CIIDANKA ISRAEL | XABAD JOOJIN | 'XAMAS OO XILKA SII HAYSA' NTY

  Рет қаралды 49,112

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

4 күн бұрын

#SUBSCRIBE
XOG LAGA HELAY CIIDAMADA ISRAEL OO ARGAGAX KU RIDAY NETANYAHU IYO ARIN FILANWAA AH • CIIDANKA ISRAEL | XABA...
SOURCE: NYT
Israeli Generals, Low on Munitions, Want a Truce in Gaza
Israel’s military leadership wants a cease-fire with Hamas in case a bigger war breaks out in Lebanon, security officials say. It has also concluded that a truce would be the swiftest way to free hostages.
Israel’s top generals want to begin a cease-fire in Gaza even if it keeps Hamas in power for the time being, widening a rift between the military and Prime Minister Benjamin Netanyahu, who has opposed a truce that would allow Hamas to survive the war.
The generals think that a truce would be the best way of freeing the roughly 120 Israelis still held, both dead and alive, in Gaza, according to interviews with six current and former security officials.
www.nytimes.com/2024/07/02/wo...
Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.com/world/middle-...
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 65
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 күн бұрын
AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 2 күн бұрын
Allah swt ha guuleeyo musliminta falastin 🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@SaynabIsmail-mg5hg
@SaynabIsmail-mg5hg 2 күн бұрын
Jazaka allahu khyrn abdihafiid
@layloyaasinnuur6596
@layloyaasinnuur6596 2 күн бұрын
Maansha Allah Cabdixamiid waa mahadsantahay warar sugan baa gurigayaga noo gukeentaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 2 күн бұрын
Mahadsanid wariye cabdixaafid legend ❤
@rahh4137
@rahh4137 2 күн бұрын
❤Ilaahay walaalaheen reer Falastiin la jir oo gacantooda kor ka dhig cadawgoodana jabi ❤
@reemali6728
@reemali6728 2 күн бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 2 күн бұрын
Asc habo wad ku mahadsantahay sid hufan ee ad nogu so gudbisid aqbaarta ❤️💕❤️❤️❤️💕🇸🇴💕☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 күн бұрын
Wcs habo soo dhawoow in badan guulayso
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Күн бұрын
Thank U Mr Abdihafid Alle SWT ha u gargaaro Reer Falastin,
@ruqiyoahmed6582
@ruqiyoahmed6582 2 күн бұрын
Asc Cabdixafiid ma ahan ciidanka ugu xooga badan bariga dhexe ee waa ciidanka ugu qalabka badan uguna qalabka casriyeysan laakiin wadne ma jiro horaa Alle quraanka noogu sheegay waa in ay dadkale ku tiisanaadaan keligood ma istaagi karaan, waa Alle mahadiis Alle hanaga soo gabagabeeyo aameen🤲
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 5 сағат бұрын
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
@sabamoumin6259
@sabamoumin6259 2 күн бұрын
Alaahu akbar guul falastiin xamaas
@SakariyeJikaarta37
@SakariyeJikaarta37 2 күн бұрын
Ku sali xabiibkeenii muxamed scw scw
@cabdisalanmaxamed3437
@cabdisalanmaxamed3437 Күн бұрын
Guul ayan Allah SW oga barya XM iyo dhaman musliminta calamka
@IfrahAden-iw7xr
@IfrahAden-iw7xr 2 күн бұрын
Maasha allah waa guul ma u malaynaysaa ugu yaraan boqol iyo kontokiikun ee qof iyo maqaaladii qaza inay ciyaar ku dhinteen waxay.ka dhigan tahay inay Helen jawaab.tii dulmigii iyo xasuuqi + yaraysi gii !!!!! Every things will.get destroying like qaza in Israel aamiin
@abdirizakhassan6635
@abdirizakhassan6635 2 күн бұрын
Asc Abdi Xafid walaal waa Awooda Allaah
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 2 күн бұрын
Alxamdulillah
@umucamaaraadan7261
@umucamaaraadan7261 2 күн бұрын
Maansha allaah alle habarakeeyo wariyaha intaasaanu nafkadhiganaaye israaiil alle hajabiyo meel ayjoogaanba allaahu maihsam jayshi yahuud
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 5 сағат бұрын
Allah waxa kasta gabaabsi ha iga wada dhigo
@Jameeco
@Jameeco 2 күн бұрын
Salaama caleykum Saaxiib sare cabdxafiid
@saeedwarsame2081
@saeedwarsame2081 2 күн бұрын
Maa Shaa Allah, Abdihafid, waxaad noo soo uruurisey xogu aad u sareeya. Suxufi weyn baad tahay. Ku soco. Mahadsanid.
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 күн бұрын
Thank u walaal❤
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 күн бұрын
Dawlada bariga dhexe ugu awooda badan ,waxayna talada ku daran in ay jirto awood aanay cidina u birdhigi karin iney ka sareyso, waana Awooda Allah.
@maxamuudxasancige3094
@maxamuudxasancige3094 2 күн бұрын
Alla hajebyo yuhuud iyo maceeda aamiin
@reemali6728
@reemali6728 2 күн бұрын
لا خالب الاالله
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 2 күн бұрын
Allxmdullillaah allaah swt ayaa mahad leh waxaan ka sugayaa wax badan oo naga farxiya oo ku saabsan in eey guuleeysan doonaan reer falastiin Insha allaah. Yahuud nacalatullaahi caleek weey jabtay EE Xisbullaah hadeey dagaal ku Qaato wale yahuudi weey masaxmi oo meel eey Martat waa la waayi Ha washleeyso
@ZaynabAxmed-yw4kk
@ZaynabAxmed-yw4kk 2 күн бұрын
Marka Allaha xaqa uhiiliyo oo falastiin oo guulaysatay ilaahow natus
@AmbiiyaFaysaal
@AmbiiyaFaysaal 2 күн бұрын
Waa si wangsan
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 Күн бұрын
Konkan Alle SWT Uman gargaar ka sugeyna Wanakan gargarki Alle Alhamdulillaah Nicmatu Islam wakafaabihaa calaa Kulu Nicma,Allaahu Akbar 🌿
@user-xu6up7qc5o
@user-xu6up7qc5o 2 күн бұрын
Mansha alah ilaahay hasooqabto
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
Guul palastin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bashirsaidally8824
@bashirsaidally8824 2 күн бұрын
اللهم إن نسألك أن تأخذ الظالمين أخذ عزيزٍ مقتدر وأن ترينا فيهم ما يُسكن من نار قلوبنا. اللهم إنا نرجوك أن تضرب الظالمين بالظالمين، أن تنتقم منهم يا منتقم وأن تردّ لنا حقوقنا منهم في الدنيا والآخرة اللهم اشغل الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين" . اللهم أهلك الظالمين بالظالمين وأخرجنا من أيديهم سالمين اللهم أضرب الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين
@SiiseArtan-bh3qw
@SiiseArtan-bh3qw Күн бұрын
So daa warka
@adanmaxamuudcalifoodeey2844
@adanmaxamuudcalifoodeey2844 Күн бұрын
Xamaas xili fiican ayey dharbaxo ku dhufatay cadiwga wana taariikh qormeso oo aan la ilawi donin
@HawoAdan-b3r
@HawoAdan-b3r 2 күн бұрын
Malaha wax balan ah yuhud. Waa dad allah u carooday Gurigoodu waa jahanaba
@user-xu6up7qc5o
@user-xu6up7qc5o 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-mt3qw2pk3u
@user-mt3qw2pk3u 2 күн бұрын
Asc Intinyashu xaaladiisu waa is laan.jiiftaa legdini umuuqataa war loodhamay riyada hajoojiyo
@user-ud2ty8sh7w
@user-ud2ty8sh7w 2 күн бұрын
Alx alow galada jabi o isku dir dexdoda amin xafidow hede wad naga farxisay manta
@adanmaxamuudcalifoodeey2844
@adanmaxamuudcalifoodeey2844 Күн бұрын
Rubi allaha kurido yahuda fashiga ah
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
Asc wr wb
@kiinadan6786
@kiinadan6786 2 күн бұрын
Ilaahay haka qabto cadawgaas gaamuray!😪😪😪
@user-ne4mj3kn6c
@user-ne4mj3kn6c 2 күн бұрын
❤❤❤✌✌✌💯💯💯
@BLOXKETCHUM
@BLOXKETCHUM 2 күн бұрын
Ciidanka Israel, wey jabeen ilaahay hajabiyo wey marteen.
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 күн бұрын
Bisha 12aad weye dorashada maraykanku intakaharsan marka lagudaro july obilowa waa 5bilod natanyahu mawuxuleyahay 5tasbilod dagal banwadaya tankale hadamuxuxeriyay oawoda hadise turam yimado unagulaysanwayo turam macidan busin mise nukler buu ufasixin inuisticmalo? Misemahe caqabada ukuwayayo xukunkisa iyo maxkamada buraba inturam kacawiyo?
@NuuxIsmaacil-su9zd
@NuuxIsmaacil-su9zd 2 күн бұрын
alle ha ugargaaro shacabka falastiin
@rayanaahmed6639
@rayanaahmed6639 2 күн бұрын
Kaalay iskaarag
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 2 күн бұрын
Fiiri edo dukaan maad kasoo dhex hadlee 😅😅😅😅😅 mey kan😂😂😂😂😂
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Күн бұрын
Alxamdullillaah walillaahil xamdu tani waa nasriga illahay gaal oo dhan ou horbodaaya maraykan iyo israiil waxay ciidamo ' hubkii ugu casrisanaa iyo bomkii udambeeyay iyo waxay technologie
@dodo6860
@dodo6860 2 күн бұрын
Asc Abdi hafid Hamas calamkay xoraysay Palestina waye xoreydonta Inshaallah
@user-te7hx3yq4w
@user-te7hx3yq4w 2 күн бұрын
700 ma aha inta israaiil laga dilay 7 oktober ee waa 1200
@user-zb5jk1fv7v
@user-zb5jk1fv7v 2 күн бұрын
Haa maad saas uhadashid kaligaa ayaad nadeeqsiin kartaaye igagadaa sh siyaadka soomaamida ah ogow lamajecla
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 2 күн бұрын
British kaanaaba kugu nacay c xafiidow magacyada carurtaada ama magaca xaaskaaga ugu magac dar warbahintada bilaacaleeg
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
Subax wanaagsan A.hafid
@SafiaMohamed-pg7rs
@SafiaMohamed-pg7rs 2 күн бұрын
Guul reer falastiin insha Allah yaa waduud yaa raxmaan yaa raxiim yaa kariim
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 2 күн бұрын
Xabad joojitu hada.waa qasab eyes Dan utahey sherdiga yaa laga aqbalayaa ahardiga xamaas pola abalone yes xabadu kujoosaneysaa jundulaah jahaad yaakujira dagaalka meeshuugalana guulyuukakeenaa isgaa allaah waatatoowga iyovalaacalaka israaiil loomana aqbalayo intii eynabad buuxfa kasaziixayaan SAS yes aniga illatahey kkkkk guul ama geeri 2badaba waaoifuiul gaya anagaaleh muskis
@sahroabdi4085
@sahroabdi4085 2 күн бұрын
Markay dadkooda soo daystaan bay rabaan in ay dib ubilaabaan dagaalka ay ku ciribtiraan xamaas iyo shacabka
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Күн бұрын
GUN BIN KAFEER DOWN 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cismaanmaxamed29
@cismaanmaxamed29 2 күн бұрын
ninwalaal lihi madhintee waxaas qararac
@imanhaji7166
@imanhaji7166 Күн бұрын
Soomaali madax yar(Short Minded People)war dadka wadankiina dhista ku dhaha,bal caqligaan guracan daya.walaalkaa hantidaada ka fogee,kenyati iyo amxaar dhulkiisna ii xayeysii.cqligii laan dheeruhu waxasu dhalay,shalay ahayd markay soddon sano waxay aruurinayeen iyo kii qaxooti lacag ka soo aruursady laga diirtay Isli ku dhex barooranaya.Shame on you.
@rayanaahmed6639
@rayanaahmed6639 2 күн бұрын
Ducada halawado nasrigu waadhowyahay
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Falastiin quwad malahee ilaaheey ayaa guusha siiyey Maashaalaah ilaahoow ilaali dhamaan muslimiinta
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 42 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 56 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 23 МЛН
FILO PART 103
30:37
Abukar Mahdi
Рет қаралды 18 М.
Sh Abdirashid Oo Kadhaday Arin Mucjiso Oo Lagu Arkay Dagaalka Gaza
11:44
'SIRTA UU KASHIFAY 9-BILOOD KADIB' GAZA  WAA MAXAY?
19:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
Kaftanka Siyaasada 501 oo aad u xiisabadan
34:52
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 17 М.
ToRung short film: 😭i'm not blind😢
0:58
ToRung
Рет қаралды 112 МЛН
Достали существо из под земли
0:29
RICARDO
Рет қаралды 1,9 МЛН
I Can't Believe We Did This...
0:38
Stokes Twins
Рет қаралды 31 МЛН
ШУНДАЙ ЯХШИ ВИДЕОГА ХЕЧ КИМ ЛАЙК БОСМАЙДИ
0:15
Муниса Азизжонова
Рет қаралды 6 МЛН
37.First Day as a Zombie💀
0:32
Limekey0
Рет қаралды 39 МЛН