bal kalay Adigu iskukeen 5tii Somaliwayn Afkanool itaaalbaranbaro Loma baaahne iyo niiiiic 😂😂
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 4 жыл бұрын
i don't CarE walee adiga Niic mel walba la tagan iyo oohin maskiin wax ka baryaya ma jirto midow 1960 ah hadaba weynu medowsanahay bal eeg xamar yaa ka maqan waa Adiga Nafta beenta lagu maweelinayo Muuse iyo inta yar ee og Runta u maleeyay bal iso sheeg Ayaa iska dhax arka tan Somaliland aad ku qaarweysid oo benta ah waad ku qadhabataa Oromo mel walba beenta la so joog Anigu Aniga ah Labada kuna faraxsan midowga weligayna waan la so taagnaan balse adigu waxaa midna uma rabtid wanaag oo waxaad jeceshay Cadaawad In ay weli good ku jidhaan taasi wey dhamaatey umadii wax bey fahantey Ka Nax oo Nafta waaaaaa Niiic badan
@fathialimahamed7502
@fathialimahamed7502 4 жыл бұрын
Illaahay inama mideeyo🤮
@hoodomalapoh859
@hoodomalapoh859 3 жыл бұрын
Walleee somaliland isma dhiiibtoH hasocoto hawshu nio 💚💭❤😎😎😎😎😎😎😎
@umulkheyrmaxamed8721
@umulkheyrmaxamed8721 4 жыл бұрын
Sahra ilays mamo qaliya
@sekeriyesadiiq2976
@sekeriyesadiiq2976 4 жыл бұрын
Ddjsidhsiajxhxo
@samsamgeelle8490
@samsamgeelle8490 3 жыл бұрын
Nadiiro ii noolow Sahara inlays uuuf
@munamohamed4708
@munamohamed4708 4 жыл бұрын
Dhadhimin waayihii daraad wixii dhacay dib ugu noqo💚💬❤💚🗨❤💚🗨❤
@ruqiyaabdirahman5679
@ruqiyaabdirahman5679 4 жыл бұрын
Dantu sakay tahy wllo😐
@muneetaahmed405
@muneetaahmed405 4 жыл бұрын
Saban horay wixii tagay iska iloow 🙏🇸🇴
@amiinmuztafe8291
@amiinmuztafe8291 4 жыл бұрын
@@muneetaahmed405 waxaan dhacyan daarood la heshiiye
@munamohamed4708
@munamohamed4708 4 жыл бұрын
@@amiinmuztafe8291 midh leheshiin mayno😛😛😛😛
@munamohamed4708
@munamohamed4708 4 жыл бұрын
@@ruqiyaabdirahman5679 markaan ilaawyno ma umul baanu nahy
@idmanmohammed4698
@idmanmohammed4698 4 жыл бұрын
Dadkii saqiir iyo kabiir somaliland maydka suuqa wadhay 😥si yar ula heshii ma suuroobysee haygu sirin mar kle waxn soconahyn🤨💚💭❤💋
@ubahdahirabdullahi7431
@ubahdahirabdullahi7431 4 жыл бұрын
somaliland hadaam nahay midnimo goor aan goor ahyn ayaan ogayn faaidada ayleedahay lkn markii nala dhibay ee dadkayagii la laalayay walle midnimo nagana suurawdo🙇‍♂️
@xalaaw0chanat694
@xalaaw0chanat694 4 жыл бұрын
Really wlhi
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 4 жыл бұрын
Caqliga Ha waayin
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 жыл бұрын
Xqiiiiiiiq
@queenofqueens4645
@queenofqueens4645 4 жыл бұрын
saxiix❤👍
@queenmuunacabdi3482
@queenmuunacabdi3482 4 жыл бұрын
Waaruntaa wll
@hafsa147
@hafsa147 4 жыл бұрын
Fatxi nuura masha allah codkeeda 😘😍😍💋💋💋💋
@mohamettfarah970
@mohamettfarah970 2 жыл бұрын
Somaliland wllyl rali noqda ee so dhawada somalinimO ha idin deeqdo from Dds 🇬🇶io garisa 🇬🇲
@fadaxaqaali1019
@fadaxaqaali1019 4 жыл бұрын
Somaliland soco too samada dushidiyo xidigahaye ku soco taa so noqona mayisee kii sugayow samir idiin doni mayino qasaba miyaa by by
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 4 жыл бұрын
Garxajis hadaynu nahay midnimadaan sacabka u tumaynaa. Arab iyo Samaroon way inala qabaan. Ee Jeegaantiina meel la taga.
@fadaxaqaali1019
@fadaxaqaali1019 4 жыл бұрын
@@Shimba-uh2lx gagabso midi nimadada ka shikayinyiso ada aaminsan anaga laakiin maya
@khadroisman3195
@khadroisman3195 4 жыл бұрын
Fadaxa soomaali waa mid waana idin jecelnahay e hanaga dagina
@fadaxaqaali1019
@fadaxaqaali1019 4 жыл бұрын
@@khadroisman3195 waan ogahaye wll waana wada dhalanye laakiin tee adaa i marisiin ayaa dhawaca igu ribtaye walalatinimadiin ka bawara wayinataye in aan iskaye u is tagana wadaa ka soo horo jidaa idaa waa xiligee anaa dunida la talaba sana lahaye kkkk nin ba mishee haka dhicin salanaka kkkkk
@somalilanddhalad3277
@somalilanddhalad3277 4 жыл бұрын
@@Shimba-uh2lx hhhhh orda hyee yaaca siilka halaydinka soo salideye
@hayfakiin7153
@hayfakiin7153 4 жыл бұрын
Somalinimada socilaya walhi harad uqawa dadakay midisan 😢😢💙
@ismo_official
@ismo_official 4 жыл бұрын
SOMALILAND IN LA.MIDEEEYO SHANTA SOOMAALIYEED WAXAY KA JECLAYD MAY JIRIN LAAKIIN WAA LA FAHMI WAYAY SE HADA HADAAN SOMALILAND NAHAY CALAN LAGA TAAGO XAMAR INAAN RAACNO WAXA NAGA XIGA KA LAGA TAAGO SOMALI GALBEED INAAN RAACNO
@sagalaxmed1233
@sagalaxmed1233 3 жыл бұрын
Saas weye xaqiiq
@barwaqoabdi6816
@barwaqoabdi6816 4 жыл бұрын
ninki sunta iyo seemaha si weyn ila dhacay si qunyara ula heeshi ma suurobeysaa ha igu siirin marka kale xuz baan u dhiGaana inta dhiimatey😧🙏
@farhanjama7345
@farhanjama7345 4 жыл бұрын
Siqiir iyo kibiir somaliland Midka suuqa wadhay Siyar ula heshii.. ma suuroobayse Ha igu sirin mar kale.. waxan soconeyn Gantaal wlhi gantaal 😂😂 somaliland forever ❤❤ 2020 la jooga caqli isku yeela, midnimo ma jirto walaalnimo iyo dirisnimo ina deeqda ❤ we love you.
@somalilanderdhaba6133
@somalilanderdhaba6133 4 жыл бұрын
Waba say tahay xaafad waxay xaafad ugu wareegta waa xasarad eeh ciyaarta naga daaya dhaha darisnimo uun hanaga dhaxayso somaliland💚🗯❤
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
I'm from Djibouti Somaliland waa reer abatigey love u abti wan midiwana casimaadaana Hargeisa ka diigeyna
@mohajamal6713
@mohajamal6713 4 жыл бұрын
Orod gaalo wax ka sug ileen aniga ku aqonsan walalo somali lkn waxa thy magarnyan ayagu
@hafzajama1951
@hafzajama1951 4 жыл бұрын
@@mohajamal6713 adu somali maxad ka taqan
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 4 жыл бұрын
Abdourahman Mohamed ismaciil cumar geele kaso dhaaadhici waaaye brother
@samatarkhalif4727
@samatarkhalif4727 4 жыл бұрын
From Somali galbeed 😉🇩🇯🇸🇴🤴🏾 no one can go no where 👋🤣
@sakiircus6112
@sakiircus6112 4 жыл бұрын
Soomalind hanoolato 💚💚💭💭❤❤❤
@c.khalifaaxmed9047
@c.khalifaaxmed9047 4 жыл бұрын
Kaliga suntiyoo seeftiyo war muhuu kugu ma sooc neynee soomaalo dhan ba isa seegtayoo geed iswada sudhayee in la saxal baxoo dadku wad simaan dantu saakay tahay dantu saakay tahay
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 4 жыл бұрын
hh wxaz Waa Zazabaad Ee zidii Nin Weyn U hadal
@c.khalifaaxmed9047
@c.khalifaaxmed9047 4 жыл бұрын
@@uptiazizmohamed99 hhhh somalidu uma horayn dad islaaya ama is dila oo hadana kala sheegta laba wadan ina adeer aduun ka inta lays xasuuuqay vaa hdana dadku kala calaf qaaten oo nool yihiin bal idin ka maxaa idin haya ood buurta la fuushen ood dadkiina uga cararaysaan kuwii shalay islaynayay ee dadka isku diray manta badan kood way inaga hooseyan balse jiilkii dambe ee cusbaaa maxaa kala orod siiyay ood u diidan tihiin in aynu midowno
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 4 жыл бұрын
@@c.khalifaaxmed9047 Mar I dage Alle Ha Dago Mar Labaad se I daga Anaa Is dagay. Wxa Aduunka Ka dhacay Wxba Nagamay Galin Lkn Wxii Anaga Nagu dhacay Casharkaanu Ka baranay Ayaanu ku dhaqmanaa Ee idinku Bal intaas oo Gobol baad tihiine oo kala wada calan ah ee maad dhexdiina intaad midawdaan Caalamka Wx la qaybzataan intaad Xaazidasaan somaliland
@c.khalifaaxmed9047
@c.khalifaaxmed9047 4 жыл бұрын
@@uptiazizmohamed99 ina adeer angu waxan kula wadaagay waa wax an fikirkyga ku cabiray manta soomaliya mesha hadii la eego ugu amni sani wa gobalada waqooyi meshu nimcadu taalo wa gobolada waqooyi manta gobolada inteda kale iyo idinka la isu kiin eego waa saxo idinkaaa ka wanaaagsan taasna wa waxaan arkay idina diidi maayo lknse wllo gacanta midig tan bidix kama maaranto 30 sano bad ictiraaf radinayseeen si walba yeeshe hdana waxba kama soo naasa cada taaas angu idin kaan wax idin ku nahay iyaguna idin kay wax idinku yihiiin lknse gacmo geel jiro hoos ba loo dhaqaaa inta soomali kala firir san tahay hormud inaad noqtaan way adag tahay sbbto ah idin kuna madx banaani bd rabtan dawlada dhexe iyo soomali inteeda kalana ma ogola ee ilaa qiyaamaha ma sidaaas bad ahaanaysan isheeg mahd sanid
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 4 жыл бұрын
@@c.khalifaaxmed9047 Haa ilaa qiyaamuhu dhacayo sidaa ahaananaa Ee Adaa mudan
@somalilanderdhaba6133
@somalilanderdhaba6133 4 жыл бұрын
Maamo sahra ilays💚💬❤
@anisomawliid6023
@anisomawliid6023 2 жыл бұрын
Axaxax
@sihaamosmaan4935
@sihaamosmaan4935 2 жыл бұрын
Somali waa somalia🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁❤❤❤❤❤from Mogadishu🇸🇴🔐❤❤
@ahmed0741
@ahmed0741 4 жыл бұрын
Mamo Sahra ilays 💚💨❤️🙌
@munamohamed4708
@munamohamed4708 4 жыл бұрын
💚💬❤
@munamohamed4708
@munamohamed4708 4 жыл бұрын
Xamar waxaan soco nayn ayay kuriyoonaysaa walee
@hamsesmart8010
@hamsesmart8010 4 жыл бұрын
Alh ha dayo
@carryonregardless4071
@carryonregardless4071 4 жыл бұрын
xavi barkhad sahra ileys love midnimo,; calanka gacanta oguxiran miyadhan arag
@tichipsmobile4936
@tichipsmobile4936 4 жыл бұрын
Sahra ilays sifiican bay u gardhigatay . Lakiin midnimo waa lama huraan. Waxay tabatayna waa in laga soo gar baxaa
@zakariamowlid3843
@zakariamowlid3843 4 жыл бұрын
*SOMALILAND* 💚☆❤
@iqracabasofficial5445
@iqracabasofficial5445 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawanayaa😭😢🇸🇴
@geljirowninweyn4542
@geljirowninweyn4542 3 жыл бұрын
Am from NFD adne
@sowdaabdullahi2454
@sowdaabdullahi2454 4 жыл бұрын
Shacbaan masha allah afkaga caano lagu qabay ❤️❤️👏💋🇸🇴
@fadumoabdi8339
@fadumoabdi8339 2 жыл бұрын
P90
@itsmemalapey1164
@itsmemalapey1164 4 жыл бұрын
SumcaDDaan Lahayniyo QuwaDDeenii sare Soo celiya oo Soomaalaay DaDaal🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌❤
@khadracaliduqow2244
@khadracaliduqow2244 4 жыл бұрын
it's me malapey illaahow soomli mideey adaa waaxidee
@barwaaqoabdirahman6099
@barwaaqoabdirahman6099 4 жыл бұрын
SOMALILAND 💚⚪❤️
@suhaybyaxye7134
@suhaybyaxye7134 3 жыл бұрын
Soomaalind maxay tahay
@cabdicazizog2001
@cabdicazizog2001 3 жыл бұрын
@@suhaybyaxye7134 qadaadweynia maxay tahay
@farduusmaxamad8122
@farduusmaxamad8122 3 жыл бұрын
@@cabdicazizog2001 🤣🤣🤣🤣🤣 usheg qaraxland
@safiaali7304
@safiaali7304 3 жыл бұрын
@@suhaybyaxye7134 .
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 2 жыл бұрын
@@suhaybyaxye7134 sliki hoyada weye
@nimcogarbiyeofficial3349
@nimcogarbiyeofficial3349 4 жыл бұрын
Heesta khaladaad badan baa Ku jira Waa mxy 4nagood ee halka gabadh u jawaabaya
@gkofficial3630
@gkofficial3630 4 жыл бұрын
Waxay ka micna tahay iney Somaliland kaliye diidan tahay midnimada kaliye mise kuwa kalana ay diyaar u yihin iney Hal far noqdan wixi xuman ahna laiska ilawa mise wanaga laga wada tashta sxp
@feedhomedia8152
@feedhomedia8152 4 жыл бұрын
@@gkofficial3630 orad jabuuti ku dheh somalia soo raac maxaad ka sheegi jigjiga bal ha yeesho cidna zhp yeeli mayso ha la is raaco waynu ka dharag sanahay
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 4 жыл бұрын
Feedho media Djibouti shacabkeeda somaliyeed mar walba waa doonaayeen midnimada somalinimo Lakin musuqmaasuq faransiiska keenay iyo naceybka canfarta u qabto Somalida ayaa sababtay Iney dowlad qaas ah noqdan sidaas oo ay tahay malin walba way garab taagan yihin dadkooda 🇸🇴🇩🇯
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 4 жыл бұрын
@@hanadahmed8389 Hrheheh waxaan dhacayn yaan lagu riyoon jabouti iyo 2kalaba ma rabaan midnimo mxaa slnd oo kaliya loo qasbayaa ?
@feedhomedia8152
@feedhomedia8152 4 жыл бұрын
@@hanadahmed8389 waar waxaa ha noogu sheekayn xitaa somaliga ayay idiin naceen oo Frances ayay ka doorteene Frances ku ma qoribu ku hayaa aamu aamu cidna idin dooni mayse hhh
@bishaaraxmed1669
@bishaaraxmed1669 4 жыл бұрын
Wlhi waan ilmeeyay heesta micnaheeda soomaali oo dhan oo walaalaa ilaahow itusi waa hubaal hadaan Hal noqon lahayn waxaan noqon lahay xidiga kaliya ee east africa kanuura lkn nasiib daro anagaa iscunayn oo mid meel cuno gooniyaa lagu siinaayaa hub iyo cuno oo nagala dhigay dad aan isku baahnayn oo loogu danleeyahay kenya iyo Ethiopia ayagoo dowlad ah baan ka qiima badanahay marka dantooday garteen oo soomaali midba geed ku xireen si ay danahoda ay ugaaraan
@hannabidix7133
@hannabidix7133 4 жыл бұрын
Bishaar Axmed insha allah way israci somali
@bishaaraxmed1669
@bishaaraxmed1669 4 жыл бұрын
@@hannabidix7133i.n abaayo way is raacu
@siman6259
@siman6259 4 жыл бұрын
bishaar axmed aamin aamin insha allah ilahay wuu natuusi dona somali oo mid ah thanks wllo
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh abti haku riyoonina in somaliland xamar ku noqoto really wax adan ogayn ayaan ogy realy
@aahmed3879
@aahmed3879 4 жыл бұрын
@@zamiirhassan1469 niyow hdl xigmad leh dadka ola imoow mxd ogtahay o dadka ayna ogeyn...in dad shacab ah lagu garaacay diyaarado o maati maana waxba galabsanin kudhamaaden inu xukun milatari wixi dalka u kudifaaci laha shacabkii u kulaayay wax kudar deee niyow caqliga haku shaqeeyo waligeed ayu aadmi qalad kadhaca militariga wuxu ka koobna beel kasta o somaali leedahay adeerada abtiyaasha iyo awoowyasha meqa ciidankii katirsana waydii
@haawamuuse9970
@haawamuuse9970 4 жыл бұрын
😭😭😭somaliland midkii zuuqa wadhay siyar ula hizhi ma zurbayze ha igu zirin wax an zoconayn 😭😭😭😭😭😭
@rianaadontialle2799
@rianaadontialle2799 4 жыл бұрын
Haygu zirin mar kle waxanan zoconayn 💚💨❤
@xamdiabdi2320
@xamdiabdi2320 3 жыл бұрын
yaa ku rawo horta ish
@dhagaweynefaarax6827
@dhagaweynefaarax6827 4 жыл бұрын
Weey ilmeysiisay heestaan wllhi we will be one again insha allah
@hannabidix7133
@hannabidix7133 4 жыл бұрын
Dhagaweyne Faarax ilaahay somali ha mideeyo quwadeediina ha soo celiyo
@40156
@40156 4 жыл бұрын
Sheeko dumar looma baahna reality baa loo baahanyay midnimo waligeed dhici mayso
@axmedxidigofficial5592
@axmedxidigofficial5592 4 жыл бұрын
Hees xun miyaa kaa ilmeysiisay
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 4 жыл бұрын
A.fatah Ali Subxanallaah yaahu waad habartameysaa Nabad waan heysanaa heshiis hadaba waa la wada yahay shanta Soomaali lo kala gooyeey waa Mid hadaba In ay halmeel kaso wada jeestan hal madaxweyna yeshaan un baa dhiman taasna weynu gadhi doonaa insha’Allaah geeska bari Africa hogaamin doona Mida xigta Sheeko Dumar hala imaan waa Adiga lahee Dumar waa Mida Dunidaan ku keentey Dumar Orod oo Quraanka ka Baro Qeymaha ay Lee yihiin sidey wax u Bedelaan xitaa hadadan Muslim aheen magaca iska wadatid bal fiiri Galada Melaha ugu qatarsan iyo wax la rabi In la badalo wax laga qabto Dumarka lo diraa miskiin Magaca iyo Afkaba no dhig Haku Qadhabanin Hadad tahay Soomaali Daciif baad tahay hamigaagu Ha Sareeyo Dumarkana Afka ka dhig dib isku fiiri
@idontcare6856
@idontcare6856 4 жыл бұрын
@@umusheikhabdalaikhyaar2082 Naa Adigu meel walba masoo tagan tahay Midnimo Ku walacdee iskariyoo waligaaa 😂😂
@munacali7728
@munacali7728 3 жыл бұрын
𝖲𝗈𝗆𝖺𝗅𝗂𝗅𝗇 𝗐𝖺𝗒 𝖽𝗂𝗂𝖽𝖺𝗒 𝗌𝗈𝗆𝖺𝗅𝗂𝗒𝖺 𝗐𝖺𝗑 𝖺𝗒 𝗎𝗎 𝖽𝖺𝖻𝖺𝗅𝖽𝖺𝖾𝗀𝖺𝗒𝗌𝖺 𝗌𝗂𝖽𝖺𝗒 𝗎 𝖽𝗈𝗋𝗇 𝗅𝖺𝗁𝖺𝗒𝖾𝗇 𝗑𝗂𝗅𝖽𝗁𝗂𝖻𝖺𝗇𝖺𝖽𝖺
@kayseali8070
@kayseali8070 4 жыл бұрын
Hambalyo Zahra Ahmed Cabdilaahi (Zahra ilays)
@micraajmohamed3416
@micraajmohamed3416 4 жыл бұрын
Nadiira nayruus fanaaniita Adaaan kuu jeclahay abwaanka sameeyey ereyada alle ha ku daayo aqliga
@abwanmaxamedabdimaxamedelm4243
@abwanmaxamedabdimaxamedelm4243 4 жыл бұрын
Amin
@Axmed-museMaxame
@Axmed-museMaxame 4 жыл бұрын
💜Viva soomaliland😍 haygu sirin markale waxaan soconahayn xamareey
@cabdiciisecajuun2317
@cabdiciisecajuun2317 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll Ana sidoo kalle
@biggpappa2966
@biggpappa2966 3 жыл бұрын
We don't need hate. We need show love. Much much love 💘 they all have beauttifull voices. make me cry wlh 😢 😭 💔 😪 Dareen ee leedahay wlh heestaan
@nimcohego3303
@nimcohego3303 4 жыл бұрын
Ninki 😢sugga iyo seftiyo warmaha si weyn ila dhcy 😢siqir iyo kabir somalilnd meyd ka dhulka wadhay si yar ula heshi masuropeyse ha igu sirin Mr kle wxn soconeyn ha igu sirin Mr kle wxn soconeyn 😭😢😢sahra ileys alle keep you mom👏😢
@hannahdalpaz5574
@hannahdalpaz5574 4 жыл бұрын
Dhalazho io zinjiga wan ka zimanehe zomali Beynu nahay ZabaN Hore Waxi tagaY 😍Midnimo zunka lo xidhe Adna Zo Dhowow@ Nadiro Nayruuz🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nadarelmi5036
@nadarelmi5036 4 жыл бұрын
Korkeyga jiriroco ayaa Ku jabjabtay ilina indhaheega wey soo istagtay wlee wn u baholyoway midnimada soomaliya😭😭😭😭
@hamtiitohxilwa8295
@hamtiitohxilwa8295 4 жыл бұрын
Moma sahara intii u qushuucsna ❣❤
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 4 жыл бұрын
Sabankaan ahayn🇸🇴 Soodintii Africa🇸🇴❤️💪 Kuwa ugu Sin dheer🇸🇴❤️💪 Sawaaxili😡 iyo Tuug😡 Nama samahin jirin🇸🇴💪 Wayse nagu dhacdee😢 Sumcadaan lahayniyo🇸🇴❤️💪 Quwadeenii sare👆🇸🇴❤️💪 Soo celiya oo🙏🇸🇴❤️ Soomaalaay🇸🇴🖐☝️ da’daal🙏 Dhaqan soo jiroo🇸🇴❤️ Aan Sal’guurin iyo🇸🇴❤️ Diinta🕌❤️ suuban baa🇸🇴❤️ Laga siman yahoo🇸🇴🖐☝️❤️ Sodoh❤️ iyo walaal💑🇸🇴❤️ Seedi iyo Abtibay🇸🇴❤️ Somaalidu🇸🇴🖐☝️❤️❤️💪 tahoo Lama kala socdee❌ Dib ha’laysku saxo✅🇸🇴🖐☝️🇸🇴🇸🇴❤️❤️ Viiva Somalia🇸🇴🖐☝️❤️💪 my sweet home🏡❤️😘 ka naxoow nafta waa I’m from Boorama Somalia 🇸🇴🖐☝️❤️❤️❤️
@omarelmi4491
@omarelmi4491 4 жыл бұрын
Lama kala socdee somali baan nahee hala isasaxo
@delsuperheroblack2467
@delsuperheroblack2467 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@hipaaqphaizal9476
@hipaaqphaizal9476 4 жыл бұрын
Awlba idinku qaaad wayn baad haydeen ree boorma
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 4 жыл бұрын
Hipaaq Phaizal hhhh wllo somalinimadu🇸🇴❤️ waa muqadas waxba yeyna ku xanuujin runtu wllo
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 4 жыл бұрын
Somali banahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪♥️💪
@1280honey
@1280honey 4 жыл бұрын
Honestly, Somalis need to understand that they’re stronger together!! Under any circumstances.
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 4 жыл бұрын
Ninkii suugiyo seeftiyo warmaha Siweyn iila dhcy saqiir iyo kabiir somalilabd meydka suuqa wadhay Siyar ula heshii masoconyso abtiyaalow Lkn somali waa dadkayagi waanuna jecelhy lkn yaan lays lugoyn mar labaad
@farhiamohamed584
@farhiamohamed584 4 жыл бұрын
😥😥😥😥 sax waaye wlhe somalilnd axsaan loma sameen ilahay xagiisa ayee ka nool yihin wan ka xunahay taas 😥😥😥😥🙏🙏
@sekeriyesadiiq2976
@sekeriyesadiiq2976 4 жыл бұрын
🌘🌘🌘🌘
@guryosamotv
@guryosamotv 4 жыл бұрын
Xamar 🤔hadii an somali siman nahay waamaxy 4.5 ku?! Jbuuti waxay leedahay Somali ha midoowdo maxay ayada u bilawi weyday. Labada maqana ma oromaa kaliidataan,
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 3 жыл бұрын
Sxb jabuti nabar kuma dhicin lkn sonaliladnd wanala dulmay 😭
@bushracaydarus8658
@bushracaydarus8658 4 жыл бұрын
ax wlahi wan jdhiidhicoooday somaliland nolol warta
@saxarla1486
@saxarla1486 4 жыл бұрын
Dhalashiyo sinjiga wan kasimanahoo somaalaynunahy 👍jecliyaa dadkayga🇸🇴❤❤❤👈
@hotanquen1567
@hotanquen1567 4 жыл бұрын
Love yu mamo sahra ilays wayna difacday wllhi dhiiga dhiiga mamo nolow😍
@amamdhogor
@amamdhogor 4 жыл бұрын
Sahra ileys gantaalaha ridada dheer ku garaac, iyo garnaqsi wanaagsan. Mar kale laynama siri karo. Waligeedba yaanay isku iman.
@nuuriyoali2323
@nuuriyoali2323 4 жыл бұрын
Adiga iska amuuus midnimo wax kama taqanid
@amamdhogor
@amamdhogor 4 жыл бұрын
@@nuuriyoali2323 waa runta oo anigu waxan u aqaanaa iney midnimaduba tahay tii reer somaliland eedeen.
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 10 ай бұрын
​@@nuuriyoali2323midnimada aad ka sheekanaysid 1960 ayay dhimatay
@salougaaska3105
@salougaaska3105 4 жыл бұрын
Respect for song nolada 5 somali hargaisa somalind
@user-NNN_
@user-NNN_ 4 жыл бұрын
They all have beautiful unique voice 🥰🥰
@amiinfadan9808
@amiinfadan9808 4 жыл бұрын
Somaliland wy socty adeer 💚💭❤️
@zahruzhaadzahruzhaad
@zahruzhaadzahruzhaad 3 жыл бұрын
qabyaalad yay ku saaqin wlkyow midnima salkiyo suunka loo xidhee haka dhicin salaan
@hipohupthi1232
@hipohupthi1232 3 жыл бұрын
@@zahruzhaadzahruzhaad midnimo dhimatay ayaad kuzii dhaganty 😂🙋🏻‍♀️
@Echoessomlimusic
@Echoessomlimusic 3 жыл бұрын
@@hipohupthi1232 hhhhj ha wlhi
Qaaci Show  Sahra Ilays & Cabdi Nuur Alaale   2019
5:32
Maxamed BK
Рет қаралды 104 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,8 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 58 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 120 МЛН
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,7 МЛН
NADIIRA NAYRUUS | NAF KU JECEL ADDUUNYADA | OFFICIAL  VIDEO 2023
6:36
Moha Films
Рет қаралды 2,5 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX & NIMCO DAGAN | GEELJIRE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
7:53
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,8 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН