Hornsat Qaraam ~ Faysal Tayo | Jeenaan | Xasuustii Cabdi Xasan Dige (Official Music Video)

  Рет қаралды 140,654

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 58
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
Heestan waxa Curiyey Erayada iyo Laxankana iska Lahaa Abwaan SAHAL MACALIN CIISE Musica iyo Luuqdana waa CABDI Hassan DIGGE. Waa Hees Xusid Mudan Runtii-❤
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 4 жыл бұрын
Dhayal wiil layskama dhalee Dharkaa beryo loo dhigtaa Faysal iid maxamed xasan faysal tayo Fanaan dhab ah oo lagu dherersan karin Hore soco
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
Meeshii Abdi hassan Dige AYaad dhigtay sxb Horay u soco
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 2 жыл бұрын
Cabdi Xasan Dige wax kale✅ Fanaan Mulaxamiiste Kabaniiste intaba waakulansaday ilaahay Cimriga Ha udheereeyo
@aamiinmawliidaamiinmawliid3812
@aamiinmawliidaamiinmawliid3812 4 жыл бұрын
Mnshaallh abtigay hore usoco xalkaa iyo meelkasiisarysa kugu wadaaa my uncle
@muniirshkh73
@muniirshkh73 4 жыл бұрын
Runtii hees ma jecli lkn waxan udhagaysta qof aan jeclaado waan garan laayay dookhiba iga lumya Wlhi 😭😭😭😭
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
😁😁
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
@@muniirshkh73 maye wa farxad😁
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
@@muniirshkh73 qof dookhi ka lumay oo aan waxba jecl'aan karin bad tahay. Marka iga qale.😁 qosolkina mid yaab aha bu aha.
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
@@muniirshkh73 waxa dookhi kaga lumay waxa waye adigiba is cajibiyey oo aad isu dawaday😂😁
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Naag jini ah uqaad,
@clqaniaxmed6987
@clqaniaxmed6987 3 жыл бұрын
Faysal tayo ala yahdig abti Cod ilahay ku siyay ale haku barakeyo
@maanoali1640
@maanoali1640 3 жыл бұрын
Asc please feysal tayo lanbarkiisa ii soo raadiya U S A
@abdifatahmohamedabdi5153
@abdifatahmohamedabdi5153 3 жыл бұрын
063xxxxxxx
@BintMohamed-q5c
@BintMohamed-q5c 2 жыл бұрын
Waan Kuu Hayaa Wall
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Legend Feysal Tayo ninkaan waan wataa aniga
@nemcomohamed8661
@nemcomohamed8661 7 ай бұрын
Faysal tayo is my best singer ❤❤❤❤
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
WAA 😘JAWHAR ❤JACAYL LKN WUU CAWAAQIB XUNYEY IIDANKA HEESTANA QOF XANAF IYO XANXANTO UU KADHAXLAY JACAYL GUULDARAYSTAY LANOOL UUNBA DAREEMI KARA ILAAHAY AMARKII
@dagancabdilaahi9342
@dagancabdilaahi9342 Жыл бұрын
Inder masha alah ❤
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 3 жыл бұрын
Ereyadii iyo Laxankii Abwaan kii May iyo Maxaa tidhi ku tumay ee SAHAL MACALIN CIISE. ILAAHAY HA UNAXARIISTO.
@ahmedmohamedhassan9303
@ahmedmohamedhassan9303 4 жыл бұрын
heesta hlkeedu dhigay faysal tayo go forward
@barkhadcabdi5264
@barkhadcabdi5264 4 жыл бұрын
E
@barkhadcabdi5264
@barkhadcabdi5264 4 жыл бұрын
E5
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 4 жыл бұрын
Walleee cod baa ku dhan FAYZAL TaYo
@mohamedhassan-cb9dm
@mohamedhassan-cb9dm Жыл бұрын
Il a 1belle voie maachallah
@ibraahinkhadar3938
@ibraahinkhadar3938 4 жыл бұрын
Xusuusti al fanaan aqonyahan cabdi xasan dige
@majidabdalla8858
@majidabdalla8858 4 жыл бұрын
Cajiib wlhi bartedu dhigay dareenka uu mujinayo ayaba wax kala ah
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 2 жыл бұрын
Yaasalaam ninka kaban ama cuudka tumaya masha allah dhiigaad waraabisay
@axmodesa8237
@axmodesa8237 4 жыл бұрын
Allaa yacisak garbo siman baan tihiin adi iyo dige
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Haku soo dhisin caacdan Ninkan dhanee legend ka ah wtf 😳
@somalilandiyosomaliadibumi1323
@somalilandiyosomaliadibumi1323 4 жыл бұрын
Horn Cable TV heesaha magacyada hakaga ciyaarina jaahiliinyhy , maaha " Jeenaan " wa " Jannan / Jan , ishqiyaasak
@kadarzisu360
@kadarzisu360 3 жыл бұрын
Faysal tayo wan ogahay inad fanan dhamaystiran tahay sxb
@jwxo9313
@jwxo9313 4 жыл бұрын
Mashallah 💕
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Mashallah aaa istaqfrllah leyso Subhanaallah
@mohamedguled7283
@mohamedguled7283 4 жыл бұрын
waa heesey ninkaan
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
Halla Halla faysal Tayo Cod dahable 🔥👑
@abdiidiris6213
@abdiidiris6213 4 жыл бұрын
Hani iyo bk wayiskaga fadhiistene maxad kafa idaysa
@happylucky8348
@happylucky8348 4 жыл бұрын
Masha alla
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 4 жыл бұрын
Waxkale💯✔
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 2 жыл бұрын
Candi xasan dige wax kale
@mohamedyare5696
@mohamedyare5696 2 жыл бұрын
Heestaan waxeey ka hadleeyso baan garan waayey Aniga
@yassinmire8440
@yassinmire8440 3 жыл бұрын
Yaa salaam
@quenzaamxarir7819
@quenzaamxarir7819 2 жыл бұрын
Jenan midii kusiin layd haday kulaba joogin 😢
@asliciise9908
@asliciise9908 4 жыл бұрын
Ruxad jecelatay oon berjicec lahayn jini kama celiye hay labtu ka jedo adna jalkuma labne ??
@qoshwannaag63
@qoshwannaag63 4 жыл бұрын
Afkaagaa caano lagu qabi
@somalilandiyosomaliadibumi1323
@somalilandiyosomaliadibumi1323 4 жыл бұрын
Ruux aad jeclatay ood u beer-jileecday jini kaama celiyee haday laabtedu ka jeedo adna jal kuma laabne jidhku siduu ku noqon lahaa
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abdulahialiyusuf4706
@abdulahialiyusuf4706 10 ай бұрын
Waaw
@maxamednuur5138
@maxamednuur5138 4 жыл бұрын
Masha Allah wlhi
@idilsaeed4438
@idilsaeed4438 Жыл бұрын
halkeeda ayu dhigay
@yassinmire8440
@yassinmire8440 3 жыл бұрын
Nin culus
@alimohamedabdi25
@alimohamedabdi25 4 жыл бұрын
wuuu hee saay
@MariahAbdi
@MariahAbdi 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢
@alimohamedabdi25
@alimohamedabdi25 4 жыл бұрын
Inankan waxba lagama qaban karo
@zeinabcadaani9848
@zeinabcadaani9848 4 жыл бұрын
Saynabcadaañi
@mahamedarizak3318
@mahamedarizak3318 2 жыл бұрын
P
@MariahAbdi
@MariahAbdi 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,2 МЛН
HEES| Cabdi Xasan Dige| Basra| Original + lyrics
6:29
MAADEYS
Рет қаралды 598 М.
Xuseen kaafi  | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show
8:10
Astaan Music
Рет қаралды 79 М.
Abdi Shire Jama Jooqle iyo heesta Muna - Latest video
7:47
HimiloStudio
Рет қаралды 4 МЛН
Jeeri Yare. Best Mashap. 2023
6:13
mogadisho tv Somalia
Рет қаралды 27 М.
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,7 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.