FIKRADAHAN HADA AMINSANTAHAY, XIRIIRKAGA WA GUULDAREESTEY | LIMITING MENTALITIES

  Рет қаралды 18,729

Salim Omer

Salim Omer

Күн бұрын

salimomer.thin...
IS DIWAN GALI
Macluumadka koorsada
Hadafka Koorsada:
--- Inaad ka baxdid ku tiirsananta jaaniska, aad u heshid jawaab maskaxiyan sababta ay dhaqamada dadka ukala duwanyihiin xiliga Hasaawaha.
Qiimah:
20$ hal mar kliya.
No of Lessons:
70 Total
20 available NOW
10 cashar asbuuc kasta.

Пікірлер: 78
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Walahii dad badan ayaa iga tagey qofka aan ahey hadan ayagaan u mahadceshaah waayo waqti aan qof cusub ku raadshaay isiiyeen lkn been qofna kumaan qaadanaayo runta lee iigu imow lee ley dhahaa ,qof inaan soojiitana iskumaan mashquuliyo waayo taydaa iga badan. Mahadsanid ustaad💯💯💯👏👏
@nabiilabashiir5842
@nabiilabashiir5842 Жыл бұрын
Masha allah, i got more advantage from you, thnks a lot
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Glad to hear that
@Kowsar15
@Kowsar15 8 ай бұрын
Waa runtaa 💯🏃‍♀️
@shukrinuh4509
@shukrinuh4509 Жыл бұрын
mahadsanid wax badan oon samayn jiray ban ka dhex arkay in qof dhaqan kiisu wanagsanayn aan is dhaho maalin uun buu isbadali ama aan waaniyo wixii maanta ka danbeeya habarteed bay katahay waan ka jaqaafinayaa hhhh
@hodanmoha4672
@hodanmoha4672 Жыл бұрын
Mahadsanid macalin xagee joogta reer hargeysan u malaynaya ina thy
@fatimoyonis3061
@fatimoyonis3061 Жыл бұрын
Waxad tahay qof aan waxa badan ka faa iidey wnad mahadzanthy my brother ❤
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Adiga mudan wll in bdn 😊
@ayaanmahad9239
@ayaanmahad9239 11 ай бұрын
Ustad lectures kaaga wax badan kaa faadiiday waad mahadsanatahahy
@hodanjaamac4504
@hodanjaamac4504 Жыл бұрын
Cilmiga kafaidey wx lgu cabiro ma aqn keep going dr
@queenbalqisdagn6155
@queenbalqisdagn6155 7 ай бұрын
Zubxanalah wlhi khayali miran ban ahay inta waxban sawiranaya 😢
@nimcoladan6047
@nimcoladan6047 Жыл бұрын
Walhi bilahi waan shaleeya ilaa maanta iska dhigida ama isu badalida rabitaanka qofkle 😢
@rayanhasan2189
@rayanhasan2189 Жыл бұрын
Waxn ka mid noqon doona ardaydaaada mansha alle
@abdirahmanabdullahi539
@abdirahmanabdullahi539 Жыл бұрын
Waa mawduuc aad u muhiimsan mahadsanid ustaad
@TAARIKH202
@TAARIKH202 Жыл бұрын
Thanks ustad noo soo badi waa video yo anfaclehe
@Amiir123-s2v
@Amiir123-s2v 9 ай бұрын
Wall aad iyo aad ayaa u mahdsan thy wax badan kaa bartey tnx
@maymuunmaxamed8807
@maymuunmaxamed8807 Жыл бұрын
Mahadsanid sax waye qof marku xumeyey saga o kale in oo kugu qaldama ma ahan
@YaasirAhmedmohamed
@YaasirAhmedmohamed 5 ай бұрын
Keep up ethic work kasoo hadal ustaad
@MissUdug
@MissUdug 11 ай бұрын
Plzz podcasts furo ❤
@UmulkheyrCabdiwelipv8uj
@UmulkheyrCabdiwelipv8uj Жыл бұрын
Shukran aboweh 👌👋
@kowther-qk9np
@kowther-qk9np Жыл бұрын
Tan 4 anigaa raadin jiray haddane markan u ugu fikiro waan ku qoslaaaaa
@yuusufmaxamuud3059
@yuusufmaxamuud3059 Жыл бұрын
Mahadsanid mr salim omer💯🙌
@nasroluckyofficial1929
@nasroluckyofficial1929 10 ай бұрын
Thanks walkey hdn kugu so biiray runtii hdl kaso aad tiri wu ii taabtay marka pls ado mhdsan kaso hdl hoyada ka baqesa iney carurteda mutan nin kale o sidas darted abuse kasta ugu samresa😢😢
@nuurcadaawe5095
@nuurcadaawe5095 Жыл бұрын
Tnks
@rahmamahamed6652
@rahmamahamed6652 Жыл бұрын
Maashaa alaahu waa ku mahadsan tahay aadiyo aad ugus faa iideystey
@marashabdi5383
@marashabdi5383 Жыл бұрын
Hats off to you brh❤
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
🫡
@DiyoBoy-v3v
@DiyoBoy-v3v 11 ай бұрын
Good
@lukavinho4616
@lukavinho4616 Жыл бұрын
danke schön bruder
@hindalayla8228
@hindalayla8228 Жыл бұрын
Masha allh wax badan kaafaaifay Waxaan arkay rag badan oo kibir badan adigaa isoo qaraaco qaban waydo oogaan baad dhagaysanayy hadad isga qaraacdo shaqaynayy markaste isagaa sax san marakaa qofkaa saaan uga tagi karaaa
@hindalayla8228
@hindalayla8228 Жыл бұрын
Marnaa sifiican kuu xidhinayaa marnaa Kula masoo hadlaayo anaa maba xidhiyo markuu aaamuso mar danbe sooo xidhiyaa maxaad ilaa soo hadli wayd anaa waxaan dhahaa hawlahygaa iga badan
@Nasrasheikh_12
@Nasrasheikh_12 Жыл бұрын
Thanks a lot bro . Personally You helped me about counseling unit that was hard for me to understand
@IkraanAhmed-m2w
@IkraanAhmed-m2w Жыл бұрын
Waaad Mahad tahay Walalkey Salim omar😊🎉❤
@abdirahmangarad2622
@abdirahmangarad2622 Жыл бұрын
Màsha Allah
@zaynuuabshir7047
@zaynuuabshir7047 Жыл бұрын
Mahadsanid
@Maryan_idil
@Maryan_idil Жыл бұрын
Shukran, salim 🤍
@abdirizakahmed1781
@abdirizakahmed1781 Жыл бұрын
That is true
@suldaantimacade8338
@suldaantimacade8338 Жыл бұрын
Masha allah
@quenmelyuun1698
@quenmelyuun1698 Жыл бұрын
Salim qofka cilmi nafsiga barta xirir ma sameya horta waa is waydiya madama uu qofkani dadka inta badn uu habdhaqakisa uu fahmaya xirirka se u aqblana
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
😂😂😂😂 Xaqiiqdi aad be u fududahay. Lkn inta badan madama aan saaid nafteyda u bartey. Ma dareemo inuu xiriirka wax bdn igala maqan yhy. Lkn markan ku jiro. Qofkana waan fahma xoga fican. Sido kle aad bn iskaga war qaba. Xta marka khaldanhy. 😂😂😂 marmarka qaarna waxa aan sameenayo ano og iney thy “Toxic” ama sun ayaan sameeya. Waa dreen nooc kle ah. Wa ogthy ina khalad sameeneesid hda wa sameenee. 😂. Mrka si wey u wngsan thy sina wey u xun thy. Sido kle madama aan said uga warqabo dreenkeyga. Marka aan jacayl dreemayo waxan ogahay ina jacayl iyo naxariis dareemayo. Midaas oo macaanka jacaylka ka qaadeesa. Wayo markas kuma raaxeesaneesid macaanka jacaylka. Ee waxa ogthy ama daremeesa ina dareemesid jacayl. I don’t know hda i fahmeeso. Wa funny sifican uma sharaxi kro. 😂
@idmanhaji79
@idmanhaji79 Жыл бұрын
Pointiga aad jacaylka kaga hadlaysay baa iga yaabiyay 😮 Jacaylku dhadhan wuxu kuu yeelanayaa markii aanad ogayn in aad jacayl dareemayso. Hadalkaaga lidkiisa sidaa weeye baan fili
@shamsosheek
@shamsosheek Жыл бұрын
Thanks alot ❤❤
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Always 🤗 welcome 🤗
@mahadkamaal129
@mahadkamaal129 Жыл бұрын
thanks
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
You're welcome!
@mahmud8901
@mahmud8901 8 ай бұрын
Hello, Ustad.Where can i get this ebook?
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 3 ай бұрын
Qori malagu hayay joskisa isaga iskukenay
@haliimaelmi9469
@haliimaelmi9469 Жыл бұрын
Ustaad, markasta waxa ka hadasha xudud maleedahy ,see xudud u samaysan karaa? ama xududka dadka ridhidhku ka dhaxeeyoh wa noocma ?
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Wey dheertahy qoraal kuma so koobi karo. Lkn macluumadka laba qaab aya ku heli karta. 1: koorsada dhexdeeda ayan uga hadley sida xuduuda loo sameesto iyo noocyada xuduudaha. 2: wxan sameenaya sida ii qorsheesan. Koorso xuduudaha ah kliya. Midas free ayey noqon inshallah. KZbinkan aya so galin. Markas si fiican wa u fahmin inshallah.
@ileysonlineacademy8314
@ileysonlineacademy8314 Жыл бұрын
Saxip salim qofba xarir naga daheyo qofkana hadalka ama call badhan wuu naceb yahay aniga waan jeclhy maxaa talo ahh qofkas 2 sano waan wadha soconaa😊
@mohamudadan5856
@mohamudadan5856 8 ай бұрын
intaas qof lagama taki karo
@hodanjaamac4504
@hodanjaamac4504 Жыл бұрын
Salim course kubiiri rabey wll side ugu biraa iso jwb
@queennaima1645
@queennaima1645 Жыл бұрын
Wllo liknga description saaran yhy halkaa karaac 😊
@hodanjaamac4504
@hodanjaamac4504 Жыл бұрын
@@queennaima1645 wuu iishaqyn wayey wallooh wa buuxiyy mgac Email maogi wx qaldn
@queennaima1645
@queennaima1645 Жыл бұрын
@@hodanjaamac4504 apyo meesha ku qorantahy kubiir koorsada what'sapp ka taabo lahadal then sing up taabo then stepska raac apyh i.a in kuu hagaago ayan rajaynayaa
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
thamkz for helping wll
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 Жыл бұрын
Qofka kibirka badan waa noocee ma waxa laga wadaa dadka dookhoodu adag yahay ee aan hore wax u dooran karin
@nihaadaahir6375
@nihaadaahir6375 Жыл бұрын
Waxaan aminsanahay saaid hadaan u jeclahat xitaa bahdil kamaqadanayo iyo hadaan goaan kaqaato qofkaas ama aan jeclahay aan ogahay promlem xaga fimiliga iga imaan karo waa jaraa qofkaas
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 Жыл бұрын
Family giina mxaa meesha keenaya😂adi xaafadiina miyaa caymis wiilka kula jiraa adiga ayay wx idinka dhexeeyaan nafsadaada ka hadal xpp
@nihaadaahir6375
@nihaadaahir6375 Жыл бұрын
​@@abdishakurfarhan1563 😅😅😅 walidkaada qofkaan hadhow haday kuudidonaan maxaan usii wadaaa marka xarirka
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
😂😂😂😂😂. Wraa gabadha fara kala bax. Fikirkeeda xor bee u thy. Wlhi wa iga qoslisey
@ShukriIsackMoha
@ShukriIsackMoha Жыл бұрын
Wll community guidelines side uga mid noqona
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
salimomer.thinkific.com/courses/Fahanka-Dadka
@Maryamo-y3w
@Maryamo-y3w 9 ай бұрын
4 ahy wllhi dadka erygo quruxon ina kuso jiitoh jeclahy kadibne aan ka fogado❤😂😢
@humblehsa1678
@humblehsa1678 9 ай бұрын
Maa cafimad qabtidee😂😂😂😂😂
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 Жыл бұрын
Wll sycology iyo physiology isku mid miyaaa😊
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Жыл бұрын
Isku mid ma ahan
@najuabdulahi7
@najuabdulahi7 Жыл бұрын
Ustad waxan ku waydina courseda ma hal mr oo bishan uun ah baa lyska diwangalin kra mise Qfku mrku lcg helo oo courso soo noqnota oo dad bdn ka baxan oo duuban by nqn doonta
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Casharada wey duban yihiin. Xiligi aad rabtid ba iska diwan galin karta. lkn sida ay noqon doonto ardeyda ugu horeesa waxay heli donan janis ay sualahooda ku so bandhigaan. wyo hda xogeyga dhan ardeyda koorsada ayan galinaya. kadib koorsoin kle oo free ah ayan so gudbin markaas wakhti badan ma galin doono korsadan sida qorsheesan wll. ardeyda ugu horeesa inshallah ka mid noqo wll
@RidwanMohamed-ri4vd
@RidwanMohamed-ri4vd Жыл бұрын
First
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
☺️☺️☺️☺️
@abdenaserhaje4419
@abdenaserhaje4419 Жыл бұрын
Sxp la,wrn lkn haduu qofku yahay mid diin ahaan iyo akhlaaqda iyo anshaxa diintu aay fareeyso uu ku,liito markaan u,sheegana oo aan ku,iraahdo waxani diinteenu kuma fiicne iska uu igu jeesjeeso igu yiraahdo nafteeyda anaa xor u,ah cidina fasax waaydiisanmahayo lkn aan ku,iri muslimku xor uma aha naftiisa wuxuuna fasax weeydiisanayaa rabigii abuurtay wixi uu ka,reebay waa inuu ka haraa wixi uu farayna waa inuu fartoomaa maadaama aaynu muslimiin nahay sxp aannana qofkaan ka,maarmin anigu oo aan doonahayo inaan toosiyo oo dariiqul mustaqiimka ku,soo rido.adiguna waxa aad tiri sida uu rabo inuu kaa dhigto qofkaan aniguna waxa aan rabaa in aan naar ka badbaadiyo
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 Жыл бұрын
Hablaha ayaa jcylka isku cusleeya iskuna weyneeya had iyo jeerna baadha oo daneeya qiso walba oo jcyl way dhagaystaan 😂😂hadana waxba kama faaidaan😂😂😂😂
@Maryan_idil
@Maryan_idil Жыл бұрын
Cabdoow ma sheege marka 😂😂
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 Жыл бұрын
@@Maryan_idil apt quruxeey wx wlba wd samyseen hadana salaadu way idiin xidhmi laadahay
@kamaalsheikh-fd4vv
@kamaalsheikh-fd4vv Жыл бұрын
Niyow whatsup number inoo sheeg ama link
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
salimomer.thinkific.com/courses/Fahanka-Dadka
@Amiir123-s2v
@Amiir123-s2v 9 ай бұрын
Wall muhiim ayaan ku ahaye whtsabka ishek blz
JOOGTEEN: LAZY MA TIHID EE DHIB KALA JIRTA | SIRTA JOOGTEENTA
14:40
RAALIGALINTA BEENTA AH | SIDEE LAGU GARTA | SALIM OMER
14:37
Salim Omer
Рет қаралды 14 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,2 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 56 МЛН
Fandhaal Podcast | 43 | Alpha Man |  Sideed Ku Noqon Nin Karmeed ?
26:16
Maxay 30 ka Second Ugu horaysa kaa ledahay adiga?  maku Gulaysan karta Heshiis 30 ilibriqsi guduhis
39:09
SIDEE QOF LAGU SO JIITA | TALOOYIN KHALDAN | PSYCHOLOGY
8:57
Salim Omer
Рет қаралды 15 М.
Ninka aad ku aragto 5-taan dhaqan ka fogoow!
20:21
Hooyo Podcast
Рет қаралды 11 М.
SIDEE WAX LOO KHIYANA | KHIYANO 101: P1
42:27
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН