Film-kii Sir iyo Caad Part 13

  Рет қаралды 497,162

Xogmaal Media

Xogmaal Media

6 ай бұрын

Film-kii Sir iyo Caad Part 13

Пікірлер: 590
@XogmaalSo
@XogmaalSo 6 ай бұрын
Subscribe Our channel Saaxiibyaal ❤😂
@Hana-997
@Hana-997 6 ай бұрын
Xayeysiska halka danbe kaga biiriya waayo filimka aad ku farayaresateen ayuu xumeynaya.
@saariyasaariya5498
@saariyasaariya5498 6 ай бұрын
Waad mudaan tihiin from dalmar yare
@amranahurre6322
@amranahurre6322 6 ай бұрын
Week gii 2days ka so dhiga filmka wa so smart
@HamzeapdiMphamott
@HamzeapdiMphamott 6 ай бұрын
Wacalow sumayo kusodar😂😀
@MalyounHersi
@MalyounHersi 6 ай бұрын
Hye
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 6 ай бұрын
Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@rooblegeele-ib1df
@rooblegeele-ib1df 6 ай бұрын
Amiiiin ya rabi
@user-mk6fd4cv5j
@user-mk6fd4cv5j 6 ай бұрын
Amiin❤
@user-bp7be8cj4j
@user-bp7be8cj4j 6 ай бұрын
Aamiin
@mariaadow9704
@mariaadow9704 6 ай бұрын
Aamiin yaarabi🤲🤲🥺🥰
@Maryanhassan-rn7ww
@Maryanhassan-rn7ww 6 ай бұрын
Aamiin
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 6 ай бұрын
Dadbaa jira after 1year daawandoona filmkan isagoo 15min yaala 1k like maraya😅
@user-fy5em8ou9y
@user-fy5em8ou9y 6 ай бұрын
Mashege marka 😂
@muniramohamed3382
@muniramohamed3382 6 ай бұрын
Haa wlhi 😅
@khadraali5225
@khadraali5225 6 ай бұрын
kumajiri😂 ilahow cafimad nagugarsi
@muniramohamed3382
@muniramohamed3382 6 ай бұрын
@@khadraali5225 😅😅aamiin
@maxamedrabiic5577
@maxamedrabiic5577 6 ай бұрын
Hhhhy😅
@mariaadow9704
@mariaadow9704 6 ай бұрын
Allah is one❤☝😥
@NafisoMahamed-lq2wf
@NafisoMahamed-lq2wf 6 ай бұрын
Wan gursan raba iso duceya in ilahey ibarakeyo😢
@FardowsaAbdikadirAkhii
@FardowsaAbdikadirAkhii 6 ай бұрын
Hambalyo Abyo Salaad Istiqfara Tuko Allah ku Barakeeyo insha Allah
@hadiyahadiya285
@hadiyahadiya285 6 ай бұрын
Alle ha kubarkeetk hablyo quruxeyy wllo🎉
@amuun9967
@amuun9967 6 ай бұрын
ALLH KUU BARAKEYO BYo hmplyo
@rumaanruxii8812
@rumaanruxii8812 6 ай бұрын
Alle haku barakeyo abyo
@EBYAN267
@EBYAN267 6 ай бұрын
Ka istakhaarayso abaayo ilahay khayrkiisa hakusoi xijiyo❤❤
@MaslahSugow-xd6tq
@MaslahSugow-xd6tq 6 ай бұрын
I love Yasmin and Ayan the way they are acting credit to them
@haliimoxuseen5570
@haliimoxuseen5570 6 ай бұрын
Haduu iisoo dhacay waa soo orday inaa ani igu horeeyaa umalaynayay mise dad badana iga so horeeyay yaab waaye😂
@AdnaMohammed-om9bv
@AdnaMohammed-om9bv 6 ай бұрын
Aar naagtan 😂 waa naag nool wale 😂
@hassanabdi1489
@hassanabdi1489 6 ай бұрын
This is an amazing film .....What a good actors and actresses. I can't wait to see next episode!!!
@malakoslo
@malakoslo 6 ай бұрын
Sir naaged lagama sal gaaro 😂😂 naag nool ninka way dhabar jabisay intu qiyan islahaa 😂
@mouniralihassan7318
@mouniralihassan7318 6 ай бұрын
Faraxaa nalamu taashaan 😎
@muniramohamed3382
@muniramohamed3382 6 ай бұрын
Haa wlhi 😅
@ZaynabAbdirisaq
@ZaynabAbdirisaq 6 ай бұрын
Intuuu maqnaadaa horta filmkan wakhtiga yacni😊
@wiilwaal8620
@wiilwaal8620 6 ай бұрын
Xariifka Laadarka ah Actor Waaye Jilinkiisa wan wataa ani 😎🫡
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Amiira_Apdi1234
@Amiira_Apdi1234 6 ай бұрын
Ku saray wll😢❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 6 ай бұрын
@Amiiramohamed137 thank you wll mcn rabi ha ku xifdiyo waliga wll mcn wadna mhdsanthy
@user-xp8xg5jz7im
@user-xp8xg5jz7im 6 ай бұрын
Waan kuu saare waxaan kuu rajeynaa guul🎉🎉🎉
@sucaadsalam
@sucaadsalam 6 ай бұрын
Uma qabina eneeya xaaskiisa soo afduubatay waxaa uqabay enuu Mohamed iyo gabartii ka danbeeyena afdhuubka😂😂😂😂maskiina kulmeye waxa baa heesta 🙈🙈🙈🙈
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 6 ай бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم 💚
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 6 ай бұрын
Alle nagta Ayan la dhahayo very intelligent waaye si fiican ayee ula dheshaAsad nine dhan wa qayano kan cml waaye
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 6 ай бұрын
Maxa naga qadi karta😂
@MohamedIbrahim-rd1jx
@MohamedIbrahim-rd1jx 6 ай бұрын
04:45 horta filmka caadi ma ahan, lakin qaasatan aniga gabadhaana ku heystaa qaab jiliinkeda, runtii wa gabdhaha sidooda caadiga saan aha u maleeye, sababto eh gabdho waxa jiro hade ku daba galaan shib inte ku dhahaan ilaa salka hoose kula tagaayo 😅
@yassinmoussa4771
@yassinmoussa4771 6 ай бұрын
Chaque épisode c'est incroyable ❤❤❤ félicitations 🎊
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 6 ай бұрын
Xogmaal filim heer sare masha allaah❤
@user-eb7dq8it2j
@user-eb7dq8it2j 6 ай бұрын
I can't wait Bart 14 series wlhia❤😢
@moodyjurry531
@moodyjurry531 6 ай бұрын
Ikram’s actin skills waa sheeko kale 😘
@mohabdalla8651
@mohabdalla8651 6 ай бұрын
Ayaanba hadey gaangistarad eheed oday aamin geeridiisa run waaye😂😂😂 muumin baalow😂
@amal.suldaan
@amal.suldaan 6 ай бұрын
Caawa film ka wuxuu ahaa super hit fadlan noosoo dheereya muqalada at least 1 hour
@somalidahoreofficial1056
@somalidahoreofficial1056 6 ай бұрын
Wuu dhaafay film filimaan ayuu maraa hindiga daa holly wood ayaad na dhexgeysen af somali kubaxayo m A keep going team xogmaal
@Al-QalamKidsTV
@Al-QalamKidsTV 6 ай бұрын
It's amazing well done! Make it as a Musalsalka film 💯✅😊
@somaliahanolaato723
@somaliahanolaato723 6 ай бұрын
Maxamed prastimool alle kuma qaado walahi waxaan film lama oran karo OH MY GOD❤❤❤🎉🎉🎉
@hajiraabdiaziz5016
@hajiraabdiaziz5016 6 ай бұрын
Can’t wait part 14 holac u noqon dona kulmiye mxa ku danbeyo😂quruxleyda ama laga ceshtaa😂😂
@ayaanleelmi6775
@ayaanleelmi6775 6 ай бұрын
Sidaa sheegtay armey noqotaa 😂😂😂
@zahraali5198
@zahraali5198 6 ай бұрын
Alla meel Macaan ayuu ku dhamaadey filimka😢
@user-if6fd9vs9e
@user-if6fd9vs9e 6 ай бұрын
I like it Mrs. Tena her acting is so beautiful & even funny…… Mrs.tena continues your acting.
@fatxixasan3534
@fatxixasan3534 6 ай бұрын
Ayaan caadi ma ahan maxamed wuu ka arsan donaa is dhahaye maxay samese 🙊😂🔥teda kale sumayo away😭💔
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p 6 ай бұрын
Sumayo soomaalia ayay aaday
@najmabarre18
@najmabarre18 6 ай бұрын
Waxn idnka codsanya INA noguso dhkhsatan filmka😢
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 6 ай бұрын
Wonderful actors and actresses ❤❤❤
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 6 ай бұрын
Thanks for you my dear amina abshir❤❤❤ welcome nice to meet inader qali
@Entire-World
@Entire-World 6 ай бұрын
Could you make the episodes be longer (At least an hour long)?. This episode was the shortest one so far.
@hibomm4748
@hibomm4748 6 ай бұрын
All the actors very good thanks guys more please
@user-mw6jd5cb8g
@user-mw6jd5cb8g 6 ай бұрын
Waw aaad baad u mahadsantihiin toogadaan wad lasoo dhaqsateen❤❤❤❤
@bintufarxiosalah
@bintufarxiosalah 6 ай бұрын
Jecliya ragga sidaa lodhaberjabiyo🤸‍♀️ adeer khayanadiina teena kadaran waa hada damacno lkn..badana masemeyno....falalkaas lkn hada waaloobahanyahey ninkasta sidaa halogalo😂
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 6 ай бұрын
Sameya wxn naga gly😂
@SAA-V770
@SAA-V770 6 ай бұрын
Anther level somali film hiregaliye❤
@sucadahmed3303
@sucadahmed3303 6 ай бұрын
0nly 10 minutes 😮😂waa layga so horeey yah😂
@AbdiMohamed-bn8kk
@AbdiMohamed-bn8kk 6 ай бұрын
I like the film really amazing,thanks for all actors especially paracetamol,mama Sahara sumeya
@rahmoroose969
@rahmoroose969 6 ай бұрын
That is really ❤
@farhanwabar5654
@farhanwabar5654 6 ай бұрын
Waa musalsalkii igu horeeyay oo aan aad u xiisaya inaba caadi ma ahan jilitaanka iyo sida loo jilay iyo dhamaan inta ka qeyb qaadatay waa mahadsan tihiin
@SahroMumin-qq5ft
@SahroMumin-qq5ft 6 ай бұрын
Wonderful and actresses ❤
@ubxmohamed1570
@ubxmohamed1570 6 ай бұрын
guleysta team kayga an jeclahay 1m aso dhaw ia❤❤❤❤
@zuuzuu5098
@zuuzuu5098 6 ай бұрын
Best somali series ever
@HuriyeMohamed2024.
@HuriyeMohamed2024. 6 ай бұрын
So it's a tense movie, I support you guys
@suusansiman7453
@suusansiman7453 6 ай бұрын
Atkaatay 😂😂 waa shidan yahay fimilkA 😂❤
@leyloxasan6390
@leyloxasan6390 6 ай бұрын
Waad soo gaabiseen plz next episodes at least an hour kasoo dhiga 🎉❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 6 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 6 ай бұрын
Thankz dhamaan asxaapta jilaaya ugu horayn M paracetamol ❤
@user-qt4jv2yi9w
@user-qt4jv2yi9w 6 ай бұрын
Nabiga ku sali wll ❤
@masuulsare8099
@masuulsare8099 6 ай бұрын
Kordahab darted udawadaa flimkadhan ❤❤
@YusraAbrirahman
@YusraAbrirahman 6 ай бұрын
Alla kan Filim wa dhafay😂😂❤
@Qodax612
@Qodax612 6 ай бұрын
Wr dhalinyaro last sem exam baa isocda soduceeya bal🙌🏼😭🙇‍♀️🥹
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 6 ай бұрын
Ilaahay hakuu fududeeyo anna iso ducee
@sharmageedi5905
@sharmageedi5905 6 ай бұрын
Alla haku fududeyo wllo
@dhamays5603
@dhamays5603 6 ай бұрын
Haye filinkiba qiyaanuu isku basalaye waa seee
@Ubax-yc4vf
@Ubax-yc4vf 6 ай бұрын
Kan adun iyoh ka aqirab alle ha ku fududeyo wll
@TheunkownOne-fn8tq
@TheunkownOne-fn8tq 6 ай бұрын
Allahu ku fududeeeyo🤲🏽
@FardowsaWarsame-om6tk
@FardowsaWarsame-om6tk 6 ай бұрын
I can't wait part 14
@khadracarara4058
@khadracarara4058 6 ай бұрын
Best film ever ❤
@indhouroon2213
@indhouroon2213 6 ай бұрын
Yes waraba horta habartan kibirka badan in gabarta wilkeda jecelyehe lo diido xanunka ha aragte 😂😂
@AishahersiDhabaney
@AishahersiDhabaney 6 ай бұрын
Xalqadii hore ogaade ani waayo fabadha iyo eedada marbey kulmeen
@hilacyare4683
@hilacyare4683 6 ай бұрын
Filimkan cadi mahan 🎉🎉
@user-fq7fd9dp2g
@user-fq7fd9dp2g 6 ай бұрын
Only qpfkii ugu horeeyey oo arkey inuu muqaalka 1k likes gaarey😂🎉😊😊
@nasraali8311
@nasraali8311 6 ай бұрын
Xijaabada waawayni maaha badawnimo saad aamin santahay lkn waa asturaad ilaahay kitaabkiisa kusheegay
@FatmaAmiira
@FatmaAmiira 6 ай бұрын
❤❤❤ filimkaaan imadhaafo
@dahirmohamed2046
@dahirmohamed2046 6 ай бұрын
Barasatamol nin xun ayad tahay mar walbo mesha ugu macan ayad ku jartaaa madaxa igu dhufatay habarta ladarada ah caadi ma.ahan ebow😊
@fatumaali1463
@fatumaali1463 6 ай бұрын
Wakhtigii waala joogaa soo tuura hee 😂
@safamaxamuud-vu9cd
@safamaxamuud-vu9cd 6 ай бұрын
Filmka cadii maha film uu dhafay❤😊
@maxamedcumarcismaan3552
@maxamedcumarcismaan3552 6 ай бұрын
I can't wait tina and prastimol's mother what will happen between them😂😂😂
@DahirMusefurole-jx6pz
@DahirMusefurole-jx6pz 6 ай бұрын
Same that I wish aceptable agrement b/w tiina and mohameds mother than mohamed and his wife sumaya will be back and end of film😂🤚
@buraaqomuuse9340
@buraaqomuuse9340 6 ай бұрын
The game is dhiin dhiin 👍🏾👍🏾
@user-zj3qn5kn4l
@user-zj3qn5kn4l 6 ай бұрын
Oh my garoor hadey ka darantahy 😮❤
@sumayaaliabdi4583
@sumayaaliabdi4583 6 ай бұрын
Hayaay filmka mel macaan uu ku dhamaaday Team xogmaal media laso dhakhsada Khiyaano aya mesha ka wada socota Mama sahra iyo tiina wajiyadooda😂😂
@mohamedsharif2930
@mohamedsharif2930 6 ай бұрын
Mansha allah kan flim waa dhafay kuwa calamkuu dhaga bareejeeyay teemka iyo qoraga flimka wey mahadsanyihin
@user-vq4lg8uq5j
@user-vq4lg8uq5j 6 ай бұрын
Asad😂Xalshisa Qynow Xakr Ku Dnbeyo😂
@mustafamohamed2764
@mustafamohamed2764 6 ай бұрын
mohamed paracetamol best prmotor in North America somali community keep going bro👏👏👏
@Amouneyyyyyyyyyyy
@Amouneyyyyyyyyyyy 6 ай бұрын
Hamblyo 😂qofkii ugu horeyeyyy noqdeyyy😢😂😂
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 6 ай бұрын
SALAAM ALAYKUMA QOFKII 25 EE DAAWADA VIDEO GAN MILLION THANKS 🎉🎉🎉
@husseinomarbood1959
@husseinomarbood1959 6 ай бұрын
Deeqow away he ebow hadey belllo tahay shegada eedo gaabo wowww kkķkkk Sahra Omar Dhulle ❤❤❤😂😂😂😂😂
@nimconalka4344
@nimconalka4344 6 ай бұрын
Wow filimkeygi wuu soo dacay 😂
@Updijabaar_ismaacil
@Updijabaar_ismaacil 6 ай бұрын
My Fv Filim❤
@hinata.ahmed1
@hinata.ahmed1 6 ай бұрын
Ikraanita waa shidnthay xppty keep em skills up 👏
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 6 ай бұрын
What an epic episode 👏 👌 great job guy's 👏
@harambaal
@harambaal 6 ай бұрын
What an epic ending 😁 I can't wait what next episode is going to start with 😉 Guess payback respect 😂
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 6 ай бұрын
Maasha allaha ❤❤❤❤
@KingMohamud-vt3lg
@KingMohamud-vt3lg 6 ай бұрын
I am American man I love Somali peaple😂run maa mooday😅
@princesskajal9595
@princesskajal9595 6 ай бұрын
😂😂😂😂alla meshuu ku dhamadey😂😂wadna istaag aaka dhacay😂
@africa1683
@africa1683 6 ай бұрын
God sireed ha qodin hadaad qodana hadheeren😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aminahassan6494
@aminahassan6494 6 ай бұрын
Adkaatay sheekadii fadlan waqtiga noo kordhiya😊😊😊😊😂😂
@user-ew2fh3sg9n
@user-ew2fh3sg9n 6 ай бұрын
Apti xayasiiska maa kasaartaan intan yariiska ah layaabanahaye😂😮
@fatumaali1463
@fatumaali1463 6 ай бұрын
😂😂😂😂 tiina indhaha daji quruxleyda waxaa korisay suuban wiilkaaga ka farxi calashaan waraaqaha iska soo celi gabadhaadana hada muqmad udiyaari ama iskala noqo wiilkaaga 😜😜😜
@nimcaapdisalan9395
@nimcaapdisalan9395 6 ай бұрын
Absolutely 💯😂
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 6 ай бұрын
Masha allha keep going ❤❤❤❤
@hamdimohamedhussein5331
@hamdimohamedhussein5331 6 ай бұрын
Wow The Best film 🖇️
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 6 ай бұрын
Xasaasi xaqiiqdi 😊
@badriamohamed3562
@badriamohamed3562 6 ай бұрын
🎤 🎙 xirta team xogmaal saaa codkiina umaqalno wuu hoseeyaaa thanks 😊 🙏
@khadraali8373
@khadraali8373 6 ай бұрын
Waa film iyo badh ee aan xaqiisa siino waqtibagale Somaliyey
@qaalimaxamed6148
@qaalimaxamed6148 6 ай бұрын
Wow amazing ❤
@halimah7164
@halimah7164 6 ай бұрын
The ending was amazing
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 6 ай бұрын
Welcome nice to meet my inader qali
@ahmedashrafmaxamednuur7340
@ahmedashrafmaxamednuur7340 6 ай бұрын
Ana uhoreeyya cwda ❤
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 6 ай бұрын
Wan idin salamay dhaman bahda xogmaal media wan idin jeclahay runti guuul iyo gobanimo inshallah. I am greating here for special from my cousine ifrah udgoon iyo cousin Mohamed paracitamool iyo edo sahra cumar dhuule...
@caashobotaan7497
@caashobotaan7497 6 ай бұрын
Ayaan caqli lay waye💜
@muhsinosman7265
@muhsinosman7265 6 ай бұрын
Wow Ayan cadi ma ah Really Anigaba baqaay hhh😂😂
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 6 ай бұрын
Ayyyyyy dhamaadka filinka😂😂😂😂❤
@hibonoor4805
@hibonoor4805 6 ай бұрын
Best filim forever
@user-uy4sz6nz5f
@user-uy4sz6nz5f 6 ай бұрын
First❤
@nimcoshariff7058
@nimcoshariff7058 6 ай бұрын
Ayy can't wait part 14
@hodansheer6054
@hodansheer6054 6 ай бұрын
Paracetamolow part 14 hadaad si dhaqso ah usiideniy waysid waan kuu dhameenaya 😂😂😂
@shukrijama5399
@shukrijama5399 6 ай бұрын
Woow film kaan cadi maha❤❤❤😂😂😂
Film-kii Sir iyo Caad Part 14
33:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 504 М.
HAYAAN XALQADDA 13-AAD | "DHAMAAD"
33:45
Astaan
Рет қаралды 751 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
TAXANAHA DARISKA | XALQADDA 9-AAD
20:05
Astaan
Рет қаралды 419 М.
New Somali Film Qalqaalo iyo Qoomamo,
32:40
Xogmaal Media
Рет қаралды 599 М.
New Somali Film "Iga Ilaali Number 4" Qeybtii 4-aad "Dhamaad"
32:51
Xogmaal Media
Рет қаралды 784 М.
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay. Part 2
23:50
Xogmaal Media
Рет қаралды 507 М.
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 17 М.
Somali Short Film "Silac iyo Aarsi"
46:17
Xogmaal Media
Рет қаралды 164 М.
New Short Film "Istanbul" Director by Pracitamool
29:16
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
FILO PART 36
26:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 679 М.
ONE language, THREE accents - UK vs. USA vs. AUS English! (+ Free PDF)
20:12
English with Lucy
Рет қаралды 30 МЛН
FILO PART 1
34:01
Abukar Mahdi
Рет қаралды 767 М.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
0:19
PAVLOV
Рет қаралды 13 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
Курение вредит здоровью
0:28
ЮРИЧ
Рет қаралды 4,1 МЛН
ПОМОГИ РАЗБУДИТЬ ПИЛОТА 😱😱
0:16
ДЭВИД ЛАВА
Рет қаралды 2,2 МЛН