Ferjiga ma ii leefi karaa ninkeeyga -Waagacusub Tv.mpg

  Рет қаралды 430,877

kaamilotv

kaamilotv

Күн бұрын

Пікірлер: 321
@143-k1d
@143-k1d 2 жыл бұрын
Masha-allah Sheekh maxamuud abdule cariif qof ka cilmi badan oola weydii naayo su'aalo ma jirto walee alaha xafido aamiin aamiin
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 7 жыл бұрын
Sh maxamuud ow cabdule cariiif Cimrigaaga Allah kudhereeyo Sheikh
@kasebenton234
@kasebenton234 3 жыл бұрын
i guess it is quite off topic but do anyone know a good website to watch newly released series online?
@abdirahmanlakiyare3082
@abdirahmanlakiyare3082 7 жыл бұрын
Jazakalah sheikh maxamud aw cabdule carif alaha Ku barakeeyo kuwa shikheena caynaa waa cawaan oo aqoon lehen war diinta barta horta xoolayahow wahaabi aa wax ka maqashen doqomiinyahay bidcada ah
@raaseeye
@raaseeye 12 жыл бұрын
sheekha ilahay khayr ha siiyo si fiican buu uga jawabay, ilahay xaqa kama xishoodo, dhaqanka somalida iyo diintuna labay kala yihiin yaan shekha la cayin oon dambi la galin ilahay halaga cabsado
@hassanlampard3755
@hassanlampard3755 7 жыл бұрын
Masha'Allah Sheekh Mohamud Ow Abdulle Cariif Allow kuxafid cilmigiisa waanku faa iidnay hadaan nahay Ummadda Soomaaliyeed.
@beylebadacas306
@beylebadacas306 12 жыл бұрын
subxaan allllah walalayaaal yaaaan sheekhyada la aflagadaynin.culumadu waaa warathatul anbiyaaa markaas halaysaka ilaaaliyo insha allah.thunkz alot
@fatima51101
@fatima51101 13 жыл бұрын
Bismillah,wal xamdulillaah,Ilaahay baa u aqoon badan marka Culimada Fiqhiga hala waydiiyo in shaa Allaah.yaan la is cayn ma banaana arrinkaas.Cilmi wixii kaa maqan hala baadi goobo... wabillaahi towfiiq
@SuperYuyuu
@SuperYuyuu 12 жыл бұрын
sheekh illaah kheyr hasiiyo yaala la aflagaaden waa saxsanyahay maasha allaah
@micnamalahan
@micnamalahan 12 жыл бұрын
jazakallah. leefoow kaliya maahine waa ka qaniini kartaa, tan kale please shiikha yaan loo gafin, si akhlaaq leh u gudbiya wixi aad tabaneysaan!!.
@maimunamohamed9308
@maimunamohamed9308 8 жыл бұрын
mashaAllah ilahay hakaajar siyoo cilmi badhaan ayaa ikordisee
@cumarcaaqil6502
@cumarcaaqil6502 9 жыл бұрын
Mashaalah sheekh oow cabdulle cariif ilaahay haku xafido waa arin wa naagsan inaad uleefto hadeyn danbi ahayn jah kkkkkk Aryaa
@Awlio1
@Awlio1 13 жыл бұрын
fikir iyo cilmi, in la kala saaro ila fiican arrimahan waxaa ka hadlayo waa sh maxamud c/lle cariif waana shiikh fiqiga iyo tafsiirka quraankaba caalim ku ah marka yaan la fududaanin hadaadan ku cadeyn karin inuu been sheegaa ka qaado cilmiga ama ku cadeey daliisha aa heesid... thnx all
@ibnufarah94
@ibnufarah94 12 жыл бұрын
maashaa allah waa su aal aad macquul u ah waana arin wanagsan
@Sudionlygoat
@Sudionlygoat 12 жыл бұрын
waa laga fiican yahay in shiikha la aflagaadeeyo oo sharaftiisa iyo sumcadiisa wax loo dhimo wixii eey diinta qabto haddii uu kuu sheegay ma ahan in uu yahuud iyo wax xunba uu la shaqeeyo 100laal muslim ah ayaa ku dhaqma waxa uu shiikhu ka jawaabay ee ma ahan wax aan jirin haddii aad adiga ku dhaqmin dad kale oo soomaali kula ah ayaa ku dhaqmaan ee qaado oo waxna ka faa'iideyso shiikh, sheekh ilahey qeyr iyo xasanaad badan hakaa siiyo waadna ku mahad santahay
@cumarcaaqil6502
@cumarcaaqil6502 9 жыл бұрын
Mashaalah sheekh oow cabdulle cariif ilaahay haku xafido waa arin wa naagsan inaad uleefto hadeyn danbi ahayn jah kkkkkk
@ifraaah
@ifraaah 13 жыл бұрын
jazakallah khair waxficaanban ka bartay oo an iswaydin jiray marmarbadan
@yusufmohamed5463
@yusufmohamed5463 6 жыл бұрын
ifrah d Kkkkkkkkk ninkada asagoo kuu lefin ha siinin waxba kk
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 5 жыл бұрын
ifrah d dadka raaxada yaqaano maba raaxaysan karaan leefid la aanteedi
@asadabdi5560
@asadabdi5560 8 жыл бұрын
shekh kan haka ahaado adii kale haka saqiiro
@raaseeye
@raaseeye 12 жыл бұрын
ciyaar ma taalo suashu waa mid muhiim ah shekhunaa si fiican buu aga jawabay gabdhaha waa in loo raaxeeyo diinta ilahay xaqa kama xishoodo
@khadaraadan3597
@khadaraadan3597 12 жыл бұрын
adeer waa qalad oo qacliga salıımka ah uu dııdayaaye alle ha kuu naxariisto
@amiirmusse7917
@amiirmusse7917 11 жыл бұрын
subxanan laaah ialahay ma yaqano waxan sheeganaya sheeekh maha sheekh waa shaydaan
@lastgirl2009
@lastgirl2009 8 жыл бұрын
Amiir musse sheikh wax u sheyago waa sharciga ilahey
@hapyqazani2474
@hapyqazani2474 4 жыл бұрын
Masha allah sh jazaka allah qeyr
@cawiyedoodkuud1486
@cawiyedoodkuud1486 6 жыл бұрын
mashaalh sheq maxa mud ilahey haku dhowro
@mrlixle1
@mrlixle1 13 жыл бұрын
MrJaajuumow Diintu xishood male waa in aynu wax walba ogaanaa oo ilahay inoo sheegay waanu saxsanyahay
@TheElmanmn
@TheElmanmn 12 жыл бұрын
Naagtaada siilka waa uleefi kartaa waa xalaal anigaba waa sameeyaa
@yasinawjama9958
@yasinawjama9958 6 жыл бұрын
Elman Farah, khaniis khaniis dhalay, ma anagaa ku niri, noo sheeg khaniisadda kula nool inta meelood oo aad ka wasto iyo inta meelood oo adiga lagaa waso.
@cantarbakarabubakar3730
@cantarbakarabubakar3730 12 жыл бұрын
maash alaah ilaah ajir haka siya madama oo noofaa ideeye
@bcr551
@bcr551 12 жыл бұрын
sheikha aflagada kadaya waxa uu shegaayo oo dhan waa sax ee diinta idinkoo gara naynin haka hadlina maskaxdada sida ay kula tahay iyo diinta laysma bar bardhigo plz
@xafza11
@xafza11 11 жыл бұрын
Sheekhan su'asha ugu horeysay Daroogada ani waxaa u fahmay gabadha iney dhahday hadaa ka tagno shaqada waa dhima neenaa, dhima shada ma ahan iney u dhima neso gajo ee waxay u dhima nesaa shaqada hay ka tagto was la dilaa oo waa becmushtar saasna waa la is ku dilaa marka shiikhaan muu fahmin suasha wuxuu moodaa gajo iney u dhimaneso markasuu soo qabsadey xadiis kii hadii gajo u dhanesid hilibka doo farka waa ku baman yahay si aad u bad badiso naftada, Qofata daroogada gadaneso ka hajir wadanka ayaa ku dhihilahaa aniga. Daroogo dadkale naftood ayaa ku dileeysaa wana Xaraam.
@fatumagelle5125
@fatumagelle5125 8 жыл бұрын
war dadkaan jaahil sanaa shikha caayaya acudubillah horta cilmi malihidin jaahil baad tihiin ninka naagtiisa alle s w t ayaa ubaneeyay jirkeeda dhamaantiisa marka laga reebo duburka taas micnaheedo meel kastoo kale oo kamid ah way u banaantahay hadii adinka ay idinla wanagsanayn oo aad dhibsanaysaan iska daaya qofkii jeclaa ayaa loobaneeyay marka afka yuusan idin qaloocan tankale kuwa dhahaya waa suufi kan shikhina umal xitaa waa baneeyay arintaan shikhana allaha barakeeyo aduun iyo akhiroba wa billahi towfiiq
@yusufmohamed5463
@yusufmohamed5463 6 жыл бұрын
fatuma gelle Dadkan iskabulada waxba ma oga iska daa meshaasi waa meel macaan
@yasinawjama9958
@yasinawjama9958 6 жыл бұрын
fatuma gelle, waxaan ku dhaaran karaa, in aad soomaalida gaalowdey ka mid tahay iyo in aadan magacaas lahayn. Khaniis dhalay oo munaafaq ah, baa tahay.
@saciidxaaji3960
@saciidxaaji3960 6 жыл бұрын
fatuma gelle ... hahaha... ):-
@kaafi0000
@kaafi0000 12 жыл бұрын
Subxanalaah ninka diinta islamka wax kasheegaa waxaan kula talin lahaa Diinta islamka waa deynta sax ah wax kasoo harayne waa baadil hadii lugu galeysiiyay usoo laabto diintii lugu dhalay diinta islam waa diin nasiixo iyo raxmad ah marka waxaan talo ugu siin lahaa hadii kumi aad ugaalowday kasoo laabo gaalnimadada ilaah usoo towbadkeen ilaahey waa qafuuro raxiim, waxaana fiican waanada in aad qatato diinta islamkane aad barato gaaladane hadalkoodane aad iska dayso, quranka aqriso fadlan
@raaxoxasansuubiye3135
@raaxoxasansuubiye3135 8 жыл бұрын
asc musliminta dhaman
@yusufmohamed5463
@yusufmohamed5463 6 жыл бұрын
Raaxo Xasan Suubiye Wacaleyku salam hhhhh
@dansho111
@dansho111 13 жыл бұрын
bismilaahi kan sheekh miyaa mise commedy waaye imicneeya siil la leefo waa wax aan ahayn dhaqan islam akhlaaqaadka qofkana uma wanaagsana bisinka meeshaas wax yaalo xun baa kasoo baxo laaxoowli laah
@hosobify
@hosobify 12 жыл бұрын
mashalah sheikh uko on point
@asadcalixasan4761
@asadcalixasan4761 9 жыл бұрын
nolasha macaanteyda waaye raaxa leefida iyo dhuuqista thanks
@qanciyegaryare5355
@qanciyegaryare5355 10 жыл бұрын
Baara kallaah sheekh
@mofarah90
@mofarah90 10 жыл бұрын
In
@queendagan2359
@queendagan2359 7 жыл бұрын
yarabbi ka Cafi wixii dambi eh oo ka dhacay shiiqeyna lkn qalad weyan
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
fartuun maxay dhahday ninkeyga haduu hanen walba i raxayn waayo waan xanusada kkkk wlhi nagtasi wa nag nool anay igu wacnayd waa mag wada dareen ah
@abdulaahi1shiisha868
@abdulaahi1shiisha868 9 жыл бұрын
Shiiq ajir badan allaha kaa siiyo
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 8 жыл бұрын
eshi eshi
@abdihakim5925
@abdihakim5925 3 жыл бұрын
asc dhaman muslimiinta balasalam dhaqan saxa ah ma ahaan barmamij ka ah ama su aasha dhaheyso ninkeyga fajigeyda carabka malini garaa asal umahaan ilamka wana mubashar khaldab kantimid wadama kale almuhiim labada xibnood oo ale isugutalagalay walayaqaanaa carabka wa xiniki ale ukuxusilahaa qofka mulimka ah
@onkodfarayare5961
@onkodfarayare5961 6 жыл бұрын
Mahad geesood marka aad leedahay shikha aayad iyo xadiis midna maka heyno waana xaaraam markaa leedahay adi maheysaa xadiis ama aayad oo aad ku xaaraantinimeykartid haku fududaan diinta wax aadan aqoon u laheyna faraha Hala galin qofka kuu sheegaya fiiri waayo horta
@mohamedosmaan4741
@mohamedosmaan4741 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@abdirahmanwaaberi5243
@abdirahmanwaaberi5243 7 жыл бұрын
hayaaaay mxay aduun yadu tag tay subxaana alah
@aafkssharaf1256
@aafkssharaf1256 10 жыл бұрын
Waxan layaabay dadka magacooda sheegaya su'aalo private ahna soo weydiinaya!! Daruuri maaha walaal gabdhayahow iska qarso magacaada. Just idea.
@monajama6511
@monajama6511 9 жыл бұрын
Aafks Sharaf kkkkkkkkkkkkkkkkkkk good idea
@QaloocanHj
@QaloocanHj 13 жыл бұрын
YAAB YAAB! Inaa lilaali wa inaa ilayhi raajucuun bal Maxamud cabdulle cariif wuxuu ku hadlayo eega wixii ilahay xarimay ayuu xalaalaynayaa subxanallah, waxaase ka sii daran kan Daahir Doofar Calasow website kiisa waxaan dhaqan xumo ahayn kama faafiyo walee waa duli duli dhalay.
@MrNajiibyare
@MrNajiibyare 13 жыл бұрын
waaag cusub nin aan aqoon lahayn oo ciyaala suuq ah waaye,dabaal web furtay
@Dhakhso
@Dhakhso 13 жыл бұрын
Sheekha iyo kan wax waaydiinaya ee leh dadkaa ii soo dhiibayba waxaay wadaan Indho Adaygii Reer Muduga!
@hiboaxmed2237
@hiboaxmed2237 9 жыл бұрын
maansha allah
@miss12cash
@miss12cash 13 жыл бұрын
waa duli dahir calasaw maha qof cadiya waa qof jiran
@ismaaaciil
@ismaaaciil 9 жыл бұрын
Sh Cabdulle Carif waa wadaad caalim ah oo culumada suufiyada ka mid ah, ma haboona inuu suaalahaasoo kale ka jawaabo. waa dhaqan reer galbeed oo aanan garanayn.hadaynu gaalada ku dayno waxaa xigta waxaa wax ka daran aynu xafidno dhaqankeena dhalinyarooy.
@baamahad86
@baamahad86 12 жыл бұрын
comments waa laga qori karaa laakin shiikha yaan loo gafin saaxiibayaal, waad mahadsantihiin
@liverpoolthereds6441
@liverpoolthereds6441 12 жыл бұрын
walahay somaali mishay maraysaa layaabay carab maxa o geyey maa shedaal bo ka badhayaa yaab ,tanaba ugo daran leh hadi digada laga dhige waayo waan xanonsanayaa
@baburo101
@baburo101 12 жыл бұрын
Anigoo aanan sheekha meel uga dhaceynin, sheekan kuma raacsani jawaabahiisa ilaa aan labeegsado culumada kale ee cilma loogaga bartay.
@beylebadacas306
@beylebadacas306 12 жыл бұрын
masha allllllllllllllah
@mariam370
@mariam370 13 жыл бұрын
@MrSam253 O'ooh aniga ha iigu shekeen waxaas dhakhter baan ahayee
@puregenius3493
@puregenius3493 4 жыл бұрын
Carabki quraanka aan ku akhriyayay miyan galiya meshas😭😭😭
@sirwaan44
@sirwaan44 12 жыл бұрын
marima aniga run ahaantii wana ka carbin lahaa hadii markaad kadib ayaa lagu weydin laha carabka raaxada uu kaa keynaayo caadi maahin
@nassir49
@nassir49 12 жыл бұрын
@Adam Jr am, ma sheegi kartaa xadiis ama Aayad Qur'aan ah oo aad ku taageeri Karto waxaad soo qortay.
@Ilkacasse
@Ilkacasse 13 жыл бұрын
Siilka la leefayo, anigu waan tijaabiyay, markaa jacayl ayay ka qaadaan dumarku hor leh, ninkale ma rabto, raga dumarka ka qaada ragana waa wada leef lefayaal, markaa sidaas ha loo ogaado
@fowziajama4741
@fowziajama4741 8 жыл бұрын
Uuuf!illaahayow na astur,xishoodkii waa laga tagay Dhalinyaradii dhaqan gaalay qaateen
@fathiaalijama5298
@fathiaalijama5298 7 жыл бұрын
Fowzia Jama waaa runta wlhi llaahay ha in soo hadeeyo
@kaaluubmaxamed5898
@kaaluubmaxamed5898 11 жыл бұрын
haa saaxib waasadsheegtay waliba ilaahay wuxuu kumagacabaysaw tayn ooah labadameelood ooxunxunmarka sideeloobneeyay inlaleefo midkaleinladhawro farjiga waakaraaho sheekhu daliilcadhakeeno
@kaafi0000
@kaafi0000 12 жыл бұрын
ASc? Su,aalah diiniga magalaan xishood iyo jees jees , in culumada laga faa,ideysto qoontooda waa eey fiicantahay waxwalibo oo mugdi kaga jiro aad weydiiso lkn adiga waxwalibo ha isku xaariminin hana isku xalaaleynin, Su,aal hadii aad qabto culumada weydii ILaah xaqa kama xishoodo, diintane waa mid cilmi iyo aqoon ku dhisan waxii aadan garaneynin weydii culmada,, Ilaahey haloo toobadkeeno ma ogid maalinta aad dhimaneysid
@abdiwalimohamed9962
@abdiwalimohamed9962 10 жыл бұрын
Jazakallaah
@dayaxnuur462
@dayaxnuur462 10 жыл бұрын
ceeb.....ceeb...ceeb!!!!......wa su' aal qashina in saxaafada laga siidaayana qashin qashin ku ah!!!... Diinta iyo dhaqanka meel ka dhac weny ku ah .Allaah(SWT) iyo Rasuulkiisii(scw) waxa ay ina fareen dariiqada wanaagsan.....xishoodka ha loo noqdo.
@sirwaan44
@sirwaan44 12 жыл бұрын
run ahaantii gabdha in laga carbiyo waa qeyb muhiimmah oo raaxada ka mid ah dunmarka wey ka helaan qof waliba waxaan kula talinayaa in dumarkooda eey ka carbiyaan
@MrXeraale
@MrXeraale 9 жыл бұрын
Maasha.allah
@Somabilbooks
@Somabilbooks 12 жыл бұрын
War Heedh wax walba diinta in la iska waa wanaagsantahay ee hal ayaabine Saa'ilk waa in la Jaahil saaraa aniga Laftigayga su'aashan mugdi ayaa iiga jiray Mgrteen.....sorry Xanaaqa inaga yareeya...Thanksssss Broz.
@samajceel
@samajceel 13 жыл бұрын
sax waayay
@mariam370
@mariam370 13 жыл бұрын
Bisimallaahi Raxmaani Raxiim ,walaalayaal Asckm kabacdi jawaabta uu siiyey wadaadka gabadha kuma raacsanni,yacnii aniga waxaan oranayaa waa xarraan waxaana daliil u ah,diinta Islaamka waxwalba oo dhib u keenaya qofka ayee xaraan timeneesaa tannah waxey xaraan ku noqotay inay sababeeso cuduuro ,jirka ibnu adanaka waxaa kunool noolayaal kalle oo lagu magacaabo human microbe,nooc walba meel u gooni ah bay ku nol yihiin waxaa lagu magaccaa normal flora faiidooyin farabbanah waan ku qabnaa balse....
@miss12cash
@miss12cash 13 жыл бұрын
wagacusub waxaa qora wiil dadka isku dira war ilahay kabaq
@monamohamod2645
@monamohamod2645 7 жыл бұрын
allow naso hanuni mel.nijas kaso baxeso o gacanta midig lo diday se logu ogaday afki aad rabigaga ku raali galinlaheyt jwbtn shekha we ka warertay qof walbo o ku dhaqmana dambigoda asiga qadanaya inlen wax o alle raali ka aheyn ayu dadka faray
@hamaadihazard5630
@hamaadihazard5630 8 жыл бұрын
kkkkk asal weeye sheekh good waa dhagg
@mariam370
@mariam370 13 жыл бұрын
@Dhakhso Thanks,walaalo waxan u fahmay ibnu adanka wax walba oo wasaq ah waxa ay raxaadda ugua radinayaan inuu haydaan yahey isagaa ku ciyaarayah oo waxaan loo baahneen u qurxinayah markaas bay ku baaba'ayaan bal Illaah ba sharfay oo Ibnu adan ka dhigay ma sharaftooda Illaashaan oo karamdooda dhoortaan intey u dhaqmayaan xayawaan ka liita siddiisa oo kalle.
@jamaalafgooye7129
@jamaalafgooye7129 11 жыл бұрын
lawada qof is qawa noocwaliba way u wada testamtaaci karaan ilaa dubur micnahay gadaal qof muslim aya tahay diintaadana waxay ka xaranteysay iska ilaali
@MahdiMohamedMAHDIGA
@MahdiMohamedMAHDIGA 12 жыл бұрын
waxaa jira karaahiyo
@wakiil2010
@wakiil2010 13 жыл бұрын
qamri waa lagadi karaa maa ladhahayneh Illahey amarkiis
@ahmedosman8769
@ahmedosman8769 9 жыл бұрын
sh cariif
@mo9204
@mo9204 12 жыл бұрын
Su aasha 3 naag somali miyaa habeen kasto xoog u heesho ninkeeda?
@mohamedsuleiman1909
@mohamedsuleiman1909 11 жыл бұрын
uf kan wadaad maahan wuxuu xalaaleeyey daroogu hadana wuxuu kuleeyhay naagabaa laga leefi karaa xubinka taranka akahs ilahaw naga qabo culamaa usuua maalinba waxaan kayaabo baan arkayaa nebigu scw wuxuu nahyyiyey in farjiga gacanta mdiig lagu qabto
@calimaxamud4874
@calimaxamud4874 2 жыл бұрын
Subxaanalaah
@hanniehassan6941
@hanniehassan6941 9 жыл бұрын
Subxaanallah!!
@asadabdi5560
@asadabdi5560 8 жыл бұрын
aniga daliil leban u raadinaayay shekha mesho kagalan aaqiro ka gala
@Africadigital008
@Africadigital008 9 жыл бұрын
alxamdullilahi
@raaseeye
@raaseeye 12 жыл бұрын
waxad doonto adigu ku fasiro tabar daro iyo wixii la mid ah lakin daliil uma haysid inay xarantahay shekhuna si fiican buu uga jawabay ilahay khayr hasiiyo
@aliabdi8889
@aliabdi8889 8 жыл бұрын
war shiiqow kada maba oga in ay gaaladii leefayay iminka joojinayan oo dhakhaatirtu wabci galinayaan siil leefitaanka wxa lga kansarka cunaha ku dhaca hadad doneysan in ad si fudud u ogataan ninka aflanta matala e la dhaho Michael Douglas wxa iminka ku dhacay kansarka cunaha sida u leefayay naagti u qabay ee iyana la yidha Catherina
@daadah73
@daadah73 12 жыл бұрын
sheekhoow mas'aladaha aad ka jawaabeyso sheeg daliilkooda... quraanka iyo xadiiska scw ... inaad iska hadasho maahin .... daliilada sheeg ee quraanka iyo sunnada scw weysa ahayn iska aamus
@warsamemohamudgurey
@warsamemohamudgurey 9 жыл бұрын
allaa garanaya
@Riiraashjr
@Riiraashjr 12 жыл бұрын
Viva Sheekha Waagacusub, LOL
@baashihasas2682
@baashihasas2682 12 жыл бұрын
kkkk aniga waa qabaa inloo raaxeeyo xaaska xataa hadey raxadeyda kujirto in-looleefo wan kuleefi--lahaa
@Hargeisastar
@Hargeisastar 13 жыл бұрын
dahir calasow khasniis khaniis dhalay oo breda ayad tahy somalidu waa ku fahanty in aad tahy xaaraami xaraami dhalay websidka dhiiloyiinka ayad ku ganacstaa caayr iyo duli ku nool
@jamalxassan6996
@jamalxassan6996 3 жыл бұрын
Sula Xmas naglo
@HOGAANSHE1
@HOGAANSHE1 12 жыл бұрын
Wadaadkan waa ragii min'haajka wax badan buu saqirayaaa caadi maahan kulahaa daroogada gaalada ka gada daruurigu waa markaa haday naftu kaa baxayso hadaa dharagtid ka haajir meesha kale eed tagtid hadaad xalaal ka waydo soco ilaa aad xalaal ka gaadhid ogoow qof walba ilaahbaa kafaalo qaaday calafkiisa qof walbana sida uu ku doonto baa lagu siin mar xaaraamta halayska ilaasho w t f
@salamkala14
@salamkala14 8 жыл бұрын
leefida waa macaan badow bes ayaa aqon taas
@abbasyusuf7607
@abbasyusuf7607 8 жыл бұрын
Sabaad xayaat leefid jeclidaaa ninka ku arooso haku leefo
@salamkala14
@salamkala14 8 жыл бұрын
+Abas Yousuf istaqfurallah Hhhhhh wa kaftamayey wax waalan bandana
@aliadow645
@aliadow645 8 жыл бұрын
hej sabaad
@deqaanfac9635
@deqaanfac9635 7 жыл бұрын
Sabaad xayaad hhhhh
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
Sabaad xayaad waa cadi ninkaaga wuu ku lefikara lkn nadif waa inuu ahaada bahalka nagta
@mariam370
@mariam370 13 жыл бұрын
@SUMEEYA1 Maya ma uusan baneenin laakiinse xaraantu waxa ay leedahey cafis ama daruurah wax layiraahdo tusaalle bakhtiga lama cunni karroh balse hadii wax kalle oo lacuna lawaayyoh Illaah waa ka cafiyey cunusteeda,hadeernah waxa uu yirri waa xaraan balse hadii ay dhacdo shaqo kaleh inaad weydaan yacni waa lawaayey malhan markii la raadiyey inta ay ka helayaan shaqo xalaal ah way kasii shaqeesanayaan si ay naftooda u badbaadiyaan markii ay shaqo helaanah waa xirmay albaabkaas yacni no more cafis
@jamalahmed4135
@jamalahmed4135 8 жыл бұрын
ma qof baa leefi kara siil markasta qoyan
@salamkala14
@salamkala14 8 жыл бұрын
Haaa
@baashiyare8493
@baashiyare8493 5 жыл бұрын
Mya
@Dhakhso
@Dhakhso 13 жыл бұрын
@firdowsa18 Waa wadaad yar oo Suufi ah oo uu ninka webka qoraa wax yar u dhiibo. Xitaa qof hagaagsan waxaas ma waaydiin karo wadaad.
@cadaadocadey
@cadaadocadey 12 жыл бұрын
ILAAH BAA WAX IRSAAQO INTEEY DAROOGO GADILAHAYEEN HATUUGSADAANO WAX ILAAH XAARATIMEYEY WAYAY SOMAHAN WAANA SOMANTHAY KOLEEY ALLAHU YACLAM WAXKASTE LKN HADII DADKA WALALAHAGA MUSLINKAA KUNOOL MEELKASTE ISKADUUGSO AXSAN TAAS ANI AHAAN
@bolow
@bolow 12 жыл бұрын
ninka dhahaya waa maala yacni waxa shiikha kahadlay, waxan kuleeyahay diinta wax maalayacni ah ineyna kahadlin oo waxkasto ey kujiraan diinta. ilaaheyna kama xishoodo xaqa. waxan kuleeyahay. waxad sameyneso adigey kutaala. lkn dadka jecel iney sameyaan haka hor istaagin. adigaba waxa aad uso gashaa kujiro meesha. intaas waa fikradeyda karaalinoqo wixi qalada eed kafahanto hadalkeyga.
@yasinawjama9958
@yasinawjama9958 6 жыл бұрын
Mahdi Bolow, khaniis khaniis dhalay baad tahay, Awalba gaal iyo suufi isku dhaqan bay ahaayeen, qabuurigaanna waa muftiga kintir leefyada, ee asaga u dhuug.
@qadra11
@qadra11 13 жыл бұрын
yaah garan haya shiikha ma shiikhba mise waa oday laga soo qabtay fadhi ku dirirka wuxuu xalaaleyn hayo waaba xaaran sida daraagiska oo la gado iyo wax qof kasto oo fiyoow oo ka faano ayoow xalaaleynayaa
@abdifatahjamaalalzubeydi4432
@abdifatahjamaalalzubeydi4432 10 жыл бұрын
Madad ya sheeqana
@HOGAANSHE1
@HOGAANSHE1 12 жыл бұрын
@kareem01 waad yara dagdagtay afka hagaaji qof aadan hubin layskama aflagaadeeyo waxaan qoray comment hore at end waxaan Somali ahaan usoo gaabi is iri وبالله توفيق waxaan qoray w t f oon ula jeeday kadib ayaan xasuustay
@somaliqueen10
@somaliqueen10 12 жыл бұрын
KOLAY ANI HAL SU,AAL AAD BAN UGA HELAY WANA MACANE HALA TIJAABSHO
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 5 жыл бұрын
2010kii ayaan bartay marba marka kadanbeeyo waan siijeclaadaa ee maxaan sameeyaa ilatali
@gureyfanax5005
@gureyfanax5005 5 жыл бұрын
Jawaab ta iigusoodir 004915901076934 whats appka
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
KHILAAFKA TRUMP | KOOXDIISA | CABSI WAYN | WALWAL SOMALIDA USA
16:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
SAGALEY  by Cali muse (Cali kaban)
6:01
Madaale Productions
Рет қаралды 1 МЛН
Riwaayad Qosol Badan... JHB, South Africa By Aduun.com
25:54
Aduun Production
Рет қаралды 132 М.
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН