Fawsiya Muuse HassanMPG[fawysiya gaabo] by:baadiya.com

  Рет қаралды 404,749

Xadiis Maxamed Xadiis

Xadiis Maxamed Xadiis

Күн бұрын

Пікірлер: 322
@hafza2135
@hafza2135 4 жыл бұрын
Maama fowsiya waa geesiyad soo halgantay 😍😍waa 10sano kahor hadana waxey kasoo muuqatay filimka dhaqan miyi iyo dhaqan magalo qofki sabra ilahey mahoojinayo.
@zaynabelmi3930
@zaynabelmi3930 4 жыл бұрын
Samraa ayaa sadkiisa hela
@shukriahmed7129
@shukriahmed7129 4 жыл бұрын
Haa wallahi masha allah weeye
@marwadaboqorka9096
@marwadaboqorka9096 4 жыл бұрын
Haa walhi ale ha caawiyee waa gabadha fariida
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 4 жыл бұрын
mashaa alaah ilaahay ha dhawro
@nimco2891
@nimco2891 4 жыл бұрын
Haa wlhi 9 sano kadib hormar bay muujisay
@heykalcaanka1991
@heykalcaanka1991 4 жыл бұрын
Wariyahan inuu suaala qaldan gabadha weydinayo inta ila aragtey like dhac ku siiya
@saamiyasaalax2196
@saamiyasaalax2196 4 жыл бұрын
Sifin wall wan kula arky wariye maahn kane
@mio629
@mio629 4 жыл бұрын
Sidoo kale kaaga daranta wax ma taraayo inta uu xiijinayo inanta ciil alle ku bad
@fardouskhadar6944
@fardouskhadar6944 4 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌷🌷
@cabdiboqormaxamedsaciid3742
@cabdiboqormaxamedsaciid3742 4 жыл бұрын
@@saamiyasaalax2196 dffh
@cabdiboqormaxamedsaciid3742
@cabdiboqormaxamedsaciid3742 4 жыл бұрын
@@mio629 fdydi
@realhabboon
@realhabboon 4 жыл бұрын
2020 yaa daawanaya
@khadraaxmedofficial8789
@khadraaxmedofficial8789 4 жыл бұрын
Aniga
@saafimohamed4923
@saafimohamed4923 4 жыл бұрын
Aniga
@zaaragirl4632
@zaaragirl4632 4 жыл бұрын
Sido kle wad ii jeda
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 4 жыл бұрын
Aniga
@abdullahibadri2669
@abdullahibadri2669 4 жыл бұрын
Aniga
@ikranvani4803
@ikranvani4803 4 жыл бұрын
Wlhi waa geesiyad aftahanada kalsoonideeda xataa masha allah💛 dhaqan miyi iyo dhal magalo iyadaba noo macaanaysa
@marwadaboqorka9096
@marwadaboqorka9096 4 жыл бұрын
Hhhh haa waa xarabe
@aamiinalihassan1675
@aamiinalihassan1675 4 жыл бұрын
نعم صحه والله
@zaaragirl4632
@zaaragirl4632 4 жыл бұрын
Kkkkk
@zaaragirl4632
@zaaragirl4632 4 жыл бұрын
Haa walhi masha allah
@oo-zt7uz
@oo-zt7uz 4 жыл бұрын
Who’s watching 22/04/2020 eray macquul ah faHanka qaali ah woow!!
@farhiyahussein1152
@farhiyahussein1152 4 жыл бұрын
Ninka wariyaha hadalkisa wa mana yacni walhy sida qofka loma waraysto mana fcna in qofka nolashisa khaska ina farfarto wa khalad nolashu dheran io gabni kuma xirna wa is fahan waxi ad cuni lahydna ilhyba qoray 😍😍😍fowsiya horay usoco mar walba
@lorenalove9230
@lorenalove9230 6 жыл бұрын
Kani wariye maaha waa stupid. Yasitaan ayaa hadalkiisa kasoo uraaya. he's unprofessional
@aamiinalihassan1675
@aamiinalihassan1675 4 жыл бұрын
kkk zomah zupxaanalaah
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 4 жыл бұрын
Yes that's true absolutely he says hadaad sidan tahay😥😥😢😢😢😢
@naciimoshiikh3972
@naciimoshiikh3972 4 жыл бұрын
Kkkķkķkkķkkkk
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 4 жыл бұрын
haa wlhi waa yapna ado sidan ah kulaha
@cabdilahiaxmed2157
@cabdilahiaxmed2157 4 жыл бұрын
J
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 4 жыл бұрын
Mida kale gabadhani maasha allah alle waxa uu siiyey kalsooni nafeed masha allah een quruxdu maaha dherer mana aha cadaan mana aha dhuubni ee quruxdu waa qalbiga ee taa hala ogaado asxaabey
@mohamedbulshawi1157
@mohamedbulshawi1157 4 жыл бұрын
2020 qofki markisii ugu horeysay arkay ani caml like dhac kusii
@najmacabdi2549
@najmacabdi2549 3 жыл бұрын
Okay Qali 🥰🤣😅😅
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 3 ай бұрын
2024 Yaa dawanaaya ❤😮🎉🎉🎉🎉
@susum9099
@susum9099 4 жыл бұрын
SubhanAllah, Wariye maaha kani waxaas dad ma la waydiiyo, haddii uu nool yahay Allah ha u toobad keeno , amuur Allah ayuu ka hadalay, Gaab iyo dheer Allah ubadka siiya, iyada Allah gaabiyey, Nin dheer Allah u qoray, Amuuraha Allah ma la galo
@djqadarlyrics7838
@djqadarlyrics7838 4 жыл бұрын
Team Foosiya Like Iisaara
@mubarikjama992
@mubarikjama992 4 жыл бұрын
saqajaankan gabadha waraysanayaa muxuu ahaa . arrimaha qoyskeeda inuu ka waraysto waan ka xumay.
@rumaanxasan2582
@rumaanxasan2582 7 жыл бұрын
Masha Allah wa gabar iimaan leh wlhi doqonkan ya wariye ka dhiga
@awoelmiali4993
@awoelmiali4993 4 жыл бұрын
Jaahil weeyi kan wuub ujeedaaye maxaa waxaasoo suaala keenay wa yaab
@sahraaxmed8688
@sahraaxmed8688 4 жыл бұрын
Maasha Allah fawsiya wayso halgantay rabbi ha xifdiyo yada iyo ubedkeeda
@fadumodaganfaadumodagan1711
@fadumodaganfaadumodagan1711 4 жыл бұрын
Masha allh wxy tiri dheraan iyo gaabni ciyal laguma help ee waa hadiyad ale bixiyay masha allh waa xaqiiq dadba qurux hanti waxwalbo haysta hadana awlaad haysan ee wlhi waaa hadiyad ale bixiya qofkii rabana sii qofkii rabana udiiida
@naimabashe8206
@naimabashe8206 4 жыл бұрын
Hhh wlhi gbdh adag waaye ubadka dherar iyo gaabni laguma helo imisa dheer oon cunug madowna hysan allah hku garb galo foosiya xasan muuse
@somaliroyalfamily2079
@somaliroyalfamily2079 4 жыл бұрын
Wll cunug madowna an haysan maxaa kawadaaaa
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
@@somaliroyalfamily2079 yacni noocuu doonaba ilmaha hanoqde kuwaan Haysan Alla siiniin allow ubad la aan hanagu eegin
@Weyraxyare
@Weyraxyare 4 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay ha ugargaaro waa xaas kaalmo Ubaaham sxb isoboqo markaaga horumar wanagsan 🙋🙋
@Ymcofficiaal
@Ymcofficiaal 4 жыл бұрын
Marbuu kuwanaajiyaa waqtigu wllkii kaa dhigtaaaa ❤foooziya mom allah yaxfadka Dhqan mii iyo dhal mgalan kubrty
@zaaragirl4632
@zaaragirl4632 4 жыл бұрын
Yahye Mohaq haaaa masha allah
@sukhraabdi96
@sukhraabdi96 4 жыл бұрын
Waa sagaal sano kahor. Ilaahey howgargaaro waa gabadh kolssoni iyo alataqaana ilaahay irsiqiisey kunooshey. Waxaan rajaynaya in universal tv wada shaqeynta usii wadi doonto.
@farahmohamed7452
@farahmohamed7452 4 жыл бұрын
Maalin dhawed la guursadey
@aminaali5724
@aminaali5724 4 жыл бұрын
@@farahmohamed7452 hhhh waa ruwayad aroska
@caashaluul3624
@caashaluul3624 6 жыл бұрын
waa inan imaan qabta fosiyo masha allah alle hadayo ubadka iyo sayigedana haw barakeyo
@aamiinalihassan1675
@aamiinalihassan1675 4 жыл бұрын
امین یارب العلمین اختی
@nasramohamed9939
@nasramohamed9939 4 жыл бұрын
Qof.iman.leh.sas.camal.uma.hadlo.naxaris.darana.qofka
@hooyoqaali6923
@hooyoqaali6923 6 жыл бұрын
Alle ha u gadh gaadho hooyadaan Ninka qaba gabadhaan caqli xumaa muu ilmahaa yar ee quruxda bdan koriimadooda ka fikiro ileen sidoo uga dhalo wuuba yaqaanaayee dadka warkooda iska daayo 😢😢hah hooyo walbo way dhibanthay allaha u kaalmeeyee
@yaasmiinlove1281
@yaasmiinlove1281 4 жыл бұрын
Eegoo Ka Dhaqaq Keep Going Fowsiya
@sabariinmohamud9300
@sabariinmohamud9300 4 жыл бұрын
Masha alh alha ku cawiyo insh alh
@cadaheyyare7994
@cadaheyyare7994 4 жыл бұрын
Allah hadaysto masha allah waa qof uu illahay iman siyay noloshedana wa ay ku qanacsanthy
@togfilms6474
@togfilms6474 4 жыл бұрын
9 sano waa ila goorma 2011 weye 2020 waa sidedi waxan ku bartay film ka dhal magalo iyo dhaqan mii
@deekhamohamed9668
@deekhamohamed9668 4 жыл бұрын
Wlhi fowsiyo waa gabar isku kalsoon❤️🇸🇴
@carabqaliif5211
@carabqaliif5211 4 жыл бұрын
Masha allah Fowsiyo waa qof iiman leh iskuna kalsoon wad gulaysanaysa wlshy
@calicllaahi2396
@calicllaahi2396 4 жыл бұрын
Weriyahani Waa nijaas dhilaa dhashee suaalo xumada
@anisoabdi4875
@anisoabdi4875 4 жыл бұрын
Ninka wariyaha waa nin akhlaaq xun . Gaabnidu xanuun ma ahan ee waa abuuris ilaahay.
@mairaali6439
@mairaali6439 4 жыл бұрын
Who is watching 5/62020 kan wariye ma ahan wlh qufkan ilahey aya aburay ee mxaa ka qaldan hadlkisa
@cosobabdule4695
@cosobabdule4695 4 жыл бұрын
Ado nocanah ilmahana haysto kulaahaa yaahuu wariyee mahaan
@ekraamsuleyman939
@ekraamsuleyman939 4 жыл бұрын
Istubid ninka hadlayoy 👊
@cumarcabdi7516
@cumarcabdi7516 4 жыл бұрын
Fooosiyo gaaabo waaa gabddha adag
@w.jacaylkaadduunkawaayaha7929
@w.jacaylkaadduunkawaayaha7929 4 жыл бұрын
maansha allah waa gabadh wanaagsan oo kalsooni badani ka muuqato lkn wariyaha ayaan lahayn xirfad sare. alle ha ku barakeeyo walaal anigu imikaan ku bartaye . film ka dhaqan miyi iyo dhal magaalo.
@fatumasaida4345
@fatumasaida4345 4 жыл бұрын
Ninkan wariye madhihi karee Subaxanallah bal fiiri sidu uyasaayo gabdha,wax waliba waliba wa kalsoni.
@istarliinofficial6884
@istarliinofficial6884 4 жыл бұрын
Allah wax kufilan siiyo fowsiya
@azmaali4788
@azmaali4788 4 жыл бұрын
HorE Uzoco FooziYa😘💞🌷😘
@mascuudabdimalik4940
@mascuudabdimalik4940 6 жыл бұрын
Mash Allah ilaah ayaa iimaan siiye MASH Allah alx ilaah ayaa mahada leh
@ladyboss4227
@ladyboss4227 4 жыл бұрын
Masha lllah maantana riwayad ayey wax kamateysaa alx samirkaagu ma hunguubo
@azwaan-hussein
@azwaan-hussein 4 жыл бұрын
Walal gabadha maxaaa nida ooga jabin qofnoocana wagabadh kartileh manshalaaaaah alaha garab galay
@mohaelspunky1173
@mohaelspunky1173 4 жыл бұрын
Nocan cml aya dumarkena qimohoda ku ciyara marka baladhehe dumarka wa qiyanolayal Allah ha nodayo dumarkena
@kiinabdilahi3662
@kiinabdilahi3662 4 жыл бұрын
Wiilkan wariyaha edeb darana si aan aqlaaq leheenbu u wareesanaya😡
@allsomtechsolutionspvtltd.8852
@allsomtechsolutionspvtltd.8852 4 жыл бұрын
Wan arkaa wllhi niyduu ka dily waxn wasakhaa
@abdirisaqxasan2449
@abdirisaqxasan2449 4 жыл бұрын
Haaa walaahi waa qof aan caqli laheeyn
@daadirdirie3174
@daadirdirie3174 4 жыл бұрын
Taajiriinta maxaad oran lahayd @ waxbo ma oranayo walal@. Waa gabar adag nasiib wacan walal noloshu kuma ciisho
@abdiaziizmohamoud5495
@abdiaziizmohamoud5495 4 жыл бұрын
Wakhtigu waa wareegto fawsiyoy
@nasroindho9955
@nasroindho9955 4 жыл бұрын
Wariyhaana majiraaa Allow noodanbi dhaaf
@faysalmohamed7383
@faysalmohamed7383 4 жыл бұрын
gabadhaani waa nasab ee nonka qabo dhaqaaleyso waa gabar aad u caglibadan ilaahna ma hoojinaayo maashaa alaah
@ahlamcadey8081
@ahlamcadey8081 4 жыл бұрын
Hooyooy la'aanta aduunyada hubashii habeen kama baxdeen ilahow hooyo hanaga qaadin anigaba nolol adag ayan kuso korey hadana alxm ilahay aya idinka saari doono ilahay aduunkisa madayaco qof walbana wuxu cuni laha way qorontahy😭😭😭😭😭😭😭💖
@wow2wow744
@wow2wow744 4 жыл бұрын
Suaaal xumaa saqjaanku bal waxuu waydinaaayo eega gabadha
@ubaxabdifarah7654
@ubaxabdifarah7654 7 жыл бұрын
Wariyuhu wuu edab daranyahay talent malahan bal wuxuu gbdha waydiinayo fiiiri Reer badiye
@nuuxismail9621
@nuuxismail9621 4 жыл бұрын
Waa midaan waxba ogayn
@ubaxabdifarah7654
@ubaxabdifarah7654 4 жыл бұрын
Nuux Ismail Haa walal
@laylahussien5529
@laylahussien5529 4 жыл бұрын
Maranku waraysi xumaa foosiya ilahay faraj khayr qaba ha ku siiyo
@maryankuluc2023
@maryankuluc2023 4 жыл бұрын
Qofka dareenkiisa in la ilaaliyo waa muhiim Yaa yiri kanaa wariyaa waa waxaan aqlaaq lahayn.
@nimcabare5834
@nimcabare5834 4 жыл бұрын
Masha allh maasha allh
@diinidheere6585
@diinidheere6585 4 жыл бұрын
Hooyo fowziyo ilaahay cimri dheer ku sii iyo caafimaad
@kingofcaptin7786
@kingofcaptin7786 4 жыл бұрын
Wa qof ilahey uunkisa ku qanacasan masha alah
@mariaahmet4107
@mariaahmet4107 4 жыл бұрын
Masha allh waa naag adag💕💕💕💕💕💕
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 4 жыл бұрын
Masha allah foosiyo &Caruurteeda❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 4 жыл бұрын
Su aalahagu ma Asluubeysna ee si Asluubleh u wareyso
@hoodosaed9433
@hoodosaed9433 5 жыл бұрын
Ilaaahay ha ufududeeyo hawlha aduun foosiya Qalih ilahy awlaadana haw bara keeyo
@Bulxan5089
@Bulxan5089 4 жыл бұрын
Hooyo Foosiya Horay u soco. Ilaahay haku guuleeyo adduun iyo Aakhiraba insha'Allaah .
@yaakiraysanaymreshan2237
@yaakiraysanaymreshan2237 4 жыл бұрын
Hooyo ilaahay hakoogar gaaro🤲🤲🤲🤲🤲
@imanfarah4314
@imanfarah4314 4 жыл бұрын
Waxaas ayaan ku nacay qaar ka mid ah nimanka soomalida, hadaadan ilmahaada korsankarin haguursan hana dhibin hablaha masaakiintaa
@aminaadbdimahamed1364
@aminaadbdimahamed1364 4 жыл бұрын
iman farah 😭
@hodanmacalin1786
@hodanmacalin1786 4 жыл бұрын
Wlhi raga ilmaha silciya in lo dhalaa ma mudna bisinka
@mohaelspunky1173
@mohaelspunky1173 4 жыл бұрын
Nocan cml aya dumarkena qimohoda ku ciyara marka baladhehe dumarka wa qiyanolayal Allah ha nodayo dumarkena
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 жыл бұрын
Ilaahayi ayaa cawiye
@HaramcadMedia123
@HaramcadMedia123 4 жыл бұрын
MAshallah nag imaan leh
@mahamedahmed2050
@mahamedahmed2050 4 жыл бұрын
M.allah m.allah ilahaw waa bil ramadaane baahideeda rabaw u qari ilahaw irsaq waasaca sii aamiin rabaw🤲 Kan wariyaha isku sheegaya wariye maahe waa saqajaan alla kudulay show nacas haadad maqasho waa kano kale
@rahmamoha9156
@rahmamoha9156 4 жыл бұрын
Alle haw gargaaro mzkintan foziya,wan jeclahay
@malagyare4475
@malagyare4475 4 жыл бұрын
Ma aha wariye qibradle
@haadiali2357
@haadiali2357 4 жыл бұрын
Alla ilaahow maskiinta u kaalmee adigaaa ka badane
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 4 жыл бұрын
Wariyahaan toloow maxaa ka qaldan subxanallh 🤔😢 geesiyad waaye gebertaan mashallh guul abayo allahana kula koriya caruurta bariyaalna allaha kaga dhigo ☝🏼🤲🏾🤲🏾🤲🏾♥️
@fatushmohamud2881
@fatushmohamud2881 4 жыл бұрын
9years ago aa wareysingaan laqaday foosiya waxankubartay mosalsalka hada kasocda universal tv waxanlayabanahy waxan wariyaha iskushegaya ee gabadha waydiinaya sualaha qaabka daran xaaramidheh😡😡😡fosiya qof aqli badan waye😘😘😘
@lindamohamedjamca.2190
@lindamohamedjamca.2190 4 жыл бұрын
War xishood oo da
@Amita22840
@Amita22840 4 жыл бұрын
Xolahan gabadha waraysanya Muxu ahaa nacala ku yaal 😭😭😭😭 walaahi waa gabdh geesiyad ah Alhamdulillah ilahy haku xafido wallshy
@habiiboabdi1449
@habiiboabdi1449 4 жыл бұрын
Subxanallah ninka mxaa kaqaldan suala xumaaa bisinka
@mohamedisahaq9767
@mohamedisahaq9767 4 жыл бұрын
Waw waafariid iskukal soon ilaahay hacaawiyo
@qalanjomoha1833
@qalanjomoha1833 4 жыл бұрын
Mashlh cunuga fananada jaalaha qabo mashlh walalkii wuu jeclyaha mac ayu siya hoyadina markay ilmaha sowaregsanayo wuu caawiya
@farwadsasaleeban4089
@farwadsasaleeban4089 4 жыл бұрын
Arkani su alo qaldanoobadan buugabadha kuwalayaa
@raxmoruxi1842
@raxmoruxi1842 4 жыл бұрын
wariye kushegan bila akhlaqda ah
@mascudsudi6216
@mascudsudi6216 4 жыл бұрын
Somaliland kan hsoo xirtoh hdde kuwa kleba bilaa macna lgu xiraayeh AllaH Rajdiisa lgma qusto fowziyo wn ku tagersanhey Hooyo
@cosobabdule4695
@cosobabdule4695 4 жыл бұрын
Ninkan wa nin jawab laaan laadiro waa yaahy
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 4 жыл бұрын
Wllo fowsiyo carurtadaba wa bil Ramadan wax kugu dociya farxad taam Nolol sare insha allah Allah xifdiyo Allah kula koriyo amiin
@landac.raxman6176
@landac.raxman6176 4 жыл бұрын
Alle hawgar gaaro hooyoynkeena wlhi
@hvzaaismail8810
@hvzaaismail8810 4 жыл бұрын
anigu waxan kahelay markau waydiyey tajirinta maxaad odhan lahyd ay tiri waxba ma odhan lahyn good luck foosiya
@qadrocusmaan6003
@qadrocusmaan6003 4 жыл бұрын
Masha Allah yaa Alah noogargar
@drsram8539
@drsram8539 4 жыл бұрын
m.a gabadhan waxee ledahy karti fican ilaah habarakeyo ida iyo caruurteda dad badan baa jira sidaas oklale karti uleh nolosha lkn dantu cishy ee ilaahow inta dhiban adigaa naga oge ee ukalmey rabiyow
@khaalidilkacaze5860
@khaalidilkacaze5860 4 жыл бұрын
zaqajaan wariye abid
@abdirahimmohamoud1897
@abdirahimmohamoud1897 4 жыл бұрын
Inta daawaneysa 2020 like saara
@nuurulimanchannel
@nuurulimanchannel 4 жыл бұрын
MashaAllh she is a good girl 👧
@hananabdirahman4323
@hananabdirahman4323 4 жыл бұрын
warya qaladka kada fuusiya gaboo qofka arkay dhac ku sii thanks everyone
@AminetaMohammad1
@AminetaMohammad1 4 жыл бұрын
Masha alaah ilaahay ha ku caafiyo
@cosobabdule4695
@cosobabdule4695 4 жыл бұрын
Yaabadaanaa
@nimonuura8474
@nimonuura8474 4 жыл бұрын
Waa nacas Kani wariye maha bal siduu u hadlayo eeg
@asmaismacil9605
@asmaismacil9605 4 жыл бұрын
Alla ninku suaalo xumaaa
@munakiki5894
@munakiki5894 4 жыл бұрын
Wn somanhy mnta Kan wn ceen lahaa wlhi😭🥵🥵sbb mxu sidan ugu warerina wr xishow nacas ba thye
@mobaraksaad4321
@mobaraksaad4321 4 жыл бұрын
Waxba ulamaad hadhinee intaa ugu daa hdnd somnyn mlha waad...
@amiirafani2014
@amiirafani2014 4 жыл бұрын
Maanzha allh waa qof wangsn lkn qof xunbaa waraystay suaalhan si maskax leh bay ug jawaabty
@nastehohussein1645
@nastehohussein1645 4 жыл бұрын
Alxm hadii aad uwad heysatoo abyo carurutada Alle haku barakeyo
@najaxmaxamed6471
@najaxmaxamed6471 4 жыл бұрын
Somalida waxan dhihi lahaa awlada hadaydan dayac tirayn plz adunka haku soo lugaynina iska dhafa dhashoda
@mohamednorsheikh8608
@mohamednorsheikh8608 4 жыл бұрын
Mansha alah abaayo ale hakula koriyo ilmaha
@skprezo8862
@skprezo8862 4 жыл бұрын
Allaha deysto walal soo halgante waye
@hasanomar1227
@hasanomar1227 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh Wariya maaahin kan Waa Reer Baadiya..Kan Gawadhan Qawana Waaa Nacas Raga somaliyeet waa Bahdileen Dumarkiii 😢😢😢😢😢😢
@fardowsocusmaan1848
@fardowsocusmaan1848 4 жыл бұрын
Wlh wan ceylaha wasomnhy mako foziya wa halgan waxan ku arke miyi dhaqan dhal magaalo ku barte videogana wa g year kahor🙈🤗🤗
@ayani-b2w
@ayani-b2w 6 жыл бұрын
Masha allah tabarakalaah ilahay hakuxifdiyo walashay iyo caruuteeda xbbibatii ilahay hakubarakeeyo lakin ninka wariyaha uma bogin siduu inaanta uwaraysanayo
@amranmahamada4894
@amranmahamada4894 4 жыл бұрын
Mahs allah allah kuxafido carurdada abayo
@noorhaji5861
@noorhaji5861 4 жыл бұрын
Foosiya caruurteedu wa 7 wakhti hore weeye waraysigani
Barnaamijka Haweenka: Foosiya Gaabo
13:45
SAAB TV
Рет қаралды 201 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Dr Aw koombe Oo Ilimihii 7AAD Ku Qalay Foosiya Gaabo
2:45
Horn Cable Tv
Рет қаралды 656 М.
6 KUN OO SANNO KA HOR AYAA LA DEGANAA GOOBTAN!
8:31
Mustafe Dayo
Рет қаралды 18 М.
20-kii Sheeko Ee Ugu Qosolka Badnaa ||Sheekh Cabdixayi 2020
21:44
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 800 М.
Foosiya Gaabo VS Ikraan Jaamac Short Flim Hinaase
12:06
Dayax Films
Рет қаралды 174 М.
THE MOST POWERFUL RUQYAH REMOVES Djinn IN THE HUMAN BODY AND BLOODSTREAM
1:40:25
FOWSIYO GAABO NOLOSHII ADKEYD SHALAY IYO MAANTA
2:24
Fandhowr Media
Рет қаралды 24 М.
PRANK ||SUKHRA OO OYDAY 🥹🥹🥴😰
13:11
Macalin Nukudha
Рет қаралды 46 М.