Walalo waxaan war Maahan madaama qabiilada kadaa magacooda beelo u isticmaal war qabiil. Somaalya halkaa dhigay aduunka ka reebay Mahadsanid
@HassanHajir-f2g2 күн бұрын
Xawaadle. Wa in lagu qanciyaa. Gacanta ku dhilayaashi wilasha difacayey dalka taas waa in also qabtaan hadan lakenin gacanta ku dhiglasha. Ma qanci karno xawaadle iyo somaliyo dhan
@AhmedHussein-lu3tn2 күн бұрын
Guul iyo gobonimo Guulaysta Puntland iyo Jubaland
@AbdallaAhmed-e6p2 күн бұрын
Congratulations Hassan Sheikh Hassan
@MaxamedAxmed-wn9ur2 күн бұрын
War. Xawadlow. Sharaf. Badledihine. Sanbaloshe. Iskaqabta
@ahmedsalad13932 күн бұрын
War maxaa shidaal ah shacabkii oo dhanbaa wada shiid ah kalana shakisan isna dilaayee xasan dhiiqo yaan la dhageesan miyuusiga uuw mar walba ushidayo shacabka soomaaliyeed
@Calicabdulahi1232 күн бұрын
Guul reer butland
@HussenYusuf-k6f2 күн бұрын
Beeeeeen dhaaaaaaaaf
@SiyaadJamaal2 күн бұрын
Guul.guul
@MaxamedAxmed-wn9ur2 күн бұрын
Belaha. Jbln. Btln. Ssc. G mudug. Barked. So.aliya
@AhmedHussein-lu3tn2 күн бұрын
Hasan dhiiqo iyo Xamse marxuum ha soo raacaan Daacish iyo Ashashaab waayo 2da ninba diyaar uma aha midaynta Umada Soomaaliyeed ee ujeedadooda NGo oo kaliya.
@shamsoahmed51672 күн бұрын
Daacish iyo alshabaabka itobiya iyo galada markanka imaraat iyo itobiya abuuray si loogu curyamiyo in somaliya ay ciudan xoog leh ay u yeelato buntiland cidankeedu waa ciidanka kaliya hada ugu xoog badan somaliya maxaa yeelay kuwii kale alshabaab baa gumaaday.
@SahraAli-d8w2 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴❤❤
@AhmedHussein-lu3tn2 күн бұрын
Maxaa shidaal lagu gaadhaa meel walba dab ayaa ka holcaya, gaajana waa loogu dhimanayaa dalkoo dhan. Shidaalkaa dhac xasan dhiiqo.