Shaxda noqoshada Laba xaniyood !

  Рет қаралды 84,258

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Күн бұрын

Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
skillshare.eqc...
Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
t.me/XaliyeAli
Apple Podcast : podcasts.apple....
GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
SPOTIFY: open.spotify.c....
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye

Пікірлер: 186
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Жыл бұрын
Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah. skillshare.eqcm.net/Aox1PN
@mustafeabdikariim4609
@mustafeabdikariim4609 Жыл бұрын
thanks Coach for your training Somali man
@Maxamyare
@Maxamyare 9 ай бұрын
thanks
@Maxamyare
@Maxamyare 9 ай бұрын
@@mustafeabdikariim4609
@Madadaalomedia337
@Madadaalomedia337 Жыл бұрын
Shaxda laba xaniyood, qodobada oo kooban : 1: " Qaado masuuliyad....✅ 2: "Ka bax Hab fikirka dulmanaha.....✅ 3: " U Hadal sida Nin rageed......✅ 4: " U Soco Si Kalsooni leh ama ku jirta ......✅ 5: " Indhahaaga kor u qaad......✅ 6: " U istaag Naftaada........✅ Thanks Ustaad Prof: Xaliye ❤❤
@Ashraf128_
@Ashraf128_ 8 ай бұрын
Lᴇɢᴇɴᴅ
@gullednasirkayd118
@gullednasirkayd118 6 ай бұрын
@abdfatahabdallahxussen9970
@abdfatahabdallahxussen9970 4 күн бұрын
Thanks for respect ✊
@ahmedhasanali3600
@ahmedhasanali3600 Жыл бұрын
Succes need hard work 👑💪
@abdirahmanmohamed6512
@abdirahmanmohamed6512 Жыл бұрын
Really
@indextwo5810
@indextwo5810 Жыл бұрын
Ofc it does
@hindiafsomalia2649
@hindiafsomalia2649 Жыл бұрын
Yeah right success needed most below
@cabdicasiisgacma
@cabdicasiisgacma Жыл бұрын
Mahadsanid macalin Mida kale waxan donaya inad noso diyariso xog gudbin ama kilib ku saabsan ''communication skills" Hadii ad awodo wanku salamaya macalin...
@nasriprinting9379
@nasriprinting9379 Жыл бұрын
11:15 Masuul Dood ayaan kaqabaa Fikirka Socodka aad usoo jeedisay aniga oo ka hadlaya ka muslim ahaan, islaamka waxa uu qabo. fadlan waxan soo jeedinayaa in loo socdo sida uu usocon-jiray Nabi Muxammed (صلي الله عليه وسلم). "F.G: inaad usocoto si boobsiis ah adiga oo hoostaada ama Hortaa fiirinaya waa SUNNO" soo baar si aad u ogaato weydiinaha kuwa ku cilmi leh. Taasi waa bogaadin aan usoo jeedinayo RUUXKASTA MAHADSANID.
@coachlyon4248
@coachlyon4248 Жыл бұрын
Coach please film us a video about communication skills we're so keen on that topic, do that ASAP
@maxamedcumar339
@maxamedcumar339 Жыл бұрын
Hugaamiyaha raga Somaliyed keep forward 😊 my dear friend 😊
@maxamadshiine3078
@maxamadshiine3078 Жыл бұрын
The legend Doctor Xaliye
@sadaamcabdiqani
@sadaamcabdiqani Жыл бұрын
Asc macalin xalqado hore oo an ku dawaday aragtidada 100% way ila saxnaden Waxan bilabay inan time kayga qaypiyo galin an school tago galinka kalana an xirfad io aqon korodhsi sameyo habenkina an jymka ado shukansi io aferkisana wanjojiyay Wad kumahadsantahy wanada ad nasisay,alaha ka abal mario thanks
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 Жыл бұрын
Raggu waa tiirka nolosha haday toosiyaan waxwalba way tosayan haday xumeyana waxwalba way xumanayaan
@SharaxaayeMustafe
@SharaxaayeMustafe 11 ай бұрын
Perfesor xaliye
@HanaBarre
@HanaBarre 2 ай бұрын
Hadaan nin ahaan laha waxaan ahaan lahaa xaliye wlhi good ideas❤🎉
@zeachalpha9040
@zeachalpha9040 Жыл бұрын
Hooyadaa garoob mia lph
@boqorkakaftanka5398
@boqorkakaftanka5398 Жыл бұрын
Dil Daanyeerka intuusan Ku dilin teacher xaliye shaxda naagaha fahan awoowe🤞🤘💪🙏
@Hidayat_Rabbi
@Hidayat_Rabbi Жыл бұрын
Qof kasto waa qaali haduu qumahisa fahmo 🙏 @RESPECTFUL
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 Жыл бұрын
Communication skills hadad nagu cawin karto, Tips koban o sameyn leh . Thanks Dr xaliye
@lucaspubg
@lucaspubg Жыл бұрын
Number one: take responsiblity. This mindset will help you a lot. You can't imagine what you can accomplish by taking resoponsiblity. Number two: don't take the victim card. That is the easy way out. But it is very dangerous route to go. Number three: be precise in your speech. This is the 10th rule in the 12 rules for life book by Jordan Peterson. It is very helpful. SAY EXACTLY WHAT YOU WANT AND WHAT YOU MEAN.
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 Жыл бұрын
Well said 🤗
@abdirasakaliahmed7528
@abdirasakaliahmed7528 Жыл бұрын
Muhiim ma ahan iney 100M views haysato saaxiib, balse mawduucani waa kuwii ugu wanaagsanaa ee aan KZbinka ka daawado ee aan ka helo dhiiranaan iyo qorshe la imaansho.
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Жыл бұрын
Keep up moalins
@M.M.C470
@M.M.C470 Жыл бұрын
macalin clip noga soo samee comunication skills please
@SareyFarah
@SareyFarah 3 ай бұрын
Macalimoow dhiirigelintaadu aadbay nolosheyda wax wayn ugabadashay. waxaan kuleeyahay horey usoco oo inoosoo badi video-daan oo kale Thanks.
@jamaalkariiye6197
@jamaalkariiye6197 8 ай бұрын
Dabaa kacay ragbaa loo wacaya dagalbaa dhacay ragbaa loo wacaya dadbaa laraba in lasoo badbaadiyo ragbaa lo wacaya
@TaloBookkeeping
@TaloBookkeeping 6 ай бұрын
Inshallah bisha soo socota waxaan lacag ka samayn doonaa internet waa balan balan balan balan balan balan balan balan
@abdiwahababdirahmin9577
@abdiwahababdirahmin9577 3 ай бұрын
Ok makasamaysay
@baabaadhemanka-ts1xj
@baabaadhemanka-ts1xj Жыл бұрын
MARKA HORE WAAN KUSALAAMAY MACALIN ALHAMDULILAAH WAANSHAQAYSTA XIRFADWAANBARTA MACALIN GYM WAAN AADA AAD BAAN KAAGA MAHAD CELINAYAA WAXA AAD NOLOSHAYDA KUSOO KORDHISAY
@TheOnlyAndOddPath
@TheOnlyAndOddPath Жыл бұрын
Thanks for the quality content. Can you make more KZbin live Dr Xaliye
@maamka07
@maamka07 Жыл бұрын
Dabuub-taada Cudur iiga daran Marna daawiyo Dabiib ii ehe, Hay dagaaline Codka ii deji,
@abdihashimmohamed8486
@abdihashimmohamed8486 Жыл бұрын
Waad daalantahay codka hadii lagu dajiyo iyo hadii kale waa isku mid xaawoy
@nasserudeenmohamednor2938
@nasserudeenmohamednor2938 10 ай бұрын
Professor Xaliye Wax bdn baan kaa fa'iidey Thank u for helping us If we r Faaraxyaasha
@JeylaniQulleDuale-is5gx
@JeylaniQulleDuale-is5gx 4 ай бұрын
Macalin ina adeer muqal aan waa dawaday adigo gabdho wel dhaqsiin hayo ileen ina adeer halyey unbad ahan jiratay weliga
@ApdiraxamaanMaxamuuth
@ApdiraxamaanMaxamuuth 7 ай бұрын
Xaliye wn shaqatahgay lkn eax yapa padan ayan ka fikiraya nio
@xaliyexaliyr3263
@xaliyexaliyr3263 Жыл бұрын
TANKIYU MACALIN XALIYE ILAHAY QEER HAKUSIIYO 🙏 ♥ ❤ 😍 ✨
@WizMaamud-yi6yw
@WizMaamud-yi6yw 8 ай бұрын
Xaliye fikrada waa wax loo bahan yahey ugaas
@zeytunibrahim1901
@zeytunibrahim1901 5 ай бұрын
ani qof hindihisa inafiriyo wakabaqi jirey
@AbdifitaaxMohomedyuusuf
@AbdifitaaxMohomedyuusuf 5 ай бұрын
Asc ustaad waxaan rabaa in aad igacawiso arin iheesto oo ah dawashada aflaanta xunxun iyo siigada sida aan ooga bixi lahaa adigoo mahad san
@jemisjr2522
@jemisjr2522 Жыл бұрын
Dar alle iskaga jeclahaybo inaa xabadka iyo qoorta taago Thanks ustaad
@abdirahman2569
@abdirahman2569 Жыл бұрын
Pro: XALIYE waan Kusalamey Marka Hore Aad baN ula socda casharadada Khyr iyo cimri dheer ban Ku rajeyn naya Insha allaah Iyo in illahy mar ika tuso
@shekhnurmohamed
@shekhnurmohamed Жыл бұрын
Lagen
@abdihakimereg
@abdihakimereg 10 ай бұрын
Boys raised by single mothers will never take his personal responsibility. He developed an "entitlement mindset." He believes that he has the right to get what he wants without hard work and commitment.
@safarowchannell7086
@safarowchannell7086 Жыл бұрын
Nin wa ku maadeysan jiray lkn wllh fikradihiisa wa tagersanahay wana aqbalsanahay 💯
@AdenJibriil
@AdenJibriil 6 ай бұрын
God bless u bro
@fikradkaabe
@fikradkaabe Жыл бұрын
Thanks Dr xaliye
@BashiirMuhumed
@BashiirMuhumed 2 ай бұрын
Thanks teacher
@Mahir52143
@Mahir52143 Жыл бұрын
Rabbi xikmada iyo cimriga hakuu saaidiyo wxybhn kaa faaiday school iyo waalid toona kama faaidin ♥️ thanks ustaad
@walaalDafaaye
@walaalDafaaye 10 ай бұрын
Rᴀɢᴜ ᴡᴀᴀ ᴋɪɪ ɪs ʙᴀᴅᴇʟ sᴀᴍᴇᴇʏᴀᴀ. Sʜᴀxᴅᴀ Fᴀʜᴀɴ Aᴡᴏᴏᴡᴇ.
@nuriaabdullah
@nuriaabdullah 9 ай бұрын
Keep up Teacher Xaliye.
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Lkn ustaas erayga naag magaaloyinka qaar waa ka ceeb Waa iga nasteexee ha dulminin cidnaba adoo is leh dulmi suuli
@abdirahmanshucayb3871
@abdirahmanshucayb3871 Жыл бұрын
daan yeer weynbad tahay
@XuseenDakir
@XuseenDakir Жыл бұрын
Tageero buca ayaan ku ahay
@AweysPou
@AweysPou 9 ай бұрын
Zxb xalio mahad said lpx❤I
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
@siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 Жыл бұрын
Mahadsanid teacher xaliye kalsoonixumadaa waligeeyiskuma arkin kuma jiri ragaas jilicsan
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
Dhowr qodob iga qabo 1. Mawduuc fiican baad ka hadashay, qodobuduna aad ayay noo wada anfacayaan mahadsanid, 2. Talo kugu socota adiga, "waa ku salaamay awoowe" ku beddel "Assalaamu calaykum waraxmtullaahi wabatakaatuh" 3. Diinta wax ka baro, 4. Mahadsanid duqa
@abdallaahmed8104
@abdallaahmed8104 Жыл бұрын
Waan ku salaamay awoowe waa salaan afsomali ah salaan ka qiima badanna ma jirto inaad afkaaga dadkaaga ku salaantid . Adiguna iska daa inaad dadka u tilmaamtid waxay dhahayaan
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
@@abdallaahmed8104 Salaanta islaaamka ka qaalisan waa ku sidee 😀😀😀
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Waar nio ninkan waa fiicnyhy lkn inyaro diina ka dhiman wlahay kkkk waxaaba laygu yidhi xaasaskii nabiguu caayaba run iyo been mooji kolay kuma arag 😀
@muxammad2777
@muxammad2777 Жыл бұрын
@@abdallaahmed8104 war ninyahoow salaantu waa cibaado. Sida salaadda iyo soonka ay cibaado uyihiin ayey cibaado utahay. Nabiguna scw wuxuu na baray in aan isku salaano qaab gaar ah. Tan kale in aan wanaagga is farno maxaad ceeb ugu aragtaa adigu?
@abdallaahmed8104
@abdallaahmed8104 Жыл бұрын
@@cabdiraxmanmaxamed3093 iskadaa malaha xun , diintana adigu kudhaqan iska daa dadka kaloo , aakhiro camalkaaga unbaa lagu waydiinayaa kan xaliye isagay utaal lop
@exsolieman.2712
@exsolieman.2712 Жыл бұрын
Ustad kaso hadal shortcut ama in si degdeg ah wax lagu helo
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Ustaad gabdhuhu raganimo ma lee yihiin
@TechBarAmaBaro4810
@TechBarAmaBaro4810 Жыл бұрын
Horta waad ku mahadsantahay la talinta ragga waayadaan la indha sarcaaday, se mid baan ku weydiine, ma wxd taageereysaa qeyb ka mid ah femanisime ka, wayo wxy u muuqataa inaad ragga ku diraysid dumarka?, Kollayba wx badan ayaan Kaa faaidey!!
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Жыл бұрын
Feminism ma ah tan ee waa malesim ama.ragannimo .
@SaidAbdideer
@SaidAbdideer 9 ай бұрын
thank you good idea
@xuseensiciid3693
@xuseensiciid3693 Жыл бұрын
MACALIN WALLAHI WAXBADAN BAAD IFAHANSIISAY ABAALKAAGA MAGUDI KARNO
@sacadsiciid-il1jw
@sacadsiciid-il1jw 10 ай бұрын
Talye mahadsanid
@Cabdiqanibulshawi
@Cabdiqanibulshawi 11 ай бұрын
Macalin
@Abdihakem10
@Abdihakem10 10 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@FaadumoMaxamed-x2m
@FaadumoMaxamed-x2m 9 ай бұрын
My teacher xaliye
@MohammedAK24
@MohammedAK24 Жыл бұрын
Become a man of Value
@saadaqcabdiraxman9715
@saadaqcabdiraxman9715 Жыл бұрын
the legend
@abdifatahmmusa9285
@abdifatahmmusa9285 Жыл бұрын
Keep up mr xaliye
@Cabdiqaadirkainamaxamed
@Cabdiqaadirkainamaxamed 3 ай бұрын
XaliyE wa malintii kowaad Een dawady wllahi waxbadan baan ka faaiday... teacher guulayzo.❤
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Thanks xaliye that's Wright
@theprince4672
@theprince4672 Жыл бұрын
Xaliye beenlow bro jeebka marka gacanta kula jirta xita feer yhan hada thy xita kuma dhaco inu iso aado wayo waxu is lee yahiin gangster amu yahay 🤙🏿
@MustafeBuraale
@MustafeBuraale Жыл бұрын
Xaliye wn ku salaamy sxb ragedii ayaad thy anigu dayerma ihi ee naagaha ayaan ku xumaha tumashada markaa waxan donayaa in aan nolashan ka baxo shaqa la aana way igu dhacdy in an nolol cusub samey sxb wn ku slmy
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Thank you teacher... 🙏🏻🙏🏻🥰🥰❤❤💯💯
@muhamedsamater3863
@muhamedsamater3863 Жыл бұрын
Istaad orgiguba laba xaniiyood wuu leeyaha ee ninraga ama karti leh adeegso ama rijaalnimo
@MadaniShaati
@MadaniShaati 6 ай бұрын
Porkska wax badan ayan kafah may papa xaliye❤ lekta xagisa siiya❤❤🎉
@code.designer-
@code.designer- Жыл бұрын
If you want to success keep going
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Жыл бұрын
Ustaad Wlhi fikridaada aadban ii anfacday mahadsanid
@dareenshacab6615
@dareenshacab6615 Жыл бұрын
Macalin dhoboweyn ka so salamayaa
@abdikanimohamed-wv9kv
@abdikanimohamed-wv9kv Жыл бұрын
Nin ku odhanya makula hadli kara waxay Raganimo male wlhi xaliye runtii weye
@MDXspecial
@MDXspecial Жыл бұрын
Top G geena mahadsanid
@HasanAbfirahman
@HasanAbfirahman 10 ай бұрын
@asaddacar9079
@asaddacar9079 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin xaliye
@shuaybyare5758
@shuaybyare5758 Жыл бұрын
"xadka kaliya ee aan ku kobcin karno berrito waxay noqon doontaa shakiyadayada maanta." Xigashadan oo macne ka buuxdo waxa ay inoo sharxaysaa in cabsidayada iyo shakiyadeena ay inaga hor istaagaan in aan horay u socono, kana gudubno caqabadaha soo wajaha. Marka ay arintu sidaas tahay, way adagtahay in aad xidhiidh la samaysato kuwa kugu xeeran sababtoo ah ruuxa falanqaynta xad dhaafka ahi waxa ay mar walba keentaa shaki iyo walaac. Mararka qaarkood waxay isu rogi kartaa niyad-jab ama rabitaan ah in la go'doomiyo. Sidee si guul leh looga gudbi karaa xaliye ?
@axmedmacalin4531
@axmedmacalin4531 Жыл бұрын
“Waxbarashadu waa baasaboorka mustaqbalka, waayo berrito waxaa iska leh kuwa maanta u diyaar garoobaya.”
@cabdiwahabcali4937
@cabdiwahabcali4937 Жыл бұрын
keeep going xalliye laba khadiijo wan iska diray marky igu wareeriyey jacaylka waxba kama taqaanid iyo waxyaalo kaloo badan wallee waxan ku dhahay magaalka is arka
@capitanobalaf
@capitanobalaf Жыл бұрын
Sidaas oo kale baan u diray waana laygu soo noqday casharada dunida markey soo barteen
@ahmedmoalin6985
@ahmedmoalin6985 Жыл бұрын
Xaliye qorshe fcn bilawday hadda
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL Жыл бұрын
*THANK YOU MAN* ❤️🔥
@XASEEYGUURE
@XASEEYGUURE Жыл бұрын
maclinkeena Aad iyo aad Wadku mahsntahay
@hassantech510
@hassantech510 Жыл бұрын
maasha Allah mahadsanid macalin this is very strong point, the haliye we see in tiktok and youtube is different wallahi.
@TechBarAmaBaro4810
@TechBarAmaBaro4810 Жыл бұрын
😂😂
@samirhaaji2832
@samirhaaji2832 Жыл бұрын
Xaliye macalin Adiga ayaaba u bahan dacaytir io dhisid shaar bahaan kugu baxay iga xiir taliye waan ku salamay
@SalmaanHussein
@SalmaanHussein Жыл бұрын
Mahadsanid maclin lkn macalin waxa noso dubta muaqal ku sabsan .. sida loo hadlo
@cabdacasissalaadxaashi5923
@cabdacasissalaadxaashi5923 Жыл бұрын
Marka wax afka laga sheegayo weey fududahay lkn go.aan la is dheer yahay
@apdulhakimjamal8528
@apdulhakimjamal8528 Жыл бұрын
Halyey dhalinyarta somaliyed lo so diray
@axmedcabdixasan9924
@axmedcabdixasan9924 Жыл бұрын
Qabyalada ka so hadal Macalin tasad ina dishee
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Жыл бұрын
Google podcast ma lagaa helaa awoow?
@xaliyexaliyr3263
@xaliyexaliyr3263 Жыл бұрын
LAJIN MACALIN XALIYE GULEYSO MACALIN 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@ahmednasri-io6yu
@ahmednasri-io6yu Жыл бұрын
The leader of sigma man .🙏🏾🫡
@abdulkadirabdirahman9949
@abdulkadirabdirahman9949 Жыл бұрын
Xaliye de anigu 😂❤😂😮😮
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Dadka ashraarta ah waa dadka aftahnka iska baadha
@AyuupWardi-pp3gf
@AyuupWardi-pp3gf 10 ай бұрын
Macalin xaliye nin raga🦁🥺👋👊
@cabdiwahabcali4937
@cabdiwahabcali4937 Жыл бұрын
ustaad xagga telegramkana wan imi
@muxiyodiinmaxamed759
@muxiyodiinmaxamed759 Жыл бұрын
Haa yes macalin sare mahadsanid waayo runta ayaad noosheegtay
@diinixasan7230
@diinixasan7230 Жыл бұрын
From andrew tate motivate !!!!!!!!!!!
@ifraaxxuseendhaqane9132
@ifraaxxuseendhaqane9132 Жыл бұрын
Waa ubahanahay meshu Donaba hakakene
@CsalaanYare-wd5td
@CsalaanYare-wd5td Жыл бұрын
Malinka laba xanodla yasha wuu na an facay libax❤❤
@abdulkadirabdirahman9949
@abdulkadirabdirahman9949 Жыл бұрын
Wlhy xaqiiqadaad ka hadashay
@cabdulahimaxamed-qi9di
@cabdulahimaxamed-qi9di Жыл бұрын
Asc xaliye xaalada caafimadkawaran
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 Жыл бұрын
Big up to you men 💯🔥👍
@Hakimi_Design
@Hakimi_Design Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
Sirtan  ma rabaan Naaguhu inaad ogaato !
17:45
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 69 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 91 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 71 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 24 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 104 МЛН
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 219 М.
051 | 11 | dadku mar walba ha kuu baahnaadaan | Sirta awoodda
20:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 51 М.
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Ahmed koffi 009
Рет қаралды 4 М.
AQOONYAHAN WASIIR MUXIYADIIN CABDI AKHRISKA GODAY BOOK FAIR 2024
56:15
Cabdixamiid Khadka
Рет қаралды 76 М.
Maskaxdaada Dib u Prograami || Dopamine Detox!
21:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 94 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY HAYAAY JUG CULUS | HEZBOLLAH | ISRA
11:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 211 М.
Ha noqon Nin la saadaalin karo !
16:21
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 47 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН