FEYSAL CALI WARAABE HAWIYE WAA ADDOOMADA DAAROOD (3937)

  Рет қаралды 11,478

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

4 күн бұрын

Пікірлер: 74
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 2 күн бұрын
Waxaad isugu marqaati furteen inaad waligiin daarood isugu tagi jirteen lakiin aad waxba ka qaadiweydeen,iyaguse sida loo neceb yahay isuguma duubna oo iyagaaba col isu ah
@bosteyaali184
@bosteyaali184 2 күн бұрын
Reer Mayland ka Rashad’s cadaawaha Hawiye ama Hiraab ka Xamar ku Habsadey Xuduudiinna Xirta Sida Puntland oo Naf isgeliya waa runteed gabadhaan geesiyada wadaniyadda ah guuleeyso wax badan bay ogtahay Xafidullah Abaayo thank you
@Sumadeena
@Sumadeena 2 күн бұрын
Iidoor wagash waxaa dantiisa ku jirtaa in Daarood iyo Hawiye is laayaan oo soomaali kala tagto. Daarood iyo Hawiye waa dad walaalo ah oo waliba aaminsan midnimo soomaaliyeed.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 күн бұрын
Aden Macalinka lugeeya waa kooxda nabar iyo naxdin. Majeerteen iyo Hawiye ayuu rabaa in uu isku diro. Dhinaca cidbaa wax xukumi karta markuu leeyahay magaca Daarood buu isticmaalayaa oo uu ka wado Daarood baa wax xukumi kara, laakiin dhinaca marka uu wax isku dirayo Daarood ma dhahayo Majeerteen buu dhahayaa.
@bosteyaali184
@bosteyaali184 2 күн бұрын
Xasan tuug iyo Adan Madoobe umadda Alle haka qabto aamiin Yaa Rabbi
@bosteyaali184
@bosteyaali184 2 күн бұрын
Asc Mashaa Allah Adanow waad mahadsan tahay waxaad noosoogudbisaah Dad wanaagsan oo wadaniyiin ah oo Xigmad badan sofa Gabadhaan iyo Sheeykh Maxamed oo kale noosoobadi Dadkaan fiican kale thank you Adam Ingiriisow
@alkhayratmedia5956
@alkhayratmedia5956 2 күн бұрын
Dulli ha noqon dadka isku dirkiisa iska dhaaf illaahay ka cabso oo waxaad hubto sheeg
@bosteyaali184
@bosteyaali184 2 күн бұрын
Waa printed gabadhaan Mashaa Allah run bay noosheegtay manta Alle ha ku Xafido Abaayo
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 2 күн бұрын
WCS ASXABTA SMC SALAN SARE MANSHA ALLAH HOYO SOMALI ILLAAHEY HAKUXAFIDO WAA RUNSHEG WAXAAN OO DHAN WALA OGYAHAY WANA LAGA ABALMARIN INSHALLAH HOYO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ILLAAHEY HAKUCAFIYO GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY
@bosteyaali184
@bosteyaali184 2 күн бұрын
Wcs salaam Habar wadaniyad ah Jawaari na Alle haw naxariisto gacan ka gardaran baa Dishey sun bay u qaseen
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 2 күн бұрын
Iidoor dabacayuun marba reero sheegta mantana amxaaro sheegateen yahuu ilahoow shartiina idinku koob
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 күн бұрын
Waa runtiis Feysal waraabe Qabiil oddoon ahaan jiray dal ma hoggaami karo Hawiye waa oddoontii daarood
@sedson02
@sedson02 2 күн бұрын
warya eelay wiiq adigu horta ma oromo tahay iintaanad hadlin
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 2 күн бұрын
WIXII ISKU DIR WADA ALLAAH UMADA HA KAGA FOLAADO AAAAMIN.
@haaboali1198
@haaboali1198 2 күн бұрын
Asc. Haskiisa waa maaylanda magaceeda waa Ibada reerka ka dhalatey waa (Emaad).
@abootoaxadomuse7096
@abootoaxadomuse7096 2 күн бұрын
Aad iyo aad haweye iyo daarood waa walalo is ladhashey ok guul iyo gomaniimo soomaalia yaan laisku dirin dadka iyo dalkaba ismacil cumar geele haga badbadiiyo waayo qofki juuq dhahaba suun baa juuq kow waa yaab suunbaba uu soo baxdey iskaqabta khadijo diriye dr jawarii iyo qofkasto magac leh iyo soomaalinomo ku jiidho waa laqarajiinaya waxa tas kadaran in roobow 1000.000 1 million people kille buu kadhiigeey wasiir how come the person killed 1 million people how is become minister?
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 2 күн бұрын
Waziir figi shariif axmed mahad salaad (only rooboow miyaa alshaab ah )zxb gabyaalada daa adiga Yaa og inaa tahey alshaab
@abootoaxadomuse7096
@abootoaxadomuse7096 2 күн бұрын
Gabadhas waa wadaaniu dhab ruunbeey sheegye soiomaalia haa miidoowdo hais raacdo guuuul Iyo midniimo goonimo❤❤❤❤❤❤❤ 😊guuuuul Iyo ❤
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 2 күн бұрын
Kan meesha ka badhaacinaya yaa awooda ku gurmatay ku siiyey weligaaba Hawiye ayaa iddiin gumeysanayey.
@Nia2tt1
@Nia2tt1 2 күн бұрын
Mashallah mamada hore uu soco dhex oo Hassan Dhoonfar karbash 😮😮😅😊
@bisharo8936
@bisharo8936 2 күн бұрын
Caayda mafiicno habo xishow muslimka faaxish ma ahan...hala isdhaliilo likiin aan la iskutarahtagin
@user-ml1sp7qx2r
@user-ml1sp7qx2r 2 күн бұрын
Taasi waa Runtiis faysal
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 күн бұрын
Aden Macalinka lugeeya waa kooxda nabar iyo naxdin. Majeerteen iyo Hawiye ayuu rabaa in uu isku diro. Dhinaca cidbaa wax xukumi karta markuu leeyahay magaca Daarood buu isticmaalayaa oo uu ka wado Daarood baa wax xukumi kara, laakiin dhinaca marka uu wax isku dirayo Daarood ma dhahayo Majeerteen buu dhahayaa.
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 2 күн бұрын
Soomaali in aad isku dirtid ayaad meesha u fadhidaa. Wax umada mas laxad u ah ku hadal ama iska aamus.
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 күн бұрын
Soomaaliyeey alaah kabaqa muslim khaalis noqda salaada tukada jahanaba meel fiican maaha dhiiga daadanaya hala joojiyo
@Mideye157
@Mideye157 2 күн бұрын
Faisal Faruq wa hoganka cisbiga ugu da’da weyn Jeeganta wa na kan ugu liita. Qof saas ah maxaad wax uga soo qaadaysa. Dagalki Lasanod Hawiyu leef leefayey oo Darood bu caayayey damiir laawe Faruqa weeye
@sedson02
@sedson02 2 күн бұрын
Askarti Siyad Barre ee madaafiicda ku burburisey Hargeisa waxay ahaayeen Eelay iyo jareer , cadeemo ayan u hayna . Waxaana ku qornay buuga taariikhda Somaliland , Forgive but never Forget .
@Hugeii-sr4iv
@Hugeii-sr4iv 2 күн бұрын
Waryaa hee waxaas hanoola imaanin dee rahweyn waa dad sharaf lex dee jereer waa dad sharaf lex weye dee Shacab miyaa san aheyn dee Dadka wax dugeeyey waa dowlada weye dee Hawiyo xadii aad tihiin eelay jareer miyaa idin fudud dee Wax walba eelay jareer miyaa dee Rahweyn nimankan iskadhiciya Dee
@Iphone20249
@Iphone20249 8 сағат бұрын
😂😂😂😂😂kkkkkk faysal waa geesi walaahi wuu ufooldhaqay kii xasan miyuu aha magiciidu
@user-yz8qb5ms7o
@user-yz8qb5ms7o 2 күн бұрын
Wa khiyaligii ay hawiye ku qaldi jireen oo beenta ahaa waxay sheegtaan inay wax tureen iyaga waxba aheyne yay wax Tari jireen wa laga yabaa inay ganacsi geeyeen qoryihii ingiriska ay ka Helen lakiin kenadìd talyanigii ayaa jebibiyey hadad isku diri jirteen darood iyo hawiye qayanadii ad ka wadeen wa dhamatay xataa hada dasturka labedelay isaaq kuwa isku shegaya xildhibaano lakiin jajusinta snm ay bilabeed xasana ku qaldeen inuu Belo dastuurka si ay iska horkeenan soomalida koonfurta marka somalida wa inay kooxdaas firo uyelataa oo layska illaliyo
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 күн бұрын
Adiga alaah kabaq isku dir baa looga danleeyahay daarood waa lagu waashay dantooda bay haystaan dantiina qabsada
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 2 күн бұрын
Feysal faaruq iskuma diri kartid hawiye iyo darood isaaq qori dableh ayey lawaregayaan
@abootoaxadomuse7096
@abootoaxadomuse7096 2 күн бұрын
😢😢😢 fustqfariqa ciiid dhageesaneeysa majiiran 👎👎👎👎👎
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 2 күн бұрын
Faysan na isagaaba sida doqomada u hadlaya
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Күн бұрын
Kkkkkkkk Iidoor xanuunsan iyo Hawiye aad sheegayso ma Daarood ba wax uma aragno Soomaali dambe madaxweyne kanoqon maysan tuug
@Nia2tt1
@Nia2tt1 2 күн бұрын
Feysal waa runtis 😢😮😅😊
@fuadomar7831
@fuadomar7831 Күн бұрын
Feysal rufiyaan isaga iyo reerkiisa. u ololeyey xasan dhiiqo irirnimadi ku awrkacsanyeen ma shaqeyn hhhhhhhhhhhh
@daareyayale7013
@daareyayale7013 Күн бұрын
Somalilan iska daaye Baydhab kismanyo bossaso ma bixin karo hargeysana lamidwaaye hee
@saramohamud314
@saramohamud314 2 күн бұрын
Cudur baad wada qabtaane daawo doonta😭😭😭😭👎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 күн бұрын
Boqortoyadii Cali yuusuf keenadid mnta booskii wxaa jooga m.weyne dani ❤
@shamsahashi4084
@shamsahashi4084 2 күн бұрын
Aaw geedi shaanboow maa u gurmaday 😂😂😂😂
@user-wx5xf4sf8n
@user-wx5xf4sf8n Күн бұрын
Raxanweyn wax na higaaniteeb waligeedva
@SokoreyCabdi
@SokoreyCabdi 2 күн бұрын
Maseer
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 2 күн бұрын
Kkkkkkkkk😅😅😅😅😅 duul isku marqaanti kacaya in la gumeysan jirey 😅😅😅😅 adigase waankan tabinayee goormey aheyd wakhtigii ay eeley ama raxanwey xoreeyeen hawiye bitte komm down kistoo jooji cusbada
@abootoaxadomuse7096
@abootoaxadomuse7096 2 күн бұрын
🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤑🤮🤑🤮🤮🤮🤮🤑🤮🤮🤑🤮fusta faruuq ah muxuyiiri habar dhaliiweeydey aleelo ku walateey hawiiye iyo darood waa. Walalo haiskukayadirin awlana idinka isku kayadiiriin tuuug umada haiskukeendiiriin
@saidahmed5502
@saidahmed5502 2 күн бұрын
Qof adoonsi qofkale ku sheega ayaa lasoo adoonsanjiray
@user-ye7cz1xi5r
@user-ye7cz1xi5r 2 күн бұрын
Keenadiid wuxu talyaanigu ku eedayey inuu iibsado hawiyaha oo uu dibadda udhoofiyo markii talyaanigu burburiyey boqortooyadii oo uu hobyo qabsaday wuxuu dhuusamarreeb keenay gudoomiye talyaani kaddib wuxu uyeeray dadkii meesha deganaa oo kuyidhi waxaan rabaa boqol gabdhod oo bikir ah 50 hawiye ah iyo 50 daarood ah waxay udacwoodeen ninkii hobyo joogey wuxu ugu jawaabey waa nin waalan oo dagaalkii labaad boqol xabadood ku dhacday isaga yeela wuxuu rabo waysoo noqdeen iyagoo caraysan 3nin oo majeerteen ah iyo nin dhulbahante ah waxay isku afgarteen inay dilaan makhsinka hubkana ayjabsadaan kadibna ay aadaan galbeedka iyo xero ugaadeen waxay ugu galeen xafiiskii iyagoo wata toorrayo wayna dileen markii warkii gaarey wuxu yiri talyaanigii ninkii soo qabta nimankaas waxaan siin miisaankiisa oo dahab ah nin habargidir ah ayuu ciidan iyo hubsiiyey wayna kadaba tageen muddo dagaal socday kabacdi waa ladilay ninkii talyaanigu soo diray meel beledweyn agteeda ah kaddib ciidankii daaroodku waxay galeen oo kukala firdheen xamar baydhabo kismaayo
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 2 күн бұрын
BEENLEEEY BOQOR KAYNADIID CID DISHAY MA JIRTO HAWIYE MA JIRIN MARKUU JOOGAY BOQOR KEYNADIID SULDAAN CALI YUUSUF AYAA KA DAMBEEYEY OO SOO IIBSADAY HAWIYE ZINSIBAR IYO TURKAANO KA SOO IIBSADAY WUUNA SOOMAALIYEEYEY BEENTA JOOJI LIBRARY GA AYUU YAALAA BUUGTIISA WAXAA KA DAMBEEYEY SULDAAN SULDAAN CALI YUUSUF SULDAAN KII AY U HEESI JIREEN HAWIYE HISTORY GA CID INKIRIRI KARTA MA JIRTO LIBRARY GA AYUU YAALAAA MISKIIN YAHAY XASUUSO SARTAAN YAA FUUULA SULDAAN CALI WEEYE KKKKKKKKKK
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Күн бұрын
Oday waalan
@saidahmed5502
@saidahmed5502 2 күн бұрын
Fikrada aad ka sheekeynasan waa qalad
@sainabyussuf8252
@sainabyussuf8252 2 күн бұрын
Waxa la rabo in dalka laga tirtiro waa daarod iyo digil iyo mirifle
@sedson02
@sedson02 2 күн бұрын
ibliis yahay dadka haisku dirin . naagaha dhilooyinka soomaalidu iintay ragga isku diran ayay hadhow marka lais dilo way baroorotan sida naagaha leelkase .
@mahameddacaad1253
@mahameddacaad1253 2 күн бұрын
Mj powerful cabsi cabsi weye boqortooyo weye guuleyso ameen hamaplyo
@sedson02
@sedson02 2 күн бұрын
Anigo reer Gebiley ah waxan inii cadeenaya iin Isaaqu gebi'ahaantoodba raxanwayn u haystan oromo uu talyaanigu kaga talaabi jirey webiyada Waana sababta uugu horeesa ee raxanweynta looga tarxiilay Somaliland . Faysal Cali waraabe uu nacebyahay eelayda haddana islaantiisu wa eelay , soo niin waalan maaha ?😄
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Күн бұрын
Siiiilkhaaal aaad ku qaraaban jirteeen 😂😂😂 ma banaanka keentey in eydoor aad thy
@sedson02
@sedson02 Күн бұрын
@@dilara-jj5yj Isaaq wa abtiyaashay . Ma oggtahay iin Somaliland kugu dhex wasi karo ,Xamarna waan kugu wasi , Jigjigna waan kugu wasi . Kismaayo waan kugu dhex wasi . Sedson02 Wiil Shiikhaal Mr International Worldwide MF .
@daareyayale7013
@daareyayale7013 Күн бұрын
Kkkk kkkkk kkkkkk kkkkkk
@Samatalis1
@Samatalis1 2 күн бұрын
Nin waalan warkiisa wax kasooqaad malaha farmaajo sidaas ayuu u cayn jiray
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 2 күн бұрын
Aden Macalinka lugeeya waa kooxda nabar iyo naxdin. Majeerteen iyo Hawiye ayuu rabaa in uu isku diro. Dhinaca cidbaa wax xukumi karta markuu leeyahay magaca Daarood buu isticmaalayaa oo uu ka wado Daarood baa wax xukumi kara, laakiin dhinaca marka uu wax isku dirayo Daarood ma dhahayo Majeerteen buu dhahayaa.
@M.Duran71
@M.Duran71 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Iphone20249
@Iphone20249 8 сағат бұрын
Walee xamar wa dadqalatooyin bisinka
@user-yl1nd9cy3i
@user-yl1nd9cy3i 2 күн бұрын
Raguhu.muxu.yahay
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 2 күн бұрын
🤮🤮 hypocrite
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 күн бұрын
Odaygaan waa kharaab booto isaaq udaa war soomaali wax ha qabsadaan war badiina iyo barigiina ka shaqaysta reer hebel iyo dhiig islaam waxba tari mayso
@farhiyosaid5300
@farhiyosaid5300 Күн бұрын
Been badanaa.tariikh been ah
@shaafiissackismail8060
@shaafiissackismail8060 2 күн бұрын
Faysalow qabiil qaran ma noqdee somali weyn soo raaca laf-baad toobin ku haysaane.
@sedson02
@sedson02 2 күн бұрын
Soomaaliyee ! Horta hal su'ual iiga jawaaba : Eelay ma soomaali baa mise wa oromo ? Macalinka fitnadow aaway ciidanki oromada ethiopia eed u naageeneysey ? Isaaqu Faysal waraabe waxay u haystan niin waalan oo yementa ka imid asalkiisa garac xuuti .
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Күн бұрын
Jareerta iyo eelayada.somali waza.lokenay add labor
@fxcooking9677
@fxcooking9677 2 күн бұрын
Odaygaan waa kharaab booto isaaq udaa war soomaali wax ha qabsadaan war badiina iyo barigiina ka shaqaysta reer hebel iyo dhiig islaam waxba tari mayso
MOOSHIN AMAR ALLE LAAKIIN!! 3 July 2024
15:38
SHANTA TV
Рет қаралды 2 М.
MUUSE BIIXI CAFIS HA WAYDIISTO JABUUTI
22:20
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,1 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 60 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 9 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 4,6 МЛН
SHEEGA DEE (3947)
1:54:15
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
sheikh xassan sh Boqolsoon nin mukhlis ah o dacada ayu ahaa.
2:50
SIR AY FAAFISAY IDAACAD MARAYKAN AH | XOGTA DAHSOON FILANWAA
16:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 5 М.
YAABKA MW XASAN SHIIKH SHIRKII TURKIGA (3943)
1:50:48
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 14 М.
MW HASSAN SHEIKH 3 July 2024
11:56
SHANTA TV
Рет қаралды 368
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00