No video

Film-kii Sir iyo Caad, Part 3

  Рет қаралды 607,300

Xogmaal Media

Xogmaal Media

10 ай бұрын

Film-kii Sir iyo Caad, Part 3

Пікірлер: 567
@QARNISTUDIO
@QARNISTUDIO 10 ай бұрын
Hadaan ahay Captain ka xogmaal waan idiin fuliye balantii aan idiin qaaday ee aheyd inan idiin soo dayn doono aniga iyo team keyga Film aad ku diirsatan mahadsanidiin leaders ka ila shaqeye uu Deeq Darajo iyo Pracetimool iyo Deeq Raage ugu Horeeyan one love❤
@abdirahmansergio1857
@abdirahmansergio1857 10 ай бұрын
Aad iyo aad Yaaa u mahadsan tahay captain caawa filim ka caadi mahan the best Teams ❤❤❤
@nuuryare3980
@nuuryare3980 10 ай бұрын
Lkn plz daqiiqadaha so badiya si aad u faaidaan idenka Ana an waqti Qurux badan ugo qadana mahadsanideen
@QARNISTUDIO
@QARNISTUDIO 10 ай бұрын
@@nuuryare3980marxaba arintaas waan kawada fariisan doonaa aniga iyo teamka next time waxban ka badali doonaa hadey suurto gasho mida 🙂
@QARNISTUDIO
@QARNISTUDIO 10 ай бұрын
@@abdirahmansergio1857thanks walal 🙏
@AbdullahiAbdi851
@AbdullahiAbdi851 10 ай бұрын
Filmka 30 daqiiqo ka soo dhigo ama habeen dhaaf noo soo galiya intaas waa iga codsi maadaama aan 2 film ku xirannahay
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 10 ай бұрын
Maamo sahro funny wllhi markuu heesay kulahaa iyadaa kaga baahan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂practamol the best diractor
@ikhyaralimuse9549
@ikhyaralimuse9549 10 ай бұрын
aan ku salino rasuulkeena muhamet scw ❤🙏👆
@qaaliahmed9292
@qaaliahmed9292 10 ай бұрын
Scw❤❤
@issehassen4203
@issehassen4203 10 ай бұрын
Scw Scw Scw
@umaymamohamud1704
@umaymamohamud1704 10 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤😻
@khadarseleban4435
@khadarseleban4435 10 ай бұрын
Scw scw ❤
@hanammohamed2775
@hanammohamed2775 10 ай бұрын
Csw csw csw
@cayuushmaxamed273
@cayuushmaxamed273 10 ай бұрын
اللهم إنا نستودعك غزة وأهلها، اللهم انصرهم وسدد رميهم اللهم احفظ مقدسنا وارحم شهيدنا. 😔🤲🏽🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 10 ай бұрын
Amiin yaa allah 😢
@AyaanSheekhaxmed
@AyaanSheekhaxmed 10 ай бұрын
Amiin yaa allh
@raisowaberi8676
@raisowaberi8676 6 ай бұрын
Hey on joue pas une jeux la pourquoi tu écrit sa PSPSPSSO
@haweyaosman-ep7pn
@haweyaosman-ep7pn 9 ай бұрын
Ayada kaaga baahan 😂mama sahro is not easy Best sodoh😊
@Abdi__rahmaan
@Abdi__rahmaan 10 ай бұрын
Aan Ku salino Nabi Mohamed scw❤️🙏
@AbdiHaji-kf7ds
@AbdiHaji-kf7ds 10 ай бұрын
S.a.w
@Qaajechannelew4xi
@Qaajechannelew4xi 10 ай бұрын
Scw scw scw scw
@Aishahassanmuse
@Aishahassanmuse 10 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
@SucaadY
@SucaadY 10 ай бұрын
Csw
@rahmaabdilahi9395
@rahmaabdilahi9395 10 ай бұрын
Wuu film dhaafye kani walhye❤
@aishamohamedaishamohamed5775
@aishamohamedaishamohamed5775 10 ай бұрын
Jilinka sumayo the best jilin wlhi❤
@saynababdi6226
@saynababdi6226 10 ай бұрын
Alla wuxu macaan iyo filim wuu katagee yaa magac kale ugu yeedha lkn biliis waa idin baryaynaa wakhtiga kasoo dhaweeya intaas asxaabta😊
@maxamedcabdicumar9075
@maxamedcabdicumar9075 10 ай бұрын
Waa runtaaa
@Far.xiya_
@Far.xiya_ 10 ай бұрын
😂😂 waaw caadi maha filimkan marba hadu parastimol iyo mamo khadra iyo sumaya ku jiraan cirku galaya filinku ❤❤❤
@rodajimale6549
@rodajimale6549 10 ай бұрын
Sumaya is another LEVEL 😂
@user-iq2oz7hr5s
@user-iq2oz7hr5s 10 ай бұрын
Orado soo maslax iyada kaga bahan 😂 wn jeclahay mamadas love you mom❤
@maryanfarax7793
@maryanfarax7793 10 ай бұрын
Mamada funy wye wlhi ayada kaga bahan 😂😂😂❤
@akramyaaraamvlogs7076
@akramyaaraamvlogs7076 10 ай бұрын
Aan ku Salino Nabigena mمحمد ﷺ.
@user-tv5hx6kw5r
@user-tv5hx6kw5r 7 ай бұрын
I'd be happy if you want to ❤ you may have been able you have received this communication in the morning of the Djiboutian you are not
@naafacaadadumarka6615
@naafacaadadumarka6615 10 ай бұрын
What wllhi waa legend prictamol flinka meesha uu ka macaan yahay uu naga siiyay woow samiira waa best 😂😂😂
@Mukhtar114
@Mukhtar114 10 ай бұрын
Sumayo sidey wax yeeshay ninkii asoo faraxsan usoo socday wuu qashuucee hayeey dooliga best film I can't wait next part
@sudimohamed7283
@sudimohamed7283 10 ай бұрын
Sumaya she is perfect actress 😂❤
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 10 ай бұрын
Asad tan jabuula maaganyahay😂 I simply sense a betrayal coming from Asad very soon😂😂😂
@suudiibraahim
@suudiibraahim 10 ай бұрын
Wallhi qofkii ugu horeyay comments ani waye like 😂igu caawin
@nawaalnalka4532
@nawaalnalka4532 10 ай бұрын
Ayada kaaga baahan😂 maama sahra is not easy😂😂❤
@MomtasOmar
@MomtasOmar 10 ай бұрын
Maamada waa funny wax kasta way iga soo dhacdeyy kulahaa 😅😅
@ahmedniman1969
@ahmedniman1969 10 ай бұрын
What a film. Camera directing script and actors. Keep going team xogmaal. Si gaara mohamed pracitemol
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 10 ай бұрын
Gabadha dumashi sumayo aha waxa helaa la yaabay Mamo sahro hooyo fican ku jileee masha allah
@fiidowmrk
@fiidowmrk 10 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@xaawoluulmuxudiin4731
@xaawoluulmuxudiin4731 10 ай бұрын
Wan ku saray wllo❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 10 ай бұрын
​@@xaawoluulmuxudiin4731wll mcn thank you wad mhdsnthy e rabi ha ku xifdiyo waliga wll mcn ❤
@naziino-tz5kv
@naziino-tz5kv 10 ай бұрын
Waan kusoo zary wllo
@fiidowmrk
@fiidowmrk 10 ай бұрын
​@@naziino-tz5kvwll mcn thank you rabi ha ku xifdiyo waliga wll mcn thank you
@amaleid6871
@amaleid6871 10 ай бұрын
Film ka dhan Sumaya iyo mohamed ba wada 🥰
@AbdullahiGaboobe2211
@AbdullahiGaboobe2211 10 ай бұрын
Filimka markuu daawasho fiican helay aad aragteen ma waqtigii baad yareeseen😂
@naimadhole2197
@naimadhole2197 10 ай бұрын
😂😂
@user-lj5ff7up5o
@user-lj5ff7up5o 9 ай бұрын
Yaah😮😂❤😊
@user-hv7rh5lx1d
@user-hv7rh5lx1d 5 ай бұрын
Ilaahoow sodohdan o kle ❤
@nimcyoahmed1512
@nimcyoahmed1512 10 ай бұрын
I can’t wait part 4 😂😂
@qaaliabdi4245
@qaaliabdi4245 10 ай бұрын
😂😂
@AliNuur-ss7hk
@AliNuur-ss7hk 10 ай бұрын
lcan’t wait part4😢😢😢❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 10 ай бұрын
👌💯👌👌👏👏👏ninkii soo Joog Laga waayo Soo gifaaa laga helaa! Best actors keep going! 🙏👍
@HamdaDaher-io8tz
@HamdaDaher-io8tz 10 ай бұрын
Me too
@NatuushaNatuushaahmed
@NatuushaNatuushaahmed 10 ай бұрын
Me too😊
@user-gi5zy1se5j
@user-gi5zy1se5j 10 ай бұрын
Manshallah she's such a good mother mama sahra lakin why always markay sodohda wanagsantahy uu wilka u xumada Marka wilka wanagsanyahe ay sodohda uxumata walayab sumayo siday sodohded ugarab istagta cajiba booska hoyoded camal xita iyado wilkeda ku hor dhurbaxday wali dambiga wilkeda sartay woow gabarkaste sodoh sas kuriyota😢❤
@ifrahmahamed3148
@ifrahmahamed3148 10 ай бұрын
Aduunkan baanba wax dhameystiran laga helin hadey ninka iyo maamada wanaagsanadaana wllahis xumanaya ama reerka gabdha😂
@deeqabashiir8200
@deeqabashiir8200 9 ай бұрын
Arwuuuuuuuuuuuuuuw qeebta afarat naga so garsiya intana studio imanin pleease
@luqmaanqaalib1345
@luqmaanqaalib1345 10 ай бұрын
Al-fanaan Asad qarni film meel wanaagsan ayaa wadaan adiga jilayaasha kale🎥⚡
@AbdiHaji-kf7ds
@AbdiHaji-kf7ds 10 ай бұрын
Kusali prophet( S.A.W)
@KhadiiomaxamedShalabey-ne6ug
@KhadiiomaxamedShalabey-ne6ug 10 ай бұрын
Allaa sumaya caadi ma ahan runtii jah😮
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 10 ай бұрын
OH MY GOD🎉😮wlhi Pracetimol iyo wlshiii wn ku haysta wlhi❤
@MaidaDahir-tp8vu
@MaidaDahir-tp8vu 10 ай бұрын
Iyada Kaga Bahan orodo so maslax❤😂😂
@ahmedabdi1090
@ahmedabdi1090 10 ай бұрын
I can't wait to see part 4 Noo soo da dajiya imikuu film ku dha dhan yeeshy
@user-th1pl2cw4l
@user-th1pl2cw4l 10 ай бұрын
Ankusalino Nabi mohamed scw scw scw scw scw cwa wajumcea
@HaniAden-pr5yj
@HaniAden-pr5yj 8 ай бұрын
Mother-in-law taan cml haday jiri lahyd ciidna isma furii laheen . 🤝👏
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 7 ай бұрын
Truth and well said.
@ismailaden7
@ismailaden7 10 ай бұрын
Paracetamol has so much chemistry with both girls keep going bro
@ibtijah2747
@ibtijah2747 10 ай бұрын
Somalida xabiibi iyo xabiibii ayeey isagu yeeraan. Ninka waa inuu dhaho xabiibti iyadana waa iney dhahdo xabiibi
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 10 ай бұрын
Jiifka jiifaa ka horeeyey kulahaa 😂
@AbshirgggAbshir
@AbshirgggAbshir 10 ай бұрын
Filimkaan taxanaha ah oo timeka fog aaad marba qeyb soo gilineysaan maa naga deydaan 😂😂😮😢
@sahrakoow288
@sahrakoow288 10 ай бұрын
😂😂😂😂 sumayo kuleh sida ay buursada ugu wacday waa cajiib top filim
@xaawoluulmuxudiin4731
@xaawoluulmuxudiin4731 10 ай бұрын
Filimka labadi malin mar noo soo daaya😢❤❤
@qaalianuush858
@qaalianuush858 10 ай бұрын
Lasoo dhaqsada meel macaan ayuu ku dhamaadey😢
@Samajecel77
@Samajecel77 10 ай бұрын
I LIKE IT Iyadaa kaaga baahan😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadiirashow
@khadiirashow 10 ай бұрын
We need part 4 si degdeg ah PLEASE ❤
@raxmacabdirashiid5824
@raxmacabdirashiid5824 10 ай бұрын
wuu dhamaadeyba wll 😅😅
@fartuncadey
@fartuncadey 10 ай бұрын
Sumayo caadi ma ahsn waxan hada kahor sameyey ayey isoo xasuusisay 😂😂😂
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 10 ай бұрын
Mashallaha film cajiib ah I can’t wait episode 4😂😂 bacdi madiobeed banaanka kuutaalo maqlijiray paristamole kal iyo laab ayuu 😅😅 unaxay I’m sorry what happened to you
@Nursalah2
@Nursalah2 10 ай бұрын
Jifka jif baa ka horeyey😂😂 barstamool
@haniindhoz7770
@haniindhoz7770 10 ай бұрын
Asad qarni codki halaasiga ahaa jilaaa nimo heer caalami ah buu ku darsaday 👏👏👏
@lovemom559
@lovemom559 9 ай бұрын
😂jiifka jiif aa kaga horeeyay kulahaa😮
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 10 ай бұрын
Jiifka jiif baa ka horeeyey kkkkk goal adag weya wlhi
@sidramrk
@sidramrk 10 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴
@asaldhaald23
@asaldhaald23 10 ай бұрын
Waku sarnay walal
@HamdaMohamed-nd8js
@HamdaMohamed-nd8js 10 ай бұрын
Wan saaraya wll
@nuuroabdullaahi9010
@nuuroabdullaahi9010 10 ай бұрын
❤❤
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 10 ай бұрын
😹ayadaa uabhan maamo sahro omar dhuule cimri dheer cafimad allow kusi hooyo waad iga qoslisay marar badan wlhi🥹❤️gabadha paracetamol walashis soo tii sharma poy lasoo tahribesay😹😹😹
@dagancali754
@dagancali754 5 ай бұрын
Haa
@Fooos29486
@Fooos29486 9 ай бұрын
Iyidaa kagaa bahaan kulahaa maamadu 😂😂😂 wabaa funni😅
@Boqran5
@Boqran5 9 ай бұрын
Gabdhaha madaxyadiina aaturta ku dheh aduun iyo aaqiro way kala badanyihiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sukhranasir
@sukhranasir 10 ай бұрын
Huwayay Huwayay iyada kaga bahaan kute😂😂😂❤
@maryamabdikadir-yl2vq
@maryamabdikadir-yl2vq 10 ай бұрын
Orudoo utaag 😂😂🤣
@ayaandagan4170
@ayaandagan4170 10 ай бұрын
M.a❤walahi waa igu socda ee laso dhaqsada hada kadib
@0000jmb9
@0000jmb9 10 ай бұрын
Paractamol wixiisu booto wey dhaaftay😂
@mariamdjama7982
@mariamdjama7982 10 ай бұрын
Soumaya félicitations hbbti machallah tu fait Super action vive ❤ Djibouti
@samalehismailabdi5030
@samalehismailabdi5030 10 ай бұрын
Vive Djibouti ❤❤❤
@bouchraosmaan6150
@bouchraosmaan6150 10 ай бұрын
Ababaay wxn Musalsal waa dhaafy😮😂
@asiye717
@asiye717 10 ай бұрын
Ayada ubahan mama sahra😂❤
@mohamedhussein9935
@mohamedhussein9935 10 ай бұрын
Too short but excellent acting ❤
@mustafibrahim4034
@mustafibrahim4034 10 ай бұрын
Waa laga shaqeyay filinkan caadi mahan ❤🇸🇴🙏
@RitaAhmed-ih4sb
@RitaAhmed-ih4sb 10 ай бұрын
Free Palestine
@hamseomer4277
@hamseomer4277 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@hayatquruxomar3305
@hayatquruxomar3305 10 ай бұрын
Free palestine❤❤❤
@amiraahmedmeecaad9275
@amiraahmedmeecaad9275 9 ай бұрын
Free palestine❤❤❤
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 7 ай бұрын
Free palestine ❤❤
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 7 ай бұрын
Inshallah.
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 10 ай бұрын
Jah sumayo walhi best jiliin😮🎉❤
@user-ke8go3yl9c
@user-ke8go3yl9c 5 ай бұрын
Iyada kaga bahan kulha lkn sumayo jilinkeda best wye❤
@user-cw2rg3qh3i
@user-cw2rg3qh3i 10 ай бұрын
Eebow sida aan ujeclahay filimkaan 🎉🎉
@user-ry9vx1wn7i
@user-ry9vx1wn7i 10 ай бұрын
Maama sahro funny m.😮❤❤❤❤ a😂😂😂😂 prt four❤❤❤🎉
@BisbisBisao
@BisbisBisao 10 ай бұрын
Aniga maha qofkasu💔🥺🤣🤣 mamo sax
@mareimhirzi
@mareimhirzi 8 ай бұрын
Firinbiga ad yerinayso balishi dhexda Ka ma qan sweet heart 😅
@dheereyechannel
@dheereyechannel 10 ай бұрын
Best somali series films interests of the people's i can't wait prt 4 coming soon insha allah ♥️💯💯❤🕹😊
@hodanabdilahi2342
@hodanabdilahi2342 9 ай бұрын
Asc filmkii waan sugaynaa weli zxbayaal sir iyo caad ❤
@user-od4wp3fc5c
@user-od4wp3fc5c 10 ай бұрын
Soo dadajiya sxpayaal inbadan buu maqnaadaaye
@mohamednour2916
@mohamednour2916 10 ай бұрын
Wlhi rag waaye Mohamed jiif ba jiifbaa ka horeeye 😂
@IsraMohamedibraahim-ko4ms
@IsraMohamedibraahim-ko4ms 10 ай бұрын
Prt 4 kusoo dar filinka pro
@HoodoMowliid-km6vy
@HoodoMowliid-km6vy 10 ай бұрын
Iydaa kgaga baahan kulaah 😂😂😂
@safacadeysafacadey5076
@safacadeysafacadey5076 10 ай бұрын
I Can't wait part4😢
@user-be5ii1es2n
@user-be5ii1es2n 10 ай бұрын
Waw were a movie good job guys and keep up
@ikranmaxmedikranmaxamed9314
@ikranmaxmedikranmaxamed9314 10 ай бұрын
Ayada kaga bahan orado so maslax mamadan cadi mhn😂😂
@asiyahaajihussein2613
@asiyahaajihussein2613 9 ай бұрын
Best Sodoh❤
@umuomar1782
@umuomar1782 10 ай бұрын
Mama Sahara aan ku heesta❤
@mohamedabdi7406
@mohamedabdi7406 10 ай бұрын
Wali maan fahmin filimka❤
@mawsim5444
@mawsim5444 10 ай бұрын
Manala wadaagi kartaa filmka sir iyo caad magalada aad ku dawanayso iyo cida kula dawanaysa anigu hargays kaar ahan xafadaha calamada waliba singal ban ku dawanayaa illaahow waad na aragtaa😂
@MahuraanCfhx
@MahuraanCfhx 10 ай бұрын
Kaligey daawnaya hargeiza xafadaha cabaaye 😅
@Marwiita
@Marwiita 10 ай бұрын
Waxn ka daawanaya xero awr 😂😂
@faisoqaali9616
@faisoqaali9616 10 ай бұрын
Mogadisho somaliya kaligeey baan daawanayaa😂😂😂😂
@queenhooda6476
@queenhooda6476 10 ай бұрын
Ane muqdisho gaar ahan dayniile walibo singal😭😂😂😂🫡
@Nacum
@Nacum 10 ай бұрын
Hargeysa xfdaha new hrgysa😂
@user-hj7vz8gk8r
@user-hj7vz8gk8r 9 ай бұрын
Ala masha allah sodoh fican bay matalaysa ala.yaciisak ala haday dumaro dhan soda ahaan lahayeen ficnaan lahayd
@abdallasalat3171
@abdallasalat3171 9 ай бұрын
Film somaligii ugu shidnaa ee an dawado waaye 🎉 dad diyaarsanaa iskugu imaaday 😊
@itssabiriina9056
@itssabiriina9056 10 ай бұрын
Hdu filmki mcaan noqdy wuuuuuw❤😂
@40Durkiya
@40Durkiya 10 ай бұрын
Sumaya is not easy 😅😅😅
@hibonoor4805
@hibonoor4805 10 ай бұрын
What a movie 🎬 can't wait episode 4
@kartibadan33
@kartibadan33 10 ай бұрын
Kkkkkkkkk iyadaaa kaaga baaahan😂
@latifacookingyusuf8376
@latifacookingyusuf8376 10 ай бұрын
I can’t wait next p4
@SamiiraCaliGurey-kt9ft
@SamiiraCaliGurey-kt9ft 10 ай бұрын
Filimka nagadaaya dee wakhtiga dheer aadla maqnaanysan taxane nooga dhiga😢
@Mohamed_hanad
@Mohamed_hanad 10 ай бұрын
7:27 iyadaa kaaga baahan orodoo so maslax 😂😂😂😂😂
@degeninajibriil
@degeninajibriil 10 ай бұрын
Animaha qoftaas
@degeninajibriil
@degeninajibriil 10 ай бұрын
😂😂
@xabiibocali576
@xabiibocali576 10 ай бұрын
😂😂😂😂
@Mohamed_hanad
@Mohamed_hanad 10 ай бұрын
@@degeninajibriil 😂
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt 10 ай бұрын
Sodoh fiican sida Sahro cumar dhuule Jiifka jiifba kahoreyey makuso kicisay jah
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 10 ай бұрын
Filmka Waa Dahab Lkn Gabadha Timaha Ha Qarsadaan Please❤
@user-ry9vx1wn7i
@user-ry9vx1wn7i 10 ай бұрын
Pars tamul aniga naftirkee byyy kuleyhy part 4 nigaduknaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lulhassan5890
@lulhassan5890 10 ай бұрын
Wow this is best film ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@queenhooda6476
@queenhooda6476 10 ай бұрын
Hawaaya huwaya iyada kaga baahan alla mamada jecliyaaa😂😂😂
@user-ht9qq8gb3j
@user-ht9qq8gb3j 10 ай бұрын
Mcaan weeye riwaaydu ❤❤❤❤
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 10 ай бұрын
La soo dhakhsada please ❤😂
Film-kii Sir iyo Caad, Part 4
34:42
Xogmaal Media
Рет қаралды 620 М.
Film-kii Sir iyo Caad, Part 5
47:09
Xogmaal Media
Рет қаралды 857 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 32 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 7 МЛН
Film-kii Sir iyo Caad, Part 1
40:40
Xogmaal Media
Рет қаралды 1 МЛН
MASEER PART 1
29:20
Family Sagal Channel
Рет қаралды 391 М.
Ruwaayadii Duqdii waa lasoo doontay PART 5,
31:16
Xogmaal Media
Рет қаралды 459 М.
MASEER PART 75
21:46
Family Sagal Channel
Рет қаралды 165 М.
Dib U Kabasho - Somali Short film 2022
31:59
SomAction Films
Рет қаралды 559 М.
Warda Xaashi Short Film 2023
15:51
Yahye Tiger
Рет қаралды 501 М.
ALIA | SOMALI SHORT FILM | 2024
11:30
Adnan mohamuud
Рет қаралды 535 М.
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay. Part 2
23:50
Xogmaal Media
Рет қаралды 511 М.