Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay. Part 2

  Рет қаралды 509,864

Xogmaal Media

Xogmaal Media

2 жыл бұрын

Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay. Part 2

Пікірлер: 514
@najmamahamud324
@najmamahamud324 Жыл бұрын
Subxanalah waar qofta wax usheeg ilhay kacabso ayeeyo 😭😭
@malakoslo
@malakoslo 2 жыл бұрын
Maama sahra she’s so funny 😂 allow cimri dher iyo caafimad ku sii Maama❤️🥰👏🏻
@DiyaanaAmal
@DiyaanaAmal 2 жыл бұрын
Amiin yarabi 🤲
@salwahibo7761
@salwahibo7761 8 ай бұрын
Maman sahra elle est tellement drôle 😂😂
@zahranasiib7647
@zahranasiib7647 28 күн бұрын
Aamiin aamiin yarapi
@maaruuabdiwahid9956
@maaruuabdiwahid9956 2 жыл бұрын
Wallahi Sahra waa funny allow cimri dheer iyo caafimaad kusii
@DiyaanaAmal
@DiyaanaAmal 2 жыл бұрын
Amiin yarabi 🤲
@faadumomohamedhirsi3721
@faadumomohamedhirsi3721 2 жыл бұрын
Ruwayad way dhaftay tan wlhi ridwaan iyo mama sahra sidey u dhigayan wa another level wlhi we can't wait part three 👌👌👌👌👌👌🙌
@ubax7758
@ubax7758 2 жыл бұрын
Arsigii abahay ayaa laydiinka fadhiyaaa
@hindisac7758
@hindisac7758 2 жыл бұрын
Please part 3 very funny keep going guys one love 😅🤣😂😘😘🇸🇴🇬🇧
@apdulwazacluka5697
@apdulwazacluka5697 2 жыл бұрын
Br
@sacdiyocalinuur8681
@sacdiyocalinuur8681 2 жыл бұрын
Bisinka.waxba kadaxe.kkkkk
@khadrayousefmeigag4162
@khadrayousefmeigag4162 10 ай бұрын
​@@sacdiyocalinuur8681never
@hodanf2829
@hodanf2829 2 жыл бұрын
Riwaayadan waa qosol miiran Mama Sahra exercise keedaan kahelay 😂😂😂😂😂
@ifkahooyochannle143
@ifkahooyochannle143 2 жыл бұрын
Lkn waa Naga soo dahiseen👍👍👍
@bashiiromar
@bashiiromar 2 жыл бұрын
Abdihakiim br legendary respect 16years ago ku daawanaayey cimri dheer ayaan allah kaaga beryay
@ismailaden7
@ismailaden7 2 жыл бұрын
Amiiin
@Waawenka1
@Waawenka1 2 жыл бұрын
Finaly waa naga soo habeeseen thanks xoogmaal grop
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 2 жыл бұрын
way riwaaayad dhafteee so badiya😄😂
@fatinibrahim6000
@fatinibrahim6000 2 жыл бұрын
Wanaga soo daahiseeen, thanks 🤩
@faadumoabdi4506
@faadumoabdi4506 2 жыл бұрын
Alla sidaan u sugaayy jah thank you ❤️❤️❤️
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 2 жыл бұрын
Walahi wn qoslay Astaqfurullah sahro so funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Жыл бұрын
@Asma asuuma okej
@aminofarah9279
@aminofarah9279 2 жыл бұрын
Yeeees ,I was waiting too long, My sweet ,Sis, Sahruuja Omar, Iyo maantiin, WA la Soo daahdeen,
@luqmaanahmed46
@luqmaanahmed46 2 жыл бұрын
It's very funny 😄 make part 3 quickly please not too long part 2 take too long thanks
@zaytum
@zaytum 2 жыл бұрын
Kkkkkk this is the best film i ever watch youtube🙏🙏🙏🙏 more respect actors and i love it💓💓💓💓💓🥰🥰🥰🥰🥰 Fron Sweden
@zanainahazzen2628
@zanainahazzen2628 Жыл бұрын
Ilahayow muu ijeclaadaa kulha so funny wlhi mama sahro🤣🤣
@alisaladali1518
@alisaladali1518 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣vitimin+vitimin kulahaa mama sahra qusulkii ooquf😙🤣🤣
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 2 жыл бұрын
Wwww m.a waxkle waaye sahra cumar dhuule Allaha Ku xafidoh cashaqa weynan maleh 🤣🤣🤣🤣 I can't wait Part 3 Riwayad xiiso leh 😍
@shukriibrahimceynte4555
@shukriibrahimceynte4555 2 жыл бұрын
Nin somali wax kaliyo ku nacay manata dhan cunda diyar miya le ku jira jah
@dahraan6420
@dahraan6420 2 жыл бұрын
Zaki wixii ku hela layaabe 😂😂😂 Mamo sahra allah kuxafido mami cimri dher🥰🥰
@JuujuuFariid
@JuujuuFariid 2 жыл бұрын
M.a Mama sahro fani waaye allow kuxafid🥰🥰🥰
@awoikran
@awoikran Жыл бұрын
This is the best short film I can’t stop laughing lol more of this
@munimarvisuals
@munimarvisuals 2 жыл бұрын
Omgg I was waiting for this🤣🤣🤣🤣🙌🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@najmakayze463
@najmakayze463 2 жыл бұрын
Sahra cumar dhuule so funny😅🥰
@asliahmod6737
@asliahmod6737 2 жыл бұрын
Aaway musalsalki ahaa AARSIGI AABAHAY
@itsifka2160
@itsifka2160 2 жыл бұрын
Tan ruwayad wa dhaftay another level wye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@yartasanadka2870
@yartasanadka2870 2 жыл бұрын
Kkkk tolow ruwayadaan farxiyo fiska miyeey ka hadlee waan la yaabee kkk keeping team xogmaal ma'ma Sharo funny
@umuanzal7399
@umuanzal7399 2 жыл бұрын
Wale isku mida nahne
@israqurux4686
@israqurux4686 2 жыл бұрын
Way isku soo aadey ilhay amarkis
@amalmustapha2047
@amalmustapha2047 2 жыл бұрын
riwayadani wy kaa horay farxiya ee jojiya waxad wadan
@faiza8032
@faiza8032 2 жыл бұрын
War armaad igu suuxda sideey udaheeyso jeclahay mama sahra 😹😹😹❤️
@adnahfaysal8095
@adnahfaysal8095 2 жыл бұрын
Mama sahra tagereheda♥️✌️😂
@munahussein9687
@munahussein9687 2 жыл бұрын
Masha Allah wa dad culus Oo komadiya, salan gobeed
@shukrisheikhahmed9133
@shukrisheikhahmed9133 2 жыл бұрын
I can wait prat 3 walaahi feerhaa i xanuunay kkkkkk
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 жыл бұрын
😂😂xayi Wlhi she is the best actors mamo Sahro waa xayi Manshallaha kkkkk
@ayanabdi8737
@ayanabdi8737 2 жыл бұрын
Jaceylku indho ma leh Jaceylku age ma leha hees cubub miyaa🤣🤣🤣
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 жыл бұрын
Heestii farhiyo fisk qadeysey waaye 😄😄
@ayanabdi8737
@ayanabdi8737 2 жыл бұрын
Miyaaa 🤣🤣🤣🤣
@dekoshire6542
@dekoshire6542 2 жыл бұрын
I can't wait part3😂😂😂😂😂🙈
@aali7359
@aali7359 Жыл бұрын
i wish we got a new episode like every week i’m dying 🤣🤣
@MohamedAhmed-go2cb
@MohamedAhmed-go2cb Жыл бұрын
Mama Sarah so funny 😁
@nimcomuse7125
@nimcomuse7125 2 жыл бұрын
Walahay wan qoslay mamo sahra wa fani Mansha allh
@zahrashafali1890
@zahrashafali1890 2 жыл бұрын
omg finally i've been waiting this 🤣🤣🤣
@salmoxussenxussen1364
@salmoxussenxussen1364 2 жыл бұрын
War noo Soo Badiya wilka IGA Soo qabta mama sahro ayan miyaro u noqnay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@idilibyrahin2078
@idilibyrahin2078 2 жыл бұрын
Part 3 can’t wait
@millgoheff3577
@millgoheff3577 2 жыл бұрын
The best can't get enough of it . So good 😂🤣🤣
@khadramacalin5901
@khadramacalin5901 Жыл бұрын
What happened my sis
@nasteexinapea814
@nasteexinapea814 2 жыл бұрын
So funny wlhi I can’t wait part 3
@qaalidumar3872
@qaalidumar3872 2 жыл бұрын
Allla saa usugayay lee mahad sanadin😍😍😍😍😍
@dekahussein3315
@dekahussein3315 2 жыл бұрын
Parta one aaway
@ubahudgon4952
@ubahudgon4952 2 жыл бұрын
@@dekahussein3315 weyku jirtaa raadi part 1 kuqor
@amalugas
@amalugas Жыл бұрын
I love this riwaayad so much 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾
@cabdiqaadireeymaxammed305
@cabdiqaadireeymaxammed305 8 ай бұрын
Hore u soco wlle
@ubax7758
@ubax7758 2 жыл бұрын
Part two I can't wait😂😂😂😂
@mohammadaskaricaruur2967
@mohammadaskaricaruur2967 2 жыл бұрын
you mean part 3
@samiromaxamed8639
@samiromaxamed8639 2 жыл бұрын
Soo badiya riwaayada
@hibookay7269
@hibookay7269 2 жыл бұрын
Asc Please Part 3 thank you so much
@marwonajaad2872
@marwonajaad2872 2 жыл бұрын
I can't wait part3🤣🤣🤣🤣
@amaalawil2945
@amaalawil2945 2 жыл бұрын
Kkkk waa sax horay usoco sahra
@warasamemohamed8278
@warasamemohamed8278 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂🤣🤣🤣 I❤️ edo sahara I can’t wait part two Plz hore u soo galiya hadaya kayada idin tahaya hhhh thank you 🙏🏿 all bye
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Zaki good job 👏
@jaalefuaad2949
@jaalefuaad2949 2 жыл бұрын
Kulaha fish salama fish😂😂😂😂
@muaat8192
@muaat8192 2 жыл бұрын
i can’t wait wlhi 😭😂😂😂😂
@hanimohamed7565
@hanimohamed7565 2 жыл бұрын
Walahi waa funny mam Sahra
@queenfarhiya276
@queenfarhiya276 2 жыл бұрын
Jeceylku hindho malee iga dheh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 Жыл бұрын
The actor is soooo handsome 😍 mashalah
@nimochawaash2483
@nimochawaash2483 2 жыл бұрын
Ninkn qurux bdna masha allh dfrka waka helay😭😘
@apdiaziiz3623
@apdiaziiz3623 2 жыл бұрын
Doofarka miyad ka heshay 🤣🤣🤣
@aishacayush3625
@aishacayush3625 2 жыл бұрын
Hooyo keentee raadso mid kle lol🤣😅💚
@fadumafaduma5376
@fadumafaduma5376 2 жыл бұрын
We definitely need part 3. I couldn't stop laughing 🤣.. well done
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 Жыл бұрын
ZAHTRA CUMAR HOOYOOYINKA HA CEEBEYN WIILKAADAA QADINEE WARAABA DADOOWNA WAA DHEJINE3 NAAG ABEESO KORISEE ADAA U AAYIYE
@jaalefuaad2949
@jaalefuaad2949 2 жыл бұрын
Adaa igu dhacay xppi😂😂😂😂😂😂😂😂😫
@nimcosaleban2364
@nimcosaleban2364 Жыл бұрын
Jiyow jiyow Ku lahaa habartaan funny waye wlhi🤣🤣 intaas waan ku celcelsady😂
@naimam.9551
@naimam.9551 Жыл бұрын
😂😂😂
@zapnaapea5845
@zapnaapea5845 2 жыл бұрын
SOW idinkan laso raagay war laso dhaqsada part three
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 жыл бұрын
Haa aad ayey ula soo daaheen masha Allah waa qosol badan tahay 😃😃
@Tiktok-ld2tx
@Tiktok-ld2tx 2 жыл бұрын
waa funy wlhi way iga qosliyeen
@umuasmaa4321
@umuasmaa4321 2 жыл бұрын
Zaki yaa yaab arkay wlhi waa lagu jeesteyeyy zaki 🤣🤣🤣🤣
@fardowzakhaliif8679
@fardowzakhaliif8679 2 жыл бұрын
Bilaaahi sheeko funny ah sigaara maama sahra iyo qoraaga sheekada wall paractimol iyo teamka oo dhan good job keepgoing😍🤝
@saidahassan9845
@saidahassan9845 2 жыл бұрын
Kkkkkk sahra so funny 😁 😂
@ceynisalaad3561
@ceynisalaad3561 2 жыл бұрын
Maamo sahro so funny wlhi🤣🤣🤣🤣😍
@alisaladali1518
@alisaladali1518 2 жыл бұрын
Noso badiya ruwayada funny fidiyow waye❤✌💎
@nasroipraahin9509
@nasroipraahin9509 2 жыл бұрын
Hhhhhhh mama sahra waa funny
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 2 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣😂ALLAAH SAHRA CUMAR DHUULAA CAADI MAAHA, ALLAAH BEERKA WAA FUURAY WLHI, WAR MAAMOOYINKA DHAAFA HAYDINKA NAFAQAYSTAANE!!, ODOYAASHA WAAYEELKAABA WAAD U OGOSHIHIINE!!🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣🤣
@qureshasheikh0963
@qureshasheikh0963 2 жыл бұрын
Kkkkkkk sahro waakujeclahay wlaashe kkkkkkkkQureysh Nairobi inooloe
@abdifatahmohiadiin5081
@abdifatahmohiadiin5081 2 жыл бұрын
Best Somali movie
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 жыл бұрын
Sahro cumar dhuule caadi maaha maanshaallah
@faravsharif4988
@faravsharif4988 2 жыл бұрын
🤣 😂 🤣 😂 🤣 😂 🤣 🤣 😂 wallaahi anigaaba qosol lasuuxitegey
@nasraaxmed6598
@nasraaxmed6598 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk war lasoo dhasad qeebat 3 waa barayo 😅😅😆
@xabsoibrahimmuuri1437
@xabsoibrahimmuuri1437 2 жыл бұрын
Part 3 I can. t wait
@zamzamabdi4654
@zamzamabdi4654 2 жыл бұрын
She is so funny 😆
@adanmohamud2435
@adanmohamud2435 Жыл бұрын
Emo
@nimashine8475
@nimashine8475 2 жыл бұрын
Eshcala film lasoo dhakhsada qaybta 3 parry love you all
@cabdicazizgateysaaran5076
@cabdicazizgateysaaran5076 2 жыл бұрын
Sahro cumar dhuule wanku wataa hore usoco
@Baanonature
@Baanonature 2 жыл бұрын
Adaa igu dhacay xppi🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@leylahaji2029
@leylahaji2029 2 жыл бұрын
Guriga wa guuri aroos 😂😂
@ayanahmed8433
@ayanahmed8433 2 жыл бұрын
Six back iyo sasaa see waye yaqee maama mana baxareyhee 🤣🤣
@qaliniyobuuk
@qaliniyobuuk 2 жыл бұрын
😃😀😄😁🤣
@abdirahmanali9946
@abdirahmanali9946 Жыл бұрын
Waa so funny 🤣🤣
@Worldly_work
@Worldly_work 2 жыл бұрын
Sida wax ku dooqdo we adag tahay lkn ruwaayadan wax badana sugayay tallo goorme part ku fakarayy well donne guy’s
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 2 жыл бұрын
I love sahro cumar dhuule jilitaankeeda waa dhal fanaan she is beautiful talent leh habar bay barteene habarta yaa life ka ka mamnuucay odayaashuba ayagoon faaiido lahayn oo tilaabsan waayay aroosaane maxaa dumarka u diiday balaayo cimriga idinkusoo kuustay dheh. Lkn ma jirto hooyo ilmaheeda oo gaajo sheegtay aan cuno siinayn oo nin ka door bidays taas waa been hooyinka yaan loo gafin hooyo iaheda cid ay uga nugushahay ma jirto
@Nuradin380
@Nuradin380 2 жыл бұрын
Mum sahro ❤️❤️
@taatiko9307
@taatiko9307 2 жыл бұрын
Sahra cumar dhuule Cali💞💞❤Jaceylku indho ma leh Jaceylku age ma leha hees cubub miyaa🤣🤣🤣 ruwaayada waad la raagteene prt3 lasoo dhakhsada
@fatumaahmed4947
@fatumaahmed4947 2 жыл бұрын
We need part three ❤️😂
@shukricadey3284
@shukricadey3284 Жыл бұрын
P
@ardoabdi5098
@ardoabdi5098 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂🎉🎉
@rahmajama9080
@rahmajama9080 2 жыл бұрын
Ruwayadan Cadimaha masha alah nolaada dhamantiin
@samsamadam9641
@samsamadam9641 Жыл бұрын
Saleban fish mama sahra she is so funny 🤣 😆 🥰
@daauudalasow2401
@daauudalasow2401 2 жыл бұрын
Bi aar wixii kugu dhacay 🤣🤣🤣🤣🤣iska guur
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Walahi riwayadaan waa iga soo dahday lkn hada xiriir noga dhiga mom sahro waa qosol🤣🤣🤣🤣
@nastamohacali1491
@nastamohacali1491 2 жыл бұрын
abyo prt 1 gorme la soo dhigy
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Abyo waqti horey ayaa la soo dhigey
@queenhani2753
@queenhani2753 2 жыл бұрын
Ridwan he so cute 😍
@nimcomaxmud8349
@nimcomaxmud8349 2 жыл бұрын
😂😂😂 Kii yaraa baaa ba ay 🤣
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 жыл бұрын
Kuyar yaa raba ka sariirtaa larabaaye😃😃😃
@jeyjamal3601
@jeyjamal3601 2 жыл бұрын
Please part 3
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 2 жыл бұрын
ala mamo zahro wa qosol meran 😆😆
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 2 жыл бұрын
please upload prt 3
@farahfartun3961
@farahfartun3961 2 жыл бұрын
Bismilaah hooyo wiilkeeda qadinayso ma jirto kkkk
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay Part 3
30:17
Xogmaal Media
Рет қаралды 454 М.
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay.
34:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 521 М.
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
SOMALI SHORT FILM 2021, SHIMBIRKA DUULA
23:30
Xogmaal Media
Рет қаралды 273 М.
Short flim (  part 2 ) laki wan bad badin weynay mo dhihirabaa dr
38:05
SHEEKO GAABAN IIWAD HADAN IIWAD WAA IGU SOCATAAYE
50:49
aashaano
Рет қаралды 1,7 МЛН
Ruwaayadii Curudkii Ciishooday Part 1
28:42
Xogmaal Media
Рет қаралды 507 М.
ISFAHAN FILM 2020 FULL FILM
1:56:11
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 1,4 МЛН
Ruwaayadii Duqdii waa lasoo doontay PART 5,
31:16
Xogmaal Media
Рет қаралды 458 М.
Tib Iyo Moye (Kal & Mooy)
17:20
Universal TV
Рет қаралды 724 М.
Енот Тема накопал червей и принёс Лене 😨🪱
0:59
Тот самый енот Тёма
Рет қаралды 2,1 МЛН
Папа гений
0:23
Вельзевул
Рет қаралды 3,6 МЛН