Video ga aad ba looga sheqeeyey 2 qof oo kala wadan jooga ayaa laga dhigay inay isla joogan 👏👏👏👏👏👏👌👌 Inaba Caadi maaha Inuu jecel yahay aniga beza ayaa oG 😍😍😍😍😍
@daganmaxamuudharti9496 жыл бұрын
Woow mashallah Feysal Xawaase waad ka baxsatay bahal hees ah baad u qaaday Nimco Joker 💖💖❤ aniga gaad gaad baan kugu ahaa oo waan ku ilaashan jiray heestan waan ka hinaasay feysalow anna hees isoo qaad hadaad dooneyso inaan ku cafiyo kkkkkkkkkk
@mohamedshafi50216 жыл бұрын
thanks wallal taadana waan soo wada
@KhanBaba-dj2hj6 жыл бұрын
Dagan Maxamuud Harti
@saciidomacalin98536 жыл бұрын
www masha allah ilahey haku dhowro codkaaga macanaaa
@thegalabs5 жыл бұрын
Ma naciimo jookar ayaad nin kula tartami. Kkk walahy tartan qaldan ayaad ciyaaraysaa... Naagta naag somaliyeed oo la tartami kartaa ma jirto ayaan aaminsanahay... Dumarka sadexbaa qurux u yeela Kaftanka Quruxda jidheed Dabeecada Iyo maskaxda Naciimo intaaba wey leedahay, waa dumarka 100 sano hadaad ag joogto aanad naag kale ku badalan karin. Markaa tartankaasi waa adoo buur iska riday walahy ee weysadaada ka biyayso intaan raga kale dhamaan. ahahahahahaha.
@amnaali50705 жыл бұрын
Kkkkkkkkk waa iga qoslise sxby
@aarkamudug6 жыл бұрын
Al fanaan xawaase nimco jookar siday tahay baad u dhigtay 😍😍😍 hadaad igu raacday like cml igu boobsii 😂😂😂
@farhanbulale55486 жыл бұрын
Muuqal Wangsan Hadad Qof Wangsna Tahay Like ii Saar Hadii Kalena Waa Yeelkaa😠😠
Waaw best song next 2 year .10 mar kabadan wanku ceshtay asal song .erayada xamse lagama dhargo .laxanka Waa asal .codku na Waa fanaan asal ah
@mohamedhamake76 жыл бұрын
Love from casimadi nabada iyo jcylka hargeisa ❤🖐
@sunaliitamuqtaar15266 жыл бұрын
mohamed hamake tolow ma ku dhufatay adi meshan ma hargeysaa taalo waa hes wllo hh dadkuna rer hargeysa ma ahn ha is qasin
@mohamedhamake76 жыл бұрын
Kuman dhufan qrxy hargeisan kaso salamaya qabil iyo cidoodana kaman hadal bahal qabyalad la idha ba idin dhex qaade 🤗
@zalmandek13676 жыл бұрын
Xaqiiqdii dhal gobeed
@Juilletv6 жыл бұрын
Ana xaafada jaarkn kaa soo salamya bomako 😂😂
@mohamedhamake76 жыл бұрын
iMi Rosa 😂hye
@abdiqaniyusuf36556 жыл бұрын
FaYsaL Xawaase Heestan Waa Top Heestan Hadaa Ka HeshaY hit Like 🔥🔥 Hore Usocod Wacan Legend 👏🏽🖕🏽✅
@ahmatmoh81372 жыл бұрын
Heestan xasus gara iledahy marwalpa an maqlo gabi ahantayba wan is badala xasus hore oo xanun badan iga so martay xasusta 2019/10/10 5 galabnimo Aniga iyo inantan is jeclen aya gadhi an wadany dhagesanay Waliba iyada mobile keda igaga duubtay Malintasina waxy ahayd malinti aragagya isku kaya danbesay Hada lakin inantsi wa marwo Ku ducenya marwalpa alle wax dhiba kuma tuso intad noshahhy ❤🥰
@boqoradabeshasadezamzamruu94576 жыл бұрын
inabaaa cadiii mahn illahaay haa iskuu keeen barakeyooo😍😍😂😂😂 Nimco love u xbiiity💖wadaa jirkenaa waa ii farxaad
@awilmohamed41106 жыл бұрын
Wixiiii raaacsan in ay heestan uqalanto nimco joker like iga gaadhsiiiya aniga way qalanta gabadhu heeesta
@shukrijimcaale91873 жыл бұрын
Inta 2021 heestaan dawaneyso like saara sorry kala tagiina wanka xumahay😭😭💔💔👁
@fatimahosh5552 Жыл бұрын
After 5 years ban dhagaysanya xili ay waxkasta isbadlen🤦♀️♥️☺️
Dhaal majerteen Hadaa Taahay Like Hailaa dhafiin Hestaan Wax Kale ma dhihi kariyee 😉😉😉
@farxaanahfamilyxarago9556 жыл бұрын
Mahamed Abdullahi saaray
@moemahir33846 жыл бұрын
naaanay m y Dhal Gobeed ayaa Taahay
@rayaanmuhudin83686 жыл бұрын
Mahamed Abdullahi Hhhhhhhh Al majeerteniyaha Cida faanka
@naimawaawa66036 жыл бұрын
Mahamed Abdullahi AEBMY.
@moemahir33846 жыл бұрын
Naima Hamid Boqortoyo Hurmud Ayaa Taahay 😉😉😉😉
@Mohamedfagare6 жыл бұрын
*Wwwwwwww Tusmofilms* *Hees Shidan Caadi ma ahan* *Faysal xawaase Nimco Jokor* *Nimco Jookar Aroos Shidan* *Views 3week 1M in sh Allah* *Abdullahi King Hor Mar wacan* 👪👫👭👭👪👪👪👪👪👬 ✌✌💰💰💰💰💰💰💰💰💰💰 💰💰💰💰💰💰💰💰💰💰💰💰
@Mohamed_dayib776 жыл бұрын
Fanaan Cod Talmoon faysal Xawaase Waxaad Soo Qaaday Hees Dhagaysi🎧 Muddan Horre U Soco Faysal Hawaase
@maankaqadra20486 жыл бұрын
Wwwww muqaal quruxbadan heees mcn iga dheh nimco waad mudantahay so cute
Niciima joker saaxiibaday cisi iyo sharaf ku noolow. Naag nool oo wada kalsooniya oo funny ah oo dadnimo iyo kartiba leh baad tahay we are a very big fan of yours.👏👏👏👏👏👏👏✊👊✊👊✊👊huge salaan for you from hargeisa
Waawareey heesta inaba caadi ma aha weey istaahishaa naciimo jookar heesta sanadka feysal xawaase noolaadaada intee nolol jirto ❤❤❤👈
@tamiyo64356 жыл бұрын
i really like somali music it's absolutely cool too much love from italy
@mohamedshafi50216 жыл бұрын
best song i have ever head hadii ay nimco kusoo dagiwaydo heestan anigu dumar ma aqaan from jigjigaawi
@mohamedahmedhared55344 жыл бұрын
Jaceyloow nacalaa bahaaa ku yaal ma saas aa u danbeysey wlhi wa iga talo jaceylka wa dhalanteed io xiiso halyska ilaaliyo yaa igu racsan farta taago ha iso gafuur weynaane bentis waye inu ka dirtuu rabey canbarka mrkasne wa ka dalacday maruyadaha by by by nincooy nin khayr allaha ku siiyo wllshy sorry 😭😭😭🤣
anu waxan fariin u diraya labada qof ee nimco iyo faysal cadaw badan aya hestan markay arkeyn iyo aroskini yidhi inbadan iss ma qabayan waxan ni ooran laha cadawga ha u jabiiina marnaba walal dar alle ayan ingu so ducaynaya inchallah barakallah
@asiyahaji80476 жыл бұрын
Dhalad POQORTOYO MJ kaalay iska arag👏💋💋
@queennimomohamed95856 жыл бұрын
woow mashallah waad mahad san thy faysal xawaase anaa nimco lay dhaha thanks tusmo films luv ya more all of you 😍😍
@MohamudAar6 жыл бұрын
1view. 1stt Comment 1st like HAWAASE🤗
@naimaabdilahi3023 жыл бұрын
Ilkacasaa hada uheesay walib heeso raaab ah
@Hamda-i5l6 жыл бұрын
I am in love with his beautiful voice masha allah, faysal hasaawe amazing song.
@axsaanaxsaan50945 жыл бұрын
Joker misee ciid kale abow kabdhan bey istahiishaa naag iyo baaaaaaaaar xawasee wadheysaa duuji wllow .....❤️❤️❤️❤️👌🏾👌🏾
@hanisulayman13706 жыл бұрын
naftaan ku huree hibee taadana😍😍😍 axlaa hees❤❤❤👌👌👌 somali maxamed no tribalism 👍👍👍👍👍👍👍🖒🖒🖒🖒🖒
casharadii saLiid saytuunta iyo isdubeynta waa soo wadaa YaYsan ku dhaafin hadii alle ku idmaayo
@hodohajji55406 жыл бұрын
Walalayaal Faysal xawaase wuxu guursaday Nimco Jookar baa la dhaheee ma runbaaa bal ii sheega😯😯😯😯😉
@faizaismail21643 жыл бұрын
Marki ilkacse mahesaday so radisey like 😂
@yonisabdirihman88424 жыл бұрын
Nimco dartiisa
@sayidcaliyutub99516 жыл бұрын
hadat rer bosaso thy like ha ila dhafin 👊
@LibanLS6 жыл бұрын
Walalkey qali qali ah marna Faysal horay u soco My big bra 👌👌👌 Waxan Kalo Hambalyo iyo muqal macan ka geleeysa Waa Tusmo filims ila Soco abo Kalay iska araag 👆👆👆👆👆👆
@siciidbmaxamed52843 жыл бұрын
Ayadiina waad kala tagteen gabadha kalana uma heesayaad tiri marka doobkaaga iska ahoow waligaa kkkkk
@barbaartaprisofficiall19954 жыл бұрын
Nin walba hadii uu nagtisa amano anigana nagtayda ayan amanaa nagu kala wada
@Zuzuyasin4 жыл бұрын
2018 qurux😭 2020😭sanadkna wakla tagen calfku cjibsana😭😭😭😭saaa uga naxay furitankoda wlhi in geeri layshega moda mrka maqly😭😭😭😭😭😭😭
@inaaxmad33694 жыл бұрын
Qof qalbi wanaagsan ayaa tahay runtii abayo
@Zuzuyasin4 жыл бұрын
@@inaaxmad3369 thanks wllo
@dualedeol88036 жыл бұрын
Heesta mahada koowaad waxaa iska leh sxb Kay my home boy Abwaan Hamse xadaari boqortooyo sln sare iyo fanaanka codkiisa qurxoon kumuujiyay 🙏🏻🙏🏻🙏🏻👌🏻👌🏻👌🏻